Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. War dag dag ah Waxaa caawa ka dhacay magaalada lasanod Qarax weyn oo gilgilay magaalada iyadoo lala beegsaday Saldhiga Daami Posted to the web on Jan 12 S Waxaa Caawa weerar loo adeegsaday Bambaano Gacmeed lagu weeraray Saldhiga Daami ee magaalada laascaanood saldhigaas oo ku yaala badhtamaha magaalad laascaanood weerarkan Ayaan wali la helin wax ka danbeeyaay islmamarkiiba waxaa la xidhay wadooyinka soo gala saldhiga, surta galna may ahaay in la booqdo saldhiga oo ay joogeen askar aad ugadoodsan. War hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in 3 askari oo kamid ah askartii saldhiga ay wax yeelo ka soogaadhay wax yeeladaas oo aan wali la xaqiijin in ta ay leegtahay iyo in ay jirto wax dhimasha ah, Dhinac kale warar isasoo taraya ayaa waxay sheegayaan in qasaaruhu intaa ka badan yahay waxaase xaqiiqda dhabta ah la ogaan doonaa bari insha allah. Wixii War Ah Ee Ka soo kordha kala soco Shabakada holholnews Holhol.net holholnews@hotmail.com
  2. Originally posted by Dajiye: ^Jigjiga iyo xamar oon xor (ama nabad waarta haysan) ayaad si dadban iyo si toos ahba u hoos timaada. Intaad is leedahay xamar fogee, Meqelle uun ha iska gadin. Hada waxad tahay kuwi sacabka u tumayey inu Tankiyada Tigraygu xammar soo dhex istaagan. hada wa siyaasintoodi kuwi laha Ethiopia iyo somalia xuduud ma kala laha hall dall hall basaboor hal dawlad hal calan war adigu Tigray ha u hoos galin intad qof Mekelle uga digaysiid hada isma oga ba
  3. War hee dhe waxa weyan inad wax kala saartid waxaad jeceshihid iyo wixi dhabta eh jira Imika ma waxad is barbar dhigaysa Jigjiga Oo ah magaalo la haysto iyo xammar oo ay madfacu ka dhacayo. ayaad barbar dhigay Djibouti war manaad xiishoonayn. markasay is weydiyaan maxay xammar iyo somalia u midoobi weyday lol. sxb anigu somaliland gaar bay isu taagtay adigu taadii meel ku sheeg intad tayda ad isha ku eegeysid. manad adigu wax noqon kareyn war adigu meel istaag oo wax noqo.
  4. Dadku na kama ilbaxan dhagax udub ay dhigto. Beri hore baan ka ilbaxay anigu Dhagax udub dhigto dhagaxanti bay naga badiyen
  5. Djibouti dhaqaalo is better then ever ninkan ismacil cumar gele dalkisa wa dhisay Djibouti Gdp is 1.880 billion usd ciyaaar mood sxb ma waxad rabta inad Djibouti ardaydoooda inad xammar ku qarxisid sided caruurtii xammar aad uu qarxiisay war meesha sheeko kuma haysiid sxb, Somaliland wa dall macdan leh Dad wax ku ool ah leh oo wax soo saarii kara habka loo mamuulo na yaqaana , Adigu tada meel ku sheeg sxb. Somaliland jiritaankeedu wa muqadis Gooni isutaagedu na mid gorgortan gali karta maha sxb marka wax kale ku mashquul.
  6. Dajiye aniga ha i sheegin waxan ii fiican anigu wa ogahay waxa i fiican tiisa daryeela aya tu kala ku dara tada meel ku sheeg. umadada mide oo shacabka mide oo dawlad u same oo nabad u same oo wax u dhig oo dalkaga dhiso. Shacabka somaliland dalkoodii way la so noqdeen gobonimadoodii ay iskaga ciyaaren 1960 isu tagaas ba qalad ah Dhaqaalo ahaan wanu isku filanahay dal ahaan wanu isku filanahay dad ahaan wanu isku filanahay ma fahantay sxb
  7. haa i was reading it yesterday wa runti Way adkanaysa inay somaliland iyo somalia mar labaaad midoobaan wana wax aan waligeed dib u dhacayn.
  8. beri baad maqli war deg deg ah koxaha xarakata al shabaab u dib u qabsaday Beledweyne. Koonfurian politics maalinkasta wa is badasha siida hawada.
