Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya oo ku sugan qaar kamid ah baraha Kontarool iyo xaafadaha Muqdisho, ayaa bilaabay in ay lacag ka sameeyaan Bandawga saaran magaalada. Caasimada Online ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ciidanka ay lacag ka qaataan gaadiidka qaar ee xilliyada habeenkii socda, kuwa waqtiga Bandowga ku dhacay ee raba iney xaroodaan iyo goobaha qanacsiga qaarkood. Sidoo kale, xogta aan helnay ayaa sheegaysa in dhalinyaro badan oo la xiray lagu sii daayay lacag u dhaxeysa 10$ ilaa 15$, taas oo ah ganacsi kale oo ay booliska ka abuurteen Bandawga Muqdisho lagu soo rogay. Dadka ugu badan ee la xiray lagana qaatay lacag si loo sii daayo waxay ahaayeen kuwa lugaynaya oo ka soo baxay masaajidyo, goobo ganacsi iyo kuwa kale oo ka yimid isla magaalada socodna ku ah guryahooda. “Waxaan ka mid shaqada ka hor bandowga ayaana soo baxay, xaafadeyda oo dheer iyo gaadiid la’aan waxay dantu igu qasabtay inaa lugeeyo balse way la xiray waxaana laygu soo daayay 10$ oo baryo la socoto,” ayuu yiri mid kamid ah dhalinyarada Muqdisho oo la hadlay Caasimada Online. Arrintan ayaa la sheegay inaysan wax lug ama ogoal ah ku lahayn taliska ciidamada, balse ay tahay mid ay askarta si iskood ah u sameynayaan, ayna adag tahay in wax laga qabto Shacabka magaalada Muqdisho ayaa wajahaya dhibaatooyin kale duwan oo ay kala kulmayaan Bandowga iyadoo ay usii dheertahay shaqo la’aan iyo culeeska kale ee magaalada ka jira iyadoo lagu guda jiro bishii barakeesneed ee Ramadaan.
  2. Ethiopia is imposing tighter controls at its border with Djibouti after authorities noticed an unusual spike in the number of returning nationals from the Red Sea nation. Source: Hiiraan Online
  3. Mevlut Cavusoglu says Turkey ‘always stands by friendly & brotherly Somalia’ Source: Hiiraan Online
  4. The hostile attitude of the United Arab Emirates (UAE) against Turkey is an attempt to disguise it hypocrite policies, the Turkish Foreign Ministry said Thursday, calling on the country to stop its “destructive” agenda by fueling civil wars. Source: Hiiraan Online
  5. Somalia's international backers have welcomed a peace agreement between political rivals in the semi-autonomous Jubaland state after months of rising tensions and armed violence. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Hanti-Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu baarayo musuq-maasuq xooggan oo la sheegay inuu ka dhacay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, sida ku xusan dokumenti kasoo baxay xafiiska. Dokumentigan ayaa waxaa lagu sheegau in horey loo xiray agaasimihii Guud iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee wasaaradda caafimaadka, islamarkaana baaritaan lagu hayo dhowr qof oo kale. Eedeymaha musuq-maasuqa la xiriira ayaa waxaa ka mid ah qalab caafimaad oo loogu deeqay wasaaradda oo lasoo iibiyey ayada oo si shakhsi ah looga faa’iideysanayo. Qoraalka xafiiska hanti-dhowrka ayaa waxaa lagu sheegay inay jiraan warqado, dokumentiyo, tikityo iyo rasiityo la qabtay oo muujinaya inay yihiin kuwa ka yimid shirkado la sheegay inay adeegyo u qabteen wasaaradda ama qalab caafimaad ka iibiyeen. Waxaa la ogaaday in lacagaha la siiyey shirkadaha iyo warqadaha qaan-sheegadka aysan is-waafqsaneyn, islamarkaana lacagta qaar la siiyey shirkado iyo shakhsiyaad gaar ah, ayada oo ay ka faa’’ideysanayaan xubno ka tirsan wasaaradda. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo horey ay u jireen warar sheegaya in la iibiyey qalab caafimaad oo deeq bixiyayaal ay ugo talo-galeen in lagula dagaalo cudurka COVID-19.
