Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    193,074
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Beledweyne (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud, alongside Prime Minister Hamse Abdi Barre and former government leaders, congratulated Ugas Yusuf Ugas Hassan Ugas Khalif, who was inaugurated in the Hiiraan region on Monday. Source: Hiiraan Online
  2. Qarammada Midoobay ayaa sheegtay inay Israa’iil ku amartay inay ka qaxaan 100,000 oo qof waqooyiga Gaza, tan iyo markii Israel ay weerar ku qaaday marinka Rafax, bilowga Todobaadkii hore oo khasaare dhaliyay. Farhan Haq, oo ah ku xigeenka afhayeenka Qaramada Midoobay, ayaa u sheegay warfidiyeenka in amarrada daadgureynta ee ay Israa’iil soo saartay waqooyiga Qaza “ay sababeen barakaca ilaa 100,000 oo qof ilaa hadda”. Xaq waxa uu sheegay in kuwa ka soo qaxay woqooyiga ay dheer yihiin ku dhawaad 360,000 oo qof oo ka tagay magaalada koonfureed ee Rafah. “Waxaan si qoto dheer uga walaacsanahay ilaalin la’aanta rayidka – iyo badbaado la’aanta hawlaha bani’aadamnimada,” ayuu yiri afhayeenka Qaramada Midoobay. Sida uu dhigayo sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada, wuxuu carrabka ku adkeeyay, dadka rayidka ah waa in la ilaaliyaa oo la daboolaa baahiyahooda aasaasiga ah, hadday guurayaan iyo hadday joogaan. Warbixin ka timid hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada OCHA, ayaa sheegtay in 20 boqolkiiba dadka Gaza ee in ka badan 2 milyan oo qof ay mar kale barakaceen usbuucii la soo dhaafay sababo la xiriira xoojinta hawlgallada milatari ee Israel. Source: goobjoog.com
  3. Howl-gal ay sameeyeen ciidanka booliska Soomaliyeed ayaa saaka aroortii waxay gacanta ku soo dhigeen tuugo dhac ka wadey degmada waaberi ee gobolka Benaadir. Qeybo ka mid ah Shacabka kunool degmada Waabari ayaa kusoo wargaliyay ciidanka booliska in ay arkeen kooxo dhacaya dadka shacabka ee kunool xaafaddaha degmada. Tuugada dhacda u geysanaysay shacabka ayaa watay Mooto Bajaaj iyo Tooreeyo ay ku handadaayeen cida ka hor timaada ee taleefanada u diida. Mootada waxaa saarnaa laba nin, waxaana hadda lagu haya Saldhiga degmada Waabari iyadoo lagu bilaabay baaritaano ku saabsan falalka ay gacanta kula jireen. Ciidanka booliska ayaa maalmihii lasoo dhaafay kordhiyay howlgallada ka dhanka ah kooxa burcada ah ee dhibaatada ku haya shacabka caasimadda. Source: goobjoog.com
  4. Shir-madaxeedka tamarta dunida oo la doonayo in lagu dhimo malaayiin carruur ah oo ku dhinta adduunka oo dhan, gaar ahaan Afrika ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Paris, waxaana ujeeddadiisu tahay in la ururiyo balaayiin doollar si loogu maalgeliyo ballaarinta helitaanka hababka cunto karinta ee nadiifka ah. Wakiilo ka kala socda 50 dal ayaa ku kulmi doona caasimadda Faransiiska Talaadada maanta ah si ay uga wada hadlaan sidii balaayiin qof looga caawin lahaa hagaajinta hab-dhaqanka kushiinka, kuwaas oo soo saari kara wasakh dilaa ah, sidoo kalena sii hurin kara kulaylka adduunka. Sida laga soo xigtay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta adduunka ee (IEA), oo hormuud ka ah shirka, 2.3 bilyan oo qof oo ku kala nool 128 dal ayaa qiiqa dabka waxyeello kala kulma marka ay wax ku karsadaan meelaha furan ama bannaanada. Warbixin ay dhawaan hay’addu la samaysay Bangiga Horumarinta Afrika (ADB) ayay ku sheegtay in dhaqamada cunto karintu ay sababaan dhimashada 3.7 milyan oo qof sannad kasta, carruurta iyo haweenkana ayaana ugu horreeya dadka u nugul halistaas. Daraasadaha la sameeyay ayaa sheegaya in saddex meelood meel dadka dunida ka mid ihi ay wax ku karsadaan shidaal iyo walax kale oo marka la gubo soo saaro uuro waxyeello leh oo ay ka mid yihiin qoryaha, dhuxusha, saxarada xoolaha iyo xaabada beeraha. Walxahan ayaa wasakheeya hawada , iyagoo wata qaybo yaryar oo gala sambabada oo sababa dhibaatooyin badan oo xagga neefsiga iyo xididdada dhiigga ah, oo ay ku jiraan kansar iyo istaroog. Dhaqankan cunto karinta ayaa ah sababta saddexaad ee ugu badan ee dhimashada degdega ah ee adduunka iyo tan labaad ee ugu sarreysa Afrika, ayadoo carruurtuna ay ka qaadi karaan oof wareenka. Source: goobjoog.com
