-
Content Count
213,481 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Anti-terror police have identified an Al-Shabaab operative who is said to have commanded planting of an IED that killed 11 GSU officers in Dadaab constituency. Source: Hiiraan Online
-
Soomaali u sharaxan doorashada Federaalka ee dalka Kanada Afar musharax oo ka soo jeeda Soomaalida haysata dhalashada dalka Kanada ayaa u sharaxan doorashada dhawaan ka dhicidoonta dalka Kanada. Waana markii ugu horreeysay taariikhda dalkan Kanada oo ay iska soo sharaxaan tiro intaa la eg oo ka soo wada jeeda Soomaalida ku nool dalka Kanada. Musharixiintaan ayaa waxay ka kala sharaxan xisbiyada soo socda: 1) Axmed Xuseen oo hadda ah wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa Xisbiga Liberaalka uga sharaxan xaafadda York South—Weston ee magaalada Toronto. Mudane Axmed Xuseen ayaa doorashadii la qabtay 2015 wuxuu ku guuleystay cod ka badan 20,000 ama 46%. Halka xisbigii ku soo dhawaa oo ahaa NDPga uu helay cod gaaraya 13200 ama 30% Deegaanka uu ka sharaxanyahay Axmed Xuseen ayaa lagu tilmaamaa in ay deggen yihiin Soomaalia badan. 2) Dr. Xabiiba Maxamuud ayaa sidoo kale u sharaxan Xisbiga Liberaalka ee Xaafadda Griesback ee magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta. Dr. Xabiiba ayaa ah bare wax dhigta Jaamacadda MacEwan ee magaalada Edmonton. Doorashadii ugu dambeysay ee la qabtay 2015 waxaa ku guuleystay xisbiga Conservativeka oo helay cod dhan 19,157 ama 39.96%. 3) Cabdul Cabdi ayaa u sharaxan xisbiga Conservativeka ee xaafadda Nepean, galbeedka Magaalada Ottawa ee gobolka Ontario. Waa markii labaad ee Cabdul iska soo sharoxo isla deegaanka uu hadda ka sharaxan yahay. Mushrax Cabdul ayaa wuxuu ka mid yahay Booliska magaalada Ottawa, wuxuuna hadda fasax ka qaatay shaqadiisa si ugu ololeeyo mushaxnimadiisa. Doorashadii ugu dambeysay ee la qabtay 2015 ayaa waxaa deegaankaan ku guuleystay Xisbiga Liberaalka oo helay cod gaaraya 35,212. Magaalada Ottawa ayaa lagu tilmaamaa in ay tahay magaalada labaad oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan dalka Kanada. 4) Naciima Faarax ayaa u sharaxan xisbiga NDPga ee xaafadda Etobicoke North ee magaalada Toronto. Naciima aya ah gabar u dooda xuquuqda aadamiga (Human Rights advocate). Waxayna ka howl-gashaa arrimaha la xiriira dhallinyada. Doorashadii la qabtay sannadkii 2015 ayaa waxaa deegaankaan ku guuleystay xisbiga Liberaalka oo helay cod gaaraya 26,281. Deegaanka Etobicoke North ayaa waxaa lagu tilmaamaa in deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool magaalada Toronto Doorashada federaalka ee dalka Kanada ayaa la filayaa in ay dhacdo 21ka bishan Oktoobar. Kala soco HOL natiijada aftaan qofood oo ka kala sharaxan magaalooyinka Toronto, Ottawa iyo Edmonton oo ah halka ay ugu badan yihiin Soomaalida ku nool dalka Kanada. Qaran News
-
154 Qaxooti Somaliya oo laga qaaday Itoobiya oo ka degay Dalka Jarmalka+220 ka degi doona… Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ee Itoobiya ayaa Talaadadii duulimaadkeedii ugu horreeyay oo caalami ah oo siday 154 qaxooti Soomaali ah geysay dalka Jarmalka. IOM waxay taageertay Barnaamijka Dib-u-dejinta Jarmalka dadaalka ay ugu jiraan dib u dajinta 500 qaxooti ah oo ku nool Itoobiya si Jarmalka loogu diro tan iyo bisha Maarso. Qaxooti kale oo tiradoodu tahay 220 ayaa u ambabixi doona Jarmalka, waxayna raacidoonaan duullimaad labaad oo ay hay’adda IOM leedahay, badhtamaha Noofembar. Inta badan dadkaasi waxay horey u mareen waraysiyo muhiim ah iyo qiimeyn caafimaad. Sanadkaan 2019 oo keli ah, IOM waxay caawisay 4,000 oo qaxooti ah si ay dib u dajin uga helaan dalal cusub iyadoo taageero ka helaysa UNHCR. Qaran News
-
