Kamila

Nomads
  • Content Count

    154
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamila

  1. Salaamu caleeykum Yaa Ukhtil Muslimah. Maasha alaah Maasha laah, I'm very glad to read this walaahi and insha alaah I'll do for the best I can to please Alaah Insha laah May Alaah Bless xafsa & Xamdiya, Jazaakalaah kheer. W.salaam Caleekum Waraxmatulaah Wabarakaatu
  2. Moonlight, Love or romance?
  3. Salaamu caleeykum, You make me lough walaahi I was reading from 1 to 4 some Ppl so funny they make me carry .........damn, labka I will choose Poor qabiildiid. Rules or without rules??? bye
  4. Heey Ppl, This is Kamila, Yes we are married now. Bariis aa idinku dhaafay meesha iyo xalwo akhyaareey Gabdhaha waxaan ku casuumay xafadeena aniga iyo Jamaal Maalinta Shash Saarka. jaja bye
  5. Nice poem, He Make Me Feel Like a natural women, ______________Kamila__________________ Qofkii Ilaah Ka cabsada Aduun Iyo akhiro wuu libanayaa.
  6. Kamila

    SHEEKO-XARIIR

    waaaaaaaw Sheekooyin fiican ayaaba ka socdo meshaan akhyaarta Buubta waa idin salamay Inta kalana sidoo kale, Dadqalatadii Dhagdheer Bari waxa Jiray reer reermiyi ah oo lahaa afar caruur ah oo walaalo ah oo kala bah ah. Labana fariido ayey ahaayeen, labana nacasyo. Maalin maalmaa ka mid ah ayaa hooyadii labada fariidada ah dhashay waxay u dhigtay ninkeedii oo safar ku maqnaa caano ay ka listay naaskeeda iyo kuwo riyaad oo ay iskudartay ayadoo xiligunna yahay Jiilaal. Markii uu yimid ayuu yidhi, " Caanahan xagaad ka keentay illayn waa Jiilaalle?" Hadaad caruurta habaabisid, markasta caano ayaad heli", gabadhi tidhi. Subaxiidanbe ayuu caruurtii iyo awrkii kaxeeyay oo ku yidhi, "Midhaynu soo guranaynaaye inna keena". Way fogaadeen oo wuxu geeyey meeshii midhaha laga soo gurayey. Wuxu yidhi "Inoo gura midhaha waan seexanayaaye. "Geed hoostiis ayuu ku goglay go`iisii cadaa, koortii awrkana wuxu sudhay geed si dabayshu u ruxdo oo caruurtu istidhaahdo aabihhiin iyo awrkiiba way joogaan. Mar casarkii ahayd ayey isyidhaahdeen aabihiin soo toosiya, dabadeed way ka waayeen oo go' qudha ayey ku arkeen meeshii iyo koortii geedka sudhnayd. Way iska socdeen, waxaanay la kulmen guri Jees ah. Dabadeed way gallen, Waxay uugu tageen gabadh ku tidhi waxan ahay inna "Dhagdheer", gurigana hooyaday ayaa leh. "BIyo nasii", ayay caruurtii tidhi. "Haantaa waxa la yidhaahdaa-Bowdheer-, markaa hooyaday ayaa maqlaysee hadaad kor ka furtaan waayo sanqadh dheer ayay bixisaa. Markaa mudac ku muda, dabadeed halkaa ka cabba. Markay cabbeen waxay yidhaahdeen "meel naseexi". "Hooyaday waa dad qalato markaa harrar ayaan idinku duubayaa oo aqalka dabadiisa ayaan idinku qarinayaa". ayay gabadhi uugu Jawaabtay. "Dhagdheer kolkay timid way urisay caruurtii. Naas gabdheed ayaa uraya". ayay tidhi dhagdheer. "Hooyo waa naaskayga ", ayay tidhi inantii. Markii ay dhagdheer erayadii ku celcelisay ayey cabsootay gabadhi:"Hooyo caruurta waan soo saarayaaye ha cunin". Caruurtii ayey soo saartay, habeenkiina dadqalatadii way barisay. Subaxnimadii markay ahayd ayey tidhi dhagdheer, "Yaan u xiiraa inankooda?" Nacastiiba tidhi "Inankayaga u xiir". "Hablaha! midayna xaabo doon, midayna biyo doon", ayey ku amartay dadqalatadii. "Inankayagu biyaha ayuu ila doonayaa, fariidii ayaa tidhi. Waanu raacay. Nacastiina kaligeed ayey xaabadii doontay oo inankoodii way qalatay. Iyana markay timid ayey cuntay. Labadii biyaha doonay way baxsadeen, dabadeed habartii ayaa eryatay. Ayagoo ordaya ayey arkeen Mas Weyn oo dabadiisa iyo madaxiisu isu kala Jiro meesha cirka iyo dhulku iskahaystaan. "Masow meel no bannee cadow ayaa na eryanayee". ayey caruurtii waydiisteen. "Hadaydaan ciid iyo saxarnna igu duulinayn iga talaabsada". ayuu maskii ku celiyey. Dabadeed waxba kumay tuurin ee way ka gudbeen. Dhagdheer oo ordaysa ayaa iyana maskii soo gaadhay, intii inleeg ayey isyidhaahdeen, laakiin dadqalatadii ciid iyo saxarba way ku daadisay maskii, dabadeed wuu cunay. Markaa Caruurtii waxay ku heeseen: "Dhagdheer dhimatoo dhulkii nabadee" "dadoo ma isu soo dhawaanaa?" Sheekadaaan yaa xasuusta _________________Kamila_______________________ Qofkii Ilaah Ka cabsado Aduun Iyo Akhiro Wuu libnayaa.
