-
Content Count
214,458 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaan hoostaga Gobolka Sanaag. Ciidamada Dowladda oo deegaanno cusub kala wareegay Xarakada Alshabab. Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed M Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed kula taliyay inay qaataan talooyina caafimaad ee qaybta ka qaadanaya xakameynta faafitaanka CORONA. Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Somaliya ayaa shaacisay in labo ruux ay u dhinteen Coronaviras 19 kalana uu soo ritey. Maamulka Puntland ayaa Kordhinayay Goobaha lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus oo dhowr iyo boqol kiis laga helay gudaha Dalka. Guddiga Covid-19 ee Puntland oo kulan la qaatay Ururada bulshada iyo Dhakhaatiirta Magaalada Garowe. Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdiwali Qorane iyo Maariya Haarliin https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar-galabnimo-19-04-2020-ok.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed, wuxuuna ka qarxay deegaan lagu magacaabo Fadhigaab oo ka tirsan gobolkaasi. Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay dagaalkaasi, iyadoona ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan, sida Shabelle u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah oo lagu kalsoon yahay. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in labada maleeshiyo beeleed ay isku hayaan arrimo la xariira dhul-daaqsimeed. Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana lagu soo warramayaa inay weli is-horfadhiyaan maleeshiyaadka labada dhinac. Inta badan waxaa gobolka Sanaag, gaar ahaan agagaarka degmada Ceel-Afweyn ku soo laa-laabta dagaal beeleedyo u dhexeeyo maleeshiyaad wada daga halkaasi. View the full article
-
Siciid deni hoggaamiyaha maamulka Puntland oo sameeyay magacaabis ayaa waxa uu taliye ku xigeenka qeybta booliska gobalka Karkaar u magacaabay Gaashaanle sare Jaamac Cismaan Axmed. Haddaba halkaan ka akhriso magacaabista uu sameeyay madaxweyne Deni Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 19ka April, 2020, ku magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Karkaar. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga Gobolka Karkaar. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidannimo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa G/sare Jaamac Cismaan Axmed loo magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Karkaar. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha Cabdullaahi Xasan Bariise oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ammaanka dowladda ay gacanta ku dhigeen Qaad far badan oo uu tilmaamay in si sharci darro ah lagu soo galiyey dalka. Bariise ayaa shaaciyey in Qaadkaasi lagu keenay doon ku soo xiratay dekadda Ceel-Macaan ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in Jaadkaasi ay qabteen ciidamada milatariga qeybta 27-aad, islamarkaana ay ku soo wareejigeen Booliska Soomaaliyeed. Ugu dambeyn taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha ayaa hoosta ka xariiqay in Qaadkaasi la gubay, maadaama ay dowladda horay u mamnuucday keenistiisa. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/ddd-2.mp3 View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa gebi ahaanb hakisay badanaa kharashaadka xukuumadeeda, kadib cabsi baahsan oo kasoo food saartay in cudurka Coronavirus uu hoos u dhac ku keeno odoraska dhakhliga ee miisaaniyada 2020-ka. Somaliland ayaa kharashaadka ay hakisay ee lacagtoodii dhimtay, waxa kamid ah kharashaad badan oo lagu bixin jiray Ictiraaf raadinta iyo Safarada dibedda iyo gudaha ay ugu bixi jireen Madaxda Somaliland. Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka maaliyada Somaliland ayaa qoraal uu arrintaasi ku cadeynayo u kala diray Hay’adaha xukuumada Somaliland, iyada oo nuqul kamid ah oo uu si hoose usoo gaadhay Caasimada Online. Wasiir Sacad ayaa dhimis 20% ilaa 100% ah ku sameeyay inta badan Kharashaadkii xukuumada, kuwaasi oo lacago kala duwan ay ugu jireen Miisaaniyadii sanadkan ee ay ansixiyeen golaha wakiilada Somaliland. Dr Sacad ayaa dhimista kharashaadka ku sababeeyay in Xukuumadu Muuse Biixi ay cabsi weyn ka qabto inuu hoos u dhac dhaqaale ku keeno cudurka Coronavirus, midaasi oo gebi ahaanba burburineysa aragtidii lagu sameeyay Miisaaniyadii 2020-ka, isla markaana uu kharash dheeriya ka dhalanayo “Mudaneyaal, sida aan wada ogsoonahay waxa Dunida ka dillaacay oo lala tacaalayaa xanuunka safmarka noqday ee Covid-19, kaasi oo sababay dhimashada ka sakow inuu guud ahaan dhaqaalihii caalamku uu hoos u dhaco” ayuu ku yiri waraaqda uu Wasiir Sacad u diray Hay’addaha xukuumada Muuse Biixi. Wuxuuna intaas sii raaciyey “Sidaa awgeed, iyadoo laga duulayo hoos u dhaca ku iman kara Odoroskii Dakhliga la qoondeeyay Miisaaniyadda 2020, oo uu sababi karo xanuunkan aan kor ku soo sheegnay, gaar ahaan dakhliga Goobaha uu saamaynta tooska ah ku yeeshay ee Madaarrada, Xuduudaha, Ganacsiga, IWM, ayaa Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu qaadday Tallaabooyin si ku meel-gaadh ah loogu dhimayo kharashaadkii Dawladda, si aanay u dhicin in Dawladdu gasho kharash dheeraad ah”. Hoos ka aqriso Nooca kharashaadka la dhimay iyo boqoleydooda: 1. Dhismayaasha 100%- la dhimay 2. Mashaariicda Horumarinta dowladda 100% 3. Daryeelka hantida kale 100% 4. Iibsiga hantida raagta 100% 5. Kharashaadka bilicda xafiisyada 100% 6. Dib u bixinta deymaha 100% 7. Dib u habeyn shuruucda 80% 8. Naqshadeynta magaalooyinka 80% 9. Safarada dibedda 80% 10. Tababarada iyo Imtixaanada 70% 11. Kh. Cilmi baadhista 70% 12. Kharashaadka lama filaanka 50% 13. Kharashaadka daryeelka gaadiidka 50% 14. Kharashaadka Aqoonsi raadinta 50% 15. Kharashaadka Marti-qaadyada 50% 16. Kharashaadka Stationery 50% 17. Qiimeynta ascaarta suuqa 45% 18. Kharashka PFM-ka 30% 19. Kharashka Safarada Gudaha 30% 20. Biilasha Taagan 30% 21. Kharashka Nabad-gelyada 20%
-
Arms trafficking via the Gulf of Aden and the Red Sea has a long history. However, the wars in Yemen and the vast number of arms and materiel provided by Saudi Arabia and the United Arab Emirates (UAE) have ushered in a golden age for regional arms traffickers. The flow of weapons and materiel from Yemen to the Horn of Africa has increased over the last three years, as has the quality and variety of smuggled weapons (The East African, September 2019). This comes at a time when the countries that make up the Horn of Africa face growing threats to their stability. Source: Hiiraan Online
-
The President of the Federal Republic of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, has today launched at the presidential palace a nationwide social safety net programme, which is better known as “Baxnaano”, to help protect the poor and vulnerable families. Source: Hiiraan Online
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: African Union Member States reporting COVID-19 cases (19-04-2020) ADDIS ABABA, Ethiopia, April 19, 2020/ — African Union Member States (52) reporting COVID-19 cases (21,096) deaths (1,055), and recoveries (4,974) by region: Central (1,729 cases; 54 deaths; 239 recoveries): Burundi (6; 1; 4), Cameroon (1,016; 21; 168), Central African Republic (12; 0; 10), Chad (33; 0; 8), Congo (143; 6; 11), DRC (327; 25; 27), Equatorial Guinea (79; 0; 4), Gabon (109; 1; 7), Sao Tome & Principe (4; 0; 0). Eastern (2,142; 46; 480): Djibouti (732; 2; 76), Eritrea (39; 0; 3), Ethiopia (105; 3; 16), Kenya (262; 12; 60), Madagascar (117; 0; 33), Mauritius (325; 9; 180), Rwanda (144; 0; 69), Seychelles (11; 0; 5), Somalia (135; 5; 2), South Sudan (4; 0; 0), Sudan (66; 10; 5), Tanzania (147; 5; 11), Uganda (55; 0; 20). Northern (9,173; 767; 1,965): Algeria (2,534; 367; 894), Egypt (3,032; 224; 701), Libya (49; 1; 11), Mauritania (7; 