  7. Nairobi (Caasimada Online) – Ilaa 11 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kuna sugan dalka Kenya, ayaa qoraal ay soo sareen waxa ay ku bogaadiyeen taageeradii ay wakiilada beesha caalamaku u muujiyeen heshiiskii dhex maray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubnihii Isbedel doonka ee kasoo hor jeeday. Qoraalka ay soo saareen oo ka kooban lix qodob ayey sidoo kale xubnaha ku saxiixan warqadani kusoo dhaweeyeen heshiiskii Dhuusamareeb ku dhex maray madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor iyo madaxweynihii ka horreeyey Xaaf. “Xildhibaanadu waxay hambalyeynayaan heshiiskii siyaasadeed ee madaxdii isbedel doonka iyo madaxweynaha Jubbaland ay ku gaareen Nairobi, madaxdaas oo iyaga oo xeerinaaya marxaladaha adag ee dalku marayo, sida furuufaha amni iyo dhaqaale ee ku xeeran dadka reer Jubbaland isku tanaasulay”ayaa lagu yiri qoraalka. War-saxaafadeedkan ayaa sidoo kale lagu yiri, “Xildhibaanadu waxay mahad iyo bogaadin u dirayaan saaxiibada Soomaaliya oo soo dhaweeyey heshiiskaas, kuwaas oo ay ugu horeeyaan UN, USA, EU, UK iyo Turkiga, kuwaas oo ah dowladaha sida gaarka ah xilka iskaga saaray sidii Soomaaliya ay cageheesa si buuxda isugu taagi laheyd.” Xildhibaanada soo saaray qoraalkan ayaa xukuumadda federaalka ugu baaqay inay taageerto heshiiskii madaxda isbedel doonka Jubaland iyo madaxda maamulka, kaas oo ay ku tilmaameen mid loogu turay dadka reer Jubbaland. Sidoo kale xubnahan ayaa xukuumadda federaalka uga mahad celiyey taageeradii dhaqaale ee ay u fidisay, dadkii daadadku ku waxyeeleeyeen magaalada Qardho ee Puntland, waxayna ka dalbadeen xukuumadda in gurmad loo fidiyo dadka ku nool magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo uu ku fatahay Wabiga Jubba. Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran
  8. Waxaa soo baxayay todobaadyadi u dambeeyay ifafaalooyin muujinayay in ka hortagga caabuqa COVID-19 ay ka dhigatay dawladdeena mashruuc dhaqaale laga sameeyo, sidii gargaarradii bani’aadanimada lagu sameyn jiray, waxaa mar-qura isbeddel weyn ku yimid wasaaraddii caafimaadka oo af mooyee addima beeshay. Waxaa guryahoodi iyo xafiisyadoodi lagala baxay xubnihi horboodayay wasaaraddi caafimaadka oo agaasimayaal ka ahaa, waxaa shanqadheeda gaabisay wasiiraddi caafimaadka oo ku soo uruurtay inay uun fiidkii nala wadaagto tirakoobka caabuqa COVID-19 oo marar badan tirooyinka ay nala wadaagto ay is burinayaan, waxaa saaxada la wareegay xubno ka soo yaacay xafiisyada ra’iisal wasaaraha iyo madaxtooyada oo isbitaal martini iyo wasaaraddiiba urogay NGO ribix badan laga sameeyo. Waxaa la waayay dawrki ururkii dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo ay aheyd inuu hormuud u noqdo la dagaallanka xanuunka COVID-19, kaddib markii laga soo qaaday wax aanba jirin, xubno badan oo madax sare ka ahaane ay ka mid noqdeen dhibbanayaasha xanuunkan laga helay oo iyagiiba tirada lagu buuxsaday, cid dib usoo hadal qaaddane la waayay, waxa ayna sheekadu isugu soo biyo shubatay “Qawda maqashii waxne ha u qaban”. Martini in la qalabeeyay naloo sheeg, sariiro iyo agab kalene naloo soo sawir, waxayse su’aasheydu tahay –ka dhakhtar ahaan- yaa na hoggaamiya oo dadaalka aan sameyneyno iyo naf hurnimadeena yaa isuduwe noo ah? Ma Hareri oo xafiiska ra’iisalwasaaraha ka socda, wasaaraddane u bedelay wakaalad hoos tagta xafiiska ra’iisalwasaaraha? Mise wasaaraddi caafimaadka ee ay Dr. Fowsiyo madaxda ka aheyd? Jaalle wasiir ku aaway? Nala hadal, dadka aad hoggaamiyaha u aheyd iyo shacabka soomaaliyeedba la wadaag maxaa helay wasaaraddaada!? Maxaa ka socda isbitaal Martiini? Maxaa ka jira waxa ay dhagaheenu maqlayaan maalin kasta? Waa maxay waxa aynu aragno maalin kasta? Ma indhaheena baa been noo sheegaya? Jaalle wasiir nala hadal! Ma afkiibaa juuqda gabay? Ma dowrkaagi hoggaamineed baa lagu soo koobay warbixinta kooban ee aad fiidki nala wadaagtid? Sidaas ma raali baa ka tahay? Haddii aadan raali ka aheyn waxa aynu aragno “IS CASIL”. Jaalle wasiir nala hadal! Ma run baa in bukaannada isbitaal Martiini ku jiray korontada laga jaray ama ay ka tagtay maalinti Axadda 26/04/2020, oo ay sidaa ku neef qabatimeen 9ka bukaan ee aad nala wadaagtay inay Martiini ku dhinteen oo ku jiray qeybta xaaladaha culus (ICU)?. Wasiiraddeena sharafta leh waxa ay digniin udirtay isbitaallada gaarka loo leeyahay si aanu u qaabilin bukaannada leh calaamadaha COVID-19 oo ay Martiini usoo diraan. Go’aankaas waan kula qaadanay, balse Martiini maxaa kaga soo horreeya? Bukaanka aan la xaqiijin inuu COVID-19 qaba, xanuunno kale ne horay u qabay ma u heysaan meel xaaladdiisa lagula sii