Kamila

Nomads
  • Content Count

    154
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamila

  1. Kamila

    YA ALLAH

    Salaam Caleeykum, Maasha alaah Maasha alaah RayZak May Alaah Bles U Day and Night where Ever u turn, Ameen ameen Walaahi All the thing u said is treu May Alah For Give All the Islaam Ppl where ever they r ameen ameen. Salaamu caleeykum
  2. JamaaL-11 Hayee hee Maandeeq Iyo aniga diyaar ayaan soo dhoqonay ee haye hee adiga ka waran sheekadaan maka heshay ..lol ????
  3. Salaan all, Cartan isii walaalkiis Laga Bartaa laga badshaa soomaali horay u tiri adiga ayaan ka bartay kobiyeeyta sxb Aniga kuma balan qadaayi in aan furo Hal Xeraale Lakiinse maxaan ku diidaa hadaad soo qortid waxaan markaas ku fakaro leen kaga jawaabayaa walaalkiis soo daa I can't wait to see it# bring it all. Ashwaq Macda Buraanburkaaga soo ugu bodaayey waaba ku daalay..lol so wad hee aniga adiga mid ayaan kuu qadayaa ee akhri bo. Ashwaqeey sidii Malamka Shinidaad u tahay Macaan. Madax Hadii la iga qabto taan madluumi jiray macaaneey hayga marin meelaha aan jeceleen Shuba hadaa shuba hada shuba hadaa way way way way waa gabaryar waa gabar cad goobta u baneeya hada hada isii sacabka Asaxaabta sabciya Cartan jamaal Mandeeq asxaabta kala sabciyaa hee gabta wayneeyaa way way way Ashwaq..lool Mandeeq Maankeeyga ayaa deeqday Miirkeyga ayaa Jiidatay macda maanka ayaad u roontay kii ku helo kuma qasarin lakiinse gabayga laguu soo tiriyay waaba ku dalee qaado adiga leh qaado adiga leh sidaan ugu jiray waan daalay walaahi..lol Jamaana Yes baad tiri isii sah I can wait to share JamaaL with u macda ..lol lakiinse I want to have the Best Of him ..lol Just Joking mida kala in aan wadaagno Our King JamaaL-11, So Jamaal R U Ready In aad guursatid Mandeeq And Kamila Bank Kaaga Saving Badan maku heeysaa Can u Handle it.lol? JamaaL-11 Meesha waa isku dhacday ayaan ku dhahay nooh waad shiday jamaal Nuurkaaga ayaa iftiimiyay meshaan isii sah, Dheebanluula tahayee anigaa maakugu dheeli karaayee Dhankasto waa soo arkaayee dhiibaato wayn aan ku dhacee an ma ii dhaami kartaa jamaal? Peace & Love
  4. Aragtida Habdhiska Maansada Soomaaliyeed W.Q.: Dek Dirie Haddii la yiraahdo ha laga falanqoodo hab-dhismeedka maansada Soomaaliyeed, waxaa mahurto noqonaysa in la xuso sooyaalka miisaankaasi soo maray. Cabdullaahi Diiriye Guuleed "Carraale" ayuu ahaa ninkii ugu horreeyay ee hab cilmiyaysan uga baaraandegay miisaanka maansada. Dabcan hortiis waa jireen aqoonyahanno wax ka yiri, ha yeeshee, wax-ka-dhihidda aqoonyahannadaasi ma ahayn mid mawduuc ahaan si toos ah u wajahaysay miisaanka maansada. Haddii ay ahaydna, kama aysan jawaabin su'aalaha aadkooda loogu baahday gorfaynta miisaanka maansada. Suaalahaas ay ka midka yihiin: 1) Maxaa tixda ka duwa tiraabta? 2) Maxaa noocyada faraha badan ee tixda kala sunsuma? 3) Maxaa xeeriya cuddoonaanta ama laaxinka tixda? Carraale ayaa ugu horreeyay wax jawaab waafi ah ka bixiya. Waa tan la yiri wax badan qabo wax badan baad khaldine. Daldaloollo uu farta noogu fiiqay buu nooga tegay. Waxaa garbihiisa ka duulay saaxiibkiis John William Johnson, oo ay xiriir wada-shaqayn ah lahaayeen. Inkasta oo uu Johnson raacay waddadii uu Carraale jeexay, haddana waxa uu adeegsaday gaadiid ka dhakhso badan kii Carraale. Saas oy tahayse, nooma daboolin daldaloolladii uu Carraale na soo gaarsiiyay in aynu aragno. Waxaan jeclaan lahaa in aan isla eegno miisaanka jiiftada innaga oo ka ambaqaadayna habkii ay labadaas aqoonyahan u qaadaadhigeen. Dabadeedna aad ila xaqiijisaan jiritaanka daldaloolladaas aan carrabka ku dhuftay. Haddii aynu isla gaaranana aad ila beekhaamisaan sidii loo dabooli lahaa. Waxa aan ku bilaabayaa eraybixinta erayada aan u isticmaalayo miisaanka, oo badankood yihiin kuwo hirgalay. shaqalgaab = a short vowel (a, e, i, o, u) shaqaldheere = a long vowel (aa, ee, ii, oo, uu) dhafane = a diphthong (ay, ey, oy, aw, ow) shaqal = mora; duration of the short vowel (NB. There are two moras in the long vowel and/or the long diphthong) meeris = a line of poetry tuduc = stanza alane = a syllable tix = verse maanso = poetry tiraab = prose faaltuug = anacrusis and/or trunction in a poetry line. Sannadkii 1976dii ayaa Carraale waxa uu magaalada Marka ku qoray buug uu uga faallooday miisaanka tixda gabayga. Si uu uga jawaabo su'aalaha aynu kor ku xusnay, waxa uu soo bandhigay saddex xeer oo uu u arkay in ay khasab tahay in lagu gorfeeyo meeriska tixda: 1) Isku dheelli tirka tirada shaqal iyo tan alane. 