1; 2), Morocco (2,685; 137; 314), Tunisia (866; 37; 43). Southern (3,240; 63; 958): Angola (19; 2; 6), Botswana (15; 1; 0), Eswatini (22; 1; 8), Malawi (17; 2; 0), Mozambique (35; 0; 2), Namibia (16; 0; 4), South Africa (3,034; 52; 903), Zambia (57; 2; 33), Zimbabwe (25; 3; 2). Western (4,812; 125; 1,332): Benin (35; 1; 18), Burkina Faso (565; 36; 321), Cape Verde (58; 1; 1), Côte d’Ivoire (801; 8; 239), Gambia (9; 1; 2), Ghana (834; 9; 99), Guinea (518; 3; 65), Guinea-Bissau (50; 0; 0), Liberia (81; 7; 7), Mali (216; 13; 41), Niger (639; 19; 113), Nigeria (542; 19; 166), Senegal (350; 3; 211), Sierra Leone (30; 0; 0), Togo (84; 5; 49). Distributed by APO Group on behalf of Africa Centres for Disease Control and Prevention (Africa CDC). SOURCE Africa Centres for Disease Control and Prevention (Africa CDC) Qaran News
-
Experts say Washington should stop peddling false reports based on denial, which further increase Somali public grievances against America. Source: Hiiraan Online
-
Mas’uuliyiin ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa maanta heshiis nabadeed ka gaaray dagaal beeleedyo muddooyinkii la soo dhaafay ka taagnaa xadka u dhexeeya labadaasi maamul. Heshiiska oo ka koobnaa illaa 13 qodob ayaa soo afjaray colaad muddo ka taagneyd halkaasi, taas oo u dhexeysa labo beelo oo walaalo ah. Sidoo kale mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa kormeer ku tegay deegaanadii lagu dagaalamay, si ay u soo qiimeeyaan xaaladda sida ay tahay. Halkaan hoose ka aqriso:- View the full article
-
Mogadishu (HOL) - Saudi Arabia has announced that it will temporarily lift the ban on importing livestock from Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Somalia has confirmed 19 new COVID-19 cases, taking the country's total tally to 135. Source: Hiiraan Online
-
Leaders of the world’s largest economies must recognize that a return to “normal” in our globalized world is not possible so long as the pandemic continues its grim march. It is myopic for creditors, official and private, to expect debt repayments from countries where those resources would have to be diverted from combating COVID-19. CAMBRIDGE – As the COVID-19 virus spreads globally, economic paralysis and unemployment follow in its wake. But the economic fallout of the pandemic in most emerging and developing economies is likely to be far worse than anything we have seen in China, Europe, or the United States. This is no time to expect them to meet their debt payments, either to private or official creditors. With inadequate health-care systems, limited capacity to deliver fiscal or monetary stimulus, and underdeveloped (or nonexistent) social-safety nets, the emerging and developing world is on the cusp not only of a humanitarian crisis, but also of the most serious financial crisis since at least the 1930s. Capital has been stampeding out of most of these economies over the past few weeks, and a wave of new sovereign defaults appears inevitable. We have been consistently arguing the urgent need for a temporary moratorium on all debt repayment by any but the most creditworthy developing or emerging sovereign debtors. The case for a moratorium for distressed sovereign borrowers has many similarities to that for households, small businesses, and municipalities. Underscoring the urgency is the reality that the quarantine experience is starkly different in the developing world. In the vast slums of São Paulo, Mumbai, or Manila, quarantining can mean living in one small room with ten people, with little food or water and scant or no compensation for lost wages. If history is any guide, the supply disruptions that accompany the pandemic may soon be followed by food shortages. More than 90 countries have already sought emergency funding from the International Monetary Fund’s Rapid Financing Instrument (RFI) and World Bank