Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Xiinfaniin, Riyaale wa iska miskiin he is just a puppet there not that really powerful there are people behind him, when his time is up also he will step down peacefully inshallah, unlike siad bare who had to face the barrel of the gun instead and learn it the hardway.
  2. I can see 1 of my uncles in there allaha uu naxaristo, overall excellent topic.
  3. Dukey, how comes the butcher of puntland - Abdi Qeybdiid was few months back welcomed in galckayo - garowe ?
  4. Dukey, i was just stating your somaliweyn fake crocodile cries doesn't bother me marka find something else to hide behind your fake nationalism & crocodile tears.
  5. General Duke, ayamahan somaliweyn baad ku walatay do you think the mention of somaliweyn somehow bothers me lool? something that doesn't exist like somaliweyn doesn't bother me at all.
  6. ^^^^ Highly unlikely meesha ma galgadud baad uu mooday oo afar askari ilalinayso oo markasta la iska soo gaali karo?
  7. xiinfaniiin, the big 1 in hargeysa the biggest of it's kind is under construction.
  8. You should be worried cowke if they capture Dhusamareeb , pirateland is next i mean Buntland.
  9. Saalax

    top secret!

    loool@ Puntland moving to yemen you mean zanzibar minus mudug?
  10. Reer Hargeysa? so in their minds Reer Hargeysa = somaliland , somaliland is more then that sxb you have reer erigavo, reer burco, reer hargeysa, reer borama,reer hawd, maybe it's tactic used by the khuususi to try and divide the proud people of somaliland.
  11. His there due to a corrupted koomishyaan iyo the choice of the Guurtiida, all that seems to be sorted now and the elections seem to be heading the right road ahead.
  12. Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Midowga Jabhadda Xoreynta S/galbeed Sheekh Axmed Cabdi Nuux (Axmed Nashaad) ayaa markii ugu horeysay Shaaca ka qaaday inay Heshiis Xabad joojin ahi la saxiixdeen Dowlada Itoobiya, isla markaana ay Mudo Bil ah ka dib Shirweyne ku qaban doonaan Gudaha Wadanka. Gudoomiyaha Golaha Shuuradda oo Xalay Shir jaraa�id Khadka Taleefanka ugu Qabtay Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa yiri �Walaalayaal sidaad Ogtihiin waxaan Doonayaa inaan Idiin Sheego Wadankaas Soomaaligalbeed Ururka Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed wuxuu ku jiray Dagaal 18 sano ah oo Runtii Xaalado badan oo kala duwan soo maray kana Dhasheen Khasaaro Dhinac walba leh oo xaga Maadada ah iyo xaga Basharigaba ah Daruuradaas 18-ka sano arintaa socotay waxaa lagama maarmaan noqday ama soo baxayay Had iyo jeer Baaqaq Badan oo ka kala imaanaya Dhinacyo kala duwan Khaas ahaan shacabka wadanka ku nool Dhanka Dowlada oo inay Nabad iyo Wada hadal Diyaar u yihiin cidii diyaar u ah arimahaas oo dhan markii ay dhaceen 18-kaas Sanana Xaaladaas socotay Wadankuna Abaaro iyo Xaalado Dagaal iyo Arimo aad u qalafsan ka jireen ayaa waxaan u aragnay inay Khasab tahay maanta Arin Sharci ahna tahay Xagga Diinta Islaamka ku banaana Sida aayadda aan Akhriyay, Nabiga SCW siiradiisa in badan uu Wada hadal iyo Nabad wax ku raadinayay, Ururka oo Siyaasadiisa Asalka ah ay tahay inuu Nabad iyo Wada hadal iyo wada hada xaajood wax ku Dhameeyo ayaa waxaan u aragnay Ururka Madaxdiisu u arkeen inay Daruuro tahay Maanta in arintaasi loo Dhaga Nuglaado sidaa darted waxaa dhacay Kulamo anaga iyo Dowlada na dhex maray oo Meelo kala duwan ka dhacay sida Yurub iyo Afrika Meel ka mid ah, Arintii waxaa ka soo baxay Baaqaqa aan sheegayo oo Dhinaca Dowladda iyo Xagga Duqeyda iyo Cuqaasha Wadanka ka jirta iyo anaga oo xaaladaa Danaynay in aan sameyno Barnaamijkaas oo aan ku qanacno oo Aan Xabad joojin sameyno, ama waxa fiqiga islaamiga lagu yaqaano Hudno oo Mudo