-
Content Count
30,211 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland:Military officials move closer to Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidmada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta Gaadhay Tuulada Dhalaama-Cune Iyo Deegaano U Dhaw Buuhoodle BUUHOODLE(OODWEYNENEWS)- Waxaa maanta hore u sii ruqaansaday ciidamo ka tirsan kuwa qaranka jamhuuriyada Somaliland kuwaasi oo ku sii jeeda magaalada Buhoodle iyo nawaaxigiisa. Ciidamadani ayaa saaka subaxii horeba waxa ay fadhiisin cusub ka samaysteen tuulada Dhalaamacune oo qiyaas ahaan 25KM u jirta magaalada Buuhoodle taasi oo ay ku suganyihiin gudaheeda cidaamo Etoobiyaan ah iyo maleeshiyaad Beeleed dhawaan la magacbaxay SSC kuwaasi oo todobaadkii dhawaa ay dagaal fooda isku dareen ciidamada Dawlada Federalka ee Etobiya kaas oo ay ka dhasheen khasaarayaaal labada dhinacba ah. Ciidamadan Somaliland ee saaka u dhaqaaqay dhankaa iyo Buhoodle ayaa waxaa hogaaminayay kornaylo u dhashay deegaamadaasi kuwaasi oo uu ka mid yahay Col.Mahad Canbaashe iyo kuwo kale kuwaasi oo nidar ku galay inay ka hortagidoonaan wax kasta oo dibindaabyo ku ah jiritaanka iyi nabadgalayada Dalka Jamhuuriyada Somaliland. Geesta kale waxaa iyana maanta laga dareemayay sansaan colaadeed magaalada buuhoodle ka dib markii ay maqleen dadka ku dhaqan magaaladu ciidmada xooga leh ee Somaliland ee ku soo wajahan deegaankaasi taasi oo xasuusinaysa dagaaladii dhawaan ku dhexmaray ciidamada etoobiya iyo dadka deegaankaasi kaasi oo sababay barakac weyn. Ciidamada qaranka Jamhuuriayada Somalilnd ee maanta u dhaqaaqay dhankaas iyo Deegaamada Buuhoodle ayaa waxay yihiin kuwo ku hubaysan Tikniko iyo hub kale badanba taas oo cabsi ku abuurtay dadka goobahaasi ay sii dhaafayeen ku sugnaa sida tuulada dhalaamacune waxaana warakan noo xaqiijiayay mid ka mid ah daraywalada isaga kala goosha deegaamaadasi oo ka gaabsaday in la carababaabo magaciisa. Ugu danbytii talaabadani ay maanata qaadeen ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa ku soo beegmayasa xili aan weli la dhamaystirin heshiiskii ay wada gaadheen ciidamada dalka Etoobiya iyo dadka deegaanmka Buuhoodle taasi oo aan weli lsi buuxda laysu shaafsan waxyaabihii lakala haystay. Maxamed Cawed Maxamed Oodweyne News/Burco Office E-mail:cawad05@hotmail.com -
Ciidan ay wataan Mustafe Galaal iyo Mahad Canbaashe oo gaadhay tuulada Dhalaamacune. Warkii 28-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Xaalada gobolka Buuhoodle ayaa caawa laga cabsi qabaa inay halkaas ka dhacaan dagaalo dhexmara ciidanka Somaliland iyo ciidanka hogaanka SSC,kadib markii ciidan ku hubaysan gawaadhida tiknikada ah oo ay hogaaminayaan laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Sool iyo Buuhoodle oo lagu magacaabo Mahad Canbaashe iyo Mustafe Galaal ay la waregeen tuulada Dhalaamacune oo qiyaastii 30-km u jirta degamada Buuhoodle,waxaana ciidankii kooxda SSC ay iyaguna ku sugan yihiin meel aan sidaas uga fogeyn. Sida ay noo xaqiijiyeen dad xog ogaal ah oo halkaas ku sugan ayaa waxa laga dareemayaa magaalada buuhoodle xaalad colaadeed,iyadoo sidoo kale ay magaaladaas gaadheen wasiir-ku-xigeen ka tirsan maamulka Somaliland oo lagu magacaabo C/risaaq Bacaluul,iyadoo horay uu halkaas ugu sugnaa Col Dalbac iyo ciidan uu wato. Mid ka mid ah taliyayaasha wata ciidanka Somaliland Mustafe Galaal ayaa waxay walaalo yihiin Shiine Galaal oo uu dilay taliyaha ciidanka SSC Kayse Cabi oo ah ,kaasoo horey u ahaan jirey gudoomiyaha golka Cayn ee Puntland. Arintu si kastaba ha ahaatee waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo dhacaan caawa ilaa beri,iyadoo weli ay magaalada Buuhoodle ku sugan yihiin ciidankii Itoobiyaanka ahaa,oo aan weli sii deyn gawaadhidii ay ka qabsadeen magaalada. Wixii warar ah ee soo kordha ha ka fogaan Afnugaal.com. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
-
ilahay ha u naxaristo
-
I dont believe khuusuusigi ina cabdilla xassan waxa ku jiray dumar wamaxay khususigan dumarku ku jiran.
