-
Content Count
214,482 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: Notification Note on COVID-19 Situational Update – 4 May 2020 ADDIS ABABA, Ethiopia, May 4, 2020/ — The total laboratory tests conducted within 24 hours are 1758; of these five (5) of them are confirmed positive for COVID-19 and the total confirmed cases as of today are One-Hundred-Forty (140). The tests were conducted at the Ethiopian Public Health Institute, National Animal Health Diagnostic and Investigation Center, Armauer Hansen Research Institute, International Clinical Laboratories, Amhara Public Health Institute (Bahir Dar), Tigray Health Research Institute, Adama Public Health Research and Referral Laboratory, Haramaya University Laboratory and Jigjiga University Laboratory. The Details of cases are presented below: S. NO Citizenship Residence Age sex Travel history of abroad Contact with confirmed case 1 Ethiopian – 24 Male He has travel history from Puntland and is in Jigjiga University mandatory quarantine. 2 Ethiopian – 23 Male He has travel history from Puntland and is in Jigjiga mandatory quarantine. 3 Ethiopian – 20 Male He has travel history from Puntland and is in Jigjiga mandatory quarantine. 4 Ethiopian Bahir Dar 17 Male No Yes 5 Swedish – 19 Male He has travel history from Sweden and is in Addis Ababa mandatory quarantine. COVID-19 Situational Update as of Today Total laboratory test conducted 24,088 Laboratory tests conducted within 24 hours 1,758 Number of confirmed cases within 24 hours 5 Total patients of COVID-19 in the treatment center 60 Patients in intensive care 0 Newly recovered 0 Total recovered 75 Total deaths 3 Returned to their country 2 Total confirmed cases as of today 140 The Ministry of Health and Ethiopian Public Health Institute would like to advise the public to strictly adhere to all precaution measures including avoiding mass gatherings, washing hands with water and soap, covering mouth and nose with face/cloth mask when in crowded areas, and maintaining physical distancing. Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Ethiopia. SOURCE Ministry of Health, Ethiopia Qaran News
-
United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: UNHCR Global COVID-19 Emergency Response WHO has reported worrying upward trends in various parts of Africa GENEVA, Switzerland, May 4, 2020/ — Highlights While the epicenter of the COVID-19 outbreak remains in the United States and Western Europe, WHO has reported worrying upward trends in various parts of Africa, the Americas, and Eastern Europe, without a concentrated outbreak so far in refugee and internally displaced camps and settlements. As of 20 April 2020, UNHCR estimated that 167 States have partially or fully closed their borders to contain the spread of the virus. 57 of these states are making no exception for people seeking asylum. UNHCR issued a press release drawing attention to the increasingly desperate situation of forcibly displaced people affected by the economic impact of COVID-19. Since the end of March, UNHCR has disbursed $30 million in cash assistance, including advanced payments, to enable refugees, internally displaced people and other persons of concern to cope with the adverse economic impact of COVID-19. UNHCR is supporting national health authorities by providing additional isolation units, which have allowed to include specific areas for triage, the storage of medical equipment or changing rooms for doctors. To date, more than 2,100 refugee housing units have been provided for use as isolation units in 60 locations throughout the Americas. Plans are in the works to provide 1,000 additional units. UNHCR contributed substantively to the latest report of the Secretary General “Covid-19 and human rights, we are all in this together” launched on 23 April. Distributed by APO Group on behalf of United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR). SOURCE United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) Qaran News
-
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Caawa la hadlay Shacabka isagoo ku sugan Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar. Madaxweynuhu wuxuu ka tacsiyeeyey Diyaaradii maanta ku burburtay Duleedka [...] Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wariye Saciid Yuusuf Cali, oo ka mid ahaa suxufiyiinta magaalada Muqdisho, islamarkaana ka howl-galyey Telefishinka Kalsan TV ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilka weriye Saciid Yuusuf Cali oo ka dhacay xaafadda Sey Biyaano ee degmada Hodon ayaa la sheegay inuu geystay Nin Mindi sitay, mana cadda sababta u u dilay iyo waxa kala dhaxeeyay, isagoo u geeriyooday dhaawaca Tooreyuu afar jeer ku dhuftay. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay qabteen ninkii dilka u geystay Allaha u naxariistee weriye Saciid Yuusuf. Saciid Yuusuf Cali ayaa da’diisa aheyd sodon jir, waxaa uu ka tagay labo carruur ah iyo xaas Allaha u naxariistee Saciid ayaa Isniintii maanta warbixin ka diyaariyay daayay Macalin Iskuul oo lagu dilay degmada Afgooye, waxaana goobtiisa shaqo uu ka baxay 2-dii duhurnimo oo uu hoygiisa ku laabtay.
