Kamila

Nomads
  • Content Count

    154
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamila

  1. Salaamu caleykumm, Sorry Yacquub, I don't visit for a such long time here, but you got it right. You already proved it right and proud you Burhaan(Prove). Anyway No more question for me, I just have to read only. Peace & Love for the Brothers and Sisters _______________Kamial__________________ Oh, Allah saves us from your Hell fire, forgive us, Oh Allah make us Mujahidiin.
  2. Salaamu caleylu My sisters and brothers, To the Brothers, Witch Sura in the Quran covers for all Ajar if you read it 3 times?
  3. Salaamu caleykum Maasha allah, Maasha allah. May Allah bless you? Jazaakalaah khery, I will forward it to my friends and Relatives.
  4. Salaamu caleykum Jamaal_11 You said it very long article......but it's a fact. Peace
  5. Salaamu caleykum Nazra Cadeey, Can you tell me the First wife of the Prophet Mohamed (SCW) when did Prophet Mohamed (SCW) married her and is it before the Islam or after? ________________Kamila__________________________ Aloow Na solansii wixii keena naxariistaada iyo dambi dhaafkaaga iyo ka nabad galid dambi dhaammaanti oo noo sahal khasnadaha kherka dhammaantood iyo ku guuleysiga Jannada iyo ka nabad gelidda naarta.
  6. Salaamu caleykum Sisters and brother, Maasha alaah Mujahid you're the scholar in this forum really I personally have to thank you for all you’re affords. I t’s really Unique to find a forum like this one, but Prayers be to Allah. Jazaaka laah khery Brother Mujahid and all my sisters and brothers in this forum. ____________Kamila___________________
  7. Salaamu caleykum, Jazaakalaah my sister In Islam. ________________Kamila________________ Naf walbo waa lagu xisaanbin ee Isjir hadal inta aadan soo qorin.......!!!!!
  8. Bismilaah Salaamu caleykum Mizz-HurriCane , Maasha alaah 99Names of Allah qofkii xafidaa macanahuudana kutada buraa Janada ayuu galayaa. Really Janada Halkaas ayey noo jirtaa. Peace ________________Kamila_______________
  9. Salaamu caleykum My nomads, Ladies & Gentlemen what's going on in here? __________________Kamila____________________ _________________Is Back____________________ _________________ ___________________
  10. Peace be up on you Mr.Millenium, Yeah that's really good point. Jazakalaah & Ameen for the du'ah. Wa Bilaahi Towfiiq
  11. Salaamz, OG_Moti waaw sheeko aaba iga danbeeysee movie aa that was good shut....OG_moti. Look, I think there are alot of guys from the western in this wep side so i think they answer your q.! You said the African girls and the Asian guys are better then the western guys/girls. Lets make vote which is which. If I start with the Asian guys I think all they think about is sarees I mean musalsal and qaxwa......and Mushakil....markaas aa calool midi la dhahaayey kasoo dhacday.....filimaantee fiirsatiin ma taqaan OG-moti Jack Nouris, anyway halahaas ayaan maanta uga baxayaaa Og-moti.....waa sii wadi lahaa lakiinse waan ga idinka siiyey/.... I vote for Western Guys... are better then Asian. Ya ila jiro. Peace
  12. OG_Mogti Now I got ya You from Kuwait am I right?...............woow you saying Asian guys r beter then the western guys............You gotta be joking me............. anyway Peace ______________Kamila____________ 'Oh' Lord Increase me Knowledge
  13. Salaamz, Thanks Jamaal me too waan idin miss gareeyey. _____________________Kamila_______________________ Oh' Lord Increase me knowlege.
