
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Somalia president Abdullahi starts visit to Sudan
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
and your hopes are jbouti and yemen.... qix qix qix qix am afraid to say the begging bowl will be staying empty. You even aint got them -
Government Officials to Travel Around Somalia to Assess Damage - Tuesday, December 28, 2004 at 15:02 By Cathy Majtenyi Nairobi, 28 December 2004 - Somalia's new government plans by the end of the week to visit areas of Somalia most affected by the recent Asian tidal wave, while the International Committee of the Red Cross is sending out a relief shipment from Kenya to Sri Lanka to help victims there. Somali Prime Minister Mohammed Ali Gedi announced in Nairobi Tuesday that he is set to head a delegation to tour the devastation wrought by Sunday's Asian tidal wave. "Basically, my trip to Somalia is to assist the international organizations to support the affected people and the victims on the ground," he said. Mr. Gedi says more than 100 people were killed by huge waves from Sunday's tsunami and more than 150 injured. He says the Puntland region is the most affected area. Mr. Gedi, whose government is still based in Kenya because of security concerns, says United Nations agencies are already on the ground distributing food and other supplies to victims. But, he says, more help is needed. "The type of assistance I am requesting is food, shelter, and medicines, as well as water," he added. Sunday's tidal wave, caused by an earthquake in the ocean near the coast of Indonesia, has killed more than 40,000 people in such countries as Sri Lanka, India, Thailand, Indonesia, Malaysia, and Maldives, and has wrecked massive devastation all over. Huge waves radiated out to East Africa, hitting the islands of Mauritius, Reunion, and Seychelles in the process. The waves killed at least 10 people in Tanzania and one person in Kenya, with several injuries and destruction of properties. Meanwhile, the International Committee of the Red Cross said Tuesday it is sending 105 metric tons of emergency supplies to Sri Lanka from Kenya's capital, Nairobi. Sri Lanka has been one of the most stricken by Sunday's tidal wave. Red Cross communications officer Aleksandra Matijevic explains why the shipment is coming from Nairobi. "Basically in Nairobi we have the largest logistics center for the International Committee of the Red Cross in the world," said Ms. Matijevic. "We stock enough emergency supplies to be able to respond to various emergencies in the region." She says the Red Cross has sent aid over to Indonesia from Kenya in the past. Tuesday's shipment includes blankets, jerry cans, water buckets and medical emergency kits to assist some 50,000 people affected by the disaster. She says many of the supplies have been manufactured in Kenya. Source: VOAnews.com
-
Maayarku waxaanu garanayn dulmiga uu sameeyaa in uu docdiisa fadhiisanayo†Xildhibtaan ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ah oo Maayarka ku eedeeyey dhul-boob.Dec-28-04 Maayarka Hargeysa Eng.Xuseen Maxamuud Jiciir Hargeysa (HRG)- Xildhibaan Kayse Yuusuf Cali, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa ku Eedeeyay Maayarka Hargeysa Eng.Xuseen Maxamuud Jiciir iyo tiro Mudanayaal ah oo ka tirsan Golahasi Musuqmaasuq la xidhiidha dhul-boobka danta guud iyo falal kale oo dhul boob ah oo abuuri kara iska horkeen khatar gelinaya Amniga Magaalada Hargeysa. Eng.Kayse oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Hoteelka Hadh-wanaag ee Magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in marka laga reebo Afar Xildhibaan ay Mudanayaashii kale ee Golaha Deegaanka Hargeysa u tafo xayteen ku tagri falka dhulka danta guud ah, isaga oo xusay inay Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Wasaaradda Arrimaha Guduhu jaanta iskula heleen ku tagri falka danta guud. Eng.Kayse, waxa kale oo uu Maayarka Hargeysa ku eedeeyay in uu ka wado Dhul ka dambeeya Xaafadda Siinay ee Magaalada Hargeysa iska hor imaad dhex mari kara dadweynaha, isaga oo sheegay in la geeyay halkaas Ciidamo. Ugu horeyn isaga oo arrimahas faah-faahinaya waxa uu yidhi “Ilaa sannad iyo badhkii hore Golaha Deegaanka Hargeysa wuxuu u kala badhnaa laba garab oo kooxi u jaqafsato sahaminta dhulka danta guud iyo ku tagri falkeeda iyo Badh kale oo aan iyagu arrintaas ku tagri falka si toos ah iyo si dadban toona uga qayb qaadan sannadkaa iyo badhkaa. Wasaaradda Arrimaha Guduhu arrintaas ku tagri falka dhulka danta guud bannaanka ayay ka taagnayd, oo intii hore Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Wasaaradda Arrimaha gudaha waxa ka dhex jiray khilaafaad iyo is af garan-waa, muddooyinkan dambse jiibka iyo jaanta ayaa la isla helay, oo halkii golaha deegaanka kala badh ku dhawaad ka soo horjeedeen lunsiga hantida danta guud, waxa hadda ka sii fayoow tiro aan ka badnayn ilaa Afar Mudane†ayuu yidhi Eng.Kayse Yuusuf Cali. Waxa uu intaa ku daray in Maayarka Hargeya magacaabay Wiilal Dhallinyaro ah oo shaqadoodu ahayd Kormeerayaal Waaxaha ah, kuwaas oo ilaalinayay dhulka danta guud ah, “Haddaba waxa dhacday†ayuu yidhi Kayse, “Meelaha Inamadaasi ilaalin jireen waxa ka mid ahaa Waaxda Gacan Libaax oo ay ilaalin jireen Xeradii la odhan jiray Gantaalaha ee Gacan libaaxâ€. Waxa uu intaas ku daray in Xeradaas Gantaalaha oo ku fadhiday dhul qiyaas ahaan ah 3KM oo Laba Jibaaran ay ku tagri Faleen xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa, isaga oo Masuuliyadeedana