tacaalo inta natiijada laga helayo? Ehelka bukaankan sideed ugu qancineysaan inuu daryeel helayo oo dawladdeenu ka fakareyso bukaankooda? Waxaan ognahay in maalin kasta bukaanno ku dhintaan xaafadaha, qaar badan ma qabaan caabuqan, balse ehelkooda ayaa ka baqaya in Martiini loo diro, sababta baqdintaas keeneysa waan wada qiyaasi karnaa. Dadkeenu waxa ay ka aaminsanyihiin Martini meel dawladdu bukaannada ku leyso si tirada dhimashada loogu badsado, taasi waa xaqiiqda jirta maanta ee reer Muqdisho arkayaan, waxa ayna keeni doontaa in ugu dambeyn bulshada kacdoon sameyso oo dadka ehelkooda halkaa jiifa ay usoo ruqaansadaan inay bukaannadooda qasab kula baxaan; taasi waa khatarta muuqata. Wasiiraddeena sharafta leh waxaan weydiinayaa; ‘Bukaannada idiin diiwaan gashan inay caabuqan udhinteen side loo aasaa? Wasaaraddu guddi ma usaartay howshaas qabta? Marka qabriga la geeyo shaqaalaha caafimaadka ee maydka qaaday dharka iyo agabka ay wataan ama maydka loo soo xiray halkee looga takhalusaa? Wasaaradduse maka war heysaa in qabuuraha Muqdisho maalmahan ay daadsanyihiin agab caafimaad oo ay wateen shaqaalaha caafimaadka ama meydka lagu waday?’ Taasina waa khatar kale oo dahsoon. Halista uu leeyahay caabuqan COVID-19 waa mid aad u sareysa, dadkeenune uma baahna in mashruuc laga dhigto dadka naga dhimanaya maalin kasta. Halista cudurkan waxaa wax looga qaban karaa in si wadajir ah loo wajaho, qorshe iyo aragti fogne diiradda saarno, dhakhaatiirti dalkan wax usoo bartay ee aad gacmaha ka xirteene hoggaanka loo dhiibo, talo, tusaaleyn iyo fulinba, wasaaradduna ka caawiso qorsheynta, baahinta talooyinka, isuduwidda, tas-hiilaadka iyo qalabeynta looga baahanyahay goobaha loo asteeyay in lagula tacaalo xanuunkan. Maalmo ka hor waxaynu ku wada faraxnay in khabiir caafimaad Dr. Fuje loo magacaabay xilka dhakhtarka guud ee dalka, waxaa moodeynay in awood hoggaamineed la siiyay oo uu isagu noqanayo cidda hageysa adeegyada bahda caafimaadka kula dagaallamaayan COVID-19, waxaase noo soo baxday in kaalintiisu ku soo uruurtay muuqaallo wacyigelin caafimaad ah. Ditoore wacyigelinta waan kaaga mahadcelineynaa, balse waxaad sameyn kartaa adigoo xafiiskaaga jooga oo uma baahnid in xil laguu magacaabo si aad wacyigelin usameysid. Ditoore haddii aadan heysan awood buuxda oo aad ku hoggaamiso bahda caafimaadka adigoo kaashanaya ururka dhakhaatiirta si aan wadajir ugu gurmanno dadkeena dhibban yaan shaatiga lagaa wasakheyn ee IS CASIL, wacyigelintane gurigaaga ka wad!. Baadida nin baa kula daydaya daalna kaa badane Oo aanu dooneyn inaad heshaa daa’in ebedkaaye Xafiisyada dawladda ee shaqadoodi halmaamay ee uwada tafa xeytay inay dhaadhac ka helaan dadaallada COVID-19 lagu bixinayo iyo deeqaha -afba ha u badnaadaane- meelaha kala duwan nooga imaanaya, waxa ay marin habaabinayaan dadaalladi bahda caafimaadka oo ay ka dhigayaan hal bacaad lagu lisay. Bahda caafimaadku waa naftood hurayaal meel kasta oo ay joogaan, imisaa kaga dhimatay COVID-19 imisaase u jiifta maanta? Waxaase maanta dhabarka ka toogtay dad dano gaar ah leh oo laga soo naasnuujinayo xafiisyada ugu sareeya dawladdeena. Haddaba maxaa inoo haray haddii aan dhimashada walaalaheen ku fakarno inaan lacag ka sameyno?! Laga bialabo daqiqadaha aan qoraalkan sameynayo waxaan goostay inaan joojiyo adeeggi caafimaad ee aan bulshada u hayay – ka dhakhtar ahaan-, khatar badan oo aan u bareeray inagoo aan heysan wax difaac ah kaddib, hoggaanki na horsoconlahaane dadaalkeeni meel cidla ah ka dhigay, waxa la eeganayana ay noqotay inaan mid mid usoo dhacno si aanu tirada ubuuxinno, bukanki aan u halgameynayne la dayacay, kas iyo kama’ ba, si lambarka qabyada ah loo buuxiyo, awood aan wax ku qabtane jirin waxaan goostay inaan nafteyda kala baxsado furinta hore oo aan gurigeyga iska joogo. ALLAAHUMMA HAL BALLAQTU, ALLAAHUMMA FASHHAD Waxaa Qoray: Naftii hure Dhakhtar caafimaad ah
  9. Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici ayaa si yaab leh uga hadlay tabashooyinka ay qabaan beelaha dega gobolada Awdal, kuwaasi oo dhowr jeer ka deyriyay saami-qeybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland, oo doorashadoodii dib loo dhigay. Cabdiraxmaan Saylici ayaa tabashooyinkaasi ku sheegay kuwo ‘ka bad-badis ah’, oo ay Mucaaridku ku xumeynayaan xukuumada talada Somaliland haysa ee uu hogaamiyo Muuse Biixi, waa sida uu hadalka u dhigay Madaxweyne ku-xigeenku. Saylici ayaa sheegay in uu dadaal badan u galay in xukuumadihii Kulmiye ee ku tirsanaa uu horkeeno bulshada Awdal, si ay tabashooyinkaasi uu ku sheegay ka bad-badiska ay uga wada-hadlaan, isagoona carabka ku adkeeyay in wax laga qabtay inta badan tabashooyinkii ay hore u qabeen beelahaasi, walow ilaa hadda la sheego in wax buuran laga qaban. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sidoo kale waxa uu Mucaaridnimo fogaatay ku tilmaamay Jabhadaha ka abuurma tabashooyinka ay xukuumadu waxba ka qaban weydo, kuwaasi oo uu ka Mas’uul ahaan u arko wax ka baxsan xayndaabka tabashada, isla markaana ay shaqsiyaad gaar ah ku rabaan in la kala gooyo dal aan kala qeybsam karin, waa sida uu hadalka u dhigaye. “Cabashooyinkaasi marka la isku yimaaddo ee la wada-hadlo ee Xukuumad ahaan iyo Gobol ahaan loo wada-hadlo wax wax laga soo qaadi karaa wuu jiraa, wax ka badbadis ahina wuu ku jiraa, taasi oo u badan Mucaaradad ku xumee ah” ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland. “Anigu muddadii 7-sano ahayd ee aan la shaqaynayey Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo waxaan mar walba ku dedaalayey in aanay gacan ka hadal ka gaadhin, Dadka reer Awdalna waxay tabanayaan ay mar walba Xukuumaddooda kala hadlaan, wayna dhacday oo ururin faro badan baan sameeyay anigoo mar walba ku soo koobaya in aanay Dadkaasi ka bixin Xadka Somaliland iyo wixii Ummaddani ku heshiisay, oo aan mar walba horkeeno Madaxweynaha iyo Xukuumaddii markaa jirtay oo laga wada-hadlo, way jirtay marar badan oo waxyaabihii ay tabanayeen qaybo ka mid ah wax laga qabtay, wax ka mid ah Tabashadaa oo aan badnayna imika way jirtaa”. Wuxuuna intaas sii raaciyey Saylici “In Jabhado la sameeyaa waa wax Tabasho ka badan oo Mucaaradnimo la gashay, Dadka qaarkoodna waxay dabada ula gashay wax ka ballaadhan (Jabhadnimo) oo halkan aanan ka faahfaahin karayn”. “Siyaasad ka baxsan Somaliland, Dad ay Maskaxdooda ku jirto Itoobiya oo dabada ka geliyo, Gobol gaar loo goosto, waxaas oo Tabashadii ka siyaado ah iyo waxaan Qarankan ka suurto-geli Karin, Waayo? Qarankani waa Qaran jira, Dalka Cid kala goyn kartaana ma jirto, wixii Waaqiciga ahaa markii laga wada-hadlayna waalla dhameeyay”. Somaliland ayaa muddooyinkii dambe waxa lagaga dhawaaqayey Jabhado ka dhan ah maamulkooda, kuwaasi oo ujeedkooda inta badan lagu sheego in xukuumadu waxba ka qaban weyday tabashooyinka ay ka tirsanayaan, midaasina ay sababtay inay xaqooda ku dhacsadaan qori caaradii, waa sida ay aaminsan-yihiine.
  10. 3 Khudaarood oo afurka u wanaagsan W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar) Walaalahayaga soomanoow waxaan idin ku baraarujinayaa qaar ka mid ah khudaarteena hodanka ah oo haboon inaad ku afruto hadii aad hesho caafimaadkeenaan u fiican. 1.Muuska Muusku wuxu ka koobanyahay 3 sonkorood oo kala ah Sugaros, Fractose iyo Glucose iyo waliba maadada loo yaqaano (fiber) ama gas waxayna dhamaantood ka qayb qaatan sidii Enerygy loo siin lahaa Jidhka. 2. Muusku wuxu dawo ka yahay isku Buuqa ama warwarka madax xanuunka leh, cunidiisa aad ayay u yaraysa sida ay sheegtay daraasad lagu sameeyay Maskaxda bani aadamka. 3. Muuska waxa ku jira Vitamin loo yaqaano B6 kaas oo caadi ka dhiga Glucoseta-ka ku jirta dhiiga dawana ka ah cudurka loo yaqaan PMS. Sida awgeed afurka ayuu u wanaagsan yahay hadad sharaab ka samayso iyo hadaad sidisa u cuntaba. 2.Xabxabka ama qaraha Qaraha ama Xabxabka waa midho aad faa’ido u leh jidhka, waa midhaha ugu biyaha badan inta la ogyahay, waxaa lagu qiyaasaa boqolkiiba 92% in uu biyo maarmayn, saas oo ay tahayna waxaa ku jiro nafaqo kala duwan oo jidhku aanu ka maarmin kuwaas oo kala ah Vitamin A, B6, C, E iyo borotiinno kala duwan. Waxaa kaloo xabxabka ku jiro macdanta bootaashiyamta oo unug walba oo jidhka ka mid ah uu u baahan yahay. Qaraha kuma jiro wax dufan ah, wayna ku yartahay maadada karboohaydrayt-ka, sidaa awgeed waxa uu u wanaagsan yahay afurka qofka sooman. 3. shamaamka Faa’iidooyinka Caafimaad ee uu leeyahay Shamaamku 1- iyada oo ay ku jirto Shamaamka shayo aad u badan oo Minerals ah sida Iron, Copper, Sulfur iyo Phosphorus, ayaa waxaa loo adeegsadaa daawaynta xanuunka dhiig la’aanta (Anemia). 2- iyada oo uu Shamaamku hodon ku yahay Maadooyinka Calcium iyo Phosphorus 3- Iyada oo ay ku Jirto Shamaamka Maadada Potassium, ayuu wuxuu gargaara Jilcinta iyo yaraynta Dacarta Caloosha ee dheeraadka ah. 4- waxa uu Shamaamku waxtar u leeyahay Xaaladaha Calool fadhiga (Constipation) iyo xanuunka Babaasiirta, Wuxuu kale oo leeyahay faa’iidooyin kale oo badan, sida awgeed afurka ayuu u wanaagsan yahay. W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar) Suxufi madax banaan Hargeysa somaliland Email: Cabdiraxmaan800@gmail.com Qaran News
