-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Friday, 23 April 2010 11:54 Hay’adda PSI oo Wacyi-galin ka Bilowday Magaaladda Ceerigaabo Ceerigaabo (ceerigaabo.com) Hay’adda Population Services International (PSI) waxay ka mid tahay hormoodka hay’adaha aan macaash-doonka ahayn ee ka shaqeeya Suuq-geynta bulshada u danta ah (Social Marketing). Waxay ka shaqaysaa 65 dal oo ah kuwa soo koraya. Hay’addu Waxay dalab u abuurtaa alaabta iyo adeega caafimaadka iyada oo isticmaalaysa hababka suuq-geyneed ee ganacsiga iyo ololeyaal hor leh oo lagula xidhiidhayo bulshada si loo dhiirigaliyo loona joogteeyo is-bedel ku yimaada hab-dhaqanka caafimaadka bulshada. PSI waxay la shaqaysaa ganacsiga gaarka loo leeyahay si kor loogu qaado helitaanka alaabadaas iyo adeeggaas; tiiyoo qiimuhuna yahay mid ay awoodi karaan dadka u nugul khataraha. Hay’adda Caalamiga ah PSI oo Xafiiskeeda Dalku ku Yaalo Magaala Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland Ee Hargaisa’ PSI Waxay ka shaqaysaa Goboladda Somaliland oo dhan’ Iyadoo Hadda xarun Cusub Ka furtay Magaala Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo. PSI Waqtigan Xaadirka Waxay Wacyi-galintan ka bilowda Magaaladda Ceerigaabo iyadoo gaadhi doonta degmooyinka iyo Tuulooyinka Sanag Gabi ahaanba’ Wacyi-galintu Waxay ku saabsan tahay Kiniinka Biyo layskaga Nadiifiyo ee (Chlorine-ta ) Magaciisa Istilaaxa Soomaaliga ahna loo yaqaano BIYO SIFEEYE. Biyo Sifeeye Waa Kiniin Wax ku Ool ah ‘ Si fududna loo Isticmaali karo si loogu Daweeye Biyaha Cabitaanka Ee Qoyska. Biyo Sifeeye Waa in la Isticmaalaa Sanadka oo dhan’ Mar walbana loo adeegsadaa biyaha laga Helo Qasadaba’ Berkedaha’ Baliyada’ Ceesha’ iyo Biyaha roobka ee la kaydsado. Haddii aad Kiniinka Biyo Sifeeye Waxaad ka badbaadi kartaa Xaruunka Cushanka Ilaah Inaguma Keenee. Biyo Sifeeye Waa Kiniin Waxtar u leh Caafimaadka Caruurta wuxuna Yareeyaa Fursada ay Caruurtu ku qaadi karaan Shubanka oo ay Unug yihiin. Qoyska Isticmaala Biyo Sifeeye wuxu noqdaa mid Caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay’ Caruurtiisuna ay Higsadaan Waxbarasho Wanaagsan iyo Koriinkooda oo Fiicnaada. Hay’adda PSI waxay si toosa ula shaqaysaa goobaha Caafimaadka Waxaadna ka heli kartaa Kiniinka Biyo Sifeeye Pharmacy-yadda Magaaladda Ceerigaabo’ oo uu kuugu diyaar yahay. Wacyi-galinta PSI ka Bilow Magaaladan Ceerigaabo ayaa ah mid lagu barayo bulshada Isticmaalka Kiniinka Biyo Sifeeye’ Wacyi- galintan ayaa laga Samayaa Xarumaha Caafimaadka ee Kiniinka Biyo Sifeeye laga Heli karaayo ee Magaaladda Ceerigaabo. Kiniinka Biyo Sifeeye Hal Xabo ayaad ku ridanaysaa Shirikaanka Labaatan Litir Qaadka ee badanaa biyaha lagu dhaansado’ Waxaadna Sugaysaa muddo dhan Sodon Daqiiqadood’ Taas macnaheedu waxa weeye intaa ka dib waa Isticmaali kartaa Biyahaagii waana Safaysan Yihiin .Haddii aad Rabto in Qoyskaagu Noqdo mid Caafimaad Qaba Maalin kasta iyo Markasta Istimaal Kiniinka BIYO SIFEEYE. Cumar Siciid Nuur Ceerigaabo.com Ceerigaabo-Office Somaliland
-
Suldaanka, lol, it doesn't even make sense what has pirateland got to do with Erigavo when it said this, i guess sanaagpost became the second website of April fools next to the NO1 April fools website jidbaale. "Magaalada Ceerigabo ayaa haatan siwayn loo Adkeeyey Amaankeeda iyadoo Xiligan uu ku sugan Yahay Taliyaha Aaga Sanaag ee Ciidamada Darawiishta Puntland Co-C/laahi Cumar Cashuur iyo Sarkiil sar sare oo ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland"
-
Does ONLF have any different sections which focus on certain regions to liberate? surely they must have a organised sub groups and each should be given a job they should do , but the question remains so far how many cities did they captured/liberated? since it was formed 1984 and reactivated in 1994, it seems they are mostly fighting in the outskirts.