-
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the brutal methods by officials of Mogadishu Municipality against two journalists, and calls on the authorities to ensure that this violence does not go unpunished. Safia Osman Abdulle, reporter for TV and Radio of Shabelle Media Network and Abdulkadir Ga’al, Cameraman for Shabelle TV, were aggressively attacked in this morning by officials of Mogadishu’s Waberi district. Safia Abdulle was attacked with stone by a Department Director of Waberi District, causing serious head wound. Other Waberi district officials similarly started beating up Cameraman Abdulkadir Ga’al and confiscated the video camera, voice recorders and mobile phones. The two journalists had gone to cover women protesting against the Waberi District Commissioner for lack of payment of their salaries and allowances while the local officials did not want the journalists to cover the protest. Safia Osman Abdulle was rushed to hospital for emergency treatment. “We denounce this broad daylight brutality and call on the Mayor and Governor of Mogadishu as well as law enforcement authorities to swiftly intervene and take appropriate actions against the individuals implicated in these acts” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General. “If the authorities do not act on this, we will make sure that justice is served to the affected journalists”. Officers of Waberi district should be protecting journalists, not attacking them. NUSOJ believes the abusive officials need to face the full force of the law so that such violent attacks do not happen again. “News of grievances of protestors cannot be addressed or suppressed through such acts of violence and brutality against journalists on duty as this simply throttles media freedom,” stated Osman. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay eedeymaha isugu jira carigga, caburinta, caga jugleynta, is-hor taaga shaqada iyo kuwo kale oo uga imaanaya Suxufiyiinta Soomaaliyeed. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay eedaymaha qaar ee dowladda uga imaanaya Saxaafadda ay ula muuqdaan kuwo laga badbadiyey, kadib baaritaan ay sheegtay wasaaraddu inay sameysay. “Xuskii shalay ee 3-dii May, kulamo ay yeesheen qaar ka mid ah ururada Suxufiyiinta waxay eed inteeda badan aanay waxba ka jirin u soo jeediyeen Dawladda Soomaaliya oo siyaasad ahaan iyo shuruuc ahaan u taagan ilaalinta xornimada Saxaafadda, Xoriyatul qawlka iyo u sahlida Suxufiyiinta xogta Dawladda”ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay wasaaradda warfaafinta. Eedeymaha ay qoonsatay dowladdu ee ka yimid ururada Saxaafadda waxaa ka mid ah. In sanadkii tagay ee 2019-kii uu weriyaasha Soomaaliyeed u ahaa sanad u xun, waxaana lagu sheegay qoraalka in aysan sameyn wax is barbardhig ah. “Waxay sheegeen in loo diiday in ay helaan xogta ay u baahan yihiin iyagoo tusaale usoo qaatay xilligan uu jiro cudurka COVID-19 in aanay dowladdu siinin xogtii ay u baahnaayeen, hase yeeshee la ogyahay in maalin kasta 5-ta Galabnimo ay mas’uuliyiinta sar-sare ee dowladdu qabtaan shir jaraa’id oo u fasaxan in Suxufi kastaa yimaado, su’aashu uu qabano weydiiyo masuuliyiinta. “Dowlad ahaan waxaanu aaminsan nahay in xoriyada Saxaafadda iyo suxufiyo kortay in ay jirtay Dawladda Nabad iyo Nolol marka la barbardhigo sanadihii ka horeeyey”ayaa lagu yiri qoraalka. Halkan hoose ka aqriso war-saxaafadeedka Sixid Eedaha Ururada Saxaafadda qaarkood u soo jeediyeen Dawladda Soomaaliya Ugu horeyn Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisku DFS ah waxay mar labaad u diraysaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed hambalyo ku aadan 03 May maalinta Saxaafadda Aduunka, waxay fadliga