Junior Charles

Nomads
  • Content Count

    76
  • Joined

  • Last visited

  1. Originally posted by General Duke: The old man legacy is strong since he was righ and most of the clowns have been proven in a short time to be wrong. Nur Cade, who is he? exactly alla maxaa meeshan leeysku nabaa, Duke, adeer dhoocel yar camal maxaa o nabee the femous Nuur cadde.aniga waxaan maqlay nuur cadde ilamaha ku shasho garawo waxaa la tusiyaa sawirka Nuur markaas ayaa waxaa lagu dhahaa ninkaan ayaa kursigeeni naga qaaday.lool
  2. this fantastic article writen by brother hiraabo is a must read. all you dowladiids out there should read it. only then when you understand the Importence of dowlad and madaxweyne can we have Serious Discussion. the terrorist from toora boora and thier Abd dont have future in somelia. 1.MADAXWEYNE SOOMAALIYA MUXU QABAN KARAA? Wadankaan Soomaaliyeed oo dawlad la’aanta ku jira muddo labaatan sano ah wuxu soo maray iskuday la iskudayey in dawlad loo dhiso. Shirar badan ayaa la soo qabtay oo lagu soo dhisay dawlado kumeel gaar ah. Dhawr gole baarlamaan ayaa la sameeyey oo ay qaybgaleen dad fara badan oo iskood isu soo magacaabay iyagoo ku doodaaya iney beelahooda ka wakiil yihiin. Dhawr madaxweynayaal dawlado kumeel gaar ayaa la doortay oo ay ka mid ahaayeen: B) Mudane Ali Mahad Mohamed (waa iska tegay asigoo la eedeynaayo) T) Mudane Cabdiqasim Salaad ( waa iska tegay asigoo la eedeynaayo) J) Mudane Cabdullaahi Yusuf ( waa iska tegay asigoo la eedeynaayo) X) Sheekh Shariif Sh. Ahmed oo haatan ah madaxweyne (waa la eedeeynayaa) Su’aashu waxay tahay sideedaba maxaa madaxweyne qaban karaa? Madaxweyne kasta oo dawlad madax u ah waa in uu haystaa waxyaabaha hoos ku qoran oo dhan si dawladiisu wax qaban karto: 1. Ciidamo Militeri iyo Boolis xoog badan oo aad u hubeysan, lehna aqoon buuxda oo ay ku isticmaali karaan hubkaas,kana awood badan xoog kasta oo ka hortimaad. 2. In Ciidamadaasi ay yihiin kuwo daacad u ah dadkooda iyo dalkooda. 3. In Ciimadaas loo awoodo in la siiyo mushaaraad fiican , gunnooyin, xannaano kaamil ah haddey ku curyaamaan difaaca dalka iyo in qoysaskooda la daryeelo haddey shaqada ku geeriyoodaan. 4. In Ciidankaasi ka fayoobaado cudurka qabyaalada. 5. In dhammaan xubnaha bulshada uu madaxweynaha u yahay ay yihiin dad fahmi kara in dawlanimadu tahay gacmo wadjir ayey wax ku qabtaan. 6. In dadku fahamsan yihiin iney dawladda u yihiin: Ø indhaha ay dawladu wax ku aragto, Ø dhegaha ay wax ku maqasho, Ø gacmaha ay wax ku qabato Ø awooda ay amar ku bixiso. Haddi aan si daacad ah u garawno, inta aan kor ku soo tixay sow run ma aha? Maxa lagu eedeyn karaa madaxweyne xukumadiisu aysan haysan waxyaabahaas oo dhan. BULSHADA SOOMAALIYEED EE MADAXWEYNAHA LOO YAHAY WAA CAYNKEE? Cunno la’aan, biyo la’aan, daryeel caafimaad la’aan iyo nabadgelyo la’aan socota muddo dheer oo labaatan (20) ah ayaa dhammaan ummadi Soomaaliyeed geyisiisay iney udhaqmaan sida dugaag. Qoysaski waxay dantu ku kaliftay in wiilashoodi qoryo qaataan oo ay reerka u qaraab tagaan; cid kasta iney dhacaan, cid kasta oo iyaga kireysata una dirta in qofki loo tilmaamay soo dilaan. Waxaas oo dhan qoysaska ayey ku qasabtay iney raali ka noqdaan waayo reerka noloshiisa ayaa ku xiran. Xaalad nololeedkaan xun oo qoysaska Soomaaliyeed ku jiraan ayaa Al-Shabaab u noqotay fursad dahaba oo ay xoogaa lacag ah siiyaan dhalinyarada qoysaska si ay u laayaan dadkooda. In baahidu dadka ku qasabto iney xalaaleystaan