-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Written by C/laahi Xuseen Darwiish 19, 2010 at 02:34 AM Ceerigaabo(Qarannews) Koox budhcad badeed oo ka kooban 7 nin wateyna hal laash ayaa waxa maalintii axadda (shalayto) ciidammada ilaalada xeebaha ee gobolka Sanaag ku qabteen degaan-xeebeedka u dhexeeya degmada Maydh iyo degmadda Laasasurad ee gobolka Sanaag. "Nimankani waa toddoba nin oo budhcad-badeed ah waxayna wateen hal laash oo bed qaba, haseyeeshee hubkoodii badda ayay ku daadiyeen taasoo aannu u malaynayno maraakiibta iyo diyaaradaha ciidammada caalammiga ah ee badda ilaalinaya in ay arkeen kana soo baqdeen". Sidaas waxa yidhi Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ee gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf Maxamuud. Isagoo intaas kusii daray "Shan ka mid ah budhcad-badeeddan oo aannu ku qabannay goobta laashku yaalley iyo laashkii waxannu geyney Maydh, labada kale oo aannu ku qabannay Laasasurad iyagana halkaas ayaannu caawa geyn doonnaa". Ma cadda budhcad-badeeddan marka laysugu geeyo Maydh halka looga sii qaadi doono, isagoo taliyuhu taas ka jawaabayana wuxu yidhi "Kolleyba markan hore Maydh ayaannu dhammaantood geynaynaa xagga sarena war baannu ka sugaynaa". Wararka qaarkood aan la xaqiijin ayaa sheegaya in kooxdan budhcad-badeedka ah halkaas(Maydh) looga sii qaadi doono magaalada Berbera oo kiiskoodana lagu qaadi doono, halka wararka qaarkoodna sheegayaan in loo qaadi doono magaalada Ceerigaabo oo qaar horena ku xidhan yihiin. Sikastaba ha ahaatee qab-qabashada budhcad-badeedda soo hunguraysa in ay gaadiid ka afduubtaan xeebaha iyo badda Somaliland ayaa ah kuwo markastaba jab iyo halaag kala kulma halkaas, kuna danbeeya xabsi dheer iwm.
-
Rudy -Diiriye, worry about arimaha kashmiir first inar.
-
New roads in burco connecting East & West. Burco(Ramaas) Apr.18, 2010 Dawladda Hoose ee Degmada Burco ayaa bilawday Ololayaal ay ku banaynayaan dhul ay ugu talogashay in ay ka saaraan wadooyin cusub oo Laamiyo ah oo dhex mara magaalada. Dhulkan ay ugu talo gashay dawladda hoose in ay ka hirgaliso wadooyinka oo ah meelaha ugu mashquulsan magaalada Burco oo ay ku yaalaan bacdlayaasha magaalada ayaa hawlgalo ay ka fuliyeen waxay ku dumiyeen Boqolaal sandaqadood oo ku yaalay goobahaa. Wadooyinka oo ah laba wado oo Laami ah oo xidhiidhiya Laamiyada bariga iyo galbeedka Burco oo Maayarka Burco Maxamuud Axmed Xasan (Dhagolaab) soo dhoobay qalabkii lagu dhisi lahaa wadooyinkan ayay ugu talo galeen in ay bilaabaan Todobaadada soo socda sida ay Ramaasnews u xaqiijiyeen dad xog-ogaali. Laamiyadan Dawladda Hoose ee Burco ay doonayso in ay ka bilawdo magaalada ayaa noqonaya kuwii u horeeyay ee ay hirgeliso Labaatankii sano ee u dambeeyay. Dhinaca kale, Dawladda Hoose Burco ayaa wada Ololayaal ay kula dagaalamayso nadaafad xumada gudaha magaalada xilligan oo ay roobabku ka curteen magaalada Burco iyo guud ahaan gobolka togdheer, kuwaas oo isugu jira Qashin ururin wacyigalin iyo fariimo kale. Digniino ku socda dadweynaha Burco oo Dawladda Hoose soo saartay todobaadkii u dambeeyay ayaa waxay ku sheegeen in ay talaabo adag oo isugu jirta Ganaax iyo Xadhig ka qaadi doonaan, ciddii qashinka ku shubta meelaha aan loogu talo galin. Ugu dambeyntii Dawladda Hoose Burco ayaa wada qorshahan ay kula dagaalamayaan nadaafad xumada iyo dadka qashinka dhiga wadooyinka iyo meelaha lagu kulmo. Waxaanay sheegeen in ay Telephoono ku rakibayaan meelaha ku dhaw faras magaalaha ah sida Bakhaarada iyo Meheradaha si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqa dadka wada nadaafad xumada. Ramaasnews Desk Burao
-
AfricaOwn, i agree security is important but also change is needed if you don't give those two other parties a chance how would you know they will not be good for the country in security terms? i really like the policies of UCID they are more focused in bringing a big change in the country such as clean water, more schools, more hospitals something most people need, while kulmiye is focusing on changing politics and changing the mps etc, which sounds they are doing that to benefit themselfs not the whole of sland.