resources. And in much of the developing world, the worst of the pandemic is not expected until later this year. When that happens, the direct humanitarian and economic impact will come on top of the pandemic’s effects on global trade and commodity prices, which are already battering many emerging economies. The World Trade Organization expects global trade to decline by 13-32% in 2020. Oil-producing countries (and many more primary commodity producers) have been suffering the consequences of the price war between Saudi Arabia and Russia, sparking downgrades in sovereign credit ratings. Leaders of the world’s largest economies must recognize that a return to “normal” in our globalized world is not possible so long as the pandemic continues its grim march. It is myopic for creditors, official and private, to expect debt repayments from countries where those resources would have to be diverted from the fight against COVID-19. Deepening and prolonging the global depression is a very risky proposition. At a low point in the mid-1980s, emerging and developing economies accounted for about 18% of global GDP (in US dollars); in 2020, that share is 41% (and 60% if adjusted for purchasing power). We recommend an immediate temporary moratorium on external debt repayments for all but “AAA”-rated sovereigns. By “external,” we mean debts issued under the jurisdiction of foreign courts, typically in New York or London. Debts issued under domestic law would be dealt with by countries themselves. For this kind of debt relief to be effective, it must be encompassing, including debts owed to the multilateral lenders, such as the International Monetary Fund and the World Bank, sovereign creditors (Paris Club members and China), and private investors. Ultimately, the debt of many countries will need to be restructured; there will be no alternative to a negotiated partial default. But courts and multilateral lenders are no better able to handle debt default en massethan hospitals can handle operating at ten times capacity. A temporary moratorium may provide the necessary bridge. In the best-case scenario, it might even prevent some defaults. The World Bank and the IMF have vast experience with countries in debt distress, and in recent years have increasingly recognized that partial default is often the only realistic option, a point we stressed in much of our earlier work on external debt. It is a great tragedy that, following the 2008 global financial crisis, the eurozone failed to find a way to restructure Southern Europe’s debts beyond the Greek case – a course of action we strongly advocated at the time. Trying to enforce regular debt payments in highly irregular times can only lead to deeper and more protracted recessions than need to happen. Of course, a debt moratorium will require the US, which wields effective veto power at the IMF, to get on board. But so, too, must China. In the past two decades, more and more developing countries turned to China for loans (which are typically collateralized and carry market interest rates). Although China is now a major creditor in about 40 countries and an important one in scores more, it has so far refused to join the Paris Club (which coordinates rescheduling of sovereign debts) and insists on pursuing its own bilateral closed-door approach. What can be done? The IMF and the World Bank have the capacity and expertise to coordinate a debt moratorium if the US and other major players conclude that a such a move is in their national interest. Private creditors will have relatively little choice but to cooperate in the short run. Many emerging and developing economies will soon stop paying their debts, anyway. The world needs to get in front of the problem. Source: Project Syndicate The post Suspend Emerging and Developing Economies’ Debt Payments appeared first on Puntland Post.
