Koora-Tuunshe

Nomads
  • Content Count

    1,078
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Koora-Tuunshe

  1. Thankful: First of all, no one is more corrupt than the UN officials and this so called evidence as you mention are anecdotal. Secondly, you can celebrate or not, this report will do no harm.
  2. Thankful: Kula yaaabi maayo horaa waxaa loo yiri “dheg wax xun maqleysaa, wax fiican ma weriso”. Hadba wixii laguu sheego lasoo shir tag. Warbixintan anigoonan si fiican u aqrin ayaa waxaa ii muuqda qaladaad badan. Tusaale ahaan, warbixintu waxay qoreysaa in Puntland ay kordhisay la dagaalanka burcad badeeda, misna waxay leeyihiin ragan madaxda ah ee puntland waa burcad badeed. Adeer qoraalka naftigiisa ayaa ah mid wax badan ka qaldanyihiin. Warbixintan horta waa warbixin cusub, mideeda kale jawaabteeda way heleysaa (lawsuit or not). Laakiin adiga ma aha inaad buunbuunisid wax adiga lagugu cayn doono.
  3. Thankful: Adeer Diana ayaad ku waalatey. No one is waging war against Diana. Waar ninkan ina adeerkii ayaa lagu badalay (there is nothing holy about Diana, you know that), Biinge seems more qualified, you should give him a chance). Mideeda kale ma aha in aad state dhan burcad badeed ku sheegtid. Teeda kale, aqri C/laahi Siciid Samatarka aad leedahay waa la weerarey, reportka wuu ku jiraa Raga la leeyahay waa burcad badeed. RIIX. These are baseless and blunt accusations and you are quick to credit the incredible.
  4. Duke: Well said... The state needs reformation and thats what Faroole is trying to do. Thankful: you dont need to get too emotional up in here. We're just trying to discuss the state's future. Maakhir ayaa Puntland dhistay, cidina uga amar qaadan meyso. Adigana inta aan wax kuu ogolahay ayaad wax tahay, hadaad wax diidana, Somaliland ayaad magan galyo warsan doontaa
  5. It does not matter about the tribe of the leader. Koleyba nin unbaa noqon lahaa, marwalbana qabiil ka dhashey. Laakiin waxaa muhiim ah in la dheeli tiro saraakiisha ka mid ah ciidamada. Waxaan u malaynayaa in uu Faroole howshaasina wax ka badali doono. Mar hadii uu wax ka badalay hogaanka koowaad.
  6. The mastermind behind this dacwad thing is Ethiopia according to some family friends of Ali Samatar. Marka ma is oran karnaa Cali Samatar wuxuu usii ekaanayaa muwaadin dhab ah?
  7. Col. Canjeex waa nin aad u xoog badan oo derbi ah. Isagoo kusugan maqaayad lagu qeylayey ayaa waxaa damcey sadex nin oo qaadireysan iney dilaan Col. Canjeer iyadoo waagaas lagu tuhmayo inuu dilkii Jasiiro geystey. Waad iska "Garan kadhaaye" sadexdii ayuu sidii loxooxdii is dul saarey, iyagoo u eg baasto mirqaansan. Marka qeybta uu ka hadlayo isku day dil ayaa la ii geystey, isagaaba wax diley markaa.
  8. Col. Canjeex waan u hambalyeynayaa in uu qoraal kasoo saaro, dhacdadii Jasiira, isagoo waliba isticmaalaya marqaatiyo nool. Anigu waligey waxaan maqli jirey in dilkii Jasiira uu fuliyey Col. Canjeex ayaa laakiin waxaa ii sheegey nin la yiraahdo Hayeena oo ahaa Captain reer Sanaag ah oo markaasi la socdey ciidankii Canjeex. Muran kama taagno, in dalku xasuuqyo badan ka dhacay. Jasiira kan ka dhacay kuwa 19 jeer ka badan ayaa dhacay. Laakiin su'aashu waxay tahay maxaa looga hadli waayey kuwii ay jabhaduhu geysteen? In shacab (maato iyo caruur) loo laayo "in the name of Qabiil".
  9. Cowke: Faroole meelna uma socdo. As matter of fact, he is getting ready for his second term. Marka odayga hala taageero, oo yaanan laga qasin.
  10. Wiilashan waa wiilashii ururada dandar iyo danab ee Sanaag iyo Gobolka Bari. Laakiin projectiga Maydh waa hormar usoo hoyday gobolka, waana soo dhaweyneynaa.
