General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Gen Adde Muse election campaigning in Las Anod
General Duke replied to Nationalist's topic in Politics
Its good to see this race heating up. Cadde is a legend. -
Awaan Cabduqaadir Xirsi Yamyam oo ka jeediyay Bandhig Masrixiyadeed loogu Magac daray:- { Murtidii Yamyam, Martigalinta Boosaaso iyo Masrixiyada Jamacada Bariga Afrika } Waxaa maalintii Talaadada Tariikhdu ahayd 14/12/2004 Saacadu ahayd 06:00 Maqribnimo ka bilowday Hoolka Jaamacada Bariga Afrika Masrixiyad uu soo diyaariyay Jaamacada Bariga Afrika ee Boosaso oo uu Jeedinayo Abwaanka Caanka ah ee lagu magacaabo Cabduqadir Xirsi Yamyam, waxaa ka soo qayb galay Masrixiyadaa Dadweyne aad u tiro badan oo u badan Dadka aadka u xiseeya Murtida Afka soomaaliga, waxa iyagana ka faa,iidaystay Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Murtida iyo Ducada Allaah Bariga leh ee kasoo maaxanaysa Abwaanka. Bilowgii ayaa halkaa waxaa ku soo dhaweeyay Abwaanka Profesarada Jaamacada Bariga Afrika oo uu ka mid yahay Prof: Cabdirisaq Shola oo u qaabilsiisan Jaamacada Bariga Afrika Xiriirka Caalamiga iyo Gudaha. Waxaa hadal yar oo gaaban ka jeediyay Dr: Axmed oo ah Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Bariga Afrika Bosaso kadibna ku soo Dhaweeyay Abwaanka Microfonka. Waxaa uu Abwaanku ka jeediyay goobta Gabayo tilmaamaya Dhibka la gaarsiiyay Dhulka iyo Dadka oo ah kuwo Ilaahay Xaaran tinimeeyay Dunida dusheeda Caradiina ay ku dhacday Dadka kadibna lagu saliday Abaaro Ilaahayna Markay u soo noqdeen la tusay in ay hay,ad wax u qaban Karin ayagoo markii Dadku dareemeen in Xoolihii ay ku noolaayeen lagala Noqday kadibna Alabari uu kasoo bilaabay isagoo jooga Hargaysa oo ah Caasumada Maamulka Somaliland kadib markuu ka maqlay Idaacadaha Abaarahaas in laga Dalbaayo Hay,adaha in ay Quudiyaan Dadkaa Abaaruhu wax yeeleeyeen Ilaahay mahadii markuu Burco soo gaarayna uu Ilaahay Roob shubay Lakiin Qadarkeeda Idmanaa oo xaga Ilaahay ka diyaarsanayd. Abwaanka ayaa Masrixiyadaa kaga hadlay Dhibka ay ku hayaan Hay,adaha ku shaqeysta in ay Dadka Quudiyaan ama samafal u sameeyaan Dadka uu ka jeediyay gabay uu Diyaariyay Xiligii 1998 mar ay Hay,ada UN-UNDP ay u soo dirtay Warqad Casumaad ah oo looga baahan yahay in ay ku Tartamaan Gabayo, farshaxan iyo sugaan kale oo ka hadlaysa Fakhriga, Warqadaana ay u direen Abwaaniinta iyo Farshaxanleyda Soomaaliyeed meel kasta oo ay Joogaan Aduunka Lakiin halwarqad oo kaliya ayaa layiri waxa ay ka dhexaysaa Muqdisho inta Joogta markaas ayaa waxaa madaxayga ku soo dhacay UN-ku Faqrisanaa, Abwaanka ayaa sheegay Xiligaas in uu tiriyay gabay uu kaga Hadlaayo in ay hay,daha UN iyagu Dadka Faqriga u horseedaan. Abwaankaa ayaa Habeenimadaa ka hadlay Murti badan oo ay ku jirto Baryada Illaahay Dadka oo u hamuun qaba. Murtida ka soo Maaxanaysa Abwaanka ayaa uu soo gabagabeeyay uuna u sheegay in inta uu la joogo ay ka helayaan intii Ilaahay Garto Murtidiisa. Abwaanka ayaa u diray Baaq Nabadeed Beelaha ku dagaalamaya Gobolada Dhexe Soomaaliya in ay Gartaan Islaamka Fariintiisa iyo Walaaltinimada ayana ku soo Afjaraan Dagaalka Nabad oo ay Qaataan Garashada Ilaahay.. Waxaa abwaanka markuu Dhameeya halkaa ka hadlay Sheekh Cali Towxiid oo ka mid ah Raga Culimada Diinta ee Gobolada Puntland oo sheegay in ay Abwanka aad u soo jiidatay Murtidiisa Xambaarsan Ducada iyo Baryada Ilaahay. c/fatax jaamac somalitalkpl@yahoo.com
-
