Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Wafti Balaadhan Oo ka tirsan Madaxda Xisbiga UCID ayaa Maanta Si wayn Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Burco Burco(Ramaas) Mar.11, 2010 - Magaalada Burco ayaa maanta si aan kala hadh lahayn loogu soo dhaweeyay Wafti balaadhan oo ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo uu horkacaayo Gudoomiyaha Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe ,Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Mudane Craxmaan Maxamed Claahi Ciro ,Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Xasibiga UCID Aadan Mire Waqaf iyo Xildhibaano ka tirsan Xisbigaasi. Waftigan Xisbiga UCID ayaa waxa maanta Magaalada Burco ku soo dhaweeyay Kumanaan Qof oo ka tirsan taageerayaasha Xisbiga UCID ee xarunta Gobolka Togdheer iyo masuuliyiintooda kuwaas oo watay boqolaal Gaadiid ah oo ay sudhanyiin Astaanta xisbigaasi ayaa Waftigan kaga hortagay wadada Laamiga ah ee xidhiidhisa Burco iyo Sheekh halkaas oo looga soo galbiyay ilaa iyo gudaha Magaalada. Madaxda Xisbiga UCID oo markii danbe la gaadhsiiyay xarunta Dhexe ee Xisbigaasi ku leeyahay Magaalada Burco halkaasi oo ay qudbado kala duwan uga jeediyeen dadweynihii soo galbiyay iyo Kumanaan kun oo Qof oo goobtaasi isugu soo baxay kuwaas oo ay uga warbixiyeen marxaladaha uu manta dalku maraayo iyo sida looga hortagi karo. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Enj.Faysal Cali Waraabe oo ugu horeyn Mikirifoonka lagu soo dhaweeyay ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Anigoo ku faraxsan sida aan kala hadhka lahayn ee aad maanta reer Burcow noo soo dhawayseen waxaad tihiin dad qalbi furan oo wanaag jecel markaa manta socdaalkayagani waxa uu ka mid yahay safarka Sedex biloodkiiba aanu mar dalka ku maro” Hadaba hadaan idiinka warbixiyo marxaladaha uu dalku maanta maraayo iyo taariikhihii la soo maray ,Anigu waxaan garanayaa markii aynu ku biiray dawladii kaligeed taliska ahayd ee Somaliya iyadoo meesha xoriyadaha Kiiniya ,Jabuuti iyo Suudaan looga doodaa ay tahay Gobolada Waqooyi ,Ganacsiguna waxa hugaaminaayay iyo Aqoontana waxay ahayd halkan aynu maanta joogno sidaa awgeed waa layna curyaamiyay oo dagaal ayaa laynala gallay awoodeeniina waa la dumiyay oo waxa laynoogu jawaabay waa Somali ******* balse Ilaahay wuu inoo hiiliyay markaa waxaan idin leeyahay reer Burco aduunyadu taariikhdeeda ayay raacdaa ee taariikhda yaan la iloobin” Sidaasi ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe Waxaanu intaasi ku daray Gudoomiyaha UCID isagoo hadalkiisa sii wata”Dawlada maanta dalka hogaamisaa waxay noqotay dawlad xafashtay oo dilaalad ah oo cashuurtii wadanka ayay fadhiga ku cunaysaa markaa waxa laydiinka baahanyahay Shicibaw in aad u fiirsataan cida aad dooranaysaan oo aydaan qabyaalad ku taageerin axsaabta oo aad doorataan Xisbiga dalkan hugaamin kara mustaqbalkiisana toosin kara. Anagu UCID ahaan hadaanu ku guulaysano Doorashada dalka ka dhicidoonta waxaanu idiin balan qaadaynaa in aanu soo celino adeegii bulshada mana jiraayo Qof danbe oo dalkan ka tahriiba mid u soo tahriiba mooyaane ”Sidaasi ayuu hadalkiisa ku soo xidhay Gudoomiyaha UCID. Gudoomiyaha baarlamaanka Craxmaan Maxamed Claahi Ciro oo isna halkaasi ka hadlay ayaa si weyn ugu mahadnaqay dadkii Burco ku soo dhaweeyay waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Dadka qaar ayaa yidhaahda Burco waa laba qaybood balse waxaan u sheegayaa kuwa noocaas aaminsan in ay Burco mid tahay waxaanan idiinkula dardaarmayaa