Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Cowke is a real CM from bari he aint a imposter he is a hardcore barian.
  2. Jacayl bro can you us the source and the website if you don't mind?
  3. Warbixin Ku Saabsan Shirka Nairobi Ka Dhacay Ee Lagu Doortay Guddoomiye Urur Iyo Ku Xigeen. Written by Jidbaale Tuesday, 13 October 2009 09:12 Nairobi(Jidbaale.com):-Tan iyo markii shirku ka furmay magaalada Nairobi waxaa is dhex xaluuqayey warar badan oo is burinaya, hasa yeeshee wararka naga soo gaadhaya magaalada Nairobi waxa ay tibaaxayaan in shirka aan lagu dooran madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen ee lagu doortay urur aan ka fogayn urur lagu hawl galinayo sidii dalka waxlooga qaban. Cismaan C/nuur Xaashi oo ah xubin miisaan ku leh bulshada dhexdeeda ayaa cadeeyey in aan goobtaas lagu dooran madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen hasa yeeshee lagu doortay hogaan siyaasadeed iyo mid difaac. Laguna midayn lahaa bulshada. Warar kale oo xogogaal ahi waxay sheegayaan in ururka NSUM waftigii ka joogay shirka ay hormuud ka ahaayeen waxa ka soo baxay shirka taageerana u muujiyeen iyaga oo wax ka sameeyey sharcigii lagu maamuli lahaa ururkan cusub, oo u muuqda in dhinacayadii markii hore fikirka ku kala duwanaa ay meel dhexe isugu yimaadeen, shirka ka dhacay Nairobi oo bulshadu indhaha ku haysay ayaa dad badani waxay aad u danaynayeen in aan loo tusin dadka in wax la hadoodilayo, taas oo oo soo baxday markii shirkii dhamaaday, xubnihii ka socday wufuuda qurbuhuna si deg deg ah u soo baxeen iyaga oo aan warbixin ka sheegin sida shirku u dhacayey. Wararkii ugu horeeyey ee ka soo baxay shirka ayaa markii magacyo kala duwan loo adeegsadey hogaankan iyada oo wararkii ugu horeeyey si kala duwan u soo baxeen, kuwo ku tilmaamay in amadaxweyne iyo ku xigeen la doortay iyo kuwo ku tilmaamay hogaan, taas oo dad badan shaki ku abuurtay, sida xaal u socdo. Dadweynaha Nairobi ku dhaqan ayaa fikrado kala duwan ka muujiyey natiijada shirka ka soo baxday iyada oo dadka qaar sheegayaan in ay haboonayd iyada oo laysku dhan yahay oo saxaafadoo dhami joogto doorashadan la qabto, ee aysan ahayn in meel qarsoon waxlagu soo habeeyo, ka dibna warar teel teel ahi dibada u soo baxaan qofwalibana siduu doonayo u adeegsado. Waxaana markiiba soo baxday iska warqab la,aanta wufuudii ka tagtay qurbaha iyo xubnihii ay ka soo kicitimeen taas oo keentay in lays weydiiyo qofkastaaba waxa uu ka qabo shirka, iyo halka ay ku danbeyeen intaba, aduunka oo maanta ka horumaray iskaadhsiinta casrina tahay ay keentay in warkiiba ka horeeyey kuwii shirka fadhiyey iyaga oo aan war laga helina ,oo war hordhac ahi faafay. Xaqiiqada shirka taalay ayaa waxa ay aad u xoojinaysaa in dhamaan xubnihii shirka ku sugnaa ay isla ogaayeen go,aanka ka soo baxay shirka kaas oo ah in la sameeyo hogaankan, waxa kale oo muuqata in ay kala hor dhaceen ha ku timaado maamul yac-yacoodsanaanta xubnaha shirka ku sugnaa dhamaantood.Isku soo wada duuboo arrintan ayaa hadda u baahan in dhamaan ergooyinka ku sugnaa shirka ay si daacadi ku jirto uga warbixiyaan wixii dhacay iyada oo markasta oo la daaho ay keeni karto in meelo badan wax loo tiiriyo. Jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
  4. Saalax

    Ladies

    Cajiib so they are complaining about the Tradition clothes of Macawiis - that our forefathers iyo ancestors wore?