  5. Waxaa maanta la filayaa in uu furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo lagu balansanaa inuu furmo bishii hore ayaa arrimo farsamo darteed dib ugu dhacay. Shalay waxaa Muqdisho soo gaaray madaxda maamul goboleedyadda si ay uga qeyb galaan shirkaan uu shir guddoomin donna Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Qodobada la filayo in shirkaan diirada lagu saaro waxaa ka mid ah arrimaha amniga, doorashooyinka soo socda iyo dagaalka ka dhanka kooxda Al Shabaab. Maamulka Puntland ayaa ka qeyb galin Shirkaan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan in dalka ay ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah, islamarkaana loo baahan yahay in dowladda dhexe iyo maamulada ay si wadajir ah uga qeyb qaataan diyaar garowga socda. Sanad ka hor, bishii May 2023 ayay ahayd markii madasha ay soo saareen War murtiyeed ay ku heshiiyeen oo ahaa in la qabto doorasho qof iyo cod oo heer Federaal iyo heer dowlad goboleed. Source: goobjoog.com
  6. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School, xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed. Xarunta ayaa lagu magacaabaa Akadeemiyada Maalgashiga Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano SOMINA. Taabagalinta xarunta Somali Investment Academy (SOMINA), ayaa waxaa iska kaalmeeystay Hay’adda “International Financial Corporation” (IFC) oo kamid ah farac ka tirsan Bangiga Aduunka iyo Jaamacadda weyne ee Strathmore. Safiirka Soomaaliya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ku dhiirigaliyay ardeyda barnaamjikaas fursada u heshay inay qayb ka noqdaan inay ka faa’iideystaan waxbarashadaas. Barnaamijka ayaa ah mid hindise dhaxal gal ah oo ujeedadiisu tahay awood siinta iyo waxbaridda maamulayaasha ganacsiga gaarka ah iyo guud ahaan ganacsatada Soomaaliyeed. Barnaamijkani ma aha koorso keliya ee waa mid rajo galinayo ganacsiga, isla markaana horumar u ah ganacsiga gaarka ah ee Soomaaliya ee kobcaya. Maadaama ganacsiga Soomaalida uu si xoowli ah ugu fidayo Geeska Afrika iyo guud ahaan Afrika, waa lama huraan in sare loo qaado wacyiga aqooneed ee ganacsatada Soomaaliya si ula taabaqaadaan dhaqanka ganacsi ee ka jira caalamka. Source: goobjoog.com
  7. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo mudooyinkii u dambeeyey, safar shaqo ku joogay dalka Itoobiya, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxwayne ku xigeenka Dalka Itoobiya, Mudane Aadan Faarax, Wasiiru dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Mudane Xasan Macallin iyo masuuliyiin kale. kulankan oo ka dhacay bandhiga carwada dhaqaalaha Itoobiya oo sannad kasta lagu soo bandhigo waxsoosaarka dalka Itoobiya, ayaa waxaa wasiirka ku wehelinayay, Agaasimaha cubsitaalka guud ee Hargaysa iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta safaaradda dalkeenu ku leeyahay Itoobiya, masuuliyiinta ayaa soo indho-indheeyey bandhiga carwadan sannadlaha ah ee fadaraalka Itoobiya iyo waxyaabihii lagu soo bandhigay, intaa kadib masuuliyiintu waxay iska xog-waraysteen arrimaha caafimaadka ee labada dal iyo iskaashiga balaadhan ee dhanka caafimaadka iyo sidii loosii xoojin lahaa. Qaran News
  8. Bosaso (HOL) — Puntland’s naval forces have apprehended a suspect and confiscated explosives following operations in Bosaso, officials reported. The captured materials included hand grenades linked to recent severe explosions in the city. Source: Hiiraan Online
