-
Content Count
214,482 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Xildhibaan Cabdiraxmaan Aadan Ibbi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka golaha shacabka kana mid ah saamileyda diyaaraddii shalay ku burburtay degmada Bardaale ayaa waxa uu Goobjoog News uga warramay diyaaradda halka ay markii hore ka timid, halka ay ku wajahnayd, khasaaraha ka dhashay iyo waxa haatan socda. Milkiilaha ayaa tibaaxay in diyaaraddu ka baxday Muqdisho islamarkaana ay ku sii jeeday magaalada Baydho ee xarunta gobalka Baay. Ibbi ayaa tilmaamay in dadka saarnaa diyaaradda ee geeriyooday ay 4 ka mid ah u dhasheen dalka Kenya halka labo kalane ay Soomaali yihiin waxa uuna intaas ku daray in diyaaraddu ay sidday shixnad ka kooban maro kaniico, buskud iyo agab loo waday hay’ad NGO ah. Xildhibaanka ayaa sheegay in wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya iyo wasaaraddiisa ay wadaan baaritaan ku aaddan sababta rasmiga ah ee keentay in diyaaraddaasi ay dhacdo isaga oo ku baaqay ina dadku ay joojiyaan degdegga islamarkaana ay ka war sugaan baaritaanka. “Waxaa safar ku maqan wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada iyo qolada civil aviation-ka, safiirka dowlada Kenya, safiirka dowladda Itoobiya iyo madax UN-ka ah qoladaasaa baxday marka wasiirka iyo madaxda qaranka ayaan ka sugeynaa baaritaankooda” ayuu yiri xildhibaan Ibbi. Dhanka kale sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Kenya ee Uhuru Kenyatta isaga oo ka tacsiyadeeyay burburka naf iyo maal diyaaradda laga lahaa dalka Kenya eek u burburtay magaalada Bardaale ee agagaarka Baydhabo. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku wargaliyay madaxweyne Kenyatta inuu faray hay’adda socdaalka Soomaaliya barista sida ku dhacday diyaaradda taas oo sidday shixnad bani’aaddanimo, sidoo kale waxa uu Farmaajo ku casuumay hay’adda socdaalka Kenya inay qeyb ka noqoto baarista taas oo uu soo dhoweeyay Uhuru Kenyatta. Diyaarad sidday shixnad islamarkaana ay lahayd shirkadda African Expres ayaa shalay gelinkii dambe ku dhacday degmada Bardaale ee gobalka Baay ilaa haddana lama shaacin sababta dhabta ah ee keentay in diyaaraddaasi dhacdo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay tirada kiisas cusub ee Coronavirus, ee 24-kii saac ee lasoo dhaafay laga diiwaan-geliyey Soomaaliya, kuwaas oo aad u badan. Warbixinta maalin laha ah ee wasaaradda ayaa maanta lagu shaaciyey in cudurkaas laga helay 79-qof oo ku kala nool Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland. Gobolka Banaadir ayaa ugu kiisas badan, waxaana laga diiwaan geliyey sida ku xusan warbixinta 38-kiis, Jubbaland ayaa laga diiwaan geliyey 22-kiis, Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale laga diiwaan geliyey 11-kii, halka Puntland laga diiwaan geliyey 8-kiis oo xanuunka COVID-19 ah. Sidoo kale wasaaradda caafimaadka ayaa shaacisay in cudurkan ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay u geeriyoodeen 3-qof, inta la ogyahay, halka ay kasoo bogsadeen 14 qofood. 62 ka mid ah 79-ka qof ee maanta cudurkaas laga helay waa rag, halka 17-ka kale ay dumar yihiin. Tirada guud ee kiisaska cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya ayaa gaartay 835-kiis, dadka kasoo bogsaday ayey tiradoodu gaartay 75 qofood, halka 38-qof ay ugu dhinteen xanuunkan gudaha Soomaaliya.