  7. Quite Storm, Just I love it,,,,,,,,,,,,,,,,,,What can I say Beutyfull, Perfect Poem ________________ Kamila _________________ Qofkii Ilaah Ka cabsado Ayaa Libaan Gaara Aduun iyo akhiro
  8. Salaam Muraad, Maasha alaah Maasha alaah walaahi waa erayo aad u wacan oo jira lakiinse aniga ma haayo wax aan kugu kordhiyo sababtoo ah intii jirtayba in aad soo sheegtay ayaan filayaa koleey waxaan kuugu soo kordhin lahaa halahaan Jaceel<<<<<<>>>>>naceeb Xumaan<<<<<<>>>>>samaan Qalad<<<<<<<>>>>>Sax Qasaaro<<<<<>>>>>Faido Qurux<<<<<<<>>>>>Foolxumo Sharaf<<<<<<>>>>>wanaag Gadaal<<<<<<>>>>>Horay Nolol<<<<<<<>>>>>Geeri Intaas ayaan Xasuustay ileen waqti ayey igu qadaneeysaa hadii aan ka sii fakaro ileen waa in aan ka fiirsada waxaad adiga soo qortay iyo waxaan soo qoraayo in ay isku nooc noqdaan walaalkiis Muraad, anyways Salaamada ka dheh :cool:
  9. waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw sagal U 100% right girl beelo waaye I love it my sis, But I hope they treat us the way Alaah Says and Rasuulka (scw) ay ku sheegeen Xadiisyada iyo quraanka macda,, Keep On going girl __________________ NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXAA ARAGTI KU LAABAN
  10. woooooooow Jamaal Isii waad ka baxsatay qatar ayaa tahay jamaal malaguu gali karo,, Waxaa iga qosliyey Markaa tiri Southall iyo tiple-one ka Goormuu soo baxayaa cdgaaga Jamaal Si aan u noqdo qofkii ugu horeeyey oo soo gato cdgaa Jamaal, Ama in lagu Fan gareeyo ayaa rabtaa oo qalabki music ayaa kaa maqan haka cabsan Dhanka lacagta Garabkaaga Aniga Iyo Maandeeq iyo cartan ayaa tagan marnaba dhalka ma dhaceeysid ee soo qori ahaay Rap-kaas oo kale Jamaal, Cartan runta ayaad ka hadashay waa in aan Qiimo iyo Qadarin wayn aan u yeelnaa Luqadeena Hooyo in kastoo oo aan aragnay Somali Badan markeey imaadeen Wadamadaan Galbeedka in ay ka fanaan Luqadoodi Hooyo, War dadoow Luqadiina Hooyo waa lagu faanaa ee lagama faano, War dadoow Diinteena Islamkana Waa lagu dhaqmaaye lagama Tago. Waxeeyn Nahay Qaxooti Joogta wadan qurbo oo Hadeeynaan is qoomameen oo nafteena u hogaamin qeeryka oo Qaranimadeena soomaaliyeed anan qiran cidna nama aqoonsano Kheerkeena waan ka hooseeynaa iyo wadankeena wuu u hooseeyaa ee Garaad aan yeelano oo qiimo wadankeena iyo dadkeena iyo Diinteena aan sara marino oo aan ka harno dhaqanka Galbeedka ileeni dhaqan iyo diinbeeynu leenahay, Hadal Badan haan ma Buuxsho Guntii Iyo Gabagabadii Wadankeena aan aqoon sano Dadkeena aan garano Luqadeena aan ka sara marino tan wadamada kale. Sidaas ayaan idin dhaafay dadoow
  11. Salaams all, Cartan Qatar cadiim walaalkiis go on, Maandeeq gabaygaa aad buu wacan yahay dooq fiican ayaad leedahay waxaan rajeeynayaa in aad sidaan ku sii socon doonto, Mida kale waxaan maqli jiray (JIRIROOLEEY)GABAEYGAAN WAXAA QORAY (CUMAR ADAN QALINLE), 1. Jacayl ku tallaalan dhuuxaygiyo Wadnaha kalgacayl ka jabad waabtay 2. Wax aanan jillaynin oon u dhashiyo Hirwoy xadhig soo jiraad tahay oo 3. Jaantiyo sacabkaaga xiisahaliyo jiibtaaduba way I jiitaaney 4. Halka ay ka bexayso jabaqdaaduba Nin kuu jabsamaa u Soo luma oo 5. Xubnaha jidhka jimicsigoodiiyey Golaha uga booda jalaqsani oo 6. Ciyaartu ka xumaanin jeernaba oon Xagnaba loogo tirin jiljilicsani oo 7. Murtida Maansa loogu jilib_dhigin oo goobta uu joogo laqu gadaanmaa oy 8. Hannaankaaga kii jujuubahayiyo Jaafaajugluhuba ka fiigaaney 9. Afartaas jir da'oy bannaanada iyo Ay jiifto xareeddii kaymaha oo 10. il iyo laagna daadadkii ko jirfaday U kala jeedsadeen tog iyo wabi oo 11. Cassaha dhagax Iyo jiridna moqorkood Afkaas biyo ay ka joogaan oo 12. Rahii jiid kastaba ka koorinayuu Cawayskii geel-jilruhuna ciyaar gudo oy 13. Col Iyo jeedladeen abaaribanoo Gugii dheh uu jabjyay jiilaalley 14. Anoon arar sii jalbeebanahayn U qobin jeelna sii wadaan-wadiddeed 15. Intoon ku Jiqsiiyay xeerkeed oon Ka sii jaqafsaday waxay ila tahay 16. Yuhuuntoodu duulkay kala jeedeen Afkiyo adinkiyo uurkoodu wada jirin 17. Eenuu jinigood midaysnaynee Misine jarax iyo jikaarna dhex_yaal 18. Ee ay qabsatay is juuq_dhawr iyo jaafaajiriqeen arrinna ku heshiin 19, Wax uun ku tashaydana kala jiiteen Jid iyo ceelna toona u kala soconayn 20. Ee aan jidh naxaa isugu oolleen Dareen jidhidhico dubkood ka dhaxayn 21. Hubaal isu gallinna jeefaaf iyo Wax jixinjixa een wanaag kala filin 22. Midbana uu ka kale jilaafayn iyo La gaado majo uu boqnaha kaga jaro 23. Si ay isu luqun jibaadhaan iyo Dan mooday jar baas inaysu degaan 24. Waxaan ku dagaba dabbaal_joogtayn Ku faana hebel saw jac kuma ridin ee La soco WAXAAN FILAYAA IN AAD KA HESHAAN GABAYGAAN OO KA MID AH GABAYADA AAN JECLAHAY, SEE U SOON
  12. Loooooool Indhodeeq Minyaro aa maya dheh minwayneeyda sis..lol iyaa u didn't come for us in here girl u said Jamaal and cartan lol But anyways thnx sister girl and wlc to this side, Maandeeq thnxx macaanto _______________________Kamila Dhagdheer dhimatee dhulkii nabadee,