  9. Negotiations between the Islamic Corporation for the Development of the Private Sector (ICD) (https://ICD-ps.org) and Golden Global Investment Bank have successfully concluded with the signing of a letter of intent, for the proposed extension of a USD 20 million line of finance facility, during the IsDB Group’s 2024 Private Sector Forum. The line will be utilized by Golden Global Investment Bank for onward financing of eligible private sector projects in Türkiye. A definitive agreement will be finalized following thorough due diligence and the acquisition of all requisite internal approvals from ICD. The signing ceremony held in Riyadh was attended by Eng. Hani Salem Sonbol, Acting CEO of ICD, and Metin Akdoğan, Deputy CEO of Golden Global Investment Bank. Commenting on the agreement, Mr. Akdoğan said, “The letter of intent we have signed with the subsidiary of a renowned institution like ICD, a member of the Islamic Development Bank Group which is considered an authority in Islamic Banking, is a testament to our bank’s reliability and reputation in the industry. In addition, this cooperation clearly demonstrates our commitment to the private sector in Türkiye and our desire to contribute to the development of the country. With the support of Golden Global Investment Bank and ICD, private sector enterprises will be poised to increase investments, create new jobs, and strengthen the Turkish economy further.” In addition to bolstering the Turkish economy, Golden Global Investment Bank aims to forge relationships with new institutional investors and expand its investor base in international markets. The bank has recently completed its first international Sukuk issuance, raising EUR 30 million within the scope of the “Sukuk Issuance Program” amounting to a total of 200 million USD. Golden Global Investment Bank’s credit rating has been upgraded from BBB- (tr) to A- (tr) by JCR Eurasia Rating, an international credit rating firm with Turkish capital, placing the Bank in the high investment level category. Distributed by APO Group on behalf of Islamic Corporation for the Development of the Private Sector (ICD). About Golden Global Investment Bank: Golden Global Investment Bank stands out as Türkiye’s first investment bank dedicated to interest-free banking principles. Officially commenced its operations in June 2020, Golden Global Investment Bank takes a boutique banking approach, prioritizing personalized service and innovative financial solutions. The Bank offers investment banking, transactional banking (cash management and international trade finance) and treasury products and services to corporate and commercial banking customers while adopting interest-free financing. Golden Global Investment Bank reported robust financial growth in 2023. By year-end, total assets had significantly increased by 382.43% to TL 12.4 billion. Equity also demonstrated strong growth, rising 263.47% to TL 1.3 billion. As of January 1, 2024; JCR Eurasia Rating has affirmed Golden Global Investment Bank’s creditworthiness by upgrading the Long-Term National Issuer Credit Rating from BBB- (tr) to A- (tr) within the high investment level category. About the Islamic Corporation for the Development of the Private Sector (ICD): ICD is a multilateral organization and a member of the Islamic Development Bank (IsDB) Group. ICD’s mandate is to support economic development and promote the growth of the private sector in its member countries through providing financing facilities and/or investments in accordance with Shariah principles. Additionally, ICD offers advisory services to governments and private organizations to encourage the establishment, expansion, and modernization of private enterprises. ICD is rated ‘A2’ by Moody’s, ‘A+’ by Fitch, and ‘A-’ by S&P. SOURCE Islamic Corporation for the Development of the Private Sector (ICD) Qaran News
