Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    192,345
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa qaaday tallaabadii ugu cusleyd oo ka dhan ah Israel, xilli ay meel xasaasi ah mareyso xaaladda Gaza. Wasaaradda Ganacsiga ee Turkiga ayaa soo saartay bayaan lagu sheegay in Turkigu ay hakiyeen dhammaan badeecooyinka dhanka ganacsiga ee ay la lahaayeen Israel, sababo lagu tilmaamay duullaanka ay ku hayso Gaza. “Turkigu wuxuu si adag oo go’aan ah u fulin doonaa tallaabooyinkaan cusub ilaa ay dowladda Israel ka ogolaaneyso sii socoshada gargaarka bini’aadanimo iyo in dadka Falastiin ay helaan mucaawino aan kala go’ laheyn,” ayaa lagu yiri bayaanka. Wasiirka arrimaha dibadda Israel ayaa ku eedeeyay madaxda Turkiga in ay iska indha tirayaan danaha dadka Turkiga iyo heshiisyada ganacsiga caalamiga ah. Sannadkii 1949-kii, Turkigu wuxuu ahaa waddankii ugu horreeyay ee Muslimiin ah oo aqoonsaday Israel. Laakiin xiriirku wuu sii xumaaday tobannaankii sano ee la soo dhaafay. Sannadkii 2010-kii, Turkigu waxa uu xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray Israel, kadib markii 10 qof oo Turki ah oo u ololeeya Falastiin lagu dilay isku dhacyo ay la galeen ciidamada kumaandooska Israel, kuwaasi oo fuulay markab laga leeyahay Turkiga oo isku dayey in uu jabiyo go’doominta badda ee Israel ku haysay marinka Gaza. Sanadkii hore ganacsiga labada dal ee Turkiga iyo Israel ayaa ku kacay ama gaaray lacag ku dhow 7bn oo doolar oo u dhiganta (£5.6bn). The post Turkiga oo qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah ISRAEL appeared first on Caasimada Online.
  2. Beledweyne (HOL) - The fleeing continues in the central Somali town of Beledweyne for the second day following floods caused by heavy rains. Source: Hiiraan Online
  3. New York (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in dagaalka ka socda Marinka Gaza uu 40 sano dib u celiyay horumarkii halkaasi ka socday, waxaana dib u dhiska Gaza ku kici doona balaayiin dollar sanado badan. Abdullah Al-Dardaari, oo ah agaasimaha xafiiska waddamada Carabta ee barnaamijka horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP ayaa yiri, “Barnaamijka soo kabashada hore ee saddexda sano ah ee lagu celinayo boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah hoy ku meel gaar ah oo ku yaala goobihii ay asal ahaan ka soo jeedaan iyada oo taageero bulsho oo dhamaystiran, ay ku kici doonto inta u dhaxaysa 2 ilaa 3 bilyan oo dollar.” “Dib u dhiska guud ee Gaza maanta, marka loo eego qiyaastayada, wuxuu u dhexeeyaa ugu yaraan 40 ilaa 50 bilyan oo doolar,” ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Al-Dardaari ayaa weriyayaasha kula hadlay magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaas oo uu ku daah-furay warbixin cusub oo ay UNDP soo saartay oo ku saabsan saamaynta bulsho iyo dhaqaale ee la filayo ee dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, kaasi oo Talaadadii toddoba bilood jirsaday. Iska horimaadka ayaa khasaare u geystay nolosha Falastiiniyiinta, iyada oo in ka badan 34,000 oo qof ay ku dhinteen illaa 78,000 oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza. Bartamihii April, barnaamijka horumarinta ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dhimashada iyo dhaawaca ay gaarayeen ugu yaraan 5% dadweynaha Gaza. Dagaalka ayaa waxa uu dhulka la simay inta badan Gaza, isagoo dhaawacay ama bur-buriyay 370,000 oo guri iyo 9% hanti ma guurtada ah ee ganacsi. UNDP waxay sheegtay in xitaa xaaladeeda ugu wanaagsan ay qaadan doonto 16 sano illaa 2040 – dib u dhiska guryihii burburay, iyada oo aan la dayactirin kuwa bur-buray. Haddii wakhtiga dib u dhiska uu raaco qaab la mid ah dagaaladii 2014 iyo 2021 ee u dhaxeeyay Xamaas iyo Israa’iil, warbixintu waxa ay leedahay Gaza waxa ay u baahan tahay ku dhawaad 80 sano si ay dib ugu soo celiso guryihii bur-buray. Wax soo saarka Falastiin ayaa sidoo kale si weyn dhibaato u soo gaartay tan iyo markii dagaalka billowday, isagoo hoos u dhacay 25% – ama ku dhawaad $7 bilyan. Al-Dardaari ayaa sheegay in boqolkiiba 29 ay gaari karaan haddii dagaalku sii socdo illaa bisha July. The post Xaaladda Marinka GAZA oo quus joogta iyo QM oo ku dhawaaqday arrin cusub appeared first on Caasimada Online.