Xikmad somaaliyeed ayaa tidhaa “Duruufi Xeerka Ka Wayn” Bishii February 2005, waxaa golihii wakiillada ee Somaliland ee xilligaas jiray uu ansixiyey Xeer Lr. 20/2005 kaas oo ay ku jireen qodobo caqabad ku noqonayey qabsoomidda doorashadii golaha wakiillada ee la filayey inay dhacdo isla sanadkaas, waxaana qodobada caqabadda ku ahaa doorashada ee ku jiray xeerkaas doorashada ka mid ahaa qodobo ay tahay in la fuliyo ka hor doorashada oo ay ka mid yihiin: 1. Inay mudan tahay in la sameeyo diiwaangelin codbixiye, 2. In la sameeyo tirakoob dadweyne, 3. Sugidda xuduudaha dalka 4. In la kala xadeeyo degmooyinka cusub. Qodobadaas kor ku xusan, dhamaantood waxay ahaayeen caqabado waaweyn oo dabar ku ahaa in doorashada baarlamaanku ay dhacdo sannadkii 2005, hase ahaatee Madaxweynihii Somaliland ee xilligaas Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu 19kii bisha Feb. 2005 uu qoraal u diray xafiiskii Xeer ilaalinta iyada oo xeer ilaalintuna ay maalin ka dib u gudbisay Maxkamaddii Dastuuriga ahayd dacwad nuxurkeedu ahaa in golaha wakiilladu ay ku xadgudbeen xuquuqdii muwaadinka ee ahayd in la doorto ama uu wax doorto. Sidaas awgeed waxay maxkamadda ka codsadeen inay laasho qodobo ku xusnaa xeerkii Doorashada ee Baarlamaankii waqtigaas ansixiyeen, kaas oo ay xukuumaddii Daahir Rayaale u arkaysay inay caqabad ku yihiin qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada.. Wax ka yar usbuuc maalintii dacwada la gudbiyay, waxay Maxkamada Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland ay soo saartay Qaraarkan oo ku taariikhaysan 26/02/2005. “Waxaa Maxkamadda u caddaatay in ay qodobada 10aad, 13aad, 38aad, 44aad ee Xeerka Doorashada Golaha Wakiiladu ka soo horjeedaan Dastuurka JSL, Dabar iyo carqaladna ku yihiin qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada mudada loo cayimo. Sidaa darteed, Maxkamadda Dastuuriga ahi waxay laashay qodobada 10aad, 13aad, 38aad, 44aad ee Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada ee No. 20-2/05 ee 18/01/05. Qodobada la laalay wixii qaab farsamo ah ee looga maarmi waayo doorashada Madaxtooyada Socodsiinta Hawsha Doorashada Golaha Wakiilada, waxaa loo raacayaa xeerka Doorashada Madaxtooyada iyo Golayaasha Deegaanada Dalka ee Lam.20/2001”. Qaraarkaas maxkamadda ayaa horseeday in wax laga bedelo xeerkii doorashada golaha wakiillada, isla markaana lagu qoro, sida ku cad qodobka 12aad ee Xeerka Lr. 20-2/2005 in saamiga kuraasta golaha wakiillada ee gobollada lagu geli karo oo keliya doorashadan (Doorashadii qabsoontay 29/09/2005). Haddaba, muddo 14 sannadood oo ka soo wareegtay Doorashadii Golaha Wakiillada, illaa maanta oo la joogo xal lagama gaadhin arrinta saami-qaybsiga kuraasta golaha wakiillada. maaha arrin sharci oo keliya hase yeeshee waa arrin siyaasadeed oo u baahan hoggaamin siyaasadeed iyo go,aan qaadasho adag iyadoo la eegayo duruufta lagu jiro iyo danta qaranka oo ah Doorasho. Bayd ka mid ah Maansadii Dabataxan ee Abwaan Gaariye IHN wuxuu odhanayaa:- Nin dariiq xariiqdaa Garan kara dayawdee Dhidarkii ku kacay danab Doc kastaaba waa u toos. Xaalkeena ayaa muuqaalkaas Abwaanku sheegay oo kale ah oo maalinta doorashadu kaabiga soo saarto ayaynu baraarugnaa oo buuqa iyo sawaxanka laysla oogsadaa, iyadoo eeda baylahdana qolaba qolada kale dusha u saarto danbiga cida iska leh? (Xukuumad, Xisbiyo iyo Golayaasha). Hadaba waxa biyo kama dhibcaan ah dhammaan xukuumadihii dalka soo maray midna uma badheedhin inuu xal ka gaadho arrintan, waxaana taas bedelkeedu noqday in la yidhaa bal maantana haloo kordhiyo muda xileedka iyo Guurtida haloo gudbiyo. Mudo kordhintii 6aad ayay ku fadhiyaan Golaha Wakiilada JSL tan iyo markii uu dhamaaday mudo xileedkii sida sharciga ah loosoo doortay, waxaanay mar kale naawilayaan mudo kordhintii 7aad maadaama aanay doorashadu ku qabsoomayn waqtiga loo mudeeyay oo ah dhamaadka sanadkan 2019. Lasoco:—– Xukuumada M/weyne Biixi maxaa la gudboon? Xalka saami qaybsigu muxuu yahay? Waa inoo qormada danbe…. Wabilaahi tawfiiq W/Q: Mohamed Adan Gacayte Hargeisa/Somaliland Gacayte09@hotmail.com Qaran News
-