dusha ka saaray Maayar Jiciir, “Dhulkii Xeradaas Gantaaluhu ku fadhiday wuu ka baxay Dhulkii Danta guud ahaa, oo waxa uu galay gacan dad gaar ah oo lagu wareejiyay, iyada oo loo maray sifayaal kala duwan, sida qaar lagaga beddeshay baabuur, qaar laga qaaday kaash, qaar lagula heshiiyay shirkado dhismayaal iyo qaar waraaqo loo samaystay iyo weliba qaar kale. Waxa la yidhi Madaxa meel ka saraysa oo la taabtaa ma jiro, meesha sartu ka qudhuntayna waa Maamulka sare ee golaha Deegaanka, gaar ahaana duqa Caasimadda oo ay isaga caadiba la yihiin falalka noocaas ah ee dhacayaa†Waxa uu Xildhibaan Kayse intaa ku daray in Inamadii Xeradaas ilaalin jiray iyagana xabsiga loo taxaabay, isla markaana Maxkamad la geeyay, ka dib markii ay ka gil-gisheen falalka Boobka ah ee lagu iibiyay dhulkaas, “Laakiin†ayuu yidhi, “Ciddii sidaas samaysay ayay hadda inamadii dacwad ku wadaan haddii ay helaan Garsoor u hiiliya.†Md.Kayse Yuusuf Cali, waxa uu si kulul Maayarka ugu eedeeyay inuu falal keeni kara iska hor-imaad ka wado Dhinaca Koonfureed ee Xaafadda Siinay ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, isaga oo Wasaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliska Guud ee Booliska iyagana ku eedeeyay inay halkaas geeyeen Ciidamo Boolis ah, waxaanu yidhi; “Markii Dhulkii danta guud ahaa dhammaaday ayaa xildhibaano badan oo Golaha deegaanka ka tirsan oo uu hormood u yahay Maayarku waxay bilaabeen qorshayaal jaantaa rogan ah, dabadeed, waxa la helay dhul dadka lihi Masaakiin yihiin oo aanay awood lahayn, sahankii wuxuu soo helay dhul dad leeyahay, dhulkaasina wuxuu noqday Xaafadda Siinay dusheeda. Dabadeed, dhulkaa dadkii lahaa oo taagan oo Xay ah in laga faro maroojiyo ayaa lagu tashaday. Haddii aan halkaa aan ka hadlayo taariikh ahaan ku noqdo, halka ay ku taalo Birta Dheer ee Shirkadda Telesom dhinaceeda Bari ayaa waxa joogi jiray Inamo Mujaahidintii SNM ahaa, waxa kale oo iyana jiray inamo 12 ahaa oo Jimciyadii Sooyaal maamuladii Dawladda hoose ee hore waraaq ay u qoreen oo ay yidhaahdeen dhul siiya, inamadii Maamuladii Dawladda hoose ma siinin wax dhul ah, sidaa daraadeed, waxay u yimaadeen Duqa hadda, isaguna wuxuu ku dhiiri geliyay in 12-kii inan ay ka dul dagaan inamadii hore u joogay dhinaca Bari ee Birta shirkadda telesom, waxaanu ku yidhi anigaa idiin qaybin doona. Sheekadii muddo waxay socotaba waxay isu beddeshay in duqa Caasimadda iyo xubno golaha ah oo ay isku qadhaabtaan inay dhulkii Inamadaasi la isaga daba geeyay in gacantooda laga saaro oo si hoos hoos ah dad gaar ah looga iibiyo, inamadana la yidhaahdo dhulka waa la idiin qaybinayaa, dabadeed, labadii Dhallinyaro ee uu Maayarku iska dul geeyay ayaa wakhti wakhtiyada ka mid ah waxa dhex maray waxoogaa Xurguf ah, kaas oo soo gaadhay golaha deegaanka, dabadeedna goluhu wuxuu isku raacay in halkaa la yara hakiyo intii muddo ah aan waxba laga qabanin, khaladka ugu weyn ee Maayarku sameeyay waxa weeyaan ilaa maalintaas goluhu xayiraada dhulka saaray ilaa maalinkaa maanta ah oo aan xayiraad laga qaaday jirin dhulkii badhna cid baa laga iibiyay badhna cid gaar ah ayaa loo sameeyaaâ€, waxa uu Kayse isaga oo hadalkiisa sii wata intaas raaciyay “Markii Dhulkii Inamadii gacantoodii ka baxay, ayaa Duqii Caasimadu inamadii wuxuu dusha ka saaray dad kale oo ah dad Masaakiin ah oo dhulkoodii la soo sahansaday, dhulkaas oo ku yaala Xaafadda Siinay dusheeda. Md.Kayse waxuu sheegay in dhulka Xaafadda Siinay ee ciidanka la dul geeyay uu Maayarka ka duubay Cajalado Fiidyow ah oo uu u qaybiyay Qurbo jooga Reer Hargeysa ee ku nool dalka Ingiriiska, “Duqu wuxuu Fiidhyow ka duubay Eeriyada hore ee Dhallinyarada Mujaahidiinta ah uu ka iibiyay iyo dhulkan uu hadda ciidanka dul geeyay, waxaanu cajaladaas u qaybiyay Jaaliyadaha dibadda, oo anigu waxaan ku daawaday ingiriiska, oo wuxuu yidhi ‘dhulkaas ayaan hayaa cidii dhisanaysaay shirkadayda ayaan idiin dhisaysa, duqu waxaanu garanayn marka uu isagu dulmi xambaarto in dulmigii docdiisa fadhiisanayo.†Md.Kayse Yuusuf Cali, waxa uu Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay dhulka danta guud ah ka wareejiso Golaha Deegaanka Hargeysa oo ay ku wareejiso Wasaaradda Hawlaha Guud, “Waxa kale oo aan Xukuumadda Somaliland u soo jeedinayaa inay Hanti dhawr u soo dirto khasnadda Dawladda Hoose. Waayo? Waxa laga biilayaa Guddi uu Maayarku u samaystay dhulkaas Siinay oo uu ula baxay Guddiga Masalaha.†Author: Eng.Kayse, Waxa soo weriyay Rambo WWW.HARGEYSANEWS.COM
-
MUDANE DHALIILAY MAAYARKA HARGEYSA IYO WASARADA DAKHILIGA, KADIBNA SAAKA XABSIGA LOO TAXAABAY MUDANAHAASI. Har(HRG)-Ciidamada Booliska Hargeysa, ayaa xabsiga u taxaabay Saaka Mudane Kayse Yuusuf Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa. Eng.Kayse, waxa ay Ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen Saaka subaxnimadii, isaga oo meel geerash ah kala soo baxaayay Baabuur uu leeyahay, waxaana sida ay Hargeysa News, u sheegeen qaar ka mid ah Ehelada Kayse amarka xadhigiisa bixiyay Wasiirka Daakhiliga Somaliland Md.Ismaaciil Aden Cismaan. Ilaa hadda Ciidamada Boolisku wax war ah kama soo saarin sababta loo xidhay Mudanahaas, hase yeeshe waxa la ogyahay in Md.Kayse shirjaraa’id oo uu maalintii Axadii ku qabtay Magaalada Hargeysa si kulul ugu dhalliilay Maayarka Hargeysa, isaga oo isla markaana ku eedeeyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maayarka Hargeysa inay Jaanta iyo Jiibta iskula heleen Boobka Dhulka danta guud. Author: Waxa soo Weriyey Maxamed-Rambo
-