xaaraanta, bal aqrista arrinta dhacday inti dagaalada sokeeye socdeen, waana dhacdo run ah: Marki Xamar laga qaxay ayaa nin ka mid ahaa dadki Xamar ka qaxay baadiyaha ugu tegay Adeerkiis oo ah oday waayeel ah oo reer miyi ah, mar ninkaasi la sheekeysanaayay adeerkiis wuxu adeerki yiri “ Reerku baahi ayuu u dhammaan lahaa haddi wiil aan dhalay uusan qori noo haysan lahayn. Ninki adeerka loo ahaa wuxu weydiiyey waxa wiilku reerka u qabtay. Adeerki wuxu farta ku fiiqay dhawr jawaan oo bariis ka buuxo, wuxuna yiri “ soddonkaas (30) jawaan oo bariiska ah ayuu noo keenay haatana waa noo maqan yahay. Sheekadani waxay muujineysaa in odagaas reer miyiga ah uu cabsi uu baahi ka cabsanaayo reerki u xalaaleeyey xaaraan. Ummada Soomaaliyeed badidoodu waxay ku sugan yihiin xaalad la mid ah tan odayga reer miyiga oo reerki xaaraanta u xalaaleeyey. ODAYAASHI IYO WAXGARADKI BEELAHA Waa lagu caasiyey oo ma jirto cid wax ka maqleysa. Dhalinyaro beeleed ay ayagu gacmahooda ku abaabuleen oo hub beeleed gacmaha loo gelshay ayaa aqyaarti beelaha maamuli jiray hawsha ka fadhisiyey. Waxaa taas uga sii daran, Kooxda Al-Shabaab ayaa dhalinyaradoodi ciidama ka dhigatay, kuna amray iney midba mar gawracaan. DOORKI AQOONYAHANADA Waxay ahaayeen kooxda rajada weyn laga lahaa maadaama ay yihiin dadki bulshada wax usoo bartay oo ay u suuragashay iney indhooda ku soo arkaan wadamada horumaray oo dadkoodu gaareen dawlad wanaag iyo kala dambeyn. Waxay ahayd iney la soo noqdaan masayr ay ummadooda ku hogaamiyaan. Waxay ahayd in aqoonta sare oo ay heleen ka sara mariso cudurka qabyaalada. Waxay ahayd iney aqoonta ku midoobaan, bulshada qabiilka ku fikirtana ay iska wada dhex arkaan. Waxay ahayd iney dhisaan urur weyn oo ay ku mideysan yihiin, ayaga ayaa kaligood noqon kari lahaa kuwa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku daba faylaan, bulshada caalamkuna taageeraan waayo waa lafdhabarki dalka wax soo bartay kontonki (50) sano ee dalku xurnimada haystay. Nasiibdaro, sida muuqata taasi ma dhicin oo waxay noqdeen qoon ku dhexmilmay qabaa’ilki ay u kala dhasheen. Mid kasta oo aqoonyahanka ka mid ah wuxu dawlad kasta oo la dhiso la daba taagan yahay cambaareyn iyo qoraalo majaxaabinayaa dawlada oo deb ku shidaaya. Shaki kuma jiro in waxa ay sheegayaan ku salaysan yihiin damacooda oo kaliya oo aysan dan ka la hayn dadka iyo dalka. Mid kasta wuxu ku mintidayaa in jago loo dhiibo asigoo adeegsanaaya magaca qabiilkiisa si uu wax uxado, waayo wuxu rumeysan yahay in wax dawlad la yiraahdo aysan weligeed Soomaaliya ka dhismi karin. Waa kee aqoonyahanka ay umuuqato in uu inta madaxweyne Soomaaliya ka noqdo, muddo kooban ku xallinaaya xaaladaha gaamuuray oo sida biyaha iyo caanaha isugu qasantay, asiga oo og iney jiraan waxyaabihi dawlad kasta cuuryaamiyey? Miiyuusan ogayn in kii uu diiday isna wuu diidaayo? DOORKI CULUMAA’UDIINKI Waxay ahaayeen rajadi ugu dambeysay oo ummadu ay lahayd, waayo waxa la filaayey in culumaa’udiinku yihiin kuwa kitaabka Illaahey ku mideysan oo iska ilaalinaaya cawaaqif xumo aduunyo iyo mid aakhiraba. Nasiibdaro, waxay noqdeen firqooyin fara badan oo dhexedooda ka dagaalamaaya oo aan isku mabda iyo diin ahayn. Waxay noqdeen maxiibo ummadi lagu salliday oo ficiladoodu yihiin kuwa ka xanuun badan wax kasta oo Soomaliya ka dhacay labaatanki (20) sano ee nasoo dhaaftay. Bal hadaba waxaan aqristayaasha weydiinayaa: Ma shaqayn karaa Madaxweyne ummada uu xukumo yihiin?: 1) Qabaa’ilo fara badan oo iswada