-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland president meets French foreign minister pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdigiisii oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska Wednesday, 05 May 2010 Hargeysa (Somalilandnation)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba. Madaxweynaha iyo Wasiirku waxay si diirran isaga waraysteen xaaladda Gobolka iyo ka Geeska Africa, iyagoo si gaar ah oo xiiso badani ku dheeehan yahay uga wado hadlay, arrimaha Somaliland, sida Arrimaha Siyaasadda, Nabadgelyada, dhaqaalaha Arrimaha Budhcad badeeda ee beryahan dambe fara baas ku haya badaha adduunka iyo kuwa Gobolkaba, Madaxweynuhu wuxuu uga waramay Wasiirka, xaaladda dalka Somaliland ee imika, iyo doorashada Madaxtooyada ee dalka dhawaan ku soo fool leh, Arrimaha Nabadgelyada, kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha la dagaalanka budhcad badeeda, iyo kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto deganaanshaha dhammaan Mandaqadda Geeska Africa iyo Gobolkaba. Wasiirku waxa uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay, horumarka, deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda uu dalka Somaliland ku tallaabasaday, taasi oo uu sheegay Wasiirku in uu aqoon dheeraad ah u leeyahay Somaliland, soona booqday wakhtigii ay Somaliland burbursanayd ee Sagaashameedyadii, isbedelka la gaadhayna ku tilmaamay mid mucjiso ah, jecel yahayna in uu mar labaad ku noqdo oo uu indhihiisa ku soo arko wanaaga ay qabsatay oo uu sheegay in uu adduun waynuhuna ka markhaati kacay. Wuxuuna sheegay in uu had iyo jeer la socda xaaladda Dalka Somaliland, xog joogta ahna ka helo shaqaalaha Wasaaraddda Arrimaha Debedda ee Fransiiska kuwa u qaabilsan Africa. Isla shalay Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa qado sharaf loogu sameeyay, Aqalka Guurtida (Senate) ee Fransiiska taasi oo labada golena u dhammaayeen, halkaasi oo si aada la isugu waraystay, xubno ka mid ahaa Baarlamankuna ka warameen waxay ku soo arkeen Dalka Somaliland mudadii ay safarka ugu kicitimeen ee 2009-kii, halkaasi oo Madaxweynaha lagu guddoon siiyay Buug taariikhi ah oo ka waramaya Golaha Senate ee Fransiiska. Waxay Golaha Senate-ku ballan qaadeen inay wefti kale u soo diri doonaan dalka mar labaad, sannadkan aynu ku gudo jirno. Waxa iyana badh ka mid ah weftiga Madaxweynaha, oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeddu saaka, la kulmeen Hay’adda Horumarinta iyo iskaashiga ee Dalka Fransiiska (AFD), weftiga iyo Hay’addu waxay aad isula soo qaadeen hawlo fara badan oo ku saabsan Horumarinta iyo xagga Iskaashiga labada dal, iyadoo Weftigu ka codsaday Hay’adda inay dalka Somaliland soo degaan oo yimaadaan. Kullamadaasi dhammaantood waxay ku soo gaba-gaboobeen jawi farxadeed oo aad u sarreeya. Madaxweynaha JSL, waxa kullamadiisa ku wehelinayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Mudane, Cali Cumar Maxamed, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL. Allaa Mahad Leh Axmed Maxamed Ciise Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha -
Somaliland president meets French foreign minister pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Lool Cowke Do u really think We have the time to Photoshop pictures To proof a point come on Boy Somaliland has Good ties With France -
Madaxweynaha JSL Iyo Wefdigiisii oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska Daawo Written by Axmed Maxamed Ciise May 05, 2010 at 03:37 PM Paris,(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba. Madaxweynaha iyo Wasiirku waxay si diirran isaga waraysteen xaaladda Gobolka iyo ka Geeska Africa, iyagoo si gaar ah oo xiiso badani ku dheeehan yahay uga wado hadlay, arrimaha Somaliland, sida Arrimaha Siyaasadda, Nabadgelyada, dhaqaalaha Arrimaha Budhcad badeeda ee beryahan dambe fara baas ku haya badaha adduunka iyo kuwa Gobolkaba. Madaxweynuhu wuxuu uga waramay Wasiirka, xaaladda dalka Somaliland ee imika, iyo doorashada Madaxtooyada ee dalka dhawaan ku soo fool leh, Arrimaha Nabadgelyada, kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha la dagaalanka budhcad badeeda, iyo kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto deganaanshaha