Yemen insists Sanaa Grouping must expand for sake of peace Admitting Somalia, Djibouti, Eritrea to regional club 'will remove misunderstanding' The president of Yemen on Monday called on Djibouti, Eritrea and Somalia to join the Sanaa Grouping of Red Sea and Horn of Africa nations to promote reconciliation and peace in the region. The call by President Ali Abdullah Saleh was immediately welcomed by Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi, whose country fought a bitter two-and-a-half-year border war with Eritrea that ended in a precarious cease-fire. Speaking at the opening of a Sanaa Grouping summit in Khartoum, Saleh said: "I hereby call for admitting Somalia, Djibouti and Eritrea into our Sanaa Group as this will be of benefit to all of us and will realize security and stability to our peoples." The two-year-old Sanaa Grouping, named after the Yemeni capital, comprises Ethiopia, Sudan and Yemen and is aimed at enhancing security, political and economic cooperation in the volatile region. Admitting the three states into the group "will remove the causes of misunderstanding and dispel doubts between the neighbors," Saleh said, referring to Asmara's strained ties with both Ethiopia and Sudan. Ethiopia's Meles said his country was ready to normalize ties with all neighboring states, commenting that dialogue must always come after any conflict. Tensions between Ethiopia and Eritrea remain acute. Last September, Ethiopia rejected a demarcation proposal made by an independent border commission, leading to warnings by the Eritrean government that this would lead to war "sooner or later" with Ethiopia. Saleh announced later he would embark on an initiative of normalising Eritrea's relations with both Ethiopia and Sudan after the leaders of all three countries accepted the offer. The Egyptian agency Mena also reported from Cairo that Ethiopia had asked Egyptian President Hosni Mubarak to mediate in its dispute with Eritrea. Meanwhile, the Yemeni leader also suggested that an African Union or UN peacekeeping force should be deployed to restore of peace and stability in war-torn Somalia. "We call for sending African Union or United Nations troops to Mogadishu for restoration of peace and stability in Somalia," said Saleh. Addressing a separate issue, Sudanese President Omar al-Bashir said that his government and the country's main southern rebel group will sign a peace agreement by the end of the year to end more than 20 years of civil war. "The final peace agreement will be signed during the remaining days of this year," Bashir told the summit meeting. Gutbi al-Mahdi, a political adviser to Bashir, told the official Sudan Media Center last week that the agreement would be signed Jan. 10 in the Presidential Palace in Nairobi. It was not clear if the signing date had been changed since Mahdi's statement. Bashir said he hoped the summit meeting and the peace agreement with rebels would be "an example for achieving security and stability in the region." At the end of the summit, the leaders pledged "sincere" commitment to attaining durable peace, security and sustainable development in the Horn of Africa and Southern Red Sea regions. The Sudanese government and the Sudan People's Liberation Army had pledged to finalize an agreement to end the longest-running war in Africa by Dec. 31, making a commitment last month before the UN Security Council, which held a rare meeting in Nairobi to spur the peace talks. The north-south war has pitted Sudan's Islamic-dominated government against rebels seeking greater autonomy and a greater share of the country's wealth for the Christian and animist south. The conflict is blamed for more than two million deaths, primarily from war-induced famine and disease. UN and U.S. officials are hoping that a solution to the civil war - which will include a new constitution and power-sharing government for Sudan - will spur an end to the separate conflict between government-backed forces and rebels in the western Darfur region. Fighting in Darfur has killed 70,000 people and driven 1.8 million from their homes. - Agencies
-
Somalia joins Sanaa Forum states Tuesday December 28th, 2004 00:43. Abdullahi Yusuf KHARTOUM, Dec 27, 2004 (Sudan TV) -- Somalia has become the fourth regional state to formally join the Sanaa Forum for Cooperation, a regional grouping that brings together Yemen, Ethiopia and Sudan. Announcing the news at a press conference in Khartoum, broadcast live on Sudanese TV, at the end of a one-day summit of the Sanaa Forum states, the president of Somalia, Abdullah Yusuf Ahmad, said it was "absolutely natural" for Somalia to be invited to join the grouping and urged the regional states to support his government. "Somalia, as everybody knows, is a part and parcel of this region. Joining this Sanaa Forum is absolutely natural and Somalia gains a lot of things, because we have no any trouble or any conflict with our neighbours in the region. "Somalia needs all nations of this region in this difficult moment of its history. Of course, Somalia needs political, military and financial support from regional states, and all over the world. For these reasons, joining this forum is for the ultimate interest of all us, and particularly for Somalia," President Ahmad said, speaking in English. Material from the BBC Monitoring Service http://www.sudantribune.com/article.php3?id_article=7234
-
