Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Yemen tribesmen kidnap US couple Written by SMH May 28, 2010 at 12:20 PM Armed tribesmen in Yemen have kidnapped two US tourists and their Yemeni driver in a bid to secure the release of an imprisoned fellow tribesman, the driver and a tribal source says. The US embassy confirmed the abduction on Monday of two American citizens, which a State Department spokesman in Washington said was "not believed to be terrorism related." The couple were abducted in Bani Mansour, 70 kilometres west of the Yemeni capital, a tribal source said. They are calling for the release of a fellow tribesman held by authorities in Sanaa," the captured driver, Ali al-Arashi, told AFP in a telephone call. The captives were being well-treated, "in accordance with tribal hospitality," he added. The couple were snatched in the Bani Mansour area, near the mountain town of Hajara, a tourist destination known for its historic buildings. From there, they were driven to Hamra village, the driver said. A spokesman for the US embassy confirmed the abductions. "We can confirm that two American citizens were kidnapped in Yemen today," the spokesman told AFP. "The regional security office and the consulate are working together with Yemeni authorities to release them," he added without giving further details. US State Department spokesman Philip Crowley said later that the kidnappings were "not believed to be terrorism related." Yemen's powerful tribes often kidnap foreigners for use as bargaining chips in disputes with the central government. Of about 200 foreigners seized in Yemen over the past decade, almost all have been released unharmed. "We have every reason to believe this is one of those cases," Crowley said. Two Chinese oil workers abducted by tribesmen in eastern Yemen were released on May 18 after two days in captivity. A week ago, Saudi security forces rescued two young German girls held hostage for nearly a year in rugged north Yemen. Their infant brother was feared dead and the fate of their parents was unknown, officials said. The girls were part of a group of seven Germans, a British man and a South Korean woman seized in Yemen's northern mountains in June 2009. AFP
  2. Ciidammo ay wataan Mahad Canbaashe iyo Mustafe Galaal oo la wareegay Tuulada Dhalaamacune Posted by Admin on May 28, 2010 Rate This Xaalada gobolka Buuhoodle ayaa caawa laga cabsi qabaa inay halkaas ka dhacaan dagaalo dhexmara ciidanka Somaliland iyo ciidanka hogaanka SSC kadib markii ciidan ku hubaysan gawaadhida tiknikada ah oo ay hogaaminayaan laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Sool iyo Buuhoodle oo lagu magacaabo Mahad Canbaashe iyo Mustafe Galaal ay la waregeen tuulada Dhalaamacune oo qiyaastii 30-km u jirta degamada Buuhoodle,waxaana ciidankii kooxda SSC ay iyaguna ku sugan yihiin meel aan sidaas uga fogeyn. Sida ay noo xaqiijiyeen dad xog ogaal ah oo halkaas ku sugan ayaa waxa laga dareemayaa magaalada buuhoodle xaalad colaadeed,iyadoo sidoo kale ay magaaladaas gaadheen wasiir-ku-xigeen ka tirsan maamulka Somaliland oo lagu magacaabo C/risaaq Bacaluul,iyadoo horay uu halkaas ugu sugnaa Col Dalbac iyo ciidan uu wato. Mid ka mid ah taliyayaasha wata ciidanka Somaliland Mustafe Galaal ayaa waxay walaalo yihiin Shiine Galaal oo uu dilay taliyaha ciidanka SSC Kayse Cabi, kaasoo horey u ahaan jirey gudoomiyaha gobolka Cayn ee Puntland. Arintu si kastaba ha ahaatee, waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo dhacaan caawa ilaa beri,iyadoo weli ay magaalada Buuhoodle ku sugan yihiin ciidankii Itoobiyaanka ahaa,oo aan weli sii deyn gawaadhidii ay ka qabsadeen magaalada. Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Bakipress.com. Laascaanood Bakipress News Desk.