-
Great day Maalinti Mujaheedinta SNM ay dalka so galleen
-
Mr Oodweyne , cowke He lives in his own world.
-
Cismaan hindi soota Xilka laga qaaday ba Miskiin.
-
Galkacyu: Injured from SSC, being treated in Mudug capital
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Thats the least puntland can do -
We are not part of somalia sxb take us out of the list.
-
SSC leadership us are one Puntland deputy speaker
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
^^turkiya bey ku maqnayeeen oo hudheelo khatar ayaa laga casheynayey and marka la so noqdo na warsaxafadeed yar un ba la qabta oo ay odhanayan we are with you ssc , qaar ba run mooda thats pirate state for you -
Col dalbac well done
-
how many tiknikos and soldiers does he have?
-
Nothing new Mogadisho was like this for 19 years.
-
oo garaadka yaa baray af ingreesiga soo kuwi odhan jiray ingreeska waanu necebnahay? iyo xuduudihisa dee afkisana u da hada
-
walahi axmed cabdi godane , biyo u kabban mayo vila somaliya , inay shirki turkiya ku casumeen bay ahayd mala somalia xal ba lo heli laha
-
A khadar i dont hate any one I just dont like Those who dont provide anything good or Positive to the people of Eastern somaliland.
-
Istanbul: Pic that will shock SNM secessionists: enjoy
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Cowke: Thats look like photoshop that picture. Just look at the body frame of rayale bulging out like that, plus the white dude is starting into camera not even flinching loooooooooool walahi Cowke is funny -
war garaadadu ma hadli karan waxay hadli karan oo kaliya marku faroole yidhaha hadla. iyagu wax ma cambaarayn karraan wa kuwii Bugland isku dhiibay. xaglajiifiye na labba garaad uun ba tageera yarki ina cali garaad iyo iyo yarki kalle ina garaad ismacil, garaadadi kalle oo dhan waxay joogaan garowe. last time i checked khuusuusigi bay kala shaxadayeen.
-
Xubno Ka Tirsan Maamulka Garoowe Oo Ka So Jeeda SSC Oo Bilaabay In Ay Magaca SSC Kaga Qaraabtaan Mudug Written by Jidbaale.com Sunday, 23 May 2010 16:11 Galkacayo(Jidbaale.com):-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gaalkacayo ayaa waxa ay sheegayaan in xubno ka tirsan maamulka Garoowe oo ka soo jeeda SSC in ay bilaabeen in ay beelaha gobolka Mudug Xaaladda ka jirta SSC ku baadhaan. Wararku waxay intaas ku darayaan in xubnihii ugu darnaa ee ka soo horjeeday in deegaanka SSC laga safeeyo jabhadda SNM , garabna siinayey siyaasadda C/raxmaan Faroole ee ku wajahan gobolada SSC oo kala ah ninka ku magacaaban wasiirka Kaluumaysiga Maxmed Faarax Faruur . Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Xuseen Yaasiin Diiriye (Xaaji Waal Waal) iyo xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Faarax Sulub Jaamac bilaabeen in ay ku shaqaystaan magaca beelaha SSC taageerana kaga raadiyey Gaalkacayo arrimaha haatan ka socda Widhwidh iyo Buuhoodle. Ilo xog ogaal ah oo ku sugan deegaanka SSC ayaa sheegay in ay uga digayaan beelaha Mudug in aanay ku kadsoomin xubnahaasi oo iyagu dano gaar ah wata , magac shacabka colaadu haystana ku hadli Karin ee ay yihiin xubno maamulka Garoowe u soo dirsaday Gaalkacayo si ay dano gaar ah u fushadaan. Xubnahan ka tirsan maamulka Garoowe kuna qaraabanaya magaca SSC ayaa lagu soo waramayaa in durtaba ay guda galeen hawlahaas ay ku tilmaamayaan in ay doonayaan in ay wax kaga qabtaan deegaankaasi, waxaana lagu wadaa wixii ay gacanta ku dhigaanba ay u leexinayaan goobo lagu dibin daabaynayo SSC , ilahan xog ogaal kahi oo ka gaabsaday in la xuso magacooda waxay uga digeen beelaha Mudug in aan laga majara habaabin cida hawlaha xaalada SSC ka jirta lagala xidhiidhi karo. Jidbaale.com
-
Originally posted by Safa: ^^^why was the snm created when Somalia was established. We had a government ....everything was so advanced from the health department to the education department...what exactly were you missing? taas kasoo fakar... In fact the government that was established was leading the whole nation.... Now if Riyaale was president of Somalia then I would not support anyone to wage any war...But don't ask me to smile when you want to control ur regions(hargaisa burco berbera) yet u wanna control other people's regions... So mr ka tali magaloyinkaaga oo dadka faraha ka qaad...or join and be part of somaliwayn. You cant have it your way... Or if you think you can get whatever you want with power, then what makes u think other people dont have men. They will fight and put their lives in the line for their regions. enough said.. salaam So you want Rayaale to be the president of somalia but Somalia allready has a president his name is sh dalxiis.
-
Somaliland is a peaceful place, but there are nabbadids hiding in civilian populated areas, what will you gain from war Nothing , all you want is to bring the sool region under misery But the somaliland army will not hesitate to protect somalilands sovereignty and integrity and its people.
