Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,226
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Cabdillaahi Yuusuf oo Markii u Horreysay ka Hadlay Wakhtigii la Go’aamiyey in Somaliland Gooni u Go’do “Axmed Siilaanyo waxa uu igu yidhi arrintii lixdankii khaldantay ilaa aannu saxno idinla midoobi mayno” Waraysi – Col. Cabdillaahi Yuusuf London (Jam/Golisnews)- Madaxweynihii dawladdii Mbeghati ee Soomaaliya Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed, ayaa markii ugu horreysay tafaasiil ka bixiyey sababaha keenay go’aanka goonni-isu-taagga iyo madaxbannaanida Somaliland. Col. Cabdillaahi Yuusuf oo hadda socdaal caafimaad ku jooga magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa waraysi aad u dheer oo uu siiyey telefishanka UNIVERSAL, waxa uu ku sheegay in ururkii SNM qorshaha goonni-isu-taagga Somaliland go'aan ku gaadheen ka hor 1991-kii shirkii magaalada Burco sida taariikhda hore loogu hayey, isaga oo xusay in boqorkii Itoobiya ee Mingiste Xayla Maryam uu taageernasaa in uruka SNM dawlad gaar ah oo Somaliya ka madaxbannaan samaytaan marka ay xukunka ka tuuraan Siyaad Bare. Waraysigan oo uu la yeeshay weriyaha caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri oo ka tirsan telefishanka Universal, waxa uu si faahfaahsan ugaga warramay dhacdooyinkii taliskii millateri ee Soomaaliya, waayahii afgambigii millatari ee uu hoggaaminaayey Maxamed Siyaad Barre, dagaalkii Ethiopia iyo Soomaaliya 1977-kii, afgembigii dhicisoobay ee 1978-kii iyo weliba fakadkii uu ka fakaday maamulkii Siyaad Barre 1978-kii dabayaqadiisii, isla markaana ku galay dalka Kenya oo uu uga sii gudbay Ethiopia, cahdigii aasaaska jabhaddii SSDF iyo weliba wakhtigii ay SNM tagtay Ethiopia. Ugu horreyn, Cabdillaahi Yuusuf oo ka jawaabayey su'aal ku saabsanayd sababta keentay inay kala aragti duwanaadaan jabhahaddii uu hoggaanka u ahaa ee SSDF iyo ururkii Somaliland xoreeyey ee SNM waxa uu yidhi; "Horta markii hore annagu waannu ka sii horreynay SNM oo annagoo afar sannadood dagaallamayna ayey yimaaddeen. Waa jireen niman ka horreeyey, balse Axmed Siilaanyo oo haddana ah siyaasi ayaa markaa yimi oo guddoomiye u ahaa; waa la isu kaayo keenay maalin oo meel miis ahayd ayaanmu soo wada fadhiisanay. Aniga [Cabdillaahi Yuusuf] ayaa hadlay oo waxaan idhi, waar haddii aynu dagaallamayn oo waxaynu ka dagaallamayna tahay sidii taliskaasi iyo ninka haysta meesha looga saari lahaa, isla markaana Soomaali dalnimadeedii la isugu keeni lahaa aynu midowno oo wax isku darsano, markaan intaa idhi waxa ii jawaabay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markaa isaguna SNM guddoomiye u ahaa, waxaannu igu yidhi; “Siilaanyo waxa uu igu yidhi arrintii lixdankii khaldantay ilaa aannu saxno idinla midoobi mayno, markaa goosashada Somaliland intay taa uun daba socoto ayey u muuqataa." Cabdillaahi Yuusuf oo sharraxaad ka bixinayey hadalkii Axmed Siilaanyo, waxa uu intaa ku daray, "Markii uu Siilaanyo hadalka i yidhi dad badan oo meesha fadhiyey oo saraakiishii annaga dhinacayga ka tirsanayd SSDF may fahmin, laakiin anigu waan fahmay wuxuu u jeeday. 1961-kii inqilaabkii fashilmay ee nimankii saraakiisha ahaa ku doonayeen inay woqooyi [somaliland] ku qabsadaan oo ay intayada saraakiisha ah ee reer koonfureedkana xidh xidhaan oo woqooyi goonni u gooyaan oo dal madaxbannaan laga dhigo, taas ayuu Siilaanyo u jeeday oo uu daba socday," ayuu yidhi Cabdillaahi Yuusuf Weriyaha ayaa ku celiyey su'aal ahayd, markaa ma waxaad u jeeda goonni-isu-taagga Somaliland kuma u iman sida la sheego markii Burco ay isugu yimaaddeen 1991-kii ee wuxuu ahaa wax hore u jiray oo Siilaanyo ogaa? Waxa uu ku jawaabay; "Haa Wallaahi, anigu taasi ayaan qabaa nimankaasi go'aanka iyo qorshaha goonni-isu-taagga mar hore ayey gaadheen, wuxuuna ahaa wax hore ugu qorshaysnaa ee yaan been la isu sheegin oo aan imminka la odhan Burco ayaa 1991-kii lagu gaadhaye." Jamhuuriya Online
  2. Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonistJanuary 1, 2010 8:21 p.m. EST Kurt Westergaard is known for his controversial depictions of the Muslim prophet Mohammad.STORY HIGHLIGHTS Assailant allegedly tried to enter the home of Danish political cartoonist Kurt Westergaard Westergaard known for his controversial depictions of the Muslim prophet Mohammad Since 2006, Danish authorities arrested others allegedly plotting to kill Westergaard RELATED TOPICS Kurt Westergaard Denmark (CNN) -- A Somali man was shot as he allegedly tried to enter the home of Danish political cartoonist Kurt Westergaard -- known for his controversial depictions of the Muslim prophet Mohammad -- on Saturday, police said. The 27-year-old man, who was not identified, wielded an ax and a knife and cracked a window at Westergaard's home in Aarhus, said police spokesman Morten Jensen. A home alarm alerted police to the scene at 10 p.m., and