  13. Salaams all, Thnx jamaal, I am glad to be here this place is getting everytime better and better, Maandeeq wlc back and enjoy sis, Maah maahyo maka danbeeysaan dadoow ila fiiriya Maah maahdeena somaaliga ee qiimaha iyo qadrinta mudan, . Aadme la aragyaaba, dhib la arag. 2. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar 3. Abgaal calool la deguu leeyahay, ee cidhif la dego ma leh. 4. Abkeey dooli diloow, dad nool maas u dahaa. 5. abkey doolli dilow dad nool maas u daahaa 6. aburku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. 8. Aburku intaanu kugu tufin, baa lagu tufaa. 9. Abuur iyo waano abuur baa horreysey 10. Adduun i khatal. 11. adhi jiri ma kala abaal waydo. 12. adhi jiri xil bay wadaagtaa. 13. Adhi magantii ma barriiyo. 14. Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa. 15. Aduun wey ki amoodeey ugaaw??? 16. af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa. 17. af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. 18. Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo' ha ku daaqdo. 19. Af Daboolan, Dahab waaye. 20. Af hadlaaba aamus. 21. af jooga looma adeego. 23. af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa. 24. Af waa kane, maxaa lagu aamaa 25. Af wax cunay xishoo 26. Af-ka nool abooto mudac. 27. afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yidhaahdaa. 28. afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaagama tarto. 29. Alla aamin ma iisho 30. Alle watow wehel uma baahna 31. Allow aqoon xumo hannagu caabin eexona hannooga tegin 32. Allow nin aan wax ogayn ha cadaabin. 33. Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe 35. Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay. 36. Ammaan lama dhu-dhumiyo. 37. Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadmi baa qaatay. 38. amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. 39. aqoon la'aani waa iftiin la'aan. 40. Arab iyo waraabeba talo xumaa laga nool yahay. 41. arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. 42. Arrad waa dan uskagse waa doqonniino 43. Arrin aan sidii **** riyaad la feydin, ma fayoobaato. 44. Arrin xumo abaar ka daran 45. atoorku intiisuu guun ku yahay. 46. awr awr wado iyo nin naagi wado midna kaama baydho. 47. Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa leeyahay 48. awrka danbe awrka hore socodkiisuu leeyahay. 49. Ayax teg eedna reeb Enjoy Guys, Bye ___________________________Kamila Dhagdheer Dhimatee dhulkii nabadee
  14. woooow :eek: :eek: :eek: :eek: I can believe this my goodness I love this side everyday more and more becouse there is Two Guys who make this side more Exciting.....(Jamaal and Cartan) Keep on going Guys!!!!!!!!!!!!!! With Much Love Kamila
  15. Salaams all, X.... qatar ayaa tahay walaahi waan ka heylay poemkaas aad soo qortay waxaana isku dayayaa in aan xafido kor aan ka barto haduu ilaah ii idmo, Jamaal as usely laguuma gali karo marba marka ka danbeeyso waxaad soo qortaa gabayba gabayga uu ka daran yahay walaahi qatar cadiim ayaan ku dhahay, Cartan Cade Waad ku mahad san tahay sida wacan ee aad iigu soo dhaweeysay adigana sidoo kale waan kugu soo dhaweeynayaa madaama sida anigoo kale aad uga maqneed boga,,, mashquul aduunyo darteed marka hadeer waxaan filayaa in aad soo labatay sidii caadiga eheed lakiinse cartan su'aal habeeneey laqaba ma soo gali karto halkaan miyaa....lol? asxaabta aan la qabin lee miyaa loogu tala galay walaalo iyaa maba ogeene saase...lol!!? Lakiinse Gacalo Maandeeq inteey ka baxday ayaantaan ma arkooyiyi ayadana waxaan aheen the futare wife's of Jamaal (bidaardheere..lol)!. waa ismaqal danbe oo xiise leh akhyaareey, ___________________________________ dhagdheer dhimatooy dhulkii nabadee
  16. Salaams All :cool: Haye akhyaarta maxaa iga danbeeyey ayaantaan ma imaan farumkee sidii dibihabeenta hal mar ayaan imaaday waxna ma qorin asxaabta meesha waad ka wada maqneedeen kaliya waxaa joogay Jamaal marka aniga waan iska mashquulay waa iska howl aduun,,, Haye Cartan waan iska joogay lee My Dear Freind meshaan lee ka maqnaa sida kale maxaa cusub maxaa kala socdo ayaan taan? Koleey sidii ayaanti hore waan in aan soo nooleeynaa Farumka marka wakaas hala iska war haayo akhyaarta, Jamaaloow haye soo wad adiga iyo cartan ayaa gabayada lagu yaqaan anaga gareer iyo koobi lee ku jiri jirnaye _____________________________________ NIN ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN
  17. jamaal qatar ayaa tahay walaahi maalin walbo malinta ka danbeeysa waa kula dhaca...lol qatar ereyo badan ayaa jira lakiinse adigaba intii jirtay soo koobtay ma ha. intaan ayaan ku sii daraa, Ga iga siiso, ii goy, manuureeysid,faq faqda iga jooji. intaas ayaan hayaa wax kale ma xasuusti hadeer. salaam all __________________________________________NIN ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN
  18. Ha su'aal ayaan qabaa sheekadii halahaas miyey ku dhamaatay walaahi waa sheeko cajiib ah oo xanbaarsan in laga tusaalo qaato guurkana uu yahay mid lagu dago oo naxariis iyo imaan dadka ay ku helaan iyo in ay kalinimada wanagsaneyn walaahi cartan jazaakalaah kheer akhi intii guursatay ilaah ha ugu dhigoi guurkooda guur ay ku waraan inta anan guursana ilaah guri ay ku dagaan iyo qof ay is dabci fahmayaan ha u sahlo amiin amiin... _____________________________________________ NIN ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN
  19. Salaam all, Horta Topic wanaagsan ayaad furtay Cartan jaceelna waa wax loo wada bahan yahay yar iyo weyn keenaba koleey aniga jeceel ka hadalkiisa waqti ayey igu qadaneeysaa kaliya jeceel waxaan ka leeyahay, Jeceelka waa nolosha,Nolosha waa jeceelka marka intaas ayaan ku koobayaa marka world without love maxaa ka soo baxaayo Hate soomahan jeceel waa nagula dhalay waxaan rajeeyneynaa in aan ilmaheena aan jeclaano jeceelkana mahan kaliya jaceelka dadka ay isku qabaan sidii horay loo sheegayba koleeyanan war idinku dalinine hadal badan Haan ma buuxsho marka waxaan idin leeyahay Ilaah wadankeena hooyo hanoo hagaajiyo hadeer wax aad u jeclahay waa wadankeena hooyo iyo leertiisa macaan. Kheer ayaan idin dhaafay. ___________________________ NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN
  20. Cartanoow qatar baad tahay sheekada waan xiiseeynaayey akhrinteeda waaw cartan walee warbaa kugu duugan in aan kaa faa ideeysano waaye cartan meshaad joogtid iyo dadka aad la nooshahay marnaba agtaada boring kuma qadayaan walaahi sheekadaan waa qisi jeceel oo aad u wacaan lakiinse wadbo noo soo gudbi waxyabaha aad heeysid oo kale sidaan kaaga fa ideeysano walaalkiis Lakiinse Lady Fatima marbay wadnaha i go'aan gaartay walashiis waxaan kaftanka waa banaan yahay lakiinse waa in uu cadad lahadaa waxaas oo kalana kaftan ma galo ruux nool in aad tiraahdit wuu dhintay oo been walaashay kaas kaftan lama dhaho ee waa wadna goeen cad aad u jeedit sis anyways don't ever joke about this ok Lady fatima sis ok Macsalaamo Akhi ________________________________________ NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN
  21. Cartanoow walagaa gudoomay salaanta qaaliga eheed aad noo soo gudbisay salaantaas kadib walaal waan ka xumahay in aan ku lugeeysiino fardo la aan jidka kugu dilno lakiinse macno malahan hadaad wada tay kabiihii waterburuufki ..lol kawaas laguma dalaayo madama aad hadeer shiikhi keentay waxaad tahay nin ku wanaagsan marqaatinimada hadeer waxii ka bilaawdo adiga ayaa marqaati noo ah marka maxaad ka qabtaan maandeeq iyo Jamaal arintaan mida kale adiga cartanoow waxaa tahay qof aftahan ah ku dheereeyo gabayada marka xaflada la furaayo adiga ayaa noogu furaayo gabay qatar ah ayaa lagaa rabaa in aad siidiyarisid. Ayaantaan waxaan ku mashquul sanaa dhar radinta iyo kulaheena iyo nagaha cilaanka saaro saan akhal hooriba akhal hori u tagaayay waa dalay hadeer waxaan soo helay naag tunta masagada iyo galeeyda iyo naag sharaxda cilaanka marka hadeer wax walbo waa diyaare bal waxaan sugayaa intii wiiga danbe marka hadeer maandeeqeey goormaan ka dhiganaa arooskeen malintee adigana waxaa lagaa rabaa in aad soo diyaarisid dhiishii nagula yaqaanay ee oodkaca iyo timirta isku jiray ee sida adag loo soo xir xiraayay marka waxaa laga rabaa in uu u furo cartan jamaal..lol aniga howlaheeyga hadeer waan ka soo baxay dhankiina ka dhuujiya wax walbo waa diyaar lakiinse gacalo maandeeq soo diyaari guriga iyo sharaxaadiisa waxaa lagaa rabaa in aad noo diyarisid akhal hoorigii aan dagi lahaa adigan kaa dagi laheed..lol cartanoow bal soo habeey adigaa aftahan ah marka waxaa lagaa rabaa Nimanki iyo Naagihii ciyaari lahaa wilisiqada iyo dhaantada iyo saarka iyo wax lamida. heesta aad horay u soo qortay cartanoow waan jeclahay qatar waaye heestaas Geelu waa dareera, ariga waa ka daran yahay, caanaha dur duraayo Peace and love
  22. Waad salaanantihiin kuligiin, Adeer Cartan horta qatar ayaa tahay waan sugaayey ayaantaan halxiralahaaga lakiinse nasiib daro aniga jawaabti aan bixin lahaa aan u maleeyay horay ayaa looga jawaabay lakiinse macno malahan qofka ka jawaabay waa kii dooqeena isku raacanay oo la rajeeynaayo in uu noqdo (My Future Husband JamaaL-11) marka bad hadaan qaldanay aniga iyo jamaal cartan na soo sax si aan kaaga fa ideeysano oo aan u sii gudbino dadka aan naqaano insha alaah jawaab danbe ayaan kaa sugayaa cartan Cade, Maandeeq cadeey macda aniga London waan ku cusbahay adiga amaad iiga fiicantahay wax yabahaas aniga kuma dheereeyi lakiinse don't worry lama waynaayo meelaahaas oo kale waa ka buuxsameyn meshaan ayaan u maleeynayaa abaayo aniga iyo adiga ayaa isku mid aan nahay Dumarka sanadkaan jira ee badal dhaqankeena iyo diinteena waa in aan ka hortagnaa oo ka tagnaa naqanka reer galbeedka iska dhaafna macda maxeey ka dheefaan waa aragtee tii sabti la arooso talaado ayaa la soo furooyaa marka taas anaga maa rabno taas macda anyways soo diyaar garoow aniga I am ready girl. Jamaaloos haye maxaad ka leedahay arintaan my future hustband. bye bye
  23. wwwwwwwwwwwww Cartan qatar ayaa tahay sxb waan bogay gabayadaada iyo hadaladaa wacan iyo sida wacan aad arooskeena ugu qaabqadneeysid runtaa waaye aroos westeren aniga xitaa kama danbeeyo igu ogow in aan guudka soo ticdado timaha ku xiro maro xirto kuulasha jaalaha ah oo hidaha iyo dhaqanka aha iyo hidaha iyo dhaqanka dharkiisa marada cadeeyd sida guntiinada loo qadanaayey iyo dhiil caano in aan garabka ku soo qaato yaah oo ay meesha ka dhacdo mashxarad dheer iyo ciyaaaihi nagula yaqiin kuwaan hadeer yo yo yo ga ah mahan kuwa oo saarka iyo wax yabahaas la mid ah in aan la isku daahin fiidki la kala hooydo lakiinse Maandeeq ma igu raacsan tahay waaye su'aasha dadoow?? Haye hee Bun iyo Canbuulo ayaa ii soo carfeeyso iyo bariis ka dhaceeyso..lol salaamu caleeykum
  24. Kamila

    YA ALLAH