Farmaajo oo Haweenay Kenyan ah u magacaabay la-taliyihiisa gaarka ah+Halisaha ku xeeran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la-taliyihiisa u magacaabay Aamina Faraax Macallin, oo loo yaqaan Xubbi, oo ah gabar uu dhalay siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macallin. Arrintan ayaa soo shaac baxday shalay kadib markii agaasime ku-xigeenka Villa Somalia Cabdullaahi Daddoon uu soo tweet gareeyey sawirrada kulan dhex-maray mas’uuliyiinta Villa Somalia iyo kuwa wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya. Xubbi, waa qofka ka muuqda dhanka bidix ee soke ee safka soo jeeda ee sawirka. Arrintan waxay tusmeyneysaa laba arrin, oo mid ay halisteeda leedahay. Midda koowaad: Aamina ama Xubbi waa gabar Kenyan ah. Ma jiro wax farqi ah oo u dhaxeeya ayada iyo Aadan Barre Ducaale, oo horey ugu baaqay in Kenya ay ciidamo gayso badda ay ku sheeganeyso Soomaaliya, xoogna kula wareegto. Inkasta oo ajaaniib badan ay ka dhex shaqeeyaan dowladda Soomaaliya, ha ahaadeen Soomaali haysata dhalashada dalal kale sida Xubbi, iyo ajaaniib aanba Soomaali ahayn, haddana kiiskan Xubbi waa mid u baahan in si gaar ah loo eego. Kenya waxay hadda sheeganeysaa badda Soomaaliya, waxaana joogitaanka Xubbi ee halka laga go’aamiyo siyaasadda iyo aayaha Soomaaliya ee Villa Somalia uu gacan weyn siin karaa Kenya una gacan gelin karaa xog muhiim ah. Ma lihin Xubbi waa basaas Kenya, balse sidoo kale yaa damaanad qaadaya in xogta dalka lagu aamino karo, Soomaaliya-se ma qaadan kartaa fursad noocan ah. Sida ku cad boggeeda twitter-ka, Xubbi waxaa u saaran calamada Soomaaliya iyo Kenya, oo macnaheedu yahay in weli ay aaminsan tahay kuna faraxsan tahay inay tahay Kenyan. Sidee qof la-talinaya madaxweynihii Soomaaliya calan dal kale ugu faraxsanaan karaa? Tani waxay astaan kale u tahay sida mar walba madaxweyne Farmaajo u qaato go’aanno aan laga fiirsan ama aan la darsin cawaaqibka ka iman kara. Midda labaad: Magacaabista Xubbi, waxay caddeysay sababta ka dambeysa taageerada waalida ah ee aabaheed Faarax Macallin uu mar walba twitter-ka ugu muujiyo madaxweyne Farmaajo. Faarax Macallin kuma koobna oo kaliya inuu Farmaajo amaano, balse waxa uu mar walba aflagaadeeyaa madaxdii isaga ka horreysay ee dalka soo maray oo ku qeexo erey kasta oo xun oo aadan ka filan karin, sida inay ahaayeen daba-dhilifyo u adeega Itoobiya. Waxaase yaab leh, Faarax inuusan marnaba dhalleeceyn Farmaajo, inkasta oo uu xitaa sameeyey wax uusan madaxweyne Soomaaliyeed weligiis sameyn oo ah inuu muwaadin Soomaaliyeed u gacan-geliyo cadowga Itoobiya. Sida Faarax ay la tahay, Farmaajo oo Itoobiya u gacan geliyey muwaadin Soomaaliyeed daba-dhilif maaha, balse Xasan iyo Shariif oo aan weligood sidaas sameyn waa ay yihiin. Hadda waan ognahayn sababta Faarax sidaas ula tahay. Ilo-wareedyo ayaa Warbaahinta u sheegay in mid ka mid ah sababaha xilka loogu magacaabay gabadha Faarax ay qeyb ka aheyd taageerada waalida ah ee aabaheed u hayo Farmaajo. Ka hor inta aan la magacaabin Xubbi, Faarax waxa uu ka mid ahaa boqolaalka qof ee Villa Somalia mushaharka uga qaataa amaanta madaxweynaha. Qaran News
-
Somalia’s PM and Finance Minister are in Washington today for the WB/IMF Annual meeting. This is not the first time Somali delegation attends this yearly meeting, some called it talkfest!. Source: Hiiraan Online
-
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is dismayed by the arrest of the former managing director of Radio Daljir, Ahmed Sheikh Mohamed (Tall Man) who was arrested by the security forces of Somalia’s northeastern Puntland state in Garowe town on 17th October 2019. The local authority did not publicly state the motive behind the detention of Ahmed. “We call on Puntland authorities to immediately and unconditionally release the former radio director and stop ongoing harassment and intimidations against journalists on a mission to inform the public,” said NUSOJ Secretary General Omar Faruk Osman. “It is unfortunate that police officers are becoming more aggressive towards the journalists”. NUSOJ strongly believes that Ahmed’s arrest is based on personal vendetta from Puntland police commissioner Gen Muhidin Ahmed Roble who gave the journalist to choose either to accept and apologize unsubstantiated, a fabricated crime which he never committed, or face the full force of the law (in his own version). Ahmed refused to plead guilty. Prior to his arrest, Puntland’s Supreme military court summoned the director on 24 September 2019 ‘for questioning’. It was last month when Puntland Police raided offices of Radio Daljir in Garowe and Bosaso when the station aired the death of a prisoner as a result of alleged harsh torture by the state