RA’IISUL WASAARE PROF. GEEDI OO SHEEGAY INUU TAGAYO MAALMAHA SOO SOCDA GOOBAHA AY KA DHACEEN DABEYLIHII DUUFAANTA WATAY Prof. Cali Maxamed Geedi Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalo madaxda Kenya ee Nayroobi oo haatan xarun KMG u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay in isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay tagayaan goobihii waxyeelada ba’an kasoo gaartay dabeylihii duufaanta watay ee ku dhiftay qaar ka mid ah magaalooyinka xeebaha Soomaaliya. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu tacsi u diray dhamaan dadkii ku dhintay dalalkii ay ka dhacday duufaanta, wuxuuna sheegay in ilaa iyo haatan ay xukuumad ahaan og yihiin in dhimasho 100 kor u dhaafeysa iyo dhaawacyo aan weli la tiro koobin ay ka dhaceen Soomaaliya, wuxuu kaloo sheegay in hanti fara badan uu ku yimid bur bur, isla markaana magaallooyin fara badan oo ku yaala xeebaha Puntland ay biyo is qabsadeen lana geli karin lana tiro koobi karin inta meyd ah iyo intii ku dhaawacantay. Goobaha ay masiibadaasi burburka lixaadka leh ka geysatay ayuu Ra’iisul Wasaaruhu sheegay iney ka mid yihiin deegaanada kala ah Dhabar Xagato, Kulub, Baargaale, Eyl, Dhinowda, Garacad, Hobyo, Caddale, Muqdisho, Marka, Baraawe, Ceel Macaan, wuxuuna sheegay iney weli maqan yihiin doonyo ay saaran yihiin Kaluumeysato aan la ogeyn meeshii ay ku danbeeyeen. “Shirkan Jaraa’id ee aan galabta qabtay wuxuu la xiriiraa si Beesha Caalamka wax alla iyo wixii gacan ay ka geysan karto ay ka geysato masiibooyinka ka dhacay Soomaaliya, annaguna waxaan ku dadaaleynaa inaan umadda Soomaaliyeed ugu baaqno iney walaalahooda waxyeelada gaartay wixii gacan ah ee ka geysan karaan ay ka geystaan, inaguna waxaa waajib ah inaan soo booqano bulshadeenna oo aan la qeybsano xanuunka soo gaaray maadaama aan mas’uul ka nahay oo aan Dowladda nahay†ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Prof. Geedi oo sheegay in wafdi uu isagu horkacayo tegayaan wafdigaas oo isugu jira Beesha Caalamka iyo xildhibaano ka socda Baarlamaanka oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Baarlamaanka. Dhinaca kale ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi waxa uu sheegay in maalinta Jimcaha ama Sabtida ay u ambabixi doonaan isaga iyo wafdiga isagoo sheegay in marka hore soo booqan doonaan goobaha ay dhibaatada culus ka dhacday isla markaana ay beesha caalamka geeyaan goobahaas si wax loogu qabto maadaama ayuu yiri ay wax miisaaniyad laheyn weli dowladda federaalka Soomaaliya. Cali Muxiyaddiin Cali alisomali@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
-
Mission to assess Somali damage Beaches in Kenya have now reopened At least 100 Somalis are feared drowned in the massive waves produced by Sunday's undersea earthquake off the coast of Indonesia. A UN assessment team is now visiting Somalia's flooded north western coast. A Somali government minister in Kenya appealed for urgent humanitarian aid saying thousands were homeless with entire villages swept away. Waves swept 7,000km (4,000 miles) from the epicentre to strike East African islands and the coast. Large waves struck Kenya, Tanzania, Mauritius, Reunion, Madagascar and the Seychelles About 100 Somali fishermen have not returned after putting out to sea on Sunday. The government in Somalia's north-east state of Puntland, told BBC News that 48 bodies had been found. The government - which is currently based in Kenya as it is considered too dangerous for ministers to return to Mogadishu - has called for humanitarian aid. Local Government Minister Ali Abdi said he had heard that about 100 people were killed.
-
Ra’isulwasaaraha DFKMG oo baaq Caalami ah u direy Beesha Caalamka Nairobi-28.December.2004 Ra’isulwasaaraha DFKMG ee Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geedi ayaa baaq caalami ah wuxuu u direy Beesha Caalamka kaasi oo ku aadan sidii ay gargaar deg deg ah ula gaari lahaayeen Dadka Soomaalida ee ku waxyeeloobey Mawjadihii biyaha badeed eek u dhuftey Magaalooyin badan oo ku yaal dhulka Soomaalida. Cali Maxamed Geedi oo galabta shir Jaraa’id ku qabtey Hotel Hilton ee Magaalada Nairobi ayaa sheegay in Soomaali badan ay ku dhinteen Daadadkii iyo fatahaadii ay sameeyeen biyihii ka dhashey Badgariirkii ka dhacay Badweynta Hindiya. Ra’isulwasaare Geedi wuxuu ku nuuxnuuxsadey in Dawlada cusub ee Soomalida aysan lahayn awood ay wax kaga qaban karto masiibadaas ka dhacdey Xeebaha Soomaalida sidaasi darteen ay lagama maarmaan tahay sidii Beesha Caalamka ay gacan u siin laheyd Soomaalida dhibaatada xoogan ka soo gaartey mawjado biyeedkaas xoogan ee galaaftey naf iyo maal. Canab Mumtaaz SBC Nairobi.
-
Somalia president Abdullahi starts visit to Sudan
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
Go’aannadii ka soo baxay Shirkii hogaamiyeyaasha Suudan,Itoobiya, Yaman iyo Soomaaliya. Shir muddo Labo Maalmood ugu socday Magaalada Khartoum ee Xaruunta dalka Suudan madaxda dalalka Itoobiya, Suudan, Yaman iyo Soomaaliya ayaa gunaanadkii shirkaasi waxaa laga soo saaray go;aano quseeya arrimaha dalka soomaaliya waxaana ka mid ag go’aanadas. Waxay soo dhaweeyeen mirihii ka dhashay shirkii dib u heshiisinta soomaaliyed ee dalka Kenya lagu soo afjaray kadib markii shirkaas lagu dhisay Baarlamaan kaas oo doortay madaxweyne. Dowladda soomaaliya waxaan ugu baaqaynaa in si deg deg ah ug howl bilaabto gudaha dalka soomaaliya. Jaamacadda Carabta waxaan ugu baaqaynaa in ay ka qeyb qaadato dib u dhiska dalka soomaaliya. Beesha Caalamka waa inay garab istaagan dowlada cusub ee soomaaliya. Waxaa soo dhaweynaynaa dalabka ka yimid Ardayda soomaalida ee wax ka barata Suudan, kaas oo ah in Soomaalida xubin ka noqoto Isbahaysigan. Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf oo kadib markii ay soo baxeen go’aanadan ayuu sheegay inuu soo dhaweynayo, isla markaana uu doonayo in xiriir iskaashi dhex maro soomaaliya in dalalka Suudaan,Itoobiya iyo Yaman. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com -