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mohamed Abdi Hashi is in Garowe right now... Cade is in Sanag right now Col Abdi Samad is outside Erigavo right now Puntland ministers are in Las Ano right now.. President Yusuf will in southern Somalia soon. The Prime minister is heading for Mog.. Its you that nees to get out of the bunker in your head mate. -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nigeria..LOL, coup in Puntland LOL.. Let me refresh your memory, Puntlans has a president his name is Mudane Mohamed Abdi Hashi. Puntland controls SOOL, SANAG and CAYN check the map, and the article about Gen Cade Muse's visit to Sanaag. Ask your folks, friends and neighbours about what happened to child molester Riyaale when he tried to pass through LAS ANO capital of SOOL... As for the federal republic of Somalia including the North West.. Head of state: Abdullahi Yusuf Ahmed.. Colonel Yey Prime minister: Mudane Ali Mohamed Geedi, tall dude with afro.. Parliment speaker: Mudane Sharif Shiekh Xasan..Dude with 22 children.. Just giving you a small introduction, if you need more then by all means ask politely. -
Wefti Ballaadhan oo uu horkacayo Jeneral Cadde Muuse oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Badhan Badhan(Radiolascaanod.com) Thurs 16.12.2004 Saaka subaxnimadii ayaa wefti ballaadhan oo isugu jira Cuqaal iyo waxgaradka gobolka Bari , oo uu hoggaaminayo Gen.Cadde Muuse Xirsi booqasho hal maalin ah ku yimaadeen degmada Badhan ee gobolka Sanaag / Puntland. Jeneraalka iyo weftigiisa waxa meel u dhaxaysa Xubeera iyo Badhan kusoo dhoweeyey Suldaan Siciid Suldaan , Cuqaal, Waxgarad, Taliyaha ciidamada aagga Sanaag Col.Cashuur, weriyeyaal ka socda idaacadda SBC, idaacadda quraanka kariimka ah ee magaalada Badhan , wargeyska Calmadow, website-yada kala ah Laasqoray.net , Horseednet iyo dadweyne fara badan, oo si diirran ugu soo dhoweeyey magaalada Badhan . Kulankii uu Jeneral Cadde Muuse ku la yeeshay magaalada Badhan suldaanka iyo cuqaasha magaalada Badhan ayaa waxa furay sidii dhaqanku ahaa Suldaan Siciid Suldaan oo weftiga uga mahad celiyey booqashadooda, kadibna wuxu hadalkii kusoo dhoweeyey Jeneral cadde Muuse oo weftiga hoggaaminayey. Jeneraalku wuxu si weyn uga mahadceliyey sidii diirranayd ee gacaltooyada lahayd ee isaga iyo weftigiisa loogu soo dhoweeyey magaaladan Badhan. Jeneraalku wuxu intaasi ku sii daray inuu imaatinkiisii Puntland uu ka lahaa labo ujeeddo, oo kala ahaa : 1. nabadaynta iyo badbaadinta Puntland , 2. dibu heshiisiinta iyo dib u soo celinta qaranimadii iyo dawladdii Soomaaliyeed. Jananku wuxu sheegay in rabbi ku guuleeyey gaadhitaankii labadii ujeedaba , iyadoo ku guulaysiga ujeedadda hore uu gacan weyn ku lahaa Suldaan Siciid Suldaan . Isagoo hadalkiisii sii wata ayuu yidhi ( Haddii hawlahaasi dhamaadeen dadweynaha reer Puntland gudo iyo dibadba waxay iga codsadeen inaan hoggaanka Puntland u qabto , aniguna waan aqbalay. Mar haddaan musharax ahay , oo aan rabo inaan soo booqdo gobolada Puntland , waxaan doortay inaan booqashadayda ka bilaabo gobolka derisnimo iyo wada dhaqan iigu dhow oo ah gobolka Sanaag Bari. Waxanna kalsooni iyo rajo weyn ku qabaa taageeradiina iyo ayidaadiinna ). Intaasi kadib waxa halkaa ka halay Suldaan Siciid Suldaan , wuxuna suldaanku isagoo ku hadlaya magaca beesha sheegay inuu taageersan yahay musharaxnimada Jeneral Cadde Muuse Xirsi , uuna soo dhoweynayo . Waxa isna kulankaas ka hadlay Md.Axmed Ismaaciil Suldaan oo xoojiyey hadalka suldaanka, iyadoo nabadoonada kala ah : Nabadoon Maxamuud Cabdalle Dabshid iyo Nabadoon Maxamuud Xasanna ay hadallo ay kuxoojinayaan ayidaada suldaanka ay halkaa ka jeediyeen. Ugu dambayntiina waxa isna kelmado kooban oo soo dhoweyn ah halkaa ka jeediyey duqa degmada Badhan Md. Maxamed Axmed Cismaan.Isku soo wada duuboo waxa kulankii maanta ka muuqdey taageerada buuxda ee guddoonka iyo dadweynaha gobolka Sanaag Bari u hayaan Musharaxa jagada madaxweynenimo ee Puntland Gen.Cadde Muuse. Badhan Gobolka Sanaag Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Radiolascaanod.com
-
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