  14. Salaamz, Listen Brotherz.....Do you know why all somalian ladies are suxulobaruur? becouse of you skinny Guys while you r out there working or some of you guys jaad cuneeysaan muufada, canjeerada, Bariis iyo hilibka ee kariso oo aad imaan waysaan xanaaq daraadiis ayey iskugu guraan cuntada lets say....gymna ma u ogalaaneysiin in ay aado sababtoo ah waxaad ku dheheeysiin oh waad qurux badan tahay sidaan ha iska badalin...lolol lakiinse banaanan kiina aad ka qaraabaneeysaan waxaadna hadeer leedihiin xusulburuur, xusulburuur. Fadlan fadlan fadlan cashooyinka u ogalaada in ay gymka adaan. oo waqtina siiya aad ku geeysaan babuurkiina oo aad ku soo qadaan markeey soo dhameeysatay koleey uma ogalidiin in ay baabuur wadee.........waxaad dheheeeysiin way kibirtee. lakiinse su'aale Goormaad Ilbax deen sootiii Naagaha xusulubaruurta aad dhihi jirteen xusububaruur ayaa na marto watii aad dhihi jirteen gabadha markeey soo coto waa in at kun laba kun, kun laba kun tiraahdo......lol miss skinny waa tii la dhihi jiray tiibisho may qabtaa taas...lool iiga soo jawaaba su'aashaas. Peace
  15. Jamaal loooooooooool You funny........ Suaalahaas aniga ayaa cashar ahaan la ii soo siiyey ma aqaano lakiinse hees mahan oo waa suaalo sarbeeb ah oo macno kale ayey leeyihiin jawaabahana dib ayaan oo soo wadyiinayaa macanheeda Jamaal. Ayaantaan Cartan intuu ka baxay asaga ayaa ku xeel dheer arimahaan oo kale. Abwaan see camal adiga.
  16. Salaamu caleeykum, Jamaal, Buubto, Khary and some of my other nomads, Maasha alaah Maasha alaah I really admire you for your good work Uniuqe people. Jamaal I agree with you. I don't believe there are any true muslims in this world, what we have is a religion called Islam that, has no true believers. What other way shall i think of it? If one is muslim he has to act as a muslim not a spectator . You made it clear. wadaad maxaa waaye adigana aduunkaan anaga oo dhan hadaan run isku sheegno hadal leen meeshaan ku heeynaa nafteena aan ka bilaawno maxaan u qabanaa diinteena macaan iyo waxii ilaah nafaray sideey tahay ma uga soo baxna? meel kale ha aadina wadan kale iska dhaaf wadankeena fiiriya kaliya intaas ku tu saalo qaato Muslinimo ayaan sheeganeynaa maxuu wadankeen ilaa hadeer ay nabad la'aan uga jirtaa? Walaahi waxaan ka baqayaa in aan jirno waqtigii la sheegayey ee Muslim dhan aduunka laga way doono. Ilaah laabteena Islaamka ha u furo Muslimiinta dhibaateysana Ilaah dhibka haka qaado. Peace. _________________Kamila_____________________________________________ "Jin iyo Insaba Ilaah waxuu u uubay in ay caabudaan" Ilaah aan si dhab ah u caabudno Akhyaareey.
  17. Salaams all, Buubto sister in Islam well done. You know every time when something happen they blame Al-Qaida what is that, is not right what they doing. Do they have any prove that Al-Qaida was behind all this? No I don't think. Lets cut the crap then. Wixii xunbo xaawaa iska leh ay wadaan kuwaan. President Bush, He wants take military action in Iraq He’s saying Iraq has made new weapons. To be honest why he want to take a military actions is not about weapon, but he want the oil In Iraq. They want to see that the Asian and Africa are poor they are using us. Is not fare you know? The Truth is everyone will get what he/she deserves years to come. Like Yacquub Said, "I will leave Allah to judge" __________________Kamila____________________________________Ilaah Waxuu Yiri: "JIN IYO INSI WAXAAN U ABUURAY IN AY I CAABUDAAN". Marka Ilaah halagu Xirnaado dadoow. Waxaan idinkaga digayaa Cadaam iyo wajimadoobaad.
  18. Salaamu caleykum, MMQ Your right about it But I don't know where they get from. Go Go your home is not right you have to help thep the con Sax Muraad. Ilaah hana qabto dadka sida xun diinta Islamka dadka uga gudbinaayo aniga xitaa waxaan arkay niman isku sheegaayo Wadaado Markaad waydiisid Su'aal ku saabsan diinta waxeey kaaga jawaabayaan si aan naxariis ku jirin iyo dhimrin ee kuugu sheegaayo si hadal kulul oo aad ka naxdit hadii xitaa aad qabtid su'aal kale waad iska amuseeysaa in aad waydiiso su'aal kale walaahi you know diinta Islamka waa naxariis dadkana markaad su'aal uga jawaabeyso in aad si dagan uga dhaadhicisaa away Rasuulkeena SCW waxuu noogu dar daarmay Meeqo xadiis ayaa ku soo aroortay in dadka si Nasteexo leh loogu sheego Diinta Islamka? anyways Ilaah Islamka ha Xoojiyo. Wa Bilaahi Towfiiq
  19. Salaams all. Buubto sister I agree with you and someways. There are millions of great in-laws who would really take you for their own son when married to their daughter and I have to say if you happen to strike it lucky then you will be laughing even in your deathbed.[/QB] Shaqsi bro your right about and I agree with 100%. ________________Kamila____________________________ Kaligaa waalo wareer waaye halagula waasho wanaag waaye
  20. The Brother Khalid Maasha Allaah akhuna that was really touching that is what every body is going thru Ya Rab Ya Towbah.
