Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddiyo ka socday xubnihii u xilsaarnaa qabanqaabadatodobaadka xoriyadda, olalaha Isxilqaan iyo Maamulka Warbaahinta gaarka loo leeyahay. Munaasabaddan oo loo soo agaasimay si heer sare ah,waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Caddaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Wasiirro kale oo ka tirsan Xukuumadda, Saraakiil Ciidan iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Billad Sharaf guddoonsiiyey Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, taas oo ay ku muteysteen kaalintii mugga lahayd ee ay ka qaateen Olalaha Isxilqaan iyo qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xusay dadaalka wadajirka ah ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku bixinayaan dowlad dhiska, midnimada iyo soo celinta maqaamka dalkeenna. Madaxweynaha ayaa shaaciyay in ololaha isxilqaan la sii dardar-geliyo si loo dhammeystiro goobaha haatan uu dhismahoodu socdo, loona bilaabo mashaariic cusub, isaga oo muujiyey in Ololaha Isxilqaan looga golleeyahay in dadka Soomaaliyeed ay dib u dhisantaan xarumaha danta guud, kaabeyaasha dhaqaalaha, soocelinta bilicda dalka. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- Post navigation View the full article
  2. Saamilayda Siyaasada Soomaaliya ee xiligaan aya maanta waxay ku kulmayaan Caasimada Galmudug iyagoo uga arinsanayaa dhowr qodob oo muhiim u ah Siyaasada Soomaaliya ee Mustaqbalka [...] The post War Deg Deg ah— Ajandaha Shirka Dhuusamareeb appeared first on . Source
  3. Hargeysa (Caasimada Online) – Taliyaha guud ee ciidamada milatariga Somaliland, Sareeye Guuto Muuse Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray saldhig cusub oo uu maamulkaasi ka furtay deegaanka Baraagaha ee gobolka Sanaag. Saldhigga oo ah mid ballaaran ayuu taliyuhu sheegay in la keeni doono ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan kuwa milatariga ee Somaliland. Ciidamada la geynayo saldhigan ayaa waxa uu sheegay in lagu dari doono ciidamadii kale ee horey ugu sugnaa gobolkaasi oo dhaca waqooyiga Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in aysan jirin cid ay duulaan ku yihiin, islamarkaana saldhiggaas cusub ay ku xoojin doonaan howl-galalada gobolkaasi. Si kastaba ha’ahaatee dhaq-dhaqaaqyada cusub ka bilowday Sanaag ayaa ku soo aadaya, xilli ay weli gobolkaasi ka jirto xiisad maamulkaasi kala dhexeyso dowlad goboleedka Puntland. Somaliland iyo Puntland oo marar badan dagaalamay ayaa in muddo sando ah isku maamulida deegaano ka kala tirsan gobollada Sool iyo Sanaag.
  4. Ilaalada Maxda Maamul Goboleedyada Jubaland,Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,halkaas oo dhawaan ka furmaya shirka madaxda Maamul Goboleedyada Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Wararkii Ugu Danbeeyay Magaalada Dhuusamareeb https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/Whats-dhusa.mp4 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa goordhaweyd ka duulay Magaalada Gaalkacyo isagoo kusii jeeda Dhuusamareeb, halkasoo uu uga qayb gali doono Shirka Saamileyda Siyaasada Soomaaliya oo maanta [...] The post Breaking News— Madaxweyne Deni oo Dhuusamareeb u duulay appeared first on . Source
  6. Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa goor dhaweyd lagusoo dhaweeyey Magaakada Dhuusamareeb. Wafdiga Madaxweyne LaftaGareen oo ka kooban Xubno ka tirsan labadiisa Gole ayaa [...] The post Sawiro, Madaxweyne Laftagareen oo soo degay appeared first on . Source