    NASABKII RASUULKA SCW Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood: Qaybta u hooreysa marka nabiga SCW laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa Cadnaa, waana qayb culimada islaamka oo dhan ay isku waafaqsan tahay isla markaasna la hubo sixadeeda; Qaybta labaad oo iyaduna ka bilaabato Cadnaan waxay ku eg tahay ilaa nabi Ismaaciil, hase yeeshee waa qayb ay culimadu isku khilaafsan tahay sixadeeda in badan oo culimada ka mid ihina way ka gaabsadaan, qaar kalena way ka hadlaan; Qaybta saddexaad oo ka bilaabata nabi Ismaaciil ilaa laga gaaro nabi Aadan aad ayaay u adag tahay xaqiijinteeda iyo sixadeeda waxana wanaagsan in laga dhowrsada oo aan la dhex dabaalan. Waxaan markaa soo qaadaneynaa qaybta ugu horreysa ee ay culimada islaamku isku waafaqsan yihiin dhabnimadeeda hadday noqon lahaayeen kuwii hore iyo kuwii dambeba, waxaana weeye sidatan: Maxammed binu Cabdullahi binu Cabdimudhalib (Shaybah) binu Haashim (Camar) binu Cabdimanaaf (Muqiira) binu Qusayi (sayd) binu Kilaab binu Murra binu Kacab binu Nadar (Qays) binu Kinaana binu Khuseyma binu Mudrik (binu Ilyaas binu Mudar binu Nisaar binu Macad binu Cadnaa. Rasuulka SCW jilibkiisa waxaa la oran jirey reer binu Haashim, waxaana loogu magac daray awoowgiisii labaad, Haashim binu Cabdimanaaf. Haashim wuxuu ahaa nin ka sheegganaa reer Makka, wuxuu waraabin jirey xujeyda oo uu aabbihiis Cabdimanaaf ka dhaxlay, sidoo kale wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyey ee jideeyey labadii safar ee suuratul Quraysh sheegtay oo ay qurayshtu u kala safri jirtay Shaam iyo Yamaan. Haashim Wuxuu dhalay afar wiil oo kala ahaa: Asad, Abu Seyfi, Nadla' iyo Cabdimudhalib iyo shan gabdhood oo kala ahaa: Sharaf, Khaalida, Daciifa, Ruqiya iyo Junna. Waxaa sagaalkooda ugu yaraa Cabdimudhalib oo ahaa nibiga SCW awowgiis. Cabdimudhalib siduu ku dhashay waxay ahayd aabbihiis Haashim ayaa Safar ugu kacay Shaam, wuxuuna sii maray Madiina oo uu ku guursaday kulana aqalgalay Salma bintu Camar. Haashim wuxuu sii watay safarkiisii Shaam. Markuu Shaam tegey ayuu xanuunsaday, muddo dabadeedna wuxuu ku geeriyooday magaalo la yiraahdo Qusa oo Falastiin ku taala. Salma, oo uur lahayd markuu Haashim tegey, waxay dhashay wiil ay u bixisay Sheyba. Haashim markuu dhintay waxa mas'uuliyaddii waraabinta xujeyda qaaday walaalkiis Mudhalib. Mudhalib markuu hawshaas muddo hayey ayuu Madiina aaday si uu u soo wado wiilkii uu walaalkiis Haashim ka tegey (Sheyba). Markuu Madiina yimid ayuu Salma ka codsaday inay wiilka ku darto hase yeeshee way u diidday, markaasuu ku yiri "waxaan u dhiibayaa hawshii aabbihiis iyo xaramkii Alle", sidaa ayeyna ugu dartay. Mudhalib markuu Makka ku soo noqday isagoo wiilkuu adeerka u ahaa wada, ayaa waxaa arkay dadkii Makka joogey markaasey wiilkii u maleeyeen addoon uu Mudhalib soo iibsaday sidaas darteed ayey wiilkii ku dheheen Cabdimudhalib (addoonkii Mudhalib), markaasuu mudhalib ku yiri "war hooggiinee, waa wiilkii walaalkay Haashim". Sidaas ayaa wiilkii Sheyba ahaa kula baxay naaneystaas Cabdimudhalib. Cabdimudhalib wuxuu dhalay toban wiil iyo lix gabdhood, waxaana tobanka wiil lakalal oran jiray: Xaarith, Subayr, Abuu Dhaalib, Cadullahi, Safar, Cabbaas, Xamsa, abuu Lahab, Qiyidaaq, Muqawim. Lixda Gabdhoodna waxay kala ahaayeen: Safiya, Arwa, Ummu Xakiim, Bara'Caatika iyo Ummayma. Cabdimudhalib wuxuu noqday nin cajiib ah oo qureysh oo dhan ka tilmaaman, wuxuu noqday odeygii qureysheed sida lo ogsoon yahayna wuxuu leeyahay qisooyin caan ah oo kala duwan, halkanna aynaan ku soo wada koobi karin, waxaana ka mida ahaa Duullaankii Abraha iyo Qodiddii Samsamka, kuwaas oo isaga iyo qureyshba Ilaahay ugu gargaaray. Waxa soo diyaariyey: Osman Bilad osmanbilad@hotmail.com Way wanaagsan tahay in aad baratid Nabiga (scw) meeshuu ka soo askumay. Salaamu caleeykum
  25. Kamila

    YA ALLAH

    Textsalaamu caleeykum I fond this (wada hadal) Between Muslim Guy and Non Believers Guy Read it plzz If u can May Alaah Bles You all. The Tears Of Finding The Truth Through The Internet INTRODUCTION The following story occurred on the Internet through one of the chat programs (Freetel) in January 1999. It is a real dialogue between a Christian and a Muslim. The story centers on Derek's realization of today's Christianity and his subsequent conversion to lslam. This Christian-Muslim dialogue has been edited for readability and for the clarity of its message. ABDULLAH: Hello there! How are you man? DEREK: Hello! Well, how are you? ABDULLAH: I'm fine and you? DEREK: I'm fine thanks. ABDULLAH: Where are you from? DEREK: I'm from L.A. (Los Angeles). ABDULLAH: The land of Hollywood! DEREK: Well that's right. Have you ever been to L.A.? ABDULLAH: No, never. Why are you calling yourself the Black Magic? DEREK: It's just a nickname, man! ABDULLAH: I see. DEREK: Where are you from? Are you an Arab? ABDULLAH: Yes, I am from Saudi Arabia but I'm in Qatar now. What is your name? DEREK: My name is Derek. What's your name? ABDULLAH: My name is Abdullah. DEREK: What does Abdullah mean? ABDULLAH: Abdullah means the servant of Allah and it is the function of each individual on the face of the earth to serve llah according to what Allah wants