2) Tusmada shaqalladu u taxmaan meeriska dhexdiisa. 3) Hormaynta alanada meeriska oo koox koox la isku raaciyo. Inkasta oo buugga Carraale uu ku koobnaa miisaanka gabayga, haddana saddexdaan xeer waa looga baaraandegi karaa noocyada maansada oo dhan. Tusaale ahaan, bal aynu midmid ugu jimayno meeriska jiiftada. 1) Isku dheelli tirka tirada shaqal iyo tan alane ee meeriska jiiftada: A) Meeris kasta ee jiifto waxa uu ka dhisaalmaa sagaal shaqal. Intaadan tirada ku hubin meerisyada aad taqaanid, waxaad xusuusnaataa i) in shaqaldheeruhu uu u dhigmo labo shaqal. ii) in dhafanuhu marmarna u dhigmo hal shaqal, marmarna laba shaqal. Sida iyo goorta, Insha Allaah, mar dambe ayaynu ka faalloonaynaa. Haddase waxaad, fadlan, sii aamintaa qodobkaan, oo waxaad dhafanayaasha aad kala kulanto meerisyada noogu xisaabtaa laba shaqal ama hal shaqal hadba tan noo buuxinaysa tirada sagaalka shaqal ah. Tusaale ahaan, meeriska "Hooyoy la'aantaa" dhafanaha 'oy' waxaad u xisaabinaysaa labo shaqal; halka meeriska "Baadi wayska maashoo" dhafanaha 'ay' aad u xisaabinayso hal shaqal. Si kasta oo aadse noogu qodaxsiibto, waxa aadan ka fursanayn in aad la kulanto meerisyo ka koobmaya 10 shaqal. Sida: Adduunyadu hubaashii Taasna waxaan ku fasiraynaa in meerisyada maansada Soomaaliyeed ay marmar qaataan hal shaqal oo siyaado ah, oo Carraale ku magacaabay Faaltuug. Wuxuu Carraale noo sheegay in Faaltuuggu uu yaalaaba meeriska gabayga uga dhaco alanaha labaad. Gabyaaga oo ay u habboonayd in uu alanaha labaad ka dhigo mid gaaban ayaa ka maarmi waaya in uu isticmaalo eray ku khasba mid dheer. Taasna waxay culays siyaado ah ku keentaa meeriska. Si aan culayskaas u wiiqin gabayga ayaa marka tixeeyuhu ku luuqaynayo meeriska faaltuugga leh uu soo gaabiyaa alanahaas. Arrintaan waa la waafajin karaa jiiftada. Oo haddii shaqaldheeraha ku jira alanaha labaad ee meeriska kor ku xusan laga dhigo mid gaaban, sida: Addimadu hubaashii Waxa aynu arkaynaa in cuddoonaan u siyaadday meeriska mooyee inaan wax laaxin ahi ku soo kordhin. Saas oy tahayse, waxaan ognahay haddii lagu xareedinayo meeriska hore (Adduunyadu hubaashii) in alanaha labaad la jiido. Taasna waxay nagu boorinaysaa in aynu faaltuugga ku sheegno alanaha kowaad ee gaaban. U fiirso, oo meerisku waa sii cuddoonaanayaa haddii loo dhigo sidaan: Duunyadu hubaashii Si kastaba ha ahaatee, waxa aynu Carraale uga dayanaynaa in aynu meerisyada jiiftada u kooxaynno labadii nooc ee uu u kala qaybshay kuwa gabayga. Meeris kasta oo jiifto ah oo leh 9 shaqal waxaynu ku magacaabaynaa Sal; hadduu lee yahay 10 shaqalna Farcame. Isku soo duuduub, meeriska saleed ee jiifto wuxuu dabciyan lee yahay 9 alane; wuxuuna oggolaan karaa hal faaltuug, taasoo u keenta in uu noqdo farcame. B) Xagga alanaha, jiiftadu waxay ugu badnaan yeelan kartaa 9 alane, ugu yaraanna 5 alane. Taas macnaheedu waxaa weeye meeriska jiifto waxa uu u kala baxaa shan nudood, oo kala ah: a) Nudda 1aad: 5:4 (shan-afarre) (i.e. shan alane oo afar shaqal dheere tahay.) tus: Duul haad Amxaaraa ama Haaneedka siisee Haddii mid ka mid ah shaqal dheerayaasha meerisyada nudda 1aad loo kala jebiyo labo shaqalgaab,waxaad arkaysaa in meerisku weli cuddoon yahay. tus: Dalal haad Amxaaraa ama Hambadeeda siisee Meerisyada noocaan ah waxaynu ku magacaabaynaa Nudda 2aad. Markasta oo hal shaqaldheere loo kala jabiyo labo shaqalgaab waxaynu sii helaynaa Nudda 3aad, 4aad, iyo tan 5aad. U fiirso, markii shaqaldheere kala jababa waxaa sii badanaya alanaha. Si kale, shaqaldheeraha iyo allanadu waa is dheellitirayaan. Isku soo celceli afarta nudood ee ka samaysma nudda 1aad, waxay yeelanayaan qaabdhismeedkaan: b) Nudda 2aad: 6:3 (lix-saddexle) (6 alane oo 3 shaqaldheere tahay.) tus: Dir miyaad wadaagtaan ama Dayax heego joogoo c) Nudda 3aad: 7:2 (toddoba-labaalle) (7 alane oo 2 shaqaldheere tahay.) tus: Dacwad baan ka leeyahay ama Dadku uma hayaameen d) Nudda 4aad: 8:1 (siddeed-halle) (8 alane oo midi shaqaldheere yahay.) tus: Wersangali doc uga bayr ama Garta geed ka niqi kara e) Nudda 5aad: 9:0 (sagaal-ebberre) (9 alane oo 9kuba shaqalgaab yihiin.) tus: Garta madal ka niqi kara. Ilaa iyo hadda waxaynu adeegsannay hal xeer oo ka mid ah saddexdii xeer ee Carraale u adeegsaday habdhiska meeriska gabayga. Ma is leedahay xeerkaan baaba nagu fara bataye, maxaa labada kale looga baahan yahay? Waxaa dhacdo ah in aad la kulanto oraahyo naxwe ahaan sax ah, oo waafaqsan xeerka kowaad, balse iska daa jiifto e, aan xitaa lagu sheegi karin tix. Tusaale: 1) (8:1) Cali ayaa imanaya. 