dhammaan Mandaqadda Geeska Africa iyo Gobolkaba. Wasiirku waxa uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay, horumarka, deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda uu dalka Somaliland ku tallaabasaday, taasi oo uu sheegay Wasiirku in uu aqoon dheeraad ah u leeyahay Somaliland, soona booqday wakhtigii ay Somaliland burbursanayd ee Sagaashameedyadii, isbedelka la gaadhayna ku tilmaamay mid mucjiso ah, jecel yahayna in uu mar labaad ku noqdo oo uu indhihiisa ku soo arko wanaaga ay qabsatay oo uu sheegay in uu adduun waynuhuna ka markhaati kacay. Wuxuuna sheegay in uu had iyo jeer la socda xaaladda Dalka Somaliland, xog joogta ahna ka helo shaqaalaha Wasaaraddda Arrimaha Debedda ee Fransiiska kuwa u qaabilsan Africa. Isla shalay Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa qado sharaf loogu sameeyay, Aqalka Guurtida (Senate) ee Fransiiska taasi oo labada golena u dhammaayeen, halkaasi oo si aada la isugu waraystay, xubno ka mid ahaa Baarlamankuna ka warameen waxay ku soo arkeen Dalka Somaliland mudadii ay safarka ugu kicitimeen ee 2009-kii, halkaasi oo Madaxweynaha lagu guddoon siiyay Buug taariikhi ah oo ka waramaya Golaha Senate ee Fransiiska. Waxay Golaha Senate-ku ballan qaadeen inay wefti kale u soo diri doonaan dalka mar labaad, sannadkan aynu ku gudo jirno. Waxa iyana badh ka mid ah weftiga Madaxweynaha, oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeddu saaka, la kulmeen Hay’adda Horumarinta iyo iskaashiga ee Dalka Fransiiska (AFD), weftiga iyo Hay’addu waxay aad isula soo qaadeen hawlo fara badan oo ku saabsan Horumarinta iyo xagga Iskaashiga labada dal, iyadoo Weftigu ka codsaday Hay’adda inay dalka Somaliland soo degaan oo yimaadaan. Kullamadaasi dhammaantood waxay ku soo gaba-gaboobeen jawi farxadeed oo aad u sarreeya. Madaxweynaha JSL, waxa kullamadiisa ku wehelinayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Mudane, Cali Cumar Maxamed, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL. Allaa Mahad Leh Axmed Maxamed Ciise Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
-
Garowe: Vice President Abdisamad Opens New Anti Piracy Project
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Any pics? -
Somaliland Elections: New Cards Arrive Hargeisa
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good development now lets just wait till the electoral Commission set up the exact date for the elections it seems everything is ready good to go -
ma casiir ba lugu cabba casayrland
-
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Cowke sawirada aad so galisey , faroole muxu faraha la tag tagaya? -
Mr Somalia mala cidi wax qabsatta oo hormar gaadha ma marqansanyahay, mala cidi aad isku siyasad noqon weydan mafrish bu fadhiya , Adeer meesha ka fadhiso A khadar I am aware that these pictures were taken when Cigal was the prime minister of Somalia, Did u hear me say these pictures were taken During Somaliland era? But This topic Is About Maxammad xaji iebrahien Cigaal aun from the days of snl to the days he was the prime minister of somalia, And Last but not least When he became the president of the republic of somaliland in 1993.
-
Originally posted by General Duke: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: The world Also Remembers Somalia as a failled state, Egaal was one of the leaders of this failed state. Also he failed to get RECOGNITION for the NW enclave, he waged a destructive clan civil war against Tuur , that killed thousands, then chose an NSS spy as his deputy, robed the poor peoples taxes and died, without any success in creating an independent "Somaliland" till this day, the world recognises this enclave as part of Somalia. I think Somalia Failled with the unity Of somaliland And somalia in 1960, koonfuria has been torn By Conflicts And war and piracy for the past 50 years since Koonfurias independence. Somaliland Normalization and the Establishment of real governance was welcomed by the majority of somalilanders under Cigaals Goverment Somaliland has achieved a measure of stability and progress and unity under Egals Administration, may allah bless his soul he will go down in history as the father of the nation of somaliland.