  4. Dalka Kenya waxaa markii ugu horreysay gabar loo magacaabay inay noqoto taliyaha ciidanka cirka ee dalka. Jeneral Faaduma Gaiti Axmed ayaa ka tirsanayd milateriga tan iyo 1983. Lix sano ka hor ayey noqotay gabadhii ugu horreysay ee gaarta darajada Sarreeye Gaas. Magacaabideeda ayaa timid ka dib markii madaxweynaha uu dhowr is beddel sameeyey, ka dib geeridii taliyihii ciidamada Kenya. Isaga iyo sagaal sarkaal oo kale ayaa bishii hore ku dhintay shil dayaaradeed. bbcsomali Qaran News
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaarha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay la saxiixday 15 kamid ah Golaha Wasiirrada ballan-qaadka iyo qiimeynta waxqabadka 4-tii bilood ee lasoo dhaafay. Sidoo kale saxiixan ayaa waxaa qeyb ka ahaa hiigsiga waxqabadka wasiiradda 15-ka ah ee inta ka dhiman sanadkan. Xafiiska ra’iisul wasaaraha oo qoraal soo saaray ayaa tallaabadan ku macneeyay inay qeyb ka tahay hannaanka casriyeynta dowladnimada, xoojinta hufnaanta iyo xisaabtanka. Xamza ayaa sidoo kale faray wasiirrada in si dhab ay uga shaqeeyaan ballan-qaadka ay saxiixeen ee ku aaddan qorshaha hiigsiga 2024 ee xukuumadda Dan-Qaran, lagulana xisaabtami doonno wasaaradda walba mas’uuliyadda saaran. Haddaba, Sidee looga fal-celiyay tallaabadan? Tallaabadan uu qaaday ra’iisul wasaare Xamza ayaa waxaa ka dhalatay fal-celin xooggan, ayada oo dad badan ay su’aallo ka keeneen ujeedada dhaarta xafiiska haddii heshiisyadan oo kale loo arko inay lagama maarmaan u yihiin xaqiijinta mas’uuliyadda loo igmaday. “Xukuumad iyadii heshiis isla galayso!,” ayuu yiri Maxamed Faarax Geedi oo kamid ah dadka ka fal-celiyay tallaabadan. Xudeyfa Cabdi Cali ayaa isna sidoo kale waxa uu yiri “Wasiirada qaar afar bil iska dhaafe bilna xafiiska ma joogaan, sidre marka macquul ku tahay in la yiraahdo waxqabadka afartii bil ee lasoo dhaafay ayaa wax la iska waydiina?.” “Dan-Qaran caadi ma aha shaqo ayay hayaan,” ayuu yiri Ibraahim Yare oo isna ka fal-celiyay arrintaan. Tallaabadan ayaa sidoo kale waxaa ka dhashay shaki horleh, maadaama ay inta badan ka maqan yihiin wasiirradii ugu muhiimsana, sida wasiirka maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda ayaa maqnaashihiisa heshiiskan muhiimka ah uu dhaliyay shaki badan, gaar ahaan tan iyo markii baaritaanadii musuq-maasuqa ee dhawaan ay ku lug yeesheen hay’addo muhiim ah oo ay ku jirto wasaaradda maaliyadda. “Wasaaradda maaliyada xagee looga tagay meesha ugu muhiimsan ee la rabo in lala xisaabmo ayey ahayd?,” ayuu yiri Faysal Caaqil oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed ee tallaabadan ka hadlay. Si kastaba, Arrintaan ayaa dadka qaar ku riday jawhareersan, iyada oo ay ka dhasheen su’aallo badan sida ay dowladda uga go’an tahay hufnaan iyo isla xisaabtanka iyo weliba sida wasaarradii ugu muhiimsana loo siineyn mudnaanta. The post Fal-celin xooggan oo ka dhalatay ‘dhaar cusub’ oo R/W XAMZA uu mariyay wasiirada appeared first on Caasimada Online.