Bishan Barakaysan ee Ramadaan u rajaynaysaa kheyr iyo Barwaaqo. Intaas ka dib, isla xuskii shalay ee 3 May, kulamo ay yeesheen qaar ka mid ah ururada Suxufiyiinta waxay eed inteeda badan aanay waxba ka jirin u soo jeediyeen Dawladda Soomaaliya oo siyaasad ahaan iyo shuruuc ahaan u taagan ilaalinta xornimada Saxaafadda, Xoriyatul qawlka iyo u sahlida Suxufiyiinta xogta Dawladda. Wasaarad ahaan waxaa qiraynaa in Suxufiyiinta Soomaaliyeed ku shaqeeyaan duruuf adag. Sida ay sheegeena ay kooxaha argagixisada ah ee Alshabaab kala kulmaan dil, handadaad iyo Cabudhin, dhibtaas oo aanay Argagixisadu ku hayn Suxufiyiinta oo keliya ee ay sidoo kale ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, Ganacsatada iyo xataa masuuliyiinta Dawlada maadaama ay yihiin cadow calaami ah oo aan cidna u tudhayn. Dawladdda Soomaaliya waxay ka xuntahay, isla markaana cambaaraynaysaa nooc kasta oo xadgudub ah oo loo geysto xoriyada Saxaafadda iyo suxufiyiinta ku shaqeynaya qaab waafaqsan xirfada Saxaafadda iyo shuruucda dalka, Dawladda waxay diyaar u tahay in ay gacan buuxda ka geysato oo kala shaqeyso ururada Suxufiyiinta sidii loo hagaajin lahaa duruufaha ay ku shaqeeyaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo madaxbanaanida Saxaafadda, taasoo aanay danni ugu jirin Suxufiyiinta oo kaliya ee sidoo kale ay dani ugu jirto dib u dhiska Qarannimada iyo kobaca Dimuqraadiyadda Soomaaliya ee curdinka ah. Dawladda Soomaaliya waa Dawlad ku dhisan oo aaminsan sareynta sharciga, waxay si buuxda ugu hogaansan tahay Dastuurka iyo Shuruucda kale dalka oo dhamaantood damaanad qaadaya Madax banaanida Saxaafada iyo xoriyatul qowlka, iyo sidoo kala xeerarka iyo qaraarada caalamiga ah ee aanu qaybta ka nahay. Dhamaan hay’adaha Dawladda ee xidhiidhka la leh shaqada suxufiyiinta sida Booliska waxay ku amran yihiin ilaalinta xoriyada, madax banaanida iyo nabadgelyada Suxifiyiinta. Hase yeeshee maadaama dalku ka soo kabanayo burbur iyo nidaam xumo mudo dheer soo jirtay, isla markaana dagaal lagula jiro Argagixiso ku imaanaysa weji kasta oo ay waxyeelo ku geysan karto, waxaa mararka qaarkood dhici kara in Ciidamada nadabgelyadu hakiyaan Suxufiyiinta iyadoo ka taxadaraya badbaadada naftooda, mida ciidanka Booliska iyo shacabka. Hadaba, eedaymaha ay ururada Suxufiyiinta qaarkood u jeediyeen Dawladda waa ku aan ku dhisnayn xaqiiqda dhabta ah ee Soomaaliya ka jirta, waa kuwo aan awood u lahayn in ay eedeeyaan cidda dilaysa weriyayaasha ama cabudhinaysa oo ah Argagixsada Alshabaab, waa kuwo aan marna xusin daruufta adag ee ay ku shaqeeyaan Ciidamada Nabadgelyadu iyo taageerada joogtada ah ee ay Ciidamadu maalin kasta siiyaan Suxufiyiinta si ay u gutaan waajibaadkooda. Wasaaraddu markii ay u kuurgashay Cabashada iyo Eedaymaha waxaa u muuqatay in arrimaha qaar laga badbadiyey, Tusaale ahaan, Ururada hadlay waxay xuseen in Sanadkii tagay uu ahaa sanad u xun Suxufiyiinta mana sameyn wax is barbardhig ah, waxay sheegeen in loo diiday in ay helaan xogta ay u baahan yihiin iyagoo tusaale usoo qaatay xilligan uu jiro cudurka covid19 in aanay Dawladdu siinin xogtii ay u baahnaayeen, hase yeeshee la ogyahay in maalin kasta 5ta Galabnimo ay masuuliyiinta sarsare ee Dawladdu qabtaan shir jaraa’id oo u fasaxan in Suxufi kastaa yimaado, su’aashu uu qabano weydiiyo masuuliyiinta. Dawlad ahaan waxaanu aaminsan nahay in xoriyada Saxaafadda iyo suxufiyo kortay in ay jirtay Dawladda Nabad iyo Nolol marka la barbardhigo sanadihii ka horeeyey. Ugu dambeyntii, Wasaaradda Warfaafintu waxay si gaar ah u dhiirigalinaysaa doorka Xirfadlayda Saxaafadeed ee maalinkasta utaagan quudinta dhagaha iyo indhaha Shacabka Soomaaliyeed. Wasaaraddu waxay soo dhowaynaysaa abuurista jawi wanaagsan oo u sahla