Koora-Tuunshe

Nomads
  • Content Count

    1,078
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Koora-Tuunshe

  1. Inkastoo kolkani uu nin waliba kalaamaayo Karaar aadan ruukow miyaa afka kala qaadey War ma kuwii aan ogaabaa haatan ila kaftamaaya Kadeed nimaan u dhalanow ha igu karaama seegin Tixgalin Koora-Tuunshe
  2. Maalmahan dambe waxaa soo if baxay in magaca Puntland uu noqdo hadal heynta ugu badan. Mala is orankaraa Puntland waxay noqotey dowladii Soomaaliya?
  3. ^ ardey dhaga nugul kuguma ogayn. Ciladaasi reer Mudug ayaa lagu xantaa... waxaynan aqoonin iney qiyaasaan.
  4. Xiin Mataramakis Macnaha koowaad ee Tiriig (Af Soomaaliga asalka ah) waa "Iftiin", "Danab", "Jac", iyo "Ileys awood badan".
  5. Nasir: The young musician is very talented. He was born in England but was raised in Burco city. I think you should definitely write something about him.
  6. Naxar The original word "tiriig" is driven from "Danab" or "Jac" ama aan iraahdee Dab iftiin dheer.
  7. Markii hore waxaan taageerayey Haylaan. Nasiib daro waa la reebay. Hadana waxaa la jirey Bari maadaama strikerskooda ay kasoo jeedaan Dhahar. Soolna taageera weyn ayaan u hayay. Laakiin hada waxaad moodaa inuu dhiig i qaadey, oo waxaan soo qoray Heestii Sanaag, maadaama la leeyahay heestiinii aaway. This song will be hit, and you will listen to it in here after Sanaag wins the title. waa tan heestii: Tabta ay u dheelaan Waxaa lagu tilmaamaa Koox aad u tababaran Imisaa ay tartano Koob kala tageenoo Taariikho laga qoray Sanaag Tigers Waa naadi Tayo wacan Sanaag Tigers Tiriig weeye noo baxay
  8. Bishii Jannaayo ee sannadkii 2005-ta ayaa Gen. Yuusuf Axmed Sarinle lagu dilay gurigiisa oo ku yiil xaafadda Xamar Bile ee magaalada Muqdisho. Jannaraalka oo markaas hayey jaga sare oo weliba markaa soomaaliya u qaabbilsanaa arrimaha Interpol, ayaa soo dhoweeyey fikraddii keenista ciidammo ammaanka Muqdisho suga oo dibedda laga keeno, ciidammadaas oo ay dalbatay dawladdii KMG ahayd ee 2004-tii lagu soo dhisay Imbaghati, Kenya. Wakhtigaa waxa Muqdisho ka talinayey dagaal oogayaal mid walba xaafado goonni ahi u xirnaayeen. Labada nin ee suuraddooda ku aragtaan dhanka bidix waa: Gen. Maxamed Nuur Galaal oo ahaa taliyihii gaashaandhigga ee dawladdii Madaxweynihii hore Cabdiqaasim Salaad Xasan ee markaa jagada madaxnimo hayey si magac u yaalnimo ah. Suuradda kale waa Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo isna markaas ahaa qabqable awood sare ku leh magaalada Muqdisho, imminkana wasiir ka ah dawladda KMG ee Madaxweyne Sheekh Shariif. Ilo lagu kalsoonyahay ayaa noo sheegay in dilka Gen. Sarile eersaday laba arrimood, 1. wuxu taageeray baaqii dawladdii Cabdullahi Yusuf ku dalbatay in ciidammo ammaanka suga dalka la keeno 2. Isagoo ahaa wakiilka Interpol ee Soomaaliya, jago aad u muhiim ah, oo xogta iyo kiisaska laga galo Muqdisho ku kaydsanaayeen. Markii aannu baaritaan iyo waraysiyo la yeelannay dad u war hayey arrinta dilka jananka, kana gaabsaday inay magacyadooda noo sheegaan, waxay aad isugu raaceen in dilku salka ku hayey Gen. Sarinle oo hayey xogo dembiyada dagaalka ku saabsanaa oo uu ururiyey intii uu jagada Interpol hayey. Sidaa awgeed, dagaal oogayaasha Muqdisho oo markaa ay ka mid ahaayeen Gen. Galaal iyo Col. Qaybdiid, waxay aad uga baqsanaayeen inay sal dhigato dawladdii Cabdullahi Yuusuf, iyagoo weliba ka warwarsanaa in maxkamadayn dhinaca dembiyada dagaalka lagu soo oogi doono. Si haddaba ay arrinta u baabi’yaan waxay go’aansadeen inay khaarajiyaan Gen. Sarreenle, isla markaana baabi’iyaan caddaymihii iyo sirtii u kaydsanayd. Warka BBC World Serve iyo IRIN wakhtigaa shaaciyeen wuxu ahaa in 4 nin oo hubaysani soo jebiyeen albaabka hore ee guriga General Sarile, ka dibna toogteen jananka sagaal jeer si arxan darro ah. Nimankan iyo gaadhiga ay wateen oo loo aqoonsaday