-
Qardho (PP News Desk)— In response to the appeal from Puntland State Government to collectively respond to the impact of floods in Qardho, Dahabshiil Group has made a donation of US$ 50,000 to the High Economic Committee for Qardho Floods. “We are here to hand over a donation of US$ 50,000 due to floods that caused death and loss of wealth in Qardho [last week]. The donation is contribution towards efforts to assist people affected by floods” said Mohammed Musse, the Dahabshiil Group Managing Director in Puntland. Timely donation from Dahabshiil Group to flood victims in Qardho State Minister for Puntland Presidency Mohammed Hassan Issa and Sheikh Fu’ad Aflow, a member of the Committee, separately thanked Dahabshiil for the timely assistance. “We are grateful to Dahabshiil Group of Companies — the bank, the money transfer, telecommunications and enterprises — for the donation. Similarly,,we thank the Dahabshiil Group founder, the staff here in Puntland and other parts of the country for this donation to your brothers and sisters affected by floods” said Sheikh Fu’ad. Puntland State Government formed last week a committee independent of but supervised by the government to coordinate the response to Qardho floods. Dahabshiil Group is the first Somali-owned company to make donation in the aftermath of Qardho floods as a part of its philanthropic endeavours. © Puntland Post, 2020 The post DAHABSHIIL GROUP DONATES TO FLOOD VICTIMS IN QARDHO appeared first on Puntland Post.
-
Waxaa maanta si lama filaan ah isku casilay taliyihii ciidamada ilaalada Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland Gaashaanle sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, taliyaha ayaana saxaafada la wadaagin sababta keentay inuu baneeyo xilkii Taliyanimo. Taliyahaa ayaa qoraal kooban uu ku xusay inuu shaqada ka tagayo oo lagu lifaaqay iscasilaadiisa ayaa waxuu u gudbiyey madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni. Taliyaha qoraalka uu u gudiyey madaxweynaha ayaa u qornaa sidaan“Anigoo ah G/sare Barkhad Abdillahi yusuf taliyaha ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland waxaan kudhawaaqayaa Maanta oo tarikhdu tahay 5/5/2020 inaan iskacasilay xilkii ahaa taliyaha cidanka madaxtoyada Puntland” ayuu ku yiri qoraalkiisa taliye Barkhad. G/sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland loo magacaabay xilka taliyaha madaxtooyada 2-dii bishii Maarso 2019-ka waxaana uu xafiiska joogay mudda sannad iyo afar bilood ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Garoowe (Caasimada Online) – Col. Barkhad Cabdullaahi Yuysuf ayaa maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii uu ka hayey Puntland ee ahaa Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada Puntland. “Anigoo ah G/sare Barkhad Abdillahi yusuf taliyaha ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland waxaan kudhawaaqayaa Maanta oo tarikhdu tahay 5/5/2020 inan iska casilay xilkii ahaa taliyaha cidanka madaxtoyada Puntland,” ayuu taliyaha ku yiri qoraal uu la wadaahay madaxtooyaa. Col. Barkhad wax faahfaahin ah kama bixin sababta uu isu casiley, hase yeeshee xog aan helnay ayaa sheegeysa in sababta ugu weyni ay tahay wada shaqeyn xumo muddo soo jiitameysey oo ka taagan madaxtooyada, taas oo u dhexeysey ilaa madaxweynaha ilaa qaar ka mid ah shaqaalaha hoose ee madaxtooyada. Col. Barkhad oo ah nin dhaliyaro ah ayaa leh tababar iyo aqoon dhanka Milteriga ah, waxanaa Madaxweynaha Puntland bilowgii 2019 u magacaabey taliyaha ciidanka Madaxtooyada. Bil ka hor un ayey ahayd markii sidoo kale uu is-casilay agaasimihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdiladiif Yuusuf, oo sidoo kale la rumeysan yahay inuu isku casilay khilaaf ka taagan madaxtooyada.