police. The daring report revealed the human rights atrocities committed by the Puntland police. This has led the arrest of a senior journalist and briefly shut down the radio’s transmitter in Bosaso on 16 September 2019. “It is a clear attempt to block freedom of expression, especially reports that are critical to the authorities. This type of intimidation of the media has no place in the new Somalia that wants to respect freedom of expression,” added Osman. NUSOJ officials in Garowe town and family members of Mr Ahmed Sheikh Mohamed were refused to visit him. They were threatened with arrest if they come back again. “Tallman’s arrest is a threat to the entire media fraternity and raises concerns over press freedom under the administration of President Said Abdullahi Deni, where the journalists are still harassed and jailed because of doing their journalistic work” added Osman. NUSOJ describes these restrictive measures as “unlawful” meant to curtail the press freedom in Puntland. Recent arbitrary arrests, intimidations, and threats by the security forces against independent journalists had been on the rise parts of Somalia, mainly in the northern regions of Puntland and Somaliland, making vulnerable the journalists and media workers in these respective regions. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii Ururka Gorgor ee ciidanka milateriga Soomaaliya horayna uga tirsanaa saraakiisha ilaalada Madaxtooyada ayaa caawa isaga iyo askari ka tirsanaa ilaaladiisa lagu dilay afaafka hore ee laga ilaaliyo Villa Somalia. Taliyaha la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxaadeey Saleebaan Eebakar iyo askariga ka tirsanaa ilaaladiisa ayaa dilkoodu yimid, kadib markii ay rasaaas ku fureen ciidanka ilaalada Hotelka Maa’ida Ex Naasa-hablood laba ee degmada Xamar wayne gaari uu watay sarkaalka. Hotelka ayaa waxaa iska leh Haweeney lagu magacaabo Khadiija Cosoble oo ay walaalo yihiin Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble, waxaana masuul uga ah Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ah wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya oo ay u dhaxdo gabar ay walaalo yihiin Khadiija. Goobta uu falkaas ka dhacay ayaa maalmo ka hor la dhigay Bar koontorool oo laga ilaaliyo Hotelka, waana wadada ka baxda madaxtooyada ee aada dhanka Isgoyska Jubba. Caasimada Online ayaa ogaatay in sarkaalka inta aan rasaasta lagu furin uu codsaday in laga qaado birta si uu u gudbo, balse waxaa ka diiday ilaalada Hotelka. Intaas kadib ayuu dib u qaaday gaarigiisa wuuna ka soo dagay si uu mar kale uga codsado ilaalada Hotelka in laga gudbiyo birta, balse waxaa mar qura rasaas huwiyay askartii ku sugneed barta koontorool ee laga ilaaliyo Hotel Maa’ida. Askariga ayaa isaga oo meyd ah goobta laga qaaday, waxaana dhaawax uu isbitaalka ugu geeriyooday goobta looga qaaday Maxaadey Saleebaan oo ahaa tiliyihii urur ka tirsan ciidamada uu taba baray Turkiga oo lagu magacaabo Gorgor. Sidoo kale Taliyahan ayaa hoggaaminayay howlgalkii Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Ciidamada kumaandooska lagu soo tababaray dalka Turkiga ee dhowaan la wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Caasimada Online Xaafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Koox hubaysan ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku dishay Taliyihii kastamka wasaaradda maaliyadda Puntland. Xasan Cabdulle Hiraabe oo ku magac dheeraa (Xasan Weyne) oo ahaa Taliyihii kastamada wasaarada Maaliyadda ee maamulka Puntland ayaa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Dableydii dilka gaysatay ayaa goobta iskaga baxsatay waxaana la sheegay in taliyaha xilliga la dilayay oo ahayd salaadii cisho kadib uusan wadan wax ilaalo ah. Ciidamo ka kala tirsan booliiska maamulka Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo iyo kuwo isku dhaf ah oo ka kala socda Galmudug iyo Puntland ayaa goobta uu dilku ka dhacay waxa ay ka wadaan baaritaano ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa kooxdii dilkaas ka dambeysay. Dableyda dishay Taliyaha ayaa dad goobjooga yaal ah waxay Caasimada Online u sheegeen in ay ahaayeen labo wiil oo dhalin yaro ah, kuwaas oo dilka kadib durba goobta iskaga baxsaday. Magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ah magaalooyinka ay Al-Shabaab ka geystaan dilalka qorsheysan, maalintii Arbacada ee 16-kii bishan ayey eheyd markii taliha booliska waqooyiga uu ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa. Caasimada Online Xaafiiska Gaalkacyo Caasimada@live.com