  11. The Somali health ministry has on Thursday evening confirmed 19 new coronavirus cases, including 18 in the capital Mogadishu alone. At least 11 people recovered from the COVID-19 pandemic with no deaths reported for the past two days, per Fowsiya Abikar, the country’s health minister during a press conference. The new discovery puts the total positive COVID 19 cases in Somalia to 601 with the death toll still standing at 28 so far across the long-chaotic Horn of Africa nation. The government has suspended all domestic and international flights as well as imposed night-time curfew on Mogadishu to contain the spread of the deadly virus. View the full article
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay in dib loo dhigay shirweynihii la qorsheeyey ee ujeedkiisu ahaa in lixda xisbi ee ku bahoobay Madashu ay ku noqdaan hal xisbi oo leh hal ujeeddo siyaasadeed. Qoraal kasoo baxay Madasha oo lasoo gaarsiiyey Caasimada Online ayaa lagu yiri “Madashu waxay ku wargelinaysaa umadda Soomaaliyeed in, iyadoo la tixgelinayo duruufaha ka jira dalka ee ku aaddan caabuqa COVID 19 dartood, in dib loo dhigay shirweynihii ay isugu imaan lahaayeen hoggaanka lixda xisbi si loo dhammaystiro howsha xisbiga.” Inkasta oo la fahmi karo go’aanka Madasha, maadaama ay adag tahay in xilligan dad ay meel isgu yimaadaan, haddana Madasha waxa ay sameysay ayaa ah, inay iska dhalisay gool siyaasadeed otareeto ah, ayada oo wixii ay ku eedeyneysay dowladda ku dhaqaaqday. Qoraal kasoo baxay Madasha 4-tii April ayaa lagu yiri “Doorashooyinka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waa inay ku dhacaan xilligii loo asteeyay, waana inaysan dhicin wax mudo kordhin ah. Doorashooyinku waa inay noqdaan kuwo xor iyo xalaal ah kuna dhaca si daahfurnaan leh.” Haddii Madashu ay maanta qirtay in xaaladda jirta darteed ee ka dhalatay Coronavirus aanay shir qabin karin, maxaa diidaya in dowladda iyana sidaas oo kale ay dib ugu dhigto doorashada. Inkasta oo weli waqti uu jiro, lagana yaabo in ka hor xilliga doorashada laga gudbo xaaladda Coronavirus, haddana uma muuqato sidaas, sababtoo ah muddo xileedka baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa ka harsan 6 bilood, islamarkaana xaaladda Coronavirus ee Soomaaliya waa midda hadda un bilow ah. Haddii Madasha ku adkeysan lahayd in wax kasta oo dhaca ay qasab tahay in doorashada waqtigeeda lagu qabto, waxay maanta fureen albaabkii ay dowladda dib ugu dhigi lahayd doorashada haddiiba ay sidaas damacsaneyd markii hore. Si kastaba, dadka qaar ayaa rumeysan in hoggaanka Madasha isku raaci waayeen inay hal xisbi noqdaan, sidaas darteedna ay ayaga xitaa Coronavirus ka dhex heleen fursad ay sheekada hal xisbi ku damiyaan. Hase yeeshee, haddii aysan Madasha qoraal soo saarin, oo sheekada ay si hoose u damiyaan, ma jiri lahayn cid wax iska weydiisa shirkooda, waayo waxaaba yaraa dadka xusuusta ama ka war-hayey waqtiga, waxayna la sugi karaan xaaladda ku habboon. Qoraalka Madasha ayaa u muuqda mid lagu soo deg degay, oo aan siyaasad ahaan laga fiirsan, si la mid ah qoraalkii 4-tii April, oo dalka oo Coronavirus billow un ka yahay, dadkuna walaac qabaan ay lasoo boodeen doorasho, taasi oo dadka qaar u muujisay inay yihiin dad kursi un u cad yahay oo aan wax kale ka fikireyn.
  13. Xildhibaan Cadow Cali Geed oo ka mid ah Xildhibaanda Dawlada Federaalka Somaaliyeed ayaa ugu deeqay 150 kun oo Dollarka Mareykanka ah Shacbiga reer Qardho [...] Source
  14. PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: U.S. NGO Project HOPE Donates 56,000 Protective Masks to Ethiopia Project HOPE is also conducting virtual training for health care workers on COVID-19 in partnership with Brown University. ADDIS ABABA, Ethiopia, April 30, 2020/ — Project HOPE, a U.S.-based nongovernmental organization (NGO), is providing more than 56,000 N95 protective masks to Ethiopia to support COVID-19 response efforts. Project HOPE Country Representative Dawit Abraham presented the personal protective equipment to Minister of Health Dr. Lia Tadesse at a small handover ceremony, which will be used to protect health workers in handling COVID-19 cases in government health facilities and communities across the country. Purchase, logistics and shipment costs for the protective masks were made possible through Project HOPE corporate funding and donations from the Church of Jesus Christ of Latter Day Saints. Project HOPE has been responding to the global COVID-19 pandemic since early February 2020. The organization has been operating in China – including the Wuhan province, where the disease was first reported – and is building upon lessons learned from fighting the outbreak there to inform its missions around the world. Ethiopia is one of Project HOPE’s priority countries in its global response to COVID-19. In addition to equipment donations, Project HOPE is also conducting virtual training for health care workers on COVID-19 in partnership with Brown University. Distributed by APO Group on behalf of U.S. Embassy Addis Ababa, Ethiopia. SOURCE U.S. Embassy Addis Ababa, Ethiopia Qaran News