from us. By the way, Allah is the proper name of God. DEREK: How do we know what God or Allah wants from us? ABDULLAH: All of this is outlined in the Qur'an and the Sunnah (Ways of Prophet Muhammad; his sayings, actions and aprovals). These are the two major sources of guidance in lslam. Could you please tell me more about yourself? How ol are you? DEREK: I am 19 years old, black and very uch interested in knowing more about lslam. First of all, what should a person do or believe in to become a Muslim? ABDULLAH: Very easy, you just say that there is no god worthy of worshi but Allah and Muhammad is His Messenger, and you become Muslim, DEREK: You mean Muhammad is his apostle? But a a Christian or non-Muslim, this sentence is not enough to make it clear to me. ABDULLAH: Ok Allah sent Muhammad a His last Prophet and Messenger and revealed the Qur'an to him as the final revelation to mankind. Allah said that He perected His religion and called it lslam (see Qur'an 5:3). Islam means peaceful submission to the Will of Allah. DEREK: I see. ABDULLAH: Yes, and unfortunately most Christians don't know or they deny that the coming of Prophet Muhammad is foretold in their scriptures (See Deuternomy 18:18; 21: 21; Psalms 1 18:22-23; Isiah 42:1-13; Habakuk 3:3-4; Matthew 21:42-43; John 14:12-17,15:26,27; 1:5-16). Muslim theologians have stated that the person who is described by Jesus to come after him (in the above verses) is Mhammed (peace be upon him). DEREK: OK Fine, but why was there a need for another prophet after Jesus and another revelation after the Bible? ABDULLAH: All of the Prophets came to teach their peoples the Oneness of God. In the case of Jesus, he was only sent as a Messenger to the lost sheep of the house of Israel (see Matt. 15:24). What happened was that all of these prophets were not well received by the majority of the people. For instance, they started tampering with the teachings of Moses and Jesus, peace be upon them (see Qur'an 2:79). That is why Allah sent Muhammad with the last Message, (i.e., the Qur'an), to bring all of mankind back to the belief in and worship of One God, without partners or intermediaries. DEREK: Is the Qur'an similar to the Bible? I mean, what is it composed of? ABDULLAH: The Qur'an came as the last code emphasizing the same pure monotheistic teachings of Jesus peace be upon him, defending all the previous pure teachings of monotheistic beliefs and clarifying who Jesus was and who his mother was, showing that they were no more than great people. DEREK: OK then, how-can we be sure that the Qur'an has remained the same since the time of Prophet Muhammad? ABDULLAH: Allah Himself has guaranteed that He would guard the Qur'an from corruption (see Qur'an 15:9). Hence, the real and pure words of Allah are found in the Qur'an, which was revealed in Arabic, the language of Mohammed's people. Since then, not an iota has changed. This is unlike what has happened in the other religions. For example, if you look at the Bible, you find a lot of versions; the name Bible itself is indicative of those changes because Bible means a collection of books from different writers. DEREK: But didn't God call it the Bible? ABDULLAH: God calls the Scripture revealed to Jesus "Injeel" in the Qur'an for which the closest name in the Bible would be the word Gospel. The Bible was written may years after the time of Jesus in a language that was alien to Jesus; it was Latin Vulgate, a language that he never spoke. Isn't this strange? Interestingly, most of what was written in the New Testament was authored by Paul, who, according to James, the brother of Jesus in the Bible, had a polluted mind because he changed and contradicted most of the teachings of Jesus. DEREK: I think you know more about Christianity than the Pope does. ABDULLAH: You are wrong by saying that I know more than the Pope. I have simply investigated the Bible with an inquiring mind, which is something that all Christians should do. DEREK: Is there any English version of the Holy Qur'an? ABDULLAH: There are many translations of the meanings of the Qur'an. The Qur'an was revealed in Arabic which means that the words of ALLAH are in Arabic. The translations are the words of human beings relating to the meanings of the Qur'an to the non-Arabic speaking masses. DEREK: How does the Qur'an define God to mankind or how does the Muslim perceive God? ABDULLAH: GOD is the One and Only True GOD, and the Creator of all. He does not beget nor is He begotten. He is unlike His creation in every respect. He is the All-knowing, The Powerful, The Merciful, The Irresistible, and The King of kings. DEREK: But it is somehow difficult for me to perceive God as being the same as His creatures. ABDULLAH: You are absolutely right to have difficulty perceiving this because human beings have a limited capacity. This is why ALLAH sent revelations to His Prophets and Messengers to tell us who He is. So if you want to know who God is, just read the Qur'an. DEREK: Christians believe that Jesus was sent for the salvation of all mankind. If this is not true, then the foundation of Christianity is faulty. Right? What do you think? ABDULLAH: That's correct. The Christians of today are following what Paul taught and also tend to follow what the priests tell them to do instead of following what Jesus said. DEREK: Kindly explain the concept of salvation through the crucifixion of Jesus. ABDULLAH: In Christianity, the Doctrine of Original Sin is the reason that there is a need for salvation through Jesus' crucifixion. However, this doctrine was invented by Paul and it is strongly negated in the Old Testament (see Ezekial 18:20, Jeremiah 31:30, Deut. 24:16). This doctrine is an attempt to escape the responsibility of righteousness with the belief that punishment is given to someone else to release us from our burden of sins (see Ephesians 1:7, Romans 4:25, 10:9, Corinthians 15:21) In the Qur'an, every soul is responsible for its own deeds, good or bad (see 74:38,41:46, 3:25, 6:154). DEREK: What about the crucifixion itself? ABDULLAH: The Bible says Jesus cried out in a loud voice beseeching God for help on the cross: "My God, my God, why hast thou forsaken me?" (Matt. 27:46) Does that sound like Jesus to you? DEREK: No, then what about Jesus' appearance to his disciples after the crucifixion? ABDULLAH: Jesus didn't die on the cross nor was he resurrected. If he were resurrected, then he would have come to his disciples in a spiritual body. As shown in Luke 24:36-43, he met them with his physical body after the event of his alleged crucifixion. In the Qur'an, it says that Jesus was not crucified, but it was someone else who was made to look like him (see 4:157,158). DEREK: How did the story of the crucifixion of Jesus get into the Bible then? ABDULLAH: Once again, Paul was responsible (see Timothy 2:8 and Romans 5:10). DEREK: Well, I, very deep in my heart, believe that God can never look like his creation nor does he do what they do. What I believe is that God is the perfect one who is very much different from everything we see or touch. In other words, I think the writer can never look like his book. ABDULLAH: You are right. There is nothing comparable to Allah (see Qur'an 112:4). The prophets came with a very clear message to worship God alone, without any partners or intercessors. However, Paul took pagan beliefs and practices from the Romans and mixed them with the teachings of Jesus. Consequently, Paul was mostly responsible for elevating Jesus to the status of Son of God (see Acts 9:20) and God. DEREK: Yes. Now I remember. The first Commandment is, " Hear, O Israel, the Lord our God is One Lord." ABDULLAH: You're right. That's in Mark 12:29. Moreover, the Qur'an confirms that God is One: "Say He is Allah, the One and Only (God)." (Qur'an 112:1) DEREK: What you are saying makes perfect sense. This is just incredible! You mean that for almost 2000 years what the Christians have been following is wrong? ABDULLAH: Yes, especially their misunderstanding of who Jesus was. DEREK: Oh my God! I've been deceived! Really, I feel religiously raped. I have been fooled simply because I followed blindly the religion that I was born with and didn't take care to investigate it thoroughly. But still inside me there is something holding me back from accepting lslam, even though lslam is clearly the True Religion. ABDULLAH: Your last comment shows that you are a Muslim not a Christian and if you really love God and His Messenger Jesus, you will follow lslam and Prophet Muhammad. Break this barrier inside you and come back to the way of your ancestors. You are now free because you are looking for the Truth and our great prophet Jesus told us that we should look for the Truth and the Truth will set us free. So, you will be a free man as soon as you accept It. Be strong enough to accept lslam as the Truth, without any hesitation on your part and you will taste real freedom and real happiness that you have never tasted before. DEREK: Frankly, I am concerned about the negative way lslam and Muslims are shown in the media. In the West, there is a stigma attached to being a Muslim and I'm not sure I'm ready to live with that stigma. ABDULLAH: This is why I have chosen to tell people about the right picture of lslam. DEREK: Then, what is the right picture of lslam? ABDULLAH: The right picture of lslam is conveyed in the Qur’an, which is exemplified by Prophet Muhammad peace be upon him. The reality is that it is not fair to judge a religion by the actions of its followers alone because there are good and bad followers in every religion. The correct thing to do is to judge a religion by its documented revelation from God and the prophet who brought that revelation. DEREK: I see. I agree with you, but I'm still concerned about the reaction of my family and friends if they know that I am a Muslim. ABDULLAH: On Judgement Day, no one will be able to help you, not even your father, mother or any of your friends (see Qur'an 31:33). So, if you believe that lslam is the True religion, you should embrace it and live your life to please the One Who created you. Be an illuminating torch for them. Do not delay your coming to lslam. If you die before becoming a Muslim, then it's too late (see Qur'an 2:132, 3:102, 3:85). So grab this opportunity now. You can