2) (8:1) Doc uga bayr Wersangeli. 3) (7:2) Uma hayaameen dadku. 4) (6:3) Miyaad Dir wadaagtaan? 5) (5:4) Soo sii haaneedka. Hmmmn! Waxa aynu markiiba garanaynaa in xeerka aynu adeegsannay uusan xadaysnayn (not maximally constrained), xaalad uu oggolaanayo oraahyo aan jiifto ahayn. Si aynu taas uga guulaysanno, waxaa lama huraan noqonaysa in aynu adeegsanno labada xeer ee kale, ee Carraale. Intaas ayaynuse maanta ku soo afjaraynaa. FG: Habka Johnson uu u soo bandhigay miisaanka maansada ayaad mooddaa in uu ka tafo gaaban yahay habkan aynu raacnay ee ku salaysan Xeerarkii Carraale. Waxaanse is lee yahay in qofku hanto fikradda aasaasiga ah ee aragtida habdhiska maansada Soomaaliyeed waxay ka dhawdahay raacidda waddada Carraale. Ogowna, Johnson laftiisu inuu raacay isla waddadaan. LAYLIS: 1) Maxaa u diidaya shanta tixood ee kore in ay noqdaan Jiifto? 2) Maxay Jiifto iyo Masafo ku kala duwan yihiin? 3) Haddaad akhrisay qormada Johnson, sidee baad u eraybixin lahayd erayadaan: mora, monoseme, and deseme. Aragtida Habdhiska Maansada Soomaaliyeed Qaybta Labaad W.Q.: Dek Dirie Qormadii hore, waa tii aynu meeriska jiiftada ku jaangoynay Xeerka Kowaad ee Carraale (Isku dheellitirka tirada alane iyo tan shaqal). Waana tii aynu la soo dibad baxnay qodobkaan: A) Meeriska saleed ee jiifto wuxuu dabciyan (unmarked) lee yahay 9 shaqal; wuxuuna oggolaan karaa hal faaltuug, taasoo ku keenta in uu noqdo farcame (ideosyncratic). Xagga alanaha, waxa uu meeriska saleed ugu badnaan yeelan karaa 9 alane, ugu yaraanna 5 alane, taas oo ay xeeriso hadba inta shaqaldheere ee uu qaato. Sidoo kale, waa tii aynu sii sheegnay in aad la kulmi karto oraahyo naxwe ahaan sax ah, oo waafaqaya qodobkaan, balse iska daa jiifto e, aan xitaa tix lagu sheegi karin. Tusaale: 1) (8:1) Cali ayaa imanaya. 2) (8:1) Doc uga bayr Wersangeli. 3) (7:2) Uma hayaameen dadku. 4) (6:3) Miyaad Dir wadaagtaan? 5) (5:4) Soo sii haaneedka. Waxa aynu maanta isku dayaynaa in aynu qodobkaas ku xadayno Xeerka labaad ee Carraale (Tusmada shaqalladu u taxmaan meeriska dhexdiisa), si aynu u caddaynno sababta aysan meerisyada kore u noqonayn Jiifto. Waxa aynu ilaa hadda ognahay, oo aynu shanta nudood ee meeriska saleed ee jiiftada kala soo dibad bixi karnaa, in meeriska jiiftadu xamili karo ugu badnaan ilaa afar shaqaldheere. Bal aynu isla fiirino meelaha ay shaqaldheerayaashaasi geli karaan. I) Aynu ku bilowno nudda kowaad, shan-afarrlaha (5:4) (meeris ka dhisaalma 5 allane oo afar ka mid ahi shaqaldheere wataan). Tusaale: 1) Haaneedka siisee -- -- - -- -- 2) Hooyoy la'aantaa -- -- - -- -- 3) Daarood Ismaaciil -- -- - -- -- FG: -- == alane shaqaldheere ama dhafanedheere leh, sida: 'haa', 'need', 'sii', 'yoy'. - == alane shaqalgaab leh, sida: 'la', 'ka', 'is'. Waxaa saddexdaan meeris ku cad in mid walba uu wato hal shaqalgaab, kaas oo mar walba gala rugta kala barta meeriska. Macnaha, marka meerisku ka koobmo afar alane oo shaqaldheere leh iyo hal alane oo shaqalgaab leh, alanaha shaqalgaabka lihi wuxuu galaa bartanka, oo labo shaqaldheerena waa ka hormartaa, labana waa ka dabamartaa. Bal aynu ku eegno in alanaha shaqalgaabka lihi geli karo rug aan ahayn tan kala barta meeriska: 1) Soo sii Haaneedka -- -- -- -- - 2) Haaneed siinta guud -- -- -- - -- 3) Hooyadaas beenteed -- - -- -- -- 4) Ismaaciil Daarood - -- -- -- -- Waxa cad in meerisiyada kore jaban yihiin. Sababtuna ay tahay iyaga oo alanaha shaqalgaabka leh ku qaatay rug aan ahayn tii kala baraysay meeriska. Arrintaan waxa ay noo saamaxaysaa in aynu Nudda 1aad ee meeriska saleed u qeexno sidaan: Nudda kowaad ee meeriska saleed ee jiiftadu waxa ay ka dhisaalantaa shan