-
loool pictures? ever since the websites of Jidaali, sanaagpost, etc always spur bullshit but nothing about reality i can't take them serious, the guy who runs sanaagpost lives in a cave and never even setted a foot in sanaag instead all he does is spur bullshit on sanaagpost calacaling about SNM this SNM that day in and day out.
-
Why Many Successful Black Women Cannot Find A Man?
Saalax replied to Queen Arawello's topic in General
STOIC, well in someway it is their hair since they bought it and it's their belonged property. -
Why Many Successful Black Women Cannot Find A Man?
Saalax replied to Queen Arawello's topic in General
General Duke, why worry about the hair when they can always wear the latest weaves. -
Why Many Successful Black Women Cannot Find A Man?
Saalax replied to Queen Arawello's topic in General
Most black successful men are interested in white successful blonde women not some black educated women with attitude who makes every little thing out of something. -
Love is when you can't stop thinking about her/him everyday and they keep coming back to your mind.
-
Allaha ha uu naxaristo Muj. Hassan salebaan Maxamed.
-
Bosaso has alot of rubbish to get rid of especially those rubbish which lay in the beach!
-
Jacaylbaro, not all projects maybe they contribute into some projects, but some projects are strictly private such as the Maydh port.
-
Jacaylbaro, wa ruunta the government do provide vital security, and without security there wouldn't be any chance to develop the regions since it would be like trying to develop something in the middle of a war in mogadishu.
-
Jacaylbro, remember when the government use to say they will enlarge the berbera port with french company? that has also been proven to be lies lets hope the government can be more honest in the future.
-
Jacaylbaro, well the people of that deegaan have learned not to rely on the government, so instead they are setting up their own plans and fundraising for that road, that is what the june meeting is about also Maydh port, and a road connecting Burco - Erigavo - Maydh, i have hope in the diaspora and the natives that they can do something the government can't, the only government roads that are constructed are those in hargeysa and burco, those cities not roads connecting regions, towns etc, so i say it's time everybody waked up and realise they have do most of the work for themselfs since the government is very lazy and are not doing the job they should be doing in neglected places, such as sanaag region the biggest region in somaliland without roads.
-
Horta, i can't wait the day there is a smooth straight road between Harygesa-Oodweyne-Burco there won't be a need to bypass sheikh & berbera anymore, most people would use this road since it's quicker then the triangle road of hargeysa - berbera - burco.
-
Somaliland:Former Udub Presidential Candidate Joins Kulmiye
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Juma-nne, whats wrong with saying Darawal was a SNM soldier ma been ba? he was a soldier but not high ranking officer/soldiers such as Muj. Axmed Dhagax AUN, Muj. Lixle AUN, Muj.Koodbhuur AUN, Muj.M.Kahiin, Muj.Axmed Miire, Muj.Maxamed Cali AUN, Muj. Muj.Maxamed Siciid Nuur, Muj.Haragwaffi AUN , Muj.Xassan Bidaar, Muj. Xassan Kayd AUN, Muj.Xassan Cisse, etc. -
Somaliland:Former Udub Presidential Candidate Joins Kulmiye
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaji,Xundjuf, how is it different from the former minister Saleebaan weyne oo yidhi Berigaan wasiirka ahaa been baan sheegii jiray, oo waxaan odhan jiray warshaddo badan ayaan la dhisi doonaa, who later joined UCID, while Kulmiye did the samething inviting ismaicil yare which has zero political influence and his corrupt just like salebaan wayne, and Darawal who is just a former SNM soldier, but has riyaales pictures in his house everywhere and has still love for UDUB, but it's up to kulmiye if they think the leftovers and rejected 1's of UDUB will give them any credits. -
Somaliland:Former Udub Presidential Candidate Joins Kulmiye
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The leftovers of UDUB joining kulmiye? i though kulmiye would bring in new fresh politicians but they rather bring in rejected politicians and leftovers of UDUB. -
Jacaylbro, there is no place for petty rivalness the cities development comes first.
-
Cyber Nomad, well that map you posted is inaccurate it's claiming sanaag is a kulmiye stronghold when infact in the 2005 parliamentary elections there were 12 kulmiye candidates, and 12 UDUB candidates, followed by 11 candidates of UCID, so explain how is that map accurate when infact kulmiye support was no more then 1/3 of sanaag? i also don't agree with the burco part, including saxiil it is claiming it is a UDUB stronghold when infact it was like this 10 candidates from saxiil of UCID party, 10 candidates of UDUB party, and 9 candidates of kulmiye.
-
Rudy-Diiriye, the roads are for the cars mainly, a walking pavement will be also made for the pedestrians like a modern city.
-
Saado ali, waxa uu ficnaan lahaydh ini retire iska noqota all this consent calaacal about people who don't want to reunite with somalia isn't doing her any favours.