Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ Asalamu Calaykum, Xamari maaha sxb, waa 'maay may'. 'lama rooti koobkoo shaahi, ma kasaaso maay kiin jeeyi' yaranteydii aan maqli jiray, illaa & haddana waa ku halqabsadaa, lakin hees miyuusig leh weli ma ku maqlin, soo post-garee link haddaa heysid, fadlan. Wa shukarn!.
  2. xiinfaniin;954642 wrote: Hadda diyaar Goobaanle, Indhacadde, Barre iyo kulli markaan diyaar baa loo yahay Arrinta Kismayo inta Xasan u hartay waa laga sheekayn :D Let the game start!. Ps. Xilligii dagaalka qabiilka waa laga baxay, hadda ha u gurbaan tumin. Pps. Markaan waa xaq & Baadiloo 'fi'atun baaghiyah' baad noqoneysaan.
  3. ^ Haddaan gartay, waa neynaas , short of Maanokoobiyo
  4. Where's Hassan's provocation?. Hal eray oo xanaf leh ka soo saar hadalkiisa, what every video, on the contrary Faroole & Co. baqbaq & aflagaaddo aa lagala joogi la'yahay. Is dejiya asxaabta, haddii kale Goobanle & Indhacadde oo baxbaxsada aa la soo deynaa!.
  5. https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=8vrkS6hNKHI#!" frameborder="0" allowfullscreen> Soomaali waxay isku heysato waa waxaan camal.
  6. Very interesting, but to name a guy 'Maano' waa edeb darro, ninka wax ha loo sheego.
  7. ^^ Oo ma dagaal baad ku booteyneysaa?. Esel sidii nin wax meel ku og 'waa been & IGAD waa jeberti' xaad u lahayd?'
  8. Haatu, Surat An-naml Verse 60 to 64
  9. Abtigiis, the 5 prominent Somali list was nothing but a tactic!. Dad badan baa xidigo tiris ku maqan ilal aankaan!. Gabayga kale video ama audio keen, and who's ina Makahil?.
  10. *Muslim & Bukhaariyo intaad qaadatay Minhaajka, *Maxkamad saartayaa & midida aad u marisaaba. *Ado mudan Makeytow gudoon gabayga miinleyda War baa ka dhacay!. Waxaas aad sheegi adaa lagu yiraa!.
  11. Lol. Weligaaba gabay ku soo gambo, qabyaaladiiste numero uno, waaxid. Tolku is raacye, malaay dabatada maad iska deysid.
  12. ^Adiga maad hawshaas u sii qabatid, Shiikhoow!. Mase Teyteyleey uu guuroowgaan ku soo xasuusiyey?.
  13. Bshhhhhh. Is this because of Igad's stance?!. Ps. Aaway MMA?. qoraal & sarbeeb haddii qabiil loo diiday, waxaan camal see la yeelaa?.
  14. Nuune, lol, geed korkiis!. Ps. Teyteyleey sababta Balcad loogu bixiyey bal jiniyadaada haddey ogyihiin, noo sheeg.
  15. Ninba suu rabo ha u fasirto maa ka dhacday, Zack?.
  16. ^ Abtigiis confirmed it, asagana ma fashilmay?.
  17. ^ It was found news is bad for people's health. Specially 'women'. Frazier at CH4 ka gaar yuusan kaa dhamaanin.
  18. ^ Morning, yaa kaa xanaajiyey?. lol @ Mr.
  19. ^^ Thanks for the talo, lakin runta kama gabbanaayo. 'Nin guri dhalo ah ku jira dhagax ma tuuro' leen dhahooyaa.
  20. ^ Lol. I thought you said you disagreed every single point he made!. Laf & Dawraan kuguma ogeyne waa ku sidee?.
  21. It is only one man killed in the street versus thousand slaughtered by the British foreign policy!. The man clearly said his action was reaction of British foreign policy. Adiga iska dhaafe, caddaan indha baluuga leh oo ninka madaxa u 'nod' gareynaaya aan arkay!.
  22. Ninkii Boko Haram ilama waaleyn aniga!. He made a well put and prepared statement that "not many Muslims can disagree with".
  23. ^^ It took me a while to understand 'idin'!. Asalaamu Calaykum. Jumcah Mubaarak. Maanta khudbada halkan waa: 'Dawladda Egreiska ha la taageero, gaalada yaan la dilin, wixii dhiig leh ood aragtaanna soo jaasuusa'.
  24. Urur Goboleedka IGAD oo ku Taliyay in Dowladda Soomaaliya lagu Ixtiraamo Maamul u sameynta Gobollada Dalka Khamiis, May 23, 2013 (HOL) — Urur goboleedka IGAD ayaa warbixin ay soo saareen maanta waxay ku sheegeen in dowladda Somalia looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka ah ee dalka uu ku dhaqmayo, iyadoo la ixtiraamayo dastuurka Soomaaliya. Warbixintan oo ay saareen guddi ka kooban IGAD oo booqashooyin ku kala bixiyay Muqdisho iyo Kismaayo ayaa lagu sheegay in ururka IGAD uu diyaar u yahay inuu dowladda Soomaaliya kala shaqeynayso hab walba oo lagu hir-gelin karo dhismaha maamullada gobollada dalka, haddii ay weydiisato. Sidoo kale, warbixinta ayaa looga dalbaday dowladda Soomaaliya iyo golaha baarlamaanka Soomaaliya inay dedejiyaan sameynta shuruucda dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaaliisimka. Arrintan ayaa waxay meesha ka saaraysaa maamullada aanay dowladdu raalliga ka ahayn oo uu ka mid yahay maamulka Jubaland ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose iyo sidoo kale madaxweynayaasha is-magacaabay. Ururka IGAD ayaa wuxuu ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay ka sida ugu dhaqsiyaha badan uga shaqeyso sugidda ammaanka gobollada dalka, si loo helo nabad lagu qaban karo shirar lagu dhisayo maamul-goboleedyada. Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale loogu baaqay inay qarameyso gabi ahaan ciidamada aan dowladda ka tirsanayn ee ku sugan gobollada dalka sida magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose. Xubnaha ka socday IGAD ee warbixinta ururinayay ayaa waxay Muqdisho kula kulmeen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ra’iisul wasaaraha, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed, xidhibaannada baarlamaanka Somalia, cuqaasha beelaha, bulshada rayidka iyo saraakiisha AMISOM. Dhanka kale, guddigan oo uu hoggaaminayay xoghayaha guud ee IGAD, Maxbuub Macallin ayaa waxay Kismaayo kula kulmeen, Axmed Madoobe, Barre Hiiraale, Cabdulle Dafle, Cumar Buraale iyo Iftin Xasan oo ahaa ragga isku haysta madaxweynnimada Jubaland iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka, cuqaasha beelaha, ganacsatada, wafdi dowladda Soomaaliya ay u dirtay Kismaayo iyo taliyaha ciidamada Raaskambooni. Soomaaliya ayaa waxay ka mid tahay dalalka IGAD, waxaana guddigan lagu sameeyay shirkii ururka IGAD uu ku yeeshay horraantii bishan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  25. Lol. Alpha, ma runteed baa Safferz?. I can't believe you didn't speak with her on Skype. Don't mind norf, I find your thread very entertaining!.