alane, oo afar ka mid ahi shaqal dheere yihiin, midna shaqal gaab kaasoo gala bartamaha meeriska. Tusaale: 1) Hoobaan la moodoo -- -- - -- -- Bacdamaa aynu soo sheegnay in afarta nudood ee kale ay ka samaysmeen nuddaan (5:4), waxaa khasab noqonaysa in ay waafaaqaan qodobkaan, oo ay mar walba shaqalka shanaad ee kala bara meeriska ay ku xafidaan shaqalgaab. Bal aynu nudaha kale mid mid u qaadaa dhigno. II) Waxaynu soo sheegnay in Nudda 2aad (6:3) ee meeriska saleed ay ka unkato Nudda 1aad (5:4) oo afarta alane ee shaqaldheeraha leh mid ka mid ahi u kala jabo labo alane oo leh shaqalgaabyo. Maaddaama Nudda 1aad ay leedahay afar shaqaldheere, haddii aynu mid mid u jebjebino waxa aan helaynaa afar tusmood oo lix-saddexle ah. Tusaale: 1) Dir miyaad wadaagtaan -|- -- - -- -- 2) Oo Doxorrayaashii -- -|- - -- -- 3) Qaaruun Dad iyo maal -- -- - -|- -- 4) Diigaanyo ciidana -- -- - -- -|- FG: -|- == Labo alane oo leh laba shaqalgaab, asii isku noqon kara hal alane oo hal shaqaldheere leh. Waxaa afartaan meeris ee kore ku cad in shaqalka shanaad uu mar walba ku dhacayo alane shaqalgaab ah. Waxaa kale oo ku cad in shantii alane ee Nudda 1aad aan midna mid ku soo xadgudbin. Macnaha, haddii bal mitalan shaqaldheeraha kowaad ee Nudda 1aad uu la falgali lahaa shaqaldheeraha labaad, oo uu saas ku samayn lahaa Nudda labaad (6:3), meerisku waa jebi lahaa. Tusaale: 1) Miyaad Dir wadaagtaan - -|- - - -- -- Sidoo kale haddii shaqaldheeraha 3aad iyo kan 4aad ee Nudda 1aad ay isla falgeli lahaayeen si ay wadajir ugu sameeyaan labo shaqalgaab iyo hal shaqaldheere, meerisku waa jebi lahaa. Tusaale: 2) Diigaanyo Amxaaro -- -- - - -|- - Isku soo duudduub haddii saddexda shaqaldheere ee meeriska lix-saddexlaha ah ay u taxmaan si ka duwan afarta tusmo ee kor ku xusan, meerisku waa jabayaa. III) Mar haddii aynu isla aragnay sida Nudda 2aad looga soo dhiraandhiriyay Nudda 1aad, waxa aynu sii qiyaasi karnaa sida Nudda 3aad (7:2) ay u samaysanto. Mid ka mid ah saddexda shaqaldheere ee Nudda 2aad (6:3) ayaa u kala jabaya labo shaqalgaab. Taas ayaa na siinaysa meeris toddaba alanle ah, oo laba shaqaldheere wata, kuwaas oo u taxma lix tusmood. Tusaale: 1) Igu dile daraaddaa -|- -|- - -- -- 2) Dumarkii ma furayaan -|- -- - -|- -- 3) Dacwad baan ka leeyahay -|- -- - -- -|- 4) Duur idinku hurinoo -- -|- - -|- -- 5) Dooddaye maxaad oran -- -|- - -- -|- 6) Deeq baa mid kale yiri -- -- - -|- -|- Bal u fiirso, oo sidii labadii nudood ee hore: a) Mar walba shaqalka shanaad waa alane shaqalgaab ah. b) Sidoo kale, shantii alane ee Nudda 1aad, midna mid lama falgalin. Haddii labada shaqaldheere ee nuddaan (7:2) ay u taxmi lahaayeen, si ka duwan lixda tusmo ee kor ku xusan, meerisku waa jebi lahaa. IV) Nudda 4aad (8:1), oo ka kooban afar tusmo. waxa ay iyana ka soo jeedda Nudda 3aad (7:2). Mid ka mid ah labada shaqaldheere ee Nudda 3aad ayaa u kala jabaya labo alane oo shaqalgaabyo wata. Tusaale: 1) Wersengeli doc uga bayr -|- -|- - -|- -- 2) Dar Alliyo heshiisiyo -|- -|- - -- -|- 3) Dan la'aanta ugu dhiman -|- -- - -|- -|- 4) Dooxanaha murtadka ah -- -|- - -|- -|- Haddii halka shaqaldheere ee nuddaan uu galo rug aan waafaqsanayn afartaan tusmo ee kor ku xusan, meerisku waa jabayaa. Sidoo kale, sida nudihii hore, weli shaqalka shanaad waa mid gaaban. Isla markaasna alanayaashu kuma ay xadgudbayaan soohdintii ay ku yeesheen Nudda 1aad. Oo tirada alanayaasha ee badanayaahi, waxa ay ku imanayaan oo qura marka shaqaldheere u kala jabo labo shaqalgaab. V) Nudda 5aad (9:0), waxa ay ka dhalataa marka halka shaqaldheere ee nudda afaraad u kala jabo labo shaqalgaab. Taas oo na siisa hal tusmo oo leh sagaal alane, oo sagaalkuba shaqalgaab yihiin, taas oo weli ilaalinaysa xeerarkii ay tusmooyinka kale xafideen. Tusaale: 1) Garta madal ka niqi kara -|- -|- - -|- -|- Isku soo wada duub, gorfaynta meeriska jiiftada, ilaa hadda waxa aynu ka miisnay laba heer oo aan, fahankayga, ka soo minguuriyay Cabdillahi Diiriye Guuleed (Carraale). Waxa aynu la soo dibadbaxnay in Meeriska Jiiftadu u qaybsamo mid Sal (base) ah iyo mid farcame (derivative) ah. Waxa aynu ilaa hadda qaadaadhignay Meeriska Saleed, oo aynu hadda u sifayn karno sidaan: "Meeriska Saleed ee Jiiftadu waxa uu ka dhisaalmaa ugu