-
Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Puntland oo weli ku sugan Qardho ayaa ka hadlay xaaladda amaan ee maamulkaasi, gaar ahaan dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish. Madaxweyne Siciid Deni ayaa sheegay in howlgaladii ugu dambeeyey ee ay fuliyeen ciidamada ammaanka Puntland laga gaaray guullo waa weyn, islamarkaana lagu burburiyey shabakado ay la haayeen Al-Shabaab iyo Daacish, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu timaamay in ay qabteen xubno ka tirsan ururadaasi, oo haatan gacanta ugu jira ciidamada ammaanka ee maamulkaasi. Al-Shabaab iyo Daacish oo weli ku xoogan dhulka buuraleyda ee gobolka Bari ayaa inta badan weeraro qorsheysan ka fuliya magaalooyinka waa weyn ee Puntland. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Madaxweyne-Deni-.mp3 View the full article
-
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maanta ka qarxay deegaanka Qalaanqalle ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyo labo beelood oo walaalo ah. Dagaalka ayaa salka ku haya arrimo la xariira dhul daaqsimeed, kaas oo uu murankiisu maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa deegaankaan oo dhaca galbeedka Dhuusamareeb. Illaa iyo hadda ma cadda inta uu la’eg-yahay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug oo aan la xariirnay ayaa sheegay inay haatan wadaan dadaallo lagu qaboojinayo xiisadaasi. Xaaladda ayaa hadda ah mid aad u kacsan, iyadoona weli ay is horfadhiyaan maleeshiyaadkii ku diriray halkaasi. View the full article
-
Waxaa tartan aqooneedka shabakadda warbaahinta Shabelle caawa ku ballansan degmooyinka kala ah Cabdicasiis iyo Marka oo ku wada jira group-ka C ee wareega koowaad, tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan. Labada degmo ayaa kala matali doono gobollada dariska ah ee Banaadir iyo Shabeelaha Hoose. Cabdicasiis ayaa horay uga soo badisay dhiggeeda degmada Xamarjajab ee, halka Marka laga soo badiyey, kadib markii ay lugtii hore isku dhaceen Warta Nabadda. Tartamayaasha labada dhinac ayaa haatan wada diyaar garow ku aadan ka qeyb-galka barnaamijka caawa ee tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle. Sanadkaan waxaa tartan aqooneedka sanad-laha ah ee Idaacadda Shabelle abaal marin qaali ah ku bixineysa dallada Soomaali Forex Association, halka su’aalahana ay soo diyaarisay Jaamacadda Princeton International University ee magaalada Muqdisho. View the full article
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta iyo ka hortagga Cudurka COVID-19 oo looga hadlay ballaarinta adeegga sheybaarka Coronavirus, maadaama ay kordheen kiisaska cudurka COVID-19, ee Soomaaliya. Shirka waxaa diirada lagu saaray heerka diyaarinta isbitaalka Martiin-2 oo geba-gebo maraya si loo helo adeeg caafimaad oo taya leh oo isku jira isbitaalo qalab iyo dawo. dhanka kale guddiga ayaa ka hadlay sidIi magalada Beledwayne loogu diri lahaa Injineero qiimeyn ku sameeya dhulka jilicsan ee laga cabsi qabo in uu wabiga ka fataho. Shirka Guddiga qaran ee ka hortagga Cudurka COVID-19 ayaa habeen walba u dhaca si caadi ah iyadoo la isticmaalayo Mareegta dhinaca internetka. View the full article
-
Wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ,wasiirka Boostada isgaasiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Eng. Cabdi Cabshuur Xasan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gar gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirishiid Maxamuud Xasan ayaa goor dhaw diyaarad sida caga dhigay garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee Magaalada baladqweyne. Xubhanaan ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa u kuurgalaya saameynta uu wabiga shabeelle ka sameeyay qaar ka mid ah Magaalada sida bundoweyn iyo xaafado kale Wafdi waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobolka iyo kan degmada waxaana ay kormeer ku tagi doonaan goobaha