Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Madaxweynaha dawlada Puntland ee isbedel doonka ah DR Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu ka soo saaray Xafiiskiisa wuxuu ku baabi'yey Hay'adii Ashahaado la dirirka iyo Taliyaheedii Cismaan diyaano ,isaga oo magcaabay Haya'd Cusub oo la yiraahdo PIA/PIS oo hoos tagi doonta Wasaarada amniga ee Puntland iyo Agaasime cusub oo la yiraahdo COL.Cali Biinge. Jabhadkan ayaa waxa xilka u magcaabay Madaxweynihii hore eePuntland Cade Muuse Sanadkii 2004 xiligii ay ku soo xeryonoqdeen,maqnaashihii ay ku maqnaayeen magaalada Ceel afweyn ayna magangalyada u ahaayeen Boqor Buur Madow,sababta ay halkaa u tageena ayahayd in Xubin ka mid ah Kooxdan guracan laga qaaday Xilki,i xiligiiuu Dawlada Puntland madaxweynaha ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf. Jabhadkan Diyaano ayaa xilka wuxuu kala wareegay Nin aqoon badan ulahaa shaqadiisa kalsoonina ka haystay Shacabka Reer Puntland unashaqaynayey bulshadiisa, Sarkaalkaas oo la oran jiray Maxamed AadanBidaar,hase ahaatee isagu wuxuu ka dhigay hay'adii sirdoonka Puntlandmid la dirirta Diinta Islaamka mid iska hor keenta Beelaha ReerPuntland iyaga oodilayaWaxgaradka,Aqoonyahanada,Xildhibaanad,Saraakiisha iyo iyagoo sidoo kale dagaalo ka huriyey Beelo walaalo ah oo degan bariga Gobolka Bari . Madaxii Ashahaado ladirirka Cismaan Diyaano ayaa ahaa nin waqtibadan ku lumin jiray sidii uu isaga horkeeni lahaa Beelaha Degan bariiyo Xukunka daacada ah ee uu hogaamiyo Faroole,sidoo kale wuxuu ahaaNin ku shaqeeya aargoosi isaga oo huwan magac qabiil waxana ka mid ahaahaa falkiisa in Ragii la saftay Cabdulaahi Yuusuf in uu ku wadayaargoosi sidoo kale Dhalintii ka soo horjeesatay qorshihii Majayahanqaar danbiyo ayna gelin ayaa ku oogan kuwo argagixiso caalami ah ooXitaa Boosaaso ma iman karaan kuwo xabsiyada Boosaaso ayeey buuxdhaafiyeen isaga oo taageero ka helaaya Axmed Taaraan Xeer ilaaliyahaGobolka bari oo kaga haray Kooxdii guracnayd dawladan isbedel doonka aa Ugu danbayntii Diyaano ayaa ka soo horjeestay xukunka Meertada ah eePuntland oo looga qaaday Xilkii uu ka hayey iyada oo aan ahayn markii uhoraysay oo ay Kooxdani sameeyaan arintay iyada oo markii tan ka horaysay magan galyo u galay Boqor Madow iyo Degaanada waqooyigaar ahaan Ceel Afweyn,uuna kala kulmay abid sheekadii u xumayd ee karaacda dadka degaankaa ka soo jeeda ka dib markii Buur madow oo aymagan gelyo ula joogeen ka sheegay idaacad BBDCda laanteedaafsoomaaliga "Wiilashii ******teeniya aan megengalyada siinay baa nasoo weeraraya isaga oo ka hadlaaya dagaalkii Laascaanood ee waqtigiiCadde muuse "sababta uu diidan yahay in uu xilka ka degowuxuu ka baqayaa in ay kula xisaab tamaan Beelaha bari Degan oowiilashoodii qaar dilay qaar xiray kuwo danbiyo caalami ah usameeyey,wuxuunse ogayn Cawaaq xumida ay keeni doonto awooda dhalanteedka ah oo uu is biday Allsanaag.com oo dadka MIC dhex qaaday ayaa su'aasha ay waydiinaysay waxaay ahayd taageerada ay kooxdan Illaahay ka goosatay ka dhex heli karto waxaana laysku raacay in boqolkiiba sideetan ay waayayso taaageeradii qabiilka ku salaysnayd oo kooxdani ay ku xisaabtamaysay waana tan Cismaan diyaano uu maanta ku kala dooranayo laba daran isaga oo miciin bidaaya inuu helo taageerayaal qabiil madax maray oo lagu kiciyo in xilkoodii laga qaaday taasna waxa ka tashaday maamulka xikmada ku salaysan markii la keenay Nin ay mee kasoo wada jeedaan, Allsanaag
  2. loool @ even the head officers don't listen to the president in puntland, it's funny place.