Madaxweynaha DGPL. Maxamed Cabdi Xaashi oo Booqasho gaaban ku yimid Magaalada Badhan ee gobalka Sanaag Badhan :- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey Madaxweynaha DGPL Md. Maxamed Cabdi Xaashi ayaa saaka booqasho maalin ah ku yimid magaalada Badhan. Madaxweynaha waxa safarkiisa ku weheliyey wasiir ku xigeenno ka mid golaha xukuumadda Puntland ee xilkii uu uga hadhsan yahay muddo ka yar labo todobaad , kuwaas oo kala ahaa W/X/wasaaradda Caddaaladda Md.Maxamuud Maxamed Aadan, W/X/wasaaradda adeegga Bulshada Md. Xasan Majabe iyo W/X/wasaaradda Xannaanada Xoolaha Md. Axmed Xuseen Doonyaale. Madaxweynaha waxa kale oo safarkiisa ku weheliyey Guddoomiyeyaasha Gobollada Sanaag iyo Haylaan Md. Maxamuud Siciid Nuur iyo Md. C/laahi Xaaji Faarax (kabtan), iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Puntland.. Madaxweyanaha oo ka mid ah musharaxiinta jagada madaxweynenimo ee DGPL ayaa kulankii uu la yeeshay Cuqaasha iyo waxgaradka degmada Badhan waxa furay Md. Axmed Ismaaciil Suldaan, oo madaxweynaha iyo wefdigiisa kusoo dhoweeyey magaalada, una sheegay in duqayda iyo cuqasha hor fadhida ay ka kala socdaan inta badan qoysaska degaanka Bariga Sanaag, ayna qalbi furan kusoo dhoweynayaan madaxweyanaha ahna musharaxa jagada Madaxweynenimo ee Puntland. Wuxuna yidhi “....sidii dhaqanku ahaa socotada ayaa lawarayn jiray, waxanna hadalka ku soo dhoweynayaa Md. .Maxamed Cabdi Xaashi......†Madaxweynaha oo hadalkiisii wuxu uga mahadceliyey sidii sharafka lahayd ee loo soo dhoweeyey, loogu soo shiray, loona sharfay, wuxuna safarkiisa ku micneeyey laba qodob oo kala ahaa : 1) Indha indhayn maamulka gobolka iyo xaaladda gobolku ku sugan yahay. Iyadoo buu yidhi xilligiiba wax yar nooga hadhsan yahay. 2) Iyo ( inaan ahay musharax jagada madaxweynenimo u taagan , aanna rabo inaad codka I siisaan, ) Wuuxuna intaa raaciyey "..... waxa laga yaabaa inaad tiraahdaan barlamaanka ayaa dooranaya madaxweynaha ee muxuu idinka soo doonay, waxan leeyahay xubnaha barlamaanka halka ayaa laga soo doortay, shacabka ayeyna metelayaan, wixii aad kula ballantaan bayna ku soconayaan, markaa sidaas baan codadka xubnaha barlamaanka ee labada gobol ee Sanaag iyo Haylaan u codsanayaa...." Madaxweynuhu wuxu kale oo uu halkaa ka jeediyey khudbad meelo badantaabatay, wuxuna sheegay inuu soo maray gobolada Puntland badankooda, safarkanna ay ugu xigi dooto kan uu ku tegi doono Gobolka Sool , oo u hadhsan ololihiisa doorashada. Kadib , waxa halkaa hadallo kaftan iyo warcelin isugu jira ka jeediyey nabadoonno iyo waxgarad ay kamid yihiin : - Nabdoon C/laahi Cabdi Ibraahim - Nabdoon Maxamuud Cabdalle Dabshid - iyo Md. Axmed Cali Salaad. Waxgaradku waxay halkaa ka sheegeen in wixii awood iyo gar ah aaney waxba ka hagranayn, wixii noo egna waa tafadal iyo niyad sami. Madaxweynaha iyo wefdigii uu hoggaaminayey ayaa galabta soo gebagebeeyey booqashadoodii , iyaga oo sida la sheegay caawa casho sharaf kuleh magaalada Carmo ee gobolka Karkaar. Maxamuud Ciyoon Wargeyska Calmadow + Horseednet Badhan, Puntland Somaliya
-
Juma, what bubble are we talking about bro My view has always been there is no need to rush to Somalia with out taking the necessery steps. The government thanks to Geedi has been toppled, its hoped he will get it right the second time round. On the ground things are changing, Puntland is getting stronger in SOOL, SANAG & CAYN with election due end of next month. Somaliland is still where it was, no major changes in Hargaysa and the traingle.Its still waiting for recognition from some one. In Alta Juba things are the same the government has massive support in parts of Gedo. In Afmadow local millitias are being rounded up to support any future government initiatives. In the rest of the country there is no spike in violence since the government was formed. The only tragedy that has occured has been natural in the form of the Tsunami's that have devestated our coast. Because you dont like the President for clan reasons dont blind your self on the realities in the ground.
-
Somalia president Abdullahi starts visit to Sudan
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
Horn bro. Djabouti, Sudan, Yemen, Saudi Arabia, UAE, Oman are all members of the Arab league. All have so far supported the new Somali government. Ethiopia is one player in this game, its not even the most important as it is a poor state compared to the oil rich gulf states. Kenya, Eritria, South Africa, Nigeria and other African states with different agendas to that of Ethiopia have also giving theri backing. China has for the first time stressed its support to a Somali government, the EU, AU, UN and the US have sent encouraging messages of support.. These are the facts Qudac -
LOL...Dayniile.com at it again. Qaynyare gets the cold shoulder so they make up some story. Anyhow this story makes no sense when Camir Musa former foreign minister of Egypt and now head of the Arab league held talks with the Presdient in Khartoum. Makes no sense when Sudan, Yemen, UAE, Saudi Arabia, Oman and various other Arab states have all recognised and stressed their support for President Yusuf and Somalia.