qiyaanaaya 2) Aqoonyahano wada qaa’imeen ah 3) Culumaa’udiin wada qaa’imeen ah 4) Odayaal beeleed wada qaa’imeen ah 5) Dhalinyaro wada qaa’imeen ah 6) Waa madaxweyne aan haysan ciidan daacad ah 7) Waa madaxweyne aan haysan dhaqaale uu qof kasta ku raali gelisho. Dadka dhibanayaasha ah waa kuwa ka soo haray ee ah waayeelka tamarta yar , hooyooyinka iyo carrurta oo u dhimanaaya cunto la’aan, biyo la’aan, daryeel caafimaad la’aan iyo iyadoo korkooda lagu dagaalamayaa oo madaaficdu ku kor dhacayso. Jawaabtu waxay tahay: Maya, ma shaqayn karo, waayo madaxweynuhu wax kale ma aha ee waa “Kabtan daadihinaaya markab weyn oo ummadi oo dhan saraan tahay”, haddi qof kasta oo markabka saraan uu si qarsoodi ah markabka udalooliyo, saw markabku quusimaayo? Waxaad meeshaas ka fahmi kartiin in ummadu ay jaahil tahay waayo waxay garan weysan yihiin in haddey markabka daloolshaan ay gidigood markabku la wada quusaayo. In Ummada Illaahey abuuray kala fiican tahay: bal fiiri dalka yar ee Rwanda oo qabiilka “Tutsiga” Qabiilka Huutuhu ka dileen dad garaaya 800,000 oo qof usbuuc gudihiis. Waxaa u suuragashay iney iska illoobaan dhacdadaas oo ay dalkood dhistaan. Wararka aan ka heleyno Rwanda waxay sheegayaan in dalkaasi uu ku tillaabsaday horumar aad u weyn muddo gaaban. Dhibaatooyinka ka dhex dhacay Soomaalida waxay ahaayeen kuwa aad uga yar wixi ka dhacay Rwanda, haddaba iskadaa iney heshiiyaan oo ay wax dhistaane, gumaad aan dhammaad lahayn ay isku hayaan muddo labaatan sano ah,wax rajo ahna sooma muuqato. Gunaanad: Dadka Soomaaliyeed waxay ku qasban yihiin iney seddex waxyaabood kala doortaan: 1) Al-Shabaab iyo Xisbul Aweys iney isu dhiibaan iyaga oo arkay nuuca xukunkoodu yahay; 2) Dawlada tabarta yar iney dhammaantood isugu geeyaan xoogooda oo ay taageeraan oo ay kobciyaan si loogu gaaro dawlad xoog leh; 3) Iney ku jiraan dagaal joogta ah,burbur, balaayo, baahi, daryeel caafimaad la’aan iyo dulli aan dhammaad lahayn. . Qore: Abukar Hirabe
  3. "Cry me a river cadulahiyoow" by Nuur cadde the hottest song of the year:)
  4. simply in the hot desert of mudug a figth dont last more then 2 days one group has to withdraw to the ceel.lol this has been proved over and over again.
  5. the to topic starter i would like advise you to try Russian roulette only then you would gett a answer to your dilemme. when figthing in hot desert of mudug if a shot is fired it will hid somebody unlike a urban walfare where 90 of 100% it will hid a wall.
  6. you cant compare a dead desert to urban city banaadir,baladweyne or jungle towns jubba and shabeele . scondly when figthing in desert the fight cant last more then 2 days cuz of hot weather and lack of water. rememeber a person cant last whitout water for 5 days ad that to hot weather of mudug and membe closest cel is 5km. anyways when figthing urban walfara or jungle warfare thier is a reason why they are called urban,jungle warfare.specially the jungle warfare is the hardest one. just google jowhar,afgoye, baardheere, or any city in the south. image fighting in paradise. where everthing you need its in your hand. thats is why you dont see figths that go on for days in the hot desert of mudug.simply people cant figth more then 2 days one group has to withdraw to the ceel.lool
  7. i really dont care if she is a virgin or not. as long as she is beautiful and has good faith. but dont misstake me i dont want wh.ore. max 1 person i can do whit. since everybody makes misstake.
