King_Sasa

Nomads
  • Content Count

    50
  • Joined

  • Last visited

  1. Qudhac' now you talking like NGO, 90% illiteracy!!! were did you get your facts from? UN or Oxfam books? No brother, the region has excellent schools, even the Eil Afwayn has enough primary schools[2]. Another point is what is going to happen the school leavers? you want them to go to Hargeisa for their Higher education?
  2. Qudhac, It would be nice the university to be built in Erigavo, but the problem with Erigavo is that is unsafe for larger development to take place, basically a single argument between to clans can destroy the whole thing, and since Badhan locates more of central to other parts of the region, this idea came to the conclusion of the university being based in Badhan and with dormitory the other students from outside Badhan can settle down. Another fact is that Badhan host 4 Secondary schools while Erigavo has only 2 secondary schools. I hope this has answered you question.
  3. Peace and negotiations is the best way to solve any conflict, But I doubt it Reer Baraxley will appreciate that,
  4. Shirkii mudadii u dambeysay uu ka socday Ololihiisu Minnesota Ee Cariga Maraykanka Ee lagaga hadlayay Sidii loogu sameyn lahaa Jaamacad heer Caalamiya Gobolka Sanaag gaar ahaan Xaruunta labaad Ee Gobolkaas Ee Badhan ayaa Xalay kusoo idlaatay Minnesota Waxaana kasoo qeyb galay dhamaan Bulshada kasoo jeeda Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari ee ku dhaqan Minnesota. Waxaa magaalada Minneapolis kadhacay shir beryahanba lasugayay oo ku saabsan Jaamacad larabo in laga hirgeliyo ama laga aasaaso Somalia, gaar ahaan Gobolka Sanaag. Jaamacadan ayaa Gudiga ama Boardku isku raacay in loobixiyo Maakhir University kadib markii ay yeesheen shir u khaas ah habeenimadii jimcaha. Xalay oo ay bishu ahayd 12/26/2009 ayaa lagu qabtay shir aad u balaadhan oo ay dadwayne u dhashay gobolada Haylaand iyo Sanaag ka qeybaleen iyagoo tilmaamey iney u heelan yihiin yagleelka jaamacaasi laga hirgalinaaya gobolka Sanaag. Arinkan samaynta Maakhir University ayaa ahaa mid shucuurta dadku muujisay farxad iyo jacayl ama rabitaan sidii loo samaynlahaa Jaamacadaas wakhtiyada fooda inagu soo haya. Sikastaba ha’aatee waxaa goobtaa lagu casuumay inay khudbado dhaxalgal ah ka jeediyaan dad iyagu u dhashay gobolada aan kor ku xusnay kuwaas oo ka jeediyay goobtaas hadalo aan is orankarno waxayba noqonkaraan in qaybtood Jaamacadaa larabo in ladhiso laga dhigo ama ardayda labaro. Dadkaa hadalka jeediyay waxaa kamida Dr. Ali A. Hersi oo isagu ahaa nin shirka uga yimi Soomaaliya. Dr. Ali kadib markuu khudbad dheer halkaa ka jeediyay isagoo tilmaamay muhiimada iyo waxa loobaahanyahay in layeelo si jaamacadan loo hirgeliyo wakhtiyada soo socda sidhakhsa ah, ayuu ku tilmaamay inay tahay in wadashaqayn lagahelo dadka oo dhan khaasatan dadka iyagu khibrada u leh samaynta ama hirgelinta Jaamacadeed. Dadka uu tilmaamayo ama leh aqoontaa hirgelineed ama fududayneed habka Jaamacad lagu dhiso, ayaa iyana islagoobtaa ka hadlay oo uu kamidyahay Prof. Abshir Aw-yusuf. Abshir wuxuu tilmaamay kadib markuu isna khudbad dheer jeedshay in muhiimku yahay in Jaamacad lasameeyo si’aan ubadkeenu waxbarasho la’aani ku dhicin iyo inay gobola kale u aadaan iyagoo doonanaya waxaynu inaguba u samaynkarno oo ah inaan u hirgelino Jaamacad aan guryaha ay leeyihiin ka agfogayn islamarkaana kharash badan u baajinaysa taas oo macnaheedu yahay in Maakhir University loo sameeyo sida ugu dhakhsaha badan. Sidoo kale Prof. Abshir wuxuu tilmaamay inuu kashaqaynaayo samaynteeda inkastay ku qaadato iyo goorwalbay noqoto si ay Jaamacadaasi u hirgasho. Waxaa isna sidoo kale