-
Markii labaad ayaa dawcawadii Badda ee u dhexeysay Somalia iyo Kenya dib loo dhigey, madaxweyne Farmaajo wuxuu muddo bil gudaheed ah kula kulmay New York iyo Adis Ababa madaxweynaha dalka Kenya, mar walbana gacmaha ayaa kor loo taagayey ayadoo markii kowaad uu u dhexeeyey madaxweynaha dalka Masar, markii kalena Abiy Ahmed, waxaa kaloo la xusuustaa safarkii tuhunka badan dhaliyey ee dhuumaalaysiga ahaa ee Abiy Ahmed uu Farmaajo ku geeyey Nairobi ayadoo labada dal xiriirkooda diplomaasi uu go’naa waqtigaas. Sidoo kale kulamada xafiiska Raysulwasaaraha ku dhexmaray asaga iyo wafdi Kenyaan ah bishaan gudaheeda. Kooxdii khubarada aheyd ee dawladda Soomaaliya u qaabilsanayd kiiska dacwada ee sababta u ahaa in Soomaaliya ay ku gacan sarreyso kiiska dacwada Badda waxaa la sheegayaa in Kooxda Villa Soomaaliya ay kala direen ayagoo bixin waayey qarashaadkoodii, Taas bedelkeeda Kenya waxey gebi ahaanba bedeshay kooxdii dacwadii hore uga qeybgashey waxey qabsadeen qareenno culus oo ay u qoondeeyeen dhaqaale badan, ayagoo intaas ku darey dhaqaaq diplomaasiyadeed oo dhinac kasta leh, UN-ka, AU, iyo IGAD ayagoo ku qancinaya ururadaas caalamiga ah in kiiska badda ee labada dal u dhexeeya wadahadal lagu dhameeyo, dhanka kalena inta arrimahaasi ay socdeen waxey Kenya ku guuleysatay in ay hogaanka u qabato urur goboleedka IGAD, isla markaana ay qarka u saaran tahey in ay ku guuleysato kursiga Joogtada ee golaha amniga. Inta Kenya dhaqdhaqaaqyadaas diplomaasiga ah iyo ururadaas caalamiga ah ay wadday waxey madaxda Villa Soomaaliya ku mashquulsanaayeen sidii ay ugu guuleysan lahaayeen kuraasta madaxweynayaasha DG-yada: K/Galbeed, Puntland, Jubaland iyo Galmudug oo hadda la taagan yahey, sidii loo cadaadin lahaa siyaasiyiinta ka aragtida duwan, faan cidla ah iyo abuuritaanka kooxaha xoogagga wadaniyiinta (New Guulwadayaal oo gar iyo gardaraba ugu sacaba-tuma). Waxaa wax laga xumaado ah ah in meeshii xoogga laga saari lahaa kiiska dacwada badda in umaddii lagu mashquuliyey Jubaland oo la cunaqabateeyey iyo hebel ayaa ku soo xadgudbey hawada Soomaaliya, waxaa ka sii daran kuwa loo direy Maxkamadda ICJ oo ayagoo qoslaya barahooda bulshada umadda ugu sheegaya in dacwadii dhegeysigeeda bisha Juun 2020 dib loogu dhigey, maalmo ka horna lahaa inaysan aqbalayn dib u dhigista Kenya ay codsatey, taasi waxey muujineysaa in ruwaayadii jidadka Muqdisho ay la taagnaayeen in ay magaalada HAGUE la tageen, guuldaranna kala soo laabteen hawshii loo direy. Habdhaqanka kooxda Villa Soomaaliya uma muuqdo in ay Daacad ka yihiin Dacwada Badda ee nagala dhexeysa Kenya, ma jiro mid ka mid ah mas’uuliyiinta qaranka ee wadniyadda sheegta oo mudada saddexda sano ku dhow ee ay xukunka hayeen ku dhiiraday inuu banaanka umadda ugu soo baxo kalana hadlo kiiska badda, sida madaxdii ayaga ka horeysay ay sameyn jireen. Haddii kooxihii qareenada Soomaaliya difaacyey sidaas lagu kala direy, DPM Mahdi M. Guled, XI Axmed Ali Dahir iyo Amb. Ali Fiqi ay yihiin kuwa Soomaaliya u safan doona, isla markaana Bisha June 2020 oo dalku jawi doorasho ku jiro lagu aadiyey dhageysiga dacwada wareeggeeda labaad, madaxdii dalkuna ay ku mshquulsan yihiin kuraastooda, joogteynta dagaalka dawlad goboleedyada iyo xaraashka shidaalka waxaa caqliga caadiga ah uu sheegayaa in baddii Soomaaliya ay geli doonto waxyaalaha la xaraashay. Waxaan barlamaanka horgeyn doonnaa soo jeedin (Mooshin) wax looga weydiin doono cidda ka mas’uulka ah dacwadda badda Soomaaliya sababta Soomaaliya oo ku gacan sarraysay tan iyo markii dacwada la geeyey maxkamadda ICJ iay u dhacday in maanta laba goobood laga soo kiciyo oo looga gacan sarreeyo ayadoo ugu danbeyn arrintaan ay cidi mas’uuliyadeeda dhabarka u ridan doonto! W/Q: Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Mareykanka uga qeyb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga iyo hey’adda Lacagta Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbad uu shirka ka jeediyay waxa uu uga hadlay guulaha laga gaaray qorshaha deyn cafinta Dalka iyo sida ay Dowladda Soomaaliya uga qo’antahay buuxinta shruudaha ku xiran in Dalka deynta laga cafiyo. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Dowladda Ingiriiska ayaa xubnihii ka qeyb galay waxay isla qiree in Soomaaliya ay gaartay guula muhiim u ah mustaqbalka Dalka iyo gaaridda barta go’aanka ee deyn cafinta Dalka, waxa ayna ballan qaadeen in ay sii wadayaan taageerada iyo Garab istaagga Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Habeen-18102019.mp3 View the full article
-
The International Court of Justice has postponed the Maritime Delimitation in the Indian Ocean between Somalia and Kenya to 2020. The decision follows a request by Kenya to push the case initially scheduled for next month to September 2020. This is the second time that Kenya has been granted a postponement request with the hearing having been pushed from October to November. “The court has duly considered the views and arguments of the Parties regarding Kenya’s request. It has decided to postpone the oral proceedings to the week beginning Monday 8 June 2020,” ICJ said in a letter to Attorney General Pual Kihara. ICJ, however, added states that the postponement is granted on the understanding that both parties will be represented at the hearings and that no further postponement will be granted. The time of oral arguments allocated to each party will remain as initially planned. “Again the Court wishes to remind the Parties that the written proceedings, in this case, are already closed. The parties should proceed to the hearings in accordance with the Rules of Court,” the letter stated. Kenya has been hoping for an out of court settlement on the matter but Somalia has insisted on letting the court decide. On August 28, 2014, Somalia wrote to the International Court of Justice in an application to institute proceedings against Kenya with regard to “a dispute concerning maritime delimitation in the Indian Ocean”. In its application, which was accompanied by three sketch-maps, Somalia contended that both States “disagree about the location of the maritime boundary in the area where their maritime entitlements overlap”. It also told the ICJ that “diplomatic negotiations, in which their respective views have been fully exchanged, have failed to resolve this disagreement”. When Egyptian President Fattah el-Sisi brokered a meeting between Uhuru Kenyatta and Mohamed ‘Farmaajo’ Abdullahi, Kenya was hopeful that a deal was finally in the offing. The meeting on the sidelines of the United Nations General Assembly was aimed at getting Kenya and Somalia to negotiate, among other things, the ongoing maritime dispute. So hopeful was Uhuru that he told the UN that Kenya was encouraged by the attempt to have an amicable negotiated solution to the dispute. “My administration continues to reach out to Somalia in an effort to find an amicable and sustainable solution to the maritime boundary dispute between us,” Uhuru said in his address to the assembly. Kenya hoping for deal even as Somalia insists on ICJ route. This hope was however short-lived after the committee of the two countries made no headway following hours of meetings and Farmaajo reported to the UN the following day that the talks had collapsed. Kenya has previously hinted at not trusting the ICJ, accusing its northern neighbour of ignoring local and continental mechanisms to resolve the dispute. September 19, 2016, was the first time that Kenya appeared before the ICJ and the position then was and still remains that the Court was not competent to decide the maritime dispute. Kenya has always maintained its position that it did not consent to the Court’s jurisdiction over disputes where it had agreed to other methods of settlement, including the April 7, 2009 MoU. The 2009 MoU had set out the agreed procedure for settlements of the dispute between the two countries, but Somalia opted to present the case to the ICJ.