You guys are funny, you scared of a 17 year old girl.. No wonder Hargaysa is shoock of President Yusuf... Dont worry we dont hate you cause you are our people but those who hurt SamSam will be dealt with insha Allah.. -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Md. Ahmed Yusuf Yassin. Clueless and full of hate, beware your doom is near weaklings. -
China donates office equipment to Somalia The Chinese government donated office equipment worth three million Kenyan shillings (about 37,000 US dollars) to the Somali transitional government on Thursday. Chinese Ambassador to Kenya Guo Chongli and Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed signed the certificate of receipt for the donation on Thursday in Kenyan capital Nairobi, where the Somali transitional government is currently based. "The donation demonstrates China's support to the Somali transitional government. We hope the new government will bring peace and stability to the Somali people, and we will try our best to assist our brothers and sisters in Somalia," Guo said at the signing ceremony. The ambassador said another batch of office equipment to be donated to Somalia, including computers, is coming soon from China, adding that he hopes the donation will further enhance the existing Sino-Somali relationship. Yusuf thanked China for the assistance, saying they "had a very good cooperation with China, and we hope to continue that friendship."
-
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
us somalilanders dont really give shid about what "others" think of how we run our affairs the security of our state comes first. The young girl was a security threat? Oh how cowardly some are becoming. somaliland is not the cowboy state like that of somalia am sorry you folks constantly faill to harm somaliland with their cheap attemts No Somaliland is a fake non existent entity, based on British colonial legacy and the fear of a minority clan who have for far too long suffered from delusional grandeur. the likes of you when those terrorist that killed those foreiners were captured or when the rebels of onlf attemted to move large weapons through somaliland and were sentensed you my friend was beating the same drum and weaping for every criminal that somaliland stops at their tracks what has that got to do with Samsam?? She is not a member of ONLF, or PUNTLAND security. What prove was presented except that she is from a clan that lives in Puntland? Paedophiles, like Ahmed Yassin and Riyaale will get their just deserts trust me.. -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhib kastoo Gaadha Samsam A. Ducaale waa mid lagala xisaabtami doono Daahir Riyaale iyo Ku-xigeenkiisa Ahmed Yuusuf Yaasiin... The blame for the crimes commited against the poor girl is with Dahir Riyaale and his dputy Ahmed Yasin...... -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The picture of SamSam was posted on Somalitalk.com, by the request of her family who were pressured by people such as Fyrkante to prove that such a person even existed. i do not think though she should be ashamed, the shame belongs the ones who abused her, she did not ask for it The pictures and her birth certificate highlight clearly to everyone who has eyes that there is a SamSam Ahmed. That hse is a child, that she cannot possibly be a spy.. I remmeber when I first posted the news, many said "Its all lies" now the issue is about her picture?? Come on give me a break... This girl must be released and those who held her in prison must face justice... -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SAMSAMEEY INA HOOYO SALAAN SARE IGA GUDOON -------------------------------------------------------------------------------- Samsam