kahadlay Prof. ama Abwaan Siciid Salah Ahmed oo kasheekeeyay khubbadiisii dheerayd habkii uu tacliinta usoo maray iyo sidii uu ugu safray gobolo kale isagoo keliya usocday inuu waxbarasho kororsado. Dhulbadan ayuu tilmaamay Siciid oo ay kamid yihiin goobo ay Sanaag lafteedu kamidtahay, Hargeysa iyo waliba Muqdisho. Wuxuu tilmaamay xanuunka ay leedahay u safrida waxbarasho oo aanay dadka qaybtood awoodikarin inay helaan cid taageerta ama wada amaba kuhaysa meelaha ay u safrayaan, saas daraadeed ayuu hadalkiisa ku xoojiyay inaay muhiimtahay hirgelinta MaakhirUniversity. Waxaa kamid ahaa isna Dr. Siciid Fahia oo isna tilmaamay qaababka lagu hirgelinkaro Jaamacada isagoo taariikhda dib ugu noqday iyo wakhtiyadii uu hogaaminayay Jaamacadihii umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwii Muqdisho ku yaalay. Siciid wuxu tilmaamay inta kuliyadood iyo qaabka loosamaynayo Jaamacada. Ugu danbayntiina wuxuu tilmaamay baahida looqabo in lahirgeliyo MaakhirUniversity. Prof. Mohamed Jebril Caateeye ayaa isna hadal kiisii ku muujiyay in dadka gobolada Haylaand iyo Sanaag degaa ay yihiin ama ahaayeen dadkii iyagu ugu aqoonta badnaa gobolada Somalia maantana ay muhiim tahay inay noqdaan safka hore taasina waxa lagu helikaraa ay tahay in lahirgeliyo Maakhir University. Dr. Ali A. Fatah oo isna aad hadalkiisii ugu dheeraaday tilmaamayna in dhulka maakhir yahay dhul hodonku ah waxyaalo badan lehna wax aan gobolada ama wadamada kale lahayn oo ay kamidtahay dhirta calmadoow ayaa tilmaamay in Maakhir University laga hirgeliyaa ay tahay wax aad u wanaagsan oo muhiim ah uuna kaqayb yahay hirgelinteeda. Waxaa sidoo kale isna kahadlay Jiif Caaqil Caabi Farah Ali Ashuur oo isagu hadalka furay dadkana kusoo dhoweeyay madasha shirka tilmaamayna maanta baahida loo qabo furida ama hirgelinta Jaamacada Maakhir University. Waxaa isna kahadlay Col. Mohamed Abdi Qaac oo isaguna tilmaamay muhiimada ay Jaamacadu u leedahay marka dhinaca siyaasada laga eego dhulka Maakhir iyo region kaba. Sidoo kale waxaa kahadlay Abdirashid Ali Warsame oo ah madaxa Schoolka shirku ka dhacay ee Twine Cities International Elementary and High shcool. Abdirshiid wuxuu soo dhoweeyay dadwaynihii goobta yimi wuxuuna tilmaamay muhiimada waxbarashadu leedahay in ubadka wax labaro. Waxaa isna gabayo dheer oo aad u cajiib ah kajeediyay Abwan sheikh Cawil Siciid Ali Waraabe oo ah abwaan da’yar. Abwaanka hadaladii gabayga uu ku mariyay waxay ahaayeen kuwo uu ku tilmaamay goobta shirka iyo dadbadan oo uu Dr. Ali kamidyahay iyo waliba dhulka larabo in Jaamacadan laga hirgeliyo ee Waxaa isna kahadlay Gudoomiyaha Maakhir Development Group Abdullahi Salah tilmaamayna isagoo marka hore hambalyo usoo jeediyay reer Maakhir mahadna ujeediyay dadkii shirka kasoo qaybgalay ee uu Dr. Ali A. Hersi kamidyahay iyo dadka kale ee iyagu kahadlay ama kaqaybqaatay shirka. Waxaa isna kahadaly oo dhinaca dhalinta waxbarata metelayay Isse Ali Jama tilmaamayna aqoontu waxay tarto dhalinta iyo muhiimada ayleedahay. Waxaa sidoo kale tilmaamay muhiimada dhalinta waxbarashadu u leedahay dhalinta Abdirisaq Busta Yare. Sidoo kale Abdirisaq wuxuu tilmaamay in arinka loo istaago oo laga dhabeeyo muhiim inay tahay. Casha Mohamoud oo ku hadashay maga Hooyooyinka ayaa iyana tilmaamtay muhiimada in dhulkii waxlaga qabto ay leedahay iyo in aan lafadhiisan ee meesha laga kaco dadkiina wax looqabto. SAWIRO... . Sources- Dhahar.com
  5. Ansaarul Islaam, Xisbul Islaam, Alshabaab, Alitixaad, al-ictisaam, al-tajamuc, ahlu sunah wal jamaaca, Maxaakimta, Al-Islaax, Al-akhwaan, Al-Waxda, maxaa hadhey tolow? alsucuud al somali miyaa hadhey? Walee Somali meeley u socotaa iga yaabshey, allow sahal.....