  9. Somaliland forces help free Yemeni-flagged ship. SANAA, Jan. 10 (Xinhua) — Somaliland forces have helped in releasing a Yemeni-flagged container ship held by Somali pirates for nearly three weeks, Yemeni Interior Ministry said on Sunday. Al-Mahmoud ship, carrying 15 crew members on board, was freed from Somali pirates on Friday with the help of the Somaliland naval forces, said the Interior Ministry in a statement posted on its website. “The Al-Mahmoud ship left Aden port on Dec. 18 and was hijacked during its sail through the Arqabah area in Gulf of Aden,” the Yemeni coastguard was quoted as saying in the statement. The ministry provided no details about the casualties, but said the ship is expected to arrive in the city harbor of Al-Mukalla in Hadramout Province in south Yemen on Sunday. Despite international warships patrolling the Gulf of Aden and the Indian Ocean, piracy is still rampant in one of the world’s most important and busiest shipping lanes. According to statistics released by the Yemeni coastguard, 41 cargo vessels along with 521 sailors of different nationalities were seized by hijackers in 2009. Source: Xinhua
  10. Originally posted by djibsomali: Unlucky they didn't kill shaydan siro. He is a ****** who took side in ceelbardale war. nacallah kuu yaal!! He does not have any business in ceelbardale but took side just out of cuqdadnimoo iyoo calool xumoo kuu ragtay... such people exist in a land where dreams are made of khat ugu rida ugu rida ya ala wax siyee
  11. They tried to kill my fav sheikh . sh adan siro.
  12. Somaliland: Qarax Lala Maaganaa Masaajid Hargeysa Ku Yaala oo Fashilmay Hargeysa (Somalilandpress)- Qarax la magaanaa in lala beegsado masaajid ku yaala Xaafadda Xawaadle ee Degmada 26-ka June ee magaalada Hargeysa oo uu Iimaam ka yahay Sheekha Caanka ah ee Aadan Siiro ayaa fashilmay, ka dib markii goor dhawayd gacanta lagu dhigay oo la helay walxaha qarxa iyo hub faro badan. Hubkan iyo Walxahan oo noocyadoodu isugu jireen 8 nooc ayaa waxa la dhigay Qiblada hore ee Masaajidka, waxaana sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno dadkii goob joogka ahaa ee jaarka la ahaa Masaajidku noo xaqiijiyeen dhigay hubkan oo laga soo dhigay xashiish oo kale, Nin jinsiyadiisa lagu sheegay Oromo.. Hubka markii masaajidka la hor dhigay waxaa isha ku dhuftay oo aragtay gabadh ka mid ah dadka degan Xaafadda Xawaadle ee la jaarka ah Masaajidka, kadibna gabadha ayaa gacanta ku dhigtay ninkaasi oo kaladhka ku dhagtay, balse ninka ayaa gabadha ugu hanjabay sida la sheegay hadii ay sii dayn weydo in uu isku qarixin doono, taasinas waxay sababtay in gabadh ay sii dayso. Hase-yeeshee waxaa markiiba lala xidhiidhay Rugta booliska xaafadaasi oo aan ka fogayn Masaajidka, ninka ayaa ilaa hada lagu raad joogo qabashadiisii oo fakaday, inkastoo la qabtay nin kale oo hubka meesha kala baxay intii ay gabadha isku jeedeen ninkii fakaday, balse ay baadhis ku socoto. Taliyaha Qaybta Saldhiga Daloodho Cornayl Mahdi Nuur Maxamed (Lixle), oo aanu wax ka weydiinay dhacdadan ayaa noo sheegay in ay hayaan sideed qaybood oo uu ka koobaan hubka maanta la dhigay masaajidka Sh. Aadan Siiro Iimaamka ka yahay. Taliyaha ayaa intaas noogu daray in la rabay in masaajika loogu burburiyo idil ahaantii, hase ahaatee uu fashilay qoraxaasi Hubkan ayaa hada waxaa lagu wareejiyey qaybta baadhista miinooyinka iyo walxaha qarax oo hada gacanta ku haya isla markaan ku wada baadhis. Waa markii ugu horaysay ee masaajid ku yaala magaalada Hargeysa la damco in lagu qarxiyo noocyada kala duwan ee hubka. Sheekha Iimaamka ka ah Masaajidkaasi la rabay in la qarxiyo sh. Aadan Siiro ayaa isagu caan ku ah ka hadalka xaqiiqooyinka dhabta ah ee ay ku doodaan ururada magaca Islaamka adeegsada ee ku talaabsada falalka axmaqnimada ah, iyada oo Sheekhan ay horu uga yimaadeen hanjabaado ay kula kaceen Al-shabaab oo ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya. Source: Somalilandpress