laga cabsi qabo inuu fatahaad ka sameeyo wabiga iyagoo sidoo kale kulamo la qaadan doono qeybaha kala duwan ee bulshada. Saacadahii lasoo dhaafay waxaa Magaalada Baladweyne ka da’ayay roobab ma hiigaan ah waxaana lasoo sheegaya in wabiga shabeelle oo saameyay fatahaada iyadoo maalmahaan ay cabsi xoogan ka jira fatahaad u sameeyay waxaana Dowladda ay goor hore u kuur galeysa xaalada kasoo korortay Baladweyne si looga gaashaanto qasaaro ka dhasha. Sanadkii tagay ayuu wabiga shabeelle fatahaad xooga sameeyay guud ahaan Xaafadaha Magaalada Baladweyne taasi oo sababtay qasaaro isugu jira naf iyo maal. View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Duhur-050520-OKE.mp3 View the full article
-
Kenya on Tuesday called for an urgent investigation into the fatal crash of a private cargo plane in Somalia amid unconfirmed reports it may have been shot down. The plane belonged to African Express Airways and was ferrying supplies for use in the fight against the coronavirus when it crashed in the town of Bardale, in the southern Bay region, killing six crew members. “The Government of the Republic of Kenya urges the Federal Government of Somalia and International Agencies to thoroughly and swiftly investigate the matter because it impacts humanitarian operations at a time of highest need,” a statement from Kenya’s foreign affairs ministry said. A second statement said Somalia’s president Mohamed Abdullahi – nicknamed Farmajo – had ordered Somalia’s civil aviation authorities work with Kenya on their investigation. “President Farmajo invited the Kenyan civil aviation authorities to team with their Somalia counterparts with a view to completing the investigations expeditiously,” the foreign affairs ministry said. Somalia’s al Qaeda-linked insurgency al Shabaab has a presence in the area where the plane came down, although the town of Bardale, in the southern Bay region, and its airfield is secured by Somali forces and Ethiopian troops. Somalia’s Transport Minister Mohamed Salad declined on Monday to speculate on the cause of the crash, but a former defence minister told Reuters he had spoken to a witness at the airfield who said it may have been shot down. The spokesman for the Ethiopian army had said on Monday he was unaware of the crash. The al Shabaab group was not immediately available for comment. View the full article
-
Gaashaanle Sare Barkhad Cabdullaahi oo ahaa Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxda ugu sareysa Puntland ayaa Xilkii iska casilay. Qoraal kooban oo Taliyihu uu ku muujiyey iscasilaadiisa [...] Source
-
Kenya has sought answers from Somalia and international agencies on Monday’s crash of a cargo plane in Baidoa, Somalia. Source: Hiiraan Online
-
The Somali health ministry on Monday confirmed 34 new cases of a novel coronavirus, bringing the total number of infections to 756. Fawziya Abikar, the health minister said 27 of the latest cases were found in Banadir, an administration area that covers the capital, Mogadishu while 17 others were detected in the regional Puntland state. Abikar said three patients succumbed to the deadly disease, bringing the total number of fatalities to 35. She said 17 patients recovered from hospitals in the past 24 hours, bringing the total number of recoveries to 61. She said 26 of the latest cases were male while eight others were female. The latest cases come amid concern about the sharp surge in the number of confirmed cases in Somalia due to the limited capacity to contain the spread of the virus because of the fragile healthcare system. The World Health Organization (WHO) has warned that if the virus transmission is not slowed down rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. WHO said in its latest report on COVID-19 that Somalia will need to make difficult decisions to balance the overwhelming demands of responding to COVID-19 while maintaining essential health service delivery to prevent health systems from collapse. Somalia has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings, and suspending international and domestic passenger flights. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah Macallimiinta wax ka bara Iskuullada ay maamusho dowladda Soomaaliya ayaa ka cabanaya mushaar la’aan dhowr bil ah oo haysata. Macallimiintaan ayaa Caasimada Online u sheegay in aysan aysan qaadan wax mushaar ah bishii March illaa hadda, islamarkaana aysan fileyn bilaha soo socda. Qaar ka mid ah macallimiinta ayaa Caasimada Online u sheegaya in sababta mushaharka loogu diiday ay tahay kadib markii wasaaradda waxbarashada ay dabayaaqadii bishii March ku dhowaaqday in lasoo sanad dugsiyeedkii xilli ay ka harsan tahay dhowr, sababo la xiriira cudurka Coronavirus. “Waxaa na loo sheegay in maadaama iskuulladii la xiray aynan lahayn wax mushahar ah,” ayuu yiri Macallin la hadlay Caasimada Online, oo intaas ku daray inay marayaan ciqaabta shaqo aysan ayaga joojin. Tobaneeyo ka mid ah macallimiinta oo aan la hadalnay ayaa sidoo kale sheegay in dadaal badan oo ay sameeyeen ay ku guul darreysteen helida Xuquuqdooda waxayna baaq u direen madaxda dowladda Soomaaliya. “Waa ramadaan, Ciidii ayaa soo dhaw wax mushaar ahna ma helin 3 bilood, waxaan codsaneynaa in xuquuqdeyna nala siiyo,” ayuu yiri mid ka mid ah macallimiinta oo nala hadlay. Barayaashaan oo gaaraya dhowr kun oo ku nool Muqdisho iyo goballada dalka ayaa wajahaya xaalado adag mana ku dhiiran karaan iney warbaahinta si shaacsan uga hadlaan, sababo la xariirta rajo ay ka qabaan shaqadooda. Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya wali kama aysan hadlin qeyla dhaanta macallimiinta, sidoo kalena kama jawaabin xiriir ay la samaysay Caasimada Online.
-
(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland, gaar ahaan ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Jibriil Xagar oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu ahayd 05/05/2020, caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey tiir ka baxay ciidamada iyo dalkaba kana mida ahaa saraakiishii aas-aastay ee seeska u dhigtay dhismaha ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, xilal kala duwanna ka soo qabtay, isagoo sannadihii 2005 ilaa 2010-kiina ahaa taliyaha ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland. Waxaanu madaxweynuhu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. ALLAA MAHAD LEH Maxamuud Warsame Jaamac Af-hayeenka Madaxweynaha JSL. Source
-
Sheekaddii Xaraf iyo Ciidamadii Berigii Qaadka la Joojiyey. Berigii Siyaad Barre dalka madaxweynaha ka ahaa ayaa ciidankii Turubutaariyadda iyo ciidankii Booliska ee magaaladda Hargeysa loo dirayaa tuuladda Xaraf ee duleedka magaaladda Hargeysa si ay uga soo baadhaan in Qaadkii oo lagu tuhmayey in halkaasi uu uga soo galo magaaladda gudaheeda. Waa Xiliyaddii Qaadka la joojiyey sanadaddii sideetamaadkii horaantiisii. Kootarabaan bilaa canshuur ah iyo Qaadkaba waa lala dagaalamaayey oo xataa ciidanka milateriga laftiisa ayaabay qaarkood ka falaagoobeen oo gawaadhiddii maqaadiirta ku soo qaadi jireen oo qaar baaba soo gelin jiray. Ciidankii kolkii ay soo galeen Tuuladdii ee ay kolba xaafadihii qaar iyo goobahii meheradaha ahaa baadhbaadhayaan ayaa nin Maqaaxi tuuladda ku haystay kolba raggii magaaladda joogay kolba mid u yeedhayaa iyagoo ciidankii maqlaaya. Raggaasoo naaneyso cajiib iyo cabsiba leh lahaa. Magacayadda waxaa ka mid ahaa Orgome, Israa’iil, Abees, Aakhiro Seben, Taajir Caydh iyo Kabo-caydh. Markii ugu danbeysay isagoo leh “waar Hurgumoow furaha keen iyo mee Aakhiro Seben”. Kolkay ciidankii maqaaxidii uu Qaadku yaalay hortiisii soo istaageen, ayaa nin Kabo Caydh la odhan jiray maqaaxidii ka soo baxay isagoo kor u qaylinaya isagoo leh “ waar Orgame mee? Iyo jawaab kale oo leh waxay is raaceen Aakhiro Seben iyo Taajir Caydh” iyo hadal kale oo leh waar bal soo toosi Arsaa’iil iyo Kawkabana.” Ciidankii dawladda ee la soo diray oo kolba is eegaya oo magacyaddan la yaaban ayaa ninkii watay mar danbe ku odhanayaa ciidankiisii “yaakhii meeshan inaga wada dad oo Jin ah baa jooggee.” Iyagoo hareeraha eegeegaya ayeey baabuurtii fuuleen iyagoo qaar leeyahiin “Bismilaahi Raxmaani Raxiim, waar ma xero jin baynu soo galnay”. Imika malaha sheekaddii oo kale ayaa ka bilaabantay intii Qaadka la joojiyey. Source