-
Somalia president Abdullahi starts visit to Sudan
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
Cabdullaahi Yusuuf Axmed oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee waddanka Suudaan Khartoum - 27.December.2004 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan waddanka Suudaan si uu ula kulmo qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha gobolka, ayaa wuxuu sidoo kale kulan la yeeshay ardayda Soomaaliyeed ee carrigaasi ku dhaqan. Ardayda Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid ahaayeen dadkii sida weyn ugu soo dhoweeyey Cabdullaahi Yuusuf dalka Suudaan, waxaana ardayda Soomaaliyeed hoggaaminayey guddoomiyaha ardayda Soomaaliyeed Md. Axmed Afgooye iyo Warsame Daahir Warsame oo isna si gaar ah u hogaaminayey ardayda Puntland ee waddankaasi wax ka barata. Madaxda ardayda Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha kala hadlay isla markaasna xaqiijiyey in baahiyo farabadan ay jiraan hase yeeshee baahidda ugu weyn ee madaxweynaha iyo waftigiisaba waajibka ku ah in ay xalliyaan ay tahay in ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan ku nool oo aan haysan waxbarshadda loo raadiyo Waxbarsho, waxayna tuseen waa ardayda e warqad dheer oo ay ku qornaayeen arday tiradoodu markii gaaraysay 50 arday oo uu ii sheegay inay ku joogaan dalka Suudaan Waxbarasho la’aan iyo sharci la’aan qaarkoodna sida uu sheegay ay 3 sano halkaan joogaan ka dib markii la aqoonsan waayay shahaadooyinkii dugsiyadda sare ee Gobaladda Soomaalida gaar ahaana kuwa Puntland oo uu yiri maba laga yaqaan waddankaan. Wafdiga Madaxweynaha ayaa degey Hotel Hilton oo ku yaala bartamaha Magaaladda Khartoum waxayna kulamo iyo shirar la yeesheen Madaxweyne Al-Bashiir, Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax iyo ra’iisal wasaaraha. Cabdullaahi Baanja SBC Khartoum -
Somalia president Abdullahi starts visit to Sudan
General Duke replied to Sophist's topic in Politics
Khartum: Madaxweynaha J F Soomaaliya oo xalay ka soo Dagay Khartuum - Sunday, December 26, 2004 at 09:31 Khartuum, 26.12.04 (AllPuntland) - Wafti uu hugaaminayo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa xalay saacadu markay ahayd 8:15pm ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Khartuum. Madaxweynaha iyo waftigiisa oo ka soo kicitimay caasimada Kenya ee Nairobi ayaa waxaa qaabilay Madaxweynaha Dalka Sudan Md. Cumar Al Bashir iyo Madax kale oo ka tirsan xukuumadiisa. Waxaa kale oo ka qaybqaatay soo dhawayntii loo sameeyey Madaxweynaha iyo waftigiisa Aradayda Soomaliyeed ee wax kabarata dalka Suudan oo tiradooda kor u dhaafayso 1,500 oo araday iyo shacab aad u fara badan oo ku qaabilay waftiga Madaxweynaha garoonka diyaaradaha; dadka ayaa sitay calanka Soomaaliya iyo sawirka Madaxweynaha Soomaaliya Md. Cabdullahi Yusuf Axmed. Wafdigaan ayaa u yimid inay ka qayb galaan kulan ka dhici doona khartuum 27-ka bishan oo looga hadli doono Arimaha Soomaaliya. Shirka ayaa la filayaa in laga hadlo doono arimo la xiriira Nabadda Geeska Afrika, arimaha Soomaaliya iyo Sudan, iyo muranka siyaasadeed ee u dhexeeya Eritereya iyo Etoobiya, iyo arimo la xiriira is-kaashi dhexmara wadama ka qaybgalaya shirka. Sidoo kale waxaa la filiyaa inay maanta yimaadaan wafuud ka kala socota Dalal kale sida Madaxweynayaasha Jabuuti, Yeman iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya. Waxaana la filyaa in Madaxweynaha iyo waftigiisu ay ay shir wayn kula yeelan doono Ardayda Soomaaleed ee dalka Sudan wax kabarta inta aanay soo gabagabayn safarkooda ay ku joogaan dalka Sudan. Cabdifitaax M Sugulle -
Laascaanood:- Madaxweynaha DGPL Md. Maxmed Cabdi Xaashi Iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka abaaro10:00 subaxnimo soo gaadhay magaaladala Laascaanood. Waxaana magaalada Laascaanood si diiran ugu soo dhaweeyey dadweynaha magaalada oo caleemo qoyan ku soo dhaweeyey,. Maxaweynaha oo gurigiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay in uu socdaalkiisani yahay mid uu ugu jiro ololaha doorashada madaxtinimada Puntland, isaga oo haatan taageero ka raba dadweynaha reer Puntland iyo golaha wakiiladaba, wuxuuna intaasi ku daray in ay xor u yihiin shacabka reer Puntland in ay doortaan cidii ay u arkaan in ay dalka hour mar gaadhsiin karato. Madaxweynuhu waxa kale oo uu sheegay in uu ku kal soon yahay gudiga doorashada ee haatan gacanta ku haysa arrimaha doorashada, wuxuuna intaasi raaciyey in loo baahan yahay in aan cidna la eedayn, ay dhamaan musharaxiintu ku kalsoonaada gudida doorashada. Maxmed Cabdi xaashi mar uu ka warameyey musharaxiinta hada kor u dhaafaysa tobanka ee isu soo taagtay doorashooyinka ayuu ku tilmaamay horumar dhinaca dimuqraadiyada oo ay ku talaabsatay dawlad goboleedka Puntland. Madaxweynuhu mar uu ka hadlayey dhinaca sugida xuduudaha Puntland ayuu sheegay in safarkiisii uu dhawaan ku tagey dalalka dariska ahi ay nabad geeska afriga isla soo qaadeen isla markaana ay kawada hadleen arrimaha haatan ka dhex aloosan dawlad Goboleedka Puntland iyo Maamulka Hargeysa, wuxuuna sheegay in ay soo jeediyeen dawladaha Igad in ay Maamulka Hargeysa Ku noqdaan Oog, Annaguna aanu tango Guumays in kasta oo xuduuddaydu tahay ayuu yidhi maxmed Cabdi Xaashi Halkii Koofil lagu dilay hadana anagu waanu ogolaanay arrintaas, hasa yeeshee waxaa ka dhaga adeegay maamulka Hargeysa. Madaxweynaha oo ka hadlayey arrimaha dhaqaalaha ayaa sheegay in ay jiraan dhaqaalo xumaan hasayeeshee sida ugu dhakhsaha badana looga shaqayn doono sidii ciidamada mushaharkooda loo siin lahaa. Magaalada Laascaanood ayaa labadii todobaad ee ugu danbeeyey laga dareemayaa ololaha doorashada madaxtinimada Puntland, waxaan Laascaanood kaga dhawaaqay in ay isu soo taagayaan jagada madaxtinamada sadex xubnood oo midi haween tahay. Laascaanood Puntland J.F.Soomaaliya Xigasho: Radiolascaanod.com
-