they were attacked by the man, he said. The officers shot the man in the right leg and left hand. He was hospitalized, but was not seriously injured, police said. Westergaard's caricature of Mohammed -- which depicted the prophet wearing a bomb as a turban with a lit fuse -- sparked an uproar among Muslims in early 2006 after newspapers reprinted the images months later as a matter of free speech. The cartoon was first published by the Danish newspaper Morgenavisen Jullands-Posten in September 2005. At the time, Westergaard said he wanted his cartoon to say that some people exploited the prophet to legitimize terror. However, many in the Muslim world interpreted the drawing as depicting their prophet as a terrorist. Over the years, Danish authorities have arrested other suspects who allegedly plotted against Westergaard's life. After three such arrests were made in February 2008, Westergaard issued a statement, saying, "Of course I fear for my life after the Danish Security and Intelligence Service informed me of the concrete plans of certain people to kill me. However, I have turned fear into anger and indignation. It has made me angry that a perfectly normal everyday activity which I used to do by the thousand was abused to set off such madness."
  3. Anigu siday tahay uun baan sheegay alshabaab waxa ka horeyee Maxakimta maxakimta waxa ka horeyee al iltaxaada. dee kuwan na qaar ba ka danbayn ti alla na meel bay ku qorantahay run ahaanti.
  4. ^ After al shabaab there will be another group and after that group there will be another wa iska caadii
  5. Mala wayay qof soo dila ninkaas oo jeell uu gala maxa maxkamad iyo waxa la iskala daalaya.
  6. whats the difference between darwiish from burco and darwiish from Lascanood.
  7. The referendum, scheduled for January 2011, is a crucial part of the peace deal signed nearly five years ago which There have been angry demonstrations this month about electoral reforms Sudan's parliament has passed a key law paving the way for a referendum on independence for the oil-rich south. The move ends months of wrangling between the north and south about how the referendum should be conducted. Last week, southern politicians walked out of parliament in a row over where southerners would be able to vote. The referendum, scheduled for January 2011, is a crucial part of the peace deal signed nearly five years ago which ended two decades of civil war. The 2005 peace agreement saw President Omar al-Bashir's northern National Congress Party (NCP) going into government with former Sudan People's Liberation Movement (SPLM) rebels from the south. It is widely predicted that the south will vote for independence but there are concerns that tensions will increase in the run-up to the referendum and a general election in April. 'Second-class citizens' Mr Bashir and SPLM leader Salva Kiir reached a deal on the referendum earlier this month in crisis talks that followed angry demonstrations by southerners about electoral reforms. What future for Nuba Mountains? Fears of renewed war South Sudan awaits oil bonanza But when northern politicians tried to amend a section of the referendum bill about where people could vote last week, southern MPs walked out of parliament. This prompted the United States to put pressure on the NCP. The law passed on Tuesday now stipulates that southerners living in the north will be allowed to vote there if they were born after 1956 but those born before that date will have to register and vote in the south. The SPLM had feared the north would manipulate the vote if southerners who had not lived in southern Sudan since independence in 1956 had been allowed to vote anywhere. "Anybody can claim: yes I have my grandparents from the south... unless you go and verify yourself in southern Sudan, this can be abused," SPLM MP Aligu Manawa told the BBC's Focus on Africa programme. BBC Africa analyst Mary Harper says Sudan's politicians try - in public at least - to talk of enduring unity and good relations between the north and south. But they sometimes slip up and Mr Kiir recently warned southerners that if they voted against independence they would become second-class citizens in their own country, she says. There are also problems regarding the border between the north and south, as the status of some areas has not yet been clearly defined. And there are serious tensions in southern Sudan, with different ethnic groups fighting over land. More than 2,000 people have been killed and 250,000 people displaced this year alone. The 22-year war between the mainly Muslim north and the Christian and animist south claimed the lives of some 1.5 million people. Source: BBC
  8. i agree somaliland.org garbage bey noqotay beryahan, danaha somaliland babay ka so hor jeedaan mucaradnimadii bay qallad ka fahmeen, baan is yidhi.