Saxafiyiinta in ay si hufan u gutaan shaqadooda, iyadoo u aragta lagama maarmaan dhamaystirka Sharciga Saxaafadda iyo dhismaha Gudiga Warbaahinta Soomaaliyeed oo fure u ah helista nidaam lagu wada shaqeeyo oo ilaaliya Madax Banaanida Saxaafadda iyo suxufiga. Wasaaraddu waxay u aragtaa in qaar ka mid ah fariimaha ay direen ururada hadlay ee Saxaafadeed aanay ku socon Dawladda iyo shacabka Soomaaliyeeed, maadaama aanay haba yaraatee jirin hal codsi ama cabasho oo si toos ah Ururada Saxaafadu ugu soo gudbiyeen Wasaaradda ama hay’adaha kale ee Dawladda. Wasaaradu waxay u soo jeedinaysaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay ka dheeraadaan in loo isticmaalo ujeedooyin ka baxsan Xirfadooda oo aanay ku milmin aragtiyada Siyaasadeed oo kala duwan, taasoo ah wax aan u wanaagsanayn xirfadooda iyo ku kalsoonaanta suxufiyiinta. Dhamaad
-
MOGADISHU (HOL) - Six crew members have been killed this afternoon when small Kenyan aircraft allegedly hit by what is suspected to be RPG. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Bar-Qubanaha-Wararka-04052020-ww.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababta ka dambeysay inay soo dhacdo diyaaradii Afarican Express ee galabta ku dhacday duleedka degmada Bardaale ee gobolka Bay. Lix qof oo saarnayd diyaaradaas ayaa geeriyootay, waxayna siday xamuul, iyadoo ku duulaysay misaafo dhulka u jirta ilaa 670 mitir markii ay dhacday. Xogo hor dhac ah oo laga helayo baaritaano la sameeyey waxay sheegayaan in diyaaradda ay ku dhaceen wax dhulka laga riday oo la aaminsanyahay inay ahaayeen gantaal. Mas’uul ka tirsan shirkadda diyaaradaas iska laheyd ee African Express ayaa ku eedeeyey ciidamada Itoobiya oo saldhig ku leh meel u dhaw degmada Bardaale, inay si ula kac ah u soo rideen diyaaradda. Diyaaraddan ayaa ka kacday magaalada Muqdisho, iyadoo sii martay magaalada Baydhaba, kadibna uga gudubtay magaalada Bardaale ee gobolka Bay, balse inta aysan gaarin garoonka ayey soo dhacday. Xildhibaan Cabdiraxman Aadan Ibbi oo ka mid ah milkiilayaasha Shirkadda African Express ayaa sheegay in muuqaal Saterlite laga qaaday uu muujinayo in diyaaradda wax lagu dhiftay, xilli ay 5-KM u jirtay runway-ga garoonka diyaaradaha ee magaalada Bardaale. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in diyaaradda laga toogtay meel aad ugu dhow garoonka dayaaradaha degmada Berdaale. Dadka ku dhintay shilkaas oo ah lix qof ayuu magacyadooda ku kala sheegay xildhibaanku Captan Xasan Musse Bulxan, Captan Mubruuk, Captan Cumar, Eng. Kenyaan ah, masuulkii xamuulka saarnaa diyaaradda Cali Madax-Gaduud iyo wakiilkii Shirkadda Saciid Cabdullaahi Maxamed.
-
Waxaa dunida ka jiray bilihi u dambeeyay welwel aad u baahsan oo laga qabay xanuunkan uu dhaliyo feyraska ee loo yaqaano COVID-19, waxaa meel kasta ku baahay talooyin fara badan oo xanuunkan ku saabsan, calaamadihiisa, sida la isaga ilaalin karo iwm, waxaase in badan talooyinkaas ka muuqata inaaney dhabta ka hadleyn oo in badan marin habaabin ku jirto, baraha bulshada ayaa waxkasta lagu baahiyay, macluumaadka qaarne waa laga badbadiyay. Haddaba waxaan rabaa inaan qormadeydan ku iftiimiyo waxyaabo ku saabsan xanuunkan, balse waxaan ku hormarayaa wadiiqooyinka lagu nadiifiyo guryaha iyo jirkaba si aad uga hortagtid COVID-19, waa tallaabooyin aan dhib badneyn, kana fudud sida dadka qaar usawiranayaan ama loogu sharraxay baraha bulshada. Tusaale haddaad go’aansatay inaad akhrisid ilaha warbixineed ee xanuunkan sharraaxaadda ka bixinaya sida; ururka caafimaadka adduunka (WHO), ama xarumaha ka hortagga xanuunada faafa ee dalalku leeyihiin, waxaad arkeysaa inay si weyn ugu hormarinayaan ama xoogga saarayaan in qofku isticmaalo biyo socda iyo saabuun marka uu gacmaha