-
Sawir hore Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ee Itoobiya ayaa Talaadadii duulimaadkeedii ugu horreeyay oo caalami ah oo siday 154 qaxooti Soomaali ah geysay dalka Jarmalka. IOM waxay taageertay Barnaamijka Dib-u-dejinta Jarmalka dadaalka ay ugu jiraan dib u dajinta 500 qaxooti ah oo ku nool Itoobiya si Jarmalka loogu diro tan iyo bisha Maarso. Qaxooti kale oo tiradoodu tahay 220 ayaa u ambabixi doona Jarmalka, waxayna raacidoonaan duullimaad labaad oo ay hay’adda IOM leedahay, badhtamaha Noofembar. Inta badan dadkaasi waxay horey u mareen waraysiyo muhiim ah iyo qiimeyn caafimaad. Sanadkaan 2019 oo keli ah, IOM waxay caawisay 4,000 oo qaxooti ah si ay dib u dajin uga helaan dalal cusub iyadoo taageero ka helaysa UNHCR. PUNTLAND POST The post 154 qaxooti Soomaali ah oo ka degay dalka Germany appeared first on Puntland Post.
-
Safaaradda Germany ee Nairobi ayaa mar kale ku dhawaaqday in saddex milyan dollar ah oo hor leh ay ku taageerayso qabsoomida doorashada guud ee dowladda federaalka Soomaaliya. Dowladda Germany waxay sheegtay dhaqaalahaan inuu Soomaaliya ka caawinayso in waddanka horey u socdo oo 50 sano kadib la qabto markii ugu horeysay doorashooyin dadweyne. Celcelis ahaan, Germany waxay sheegtay maalgelinteeda nidaamka doorashada federaalka in ay ku bixinayso dhaqaale gaaraya $5.75 million, taasoo qeyb ka ah taageerada geedi socodka dimoqraadiyada nabdoon ee Somaliya. Haddaba si taas loo gaaro, Jarmalku wuxuu ugu baaqay dhammaan hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Soomaaliya inay gaadhaan is afgarad ku saabsan nooca doorashada iyo sharci xaqiijiin doona in doorashooyinka ay noqdaan kuwo waqtiyaysan oo la isku halayn karo. HALKAAN KA AQRISO WARSAXAAFADEEDKA. PUNTLAND POST The post Germany oo taageertay doorashada Soomaaliya, baaq culusna udirtay DFS iyo dowlad goboleedyada appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la-taliyihiisa u magacaabay Aamina Faraax Macallin, oo loo yaqaan Xubbi, oo ah gabar uu dhalay siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macallin. Arrintan ayaa soo shaac baxday shalay kadib markii agaasime ku-xigeenka Villa Somalia Cabdullaahi Daddoon uu soo tweet gareeyey sawirrada kulan dhex-maray mas’uuliyiinta Villa Somalia iyo kuwa wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya. Xubbi, waa qofka ka muuqda dhanka bidix ee soke ee safka soo jeeda ee sawirka. Arrintan waxay tusmeyneysaa laba arrin, oo mid ay halisteeda leedahay. Midda koowaad: Aamina ama Xubbi waa gabar Kenyan ah. Ma jiro wax farqi ah oo u dhaxeeya ayada iyo Aadan Barre Ducaale, oo horey ugu baaqay in Kenya ay ciidamo gayso badda ay ku sheeganeyso Soomaaliya, xoogna kula wareegto. Inkasta oo ajaaniib badan ay ka dhex shaqeeyaan dowladda Soomaaliya, ha ahaadeen Soomaali haysata dhalashada dalal kale sida Xubbi, iyo ajaaniib aanba Soomaali ahayn, haddana kiiskan Xubbi waa mid u baahan in si gaar ah loo eego. Kenya waxay hadda sheeganeysaa badda Soomaaliya, waxaana joogitaanka Xubbi ee halka laga go’aamiyo siyaasadda iyo aayaha Soomaaliya ee Villa Somalia uu gacan weyn siin karaa Kenya una gacan gelin karaa