  7. Al-Shabaab militants attacked and destroyed a communication mast in Korakora area, in Garissa County. Locals said about 20 gunmen staged the attack on the mast before they were repulsed by police manning the site. No injury was reported in the Thursday morning incident. Source: Hiiraan Online
  8. Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarmaanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad. Halkan Ka Daawo Kulankii Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Madaxda Madasha https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-upp-madsha.mp4 Halkan Ka Aqriso Xogta Kulankii Madaxda Madasha Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Akhriso : Maxay Kawada Hadleen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka? Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Gaarisa (Caasimadda Online) – Dagaalyahanada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa burburiyay xarun shirkad isgaarsiineed oo laga leeyahay dalka Kenya. Inkastoo Al-Shabaab aysan sheegan burburintaan hadana dadka deegaanka ayaa sheegay in 20 dagaalyahan oo Al-Shabaab ka tirsan ay weerar ku qaadeen xarunta oo ku taalla deegaanka Korakora ee magaalada Gaarisa. Dagaal ayaa la sheegay inuu dhexmaray dagaalyahanadii xarunta soo weeraray iyo askar ka tirsan Booliska Kenya oo xaruntaas ilaalo ka ahaa, wuxuuna weerarkaan kusoo aadayaa xilli Booliska Kenya ay ka digeen weeraro kusoo wajahan xarrumo muhiim ah oo ku yaalla xadka labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. Khasaaro nafeed oo ka dhashay dagaalka lama sheegin, waxaana jirtay in dhawaan taliyaha Booliska gobolka Waqooyi Bari (Rono Bunei) uu sheegay iney ballaariyeen hawlgallada amniga lagu xoojinayo ee deegaanada uu gacanta ku haayo. Dagaalyahanada AL-Shabaab waxey xoojiyeen weerarada ka dhanka ah ciidanka Kenya, waxaana xusid mudan in deegaanka FAAFI ee ka tirsan gobolka Waqooyi Bari weerar ay u geysteen horaantii bishaan halkaas oo khasaaro naf iyo maalba leh uu ka dhashay.
  10. Dhuusamareeb waxay diyaar u tahay inay qaabilsan Wafuud ka kala imaanaya Soomaaliya daafeheeda, Amaanka meeshii u sareysay ayaa la geeyey, Maadaama Galmudug ay wakhti dheer [...] The post Live- Dhuusamareeb , Ciidamadii Hordhaca u ahaa Imaatinka Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray appeared first on . Source
  11. Cape Town (Caasimada Oline) – Wararka ka imaanayo Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay boob xoogan loo geystay dukaamo ay ganacsato Soomaali ah ku lahaayeen gudaha dalkaasi. Kooxo burcad Afrikan ah ayaa lagu soo warramayaa inay weerar ku qaadeen dukaamadaasi, iyaga oo boob kula dhaqaaqay goobahaasi ganacsi oo ay Soomaali lahaayeen. Wararka ayaa sheegaya in kooxahaasi burcada ah ay qaateen lacago iyo agabyo lale oo muhiim ah. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in intii u socday boobka la dhaawacay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida, walow kuwa fudud ay yihiin. Waxaa sidoo kale mar dambe goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Booliska, basle sida caadada ah waxaa halkaasi ka baxsatay burcada. Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa sii xoogeysanayey weerarada ka dhanka ah Soomaalida ku dhaqan Koonfur Afrika, kuwaas oo mar-kasta la kulma tacadiyo dil iyo dhaawac loogu geysto iyo in lagu boobo hantidooda.