waxaa lagu jiraa sida aad ogtihiin hadda aad u qalafsan xagga Dowladana Doorashooyin wadanka ka socda ayaa jira oo aad baa loo mashquulsanyahay anaguna inaan Wakhti u helno inaan Dad kayaga la tashano Shirar qabsano Umada Taladda Wax ka galino haday noqoto Dadka Dibadaha ku nool Aqoonyahanka Culimada Ururka Xubihiisa oo Aduunka ku kala firirsan Hogaamada Ciidamada kala jooga Goboladda kala duwan inaan Fursad u helno ayaan arintaas Hudnada ah u gaadhnay taasi waa qodob�. Gudoomiyaha Golaha Shuuradda ayaa Baaq u diray Kaadirka iyo Xubnaha Jabhadda Cuqaasha Ugaasyada iyo Waxgaradka S/galbeed wuxuuna ugu Baaqey in la isugu yimaado Shirweyne lagu qaban doona Dalka Gudihiisa, isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yiri �Qodobka labaad, Waxaan ugu yeedhayaa Dhamaan Dadka Soomaaligalbeed gaar ahaan Kaadirka iyo Xubnaha Jabhadda Dadka Dibadaha ku nool Dadka Cuqaasha Ugaasyada iyo Waxgaradka iyo indheer garadka Dhamaan in la iskugu yimaado Shirweyne aan ka qaban doono Gudaha Dalka Geed hoostiis inaan ku wada tashano Qadiyada dhinac waliba ka istaagno fulay Xantii ma mooga ayay dhahaan soomaalidu in badan waxaa laga yaabaa inay Dad badan lahaayeen hadaad Ururkii tihiin Talada wax naga siiya Dalkiina waa naga dhaxeeyaa Dantiina waa naga Dhaxeysaa Dantii guudna waa noo wada Muuqataa, Marka in Shir weynahaas la iskugu yimaado insha allaahu Bil Dabadii dhacaya saan filayno, Shirkaas aan kuwada Tashano Mudada lagu jiro Hudnadan laga soo wada faa�iidaysto aan wadankii isugu Nimaadno wixii Danta Umada ahna waxaan Balanqaadaynaa inaanan ka Boodaynin Masalaxadda Umadana ay tahay tan hore, anaguna aan Arintaa Diyaar u nahay Si gaar ahna waxaan ugu Baaqeynaa in laga soo wada qeyb galo�. Mar la weydiiyay Waxa sababay xiligan inay Itoobiya wada hadal la galaan Itoobiya, wuxuu ku jawaabay �Waxaa sababay sidaan tilmaamayba Duruufo badan ayaa ka dhashay Dagaalkii haday noqoto xagga Khasaaraha, haday noqoto xaaladii oo aad u sii cakiran Anaguna siyaasad ahaan waxaa had iyo jeer ajandaha noogu jira haddii aan heli karo Xal Nabadeed hadii aan Wada hadal Xor ah oo aan Tuug tuug iyo waxba ku jirin la heli karo in aan Qadiyadaanada Miis soo dhigno Tii baadna moodaa inuu Baaqaq badan oo soo yeedhaya iyo Cuqaal badan oo is-xil qaantay iyo Dowlada Itoobiya oo intaas oo jeer ku cel-celisay inay Diyaar u tahay iyo Is-badal noo Muuqda oo Siyaasadaanadii horumar u sameynaya oo aan waxba yeelayn oo ah in Wada hadalkii Istiraatiijiga noo ahaa markii horaba uu Diyaar yahay manta, sidaas ayaan u qaadanay Xabad joojinta, xabad joojintana macnaheedu waxaa weeyaan in labada dhinacba laga diyaar garoobo Fursadaan laga faa�iidaysto, Dowladuna Doorashadeedaas inta ay ku jirto ee ay ku Mashquulsantahay anaguna Ummadii iyo Dadkii iyo wixii naga kala daadsan inaan isku soo uruurino si aan fursadda ugu faa�iidaysano sidaas ayaa keentay�. Sidoo kale Mar la weydiiyay Cidda Dhex dhexaadisay labada dhinaca iyo waxa iska badalay Mowqifkoodiii ku aadanaa Itoobiya? Wuxuu ku jawaabay�Walaal nin waliba waa waaya aragoobay, Wakhti dheer baa la soo qaatay, Mindi Mindi ku taagna Macno ma sameynayso ,Muhimaduna waxa weeyaan in Miiska la wada yimaado Duruuftiina waa saamaxday waaya aragnimadaasna waa jirtaa, Hadee Dad badan oo Kheyrka jecel oo Wadankii iyo Dadkii danaynaya iyo Maslaxadda Guudna waa jiraan, Adraaftaas badan bay marka Umadayadii iyo Dadkayagii u badan Baaqaq ka soo baxayay u dhaga nuglaanay, waana sidaan horey u sheegay Istiraatiijiyada Aragtiyadeed oo siyaasadeed oo aan is-badalayn inuu noqon karo xalka in Miiska lagu gaadhi karo oo aan loo baahnayn Xabad haday Dhinaca kale ka suuroobayso Jawigaas oo Muuqda Maanta ayaa keentay�. �Walaal sidaan kuu sheegay Mowqifkii iyo Wada hadalkii iyo