meyranayo, sababtuna waxa weeye fayrasyada dahaarkoodu waxa uu ka sameysanyahay dufan, saabuuntuna ay si fiican usuulin karto dufanka. Haddaad gurigaaga ka baxdid, islamarkaana aadan uhelin jaanis aad gacmaha ku meyrato biyo iyo saabuun, waxaad isticmaali kartaa Aalkolada (Alcohol) lagu iibiyo farmashiyaasha, balse haddaad damacsantahay inaad nadiifiso gurigaaga waxaad diyaarsan kartaa dareere isku dhis ah oo aad si fudud guriga ugu diyaarsan kartid, waxaad soo qaadaneysaa qaaddo ama malgacad Koloriin ah kaddibne waxaad ku qaseysaa hal liiter oo biyo ah. Waxaa aad loola yaabay in baraha bulshada lagu faafiyay iskujir kiimikaad oo ka kooban xaddi sare oo koloriin ah iyo Aalkolo, iyo mararka qaar waxyaabo kale oo kiimiko ah, dhibaatada ka imaaneysa waxyaabahaas khaldan waxa ay waxyeelo ba’an ugeystaan indhaha iyo sambabada dadka gurigaas ku nool, fadlan iska ilaali walxaha kiimikaad ee si aan cilmiyeysneyn loo diyaariyay. Gacma dhaqiddu ujeedka qudha ee laga leeyahay waa in fayraskaas aad ka horjoogsatid inuu soo gaaro ugu horreyn sankaaga, marka xigane afkaaga iyo indhahaaga, waxaa jira laba wadiiqo oo waaweyn oo uu ku faafo xanuunkan (ilaa hadda). Tan Koowaad (waa tan ugu badan ee la arkay inay aad u faafiso): waa inaad usoo gashid xeyndaab 2-4mitir ah qof xanuunsan, qofkan waxa uu cudurka ugudbin karaa sankaaga ugu horreyn haddii uu qufaco ama hindhiso. Tan labaad: waa in qofka xanuunsan uu fayraska kaga tago meel uu taabtay, sida Alaabada iwm. Waxaan naqaanaa in fayraskan uu ku dul noolaan karo sadxiyada alaabaha ama darbiyada muddo saacado ilaa maalmo gaari karta, haddane sidaa ay tahay tan koowaad ayaa ah tan ugu shaacsan ee cudurku ku faafo. Fayraskan nooca uu yahay ee koofiyada wata waxa ay ku dhegi karaan kuna faafaan inay alaabaha ama dabiyada dushooda qabsadaan, sidaa awgeed waa inaan ka digtoonaa taabashada wax kasta xilliyada aan adeeganeyno ama magaalada mareyno iyo inta aan joogno xaafadaheena islamarkaana aan gacmaha si joogta ah ugu meyrano biyo iyo saabuun inta ugu badan ee aan sameyn karno maalinti. Bal ka warama hadduu fayraskan galo jirkeena muxuu ku sameynayaa? La soco Qeybta 2aad W/Qoray: Dr. C/qaadir Insi
-
Muqdisho (Caasimada Online)-War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada Waaberi loogu geystay Weryaal ka tirsan Idaacadda iyo TV-ga Shabeelle. “Wasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda Soomaaliyeed.Wasaaraddu waxeey ka warhaysaa cabshada hawl-wadeeno ka tirsan Idaacadda Shabelle oo sheegay in maanta ay tacaddi kala kulmeen maamulka degmada Waabari” ayaa lagu yiri qoraalka. Warkan waxaa lagu sheegay in wasaaradda warfaafintu ay arintaas xiriir kala sameysay maamulka gobolka Banaadir, isla markaana baaritaan rasmi ah lagu sameyn doono. “Wasaaraddu waxeey xiriir lasamaysay maamulka Gobalka Banaadir, baaris rasmi ah ayaana lagu samaynayaa dhacdadaas si sharciga loo mariyo ciddii gaysatay. Markale Wasaaraddu waxeey cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda mana loo dulqaadandoono” ayaa lagu yiri qoraalka. Weriye Safiyo Aadan Cusmaan oo ka tirsan Telefishinka Shabelle iyo Camera Man Gacal ayaa lagu jir dilay xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, Isniintii maanta, waxaana soo gaaray dhaawacyo. Shalay oo ay aheyd 3-da May waxay ku beegneyd maalinta caalamiga ah ee xoriyadda Saxaafadda, waxaa jirtay cabasho badan oo ay soo bandhigeen weriyaasha iyo ururrada saxaafadda Soomaaliya, taas oo ay ka dowaldda Soomaaliya. Hase yeeshee waxaa weli socda tacadiyada lagu haayo weriyeyaasha, iyadoo maanta oo u dambeysay Gabar iyo Wiil Weriyeyaal ah, kana tirsan howlwadeenada Radio Shabelle lagu lagu jir dilay Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.