  10. The 22-year-old woman and her child were civilian casualties of a U.S. drone strike, but the Pentagon won’t return the family’s messages. Source: Hiiraan Online
  11. Amid the vibrant colors and rhythmic beats at SIMAD University's main campus, a group of boys dressed in traditional white danced energetically, their movements in sync with the heart-pounding drumbeats of Somali folk music. Source: Hiiraan Online
  12. The Maritime Security Centre - Horn of Africa issued an urgent warning to shipping today in a still unfolding situation. Somali pirates are believed to have taken control today of a fishing boat. In the past, EUNAVFOR Atalanta has warned that attacks on merchant ships appear to take place within 12 days after reports of dhow hijackings. Source: Hiiraan Online
  13. An EU warship is transferring six suspected pirates to the Seychelles for possible prosecution following a an incident in the Gulf of Aden that has now be classified as a pirate attack. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada PMPF ee ka howlgala deegaanada Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ka tirsan yahay kooxaha Argagixisada ah ee ku dhuumaaleysta dhulka buuraleyda ah ee Puntland. Ciidanka ayaa soo bandhigay nin iyo qaraxyo la sheegay inay u diyaarsanaayeen iyo gaari miineysan oo la aaminsan yahay inuu u diyaariyey inuu isku qarxiyo. Cutubyada sida gaar ka ah u tababaran ee Ciidamada PMPF Puntland ayaa ninkaan ku qabtay hawlgallo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka PMPF ee Puntland ayaa lagu sheegay in ninkaas uu damacsanaa dhagar weyn, balse ay ka hor tageen, kuna guuleysteen inay qabtaan isagoo badqaba oo qaraxyo ay u diyaarsan yihiin. Goobta waxaa lagu bandhigay gaari Langarusal ah oo la sheegay inuu isku qarxi rabay iyo miinooyin aad u badan, balse lama sheegin hadii ay jiraan weerarro uu ninkaani horay u geystay. “Howlgalkan ay fuliyeen Ciidanka PMPF ayaa qabtay Bambooyinka nooca sababa qaraxyada waa waaweyn, gaadiidkii lagu waday iyo sharwadihii doonayay inuu shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ku dhibaateeyo,” ayaa lagu qoraalkaan ka soo baxay taliska ciidamada PMPF-ta Puntland. Ma jirto faahfaahin intaas ka badan oo ciidanka fuliyey howlgalkaan ay bixiyeen, ninkaan meesha uu ka yimid, magaciisa iyo goobaha bartilmaameedka u ahaa, midna laguma shaacin warbixintaan. Qeybo ka mid ah Puntland waxaa ka dagaalama Al-Shabaab, qeyb kale waxaa joogta Daacish, kuwaas oo mararka qaar ayagu is weerara, maadaama Shabaab iyo Daacish aysan heshiis aheyn, dhulka ay joogaan Puntalnd, waa buuraley aan lagu weerari karin oo deegaano fog fog ah. The post Sawirro: Ninkii ugu halista badnaa oo la qabtay iyo qaraxyada u diyaarsanaa appeared first on Caasimada Online.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixisay warqadii ay dhawaan u dirtay Qaramada Midoobey, taas oo ay ku dalbaneysay in wax laga bedelo howlgalka QM ee Soomaaliya, maadaama la gaaray xiligii Soomaaliya loo madax-baney lahaa arrimaheeda masiiriga ah. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey SNTV ayaa sheegay in go’aankaan uu daba joogay wadahadal rasmi ah oo dhex maray madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, 6 maalmood ka hor markii ay warqadaasi ka soo baxday wasaaradda arrimaha dibadda. “Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha guud ee QM António Guterres ayaa isku afgartay in Xafiiska UNSOM uu noqdo mid arrimahiisa ammaanka iyo siyaasadda lagu aamino dowladda Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Fiqi. Sidoo kale Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa isla gartay in shaqada xafiiskaan oo xil-saaro guddi ka soo shaqeynaya is bedelka la qorsheeyey in lagu sameeyo shaqadii uu xafiiskaasi ka hayey Soomaaliya, tan iyo burburkii dalka. “Arrinta wax ka badalka xafiiska kaalmeynta QM ee Soomaaliya waxaa loo saari doonaa guddi ka kala socda labada dhinac, guddigaas ayaa diyaarinaya sidii uu isugu badali lahaa Country Office.” Ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa. Waxaa dhanka kale haatan socda hannaanka soo afjarista Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS oo soo socday muddo ka badan 15 sanno, lana filayo in 31-ka December ee sannadkan 2024-ka la soo gabagabeeyo. In laga guul gaaro hannaanka fulinta barnaamijyadan waxaa door weyn ka qaatey Hawlgalka Qaramada Midoobay, oo Soomaaliya garab taagnaa tan iyo markii ay colaadaha la dilaaceen Soomaaliya. Maadaama ay Soomaaliya sameyneyso horumar dhinacyo badan leh ayaa Dib u Eegis ay sameysay Qaramada Midoobay laba sanno ka hor waxaa ku xusnaa in Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM loo rogo qaab joogitaan oo la mid ah waddamada kale ee caalamka, afka qalaadna lagu yiraahdo (Country Team). Hannaankaasi ayaa haddii uu hirgalo waxaa uu Soomaaliya u jiheynayaa dhabbada dal caadi ah oo dimoqraadi ah oo si buuxda uga soo kabtey caqabadihii la soo gudboonaadey. Haddaba Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka duuleysa natiijada Dib u Eegista Qaramada Midoobay ay sameysay ayaa dhowaan warqad lagu dalbanayo qaabka loo fullinayo barnaamijkaasi u dirtay Qaramada Midoobay. Hoos ka daawo wareysiga Fiqi The post Daawo: DF oo shaacisay arrimo dhacay ka hor warqadii xasaasiga aheyd ee QM loo qoray appeared first on Caasimada Online.
  16. Nairobi (HOL) — A recent report has shown a significant rise in the number of study, work, and family reunification permits issued to refugees in OECD countries. The “Safe Pathways for Refugees” report, co-produced by the UN Refugee Agency (UNHCR) and the Organisation for Economic Co-operation and Development (OECD), revealed a 38% increase in 2022 compared to the previous year. Source: Hiiraan Online
  17. 436551970_743106711057388_1000095648897249549_n Qaran News
  18. Ciidamada PMPF ee Puntiland ayaa howlgalo ay soo sameeyeen ka dib gacanta ku soo dhigay nin ka tirsan kooxaha alshabaab . Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF Puntland ee ka howl-gala magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay ninkan ka tirsan kooxda Alshabaab oo hub iyo walxo qarxa watay. Howlgalkan ay fuliyeen Ciidanka PMPF ayay sidoo ku soo qabteen bambooyinka sababa qaraxyada waa waaweyn , gaadiidkii lagu siday iyo ninkii wadayba. Magaalada Boosaaso ayaa kamida meelaha ay xilliyada qaar ka dhacaan falalka amni darada ihi, ayadoo la aaminsanyahay in aaggaa uu kooxaha Soomaaliya ka dagaalama uu hub qarsoodi ihi uga soo dego, balse laamaha ammaanka ayaa inta badan ka hortaga qorshayaasha ay kooxahaasi maleegaan. Source: goobjoog.com
  19. Ciidanka PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay nin ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi la sheegay inuu ka tirsan yahay kooxaha argagixisada. Hawlgalladan qorshaysan ayey ciidanka PMPF xalay ku qabteen Bambooyinka Gacanta ee sababa Qaraxyada xooggan, gaadiidkii lagu wadey iyo ninkii watay. War kasoo baxay PMPF ayey ku sheegeen in hubkaasi ujeedkiisu ahaa inay ku waxyeeleeyaan shacabka magaalada Boosaaso. PUNTLAND POST. The post Sawirro:Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha Qarxa. appeared first on Puntland Post.
  20. Ciidanka PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay nin ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi la sheegay inuu ka tirsan yahay kooxaha argagixisada. Hawlgalladan qorshaysan ayey ciidanka PMPF xalay ku qabteen Bambooyinka Gacanta ee sababa Qaraxyada xooggan, gaadiidkii lagu wadey iyo ninkii watay. War kasoo baxay PMPF ayey ku sheegeen in hubkaasi ujeedkiisu ahaa inay ku waxyeeleeyaan shacabka magaalada Boosaaso. PUNTLAND POST. The post Sawirro:Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha Qarxa. appeared first on Puntland Post.