hadalkii dheeraa ee ka fool ka foolka ahaa ee arintaa lagaga hadlayay wali lama gaadhin, Iminka waxaan taaganahay Xabad joojin, labada dhinac inay Iltizaamaan waa ka muuqataa waana ixtiraameynaa waana ku dhaqmaynaa kaana waa la gaadhayaa insha allaahu tacaalaa wakhtigiisaana laga hadli doonaa�. Sidoo kale waxaa Gudoomiyaha Golaha Shuuradda ee UWSLF la weydiiyay Goorma ayaad heshiiska Xabad joojinta saxiixdeen? goormase ayay dhaqan galaysaa? Wuxuuna ku jawaabay �Saddexdii Bishan (03-04-2010) ayay ahayd, Markii Barnaamijkaas la isla meel dhigay, Bisha june ayayna Insha allaahu ku egtahay intaa dhaxdeeda in la soo gabo gabeeyo ayay noqonaysaa� Labada dhinac yaa u kala saxiixay Heshiiska Xabad joojinta ayaa Warfidiyeenadu weydiiyeen? Wuxuuna ku jawaabay� Waxaa joogay labada dhinac rag Madax ah oo ka socday Dhinacayga waxaa joogay Gudoomiyaha Golaha shuurada, dhinaca kale Hogaan ka socda xafiiska Arimaha Dibada ayaa joogay saasayna ku dhamaatay, waana barnaamij sidaan sheegay Hudana ah ama Xabad joojin ah, wada hadalka Miiska iyo Falaqeynta wuxuu ku xidhanyahay ama la iskugu imaan doonaa Xiliga uu Wakhtigaas dhamaado oo la isku soo diyaar garoobo ayaa Wufuud rasmi ah la shaqili doonaa iyada oo Cuqaasha dadka iyo Dalka iyo Umada oo dhan ay u idishahay oo laga tashaday..� Ugu danbeyntii Sheekh Axmed Nashaad wuxuu sheegay in Kulamada labad dhinac dhex maray ay ka dhaceen Yurub iyo Afrikaba, isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yiri �Duruufo jira wax walba in la sheego ma aha labo jeerba waa la is arkay meel yurub ah iyo Meel Afrika ahba waa la isku arkay, howlo fani ah waxaa iska jira dadkii Marti galinta sameeyay iyo saas oo kale in la sheego aan loo baahnayn�.
  13. Xaji Xunjuf, don't be too sure inadeer you never know allah might make your life longer.
  14. I think that Makkah hotel is in garowe not bosaso, not along i have seen in some website that it was a hotel in garowe.
  15. Xaflad aan nooceeda hore loogu arag dalka Yemen ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ka dhacday hool wayn oo ku yaala jaamacadda Culuum Wateknolojiya ee magaalada Sanca. Xafladdan oo ay soo qaban qaabiyeen fuliyeena ururka ardayda Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Yemen, waxay ahayd munaasibad ilyartu is qabatay oo aan loo kala hadhin, waxana ka muuqday wajiyo kala duwan oo soomali iyo ajaanibba leh. Xafladda waxa lagu soo bandhigay barnaamijyo kala duwan oo aad u raali galiyay dhamaanba dadka kasoo qayb galay. Kulliyadaha ardaydani ka qalin jabiyeen waxay kala yihiin Engineering, Labarotories, Mass Communication (Media/TV.Radio), Business Administration, Computer Science, Accounting, Pharmacology, Agriculture, waxayna waxbarashadooda ku qaateen jaamacadaha Sanca, University of Science & Technology, Open University of Malaysia/International College iyo Queen Arwa University. Dufcaddan ayaa loogu magac daray buurta quruxda badan ee DAALO. Xidhiidhinta xafladdan waxa si talan taaliya u waday C/ladif Cisman Caabi iyo C/qadir Maxamed Nuux, waxana aayado quraan ah oo lagu furay ka dib madasha ka hadlay guddoomiyaha ururka Ardayda Somaliland ee Yemen, Mudane Axmed Maxamuud Cilmi -Shawqi , isaga oo ka warbixiyey hawlaha ururka, xidhiidhka uu la leeyahay bulshada somaliland ee Yemen, jaaliyadaha ka dhisan Yemen, Ururada ardayda ee dalalka kale. Gudoomiyuhu wuxu sidoo kale soo jeediyay dardaaran ku socda ardayda qalinjabisay isaga oo ugu baaqay inaanay halkaas kaga hadhin tacliinta ee ay sii wadaan, isaga oo ugu danbayntiina u hambalyeey una rajeeyey mustaqbal iyo nolol wanaagsan. Sidoo kale waxa kelmado wax ku ool ah madasha ka jeediyay xoghaya ururka ardaya Mudane Xasan X.Axmed Qanciye isaga oo ka warbixiyey ardayda ururka, wuxuna hambalyo