  6. Turkey has halted exports and imports to and from Israel, the Turkish Ministry of Trade says, citing the “worsening humanitarian tragedy” in Gaza. Source: Hiiraan Online
  7. Munaasibad lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxa si rasmi ah looggu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan furan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah. Waxaa Garsooreyaashani ay si rasmi ah uga hawl-geli doonaan Maxkamadda Gobalka Banaadir. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed oo hadal ka jeediyey munaasibaddii dhaarinta, ayaa halkaas hadalo duco iyo dardaaran ah kula wadaagay Garsooreyaasha. Waxaa uu tilmaamay in loogga baahan yahay in mas’uuliyadda saaran darteed ay u gutaan si Alle ka cabsi ah sidoo kale na ay u cadaalad falaan dadka u soo cadaalad doonanaya Maxkamadaha. Guddoomiye Baashe, wuxu sidoo kale xasuusiyey in hawlo adag loo soo maray tartankii ay ku soo baxeen, isaga oo xusay in siddii looggu cadaalad falay ay ka rajenayaan in iyagu na ay cadaalad ugu adeegaan umadda Soomaaliyeed. Source: goobjoog.com
  8. Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaalla dalka Niger oo ay ku sugan yihiin ciidamo Mareykan ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters oo xiganaysa sarkaal Mareykan ah oo ka tirsan wasaaradda difaaca. Warka ayaa intaa ku daraya in ciidamada Ruushka aysan ku dhex milmin ciidamada Mareykanka balse ay isticmaalayaan goobo gaar ah oo ku yaalla garoonka Diori Hamani ee magaalada Niamey oo ah caasimadda Niger. Tallaabadan ayaa daba socota kaddib markii militariga la wareegay xukunka dalka galbeedka Afrika ku yaalla ee Niger ay ku amreen Mareykanka inuu kala baxo ciidankiisa. Militariga Niger ayaa tirtiray dhammaan heshiisyada difaaca ee u dhaxeeyay Niger iyo Mareykanka, dhammaan saldhigyada uu ka baxayna waxaa la wareegaya Ruushka oo ay markiiba ku xirteen militariga Niger. Saldhigaan waxaa hada loo arkayaa goobta ugu dhow ee ay ku wada suganyihiin labada ciidan ee cadaawada ugu xun ay adduunka ka dhaxeyso. PUNTLAND POST The post Ciidanka Ruushka oo gudaha u galay Saldhigii Mareykanka ee Niger appeared first on Puntland Post.