  13. Somaliland forces say attack on mosque foiled 09 Jan 2010 15:10:54 GMT Source: Reuters * Rockets, mortar bombs recovered * Imam had criticised rebel tactics By Hussein Ali Noor HARGEISA, Jan 9 (Reuters) - Security forces in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland said on Saturday they had foiled an attack on a mosque in Hargeisa where the imam had spoken out against militant suicide bombings. Somaliland prides itself on its relative stability, unlike southern parts of the failed Horn of Africa state, where hardline rebels from the al Shabaab group control large swaths of territory and are battling a weak Western-backed government. But al Shabaab, which Washington says is al Qaeda's proxy in Somalia, wants to extend its influence north into Somaliland and neighbouring, semi-autonomous pro-government Puntland. Mohamed Saqadi Dubbad, the commander of Somaliland's security forces, said six rockets and two mortar bombs were recovered from Imam Sheikh Aden Sira's mosque after a local woman saw a suspected bomber carrying the explosives in a jacket. "She thought he had stolen what he was carrying and ran to grab him," Dubbad told reporters. "The man could not free himself, but he threatened the woman, saying: 'I will blow you up with me if you do not release me,' so she released him." Imam Sira had been critical of suicide bombings carried out by al Shabaab insurgents in southern Somalia, and officials said he had received death threats from the militants. Al Shabaab hit Somaliland and Puntland with synchronised suicide blasts that killed at least 24 people in Oct. 2008. A court in Hargeisa has sentenced five men to death in absentia for the bombings, which struck the Ethiopian embassy, the local president's office and a U.N. building. It said they were on the run in other parts of Somalia. [iD:nLT624067] Somaliland, which has long sought international recognition as sovereign state, declared itself indepedent in 1991. (Editing by Daniel Wallis and Dominic Evans) AlertNet news is provided by
  14. Masaajidka Sh. Aadan Siiro Iyo Xaafadda Xawaadle Oo Saaka Qarax Miino Oo Loo Xidhay Ka Badbaaday Written by Waaheen Jan 09, 2010 at 06:52 AM Hargaysa (Qarannews)- Waxa saaka fashilmay qarax in ka badan sagaal xabo oo Miino ah oo lagu xidhay Masaajidka Sh Aadan Siiro, Madarasada Al-furqaan iyo Madarasada Nuuruk Qur'aan oo dhamaantood ku yaala meelo isku dhaw oo xaafadda Xawaaladle ah . Miinooyinkan la doonayay in lagu qarxiyo Xaafaddaasi ayaa la sheegay in la qabtay qaar ka mida ragii dhigayay, waxaana la sheegay in saaka waaberigii iyagoo dhigaya ay aragtay gabadh ka mida dadka degan xaafadaas oo aragtay nimanka dhigay.
  15. garaad abshir salaax and garaad buraale where always in garowe ma wax cusub ba waligodo ba garowe bay joogen SNM o haysta lascanood bay garowe fadhiyeen big deal.
  16. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by ThankfulSP: Again this is your interpretation. I was in Lascaanod in 2006 Aaar kuwii meesha laga eryaday baa SOL ku jira ,,,,, ma anaan garan ,,, loooool
  17. Maaday somalinimad ma wax laga baxa marna la so gallo manay ahayn wax lo dhasho mise to proof your somalinimo wa inad isbaaro badda iyo bariga dhigatiid. Inaadeer cambahaga iyo muuskaga iyo waxaas oo dhan iska haysta anagu maba cunno waxaas Geelena ino kala sooca ma ceeb ba waxaasi sxb?
  18. Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmmmmm ,,,, Koonfur iyo hagaag hada waa kala dheer yihiin ,,,,, isma oga
  19. Wont change anything alshabaab is superior to xisbal xasuuq. Black flag it is.