yaraan shan alane, oo afar ka mid ahi wataan shaqldheerayaal (shan-afarre). Mid kasta oo ka mid ah afarta shaqaldheere waxa uu u kala jabi karaa laba shaqalgaab, taas oo meeriska badi karta in uu dheegmo afar nudood oo kala ah: lix-saddexle, toddaba-labaale, siddeed-halle, ama sagaal-ebberre, iyada oo ku xiran hadba inta shaqaldheere ee u kala jabtay shaqalgaabyada. Celcelis, shaqaldheerayaasha shanta nudood waxa ay u taxmaan 16 tusmo, oo ilaaliya laba xaaladood: a) Mar walba shaqalka shanaad waa alane shaqalgaab ah. b) Sidoo kale, shanta alane ee Nudda 1aad, midna mid lama falgalo. Oo badashada alanayaashu waxa ay ka dhalataa oo qura marka shaqaldheere u kala jabo labo shaqalgaab. Saas iyo saas oo keliya baa xeerisa cuddoonaanta Meeriska Jiiftada ee Saleed." Not so fast! Bal ila fiiri, oraahyadaan xafidaya xeerarkayaga. Maxaa khaldan bay kula tahay? Ogowna, mooggaan laylis ma aha, ee waa "Yaa ila furdaanshoy!" 1) Usha gambarka ha ku dhufan 2) Kama carrabin karo afka (ku qiyaas: Afka kama carrabin karo) 3) Bal inaan dugsi u ahay 4) Beerkaa i go'ahaya Sidoo kale, bal waxaad ila eegeegtaan, saddexdaan meeris ee Sayidku mariyay, ee indha-adayggooda, jebinaya xeerarkii aannu ku soo tiir iyo tacab beelnay: 1) Dirhan haddii aan kaga tago (11 shaqal) 2) Duunkaagu wuxuu qabo (10) 3) Sow daraaddi kuma dhiman (10) Rag iyo Dumar Allow Maxaa Baas oo Khaldan? Hint: Xaashee, Sayidka LAAXIN haba ku sheegin. Si kastaba ha ahaatee, qodobka la xiriira Meeriska Jiiftada ee Farcamaha, waxa aynu si faahfaahsan uga hadli doonnaa marka aynu, Insha Allaah, ka doodayno habka Johnson u gorfeeyay Jiiftada. Inta ka horraysa sidaas iyo nabadgelyo, FG: Maaddaama qormada iyo xeerarka aan Carraale ka soo xigtay ay si toos ah uga hadlayeen tixda gabayga. Kuwaas oo sidii aan islahaa waad u fahantay aan ugu adeegsaday gorfaynta Jiiftada, wixii daldaloolo ah ee qormadaan iyo tii hore ka soo baxa waa xaggayga. Dar Alle, Deeq Diiriye, Cartan meshaan so mahan meeshi aad noo tilmaamtay? Read it Ppl
  5. Salaam all, Cartan waan ku maaqsuudnay gabayadada walaalkiis ee soo wadbo, meeshaad tiri tagna waan soo booqday insha alaah waan baran donaa haduu ilaah idmo marka wakaas hee brother. lakiinse su aal adiga cartan hal xiraalihi meshaad furtay maad iiga soo jawaabtid oo ahaa 3 nin Hotelka brother i wanna know. Careys Ciise Karshe walaalkiis ninkaas waan maqlijiray in uu ahaa nin gabyaa wayn qatarna waaye kuwaan wacan aad noo soo tirisay aboowe ee noo wad aboowe gabayadiisa waan rabaa in aan barto gabayada uu tirinjiray walaalkiis. JamaaL-11 brother I can't stop loving u brother everyday more and more ayaan kaaga helayaa brother wiil fiican ayaa tahay. Bal heestaan ku raxeeyso, Naf jaceel saayadoo sameen Shalay soo Hurdada saxeen waysayoo sacan................. Sadri makaa sugin miyaad siisan sadriga maad gali laheed Jamaal Misi Socaad oran laheed sacan? Hees Hindi ayaan kugu sii darayaa...lol Miraa dil bahaagal mujeekee............Kuchi Kuchi Hootahee...lol Heeso Amarican..lol Only love, sets you free, And if you serve to fate, then you're my destiny. Now I know, now I see. Anything can happen, if you just believe. Buraanbur....................... Jamaalo Laabteeydabaan maanta kugu hayaa Habaar kuma qabayo Hooygaaga sooma galo Hanadyadi Kula dhashtaa Heebiyoow ku jecel Nimanka soomaaliyeed baad u tahay Horseed Alaloow Hamigaaga kuu yeel habeen walbaba...amiin See ya
  6. Salaam all, Maandeeq macaanto adiga haduu Jamaal Wadnaha ayuu iiga yalaa ka waran haduu labadeena isku keen guursado maxaad ka qabtaa sis?.. Cartan Walaalkiis qatar ayaad ku tahay koobiyeeyta gabayada brother mid mac waaye midaan qatar soo wadbo Jamaal I'm sure wuu dareemayaa waxaad ka wadit aboowe sidaas ayaan kugu ogahay chil. Buubto isii sah qatar maskax ayaad leedahay qofyahay siifiican ayaad gabayga u alifatay siifiican macda sis waan ka helay midkaas beenta mahan walaashiis waxaas aad sheegtay waa run ok keep on going. Jamaal haye hee soo wad gabayada macaan adigeey kugu aruursan yihiine Bring new gabayo ok see ya around brother I am out
  7. Mandeeq Loooooooooool Sistah Let me give hug first, secondly don't tell me that oh my oh my I'm Jalouse Jamaal is that true what she saing Brother??
