Koora-Tuunshe

Nomads
  • Content Count

    1,078
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Koora-Tuunshe

  1. Gabadha wax ugu deeqday waa from Minneapolis. Nimco Faarax.. Well done well done. Ilaah kheyr hakaasiiyo.... ------------------------------------------------- Ururka Harumarinta Nabada iyo waxbarashada Ee Peedo oo ugu deeqay ciyaal koolo dhuuq ah ee Magaalada Bosaso Dhar iyo Buugaag ay wax ku bartaan HALKAAN RIIX
  2. I think I know Samatar more than any of you here. Samatar waligii ma cabin qamri. Wuxuu hada ka hor dhaar ku marey in gurigiisa waligii aan qamri lagu cabin marka laga reebo hal maalin uu nin fanaan ah isagoonan ogayn ku cabey. Waa Habeenkii heestii loo sameynaayay "Dawooy dawo caafimaadey".... Markaa ayaa qof ku cabay fanaaniinta ka mid ah, wayna ku kala dhinteen. Samatar dadka xitaa qamri caba wuu necebyahay oo wuu necebyahay inuu la saaxiibo. In la is ceebeeyo oo been la iska sheego ma fiicna. Soomaalidu dad xanuunsan ayay u bateen oo belaayo afuuf ah.... Nimay qaaxo feedhaha gashoo, malaxi gaashaysay Gux hadii u dhaho maydhaqaan, gocosho daynaynaye
  3. ^^ FYI.... Samatar never drinks. Dont be judgmental. If you dont wanna listen, dont attempt to compose a reply. Aaliyah: Thanks for sharing. There are those of us who appreciate this kind of literature.
  4. To me, it seems like Bur’o won by the skin of their teeth (fluke). But I congratulate the players, coaches and support of both teams.
  5. Xunduf, la yaab maleh waxaad sheegtey oo dhan waxbaa ka jira, iyo gabayadii aad soo sheegtey. If I was to agree with you on one thing, I would agree the comments on the above. Laakiin goorma ayay faan noqotey gaalbaan u dhowahay? War dhaqankii reerku lahaa ha horboodin, hana qadimin reerka, sidaa wey ka roonaayeene.
  6. Koora-Tuunshe