  15. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka baxday heshiis ay hore u saxiixday oo mudadiisu dhameyd 30-sanno, kaasi oo ay Muwaadiniin reer Somaliland ah ugu wareejisay huteelka Hargeysa Club. Somaliland ayaa gebi ahaanba ka baxday heshiiskaasi oo sida la sheegay aysan mudadiisu dhamaan, isla markaana si qasab ah kala wareegtay huteelkaasi labo muwaadin oo ay hore uga kireyso, kuwaasi oo ku sameeyay maalgashi ay kaga baxday dhaqaale badan. Tobabare Jaamac Karaciin iyo Suldaan Siciid Yuusuf Du’ale waa labada shaqsi ee xukuumada Biixi la gashay heshiis dhan 30-sanno ah oo ay kaga kireynayso huteelka Hargeysa Club. Heshiiskan ay maanta burisay xukuumada Muuse Biixi ayaa waxa hore u saxiixay xukuumadii Daahir Rayaale, iyada oo ay dibna u cusbooneysiisay xukuumada Biixi muddo dhan 30-sanadood oo kale. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday Xafiiska wasiirka Howlaha guud ayaa lagu sheegay in Xukuumadu ay si rasmi ah uga laabatay heshiiskaasi ay hore ugu kireysay Hargeysa Club, iyada oo aan si cad u sheegin sababta kaliftay in la buriyo heshiiskaasi. Sida ay ogaatay Caasimada Online, waxa hadda huteelka gacan ku hayntiisa la wareegay Ciidamo boolis ah, kuwaasi oo fulinaya go’aanka ay xukuumadu uga laabatay heshiiskaasi oo mudadiis la gaadhin. Inkasta oo aysan cadeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in xukuumadu ka baxdo heshiiskaasi, ayaa haddana waxa ay talaabadani kusoo beegmaysa iyada oo Suldaan Siciid Yuusuf oo kamid ah labada shaqsi ee heshiiska ay la gashay Xukuumadu uu gobolka Sanaag ugu maqan yahay arrimaha nabadeynta. Maaha markii u horeysay ee Xukuumada Somaliland ay ka baxdo heshiis muddo badan ah, iyada oo hore u laashay heshiisyo sanado badan ah oo ay hore ula gashay shirkado ka howl-gala gudaha deegaanadeeda, arrintaasi oo dhalisay walaac hor leh oo ku aadan damaanada heshiisyada lala galo xukuumada Biixi.
  16. Xildhibaan Cabdullaahi Macalin Nuur oo ka mid ah Xildhibaanda Dawlada Federaalka Somaaliyeed ayaa ugu deeqay 150 kun oo Dollarka Mareykanka ah Shacbiga reer Qardho ee [...] Source
  17. Washington (Caasimada Online) – Ayada oo Mareykanka uu ku cadaadinayey Sacuudi Carabiya inay soo afjarto dagaalka qiimaha saliidda ee ay kula jirtay Ruushka, ayaa madaxweyne Trump waxa uu hogaamiyayaasha dalkaas siiyey diginin kama dambeys ah. Dagaalkaas ayaa hoggaamiyey in suuqyada caalamka lagu soo fasaxo saliid aan loo baahneyn, taasi oo hoos u dhigtay qiimahii saliidda, islamarkaana si gaar ah u dhowaacday shirkadaha shidaalka Mareykanka. Wada-sheekeysi taleefon oo dhacay 12-kii April, ayaa Trump wuxuu dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ugu sheegay in haddii ururka saliidda ee OPEC aysan si deg deg ah u dhimin wax soo saarkooda saliidda, ay ku adkaan doonto inuu joojiyo qaraar ay sharci-dejiyayaasha Mareykanka ansixin lahaayeen, oo ciidamada Mareykanka looga soo saarayo Sacuudiga. “Laba kala doorta, inaad dhintaan wax soo saarka saliidda, ama in ciidamada Mareykanka ee idin difaaca laga saaro dalkiina,” ayuu Trump ku yiri Bin Salman, sida ay dad xog-ogaal ah u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters. Hanjabaaddaas ayaa xudun u ahayd cadaadis Mareykanka uu saaray Sacuudiga, kaasi oo hoggaamiyey heshiis lagu dhimay wax soo saarka saaliidda, islamarkaana guul diblomaasiyadeed siisay Aqalka Cad. Trump ayaa digniintan siiyey Bin Salman, 10 maalmood ka hor inta aan lagu dhowaaqin heshiiska dhimista soo saarka saliidda. Sida ay sheegeen dad xog-ogaal ah, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa aad uga yaabiyey hanjabaadda Trump, heer uu gaaray inuu amro dadkii qolka kula jiray inay ka baxaan, si uu si gaar ah ula hadlo Trump. Sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa Reuters u sheegay in maamulka Trump uu Sacuudiga u sheegay in haddii aysan dhimin wax soo saarka saliidda “aysan jiri doonin hab xubnaha congress-ka looga joojiyo inay soo rogaan xanibaado, kana soo saaraan ciidamada Mareykanka dalka Sacuudiga.” Sarkaalkan ayaa macnaha guud ee fariinta Mareykanka kusoo koobay inay ahayd “inaan idin difaacno, adinkana aad burburisaan shirkadaheena isma qabato.” Saraakiil sare oo ka tirsna dowladda Sacuudiga oo arrintan wax laga weydiiyey waa ay diideen inay jawaab bixiyaan.