only remedy this pain inside you by becoming a Muslim and being able in the future, God willing, to come and perform pilgrimage (Hajj). DEREK: You are very wise man, I want to say that when I sometimes see on the satellite, especially in the season of Hajj, people of different colors and different races sitting side by side and praying to God, I feel pain deep inside my heart and I feel something urging me to talk with someone to know more about that great religion that can gather all the races in the same place. Thanks to you, I have found that person. So please help me become a Muslim! ABDULLAH: Brother let us take it step by step. First, enter lslam by saying: I BEAR WITNESS THAT THERE IS NO GOD WORTHY OF WORSHIP EXCEPT ALLAH. AND I BEAR WITNESS THAT MUHAMMAD IS HIS SERVANT AND MESSENGER. I BEAR WITNESS THAT JESUS IS HIS PROPHET AND MESSENGER. Let us say this again, I BEAR WITNESS THAT THERE IS NO GOD WORTHY OF WORSHIP EXCEPT ALLAH AND I BEAR WITNESS THAT MUHAMMAD IS HIS SERVANT AND MESSENGER. I BEAR WITNESS THAT JESUS IS HIS PROPHET AND MESSENGERS. I BEAR WITNESS THAT JESUS IS HIS PROPHET AND MESSENGER. DEREK: I BEAR WITNESS THAT THERE IS NO GOD WORTHY OF WORSHIP EXCEPT ALLAH. I BEAR WITNESS THAT MUHAMMAD IS HIS SERVANT AND LAST MESSENGER. I BEAR WITNESS THAT EISA IS HIS SERVANT AND MESSENGER. ABDULLAH: By the way, Jesus' name is not Jesus. It is a latinized name. His real name is Eisa. Now you will say the same thing in Arabic, the language of the Qur'an. I will transliterate for you. ASH'HADU AN LA'ILAHA ILLA ALLAH WAASH'HADU ANNA MUHAMMMADAN RASOOLULLAH WA ASH'HADU ANNA EISA ABDULLAHI WA RASOOLUHU. DEREK: ASHADU AN LA ILAHA ILLALLAH WA ASHADU ANNA MUHAMMADAN RASULULLAH WA ASHADU ANNA EISA ABDULLAH1 WA RASOOLUHU. ABDULLAH: Brother, say ALLAH is the greatest because you are a Muslim now. You are not a Christian anymore. Your are in the House of lslam. If I were with you, I would hug you as my brother in lslam. How do you feel now? A burden has been removed from you and you feel like you are so light, isn't this right? DEREK: If you were with me now, you would have seen my tears reaching my neck. You are a great brother. I feel that I have just come to life, This is exactly how I feel from now. I don't have to listen the silly words of the priests in the church, who knowingly or unknowingly lead people astray. I hope to be a good servant of ALLAH. ABDULLAH: You know what came out of you was disbelief and it was replaced by belief. You are so clean now, because when someone embraces Islam sincerely, Allah forgives all of his past sins. So, go to the Islamic center that has Muslims from all over the world and announce your lslam there, and continue to learn more about lslam from them. In addition, find a book on prayer in lslam and practice it. This is essential. Now after you are through with me, you must take a shower to purify yourself from previous wrong beliefs. Remember to stay away from bad company and be with righteous Muslim people. Also, beware of those so-called Muslims who call to nationalistic ideas or racial thoughts, which are rejected in lslam. I love you as a brother in lslam and I hope one day I will see you and hear your voice. DEREK: I will for sure do what you have asked. And tomorrow I will go to the Islamic center. Thank you for showing me the Truth. I will do my best to meet people who know about lslam for sure. May God help you guide more and more people to the true word of God. There is no God but ALLAH and Muhammad is his Apostle... Well it is as difficult for me as it is for you to leave you. ABDULLAH: Well brother, you will not leave me for a long time. I will soon be with you through my supplications. God willing. Pray for me, brother. DEREK: Well, I thank you, I love you although I do not know you yet. But it is enough for me to remember that one day, a very dear man has picked me up from the mud of life. Please teach me another Islamic word in Arabic so as to make use of it in the Islamic center. ABDULLAH: Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarakatu and Astaghfirullah. DEREK: What do they mean? ABDULLAH: May the Peace, Mercy and Blessings of Allah be upon you. This is used as a greeting to all Muslims. The last word means, Allah forgive me. Well, I have to leave you now but be sure it will not be for long. DEREK: Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarakatu and Astaghfirullah for being astray from the Truth all those years. May God bless you. You have occupied a great place in my heart and I will never forget you. Bye and talk to you later. Your brother in lslam, Derek, but I will call myself Eisa from now on. ABDULLAH: OK Eisa. I will leave you some final words of inspiration. Certainly, the ultimate goal of every individual is to be in Paradise forever. This reward of Paradise is too great to not have a price. That price is true faith, which is proven obedience to Allah and following the Sunnah of Prophet Mohammed (pbuh). THIS IS THE ROAD TO PARADISE. Let's stay in touch! Assalamu Alaikum! DEREK: O.K. Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarakatu. What u thing Ukhtil Muslima Wa Akhil Muslima. Mac salaamo