inuu Gen. Galaal iska lahaa, ayaa galabnimadii ka horreysey guriga yimi laakiin markaa Gen. Sarinle waa ka maqnaa. Gen. Galaal iyo Col. Qaybdiid labaduba waa nool yihiin oo ifkay saaran yihiin. Dabcan, way isbarrixi karaan, waana sheegi karaan waxa ay ka ogyihiin dilka Gen. Sarinle iyo kuwa kaloo badan. Nooma ay suurta gelin weli inaan labadan sarkaal ka waraysanno eedaymaha loo soo jeediyey. Dilal beegsi ah oo fara badan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho oo kumannaan kiis gaadhaya, lana aqoon sababta iyo cidda ka dambeysey. Haddaba waxan rejeynaynaa inay soo ifbaxaan arrimo badan oo iftiimiya ummad badan oo si arxan darra ah loogu xasuuqay muddadii dagaallada sokeeye ka socdeen Muqdisho. Fadlan haddaad hayso xog ku saabsan arrimaha dilalka khaaska ah, ama kuwa shacabweynaha laga galo la soo xiriir Laasqoray Online-Email: laasqorayonline@gmail.com Riix
  9. Thanks for sharing. Anigu maadaama ay hartey kooxdeydii "Haylaan", waxaan taageerayaa kooxda libaaxyada Bari. Not only their two strikers are from Dhahar, but also Gudoomiyaha sportska gobolka Bari is from Dhahar. Kooxda labaad aan taageeraayo waa Sool. They have a great team. And yeah, we need Sool involvement in Puntland.
  10. Good staff. Watch 3:40 minute: and how the girl's face switches. Dibnahay kaala qoslaanoo Niyada kaala diriraanoo Dawadii Jaceylkey Kuu diidayaanee
  11. Hunguri: Adeer malaha adaa siyaasadii ka hadhey oo Generalka u batey. Dee A&T maalmahan waa isku dhex yaacsanyahay oo wax walba lagama qori karo. Laakiin ha u bixin tolbuu u sareeyaaye.
  12. Gaaroodi: Xabashi u futa jilicsanaa War Itoobiya ayaa la baxdey kilinka shanaad. Dalku waa Oga-den-ya ee magaca ha uga cayaarin.
  13. Hees cusub oo laga qaadey xafladii jaaliyada Ogdenya ee North America.
  14. Dilkan wuxuu ku bilowdey kadib markii lagu diley Col. Haykal Cali Hiirad (from Waciye)lagu diley Qardho. Dadka reer Waciye oo wax ka dega magaalada Qardho ayaa waxaa dhacdey iney aargoosi bilaabaan magaalada Gudaheeda ay dad ku dileen. Arintan Allaha kala qaboojiye dhex martey labada beelood oo walaalaha ah.
  15. ONLF oo afduubatey rag reer S/L ah.... So what... S/L does it to them all the time.
  16. Abdi Fatah is great singer... His father is former poet and song writer. But I would agree that he didn't do justice in this particular Maxamed Saleebaan song. However, he does amazing job on his own songs Kaamil and Farduus.
  17. Baroortu orgiga ka weyn! Adeer PL maamulka ayaa loo baahanyahay in ay wax ka qabtaan, ee ma aha jifooyin inaad qeylo dhaan u dirtid. Meesha maamulbaa ka jira, eedana iyagaa iska leh, waa iney wax ka qabtaan.
  18. Xaaji... would you stop worrying about PL for a minute?
  19. Maxaad ula yaabeysaan koonfurta hadii ay jiraan wadaado dagaalama. idinkaba hadii ay kuwiina yihiin SNM, kuna faanayaan reer hebel ayaan dagaal lasoo galney.
  20. Anigu warka ay qoreen ee is casilaada lama yaabin... laakiinw warkii ka dambeeyey oo ahaa jawaab wax ay yiraahdeen oo uu bixiyey Madaxweyne Faroole oo ay ugu magacdareen "Faroole oo yiri beesha ************ waan ka maaranaa"! [ November 25, 2009, 10:22 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  21. Originally posted by Jacaylbaro: Awoowe halka laga hadlayaa Areys Ciise (AUN) way ka sarraysaa ............... Soomaali dhibka heystaa wuxuu yahay, kan ayaa sareeya iyo kan waalaga sareeyaa! MMA fikir ahaan waan la qabaa in labadaba Suugaan ahaan uu Careys uu soo jiidasho leeyahay.
  22. Waxa ay Gaariye iyo Caraale ku doodayaan waa uun yaa hor qoray. Laakiin araahda iyo sharciyada suugaanta iyo abla ablaynta afSoomaaliga labadaba wey ka horeysey, ee waxaa horey u sharaxay Allaha u naxariistee Raage Ugaas, iyaguna taa madiidin wali:- Waxaana tusaale u ah markuu Raage Ugaas leeyahay: "Hadal waa tiraab iyo tix uun, waxaad tidhaahdaaye."