  8. Hi Guys Look X Playa First Of all I am Player Hater then second Look the poerty I didn't I wrote but I said fiiriga gabeeygaan aniga ma qorinee first read kadib wax iga sheeg man walaahi yaab ayaa leedahay brother wax makala hub saneeysid aniga soo ma dhihin aniga ma aqaan gabay brother man intadan hadlin ka fiirso waxaad leedahay brother then hadal think twise brother, I am out. JamaaL_11 Bahalyoow Daradaa Bartama Habeenkii soo maan soo baraarugo soo beerka ima bal balo adiga dartaa so baahi ima qabato sidee bahal qof qaniinay soo beerka laguma dhago kolkuu waaga baryo badigoob soo uma sahantago adi dartaa bartama malintii soo jamaaloow ma dhaho bartaad iiga taalo maku iloobi karo baxsanaa tahay nin aan barida eebe dhaafin in aan maya ku dhaho marna ha iga filin boodbaan kula gali buulbaan kula wadaagi buurta shishe ayaan kula kori beerta ayaan kula tagi baxsan baan ku oran beydaankaan wada guran baastada ayaan kuu karin jamaaloow waan ogahay bariis kaama dago baahida ayaan kaa dhoori rag odil adaan ku sara marin ee Maxaad leedahay Jamaaloow? Ma baraanburo ma Gabyo Intiiba jamaal waa dartaa ee bal wax ka dheh arintaan? bye
  9. FIIRIYA DHANTO NINKII YAQAANO HALKAAN ISKU SOO KALA FIDI ANIGA HAL AYAAN AQANAA OO SAXIIBTEEY I BARTAY BAL ILA AKHRISTA. NINKA: NAA ABAAYO NA ABAAYO GURI SILIG IYO MA RABTAA SARIIR. GABADHA: WAR ABOOWE WAR ABOOWE GURI SILIG IYO GURI SILIGA IYO YAA KU BARAY SARIIR. NINKA: NAA ABAAYO SAACAD DAHAB IYO MA RABTAA SILSILAD. GABADHA: SAACAD DAHAB IYO SACAD DAHAB IYO YAA KU BARAY SILSILAD. NINKA: NAA ABAAYO NAA ABAAYO BIYO BARAD LEH IYO BIYO BARAF LEH IYO MA RABTAA BABAAY. GABADHA: WAR ABOOWE WAR ABOOWE BIYO BARAF LEH IYO BIYO BARAF LEH IYO YAA KU BARAY BABAAY.Text
  10. Waaaaaaaaw JamaaL-11 Waan Ahay Marwo Lagu Nasto Lagu Nasteexo Ninki I Helo aniga iguma qasaaraayo waxaad ii tahay kii aan ka waheshaynayey dad oo idil waxaa tahay wiil curdanow hada soobaxay yaqaano sharafta iyo xitraamka hablaha Jamaal waa kuu jiifa waa kuu jajabasanahay ma qadeeyo ma casheeyo maalintii 9 saac baa hurdada la iga sara kacshaa aboowe ha i qaribin haduu qalbigaaga ii soo jeedin! Adiga matahay kii aan ku dagi lahaa ku nasan lahaa inta nolasheeyda ka dhiman kaan la qeeb san lahaa??
  11. CARTAN Brother keep on going. Jamaal Thnxx Brother. QATAR AYAA TAHAY JAMAAL. Buraanbur kale ayaan kuu sheegaa akhribo JACEEL GODOB LAGAMA GALO GAALO IYO ISLAAM, MIDBASE GODOB IGA GALOO IGA TAGAY GIDAAR, LILAAHI BAAN MOODAY LAABTEEYDA BAAN U FURAY, LABADA DHAYOOD WADNAHA LEEB LAAGAGA TAAG, HABLAHA TAAD CAASHAQDABA CAAD LAGAABA SAAR, GABAR UGUB BAAN OHOO UUR MARIID KU SAAQ. NALKII II SHIDNAA NUURKIISA BAAD EHEEYD, JIRKAA I LUXMAAYO JILBAHAAN KA JOOGI KARIN, JIRANA IMA HEEYSO JACEELKEEYGA AWADIISA, EE SUURTO GALI MEEYSO IN AAN SAAS KU KALA HARNAA.