Axmed Ducaale oo ku dhalatay Dhahar, Soomaaliya, markey taariikhdu ahayd 14kii August 1988, waxay ahayd ardayad dhigan jirtey Dugsiga Sare ee Imaamu Nawawi, Boosaaso, kahor intii aanay u safrin hargeysa oo uu joogo nin Abtigeed ah, halkaasna Samsam lagu xiray 15kii August 2004, lagana xiray Guriga Fooxle Axmed Yuusuf Yaasiin, madaxweyne ku xigeenka "somaliland" gurigaas oo ay si khalad ah ku tagtay, laakiin markii uu "madaxweyne xigenku" arkay gabar xijaaban oo gurigiisa timid uu argagaxay. Waxana uu markiiba ku eedeeyey Basaasnimo iyo shirqool asaga lala maaganaa, waxana uu u gacan geliyey askar kuwaas oo kula kacay: Kufsi, jir-dil, ciqaab maskaxeed, khasab ku haysasho, kujirid xabsi dad-waaweyn, weydiin su'aalo ka tan-weyn, daryeel la'aan, iwm.... Waxaana Samsam lala xiray dareewalkii guriga keenay, Cumar Jaamac Warsame, waxana Cumar lasoo daayey maanta (15/12/2004). Waxa kale oo 24kii November, 2004, la xiray Qareemnadii u doodayey Samsam, waxaase markii dambe qareenada lasoo daayey 11kii Decemeber 2004. Samsam arinteedu waxay noqotay mid caalami ah ay had iyo jeer hadal hayaan Soomaalida joogtaa qurbaha iyo gudaha Soomaaliya, waana tusaalaha caddaalad darrada ka jirta dhulka Soomaalidu degto ee ku yaal cirifka geeska Afrika. -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maxkamada Hargeysa oo markii ugu horerysey burisey hadalkii taliyaha Booliska Somaliland ee ahaa in Samsam ay tahay qof da'weyn. Waxaa maanta (15/12/2004) ay maxkamada Hargeysa markii ugu horeysey burisey hadalkii taliyahay ciidanka "Booliska Somaliland", Maxamed Cige Cilmi, ee ahaa "Horta gabadhu Carruur ma ahan, waa naag xaas ah oo nin leh oo 20-jir iyo siyaado ah", hadalkaas oo taliyihu yiri markey taariikhdu ahayd Oct 22, 2004. Maxkamadu waxa ay cadaysay in Samsam Axmed Ducaale da'deedu tahay "17-jir". [Xaqiiqo ahaan Samsam waxay dhalatay 14 August 1988].....Her date of birth is 14 of August 1988..How old was she wehn she was arrested??????? Laakiin waxaa Samsam lagu xukumay shan sano oo xabsi ah, taas oo lagu soo oogey labo kiis oo kala ah: in ay been ka sheegtay haybteeda, iyo in ay basaasada ahayd, waxayna intaas ku dareen in dhaqaatiirtii maamulkaasi ay sheegeen "in aan la kufsanin!!!!!". Waxaase si xaqiiqo ah loo ogyahay in 25kii November 2004 ay Raaqiya Oomaar shaaca ka qaaday in "Samsam ay sheegtay in ay kufsadeen Lix-nin oo ah Ciidanka nabad Sugidda Hargeysa ee loo yaqaan 'CID'". Arintaan ay Samsam afkeeda ka sheegtay waxay maxmamadii Hargeysa ee maanta ka dhigtay wax kama jiraan, ayan masaxdey doodaas kufsiga. Taas oo maxkamadaasi ay sheegtay "in aysan kufsi kula kicin booliska iyo hay'adaha dembi baarista". Waxaa kale oo maxkamada Hargeysa sheegtay in dembiga basaasnimadu uu yahay in lagu xakumi lahaa 10 sano, laakiin in taas looga dhigay shan sano, arintaas oo maxkamadu sabab uga dhigtay in "Samsam da'deedu yartahay, oo ay tahay 17-jir". Arintaas oo toos uga hor imaneysa sheegashadii hore ee maamulka Hargeysa oo ahaa in gabadhani ay tahay qof da'weyn. C/raxmaan Jaamac Hayaan oo ah guddoomiyaha maxkamada Hargeysa ayaa maxkamadaas ka sheegay in dembiyaas lagu soo oogey gabadha yar. Waxana uu sheegay in hal-sano loogu xukumay "been ka sheega haybteeda", afar sanona loogu xukumay "basaasnimada". Waxaana isla maxkamadaasi sheegtay in la siidaayey wadihii gaariga Samsam geeyey guriga madaxweyne ku xigeenka, taas oo la sheegay in lagu waayey "dembigii" lagu soo eedeeyey. Qareemada u doodaya Samsam, ee xabsiga hore ugu mutaystay darteed, ayaa sheegay in ay rafcaan ka qaadanayaan xukunkaas aan loo meel deyin ee dusha looga tuuray Samsam, agoonta da'da yar. Dhanka kale warar aan ka helay ilo wargal ah oo jooga Hargeysa ayaa sheegaya in ay dhici karto in Daahir Riyaale uu "cafiyo" Samsam. WAANO AAN