  8. I am sorry for replying late.Ok, so where do i start? Hmm, lets start whit how she did not show up not even call to say why.i left after 30 minuts waiting for her.(i did not call her). I went straight to our outdoor youth recreation centre. playing ball,hang out etc. i came home about 2100 clock. i eat,watch TV then, before going to sleep i called her to make sure there is nothing bad had happened to her.it turned out she was fine alhamdulilah. i asked her why she did not show up? "she told me thinks are complicated" i did not understand what she means when she said "thinks are complicated" but i left at that. p.s I am a gentleman i do not kiss and tell
  9. it does not matter who designed the flag and made femous song "soomali toos toos". what matters is who today safeguard the flag and maintain the tradition and femous song "somali toos toos".
  10. Ibtasam, maxaa isku geel-geele? this perfectly normal.waana jaceylka igu fiicanba waa midka aad u qabto ina-abti ama ina-adeer.teedekale shukaansiga hore wax baa iska badalay.oo waa laga tagay "waan ku arkay´,waanku caashaqay nakeen aan aqal galnee"hadaba taa wax baa iska badalay. maanta lajoogo dadka weey isbartaan weey sheegeystaan,buushmanka ayeey iska shumiyaan,laabta ayeey is gashadaan.hadaba aniga sheegadeeyda u laabto waxaan aniga rabaa aniga iyo macaanteeyda in aa jacely meel wada dhigano.dabadeed marki aan diyaar guur u soo noqono meeshaas kasiii wadno.(waaxa ladhahaa jaceyl koowaad sida loo iloobo weey adagtahay) update: guees who has a date friday i am thinking of getting her a gift.guys, what you think about this gift below? let me know.
  11. Canjeex, sxb, aniga nin xun mahi walikeeya gabar ma fara xumeyn. adiga waxi aad fara xumeyn u taqaano iyo aniga waxaan u aqaano isku mid in eey yahiin uma maleeynayo. waayo aniga fara xumeyn waxaa u aqaana(qofti marki aad xoog wax ugu qaato ama gaber la xoogay) so please stop saying qof aa la fara xumeyni. meeshan xoog mayaalo.
  12. Originally posted by Canjeex: ^ I second that. As for the poster, adeer, dad diin iyo dhaqan leh yeynu nahay, waxan aad sheegina midkood kuma raacsana. Besides, wallaasha miyaad jeclaan laheed in luuqyada lagusoo dhuuq dhuuqo ama lagusoo fara xumeeyo? Inanta dad baa dhashay ee haduu kacsi ku hayo si sharaf leh uga doono dadkii dhashay! well, gaberta waa walaashay(ina abtiteey)aniga hadii aan shuminin. qaraanka oo cideeyda laga qooda waa qasaaray.
  13. Originally posted by General Duke: ^^^The whole reason why you are in this post making all this anti Oil noise highlights your hate. I hope you get better lad. you have posted false claims and i had to correct you since, this is public forum.Adeer, we dont went people living whit false information do we? my duty is done here
  14. Originally posted by General Duke: Adeer, first of all aside from your hate and envy you present nothing here, I told you if you look at the Federal Charter or at the weakness of the “central government” its advantage Puntland. This is coming and you can do nothing about it. As for the China deal, who said it has failed? You seem to be informing your ignorance at every turn. lool, Adeer, this is my 50th post and the "hate" i supposibly have for pundland you are accuses me of is totally false... in my second post i produced a proposal of possibly flag of dowlad gobaleedka pundland.here is the link>>>> http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/19919/6#000075 also the Constitution of the federel goverment separates clearly state and nationall. like i said only the government has the powers include the authority to govern international affairs,national wealth/such in this case oil etc. and this theory has been proven over and over agian take exemple when the chine deal was burned in flemes
  15. Originally posted by General Duke: ^^^Adeer Somalia has no central government, untill then refer to Garowe for any Oil exploration. Adeer,few minuts ago you was saying "Federal Charter that your Sharif Hotel swore on," and know all of the sudden you changed your mind when you lost the argument. adeer take it like a man! and stop pouring the forum whit false statement. the federel goverment is internationally recognized and therefore only they have the powers include the authority to govern international affairs,national wealth/such in this case oil ect. also, had not pundland learned its lesson from the last time? when they try to do similar dail whit chine. the federel goverment put its foot down. and chine deal burned in flames