    Garissa

    ^ Garissa is one of the fastest growing cities in Kenya. Magaalada Kaliya oo Soomaali ay degto aduunka oo 5 laami in ka badan ay maraan. Wabi iyo beerana leh waa Gaarissa. Stop hating.
  7. Sharban: Nintendo 64 is video game. You mean N3-64 Korg Keyboard? I think these guys are playing PSR-2000 Yamaha. You can find the real-sound-like Sax only on PSR-2000 and up. Thanks though for sharing your opinion. At Ciyaalka Xaafada production/Rageedii Films , your opinion matters even more when you join them at facebook
  8. Marka hore in la fahma ayaa fiican wuxuu sharban shabeel leeyahay. In wax la isku sheego way fiicantahay. But, you kept saying the “production”. What you mean by that? The beat (Piano, Guitar, drums, etc)? You mean the EQ’s (Mixing of the music, balancing the vocals, effects, tone arrangements, and etc)? Tell us what you hear that we don’t know. Naga jaahil bixi, you might be right! In my ears, this sophomore high school kid from Cedar is already shining like a star with his first video. His album is coming this spring.
  9. Jarkabood is very talented Cedar/Minneapolis kid. He is also an actor. I think the instrumental is amazing. Something fresh and catchy.
  10. Waxaa maanta sii dheer sheekadii shalay. in nin kasoo jeeda deegaanada koonfurta ah siiba kuwa dhexe uu saldhiga booliiska yimaaday, sheegteyna in uu diley ninkii shalay la dilay. Markii la siibaarey ayaa wuxuu yiri ninkaasi ruuxaanteyda ayaa dishey... Marka baaris ayaa keyskan ku socota waana in shacabka lagu hortoogtaa ninkii lagu cadeeyo.
  11. Adeer kala qeybinta ragbaa gees biciid u leh. Kala qeybintuna waxay ka socotaa websityada. Meesha dambi ayaa waxaa galay laba nin oo kala beel ah kana wada tirsan saldhiga Biyo Kulule. Laakiin Horseed iyo kuwa la midka ah, kala qeybinta ka sokow, been abuur ah in nimankii dambiilayaasha ahaa hal reer aykasoo jeedaan ayay qoreen. Horseed ayaa waxay sii qoreen waliba in daalac ah. Maxaa is daba dhigey, ceelaayo iyo galgala in la geeyo dambiyada oo habar habar ay sheekadu gaarto. Gacantii nin lihi goynayaa, waa gumudantaaye Nin walaalkii geed ugu jiraa, geesi noqon waaye Nin la yiraahdo Abwaan Dhoodaan ayaa waxaa laga hayaa: Danbaaburiyo gaaraabidhaan, fiid is daba yaacay Danbas iyo wax nool kay yihiin, daa'imaan garane Dab iyo qiiqna waan kala aqaan, saa duqbaan ahaye Meeshani wixii ka socda shacabka reer Boosaaso wey arkaan. Iyaga ayaana iska difaaci doona ninkii la shaqeeya shabaab iyo kii la shaqeeya qolokaleba. Sheekhii dhintey Allaha u naxariisto, waana arin lagu farxo in ay shacabka isku gadaamiyaan gacan ku dhiiglayaashii mutan falkan. Laakiin waxaa su’aal mudan…. Ma reer baa dambi geystey mise shaqsi? Doqontiyo intuu ruux damani, noo qabsado daalac Danbigooda yey nagu dacweyn, garasho deelqaafe The truth will be revealed soon.
  12. You dont get point Mr. Dukey. what you reffering as all the media are the same group of media who only comfirm each other. The two men arrested are not both from Sanaag. One of the men is from Sanaag the other one who did the shooting was from Qardho. Both men are working for the PIS, everyone will tell you that. Isla shalay waxaa Garoowe lagu diley Macalin Dugsi Quraan oo caan ah. Talow taasina yaa eeda loo saari doonaa. Waxaa muhiim ah in dadka fidnawadayaasha la iska qabto sharcigana la horkeeno regardles of thier tribe.
  13. Lol... Horseedmedia waxay wadaa af celin fadhi ku dirir ah. Adeer reerka uu ka dhashey ninka wax diley way iska soo bixi doontaa. Aano qabiil. ********* wax colaad ah aano qabiil kama dhaxeyso. Ninka diley oo aanoada qabiilka ah ay ka dhaxeyso waa reer qardhood oo hada saldhiga lagu haayo. Reer ceelaayona iyaga ayaa dowlada keeney oo the last 6 months ka doodaayay sidii burcada looga dul qaadi lahaa. Laakiin war jiraaba cakaaruu iman. warkana dadka intiisa badan sidaan ayay sheegeen. [ January 06, 2010, 10:37 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  14. Marka hore waa arin naxdin leh, allaha u naxariisto marxuumka. Laakiin waxaan u malaynayaa in ay Radio Daljir ku qaldameen isla markaasina ay ka been sheegeen arintan sidey wax u dhaceen iyadoo ay sheegeen labada nin ee la qabtey inay kasoo jeedaan gobolka Sanaag. Wey jirtaa in ciidamada PIS ta ay qabteen laba nin oo midna yahay MJ midna yahay Warsan.. Laakiin shacabka ninka ay qabteen waa wiilkii uu dhalay gudoomiyihii hore ee maxkada Maxamed Cabdi Awaare Allaha u naxaristo oo isagana la diley hada ka hor. HALKAAN KA AQRI WARKA
  15. Wixii cusub ayuu caalamka jecelyahay. Soomaali unbaa laga hayaa qaraami qaraami qaraami. Waji xun waxay u naceen heesaha cusub ayaa waxay yiraahdeen in dadku ay jecelyihiin heesihii hore, sidaa darteed, heesahaas ayay u qaadaan. The only way Somali music can develop is to welcome fresh talents and fresh songs.
  16. Allaha u naxariisto. Fagadhe rug cadaa siyaasi ah ayuu ahaa. Waxaana u baryayaa inuu Ilaahay janadii ka waraabiyo. Waxaase ayaan daro ah isagoo safiir ah in dhul gaalo lagu aaso. Malaha been bey noo sheegeen show bahashu wali ma duulin.
  17. Xaaji: Adeer war is not something wish for. As matter of fact, if war happens in Puntland, your Sland will have economic crisis, and your people will eat the dust. Be careful of what you wish for.
  18. Thankfulsp: no one here is attacking the PIS because of their clan. It is their action that people are condemning. Initially, the PIS were created for the good intentions, and later on they started to serve the purpose of one sub-clan. PIS needs to be reformed, if you care about Puntland. Somalia was destroyed by people who have Cowke’s clannish mentality. He is classical example of “me against my brother”. I would advice both of you to open your eyes wide and have an open discussion with your fellow Puntlanders, and for once leave your Qabil shirt outside SOL.
  19. Waryee Xudeydi, warnimanka ka daa... PIS is in deep shit. If the PIS was not from one clan proprietorship, out of all Puntlanders in SOL, Cowke and Thanksp (who strictly hail from Qardho) wouldn’t get fired up. Jecliyaayeey, Jabhadu Jecliyaayee
  20. Nassir: thanks for posting. I am good friend of young Abbas. His next song/video is called "Bur'o". He mentioned to me that he will shoot the video both Burco and New York. He told me that this song is personal to him as he grew up in Bur'o.
  21. Qaraxyada ka dhacaaya Puntland waxaa ka dambeeya ciidamada PIS ta. Waayo, quudkooda ayaa ku xiran. Labadii sano ee ugu dambeysay waxaa la diley dhowr iyo toban askar oo ka tagtey PIS ta. Taasi waxay kuu muujineysaan argagaxa laga dhex wado gudaha PL in ay iyaga lug ku leeyihiin.
  22. Adeer Puntland uma baahna calan. Dalku waxyaaba badan ayaa qabya ka ah. Waxa qabyada ah hala dhamaystiro. Wasaaradihii ayaan qaar shaqeynin. Amnigii ayaa u baahan in la adkeeyo, IWM. Kala dedan halkaad dudeen iyo diiga ciyayaaye![/b] Calanka wixii sameeyey jeebka haku qaateen
  23. Originally posted by Sophist: Miles, some of the players from Sanaag are native of LasAnod. They didn't meet the cut in the Sool's first squat. It would be interesting if Sool and Sanaag meet at the finals. Sophist adeer waa ku sidee hana ceebeynin. Sanaag ciyaartoydeeda waxay u badanyihiin reer Badhan. Waxaa ku jira laba ciyaartooy from Hadaaftimo. iyo Sedex from Ceerigaabo. I can give you thier detail info. Xitaa waxaa jirey kuwa ah reer boosaaso oo rabay iney uga qeyb galaan reer Sanaag oo waa la isku qabqabsadey garoowe. I am very good friend of Dahir Isfooto (Gudoomiyaha Sportska Sanaag) who hails from Dhahar. ---------------------------------------------- Wareysigii ugu dambeeyey Daahir Isfooto