-
Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa ka hadashay diyaarad ay leedahay, islamarkaana u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo shalay galab ciidamada Itoobiya ay ku soo rideen agagaarka garoonka degmada Bardaale ee gobolka Baay. Warka soo baxay Kenya ayaa waxaadowladda federaalka looga dalbaday in ay baaritaan dhab ah ku sameyso sababta loo soo diray diyaaraddaasi oo siday shixnad gargaar ah. Sidoo kale Kenya ayaa ka dalbatay beesha caalamka inay qeyb ka noqoto oo ay la socoto baaritaankaasi, si loo ogaado waxa keenay in la soo rido diyaada. Shilkaan diyaaradeed ayaa waxaa ku nafwaayay dhammaan dadkii saarnaa oo lix qof ahaa, kuwaas oo kala ahaa aptan Xasan Musse Bulxan, Captan Mubruuk, Captan Cumar, Eng. Kenyaan ah, mas’uulkii xamuulka saarnaa diyaaradda Cali Madax-Gaduud iyo wakiilkii Shirkadda Saciid C/laahi Maxamed. Dhinaca kale waxaa laha yaabaa in dhacdadaan ay sii hureyso xiisada u dhexeeya wadamada Kenya iyo Itoobiya oo iyadi lagu eedeeyey inay soo riday diyaaddaasi. Raashid Cabdi oo ah falanqeeye ka faalooda arrimaha gobolka, gaar ahaan geeska Afrika ayaa sheegay in suuragal ay in dhacdadaan ay sare xiisada labada dal, maadaama aaga ay diyaaradu ku burburtay ay maamulaan ciidamada Itoobiya ee lagu eedeeyey shilkaasi. “Kenya iyo Itoobiya ayaa u karaar-qaadanaya dagaal. Aag ay maamulaan ciidamo Itoobiyaan ah in ay kusoo dhacdo diyaarad ganacsi oo Kenya laga leeyahay waxay muujineysaa hoos u dhac cusub.” ayuu yiri Raashid qoraal soo dhigay Twitter-kiisa.
-
Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50. ayaa waxa ay ku burburiyeen Miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen dhul ballaran oo horay looga saaray. Howl-galkaan Lagu bur buriyay Muniiyinka ayaa waxaa sameeyay ciidamo ka tirsan ururka 66-aad ee Guutada 14 octobar ee Ciidanka Xoogga Dalka somaliyeed ee jooga deegaankaas. Taliyaha ururka 66-aad ee Guutada 14-octobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gashaanle Axmed Maslax Xuseen oo la hadlay Warbaahinrta qaranka ayaa faah faahiyay howl-galkaan lagu soo saaray miinooyinka. Ciidanka Xooga dalka ayaa howl-gallo lagu baacsanayo Al-Shabaab ka waday guud ahaan dalka waxaana gobolka shabeellah hoose howl-gallo ay ka sameeyeen ay kala wareegeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolkaasi iyagoo qasaaro xoogan gaarsiiyay Al-Shabaab sida ay sheegteen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Gaashaanle Sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay in uu iska casilay xilkaasi. Qoraal kooban oo uu la wadaagay Xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayuu ku sheegay in uu iska casilay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada, inkastoo uusan faahfaahin ka bixin arrimaha keenay iscasilaaddiisa. “Anigoo ah G/sare Barkhad Abdillahi yusuf taliyaha ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland waxaan kudhawaaqayaa Maanta oo tarikhdu tahay 5/5/2020 inan iskacasilay xilkii ahaa taliyaha cidanka madaxtoyada Puntland” ayuu ku yiri qoraalkiisa. G/sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland loo magacaabay, 2-dii bishii Maarso ee sannadkii tegay ee 2019, waxaana uu xafiiska joogay mudda sannad iyo afar bilood ah. PUNTLAND POST The post Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo iscasilay appeared first on Puntland Post.