usoo jeediyay dhamaanba dhinacyada la garab taagan ururka taageero hiil iyo hooba ah. Mr. Ilyas Ramadan oo ah macalin wax ka dhiga dalka Yemen oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Kosovo, ayaa munaasibadda hadal aad u qiimo badan kasoo jeediyay kaas oo ku saabsanaa qadiyada gooni isu taagga Somaliland isaga oo tilmaamay meelaha aynu iskaga midka nahay iyo in ugu danbaynta aynu ictiraaf helayno. Khudbadiisa oo ku baxday luqada Englishta waxay muujinaysa sida qaddiyadda Somaliland ay ula mid tahay qaddiyadda Yugoslafiya, taas oo uu tilmaamay in musuq maasuq iyo maamul xumo darteed ay reer Kosovo ahaan u goosteen inay madax banaani helaan taas oo u rumowday. Waxa isaguna halkaas hadal kasoo jeediyay guddoomiyaha danaha jaaliyadaha Soomaliyed ee dalka Yemen Mudane Maxamed Cali Xirsi -Dhegdhaqaaje, isaga oo u hambalyeeyey ardayda qalinjabisay iyo ururka ardayda Somaliland ee Yemen oo ku tilmaamay mid firfircoon oo qabta arrimo aad u muhiim ah. Gudoomiyaha waxa shahaado sharaf madasha ku gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardayda jaamacadda Culuum wateknolojiya ee qalinajinayay. Wakiil ku xigeenka xafiiska Somaliland ee dalka Yemen, Mudane Maxamed Xirsi Gudaal, ayaa isna halkaas ka hadlay , isaga oo ka warbixiyey dalka Somaliland iyo sida ardaydan qalin jabinaysa oo kale ay wax uga tari karaan, wuxu sidoo kale u hambalyeeyey ururka ardayda Somaliland ee dalka Yemen iyo wax qabadkiisa, ugu danbayna wuxu ku booriyay ardayda inay waxbarashada si wadaan oo dedaalka sii laban laabaan. Munaasibaddani waxay ahayd mid farxad badan, jamaahiirtii madasha fadhidayna kasbatay, waxana halkaas lagu soo bandhigay abaal marino la siiyay qaar ka mid ah kasoo qayb galayasha kuwaas oo ka jawabay su'aalo la waydiiyay, sidoo kale waxa goobta ka hadlay C/risaq Cisman Dawlad iyo Muna Maxamed Xirsi oo afka ardayda qalin jabisay ku hadlay. Dhanka kalena waxa hadalo qiimo leh soo jeediyay dadkii ka hadlay xafladda oo ay ka mid ahaayeen inan ku hadlaysay magaca xubnaha guud ee ururka, Sahra Xuseen Maxamed kuna khudbadaysay luqadda carabiga iyada oo farxadeeda ku cabirtay kelmado macaan oo ay u jeedisay qalin jabiyayaasha iyo dadka goobta fadhiyayba. Xafladdan waxa shahaadooyin ururku ku gudoonsiyay ardayda qalin jabisay, waxana dabaal degga qalin jabintu ahaa mid aad loo soo agaasimay iyada oo ardayda qalin jabisay fadhiyeen kuraas gaar ah oo loo qoondeeyey, sidoo kale waxay hoolka xafladu ka socotay usoo galeen qaab cajiib ah iyaga oo markii danbena fuulay stage-ka ama halka laga daadihinayay xafladda halkaas oo ay ku qaateen dabaal deggooda. Isku soo wada duuboo xafladdan oo dad tiro badani oo aan hore loogu arag xafladihii hore kasoo qayb galeen, waxay u dhacday habsami iyo hanaan qurxoon, waxana lagu soo bandhigay tix iyo tiraab, madadaalo, hadalo hambalyo iyo dardaaranba ah, iyo barnaamijyo kale. Waxay ahayd xaflad koobsatay luqadaha saddexda ah ee English, Arabic iyo Somali. Xoghaya Ururka Ardayda JSL ee Yemen Sanca http://sanaag.org/details.asp?id=1458&dt=news
  16. Naxar Nugaaleed, nobody cares about your bday now go and run along to pirateland.
  17. Naxar Nugaaleed, nobody cares about your bday now go and run along to pirateland.
  18. Everything has a positive and a negative side of it, i appericiate the "Pirates" scaring away illegal fishers, but the big picture is there will even be more navy bigger ships coming to somali waters and dumping whatever they want they will just get a excuse to be in somali waters even more which is "we are tracking down pirates, but still continue your pirate traditions as long as they stay in their regions and not trepass in other peoples waters , such as the waters of somaliland , or the waters of kenya, yemen.