  12. Geeraar waaye gabay mahan bal iska akhrista aniga ma qorineeeeeeeeeeeee ok guys Waa cibaaro qabaayoo Belaayuu curufkeediyo Camalkeeda yaqaane Waar tolow, colka jooja! Nin habeenno casheeyay Cadar aan hadh lahayn Iyo ceeryaamays ugu toosta Oo inuu caafiyaddiisa Cabbaar meel la fadhiisto Caqligaanay gelayne Waar tolow, colka jooja! Carabkaan ku hadlaayona Nin callenti caddaatiyo Caamadaan garanayn oo Kolkay caruuri dhintaane Cutub weyni cidlaataa Lays canaanan haddhowe Waar tolow, colka jooja! Labadiinnan cuure Is u coobe ridaayow Cidna ways u xignaa Ciilna ways u qabnaa Canla na waa is ogayn? Shantii Caadle lahayd Iyo curadkii habartay iyo Cali Fiin ma illaawin Oo raggii ceeriga yiilla Cabasaannu ahayn Oo Jaamacii calmanaaye Codkar noogu horreeyiyo Rabjaan baydin cayaayir Iyo caado dhaaf ku disheen Oo haddii aad is cuntaan Idin caabudan maayo Oo waa intaan mid la ciidmi Oo ka kaleeto ku ciiriye Waar tolow, colka jooja! Intii baad cantarteen oo Cunkadaydin marteen Oo meydkiinnii cammirraa ye Candhadheerta dhurwaa Iyo ciidda haaddu ku jiidday Iyo cuqduudkii ka baxdeen Oo cosobkii Balanbaal Iyo caleentii Karamaan Oo Cayn baa oo gudhsateen Oo cambartii geela dhalaysiyo Adhaa ceegan guryaa e Waar tolow, colka jooja! Nin carruur iyo maato Iyo calli reero la yaal Oo I coofaaya golaa Oo cararaaya had dhow Iyo nin colaad talinaaya Oo caddaystaydinka buuxa e War tolow colka jooja kana gabay waaye ee akhrista Baribaa dadkuba qaawanaa dibad ku noolaaye Ooy daaqayeen cawska iyo darista geedaha e Dareemada marbay ugu koreen duudka buuraha e Dalanbaabi iyo guuldariyo dooga cunidiida Danbaa galisay inay raadiyaan nolol ka door roone Dugsi iyo markii ay heleen dab i iftiimaaya Duunyadiyo markii ay dhaqdeen bahaladii duurka Ugaadhiyo markii ay dabteen deeradiyo cawsha Beeraha markii ay degeen orodki may dayne Damacbaa hogaanka u qabtoo door labaad raraye Daar iyo markii ay dhisteen aqalo daah wayn leh Markab aan dagayn iyo markii doonyo lagu dhoofay Sabarayn dabaashiyo markii qalab lasii daayay Nin waliba markuu daadsadee kibir la daanshooday Ayay niman dalxiis ugu keceen meel dusheena ahe Duhur kaliya bay sii socdeen daala may arage Dayaxay habeenkoo badh tagay degel fadhiisteene. yo yo keep on going guys
  13. GIRLS GIRLS WAA IDINKA QOSLIYEE WWWWWWWWWW LOOOOOOOL WALAAHI ANIGA MA GABYI NOOH JAMAAL AYAA I YAQAANO KAAS WAA ISKA SOO QORAY IN AAN JAMAAL KA QOSLIYO LAKIIINSE MA FILEEY ARAWEELO IYO LADY IN AAD SAAS U QOSLEEYSEEN NEXT TIME BET SISTERS. SEE YA AROUND
  14. "NABADA ADUUNKA"(PEACE) SOMALAAY ADUUNKA NADAD DIIDEEN WADANKIINA QARXISEEN DAL SHIISHEEYE U ARODEEN NABADA WAA SHAY QAALI AH NABADU WAA LAMA HURAAN NABADU WAA DHASASHADA ADUUNKA NABADU WAA HORU MARKA UBADKEENA NABADU WAA MASLAXADA NAFTEENA. 'SOOMALIYA IYO NAFCIGA WADANKEENA' BOORWAQO,BEERO,DHIR,RASHIIN,WARSHADO,QUDAAR, SALIID,SUBAG SIXIN,RASHIIN FRESH AH,KALOON,SOKOR MAREEREEY, BAL ILA FIIRIYA SOOMAALIYA RAAXADA TAALO OO AAN U JEEDIN SUUQA HADAAD TAGTID WAXAA U QALISAN SOKORTA MAREEREEYDA SOOMAALIYANA AYAGA AYAA SOO SAARTO BAL MAKA YAABTEEN. BAL MAXAA NOO DIIDAY IN AAN ISKA DHAAFNO QABIILKA IYO IS QOQOLO QOLEEYNTA XUN EE LAFAHA NAGA GASHAY JAMAAL ABOOWE MALA YAABTAY DADKA JOOGO EUROP OO HADANA KU DHAQMAAYO QABYAALADA. SOMALI ILAAH AYAA KUU MAQAN SOMALI RABI U TUUGA SOMALI WAA KU JECLAHANAHAY EE ILAHOW NAGA QABO QABYAALADA. BAL ILA YAABA SOOMAALAAY JAMAAL SORRY WAXAAN KEENAY SHEEKO AAN MEESHA YAALIN LAKIINSE SOOMAALIYA AYEY IGA HEEYSAA...OK
  15. Haa, wataanaa akhri.......... Suluboow adaan ka doortay dad oo idil Simanoow adiga ayaa Qanciyey Laabteeydi Saadiqii aan ku nasanaayayoow Subanow rag oo idil adaa u wacnaayoow Suleybanow, Nuurki i iftiiminaayey aduunkoow subax walba iyo qorax dhacda (in your eyes) sadri gaaga ayaan ku qancaa suradada ayaan jeclahay sadaaliskaaga ayaan ka helaa Suuban labteyga ayaad dagtay cidkale kuma qanco. Suuban aragaaga waa iiga qiima badan yahay 100 habeen oo aduunka ku noolaado. suuban, habeenki maseexdo malinti ma nasto saadiq Aduunka Agtaada ayaan u jeclahay saadiq, Hurulceeynta Adaa Kaa Doran lahaa suuban,Ifka adaan kuu jeclahay Suuban Aduunka Adi u sara mar Sadiq,Akhirana Janadi Fardowsa ayaan kugu duceeyey WHAT U THINK ABOUT THIS GIRLS AND BOYS?