-
Berlin (Caasimada Online) – Hay’adda sirdoonka Israel ayaa lagu warrama in ay ka dambeysay go’aankii dhowaan Dowladda Germany ay liiska madow ugu dartay dhaq-dhaqaqa iska caabinta Lubnaan ee Xizbullah. Xukuumadda Berlin ayaa khamiistii Xisbullah ku shaabadeysay “urur argagixiso,” waxaa ay mamnuucday dhammaan dhaq-dhaqaaqyada ururka ee wadankan ku yaala Europe, waxayna Dowladdu amartay in la weeraro goobaha booliisku sheegaan in ay xiriir la leeyihiin dhaq-dhaqaaqa. Taleefishinka Channel 12 ee Israel oo soo xiganaya saraakiil aan la magacaabin oo Israel u dhashay ayaa baahiyay Sabtigii in Mossad ay Germany siisay akhbaar ku saabsan dhaq-dhaqaqa Xisbullah ee dhulkeeda. Telefeshinku waxaa uu sheegay, in hey’adda sirdoonka ay qaaday howlgallo bilo qaatay, si ay u qiimeyso howlaha dhaq-dhaqaaqa Xisbullaha ee Germany, waxayna Dowladda Germany iyo hey’adaha sharciga la wadaagtay natiijadeedii. “Talaabadu waa najiitada shaqo bilo qaadatay ee dhammaan qaybaha Germany. Madaxda hey’adda waxaa laga doonayay in ay soo jeediyaan caddeyn iyo sharciyad la xiriirineysa ururka howlo argagixiso, waana midda aan sameynay,” ayuu yiri sarkaal hadlay. Sida uu sarkalku sheegay, madaxa hey’adda sirdoonka ee Germany Bruno Kahl waa saaxiib aad ugu dhow hey’adda sirdoonka Mossad. Xukuumaddda Berlin waxaa ay muddo dheer taageere u ahayd Yahuudda, iyadoo siineysay balaayiin dollar taas oo u ogolaatay Israel in ay qabsato Falastiin, sababtoo ah waa magdhowga xasuuqii Nazigii Jarmalka uu u gaystay Yahuudda.
-
Warar ka duwan ayaa ka soo baxayo diyaarad galinkii dambe ee maanta ku dhacday meel u dhow garoonka diyaaradaha degmada Bardaale ee gobolka Baay , ka dib markii ay ka soo duushay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Diyaaradda ayaa waxaa lahaa shirakadda Diyaaradaha ee African Express waxaana qaaday shixnado daawo iyo qalabka laga xirto Kaneecada waxaana warar kala duwan ay ka soo baxayaan sababihii keenay in ay soo dhacdo . Diyaaradda ayaa markii ay soo dhacaysay waxaa la socday shaqaale isugu jiray kuwo Soomaali ah iyo Ajaanib waxaana wararku ay intaas ku dayaan in shilka diyaaradda ay ku geeriyoodeen dhammaaan dadkii saarnaa oo ahaa lix ruux oo shaqaale ah labo ka mid ah ay Soomaali ahaayeen halka afarta ruux kale ahaayeen shaqaale Ajaanib ah. Wasiirka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi oo la hadlay VOA ayaa sheegay in diyaaradda ay la socdeen 6 ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen Soomaali gabi’aanba ay geeriyoodeen hadda ay wadaan baaritaanno ku aadan sababaihii ka dambaysay in ay soo dhacdo diyaaradda wixii faahfaahina ay dib ka soo sheegayaan lana wadaagi doonaan warbaahinta natiijada baaritaanka. Majiro wax war ah oo ka soo baxay shirkadda diyaaradaha African Express iyo maamulka Koonfur Galbeed oo ku aadan sababta keentay in diyaaradda ay soo dhacdo iyo sidoo kale weli kama aysan hadlin wasaaradda gaadiidka duulista hawada dowladda federaalka Soomaalia. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Qaabkii toogashada – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
“Dad reer miyi ah oo laga soo qabqabtay miyiga ayaa la keenay Hargeysa si loogu toogto. Dadkaas masaakiinta ahaa waxa lagu qasbay inay gashadaan dhar ay dawladdu u bixisay “Dirayska SNM”, waxaana la safay tiyaatarka iyada oo isla halkaas uu ka dhacay gaardiskii ciidanku. Saraakiishii bandhigga qabanaysay waxay yimaaddeen guriyihii dadka, waxaanay nagu amreen in aanu tagno “bedka” oo ahayd halka ay toogashadu ka dhacayso. Waxay ahayd qof waliba inuu ka soo qayb-galo, tukaankii la arko isaga oo furan xoog ayaa lagu xidhayay. Haddii aad doonayso in aanad tegin, waa in aad iska laaluushtaa tabeelaha, si aanu kuu sheegin. Tabeelluhu wuxuu ahaa nin ay dawladdu u xil saartay inuu ka war hayo oo uu la socdo dhaqdhaqaaqa toban kasta oo guri, cidda u soo hoyata, cidda soo martida iwm. Ninkaas ayaa la odhan jiray Tabeelle, wuxuuna la shaqayn jiray sirdoonkii Afweyne. Qof kasta oo gurigaaga soo martiya, hooyadaana ha noqoto e waxa aad u soo sheegaysay Tabeelaha, haddii ay dhacdo inaad weydo ninkaas tabeelaha ah, qofkaasi hooyadaana ha noqdo e gurigaaga ma aad keeni karayn, habeenkaasna dibadda ayuu u hoyanayay! Nidaamka Tabeellaha waxa lagu dhaqi jiray uun Woqooyiga oo qudha, Koonfur kama uu jirin. Runtii, wuxuu ahaa nidaam gumeysi oo toban goor ka foolxumaa kii Ingiriiska. Aan ku noqdo toogashadii