reer Burco in aad daaqada ka saartaan kuwa idin qoqobaaya ee doonaaya in ay mustaqbalkiina dumiyaan . Gudoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Xisbiga UCID Aadan Mire Waqaf oo isna hadal kooban ka jeediyay halkaasi ayaa usoo jeediyay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco in ay u miidoobaan dadntooda guud oo ay iska jiraan kala qaybsanaanta iyo wixii la halmaala. Waxa iyana xaruntaasi ka hadlay Xil.Xuseen Maxamed Cige iyo Gudoonka Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab. Ugu danbeytii Waftigan Xisbiga UCID ee Magaalada Burco booqashada ku yimi ayaa sheegay in ay dhamaan gobolada bari safar ku kala bixinayaan maalmaha soosocda iyagoo baritana la filaayo in ay ka qaybgalaan Munaasibad loo samaynaayo Dhakhaatiir ka qalinjabinaysa Jaamacada Burco. Ramaasnews Desk Burao
  2. Qudhac, i heard this new suldan wants to visit Xiis iyo Maydh maxa ariinta ka jiira? but he should know Maydh isn't no seylac.
  3. ^^^^^ Add former Dugsii Teachers, who know nothing at all about politics.
  4. ^^^^^ A_Khadar, don't get emotional now iis daaji, it's not our fault the garaads are exiled in garowe.
  5. Dukey, lets not get ahead already , somaliland also welcomes people from other regions , there is a large southern region in hargeysa, borama, burco, and they have been given shelter and a new opportunity in life rather then the continuous wars of the south.
  6. Dukey, it's true there is many people from Bay & Bakool areas in puntland but recently just months ago when explosions happened in bosaso they were blamed , can you explain why is that? and the people of bosaos made uprising demanding all non natives to go back to where they came from until the admin calmed them down.
  7. Originally posted by chocolate & honey: This is not the first time. WOW! The politics section does make me lose respect for some people fast! I did read your post. In fact, my last post was for A&T NOT FOR YOU. Thank you for pointing out my "illiteracy issues." GOO DAY! Well it's not the first time puntland handed over a man to ethiopia , thus that is why i said people shouldn't be surprised, i am just being honest i am sorry if the truth hurts.
  8. This is not the first time so people shouldn't be surprised.
  9. ^^^^^ Abwaan Haji Afqalooc AUN what a legend.
  10. Dukey, just look up a bit further you will see your worst nightmare , the sland flag.
  11. Dukey, iyo Xudeedi, this is erigavo, Beerta Xooriiyada.
  12. Xudeedi, i think you are familiar with this Mujahiid, Ina Miire - The Sword of Sanaag iyo Togdheer, the man who made you all flee to dhahar in screams.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: I always knew Cowke fakes news .........
  14. Originally posted by Beer-Gaal: Neither secessionist enclave is the Solution for Somalia !!!cajiib.naah?? I never claimed that somaliland was the solution for somalia? Somaliland is the solution for somaliland people uun, somalia need to find their own solutions.
  15. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Suldaan sicid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Suldaan cali Shire oo dhahar sii marayaan ogahaye War qardho ilaasho Cowkow Intu Ku mashqulayo Erigavo , ba Qardho laga qaadidona.
  16. Cowke, let puntland free las anod first then they can think about talking about Ceerigaabo and discussing their military fairytales.
  17. Cowke, if you think puntland has anything to do with Ceerigaabo you are in for a rude awakening.