Laascaanood: Madaxweynaha Puntland Oo Saaka Soo Gaadhay Laascaanood - Monday, December 27, 2004 at 07:19 Garowe, 27.12.04 (AllPuntland) - Madaxweynaha DGSPL Md. Max’ed Cabdi Xaashi oo safar dheer ku marayay Gobolada Puntland ayaa maanta Gaaray Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood. Madaxweynaha oo horay u booqday Gobollada Mudug, Nugaal, Karkaar, Bari, Sanaag, iyo Haylaan ayaa saaka abaarihii 10:00 subaxnimo gaaray Magaalada Laascaanood oo ay ku qaabileen Mas'uuliyiinta Gobolka iyo Degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweynaha oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu jeediyay khudbad taabanaysa dhinacyo kala duwan. Waxaana uu ka warbixiyay safarkiisii uu kaga soo laabta Dalalka deriska ah iyo waxyaabihii uu kala kulmay, dhanka dhaqaalaha ayuu sheegay in maanta Puntland ay haysato dhibaato dhaqaale ayna ku jirto xilli Colaado iyo Doorashooyin ah balse la bixin doono mushaharooyinka Ciidamada sida ugu dhaqsaha badan. Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay doorashooyinka la filayo inay dhawaan ka dhacaan Dalka, taasoo uu sheegay inuu isaguna ka mid yahay Musharrixiinta u tartamaya Madaxweynanimada uuna ku kalsoon yahay ila iyo hadda sida ay wax u socdaan, wuxuuna sheegay in ay maanta Puntland ku tillaabsatay Dimoqraadiyad buuxda taasoo uu sheegay in ay ku tartamayaan Musharixiin badani sidii ay uga noqon lahaayeen Puntland Madaxweyne. Mar uu ka hadlay dhalliilo loo soo jeediyey Guddiga Doorashooyinka ayaa uu musharrixiinta ku dhaliilay inay dhaleeceeyaan Guddiga hawsha haya ee aan weli waxba soo ban dhigin. “Markii ay hawsha ay hayaan wax ka soo baxaan ayaa la shegi karaa ammaan iyo dhaliil kii ay mudan yihiin†ayuu yiri Madaxweynuhu. Sidoo kale ayuu Md. Xaashi ka hadlay dhanka Nabadgelyada taasoo uu ku tilmaamay in haddii ay Nabadgelyo jirto wax kastaa ay hagagayaan; Madaxda iyo Hay’adihii caalamiga ahaa ee ay kula soo kulmeen Kenya ayuu sheegay in ay ka wada hadleen sugitaanka amniga ee iyo in la dhawro Nabadgelyada. Dhanka kale ayuu sheegay in ay Dawladihii iyo Hay’adihii Caalamiga ahaa ee ay ku kulmeen Kenya iyo Itoobiya ay ka wada hadleen Xaladda Gobolka Sool taas oo ay isla garteen in Nabad lagu soo dabbaalo. Si kastaba ha ahaatee Booqashadaan uu Madaxweynaha Puntland ku tagay Gobolka Sool ayaa ah tii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Puntland ahi ku tago Gobolkaasi mudadii uu jiray maamulak Puntland, waxaana la filayaa inuu halkaasi joogo muddo laba maalmood ah. Farax Nuur Yusuf AllPuntland ________________
-
Tsunami strikes Somali coast...Hundreds feared dead
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Badweynta India oo ku soo fatahday xeebaha Puntland -------------------------------------------------------------------------------- Meelaha qasaaruhu gaareen. Dhulgariir le'eg 8.9 RS, oo ahaa kii ugu xoogaweynaa aduunka muddo 40 sanno ah ayaa qasaare balaaran ka gaystay wadamo badan. Biyo sidii derbi u dheer oo tobonaan mitir ah ayaa xaaqay dad iyo duunyaba.- source:bbc Wararka aan saaka ka helayno tuulooyin ka tirsan gobolka Mudug oo lagula xiriiray isgaarsiinta fooneeyaha ayaa sheegaya in Saakasubuxnimaddii tuulooyin badan oo ku yaal xeebaha badweynta India ay ku soo rogmatay bad weynta India ka dib markay halkaas ku dhafteen duufaano iyo dabaylo iswata oo si xawli ah ku socda, halkaasna ay ka dhaceen qasaarooyin naf iyo maalba leh. Fatahaada badda ayaa la sheegay inay ka dhacday inta u dhaxaysa degmada Eyl illaa degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Warar aan ka helay magaalada Garacad ee ka tirsan degmada Jariiban ayaa sheegaya in qasaarooyin badan ay halkaas ka dhaceen. Badda ayaa ku soo fatahday gudaha magaalada iyadoo halkaas ay ku burbureen dhismayaal fara badan iyadoo biyihii badduna fariisteen gudaha magaalada iyo dhismayaasha gudahooda, magaaladdiina laga kala yaacay iyadoo la sheegay in biyaha baddu ay horey iyo gadaal u butaacayaan illaa hadda. Dhawr qof ayaa la'yahay loona malaynayaa inay baddu liqday oo aan illaa hadda lahayn. Waxaa fatahaada ku burburay doonyihii kaluumaysiga iyo qalab kale oo loo adeegsan jiray hawlaha kaluumaysiga. Magaalada Garacad ayaa waxay xurun u tahay kaluumaysato badan waana magaalada ay degan yihiin kaluumaysatada ugu badan Puntland. Tuulooyinka u dhow udhow magaalada Garacad ayaa iyagana laga soo sheegayaa qasaarooyin, tuulooyinka Il-foocshe, Ceel-lahelay, Dhinowda iyo ceel dhanaane ayaa la sheegay inay baddu ku soo fatahday. Qasaarooyin taas la mida ayaa la filayaa inay wada gaareen tuulooyinka iyo degmooyinka ku teedsan xeebaha badweynta India inta u dhaxaysa degmada Eyl illaa degmada Hobyo ee gobolka Mudug inkasta oo aan wali laga hayn warar rasmi ah qasaaraha ka dhacay magaalooyinkaas. 3-dii bishaan December ayaa warbix ay soo quburada hawada Tropical Storm Risk (TSR) ay kaga digeen duufaano iyo dabaylo xawaare sare ku socda oo ku soo beegan xeebaha Puntland kuwaas oo markii ay soo gaareen xeebaha gaystay khasaarooyin badan. Dhibaatooyinka duufaanaha ayaan horey looga aqoon dhulka Somaliya, waxaana culumada Hawada iyo cimiladu sheegayaan in ay arimahaani qayb ka yihiin isbadalka ku yimid cimilada aduunka guud ahaan. Mudugonline.com -
Tsunami strikes Somali coast...Hundreds feared dead
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Tidal Waves Travel 2,800 Miles to Kill Hundreds of Somalis "PA" Hundreds of Somalis died and entire villages and towns disappeared when tidal waves hit the East African nation’s coastline after travelling 2,800 miles across the Indian Ocean. The waves were triggered by the 9.0-magnitude undersea quake centred off the Indonesian island of Sumatra. The “human loss is in the hundreds in the central and north-eastern coastal area. Entire villages and coastal town have been swept away by the tidal waves and there is severe damage to property,†said Yusuf Ismail, spokesman of Somalia’s President Abduallhi Yusuf Ahmed. The spokesman is based in the Kenyan capital, Nairobi, where the Somali parliament is based because the Somali capital is considered too dangerous. He said he could not give an exact figure of the number dead because “we’re focussing on extending our limited relief to the badly affected people.†-