  3. Dagaalo maanta laga cabsi qabo inuu ka dhaco aaga Buuhoodle Mar aanu la xidhiidhnay Dhalaama cune ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in laga dareemayo magaalada buuhoodle xaalad colaadeed Xaalada gobolka Buuhoodle ayaa Maanta laga cabsi qabaa inay halkaas ka dhacaan dagaalo dhexmara ciidanka Somaliland iyo ciidanka hogaanka SSC,kadib markii ciidan ku hubaysan gawaadhida tiknikada ah oo ay hogaaminayaan laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Sool iyo Buuhoodle oo lagu magacaabo Mahad Canbaashe iyo Mustafe Galaal ay la waregeen tuulada Dhalaamacune oo qiyaastii 30-km u jirta degamada Buuhoodle,waxaana ciidankii kooxda SSC ay iyaguna ku sugan yihiin meel aan sidaas uga fogeyn. Mar aanu la xidhiidhnay Dhalaama cune ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in laga daremayo magaalada buuhoodle xaalad colaadeed,iyadoo sidoo kale ay magaaladaas gaadheen wasiir-ku-xigeen ka tirsan maamulka Somaliland oo lagu magacaabo C/rashiid Bacaluul,iyadoo horay uu halkaas ugu sugnaa Col Dalbac iyo ciidan uu wato. Arintu si kastaba ha ahaatee waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo dhacaan Maanta ilaa beri,iyadoo weli ay magaalada Buuhoodle ku sugan yihiin ciidankii Itoobiyaanka ahaa,oo aan weli sii deyn gawaadhidii ay ka qabsadeen magaalada Gabiley Desk lasanod OFfice
  4. Ciidmada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta Gaadhay Tuulada Dhalaama-Cune Iyo Deegaano U Dhaw Buuhoodle BUUHOODLE(OODWEYNENEWS)- Waxaa maanta hore u sii ruqaansaday ciidamo ka tirsan kuwa qaranka jamhuuriyada Somaliland kuwaasi oo ku sii jeeda magaalada Buhoodle iyo nawaaxigiisa. Ciidamadani ayaa saaka subaxii horeba waxa ay fadhiisin cusub ka samaysteen tuulada Dhalaamacune oo qiyaas ahaan 25KM u jirta magaalada Buuhoodle taasi oo ay ku suganyihiin gudaheeda cidaamo Etoobiyaan ah iyo maleeshiyaad Beeleed dhawaan la magacbaxay SSC kuwaasi oo todobaadkii dhawaa ay dagaal fooda isku dareen ciidamada Dawlada Federalka ee Etobiya kaas oo ay ka dhasheen khasaarayaaal labada dhinacba ah. Ciidamadan Somaliland ee saaka u dhaqaaqay dhankaa iyo Buhoodle ayaa waxaa hogaaminayay kornaylo u dhashay deegaamadaasi kuwaasi oo uu ka mid yahay Col.Mahad Canbaashe iyo kuwo kale kuwaasi oo nidar ku galay inay ka hortagidoonaan wax kasta oo dibindaabyo ku ah jiritaanka iyi nabadgalayada Dalka Jamhuuriyada Somaliland. Geesta kale waxaa iyana maanta laga dareemayay sansaan colaadeed magaalada buuhoodle ka dib markii ay maqleen dadka ku dhaqan magaaladu ciidmada xooga leh ee Somaliland ee ku soo wajahan deegaankaasi taasi oo xasuusinaysa dagaaladii dhawaan ku dhexmaray ciidamada etoobiya iyo dadka deegaankaasi kaasi oo sababay barakac weyn. Ciidamada qaranka Jamhuuriayada Somalilnd ee maanta u dhaqaaqay dhankaas iyo Deegaamada Buuhoodle ayaa waxay yihiin kuwo ku hubaysan Tikniko iyo hub kale badanba taas oo cabsi ku abuurtay dadka goobahaasi ay sii dhaafayeen ku sugnaa sida tuulada dhalaamacune waxaana warakan noo xaqiijiayay mid ka mid ah daraywalada isaga kala goosha deegaamaadasi oo ka gaabsaday in la carababaabo magaciisa. Ugu danbytii talaabadani ay maanata qaadeen ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa ku soo beegmayasa xili aan weli la dhamaystirin heshiiskii ay wada gaadheen ciidamada dalka Etoobiya iyo dadka deegaanmka Buuhoodle taasi oo aan weli lsi buuxda laysu shaafsan waxyaabihii lakala haystay. Maxamed Cawed Maxamed Oodweyne News/Burco Office E-mail:cawad05@hotmail.com