  6. Any way, the argument will never stop, but the fact is that any camp belongs to specific clans so at the end, two different clans fought, and Now i hear there is more militia mobilization and new alliance is been created by the Raskanobin group are allied themselves with the Awramale group, whether is true or not only time will tell. Another point is that CARAB IYO GOWS BAA WAX ISUGU DHOW,WAANA IS QANIINAAN, That I mean, if two H**** clans fights then that is not new, so people shouldn’t make meal of it, even though these two know each other so well [W******* and Ma********]
  7. Well said, Nassir, well presented argument,
  8. Dhubad, after all that, u still in confusion, how come, the fighting is not about TWO Islamic militia but between TWO CLANS, one is hiding behind the Islamic Banner and the other one is simply defending themselves, is that hard to understand...
  9. War yaaraheen,, dee naga daaya, every one of you is jumping into conclusion, list, this is how the whole saga is based. Alshabaab- Mixed with different groups, few *****, **** ****, ****,etc, basicly ragtag with comon idea of extremism. Raskamboni- Led by Turki boy... **** Caanoole- now Mucaskarka Alfurqan, Pure **** and some so called **** [ minority ***** etc] Ok, that is one thing, Secondly, the issue in Caanole and ***** stuff is that this small actors i.e Caanoole is traying to expand to so called **** land in Jubooyinka so it can bargain with the Raskamboni and Alshabab as they dont have any powere what so ever in Kismayo administrators so they have attacked Cabdalla Biroole in Buulo Haji area to claim that they also have land, and now the locals rejected and fought back killing few them, now if you read pro Canole website of Halgan which always Supported Canole +Cade, They reporting different than that if you read Laasqoray.net who always was pro Sanaag, so again, YOU WILL NEVER KNOW THE WHOLE TROUTH, BUT THE HALF OF IT. That is.. [ April 22, 2009, 11:24 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  10. So, now we know what those Italian Mafia were upto? well done Pirates... lol
  11. LaasqorayNET has discovered that the hijacked American own tugboat was ferrying a toxic waste which is in the hands of the local Pirates in East of historical City of Laasqoray on the Coast of Sanaag region, North East of Somalia. Local elders have confirmed to LaasqorayNET that they have themselves visited the location of the hijacked tugboat while on negotiating the release of the boat and so suspicious tank that looked like chemical waste containers. Also, Elders have confirmed to us that the Italians offered quick money and without publicity in return of their release. On the other hand, one of the abductees has told the media that they were not part of the wider network of Somali Pirates but local fisher men who were defending their coastal area and they were willing to hand over the seamen to UN body after UN investigates. The Sanaag pirates are also holding another 2 Egyptian owned fishing trawlers that were fishing illegally in Sanaag waters on the red sea coast. Egypt and Italy are yet to talk about these 3 ships and that raises more questions about the intention of the hijacked vessels. It has been well documented that foreign countries had been dumping chemical and nuclear waste in Somali coastal areas in many years and that effected many locals with unknown diseases. Last year, locals reported that many people in the areas around the northeastern towns of Laasqoray and Durduri, on the Red Sea coast, are suffering from far higher than normal cases of respiratory infections, mouth ulcers and bleeding, abdominal haemorrhages and unusual skin infections In 2005, an UN report suggested that the current situation along the Somali coastline poses a very serious environmental hazard not only in Somalia but also in the eastern Africa sub-region. Few international media reported the toxic dump in Somalia’s coastal area and late last year Aljazeera reported well publicized article on the toxic waste in Somalia.[Read here]. Sources- Laasqoray.net