-
The High-Level Virtual Meeting on Somalia took place on 29 April 2020, co-chaired by the Federal Government of Somalia (FGS) and the African Union (AU) attended by the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU), United Nations (UN), Turkey, United Kingdom and United States also attended the meeting; 2. The meeting comes at a time when the world including Somalia is battling with the unprecedented challenges posed by COVID-19. The pandemic has claimed lives, disrupted livelihoods increasing the rate of unemployment, exacerbating the risk of food insecurity, hindering the capacity of the Federal Government and Member States to deliver services to the Somali people; 3. The meeting expressed deep concern over the multiple of threats faced by Somalia. In addition to the challenges posed by the novel coronavirus, the country is also dealing with floods caused by heavy rains, the locust invasion as well as the attendant humanitarian crisis, which have displaced many. During these uncertain times, the meeting called for the promotion of a people and partnership centric approach in support of the Somali people. In the same vein, the meeting also called upon all Somalis in positions of political, economic and social responsibility to unite and put the safety of Somali citizens as their primary concern; 4. The meeting took note of the efforts being deployed by the Federal Government (FGS) of Somalia towards promoting inclusive political participation and dialogue with its Federal Member States (FMS) and the articulation of a common vision for Somalia. Participants encouraged the FGS and its FMS to continue to engage in regular political dialogue at all levels and strengthen technical level engagement on security cooperation and development. The meeting also noted that Somalia has committed to building political consensus in order to tackle the threat of Al-Shabaab as well as the other national priorities; 5. The meeting welcomed the noteworthy progress over the course of the last six months made by the FGS in the implementation of its legislative agenda, in particular the signing into law by President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo, on 26 December, 2019, of the Public Finance Management and Corporate Legislation Act, as well as the approval by the House of the People of Federal Electoral law and its signing into law by President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo, on 20 February 2020; 6. The meeting commended Somalia’s commitment to restoring macroeconomic stability through the strengthening of macroeconomic management, rebuilding financial institutions and improving governance, as part of meeting its requirements under the IMF Monitored Program (SMP) and congratulated the Federal Government on reaching the Decision Point on debt relief, allowing the FGS normalize it ties with international financial institutions, which will facilitate new development financing and boost Somalia’s economy to better address poverty, and ensure sustainable development for its people; 7. The meeting also took note of the reforms in the security sector including the biometric registration of all Somali National Army personnel, the direct payment of regular salaries to soldiers, the establishment of a human resource management system, progress towards the enactment of the implementation of the Pensions and Gratuity bill and the establishment of partner training programs to professionalize military and police personnel. The meeting further welcomed the beginning of the Badhbado security operations that have resulted in the Somalia National Army’s first hold operations. In combination, these reforms are crucial steps to bolster the governance and institutions of Somalia, which in turn strengthens security; 8. The meeting encouraged the FGS and FMS to maintain dialogue and unity of purpose to agree on a common vision of federalism and finalise the constitutional review, and, in preparation for the elections, move forward on the electoral legislation. The meeting participants called on international partners to continue to mobilize resources to supplement the Federal Government’s financing of the multi-party universal elections in 2020/21; 9. The meeting expressed deep concern over the continuous and indiscriminate attacks by the primary threat to security, Al-Shabaab against civilian population and facilities, as well as targeted assassinations of Government personnel, prominent politicians, AMISOM personnel, foreigners as well as humanitarian staff; and further acknowledged that Al-Shabaab still poses an existential threat to the peace, security and stability of Somalia and the region as a whole; 10. The meeting noted that strengthening Somali capacity to defeat the asymmetric threat posed by the organisation, in particular, its