  5. Originally posted by UZTAAD: stop shoping other people goods(syrian,yamenis , indians) haddii kale somalida oo dhan waxay isku badalayaan muwaladiin {iska dhal} let us preserve our somali pure blood.
  6. Eng.Cadde lol - inaanta iska dhaaf sxb as you know many somali girls do fell in love with other ethnics - but i have to agree Yemeni out of all people aint the best choice
  7. enough with the Xalimo ego boosting threads
  8. Gaaroodi sxb are you from salaxley by any chance :cool:
  9. Roobleh i never asked you for her Marital status lol
  10. the backward culture of somalis of * i am better then you - you are a farmer while i am Nomadic * is to blame on those issues that take place
  11. ^^^ wtf wasnt the answer was obvisiouly already there when she says in the begining "I went to Yemen last December to meet my Yemeni soul mate"
  12. lol somali ladies and money in the same sentence?
  13. Written by Qarannews Sep 21, 2009 at 07:37 AM Ceerigaabo(Qarannews ) Suldaan-C/raxmaan Maxamed Cilmi (Riwaaye) oo kazoo kicitimay dhinaca degaanka Oog ee gobolka Sool oo dhowaan lagu soo doortay ayaa galabnimadii Sabtida(shalayto) soo gaadhey magaalo-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Suldaankan oo kasoo jeeda Beesha ***** ayaa isaga iyo weftigiisa si weyn loogu soo dhoweeyey halkaas, iyadoo dadweyne watey gaadiid tiro badani kazoo horkeceen meel dhawr iyo toban km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo, waxana suldaanka iyo wegtigiisa lagu dejiyey guri weyn oo kuyaalla magaalada Ceerigaabo. Suldaan-Riwaaye wuxu subaxnimadii Axadda(Saaka) garoonka kubbadda (Stadium Daallo) ee magaalada Ceerigaabo dadweynaha reer Ceerigaabo kagala qayb qaatay munaasibaddii Salaadda Ciidal-fidriga ee halkaas lagu tukadey. Waxana suldaanka beesha ***** fagaarahan hadal kooban uga jeediyey bulsha-weynta faraha badan ee halkaas isugu soo baxday, isagoo ugu horrayn uga mahad celiyey sida wanaagsan ee halkaas loogu soo dhoweeyey, isagoo sidoo kalena halkaas ka sheegay suldaanku in kastoo lagu soo doortay degaanka Oog ee gobolka Sool haddana in uu yahay nin u dhashay gobolkan Sanaag kuna soo biiray saaxadda madax-dhaqameedyada xilligan jira. Waxana suldaanku hadalkiisii ku geba-gebeeyey duco fara badan isagoo ilaah ka baryaya inuu addoomihiisa ka saaro abaarta ba'an ee xilligan jirta, uguna beddelo raxmaddiisa iyo caafimaadqab in ay ku gaadhaan ciiddan ciiddeeda, isagana uu ka dhigo kii caddaalad iyo sinnaan ku hoggaamiya bulshadiisa iyo guud ahaanba beelaha walaalaha eek u dhaqan gobolka Sanaag iyo guud ahaanba Somaliland. Qarannews Ceeriggaabo. http://www.qarannews .com/index.php?o...5 905&Itemid=62 [ September 22, 2009, 12:07 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  14. the fact that you went all the way to yemen to meet a Akhdam -Yemeni is truly Bizarre :eek:
  15. Djibsomali enough with your Cuqdad iyo Neceb i though you left that behind on snet
  16. Humble i just feel sorry for the bro's who are calafdoon thats all