  21. Nairobi (HOL) — Three Kenyan nationals were detained at Chhatrapati Shivaji Maharaj International Airport on Saturday on charges of attempting to smuggle gold into India, authorities reported. Source: Hiiraan Online
  22. Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ujeedka ugu weyn ee warqadaha kasoo baxay dowladda ee ku socda Xafiiska UNSOM uu ahaa in dowladda Soomaaliya howlaheeda u madax-banaanaato. Wasiirka oo wareysi siiyay TV-ga dowladda ayaa ka hadlay warqad codsi ah oo ay dhowaan Wasaaradda arrimaha Dibaddu u dirtay golaha ammaanka oo ay uga dalbatay in la xiro xaafiiska kaalmaynta Qaramada Midoobay ee UNSOM, asagoo Xusay in xaafiiskaas oo howlo badan dalka ka qaban jiray balse hadda ay dowladda Soomaaliya isku filantahay oo ay arrimeheeda maamulan karto. Sidoo kale wuxuu tibaaxay in 2022-kii la sameeyay guddi dowladda iyo Qaramada Midoobay ka kala socda oo ka shaqeeya sidii xaafiiskan howshii la soo gabagabeyn lahaa, haddana ay doonayaan in guddigaasi ay si toos ah u fuliyaan arrintii loo xilsaaray. Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli au dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan golaha ammaanka u dirtay warqad ay kaga dalbanayso in la xiro xaafiiska kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, inkastoo bayaan kale oo ka duwan ka dambeysiisay. Source: goobjoog.com
  23. Mogadishu (HOL) — Amid persistent regional disputes and recent delays, the Presidents of Somalia's Southwest, Jubbaland, and Galmudug states arrived in Mogadishu on Monday to partake in the resumed National Consultative Council (NCC) meeting. Source: Hiiraan Online
  24. Muqdisho (Caasimada Online) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal uu hambalyo ugu diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta lagu caano shubay deegaanka Dahara Ugaas ee hoos-taga Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey Ugaaska in uu u fududeeyo masuuliyadda-dhaqan ee loo duubay, waxa uuna tilmaamay mudnaanta ay siinayso dowladdu arrimaha dhaqanka, dib u heshiisiinta iyo ilaalinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu kula dardaarmayaa Ugaaska 21-aad ee Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan in uu sii ambaqaado kaalinta soo jireenka ah ee dhaqan ee loo duubay Ugaaska, oo door wanaagsan ku leh, bulshada Hiiraan, reer Hirshabeelle iyo guud ahaan gayiga Soomaaliyeed. Deegaanka Daaro-Ugaas ee maanta ay ka dhacday xafladda caano-shubka ah ayaa ka mid ah deegaanadii dhowaan laga xoreeyey kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab. Masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo ay ka mid yihiin inta badan xildhibaanada laga soo doorto gobolka Hiiraan, Taliyaha NISA iyo masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa ka qeyb galay xafladda Caano-shubka Ugaaska. Sidoo kale xafladaas waxaa maanta ka qeyb-gelay duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya, maadaama aad loo ciseeyo Ugaaska beesha Xawaadle. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka soo jeeda gobolka Hiiraan, maadaama Hooyadiis ay tahay Xawaadle, wuxuuna mar kasta ku faanaa inuu ku soo koray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo Abtiyaashiis ay degaan. Xawaadle ayaa ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee sida weyn u qadariya dhaqanka, waxayna caan ku yihiin inay ka dambeeyaan, taladana ka qaataan ugaaska. The post Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Caano-shubka Ugaaska Xawaadle appeared first on Caasimada Online.
  25. MOGADISHU (Xinhua) -- Amid the vibrant colors and rhythmic beats at SIMAD University's main campus, a group of boys dressed in traditional white danced energetically, their movements in sync with the heart-pounding drumbeats of Somali folk music. Source: Hiiraan Online