U SOO JEEDINAYO HOOYADA SOOMAALIYEED EE ADNA AADAN ISMAACIIL Qore: Siraad Aadan Cabdalla | Nov 5, 2003 Wararka kale ee ka imanaya Hargeysa ayaa sheegaya in arinta Samsam ay noqotay dhacdada loogu hadal haynta badan yahay, maamulka hargeysana ay ku adkaatay maaraynteedu. Waxaa kale oo jira warar sheegaya in Axadii dhoweyd ee 12/12/2004 in gaari uu leeyahay madaxweyne kuxigeenka Somaliland uu xabsiga dhexe ee Hargeysa geeyey Edna Aadan Ismaaciil oo ah wasiiradda arrimaha dibadda 'Somaliland', waxaana la sheegay in ay xabsiga gudihiisa joogtey saacado badan xabsigaas oo ay ku xiran tahay Samsam Axmed Ducaale, taas oo weliba la sheegay in ay Edna aragtay Samsam. Waxaana la sheegay in toddobaadkii hore ay shirkii golaha Wasiirrada 'Somaliland' ay Edna kaga hadashay arrinta Samsam. -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Fyrkanta, I think SamSam is objecting to being kept in prison for no reason.. she admited in court she is 18? did she also admit she was a spy, that she deserved to be raped and kept in prison for 5 months, did her lawyers deserve to be sent to jail? The fact is the girl is being treated this way because she got abused outside the ***** vice presidents house. Here is some other Somaliland reaction to this story.... http://www.hadhwanaagnews.com/pages/4/index.htm http://www.hadhwanaagnews.com/pages/6/index.htm -
Jamhuuriya Newspaper Exclusive Interview with Somalia's Prime Minister
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
Now what a good chap our Prime minister Geedi is, wonderful stuff.. -
LOL it is broad...
-
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oh the day dreams, if you fear a 16 year old that much, then you might as well give up now this fake struggle which you so blindly follow. Like I said before Allah will redeem our young sister through her people, and we shall work hard for her release. Your cowardice will be your undoing.. -
lol, windtalker, you forgot, Blair, Bush, Saudi kings, Al Bashir, and all the other world leaders, revoloutionaries, rebels and anyone who took up arms in history...
-
Interesting, Somaliweyn are getting better indeed
-
OG..Good sentiment sister, Puntland belongs to all those who have an interest in it. It is part and parcel fo the Somali republic, our capital is Mogadishu and our President is Abdullahi Yusuf. You are welcome to live in Somalia you have as much right as I or any other Somali, but you have a duty and so do all Somali's to free our brothers where ever they are. Peace oh if you serious about becoming Puntland President then, please forward your CV and we will campaign for ya
-
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka S/land oo Zamzam Axmed ku xukumay 5 sano oo xarig ah By Axmed Posted to the web 15-12-2004, 15:04:20 Hargeysa:-Maamulka la magacbaxay S/land ee xaruntiisu tahay magaalada Hargaysa ayaa Zamzam Axmed Ducaale oo ah gabar da'yar oo xabsiga magaalada Hargeysa muddo kuxirnayd una dhalatay gobolada Puntland ayaa maanta maxkadama gobolka Hargaysa ay ku xukuntay shan sano oo xarig ah. Zamzam Axmed Ducaale ayaa maamulka S/land ku ee deeyey in ay waday shirqool lagu doonayo in lagu khaarajiyo madaxwayne kuxigeenka S/land Axmed Yaasiin taasoo ku cadaan wayday Zamzam kadib markii baaritaan dheer lagu sameeyay gabadhaas da'da yar ayna intii ay xabsiga magaalada Hargaysa ay ku jirtay ay la kulantay kufsi iyo jirdil ay ku sameeyeen ciidanka CID-da ee ilaalada ka ahaa Zamzam. Xukunka Zamzam ee Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa ah mid lagu sii jeedinayo indhaha caalamka iyadoo Ururada xuquuqul insaanka ay u arkaan arinta Zamzam mid xad gudub ku ah caruurta da'ada yar maadaama ay Zamzam jirto 16 sano oo kaliya. Axmed C/salaam -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hargaysa: Dhibantii Da'da Yarayd Samsam Axmed Ducaale oo Xabsiga Hargaysa loo Gudbiyay iyadoo 5 Sanno oo xarig ah lagu xukumay - Wednesday, December 15, 2004 at 10:34 Hargaysa (AllPuntland)- Samsam Axmed Ducaale oo ah 16 jir mudo 5 bilood ku dhaw ku jirtay gacanta booliiska magaalada Hargaysa oo loogu gaystay falal kufsi iyo jir dil ah ayaa maanta la horkeenay maxkad Hargaysa iyadoo ayan la socon cid habo yaraatee qareeno ah oo u dooda gabadha yar. Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan oo la sheegay inuu yahay xaakimka maxkamada ayaa isla goobtii kaga dhawaaqay in Samsam lagu xukumay 5 sanno oo xabsi ah, isagoo waxba aan kasoo qaadin falalkii kufsiga iyo jir dilka ahaa ee loo gaystay intay ku jirtay gacanta Booliiska. Cabdiraxmaan ayaa sabab uga dhigay xukunkiisa in lagu helay dambiyo uu ku sheegay basaasnimo, been abuur iyo shirqool lagu khaarajinayay madax ka tirsan maamulka la baxay Somaliland oo uu ka mid yahay Axmed Yusuf Yaasiin oo ah madaxweyne xigaha maamulka la baxay Soomaaliland oo isagu ahaa qofka amray xariga iyo garaacida Samsam ka gadaal markii guriigiisa uu geeyay gaarigii ay la socotay iyadoo ku qaladay nin wasiir xige ka ah maamulkaas oo abtigeed ah oo ay ku socotay, Samsam ayaa isla maanta loo dhaadhiciyay Xabsiga Hargaysa. Xariga iyo dacwada Samsam oo soo taxnayd bilihii ugu dambeeyay ayaa intii ay socotay xabsiga la dhigay xubno ka socda hay'ad u dooda xuquuqda aadmiga oo ka horjeeday falal kufsiga iyo jirdilka ah ee lagula kacay Samsam kuna dadaashay inay Samsam hesho takhtar madax banaan oo eega xaaladeeda caafimaad, qareeno u dooda iyo xukun cad, laakiin waxaa iyagana la xiray qareenadii u doodayay Samsam oo maxkamadii ay ka difaacayeen dhibanta da'da yar ee Samsam ay ku xukuntay 3 sanno oo xarig, taas oo meesha ka saartay inay Samsam hesho cid muujisa faldambiyeedyadii iyada lagula kacay, kana difaacda dambiyada ay hay'adaha xuquuqda aadmiga u dooda ku tilmaameen kuwo lagu qarinayo dhibaatada loo gaystay Samsam, lana doonayo in xabsiga lagu hayo intay ka bogsoonayso falalka loo gaystay. AllPuntland.com -
Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka Soomaliland oo Gabar 16 jir ah ku xukuntay shan sano oo xarig ah Nairobi Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa ku xukuntay xabsi garaayo shan sano oo xarig ah Zamzam Axmed Ducaale oo ayada lagu soo ogay danbi ah basaasnimo iyo shirqool dil ah oo lala damacsanaa Madaxwene ku xigeenka Soomaliland. Muranka Zamzam Axmed Ducaale ayaa soo jiitamaayey mudo ayadoona lagu edeynayey danbi ah basaasnimo oo caalamka ciqaabta u taalo ay tahay dil marka dadka waxa ay la yaaban yihiin qof lagu soo helay basaanimo hadan lagu xukumaayo xukun gaaraayo shansano marka waxaa meesha ka cad in aysan jirin danbe ay gashay gabadha oo ay rabaan maamulka in ay isaga jeediyaan indhaha beesha caalamka oo ayagu u arka xariga gabadha mid sharci daro ah . Si kastab ha ahaatee xariga inanta yar ayaa ah mid ka baxsan sharciga Islaamka iyo kan caalamigaba ayadoona aysan macquul aheyn gabar dadasi jirta in ay ku dhaqaqdo shaqo baxadaa leh Ku noqo beejka -
Horn your friend must have got it wrong, Amhara dont run Ethiopia no more.. He should ahve said he saw Tigray soldiers. Horn suppose for a second there was a massacre against the traditional kings of the North East, would Cade Muse a descendent of the last great king, made peace with Abdullahi? Would his 1500 soldiers and over 40 technicals have been welcomed and have been integrated into the army that caused genocide on their clan? Come on dont bulsshit us now OG. my dear how are ya? On the point of region 5 clans there are some that live in both sides of the fake border, so they are Puntlanders when they come over, just as you are.