  18. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar___Qubanaha-30042020.mp3 View the full article
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa beeniyey inay kasoo baxday warqad lagu amray dowladda hoose ee Muqdisho inay si ku meel gaar ah u joojiso canshuur aruurinta, sababo la xariira baaritaan ku bilaabanaya. Warqadaas oo ku taariikheysan 29-kii bishan ayuu cadeeyey xaafiiska guud ee hantidhowrka in aysan isaga kasoo bixin oo ay been abuur tahay. “Xafiiska hantidhowrka Guud ee Qaranka wuxuu caddeynayaa in warqaddaan hoose aysan sax aheyn kana soo bixin Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayna tahay warqad been abuur ah,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xaafiiska hantidhowrka guud ee qaranka. Hoos ka arag warqadda been abuurka ah ee hanti-dhowrka beeniye
  20. Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shaaca ka dhigtay in ay dib u dhigtay shirweynihi ay ugu xuubsiiban laheyd halka xisbi sabab la xiriirta cudurka Covid-19 oo saameyn ku yeeshay dadka Soomaaliyeed. War-saxaafadeedka View the full article
  21. RAJADA UGU DHOW EE TALAALKA CUDURKA COVID19 EE CORONAVIRUS AYAAN HAYAA !. Waxaa caalamkii Wiiqay Cudurka Loo bixiyey Coronavirus kaasi oo Sameeyey: Noloshii Aadamaha oo keenay dhimashada Xad-dhaafka ah iyo Bukaan aan La tirin karin oo muddo gaaban ku gaadhay Qaaradkasta iyo wadan walba. Cabsida Cudurkaas Wuxuu Curyaamiyey Wax-soo-saarkii iyada oo ay fadhiisteen Dhamaan illihii dhaqaaluhu ka Soo baxaayey nooc-kasta oo ay Yihiin. Waxaa kala go’ay Xidhiidhkii Dadka, Waxaana La Miciinsaday: Guriga ku Jir, kala Fogaada ugu yaraan 2 Meter, Gacmaha Maydh, Ha istaabanina. Taasi oo Bedeshey Qaab Nololleedkii Dadka iyo iskaashigiiba. Haddaba Jiritaanka Caalamku Sidan kuma Socon Karo. Haddaba Waxaa Adduunka oo Dhan hadda Orod iyo Tafaqsi Loogu Jiraa: Sidii Talaal ama Dawo Loogu Heli Lahaa Cudurkan Sadhaha ah ee Covid19 ee Noloshii Aadamaha Naafeeyey. Haddaba Aniga oo ku Noqonaaya Sadarkii aan ku bilaabay Qoraalkan ee ahaa: Sida ugu dhow ee Loogu heli-lahaa Tallaal Anaa haya. Waxaan La Socodsiinayaa Adduunka in halkan idiinku Soo bandhigaayo Aqoon iyo Xog Ummadda Somaliland ay Taqaannay kuna dhaqmijirtey Boqollaal Sano ( Hundreds of Years ) Aqoontaas oo ah in Xoolaha ay dhaq-daan Gaar ahaan Geesleyda oo ah: Riyaha iyo Lo’da. Marka uu Sadhahanni ku dhaco Riyaha Sambabku oo keenno Sadhaha Riyaha ee Caalamkana Looga Yaqaan: ( Contagious Caprine Pleuropneumonia ) Cudurkani Marka uu ku dhaco Riyaha inta neef ee Cudurkani hayo waa la Takoori oo waa la karantiimi jirey oo Meel Gooni ayaa Lagu oodi jiray Riyaha Fayowna waa laga ilaalin Jiray, Xiitaa Reerraha Sabab Lagu Sheego Waa Laga Fogaan Jiray si ayna Riyahooda Fayow aanay u Sadhadayn Riyaha Bukaa. NUXURKA QORAALKANNI Waa in aan idiin Soo Bandhiggo Sida Dadka Soomaaliyeed u Tallaali Jireen Riyaha iyo Lo’da, Waana: Neefka Riyaha ah ee Cudurkani Dillo Waxay ka Soo Saari Jireen Sambabka oo intay Cadceedda ay u dhigaan ayey marka Sambabku ingeggo ayey Sambabka Qurbi Jireen iyaga oo u googaaya Sida Muqumada, Colobta ama Oodkaka Kale Qofba Sida uu u Yaqaan iyaga oo Sambabka u Jarjaraaya Boqollaal Sida Midhaha Digirta Cagaaran kadib inta Dab La Shido ayaa Xoro Lagu Soo Oodayaa Riyihii Fayoobaa Markaas ayey Haweenneyda ugu Weyn Qoyska ayaa Soo Qaadanaysa: Madane iyo Midi ka dibna Dabkii Shidnaa ayaa La Galinayaa Madanihii iyo Mididii kolkaasaa Riyihii Fayoobaa inta Mid Mid Loo Soo Qabto ayaa Dhigta Rida Saanta Kore Meel dhinaca sare ee dhegta ah ayaa Mididii Lagu Daloollinayaa Hog Yar Godkaa Yar Waxaa Holayaa Xulub Loona Daloollinayaa Saanta Sare ee dhegta iyo Carjawda Dhegta Dhexdooda ayaa La Galinnayaa Cadkii Yaraa ee Sambabkii ahaa Marka Sambabkaa Yar Dhegta La Galiyo Madanihii Dabka ku Jirey ayaa Afkii Yaraa ee iniinta Yar ee Sambabka ah Dhegta Rida La Galiyey ayaa Madanihii oo aad u Kulul Lagu Gubayaa Meeshii Nabarka ahaydna Way Awdmaysaa Nabarkii Sidaasi ayuu ku Bogsanayaa Riyaha Reerraha ee Fayowna Sidaasi ayaa Tallaalka Loogu Dhameynayaa Sidaasi Ayeyna Riyuhu kaga badbaadayaan Sambabka ku Dhaca. Gabagabada Nuxurka iyo Ujeedada