  11. Qaarbaa meesha isu oohinaaya sidii in ay responsor kusoo baxayaan. War baroortu orgiga ka weyn. Samatar waa halyeey qaran, dalka ayuu ka difaacay from Ethos and thier puppets. Waajibkiisa ayuu geystey. Laakiin Riyaale wali waa spy, marna Samatar ayuu u ahaa, hadana Senaawi.
  12. Adeer qabyaaladu meel xun bay gashaa. Waar keebaa daran, kan waranka kugu dhifta iyo kan kugu ligliga. If it comes to this, your ruler is worst of a criminal. Hadii ay amar fulin iyo talis noqoto, dee Samatarba Siyaadbaa amrey.
  13. Hadaaftimo Suldaan Siciid C/salaan oo Beeniyey Hadal Maamulka Somaliland Iyo Warbaahintiisa Kasooyeeray. CeerigaaboNews.com
  14. Qudhac. This is an opinion article oo sawir burca ah lagu dawaqay. Mideeda kale mar hore ayaa la qoray. atleast two months ago. lol Ilaa iyo imika sawirkii hore markaad ku fashilanteen ayaad hadba wax raadineysaan. War meesha hadal uun lama hayee, ragbaa wax la isaga qaadaa. Dhahar nin horey u tagay umalaynmayo inuu kusoo noqon doono. Remember WAQAF hadalkiisii.
  15. Nin c/laahi magan la yiraahdo ayaa waxaa laga hayaa hada ka hor: Cirka meel dushaada ah ileen, dooxid lama gaadhid Ileen laguma doogdhabo hadhuudh,roobaan kugu daadan
  16. Qaran news cuqdad ayaa dishey. Adeer sanaag af laguma sheegto ee awoodbaa lagu sheegtaa.. Qaran News sawirka waxay kasoo xadey Dhahar.com. warkana sidan ayuu ahaa: Badhan : Todobaadkii la soo dhaafay ayaa waxa magaalada Badhan soo gaadhey koox ka kooban 12 qof , oo isugu jirey Injineerro iyo hawl wadeenno ka mid ah shirkad biyaha qodda , kuwaas oo ujeedadoodu ahayd iney baadhis biyood ku sameeyaan magaalada Badhan. Kooxdan ayaa shaqadoodii si habsami ah usoo gebagebeeyey muddo sadex casho ah , waxana la filayaa iney dhowaan xog rasmi ah ka soo saari doonaan meelaha biyaha leh ee ku hareeraysan magaalada Badhan , iyagoo rajo aad u fiican oo hordhac ah ka muujiyey arintaas. Waxana la filayaa in dhowaan laga hirgeliyo ceel riig ah magaalada Badhan , hawshaas oo uu masuul ka yahay Inj. Maxamuud Siciid Xiirey oo lagu yaqaan hawl karnimo uu kusoo fuliyey mashaariic biyood oo badan iyo weliba kuwo caafimaad iyo waxbarasho. Dadweynaha ayaa si aad ah usoo dhoweeyey qorshahan , maadaama ay magaalada Badhan tahay meelaha ugu bulshada badan gobolka Sanaag , isla markaana ay ka jirto baahi biyood oo aad u daran.
  17. Zack: you might be right on something I dont hear, but I agree with you that Abbas is better singer. Here is one where he is performing live in Denver:
  18. Zack: To me, these two songs are totally diffirent. Different percussion, tune, melody, style, and tempo. I think Danab is an upbeat and way better song. A dance song. where the other one is kind of sad slower song. Here is my favorite Salah Donyale Song... by Xanfar.
  19. Sidey ila tahay: Madaxweynuhu marka hore wuxuu kor iyo hoos yeelan lahaa la taliye. La taliyuhu waa qof aad ku kalsoontahay oo xeeldheer u leh waxa uu kaala talinaaya. Marka madaxweynuhu wuxuu is tusey in wiilkiisa labadaasba uu ka heli karo. Anigu aragtideyda, ina Faroole shaqadiisa dhaliil wali kama arkin. Waxay ila tahayna inuu muwaadinyahay shaqadana qaban karo. Faroole wuxuu u dhiibi karey wiilkiisa wasaarado waaweyn, sida Amniga, Gudaha, Maaliyada iyo wixii la mid ah. Laakiin shaqada uu hada u dhiibey waa macquul, qibrad ayuu u leeyahay... wuuna kala talin karaa dhanka saxaafada. Ceeb maleh so far. Laakiin---- Awmuusow, waxaa iga su'aal ah. Ninka dabalaabka ku xaragoonaya ee dhexda ku jira, ma adigaa?