-
Generel Duke hates the Current Situation of Konnfuria,but i think the end will disappoint him Even more
-
Originally posted by AYOUB: ^ Oh? Who and how will bring back its glory? by hijacking more ships
-
Duke thinks Garowe is the new Capital Of Somalia
-
^^ waleh so the Capital Belongs to Alshabaab Thats good news for your TFG
-
Remembering President Egal’s Legacy Mohamed Ibrahin Egal was strong pillar in the existence of the republic of Somaliland, and he always has a heart of gold to promote peace and democracy to the whole of Africa where choes is the dominant factor. And if ever some body was to be given the title of humanity and good nature, then he was the soul of it. How ever when the history of this country is written for the future generations every young person will have to say we lost a kind, thoughtful and gentle father. He is also gregarious person who injected new meanings and dignity in to the veins of Somali Landers. To day here on this stage, I also want to sincerely thank Mr. Ahmed M .I .Egal and the family of our late president who showed a splendid example and great moral support for this country; I want to say thanks for your support, we will always be grateful and be proud of you. To cut my words short, we have a great pain for the loss of our prominent president. And this month is the month which will mark one of our saddest and monstrous turning points in our life. Each of us will remember that moment; the bad news comes to where we were and what we were doing. The fact that he had passed away does not mean he departed from our lives. The passage of time has not healed our hearts and as life and memory last, we will remember you and you will remain deep in our living memories for the rest of our lives President Egal. Farhan A Suleiman (Oday) Hargeisa, Somaliland
-
Dee jacaylbaro dee caasimada koonfuria ya iska leh lol
-
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
wa wax laga naxo hada misaajidyadi ilahay ba bam la dhigaya subxaaan wa qadir -
Originally posted by Sacad *Ducaale: Haji_Xunjuf, A independent recognized somaliland is the best solution for the people of somaliland and their future. 100% agree
-
First of all somaliland in an independent state located in the horn of africa somaliland borders Djibouti to the west , And Ethiopia to the south And Somalia to the east Somaliland has a unique history Somaliland was a separate colony and gained it’s independence from the United Kingdom in 1960 before the illegal merger with the then Italian Somalia.Which was under a united nation Trustship for 10 years. Upon it’s independence Somaliland was granted UN member ship and recognised by some 34 countries. Its not about being poor, its more about that you can Be independent and have all the resources and manage it in a right way in your country and the man power and the leadership to furfill all of that you need to be functional state. Somaliland is a self reliant nation with working Democratic institution also it has an independent judicary system a police force a millatary force A navy all of that said. Somaliland is a Functional State. So somaliland has proved itsself as a fully capable state with a stable economy. As for pan somalism for the somali speaking people and uniting all those areas under one Administration is something that becomes day after day just a fairytale. Somali is just a language there is no point of uniting somali speaking people there are 23 arab countries in the world,how many countries Are English Speaking countries? Somaliland is a democracy and promotes Equality and peace, and is built on a consensus amongst its diverse population we are an example for the koonfurians who are blowing up Mosques in mogadisho
-
The President of somaliland Arrives in France Paris
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha iyo Wefdigiisii oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Paris ee Dalka Faransiiska Sunday, 02 May 2010 Hargeysa (Somalilandnation)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigiisii oo beryahanba hawlo shaqo ku joogay Magaaladda Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa shalay ka dhoofay Madaarka Magaaladaasi. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo gaadhay abaaro 1:30 duhurnimo ee shalay Madaarka Magaaladda Paris, waxa halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay saraakiil ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibada ee dalka Faransiiska, iyadoo halkaasi Protocol loogu tallo galay ka hoos qaaday diyaaradda, waxana loo galbiyay qolka nasashada ee VIP-da. Waxa kale oo Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Madaarka Wakiilka Somaliland u fadhiya Magaaladda Paris, Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB, Mudane, Jaamac Yaasiin iyo xubno kale. Madaxweynaha waxa la dajiyay huteel loogu tallo galay, Madaxweynaha iyo Wefdigiisu waxa ay Magaaladda Paris maalinta shaqaalaha adduunka, iyagoo wixii ka danbeeya Axaddana guddo geli doona hawlahooda shaqo ee ay u yimaadeen dalka Faransiiska. Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Mudane, Cali Maxamuud Axmed , ayaa isagu jooga magaaladda Dubai, isagoo hawlo caafimaad u jooga oo isku dawaynaya, maalmaha soo socdana ka daba tegi doona Wefdiga Madaxweynaha. Wefdiga Madaxweynaha waxa kale oo ka mid ah, Marwada koowaad ee Madaxweynaha, Marwo Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Cumar Maxamed iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane, Axmed Maxamed Ciise. Source Somalilandnation