-
AfricaOwn, but to be fair UDUB are not saints either, so which leaves UCID as the true party of the people, a party which is less clannish then the other two, a honest party, have you seen the speech by faisal ali waraabe critising kulmiyes tribal motivated meeting in eastern hargeysa? also critising some mps in UDUB helding a tribal based meeting with some uni students.
-
AfricaOwn, i have said this before months ago that somaliland.org is a clan based cuqdad ridden website and it claims to represent kulmiye so what does that say about kulmiye party?
-
loool this guy is hilarious.
-
Haatu, lay off Muj siilaanyo & waraabe they might make better presidents then riyaale, they need to be given their chance to show the people of somaliland what they can offer and what kind of change they can bring.
-
Cyber_Nomad , that population statitics is wrong,and thirdly it's a lie erigavo district was never kulmiye, you should check out on the 2005 parliamentary elections, lastly garoodi = mainly UCID, burco when it comes to voting , half of the togdheer population will vote for UCID, UDUB, Kulmiye. and your population statitics is wrong, Oodweyne district has more population then Caynabo district, Erigavo district also has more population then gabiley district. UNDP 2005 Total Population - Districts http://www.fsausomali.org/fileadmin/uploads/1474.pdf
-
JB, war monkeyskii buraha saxiil maxa keenay burco talow.
-
Originally posted by AYOUB: Tallow ma JNM baa? lloooooool you made my day sxb.
-
Garoodi, you can still be a good muslim and still be supportive of your country somaliland! ogow taas but good decision by the way, i hope it means no more aggressiveness, and a new calm tune.
-
Xudeedi, my SNM warriors have been mayors of erigavo since the liberation of erigavo,starting from beyond Mujahiid Qaasiim Miire to the current governor of erigavo Mujahiid ismail Nuur we are 90% of the city including the district aswell we have it on lock and nothing will change the reality on the ground! you have been defeated numerous times and will continue to be defeated back to badhan, damalxaggare, yube, what did the Sayyid abdalla hassan said about the current kings of erigavo composing of a great poem following the defeat of a makhiiri/bari alliance calling them the holy saints? you figure that out.
-
Thankful, instead of worrying yourself with riyaale why don't you research the background of farooles piracy links - a current criminal.
-
Thankful, i have already stated that his small role in the past has been forgiven by the people of somaliland.(his people)
-
Thankful, where is your proof that he murdered 1 single person? besides he is from somaliland and his forgiven for his small role and his not a big sinner compared to the likes of siad bare, morgan etc.
-
General Duke, atleast my president is not a ex melbourne cab driver who claims he was a Phd candidate.
-
Puntland is puntland stop trying to copy the somaliland swagger.
-
Xudeedi,the SNM's aim was to defend it's people dignity and reclaim it's rightful lands, restore justice which they all succede in making those goals , that is why today many farming reservers , water reserves, natural reserves that siad bare built for your people but in another peoples land( for example the Masagan valley which originally belongs to the SNM) were completely taken over by siad bare since his goal was to expand in to other peoples luxurious lands and resourceful lands today you have none of that privallage you are pushed back to your original borders of badhaan, yube & las anod.
-
Che - Guevara, Musa Sudi aka Waraabe will win you will see but hey look at the positive side his less clanist then the other two.
-
The motivation was to kill high level officer Yusuf cismaan nuur AUN, as for those involved in the state military in sool they wanted to incite clan violence but i am glad the courts bought back the calm we don't want to be in a cycle of clan revenge crisis like pubtland.
-
well properly those sentenced men allahu aclam, they must have taken part in the bombings to be found guilty.
-
I don't understand about the mentality of oromos surely if they are over 30 million they can form a big rebel group well equipped and armed and tople the tigre regime or better yet the thousands of oromo soldiers in the ethiopian army could desert the army taking their weapons with them but financially the oromo are weak.