  12. Rwanda’s economic growth, like the rest of the region, is expected to decelerate in 2020 before picking up slightly in 2021, according to the latest outlook of the African Development Bank released Wednesday. Source: Hiiraan Online
  13. Small businesses in the Twin Cities are facing unprecedented challenges due to the COVID-19 pandemic and recent unrest. Source: Hiiraan Online
  14. Secretary-General Antonio Guterres has warned the United Nations Security Council (UNSC) that the conflict in Libya has entered a new phase "with foreign interference reaching unprecedented levels". Source: Hiiraan Online
  15. Somali opposition parties and the United Nations have welcomed Thursday’s meeting among five federal member states which will discuss upcoming elections, security and review of the constitution. Source: Hiiraan Online
  16. Al-Shabaab militants attacked and destroyed a communication mast in Korakora area, in Garissa County. Source: Hiiraan Online
  17. (SLT-Hargeysa)-Ciidamada dambi baadhista Somaliland ayaa u yeedhay Xoghayaha xannaanada xoolaha xisbiga WADDANI Axmed Shugri. Xoghayaha xannaanada xoolaha xisbiga WADDANI ayaa la sheegayaa in hadda lagu wada wareysiyo ka dib markii uu xoghayuhu ajiibey yeedhitanka ciidanka dembi baadhista, wararka qaar ayaa sheegaya in uu soo dacweeyey Xoghayaha, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub ka dib shir jaraa’id oo uu dhawaan ku dhaliiley Wasiirka. Guddoomiyihii hore ee garabka dhalinyaradda Heer qaran ee xisbiga WADDANI ayaa qoraal uu arrintan kaga hadlayo ku baahiyay bartiisa Facebook waxa uu ku yidhi Source
  18. (SLT-Hargeysa)-Waxaa iscasilay maamulihii mashruuca Berbera Corridor dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey Md Maxamuud Cabdi Maxamed (Dhuudhi), kadib markii khilaaf soo kala dhex galay wasiirka Gadiidka Cabdillaahi Abokor Cismaan. Warkan oo ay qortay warbaahinta Somaliland Chronicle ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu iscasilada ka aqbalay masuulkan. Madaxweynaha ayaa bedelkiisa u magacaabey Ciise Yuusuf Maxamed ” Ciise Xamari ” Gudoomiyihii hore ee kominshanka doorashooyinka Somaliland. Source
  19. Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa maanta qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka Soomaaliya oo dhinacyo badan leh. Shirkan ka furmi-doona xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa in ay isugu yimaadaan madaxweyeyaasha dowlad goboleedka Jubbalad Axmed Madoobe, Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen, Hirshabelle Maxamed Waare, Galmudug Axmed Qoorqooq iyo Puntland Saciid Deni. Ilo ku dhow shirka ayaa Goobjoog News u sheegay in looga arrinsanayo amniga, siyaasadda iyo qaar kale, waxaana lagu jiheyn-doonaa hilinka siyaasadda iyada oo lagu wado in laga soo saaro road-map ku saabsan doorashada 2020/2021, amniga dalka, federalism-ka, maqaamka Banaadir iyo arrimo kale. Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa tan iyo 2018-kii waxaa uu dhowr jeer isku dayey kulminta madaxda dowlad goboleedyada laakin waa uu ku guuldareystay arrintaas oo dib u dhac u keentay in la sii ambaqaado wixii lagu heshiiyey Baydhabo ee amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo qaar kale. Wararka Shirka, Isha aad kala socon-doontaa waa Goobjoog Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Ethiopia ready to start filling vast reservoir even if talks with Egypt and Sudan collapse Egypt, Ethiopia and Sudan are engaged in last-ditch talks to resolve a dispute over Addis Ababa’s construction of a giant dam on the river Nile that Cairo fears could lead to damaging water shortages. This month Ethiopia is set to start storing water in the vast reservoir of the $4.8bn Grand Ethiopian Renaissance Dam, set to be Africa’s largest, and which it sees as a pathway to widespread electrification and a prosperous future. But after almost 10 years of failed talks with Egypt and Sudan, the two countries with which it shares the Blue Nile, tensions are rising and mistrust prevails. Addis Ababa has said it will start to fill the dam whether or not a deal is agreed. Abdel Fattah al-Sisi, the Egyptian president, previously said Egypt would take all necessary measures to protect its rights to the Nile water, while Abiy Ahmed, the Ethiopian prime minister, has said his country was ready to “mobilise millions” to defend the dam. In May, Egypt called on the United Nations Security Council to pressure Addis Ababa to come to a deal. “The unilateral filling and