  21. Salaams all, Is there anyone from Dagmada war dhiileey xaafada Cali Kamiin Iskoolka Maxamuud Xarbi gadaashiisa? Isii Meeshaas ayaa la igu dhalay kaan tagin wali waxbaa ka maqan loool anyway Horaa waxaa loo yiri Nin walba Xarkoo dhaloo xaayoow yiraah...lool so qof walba meeshuu ku dhashay ayaa la macaan lakiinse magaladaas waa shidan tahay In the words, Cali Kamiin is heaven of earth. Peace
  22. Salaams, well I agree more with my sistter in Islam Buubto actualy a Man who Knows more about Islam.
  23. Salaamu caleeykum, Yes, I will really really say to him go jihaad for the sake Of Allaah maasha waaw samira jaanis waayebee haduu ku soo dhintana Ilaah Dartiis ayaan ugu samri laha koleey aduunyada waa laba bari asagoo aan ka celiyey jihaadka ayaa waxaa laga yabaa in uu ga dhinto marka Janadu ayuuba galayaaye maxaan ku diidaa abaayo. lakiinse su'aal wanaagsan ayaad soo dhiibatay, akhyaarta iga danbeeyso ayaan sugayaa waxeey ka dhiibtaan sis. Wa bilaahi towfiiq ____________________Kamila_____________________ Ilaah aan ka baqno saad iyo caad.
  24. Salaamu caleeykum, Maasha alaah Mizz Ish ya ukhti Ilaah haku siiyaadiyo kheerka.........ameen. Peace
  25. Salaamu Caleeykum, Actualy I Think He Is NOT Guilty cos noone can prove that he was the one if you know what mean but a real Muslim don't kill innocent poeple Being muslim is like this Keep away from me and I will keep away from you that is real muslim for those who believe that he is the one who killed 2000 and more innocent people do you prove of it? anyways just for get it Allah knows the truth lets now go over there. Read This Carefully.Maalintii la qarxiyey labadii sarood ee New york waxaa ay ahayd September 11 (9/11) Waxaase yaab lahaa: 9+1+1=11. September 11 waxaa ay ku aadan tahay maalinta 254 ee sannadka: 2+5+4=11. September 11 ka dib waxaa dhamaadka sanadka ka dhimanaanaya 111 maalmood. 11ka bisha 9aad waxaa ay noqonaysaa 119 waana furaha (area code)ka dalka Ciraaq: 1+1+9=11 Labadii sarood ee mataanaha ahaa ee la qarxiyey muuqaalkoodu wuxuu u ekaa 11. Diyaaraddii ugu horeysey ee ku dhacday sartii koowaad falayd (flight) nambarkeedu wuxuu ahaa 11. Gobolka New York ( State) wuxuu ahaa gobolkii 11 aad ee ku biiray midowgii Maraykanka. New York City oo ah caasimadda waxaa ay ka kooban tahay 11 xaraf. Afgaanistaan oo lagu eedeeyey qaraxaasna waxaa ay ka kooban tahay 11 xaraf. waxaa kaloo isna la qarxiyey halka laga hoggaamiyo ama laga xukumo ciidammada Maraykanka (The Pentagon) oo iyaduna ka kooban 11 xaraf. Ramzi Yousef oo loo xiray inuu ka danbeeyey bambadii ugu horeysey ee lagu qarxiyo sarahii dhaadheeraa wuxuu magaciisu ka koobnaa 11 xaraf. Diyaaraddii ugu horreysey ee ku dhacda sartii koowaad ee ahayd Falayd (Flight) 11 waxaa saarnaa 92 qof 9+2=11 Diyaaradii labaad ee sartii danbe ku dhacday waxay ahayd Flayd (Flight) 77 waxaana saarnaa 65 qof . 6+5=11 Duuliyihii wadayna wuxuu ahaa lambarkiisu 11 Ninka loo haysto qaraxaasna Osama Bin Laden markii la xisaabo xarfaha uu ka koobmo magaciisu waa 11 xaraf (waa marka xarfka A oo saddex jeer ku jira laga soo qaato hal xaraf). Wa Bilaahi Towfiiq. _______________________Kamila_____________________ Ilaah aan ka baqno saad iyo caad.