use of improvised explosive devices, and to restore State authority over Al-Shabaab-controlled territory is a priority for Somalia and international partners. However, a new parallel approach is required to degrade the terrorist group’s appeal as well as its capacity and capability to adapt. Somalia and its partners must find new ways to respond to this evolution. Renewed efforts to tackle the evolving threats posed by the terrorist group including extortion, financing, logistics, recruitment, alternative governance, communications and commercial enterprises requires a comprehensive security approach including a robust political, socio-economic, stabilisation and reconciliation strategy geared towards supplementing the hard-earned security efforts; 11. The meeting commended the vital work of AMISOM and its Troop Contributing Countries’ vital work in enabling security and stability to allow Somalia to establish political institutions and extend state authority. It recognized that AMISOM’s effort comes at great sacrifice, and commended the bravery and commitment of its personnel, as well as Somali forces, in fighting Al Shabaab. It welcomed the progress in Lower Shabelle and noted the importance of sufficient security and stabilization efforts in the liberated areas to preserve and build on these gains. It called for renewed offensive efforts in coordination with the Somali National Army and FMS security services in all AMISOM sectors, and underlined the need for renewed progress on the Somalia Transition Plan (STP); 12. The meeting further acknowledged that for Somalia and AMISOM to succeed in the implementation of the Somalia Transition Plan (STP) and in the fight against Al-Shabaab, there is a need for a common, coordinated and comprehensive approach among the Somalia stakeholders on the one hand and with AMISOM troop contributors on the other hand, which would enable the FGS to pursue the security sector reforms necessary, including force generation to develop the capability needed to relieve AMISOM. The meeting recognized the need to identify the threats to Somalia’s stability and security in the current context, and to take a fresh look at what steps need to be taken by Somalia and international partners to enable Somalia to assume primary responsibility for security and enable the completion of AMISOM’s mandate. 13. The meeting recognized that there have been delays in the implementation of the STP. As such, the meeting called for the STP to be revised and updated with clear defining roles for all key stakeholders. The meeting further recognized a further reconfiguration of AMISOM is necessary in support of Somalia’s primary role in securing its citizens post-2021. In this regard, the meeting called for an updated Transition Plan with roles and responsibilities clearly defined for all the concerned stakeholders and for the mandate renewal to take into account the realities on the ground. The meeting further called upon the forthcoming UN Security Council Resolution defining the renewed mandate for AMISOM to provide guidance on the direction necessary and recognised by this meeting; 14. The meeting recognised the need to take collective responsibility for sustainable funding for AMISOM in the bridging period and for future international security presence in order to successfully achieve the objectives of the revised Somalia Transition Plan; 15. The meeting underscored the need for continued regional political consensus in support of a Somali-led and owned agenda. As such, as Somalia takes great strides towards the next chapter of its statebuilding agenda, the meeting called on the regional and extra regional players to continue playing a united and cohesive role in supporting Somalia. The meeting welcomed the call for a broader regional engagement. In this regard, the AU in close collaboration with IGAD will continue to engage its Member States to secure a regional consensus in support of Somalia; 16. The meeting commended IGAD, the UN, the EU and other bilateral partners for their financial and material support to AMISOM and their commitment to continue supporting the build-up of Somali security capacity supported by future international security presence in the implementation of a revised Somalia Transition Plan; 17. The meeting further commended IGAD, the UN, EU, UK, USA, Turkey and other bilateral partners for their continued financial and material support to both the FGS and AMISOM. 18. The meeting acknowledged that this is an important platform to forge a collective, unified and coordinated approach in support of UNSC 2472. Participants agreed that they would hold this high level meeting on a quarterly basis to assess progress, challenges and identify concrete steps to address them. View the full article
-
Popular Contributors