  5. Ciidan ay wataan Mustafe Galaal iyo Mahad Canbaashe oo gaadhay tuulada Dhalaamacune. Warkii 28-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Xaalada gobolka Buuhoodle ayaa caawa laga cabsi qabaa inay halkaas ka dhacaan dagaalo dhexmara ciidanka Somaliland iyo ciidanka hogaanka SSC,kadib markii ciidan ku hubaysan gawaadhida tiknikada ah oo ay hogaaminayaan laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Sool iyo Buuhoodle oo lagu magacaabo Mahad Canbaashe iyo Mustafe Galaal ay la waregeen tuulada Dhalaamacune oo qiyaastii 30-km u jirta degamada Buuhoodle,waxaana ciidankii kooxda SSC ay iyaguna ku sugan yihiin meel aan sidaas uga fogeyn. Sida ay noo xaqiijiyeen dad xog ogaal ah oo halkaas ku sugan ayaa waxa laga dareemayaa magaalada buuhoodle xaalad colaadeed,iyadoo sidoo kale ay magaaladaas gaadheen wasiir-ku-xigeen ka tirsan maamulka Somaliland oo lagu magacaabo C/risaaq Bacaluul,iyadoo horay uu halkaas ugu sugnaa Col Dalbac iyo ciidan uu wato. Mid ka mid ah taliyayaasha wata ciidanka Somaliland Mustafe Galaal ayaa waxay walaalo yihiin Shiine Galaal oo uu dilay taliyaha ciidanka SSC Kayse Cabi oo ah ,kaasoo horey u ahaan jirey gudoomiyaha golka Cayn ee Puntland. Arintu si kastaba ha ahaatee waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo dhacaan caawa ilaa beri,iyadoo weli ay magaalada Buuhoodle ku sugan yihiin ciidankii Itoobiyaanka ahaa,oo aan weli sii deyn gawaadhidii ay ka qabsadeen magaalada. Wixii warar ah ee soo kordha ha ka fogaan Afnugaal.com. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
  6. Originally posted by Cowke: Sacad you know why I don't like Somaliland? Because they are trying to live a delusion and opposing my system of government "federalism" other then that I would not care for that qowdhan pisspot!!! So u dont like Somaliland because we dont want to be part of TFG
  7. I dont believe khuusuusigi ina cabdilla xassan waxa ku jiray dumar wamaxay khususigan dumarku ku jiran.
  8. Great day Maalinti Mujaheedinta SNM ay dalka so galleen
  9. Mr Oodweyne , cowke He lives in his own world.
  10. Cismaan hindi soota Xilka laga qaaday ba Miskiin.
  11. We are not part of somalia sxb take us out of the list.
  12. ^^turkiya bey ku maqnayeeen oo hudheelo khatar ayaa laga casheynayey and marka la so noqdo na warsaxafadeed yar un ba la qabta oo ay odhanayan we are with you ssc , qaar ba run mooda thats pirate state for you
  13. how many tiknikos and soldiers does he have?
  14. Nothing new Mogadisho was like this for 19 years.
  15. oo garaadka yaa baray af ingreesiga soo kuwi odhan jiray ingreeska waanu necebnahay? iyo xuduudihisa dee afkisana u da hada
  16. walahi axmed cabdi godane , biyo u kabban mayo vila somaliya , inay shirki turkiya ku casumeen bay ahayd mala somalia xal ba lo heli laha
  17. A khadar i dont hate any one I just dont like Those who dont provide anything good or Positive to the people of Eastern somaliland.
  18. Originally posted by Cowke: Thats look like photoshop that picture. Just look at the body frame of rayale bulging out like that, plus the white dude is starting into camera not even flinching loooooooooool walahi Cowke is funny
  19. war garaadadu ma hadli karan waxay hadli karan oo kaliya marku faroole yidhaha hadla. iyagu wax ma cambaarayn karraan wa kuwii Bugland isku dhiibay. xaglajiifiye na labba garaad uun ba tageera yarki ina cali garaad iyo iyo yarki kalle ina garaad ismacil, garaadadi kalle oo dhan waxay joogaan garowe. last time i checked khuusuusigi bay kala shaxadayeen.