operation of this dam, without an agreement that includes the necessary precautions to protect downstream communities . . . would heighten tensions and could provoke crises and conflicts that further destabilise an already troubled region,” said Sameh Shoukry, the Egyptian foreign minister, in a speech to the UNSC in late June. Both governments describe the issue as “existential” for their people. But despite the at-times aggressive rhetoric, “I don’t think there is any consideration of military action being taken seriously,” said Hafsa Halawa, non-resident at the Middle East Institute, a US think-tank. The hydropower project will have the capacity to generate 6,000 megawatts of electricity, making it Africa’s largest. The dam is seen by Ethiopia as a linchpin of its development plans, allowing it to bring electricity to tens of millions of its people. Ethiopia has rejected the notion that Egypt has “historic water rights” or that “current use” can be used as a guide to how much water the downstream country should receive. But in Egypt, a country with a population of 100 million that is totally reliant on the Nile for water, there is deep alarm about future shortages as unfettered control of the flow of water passes to Ethiopia. Cairo wants to seal a comprehensive deal to govern the filling and operation of the dam that would include agreed drought mitigation protocols. In February, Ethiopia rejected an agreement drafted by the US and the World Bank after talks in Washington. Ethiopian officials said the deal was biased towards Egypt. Egypt also fears that without agreement on a binding dispute resolution mechanism — something that Ethiopia has refused — it will be at the mercy of its upstream neighbour. It is concerned shortages would damage its economy and destroy the livelihoods of millions of farmers. Some 86 per cent of the water reaching Egypt comes from the Blue Nile in the Ethiopian highlands. For its part, Addis Ababa insists it will adhere to commitments to “cause no significant harm” but will not be bound by agreements that could tie its hands in operating the GERD or building more dams upstream of it. “Ethiopia feels no compulsion to sign anything that could potentially disadvantage it in the future,” said William Davison, Ethiopia analyst at the International Crisis Group, a think-tank. “Egypt and Sudan on the other side want something that is as detailed and as binding and long-lasting as possible.” Addis Ababa says it has been frustrated in previous attempts to exploit the river because of colonial era agreements requiring Egyptian consent. It has long been angry about a 1959 agreement between Egypt and Sudan on the Nile from which it was excluded. “Ethiopia is not asking too much; it is seeking to correct past injustices and share this precious resource in an equitable and reasonable manner, “said Taye Atske-Selassie, Ethiopia’s representative addressing the security council last week in response to Egypt’s complaint to the UN. Egypt’s fear is that if Ethiopia fills and operates the dam without an agreement, other Nile basin states could follow suit. The White Nile, another tributary of the river, is shared by almost a dozen countries. “Egypt wants to prevent being put in this situation again to stop unilateral actions and developments upstream without a consultation process,” said Ms Halawa. Source: Financial Times The post Tensions rise on the Nile over Africa’s largest dam appeared first on Puntland Post.
  21. (SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan ayaa jawaab adag ka bixisay naqdigii ka soo yeedhay Dawladaha Shiinaha iyo Soomaaliya oo ka soo horjeedsaday iskaashiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan oo isdhaafsaday laba Xafiis Safaaradeed. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan ayaa sheegtay in aanay wax aragti ah uga baahnayn Dawladda Shiinaha iyo dalalka ay xulafada yihiin, sidaasna waxa daabacay maanta Warsidaha Taipei Times ee Waddanka Taiwan oo ay soo xigatay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA. Afhayeenka Wasaaradda Khaarajiga Taiwan Mrs. Joanne Ou, ayaa tilmaantay in xisbiga talada Shiinaha hayaa aanu waligii maalin kaliya ka talin dalka Taiwan. Waxa kaloo ay Afhayeenku intaas ku dartay in Taiwan iyo shacabkeeduba ay waxtar kala duwan u leeyihiin caalamka, islamarkaana ay ku faraxsan tahay inay sii xoojiyaan inay la saaxiibbaan dalalka u heellan Nabadgelyada iyo Dimuqraadiyadda. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan Mrs. Joanne Ou, waxa ay ku dooday in aanay fikir ah uga baahnayn Dawladda Shiinaha. Waxaana ay intaas ku dartay inay Somaliland muhiim ugu tahay halka ay adduunyada kaga taallo oo u dhow gacanka Cadmeed iyo Khayraadkeeda dihin ee dhinacyada Kalluumaysiga, Tamarta iyo Macdanta. Mrs. Joanne Ou, waxa ay caddeysay inay Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ay yihiin laba dal oo isku duuban oo u taagan adkeynta Dimuqraadiyadda iyo Xoriyadda, waxaanay shaacisay in Xukuumadda Taiwan ay sii wadayso inay sare u qaado cilaaqaadka iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee ku salleysan siyaasadda waaqiciga ah ee ka dhexeeya Somaliland. Source
  22. Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland, gaar ahaan ilaalada madaxweynaha mamaulkaasi ayaa goor dhow ka soo amba-baxay garoonka magaalada Kismaayo, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeeb. Ciidaman oo ku hubeysan qoryaha fud-fudud ayaa diyaarad qaas ah waxa ay ka soo qaatay Kismaayo, waxayna horudhac u yihiin wafdiga Axmed Madoobe oo saacaha soo socda ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Arrintan ayaa muujineyso in weli kala shaki uu jiro iyadoona madaxweynayaasha maamullada dalka ay ciidamo gaar ah la tegayaan shirka ay ku leeyihiin Dhuusamareeb, waxaana jirta in shay degmadaasi laga saaray ciidamada Booliska ee Haramcad. Dhinaca kale waxaa qab-qaabo xoogan oo loogu jiro shirkaasi ay ka socotaa gudaha magaaladaasi, iyada oo aad la adkeeyey amniga, islamarkaana ciidamo la dhigay jidadka muhiimka ah Shirka ayaa la filayaa inuu furmo gelinka dambe ee maanta, kaas oo looga hadlayo xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020-2020.
  23. Imaaciil Daahir Cismaan taliyihii hore e hay’ada NISA ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay talaabadii ay qaaten Madaxda Jubaland iyo Puntland ee looga soo saaray Ciidamada Haramcad magaalada Dhuusamareeb oo ay kal hore geysay dowladda Soomaaliya. Taliyihii hore ee NISA ayaa xusay wixii ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay in ay geysteen Ciidamada Haramcad, sida uu hadalka u dhigay Sidoo kale wuxuu cod deer ku sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku fashilantay ka shaqaynta iyo sugida ammaanka guud ee dalka. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyada oo maanta magaalada Dhuusamareeb uu ka furmayo shir u gaar ah dhammaan madaxda maamul goboleedyada ka jira dalka. View the full article
  24. Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiisha booliska Hirshabeelle iyo maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro Ciidamo ka kala tirsan booliska Hirshabeelle iyo kuwa Madaxtooyada Hirshabeelle, kuwaaso dhawaan shaqaaqo ay ku dhex martay Aaga Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar. Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Maamulka Gobalka Sh/Dhexe Maxamed Cabdi Sheekh Xaandow & Guddoomiyaha Maamulka Magaalada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar Baareey ayaa ugu baaqay Ciidamada kala duwan ee ku sugan Magaalada Jowhar inay si nabad ah Magaalada kuwa joogaan,waxaana ay ku baaqeen in qaraar laga soo saaro cidda iska leh dhul Ciidamada ku dagaalameen. Taliyaha qeybta 27aad ee ciidanka Xoogga Dalka Jenaraal Axmed Maxamed Tareedisho ayaa sheegay in tallaabo adag ay ka qaadin doonaan askarigii ka qeyb gala dagaal qabiil, isla markaana ay maxakamadda ciidamada qalabka sida horgeyn doonaan. View the full article
  25. Ilaa 30 askari oo ka tirsan Ilaalada Khaaska ah ee Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka oo Khamiis ah loo daad-gureeyay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Ilaaladan gaarka ah oo si weyn u qalabaysan ayaa goor dhoweyd ka duulay garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxaana ay ku sii jeedaan Magaalada Dhuusamareeb oo uu ka furmayo Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada si ay u xaqiijiyaan Amniga Madaxweyne Axmed Madoobe. Madaxweynaha Puntladn Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isna shalay iska sii hormariyay ilaalo xooggan oo ka tirsan Ciidanka Madaxtooyada Puntland kuwaas oo sugi doona Amniga Madaxweynaha mudada uu ku jiro Shirka. Sidoo kale waxaa Dhuusamareeb laga saaray Booliiska gaarka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo loo yaqaanno Haramcadka kuwaas oo horay gacanta ugu hayay Amniga Magaalada. PUNTLAND POST The post Axmed Madoobe oo Ilaalo xooggan iska hormariyay appeared first on Puntland Post.