  9. Originally posted by Jacaylbaro: I kinda like NSUM actually ,,,, u know why? I miss JNM the military wing of nsum
  10. Umar carte qalib@ arab league in 1974 but back then we where a country dad aan la rabbin ina la cawiyo oo is cawineyn lama cawiyo
  11. Madaxtooyada Oo Guddi Qabanqaabo U Magacawday Keenista Maydka Iyo Aaska Marxuun Maxamud Saalax Nuur Fagadhe “Xukuumadu Jimcaha Ayey Diyaarada U Buukin Garaysay Guddi Qabanqaabana Waa Loo Magacaabay” Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Hargeysa, December 30, 2009 (Haatuf)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa guddi qabaqaabo u magacaabay keenista iyo aaska wakiilkii Somaliland u fadhiyey magaalada Paris ee caasimada dalka faransiiska marxuun Maxamud Saalax Nuur Fagadhe oo Axadii todobaadkan ku geeriyooday cusbitaal ku yaala caasimada faransiiska. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa isagu wargayska Haatuf u xaqiijiyey in gudi qaban qaabo ay xukuumadu u magacawday keenista maydka iyo aaska marxuum Fagadhe, isagoo arinkaa ka waramayana waxa uu yidhi “maalinta jimcaha ayaa la buukin gareeyey diyaaradii marxuumka maydkiisa ka soo qaadi lahayd magaalada Paris, ka dibna dhinaca caasimada somaliland ayaa loo soo qaadayaa sidaa darteed maydka safiirka waa la keenayaa, gudi qaban qaabo oo aanan magacyadooda hayn ayaa loo magacaabay arinkaana madaxwayne ku xigeenka ayaa loo xilsaaray oo ka hawl galaya” Dhinaca kale ilo xogagaal ah ayaa Haatuf u xaqiijiyey in guddida qaban qaabada ee xukuumadu magacawday oo iskugu jira wasiiro iyo masuuliyiin dawlada ka tirsan uu gudoomiye u yahay wasiirka qorshaynta qaranka Cali Ibraahin Maxamed (Cali sanyare), kuwaas oo la sheegay in ay qaban qaabin doonto sidii aas qaran loogu samayn lahaa Alle haw naxariistee marxuum Maxamud Saalax Nuur Fagadhe. Ila wareedyo lagu kalsoonyahay oo u dhuun daloola qasriga madaxtooyada iyo ehelka marxuumka ayaa noo xaqiijiyey inay madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin uu si rasmiya u dhamays tiray kharashkii iyo inkaaniyaadkii lagu fulin lahaa keenista maydka marxuumka, laguna qaban lahaa aas heer qaran ah oo loo sameeyo wakiilkii Somaliland ee dalka faransiiska marxuum Fagadhe oo isagu ahaa halgamayaashii dhidibada u aasay qaranimada Somaliland.