Qoraalkanni Wuxuu Yahay: In Sidaas Soomaalidu Sambabka Riyaha uu Dillay Cudurka Sadhaha Sambabku in Dadka Coronavirus uu Dillay Sambabadooda Laga Raadiyo: Talaalka Sambab-daddeedkan Caalamka Naafeeyey ee illaa hadda aan Maaro Loo Haynin. Haddaba Waxaan u soo u Qaatay Tusaalaha Talaalka Soomaalida ee Boqollaalka Sannadood Lagu Soo Dhaqaayey Lana Hubo in uu Suggan Yahay. Markii ugu horreysay ee Cudurkani Coronavirus Lagu Arkay Dadka Dalka Shiinaha Waxaa La Sheeggay: in Laga Qaaday Xoolaha Gaar ahaan Ugaadha Sidaasi Darteed Haddiiba Laga Qaaday Xoolaha Aniga Artidayda Waxay iigu Muuqataa: in Coronavirus uu Yahay Sadhihii Riyaha Xaasuuqaayey intii aanay Soomaalidu Tallaalkan aanay helin Laakiin Markay Soo Saareen Tallaalkan Sambabka Riyaha iyo Lo’da Waxaa La Gaadhay Guul Xoole Dambana Sambab Ma Dillin. Haddaba Waxaan Anigu u Bixiyey Cudurka Coronavirus ( SAMBAB-DADDEED ) Wuxuuna La Nooc Noqon Karaa Sambabkii Soomaalidu Tallaalka u Heshay ee Lagu Badbaadday ee Dawladdaha Waaweyn Wadamada Sheegtayow ALLAH Weyne Bal Maanta Naga Faa’iiddeysta oo Sambabbada Dadka Covid19 Dillay Ha Laga Baadho Tallaalka Sambabbsda Dadka Cudurkani Dillay Waana Wax Alle Ogol Yahay Sida ( Organ Donation ) Khawaajeyaashow Bal Maruun ka Faa’iiddeysta Aqoonta Africa ( Soomaalida ) Guul iyo Garasho Wacan. Source
  22. Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Waxgaradka Gobolka Karkaar oo uu kala hadlay Xaalada Magaalada Qardho. Madaxweyne Deni ayaa ka [...] Source
  23. (SLT-Hargeysa)-Magaalada Boorama waxaa maanta ku geeriyooday mid ka mid ah dadkii looga shakisanaa cudurka COVID19, iyadoo halkaasi lagu aasay. Qofkan geeriyooday ayaa shaybaadhkiisa horey loogu diray dalka dibaddiisa, iyadoo la sugaayay natiijada jawaabta. Qaabka loo aasay ayaa ahayd mid taxaddar badan, iyadoo dadka aasayna ay xidhnaayeen dharkii loogu talo-galay Coronaviruska. Marxuumka ayaa ahaa nin dhalinyaro ah. Alle ha u naxariisto. Source
  24. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii sheegay in qaabkii ay Shiinaha ula tacaaleen cudurka Coronavirus ay caddeyn u tahay in Beijing “ay sameyn doonto wax kasta oo ay awooddo”, si uu u lumiyo doorashada madaxweynaha ee bisha November. Wareysi uu siiyey Reuters, isaga oo ku sugan Xafiiska Oval, ayuu Trump ku sheegay inuu eegayo tallaabooyin kala duwan oo China uu ku marsiin karo ciqaab la xiriirta fayruskan. “Wax badan Ayaan sameyn karaa,” ayuu yiri. Trump ayaa Shiinaha ku eedeynayey cudurkan safmarka ah, oo dalka Mareykanka ku dilay in ka badan 60,000 oo qof, islamarkaana dhaawac xooggan gaarsiiyey dhaqaalaha Mareykanka, taasi oo wiiqday rajadii dib u doorasho ee Trump. Madaxweynahan Jamhuuriga ah, oo inta badan lagu eedeeyo inuusan xilli hore tallaabo qaadin, si uu Mareykanka ugu diyaariyo la-dagaalanka faafitaanka fayruskan, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Shiinaha ay ahayd inay xilli hore dunida ogeysiiyaan cudurka Coronavirus. Mar wax laga weydiiyey inuu Shiinaha ku ciqaabi karo canshuur dheeri ah iyo inuusan bixin deymaha ay ku leeyihiin Mareykanka qaarkood, ayaa Trump waxa uu yiri “wax badan ayaan sameyn karaa, waana eegeynaa waxa dhacay.” “Shiinaha waxay sameyn doonaan wax kasta oo ay awoodaan, si tartanka la iiga adkaado,” ayuu yiri Trump. Waxa uu intaas ku daray in Beijing ay dooneyso musharaxa la loolamaya ee Dimoqraadiga ah, Joe Biden, uu ku guuleysto doorashada, si uu uga qafiifiyo cadaadiska Trumo uu saaray Shiinaha sida gacansiga iyo arrimaha kale. “Waxaa si joogta ah ugu adeegsadaan xiriirka dadweynaha inay isku dayaan inay iska dhigaan inay yihiin kuwa aan waxba galabsan,” ayuu yiri isaga oo ka hadlaya saraakiisha Shiinaha. “Waanu damaashaadeynay ka hor inta aysan arrintan dhicin. Waxaanu haysanay dhaqaalihii ugu weynaa taariikhda,” ayuu yiri. Sarkaalka sare oo ka tirsan maamulka Trump, balse codsaday inaan la magacaabin, ayaa Arbacadii sheegay in xabad joojin aan rasmi ahayn, oo la xiriirta dagaalka dhanka afka ah, taasi oo bishii March ay isku raaceen Trump iyo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo taleefonka ku wada-hadlay, ay hadda u muuqato inay dhammaatay. REUTERS + VOA