e, baabuurta basaska ayaa dadka soo guraysay oo geynaysay halka toogashadu ka dhacayso, lacagta baskana waxa iska bixinaya isla qofka, iyada oo xiitaa aanu qofna doonayn inuu toogashadaas ka qayb-galo. Toogashadu inta badan waxay dhici jirtay isla maalinta qofka la soo xidho ama ugu badnaan maalin ka dib xidhitaanka, waxaana inta badan xukumi jirtay Maxkamadda Ciidanka. Dabcan, dad rayid ah ayaa la saari jiray maxkamad ciidan. (HRW, bogga 45aad) Macne ma ay lahayn inuu qofku dambi leeyahay iyo in aanu lahayn, hal-hayska maxkamaddu wuxuu noqday “ama qab, ama ha qabin, ama waa lagu qabadsiin”. Macnaheegu ay tahay xiitaa haddii qofka dambi lagu waayo, in dambi loo samaynayo, illaa iyo ay isku macne noqdeen labada eray ee “toogasho” iyo “maxkamad” (Ibid) Intii ay socotay gaardiskii ciidanka iyo toogashadiiba, waxaa na looga digay in aanu kaantaroolno innamdayada haddii kale ay cawaaqib la kulmi doonaan (yacnii waa in aanay rabshad samayn wiilasha lagu qasbay inay daawashada ka soo qayb-galaan). Basaasiin ayaa daawanaysay dadka wajiyadooda si ay u akhristaan dareenkooga, qof kasta oo laga arko calaamado muujinaya inuu u murugooday dadkaas la tooganayana wuxuu la kulmayay dhibaato. Dadka aan sacabbin, ama aan muujin inay ku faraxsan yihiin dilkaasna iyaga qudhooda ayaa eedaysnaa, waana la ciqaabayay”, ayay tidhi Sahra Axmed Carte oo ay Humar Rights Watch ku waraysatay Landhan, 17 June 1989-kii. Maxamed Cali Cabdillaahi ayaa isaguna sheegay in kol kasta oo ay SNM jabiso ciidanka dawladda ay dili jireen reer miyi meelahaas jooga. Ka dib ay soo qaadi jireen maydkooga oo ay magaalooyinka ku dhex daadin jireen iyaga oo dadka ku odhan jirnay waxaanu dilnay Itoobiyaan e, kaalaya oo soo eega”. Maalintaas, si la mid ah kumanaan maalmood oo kaleba, waxa dhiiggooga la qubay dad aan waxba galabsan. Xiitaa kuwa la tooganayay illaa iyo kolkii qoriga lagu tooganayo ay caaradiisu ku fiiqnayd, kama ay jawaabi karayn sababta loo tooganayay. Hargeysa, dadka waxa lagu toogan jiray buurta dhanka bari ka xigta halka ay immika ku taallo Kafateeriyada Masalla View (eeg sawirka hoose). Xigasho: Human Rights Watch, a government at war with its own people (Bogga 122 – 123) Qore: Maxamed Sharma’arke Sharmaake91@gmail.com Qaran News -
Turkey sent a second shipment of medical supplies to Somalia on Monday to help the country combat the novel coronavirus outbreak. An A-400M military plane carrying supplies including stretchers, beds and quilt covers departed from Etimesgut Military Airport in the capital Ankara. On Saturday, Turkey sent a shipment of medical supplies to Somalia, including new Turkish-made ventilators. After Turkey’s all-out efforts to develop its own ventilators, which bore fruit last month, Somalia – which lacked the devices, which are critical for fighting the coronavirus – became the first country it sent the ventilators to. The medical aid packages bore the Turkish presidential seal along with the Turkish and Somali flags and a famous saying by 13th-century Sufi mystic Mevlana Jalaluddin Rumi: “There is hope after despair and many suns after darkness.” Source: Daily Sabah
-
Kismayo ( PPM) — In 2009 when Al-shabaab captured Kismayo, Ahmed Mohamed Islam (aka Ahmed Madobe), then a senior Hizbul Islam officer, called on the extremist organisation to make peace with Hizbul Islam. Hizbul Islam had dissolved when its founder, Sheikh Hassan Dahir Aweys, joined Al-shabaab. Ahmed Madobe fled to Afmadow where he helped Raskamboni brigade to regroup as a formidable enemy of Al-shabaab. Ahmed Madobe allied himself with Kenya Defence Forces that invaded Somalia in 2011 to counter the threat of Al-shabaab forces in Gedo. In 2011 and 2012 Raskamboni launched hit and run attacks against Al-shabaab but was hardly able to retake territory from Al-shabaab. Azania project headed by Dr Mohamed Abdi Gandi, a rival of Ahmed Madobe’s, boosted the latter’s chances to lead a Federal Member State that was in the pipeline. The former US Secretary of State Hilary Clinton told Somali stakeholders she had met in Nairobi in 2012 that plans to dislodge Al-shabaab from Kismaayo were afoot. In September 2012 Kenya Defence Forces captured Kismayo in conjunction of Raskamboni brigade. Ahmed Madobe emerged as the potential leader of a federal member state in the making. Clashes between Raskamboni brigade and forces of former Defence Minister Barre Hirale