  12. Maalinta Sabtida Oo Marxuun Fagadhe Lagu Aasi Doono Hargaysa Written by Qarannews Dec 30, 2009 at 06:24 AM Hargaysa,(Qarannews)-Waxa maalinta sabtida la keenayaa caasimada Somaliland maydkii Ilahay ha u naxariistee marxuun Maxamuud Nuur Saalax Fagadhe oo ahaa wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Faransiiska. Aaska marxuunka maalinta sabtida ka dhici doona caasimada Somaliland ayaa waxa soo qaadista maydka marxuunka ayaa waxa uu maanta madaxweynahu uu u magacaabay gudi qabn qaabo oo ka kooban shan xubnood gudidaasi oo uu gudoomin doono wasiirka deegaanka mudane Maxamed Dirir Xagar. Waxa kale oo gudidan ka mid ah wasiirka qorshaynta qaranka mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare} gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada mudane Baashe Maxamed Faarax, wasiir ku xigeenka arimaha dibada mudane Axmed Ismail iyo wasiirku xigeenka mudane Axmed Xaashi. Soo qaadista maydka marxuunka oo si aad ah loogu diyaar garoobay, ayaa ilaa maalintii uu marxuunku geeriyooday xukumada Somaliland waxa ay si aan kala joogsi ahayn ugu hawlanayd sidii ay maydka marxuunka u soo qaadi lahaayeen , taasina waanu ku guulaysanay sidaasi waxa maanta saxaafda u sheegay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada mudane Axmed Ismail. Dhanka kalena waxa jira warar been abuur ah iyo buun buunin oo ay saxaafada qaarkeed ka qoraysay halka lagu aasi doono marxuunka oo ay xukumada Somaliland beenisay in ayna marnaba maydka marxuunka ku doorsanynin in la soo qaado maydka oo lagu aaso dal kale oo aan ahayn dalka Somaliland. Qarannews
  13. he was right snm always wanted Secession and they got it
  14. Nabi Maxammad caleyhi salatu wa salaam wuxu yidhi Qawmka Haween ka dhigta hogaan . waligood ma barbaraan. wa xadiis saxiix ah.
  15. Ma ogalli anigu inay golaha Duriyada ay so fadhisato ruux dumarii, gabadh ba ku jirta golaha guurtida somaliland. taasa ba dhib igu haysa.Ma adna adan ba Cabdi waraabe miska uu qaraacii iyo ina sheikh madar.
  16. Weftigii ka Socday Baarlamaanka Kiiniya oo Galabta ka Ambabaxay Dalka Written by Qarannews Dec 28, 2009 at 04:05 PM Hargaysa,(Qarannews)-Weftigii ka socday Baarlamaanka Kenya ee uu Hoggaaminayay Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya Md. Faarax Macalin Axmed, oo muddo todobaad ah dalka booqasho rasmi ah ku joogay ayaa maanta galab ka dhoofay Madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport. Weftigan oo ay xubno ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha Guddi Hoosaadyada Nabadgelyada, Dhaqaalaha iyo Horumarinta Baarlamaanka.Madaxa weftigan Md. Faarax Macalin oo ka hor intii aanu dalka ka dhoofin madaarka ugu waramayay warbaahinta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay socdaalkooda xaqiiqo raadinta ah ee ay ku yimaadeen dalka, waxaanu Xukuumada, Goleyaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somalilandba uga mahad celiyay sidii diiranayd ee ay ugu soo dhaweeyeen Gobolada dalka. “Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa Xukuumada, Goleyaasha iyo shacbiga Somaliland sidii walaaltinimada lahayd ee ay noogu soo dhaweeyeen dalka, waxaan ku rajo weynahay inaan wixii aanu ku aragnay dalka horumarka iyo nabad gelyada ka jirta Somaliland inaanu u gudbino dawlada iyo Baarlamaanka wadanka Kenya,”Ayuu yidhi Guddoomiye Ku Xigeenka baarlamaanka Kenya. Md. Faarax Macalin oo ka hadlayay sawirka uga soo baxay Socdaalkiisa wuxuu yidhi“Sawirka ku arkay imika Somaliland iyo sawirkii aan ka haystay aad ayay u kala fogaayeen.badanaa dadku waxay u arkayaan meel nabadgelyadeedu hoosayso wax badan oo aanu filaynay markii aanu nimid way ka duwan tahay.waxaanu aragnay meel nabadgelyo ah oo xasiloon oo Ganacsigii uu ka jiro oo dadku wakhtiga ay doonaan shaqaysan karaan.” Guddoomiye ku Xigeenku wuxuu intaasi ku daray “Waxaanu aragnay Baarlamaan shaqaynaya iyo Golle Guurti oo runtii aad u wanaagsan.tacliinta oo wax fiican laga qabtay.in kasta oo si taam ah wax looga qaban karin ictiraaf la’aanta darteed.wadooyinka oo aad u dhib badan ayaanu aragnay.waxaanu maanta la tagaynaa inaanu wixii aanu la qaban karayno la qabano.” Qarannews
  17. ^Recognize Somaliland and we will support the TFG, and we will support the TFG politically military and financially, and begin next year there wont be a shabaab. We can play a bigger role then Djibouti in stabilizing the koonfurians
  18. SIlanyos trip will benefit Somaliland’s relations with the west, few month ago dr Maxammad cabdilahi cumar ,visited congressman Donald payn ,