Tsunami strikes Somali coast...Hundreds feared dead
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Many missing as waves hit Africa Beaches in Kenya have now reopened Hundreds of Somalis are feared to have drowned in the massive waves produced by Sunday's undersea earthquake off the coast of Indonesia. A government spokesman said settlements along Somalia's coast had been flooded by the rising waters. "Coastal towns have been swept away by the waves and there is severe damage to property," Yusuf Ismail said. Waves which swept 7,000km (4,000 miles) from the epicentre, also struck Kenya, Mauritius, Reunion and the Seychelles. About 100 Somali fishermen have not returned after putting out to sea on Sunday. "The bodies of 48 people have been recovered," rural development minister in Somalia's north-east state of Puntland, Ali Abdi Awari, told BBC News. Somali elders gathering information on two-way radios and local journalists put the death toll at more than 50 people, although Mr Ismail said the deaths on land alone in the central and north-eastern areas could be "in the hundreds". -
Tsunami strikes Somali coast...Hundreds feared dead
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dadkii ku dhintay masiibadii dhulgariirka Asia oo caga cagaynaya 20,000 oo qof South Asia - 27.December.2004 In ka badan 14,000 oo qof ayaa ilaa iyo haatan la xaqiijiyey in ay ku dhinteen dhulgariirkii ka dhacay badda hoosteeda ee koonfurta Asia, waxaana lagu qiyaasay 9.0 qiyaasta dhulgariirka ee magnitude oo ahaa kii ugu xumaa ee dunta soo mara muddo 40 sannadood ah. Mawjadihii ka dhashay dhulgariirkaasi ayaa waxay sidoo kale herdiyeen xeebaha bari ee Soomaaliya amaba Puntland, kuwaas oo ay ku dhinteen 40 qof ilaa iyo inta la ogyahay. Kooxo gargaarka iyo kuwa badbaadinta ayaa ku raad jooga kumanaan qof oo kale oo ku lumay dhinaca koonfureed ee qaaradda Asia, si ay u caawiyaan haddii ay dhaawac ahaan ku helaan. Dhulgariirka ka soo butaacey badweynta India wuxuu saameeyey ilaa siddeed waddan oo dhinaca ku haya biyaha baddweyntaas, waxaana ugu sii daran waddammada Sri Lanka, India, Indonesia iyo Thailand. Hay’adda dhulgariirrada cabbirta ee Maraykanka ayaa markii hore ku qaddartay dhulgariirka 8.9, hase yeeshee goor dambe ayey iska hay’adda Geological Survey ogaatey in uu ahaa 9.0. Goor hore oo subaxnimadii saaka ahna waxaa jasiirradda Sumatra ee Indonesia laga soo sheegay dhulgariir cusub oo hor leh, waxaana digniin iyo qaylo dhaan loo diray waddammada Sri Lanka iyo India. Imisaa ku dhimatay dhulgariirka ilaa iyo haatan? Sri Lanka: 4,850 oo qof Indonesia: 4,440 oo qof India: 4,270 oo qof Thailand: 430 qof Malaysia: 44 qof Maldives: 32 qof Bangladesh: 2 qof Somalia: ugu yaraan 50 qof. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com -
Tsunami strikes Somali coast...Hundreds feared dead
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
100 kalluumaysato Soomaalyeed ah oo ku geeriyootey biyaha badweynta India SBC Exclusive - 27.December.2004 Wararka ka imanaya xeebaha ku dherersan gobollada Mudug ilaa iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ugu yaraan 100 nin oo kalluumaysato ahaa ay ku dhinteen xeebahaasi kadib markii ay badweynta India si weyn u kacday taas oo qayb ka ahayd ruxankii badda hoosteeda ka dhacay ee koonfurta Qaaradda Asia. Sawirro uu soo saaray telefishanka BBC-du ayaa laga arki karayey doonyo iyo saxiimado yaryar oo ay biyuhu burburiyeen, iyo dadka kalluumaysatada ah oo halkaasi si weyn uga qaxaya. Waxaa la filayaa inuu khasaaraha naf iyo maalba leh ee soo gaarey Soomaalida kalluumaysatada ah ay sare u kacdo, waxaana jira hadal hayn weyn oo ka warrameysa dad fara badan oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen. Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku biirtay siddeedda dal ee ku yaala qaaradda Asia ee codsaday garkaarka iyo samata bixinta caalamiga ah, Magaalada Garoowena shir jar’aaid oo ay qabteen golaha xukuumaddu waxay ku dalbadeen gargaar isla markaana ka war bixiyeen sidii ay wax u dhaceen. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com -
Tsunami strikes Somali coast...Hundreds feared dead
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Over 100 Somali fishermen feared killed by tsunamis - Monday, December 27, 2004 at 11:36 More than 100 Somali fishermen are presumed dead as a result of deadly tsunamis that battered the country's coast over the weekend, a presidential spokesman told AFP. "The number of missing people, who are assumed to be dead, is more than 100 along the coastline at the Indian Ocean in the regional state of Puntland," Yusuf Ismail Baribari, a spokesman for Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed said. "They went fishing as usual early yesterday morning and have not returned because of the tragedy." Mr Baribari said the fishermen came from the Gara'g, Haafun and other villages in north-eastern Puntland region and sailed to the sea with small wooden boats called dhows, which they use for fishing. Tidal waves, triggered by an earthquake in Indonesia have left more than 20,000 people dead in Asia, also smashed several points in the Africa's eastern coast on Sunday. "We are appealing for immediate humanitarian assistance," Mr Baribari said, adding that tidal waves shattered several boats along the country's coastline. The chaotic horn of Africa country has no effective mechanism of responding to disaster since 1991 when dictator Mohammed Siad Barre was toppled and the whole nation plunged into chaos and anarchy. Accordingly, Mr Baribari said it was hard to assess the scale of disaster in the country of about 10 million inhabitants with a vast coastline, stretching from Kenya to the Gulf of Aden. Source: www.abc.net.au