xog muhiim ah. Ma lihin Xubbi waa basaas Kenya, balse sidoo kale yaa damaanad qaadaya in xogta dalka lagu aamino karo, Soomaaliya-se ma qaadan kartaa fursad noocan ah. Sida ku cad boggeeda twitter-ka, Xubbi waxaa u saaran calamada Soomaaliya iyo Kenya, oo macnaheedu yahay in weli ay aaminsan tahay kuna faraxsan tahay inay tahay Kenyan. Sidee qof la-talinaya madaxweynihii Soomaaliya calan dal kale ugu faraxsanaan karaa? Tani waxay astaan kale u tahay sida mar walba madaxweyne Farmaajo u qaato go’aanno aan laga fiirsan ama aan la darsin cawaaqibka ka iman kara. Midda labaad: Magacaabista Xubbi, waxay caddeysay sababta ka dambeysa taageerada waalida ah ee aabaheed Faarax Macallin uu mar walba twitter-ka ugu muujiyo madaxweyne Farmaajo. Faarax Macallin kuma koobna oo kaliya inuu Farmaajo amaano, balse waxa uu mar walba aflagaadeeyaa madaxdii isaga ka horreysay ee dalka soo maray oo ku qeexo erey kasta oo xun oo aadan ka filan karin, sida inay ahaayeen daba-dhilifyo u adeega Itoobiya. Waxaase yaab leh, Faarax inuusan marnaba dhalleeceyn Farmaajo, inkasta oo uu xitaa sameeyey wax uusan madaxweyne Soomaaliyeed weligiis sameyn oo ah inuu muwaadin Soomaaliyeed u gacan-geliyo cadowga Itoobiya. Sida Faarax ay la tahay, Farmaajo oo Itoobiya u gacan geliyey muwaadin Soomaaliyeed daba-dhilif maaha, balse Xasan iyo Shariif oo aan weligood sidaas sameyn waa ay yihiin. Hadda waan ognahayn sababta Faarax sidaas ula tahay. Ilo-wareedyo ayaa Caasimada Online u sheegay in mid ka mid ah sababaha xilka loogu magacaabay gabadha Faarax ay qeyb ka aheyd taageerada waalida ah ee aabaheed u hayo Farmaajo. Ka hor inta aan la magacaabin Xubbi, Faarax waxa uu ka mid ahaa boqolaalka qof ee Villa Somalia mushaharka uga qaataa amaanta madaxweynaha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Dhuusamareeb (SMN) – Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa gaarey Dhuusamareeb. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo xubno kale ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caasimada dowlad goboleedka. Sabriye ayaa ka mahad-celiyay soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay, wuxuuna shaaca ka qaaday in uu u tegay halkaas howlaha maamul dhisida. Dowladda ayaa mudooyinkii dambe waxayaad ugu mashquulsaneyd sidii Galmudug u noqon lahaa maamul middeysan oo loo dhan yahay dhismihiisa. Hoos ka daawo sawirada View the full article
-
Jowhar (SMN) – Ciidamadda Xoogga Soomaaliyeed ayaa lagu waramayaa in ay dhaqdhaqaaq ciidan kawadaan qaybo kamid ah maamulkaas. Dadka degaanka ayaa u sheegay idaacadda Shabelle in ay askarta ay howlgalada kawadaan magaalooyinka waaweyn iyo daafahooda. Saraakiisha ayaa sheegaya in howlgaladooda ay ku ugaarsanayaan shaqsiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo falal liddi ku ah Al-Shababa lagu tuhunsan yahay. Warbixinadda ayaa qeexaya in howlgalada ay qaarkood muddo saacado ah hakad geliyeen isu socodka gaadiidka, wallow dib laga furay. Dhowaan ayay ahayd markii magaaladda Jowhar lagu dilay gudoomiye ku xigeenkii dhanka amniga iyo siyaasadda, kaasoo Al-Shabaab ay sheegatay. View the full article
-
Popular Contributors