  3. Diana in the hot weather of bari is very dangerous could literally burn your skin off straight away, cowke don't you think?
  4. Castro, continue calaacaling sxb somaliland is here to stay and there is nothing you can do, so cry me a river, Mr Somaliweyn isku sheeg.
  5. Castro, i could be in a eritrean forum for all i care, i would still talk about somaliland, just like there is many non somalis in here.
  6. Originally posted by Jacaylbaro: Reminds me of the JNM ,, Stuff and Nonsense ....... loooool JNM calaacal weyan waxan.
  7. Cowke, it seems your uncle got sacked for good, are the residents of qardho going to protest now.
  8. Djibsomali, some of the killers have already been caught so give it a rest and stop stiring trouble between the people of somaliland.
  9. Che-Guevara, there is no secrets , he just simply refered to being against unity with the south and reminded them the struggle they went through to liberate somaliland so you see people like politicians who speak from their heart just like Faisal that is why he is getting a big support day by day they are all eager for honest politicians.
  10. ^^^^ He has a natural abilities to attract the people by just saying some secret words about the south then boom there you go he has a big support.
  11. Che-Guevara, his atleast better then your president sheikh dalxis who doesn't even know how to give speechs in public, let AMISOM do it for him somaha as usual or Faroole the Melbourne cab driver.
  12. Wafti Balaadhan Oo ka tirsan Madaxda Xisbiga UCID ayaa Maanta Si wayn Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Burco Burco(Ramaas) Mar.11, 2010 - Magaalada Burco ayaa maanta si aan kala hadh lahayn loogu soo dhaweeyay Wafti balaadhan oo ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo uu horkacaayo Gudoomiyaha Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe ,Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Mudane Craxmaan Maxamed Claahi Ciro ,Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Xasibiga UCID Aadan Mire Waqaf iyo Xildhibaano ka tirsan Xisbigaasi. Waftigan Xisbiga UCID ayaa waxa maanta Magaalada Burco ku soo dhaweeyay Kumanaan Qof oo ka tirsan taageerayaasha Xisbiga UCID ee xarunta Gobolka Togdheer iyo masuuliyiintooda kuwaas oo watay boqolaal Gaadiid ah oo ay sudhanyiin Astaanta xisbigaasi ayaa Waftigan kaga hortagay wadada Laamiga ah ee xidhiidhisa Burco iyo Sheekh halkaas oo looga soo galbiyay ilaa iyo gudaha Magaalada. Madaxda Xisbiga UCID oo markii danbe la gaadhsiiyay xarunta Dhexe ee Xisbigaasi ku leeyahay Magaalada Burco halkaasi oo ay qudbado kala duwan uga jeediyeen dadweynihii soo galbiyay iyo Kumanaan kun oo Qof oo goobtaasi isugu soo baxay kuwaas oo ay uga warbixiyeen marxaladaha uu manta dalku maraayo iyo sida looga hortagi karo. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Enj.Faysal Cali Waraabe oo ugu horeyn Mikirifoonka lagu soo dhaweeyay ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Anigoo ku faraxsan sida aan kala hadhka lahayn ee aad maanta reer Burcow noo soo dhawayseen waxaad tihiin dad qalbi furan oo wanaag jecel markaa manta socdaalkayagani waxa uu ka mid yahay safarka Sedex biloodkiiba aanu mar dalka ku maro” Hadaba hadaan idiinka warbixiyo marxaladaha uu dalku maanta maraayo iyo taariikhihii la soo maray ,Anigu waxaan garanayaa markii aynu ku biiray dawladii kaligeed taliska ahayd ee Somaliya iyadoo meesha xoriyadaha Kiiniya ,Jabuuti iyo Suudaan looga doodaa ay tahay Gobolada Waqooyi ,Ganacsiguna waxa hugaaminaayay iyo Aqoontana waxay ahayd halkan aynu maanta joogno sidaa awgeed waa layna curyaamiyay oo dagaal ayaa laynala gallay awoodeeniina waa la dumiyay oo waxa laynoogu jawaabay waa Somali ******* balse Ilaahay wuu inoo hiiliyay markaa waxaan idin leeyahay reer Burco aduunyadu taariikhdeeda ayay raacdaa ee taariikhda yaan la iloobin” Sidaasi ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe Waxaanu intaasi ku daray Gudoomiyaha UCID isagoo hadalkiisa sii wata”Dawlada maanta dalka hogaamisaa waxay noqotay dawlad xafashtay oo dilaalad ah oo cashuurtii wadanka ayay fadhiga ku cunaysaa markaa waxa laydiinka baahanyahay Shicibaw in aad u fiirsataan cida aad dooranaysaan oo aydaan qabyaalad ku taageerin axsaabta oo aad doorataan Xisbiga dalkan hugaamin kara mustaqbalkiisana toosin kara. Anagu UCID ahaan hadaanu ku guulaysano Doorashada dalka ka dhicidoonta waxaanu idiin balan qaadaynaa in aanu soo celino adeegii bulshada mana jiraayo Qof danbe oo dalkan ka tahriiba mid u soo tahriiba mooyaane ”Sidaasi ayuu hadalkiisa ku soo xidhay Gudoomiyaha UCID. Gudoomiyaha baarlamaanka Craxmaan Maxamed Claahi Ciro oo isna halkaasi ka hadlay ayaa si weyn ugu mahadnaqay dadkii Burco ku soo dhaweeyay waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Dadka qaar ayaa yidhaahda Burco waa laba qaybood balse waxaan u sheegayaa kuwa noocaas aaminsan in ay Burco mid tahay waxaanan idiinkula dardaarmayaa reer Burco in aad daaqada ka saartaan kuwa idin qoqobaaya ee doonaaya in ay mustaqbalkiina dumiyaan . Gudoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Xisbiga UCID Aadan Mire Waqaf oo isna hadal kooban ka jeediyay halkaasi ayaa usoo jeediyay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco in ay u miidoobaan dadntooda guud oo ay iska jiraan kala qaybsanaanta iyo wixii la halmaala. Waxa iyana xaruntaasi ka hadlay Xil.Xuseen Maxamed Cige iyo Gudoonka Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab. Ugu danbeytii Waftigan Xisbiga UCID ee Magaalada Burco booqashada ku yimi ayaa sheegay in ay dhamaan gobolada bari safar ku kala bixinayaan maalmaha soosocda iyagoo baritana la filaayo in ay ka qaybgalaan Munaasibad loo samaynaayo Dhakhaatiir ka qalinjabinaysa Jaamacada Burco. Ramaasnews Desk Burao
  13. Qudhac, i heard this new suldan wants to visit Xiis iyo Maydh maxa ariinta ka jiira? but he should know Maydh isn't no seylac.
  14. ^^^^^ Add former Dugsii Teachers, who know nothing at all about politics.
  15. ^^^^^ A_Khadar, don't get emotional now iis daaji, it's not our fault the garaads are exiled in garowe.