preceded the 2013 election won by Ahmed Madobe as the President of Jubaland Interim Administration. In 2015 he won the Jubaland Presidency to lead a fully recognised federal member state. His 2019 candidacy for a third term ran into trouble after the Federal Government formulated a policy to oversee electoral processes of federal member states formed after 2004, the year Somalia adopted a federal system. With the exception of Puntland State, the Federal Government has had input in the formation of the other four federal member states. New guidelines published the Federal Ministry of Interior and Federal Affairs vested in the Federal Government powers to prepare criteria for selecting MPs, who elect Jubaland President. The agreement signed in Nairobi by Jubaland leader and three rivals who questioned his legitimacy after 2019 elections removed one hurdle in the path to making Jubaland an inclusive administration. UNSOM has welcomed the agreement as a steppingstone to getting other stakeholders involved the political process. “Somalis, like others, deserve to choose their leaders via free, fair and legal elections. Last August’s process was deeply flawed. It’s good to see old rivals reconcile but truly inclusive politics – local and national – requires more” tweeted Ben Fender, the British Ambassador to Somalia. “Four men have thrashed out their differences in Nairobi. Jubaland is a multi-clan federal member state. The deal deepens the crisis of legitimacy facing President Ahmed Madobe” says Dahir Abdi, a former traditional leader in Jamaame. The Council of Inter-State Cooperation founded in Kismayo in 2018 folded after Hirshabelle, Galmudug and South West allied themselves with the Federal Government of Somalia. Close relations with Kenya at the expense of cooperation with Federal Government further eroded the legitimacy of Jubaland leader. Like Mukhtar Robow, Ahmed Madobe has joined mainstream politics as a reformed extremist. Somalia’s International Partners urge Ahmed Madobe to cooperate with the Federal Government to make Jubaland Administration more inclusive. Following that bit of advice could politically stand Ahmed Madobe in good stead. © Puntland Post Monthly, 2020 Click here to download a full webzine The post JUBALAND AGREEMENT RAISED QUESTIONS ABOUT AHMED MADOBE’S LEGITIMACY appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulsjada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 34 xaalado cusub oo COVID-19. Waxaa cudurka ka bogsooday 17 qofood, waxaana geeriyooday 3 bukaan. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in 26 kamid ah bukaannada la xaqiijiyay ay rag yihiin halka 8-da kale ay yihiin haween. 27 kamid ah bukaannada cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir, 7 kalana waxay ku suganyihiin deegaannada dowlad gobaleedka Puntiland. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan gelisay ayaa gaartay 756, waxaa bogsootay 61 Ruux. 35 ruux oo kale ayaana u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa ugu baaqday mawaadiniinta Soomaaliyeed guud ahaan inay qaataan talooyinka caafimaad iyo wacyi gelinta looga digayo qatarta cudurka, qaybta uga aadanna ay ka qaataan dadaallada kahor tagga iyo xakeynta Feyruska Karoona. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii maalin laha aheyd ee kiisaska la xariira cudurka Coronavirus, waxayna shaacisay kiisas cusub, dad u dhinta xanuunka iyo kuwo ka soo bogsaday. Warbixinta wasaaradda waxaa lagu sheegay in maanta la diiwaan geliyey 34-kiis oo cusub oo cudurka Coronavirus ah. Seddax qof ayaa u dhimatay xanuunka, halka 17 qofoodna ay kasoo bogsadeen, sida lagu sheegay warbixinta maanta. Dadka laga helay cudurkaas 27 kamid ah waxa ay ku noolyihiin gobolka Banaadir, halka todobada kale ay ku noolyihiin deegaanada Puntland. 26 ka mid ah 34-qof ee laga helay cudurka waa rag, halka sideeda kale ay yihiin dumar, sida lagu caddeeyey qoraalka. Tirada guud ee kiisaska cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya ayaa gaartay 756-kiis, bogsashada ayaa gaartay 61, halka 35-qof ay xanuunkaas ugu geeriyoodeen gudaha Soomaaliya.
-
Diyaarad ay leedahay Shirkada Diyaaradaha Afrikan Express ayaa maanta ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Bardaale ee Gobolka Bay. Warar lagasoo Xigtey Shacbiga ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha [...] Source
-
Popular Contributors