  16. Looooooooooooooooool JamaaL-11 haye saan maa la isku ma ogeene adiga meel kasta oo ka mid ah page ma tagtaa yaah Jamaal?? sida Kale I'm ok. anyways halagu arko ayaan taan waa dhuntee bye
  17. Alright JamaaL-11 :This Song is for all: Lafdhabarta araxda iyo Urugada dhiiga iyo jirkaay Lixaadka Intiisa kale adimada lay celinayaay Jaceelkii Waayo Arag Astaan Tii lagu Xusaay Araxda Beerka Iyo wadnaha adiga Masalaha Dhigtee kaligaa kugu aminee cid kale looma ogalaa cid kale looma ogalaan cid kale looma ogalaa. Aroorti Roobki Orankoday iyo Ud goonka gufacadaay Xareedi i oon tirtiyo Raxmadaan ku il doorsaday. TextText
  18. I Agree with Ruala, cozz No mater If u go to the Best Uni (Jamacad)In the world, u will end up becoming house wife and u will have childeren,so u must take care of ur childeren and ur husband too. if u take ur childeren to day care and you have a job. I think that will ruin your family and you will loss everything because you cannot take care your children, your husband and ur job at the same time. My point of view that is too mutch to handle. 2. If you have basic language skills which you can read your letters and go to the doctor without help of translater. that would be enough for you. A the same time you can help your childeren with the home work and you can also participatein parents evening at the school. If u get the Hightest Degree at the end of the day u will end up being a mom or housewife. <img src=" Bye "]http://www.somaliaonline.com/ubb/cwmsmilies/cwm32.gif" alt="" />
  19. Hi all, Araweela Sistah From Now On I am THE QUEEN OF NAMEDS I am here With My Name Kamila ,,,,,,,Maskiin Macruuf loooooool U have got a funy name Bro/sis I am here with my all Close,,,,,If u get what I mean Jamaal_11 Don't worry today I will Shut My Mouth I wouldn't say nothin.......... see ya
  20. Hi Jamaal_11 How is life Sweety I am alright.........Wooow Thnxx Jamaal_11 for everything brother Walaahi I respect for who u r. U r realy Nice person I like ur personalty, U r Smart, I like the way u talk cozz u don't talk to much like other somalian Guys u talk nicely and respectfull way I can't stop talking about walaahi all in all I like all about u walaalkiis so see ya around Bye
  21. loooooooool Jamaal_11 U make me lough walaahi,,,,,,,Thank You for Loving me sweety U r realy Kind, Gentle, Smart and Nice Guy walaahi... My Oh My Jamaal_11 What can I say More ........Honey see ya around
  22. Jamaa_11 Gibilkeey Gibilkiisow Makaa ganbahaaye God aan kula galaaye Guule miis iraahdee (waa ku gartee) Inaad I gaclootee,,,,,,,,,,,,,,,,,, Isii sah
  23. Hi Jamaal_11 thnx Brother.,,,,,,,,,,,,,, No, That is not Mariah Carry But Brain Adams Song. Yeah bye
  24. 'What About This Song'TextText I'll Always Be Right There I swear to you - I will always be there for you - there's nothin' I won't do I promise you - all my life I will live for you - we will make it through Forever - we will be Together - you and me Oh n' when I hold ya - nothin' can compare With all of my heart - ya know I'll always be right there I believe in us - nothin' else could ever mean so much You're the one I trust our time has come - we're not two people Now we are one - ya you're second to none Forever - we will be Together - a family The more I get to know ya - nothin' can compare With all of my heart - ya know I'll always be right there Forever - we will be Together - just you and me The more I get to know ya - the more I really care With all of my heart - ya know I'll always be... Ya know I really love ya - ya nothin' can compare For all of my life - ya know I'll always be...right there
  25. Yeah Jamaal_11 U right,,,,,,,,But r u G...lol I like This song too I know or sure u like it too cuzz we r Romance C...... Everything I Do (Brandy) Look into my eyes You will see, what you mean to me Search your heart, search your soul When you find me, then you'll search no more Don't tell me it's not worth trying for You can't tell me it's not worth dying for You know it's true, everything I do I do it for you Look into your heart, you will find There is nothing there to hide Take me as I am, take my life I would give it all, I would sacrifice Don't tell me it's not worth fighting for I can't help it, there's nothing I want more You know it's true, everything I do I do it for you There is no love, like your love And no other, could give me more love There's nowhere, unless you're there All the time, all the way You can't tell me it's not worth trying for I can't help it, there's nothing I want more I would fight for you, I'd lie for you Walk the wire for you, yeah I'd die for you You know it's true Everything I do I do for you Yeah Jamaal_11 so see ya....