  9. NAIROBI — Kenya and Tanzania were bracing Thursday for a cyclone on the heels of torrential rains that have devastated East Africa, killing more than 350 people and forcing tens of thousands from their homes. Source: Hiiraan Online
  10. LONDON (AP) — Tottenham’s hopes of qualifying for the Champions League are getting thinner by the day. Source: Hiiraan Online
  11. Court told Omar Adbuqadir (31) did not receive any money when he gave woman his wife’s Swedish identity card to help her enter State Source: Hiiraan Online
  12. Women from ATMIS force contributing countries set up to ensure peace in Somalia after the Al- Shabaab attacks terrorised Somalia have applauded the UN and ATMIS for providing them with experience and job opportunities. Source: Hiiraan Online
  13. Ethiopia is going to divert 30% of its cargo to Berbera port of Somaliland, says Somaliland Ports Authority. Saeed Hassan Abudulehi, the Director General of the Somaliland Ports Authority, has shared details of an imminent agreement between Ethiopia and Somaliland about port use. He said, “Ethiopia is our neighbor. We want to do business with them. We are currently preparing a port use agreement or transit agreement. Once we sign the agreement, we will handle 30% of Ethiopia’s cargo in the first year.” It has been reported that the Somaliland authorities are planning to handle 30 percent of Ethiopia’s cargo at Berbera Port, which is managed by the DP World of the United Arab Emirates and Somaliland government. For this, an agreement regarding port usage and customs procedures should be signed between Ethiopia and Somaliland. According to the The Somaliland Ports Authority, the agreement has reached its final stage and will be signed in the next 60 days. “The agreement is being finalized and we are discussing one or two remaining issues. It may be completed in the next 60 days and we will sign it after 60 days”, Somaliland Ports Authority Chief said. At the start of this year, Ethiopia and Somaliland signed an MoU which is being opposed by Somalia. The MoU would grand access to Ethiopia to the sea through Somaliland. Ethiopia would build a naval base in Somaliland and use Somaliland port for its imports and exports. In return Ethiopia would recognize Somaliland as country and give certain part of revenue generated by an Ethiopian business entity. Since day 1, Somalia has been opposing the MoU, calling it a violation of Somalia’s sovereignty and territorial integrity. Somaliland is not yet recognized as a country. It is internationally recognized as part of Somalia. Interestingly when, in 2018, Berbera port construction began, Ethiopia along with DP World and Somaliland government was a shareholder. But it could not honor its commitment of financial contribution and lost shares in the port. Ethiopia, a landlocked country, has been relying solely on Djibouti ports for its cargo. But since last year, the Ethiopian government has been making it clear that it would diversify its use of port. Ethiopia is expected to start using Kenyan Lamu port this year. Senior Ethiopian delegations have visited Lamu port this year. Kenya is reportedly offering reduced tariffs to the Ethiopian government. Read more.. Djibouti’s economy is heavily reliant on port tariffs generated from Ethiopian cargo. Diversion of Ethiopian cargo to Somaliland and Kenyan ports is set to impact on Djibouti’s economy. Myviewsonnews Qaran News
  14. It is an honor and a great privilege to visit with the Minnesota Member of Parliament of Somalia and the Somali envoy for Health and Nutrition, Dr. Abdirashiid Jiley. We had a great panel discussion to discuss the current situation in Somalia and the disputes over the constitutional amendment. Source: Hiiraan Online
  15. Xamaas ayaa muujisay surtagalnimada heshiis xabbad-joojin ah oo la gaaro, kaddib markii ay Israa’iil oggalaatay isbeddelo ay ku sameysay soo jeedinteeda oo lagu aqbalay inta badan doonista Xamaas iyo wada-hadallo laga yeesho soo afjarida dagaalka. Inta badan hoggaamiyayaasha Carabta, ayaa telefoon kula hadlay madaxa siyaasadda Xamaas Ismaaciil Haniya si loo gaaro horumar la xiriira wada-hadallada xabbad-joojinta. Haniya ayaq u sheegay madaxa sirdoonka Masar Cabbaas Kamel inay Xamaas tixgelinayso soo jeedinta heshiiska xabbad-joojinta isagoo muujiyay dareen wanaagsan sida lagu sheegay war ay baahisay Xamaas oo intaa ku daray in wafdi ka socda ururka uu tagi doono Qaahira si wada-xaajoodyada u furmaan. PUNTLAND POST The post Xamaas oo muujisay suurtagalnimada heshiis laga gaaro dagaalka Qasa appeared first on Puntland Post.