-
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari Hoomey ah oo ay la socdeen dad shacab ah, xilli ay ku socdaalayey deegaan ku yaalla duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi. Rasaasta ay fureen kooxda burcada ah ayaa la sheegay inay waxyeelo ka soo gaartay laba qof oo la socotay gaarigaasi oo caano u soo siday Jowhar. Sidoo kale ragga falkaan ka dambeeyey ayaa dhac baasan u geystay dadkii rakabaabka ahaa ee saarnaa baabuurka la rasaaseeyey. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey, sida ay wax u dhaceen. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/ddd-1.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa maanta dekadda Ceel Macaan ee gobolka Shabelleeda Dhaxe ku qabtay doon siday qaad la doonayey in lasoo geliyo Muqdisho. Doonta siday qaadka ayaa la sheegay in ay soo martay xeebta Cadale, waxaana la sheegay in markii ay ku guul darreysatay in Cadale ay ku dajiso qaadkii ay waday, ay soo aaday dhanka xeebta Ceel Macaan. Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka, Jeneraal Axmed Maxamed Maxamuud ayaa sheegay,in qaadka la doonayo in qaab sharci darro ah lagu soo geliyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Taliyaha ayaa waxa uu shegay in qaadkan, ay maanta qabteen ay ku wareejiyeen Ciidamada Booliska Soomaaliya, taas oo ay ku amreen madaxda dawlada sida uu sheegay taliyuhu. Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha Cabdullaahi Xasan Bariise oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in uu digniin u dirayo ganasatada Soomaaliyeed oo ah in aysan hantidooda iska gelin qaadka, isla markaasina waxa uu sheegay in Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay mar walba la dagaalami doonaan cid kasta oo damacda in ay dalka qaad soo geliyaan. Caasimada Online ayaa horey xog uga qortay in qaadka ay joojisay dowladda weli uu doomo uga dago Xeebaha Jazeera, Ceel-Macaan iyo kuwa kale ee duleedka Muqdisho.
-
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warka-Duhur-190420.mp3 View the full article
-
Xukuumadda Muuse Biixi ee Soomaaliland ayaa maanta waxa ay oo saartay war ku aaddan kiis cusub oo Coronavirus ah kaas oo laga helay deegaanada maamulkaasi, iyadoo horay Soomaaliland looga xaqiijiyay kiisas COVID-19 ah. Wasaarada caafimaadka ee somaliland ayaa sheegtey 1 qof oo kale oo cusub in laga helay xanuunka COVID-19, waxaana kiiskaan cusub uu sare u qaadayaa tirade guud ee kiisaska laga xaqiijiyay deegaanada maamulka Soomaaliland. Qoraal ka soo baxay wasaarada caafimaadka waxey ku sheegtey in hal qof oo hore uu u haleelay coronavuris uu haatan ka bogsadey xanuunkaasi. Si kastaba, tirada guud ee dadka hada qaba COVID-19 ee somaliland ayaa ah 5 qof. Halkaan ka akhriso warqadda ay soo saareen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa si weyn u bogaadiyay barnaamij uu shalay daah-faray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Mujaahid ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu Farmaaji ka daydo. Cali Guray ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook-ga waxa uu ku yidhi “WUXU YIDHI: HOONA WAYGA INTAA HAGRASHANA WAYGA WALLAAHI Waxan in yar ka dhegaystay Madaxwaynaha Dawladda Faderaalka Somalia oo ka hadlaya Barnaamijka Badbaado oo ah barnaamij lagu taageerayo dadka danyarta ee noloshooda ay saamaynayso talaabooyinka ka hortagga COVID-19. Barnaamijka lama qarin qiimaha uu ku kacayo. Runtii Farmaajo waxa ka muuqatay hadalkiisa in uu ka hadlayay wax uu garanayo. Kuma filna qaddarka lacagta ahi waanu sheegay Madaxwayne Farmaajo laakiin horaa loo yidhi hoona wayga intaa hagrashona wayga wallaahi. Barnaamijkan maaha sida Somaliland amar ay madaxda sare soo saartay oo dadka lagu qasbayo inay yeelaan wax aanay karayn ama aan tahliba karin talaabooyinka ka hortagga COCID-19 sida kala durugga dadka (social distancing) oo dhinaca Somalia uu Barnaamijkani yaanu ku filaanin laakiin uu wax badan uga fulin karo magaaladda Muqdisho oo qiyaastii laba milyan oo dad ahi ku nool yihiin. Madaxwayne Muuse Biixi waxan kula talin lahaa in uu ku daydo waayo waa talaabo runtii ku dayasho leh. Barnaamijkan laguma soo sarin amar ee waxa lagu soo diyaariyay heerka farsamo oo waxa diyaarisay Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada. Farmaajo waa Madaxwayne la odhan karo wuxu adeegsanayaa aqoonta dadkiisa isagoo soo dhawaysanaysa taladda ka qaadanaya kuwooda aqoonyahankiisa farsamoyaqaanka ah.” Source
-
Popular Contributors