  16. London (HOL) — The European Union, citing Ethiopia's lack of cooperation in repatriating citizens residing illegally in EU countries, announced on Monday a tightening of visa requirements for Ethiopian nationals. Source: Hiiraan Online
  17. Kenyan President William Ruto on Thursday named Charles Muriu Kahariri as defense chief after the death of his predecessor in a helicopter crash. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Inta badan Xildhibaanada beesha Abgaal ayaa maanta kasoo qeyb galay banaanbax ka dhacay taallaada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, banaanbaxaas ayaa lagu dalbanayey cadaaladda sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo dhawaan lagu dilay Muqdisho iyo wiil kale oo galabta lagu dilay isla fagaaraha Daljirka. Xildhibaan Cismaan Xaadoole, Xildhibaan Maxamed Cajiib, Xildhibaan Yuusuf Kabaale, Xildhibaan Yaasiin Farey, Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul iyo Duqa Muqdisho ayaa dadweynihii careysnaa kala soo qeyb galay banaanbaxa. Dadka banaanbaxa dhigay ayaa dowladda ka codsaday in cadaaladda lasoo taago ragii dilay sarkaalka oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Nabad Sugidda, sidoo kale masuuliyiinta ayaa fagaaraha Daljirka kula hadlay dadweynihii careysnaa. Iyadoo laga cabanayo dilkii Dhamme Sayid Cali Cabdi ayaa galabta wiil kale oo dhalinyaro ah lagu toogtay fagaaraha Daljirka, kadib markii askar isku dayeysay inay dadka kala buriyaan ay rasaas ku fureen dadkii bilaabay banaanbaxa. Wiil ka mid ahaa dadkii banaanbaxa bilaabay ayaa halkaas ku geeriyooday waxaana cakirantay xaaladda oo waxaa cirka isku shareertay carada dadweynaha, intaas kadibna waxaa goobta soo gaaray masuuliyiinta dowladda ku metesha dadweynihii cadaaladda dalbanayey. Xildhibaanada oo mid mid u hadlay ayaa balan-qaday in kiiska Taliye Sayid-cali ay dabageli doonaan oo dhiigiisa ay meel soo saari doonaan, cadaaladana lagu xali doono kiiskaan oo ah mid culus, maadaama la dilay sarkaal muhiim ah. Xildhibaanada ayaa dadweynaha careysan ka codsaday inay kala tagaan oo banaanbaxa joojiyaan, isla markaana ay ka war sugaan ayaga oo cadaalad u raadi doona wiilasha la dilay oo mid uu ahaa sarkaal muhiim ah oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Israsaaseyn habeeno ka kor ka dhacday degmada Boondheere ayuu dhaawac culus ka soo gaaray Taliye Sayidcali iyo askar ilaalo u aheyd, kadib markii sida la sheegay inay gurigiisa ku weerareen askar ka tirsan NISA. Taliyaha ayaa shalay u geeriyooday dhaawacii soo gaaray, waxayna masuuliyiinta maanta hadlay qabsadeen 3 maalmood oo arrintaan ay xalkeeda ku keeni doonaan, iyagoo balan-qaaday in ehellada marxuumka ay warbixin dhameystiran u soo gudbi doonaan. Hoos ka daawo The post Daawo: Xildhibaanada Abgaal oo DF u qabtay 3 maalin iyo kiisas dil ah oo Muqdisho gilgilay appeared first on Caasimada Online.
  19. For British Somalis, there is something nostalgic about Dugsi Dayz, the hit play that opens at the Royal Court Theatre this week. Source: Hiiraan Online
  20. Hargeisa (HOL) — Somaliland is poised to seek alliances with China, Iran, and Russia if Western support remains insufficient and opposition parties win the upcoming elections, according to a military report from the Somaliland government. Source: Hiiraan Online
  21. Students say they will dismantle their on-campus encampment by noon Thursday. Students have camped for 10 days, demanding that the university divest from Israel. Source: Hiiraan Online
  22. COLUMBIA HEIGHTS, Minn. — Minnesota is home to more than half a million immigrants. Census data shows most of them came here from Mexico and Somalia. More recently though, we're seeing hundreds of people from Ecuador. Many of them are kids making their way through our schools. Source: Hiiraan Online
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre la wadaagay qiimaynta afarta bil ee ugu horeysa waxqabadka Ballaan-qaadka shaqo ee horyaalla wasaaradda. Ballanqaadka Shaqo ee Waasaaradda ayaa soo koobaya hadafyada ay wasaaraddu hiigsaneyso sannadkan 2024, taas oo la qiimeyn doono 4 bil oo kasta wixii u qabsoomay wasaaradda si loo xaqiijiyo in adeeg hufan la gaarsiiyey shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada sida joogtada ah ugu foogan howlaha la xiriira Kalluumeysiga iyo ka faa’iideysiga Dhaqaalaha Buluugga. Wasaaradda ayaa afarta bil ee ugu horeysa ku guuleysatay hirgalinta qodobo muhiim ah kuwaas oo qeyb ka ah ballan-qaadka shaqo gaar ahaan hadafyada loo asteeyey in la gaaro afarta bil ee ugu horreysa sannadkan, tani waxa ay odoros wanaagsan ka bixineysaa in guul wax ku ool ah ay wasaaraddu ka gaarto dhammaan hadafyadeeda ku xusan ballan-qaadka shaqo ee sannadka 2024. Qorsheyaasha guuleystay ee ku jira afarta bil ee ugu horeysa ballan-qaadka shaqo ee Wasaaradda waxaa kamid ah: 1-Dhismaha iyo qabsoomidda shirarka Golaha Sare ee Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga (FMDC), 2- Bixinta Ruqsadaha Kalluumeysiga taas oo qeyb ka ahayd qorsheyaasha la doonayo in lagu kordhiyo dakhliga gudaha, 3-Qabashada debaaldegga todobaadka Kalluumeysiga qaranka kaas oo qorshu yahay in uu qabsoomo bartamaha Bishan May. Iyo qodobo kale. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Mudane Axmed Xassan Aadan waxa uu yiri “Waxaan hiigsaneynaa hadafyo wax ku ool ah kuwaas oo aan dooneyno inaan wax uga badalno nolosha bulshada, gaar ahaan kuwa xeebaha, Kalluumeysatada iyo dhammaan dhinacyada ka faa’iideysta Kalluumeysiga, waxaan u dejinnay sannadkan qorsheyaal xambaarsan han iyo himilo Soomaaliyeed, waxaan rajeynayaa in tani ay noqon doonto mid isbadal dhab ah ku sameysa Kalluumeysiga iyo ka faa’iideysiga kheyraadka badaha ee dalkeenna”. Madaama kal-ka ugu horeeya ee sannad shaqeedka 2024 uu si guul ah noogu soo dhammaaday, wasaaraddu waxa ay xooga saari doontaa sidii si hufan loogu hirgalin lahaa qodobada kale ee ku xusan ballan-qaadka shaqo, kuwaas oo ah qodobo aad u xiisa badan, saameyn leh, wax bandanna ka badali doona noloshada bulshada Soomaaliyeed ee ku tiirsan Kalluumeysiga. The post Wasiir warbixin ka soo saaray xog culus oo uu la wadaagay Ra’iisul Wasaare Xamza appeared first on Caasimada Online.
  24. The Somali government, especially the Civil Aviation Authority, has admitted that the Republic of Somaliland has completely taken over its airspace. In a letter sent by Notam to the international airlines, they said that they have been taken over by the Air Authority and asked the airlines to talk to Hormood by phone. This shows us how they failed in the hijacking that the Mogadishu administration wanted to control in the air. It seems that they have been treated and that is why they have the airlines to talk on the phone. This issue is not understood because the map of Somaliland has added areas that do not belong to Somaliland. On the other hand, the information received says that the ICAO organization has suggested that Somaliland and Somalia should talk quickly to resolve the conflict between the two sides in the air. Qaran News