-
Content Count
215,437 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cali Waare ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay furitaanka shirkii wadatashiga ee madaxda maamul goboleedyada ugu furmay magaalada Cadaado. Maxamed Cabdi Waare oo khudbadihiisa ay ka duwanaayeen madaxda kale ayaa ugu hadlay arrimaha doorashada, doorka Xaliimo Yarey oo ah guddoomiyaha KMG ee doorashooyiska iyo maqaamka caasimada Muqdisho. Waare ayaa ka hadlay arrinta gobolka Banaadir, isagoo sheegay in maqaamka caasimada iyo matalaadeedaba saacadaha ugu danbeeya ee xiliga kala guurka in laga hadlo ay tahay nasiibdarro, isagoo sheegay in Al-Shabaab, Dowladda federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir sanadkiiba ay canshuur Hal Bilyan dollar ah ay ka qaadaan. Waare ayaa sheegay in canshuurta intaasi le’eg aan wax muuqda loogu qaban magaalada Muqdisho, xili ay la daalo dhaceyso amni darro, iyada oo mararka qaarna marti-gelisa qaraxyo dad badan haliga. “Muqdisho oo magaalada canshuurta ugu badan laga qaado, Dowladda, gobolka Banaadir iyo Al-Shabaab marka la isku daro, waxaa canshuur looga qaadaa hal bilyan sanadkii, waxaa u dheer amni darro, waxaa kaloo u dheer rafaad kale oo dowladnimada iyo caasimadnimada kusoo gaara,” ayuu yiri Madaxweyne Waare oo sheegay in madalaada qof walba meeshuu doono ha joogo uu xaq u leeyahay. Wuxuu sheegay in shacabka Muqdisho ay culeys dhan walbo leh hayso, balse aysan Soomaalida ka go’i karin, laakiin buu yiri laga filan karo inay yiraahdaan 60 sano ayaa caasimad aheyn ee ha nalaga badalo. Wuxuuna madaxda dhigiisa ee kula sugneyd shirka ku canaantay inaysan Ajendaha si rasmi ah ugu darin arrinta meeqaamka, maadama uu sheegay in caasimada la wada leeyahay, ayna waajib tahay ka hadalkeedu. “Muqdisho Matalaad Xaq ayeey u leedahay, waxaa hada noo yaal inaan ka hadalno maqaamkeeda, Magaalada Xamar waxaa laga qaadaa 1 Bilyan oo doollar hadanna waxaa u wehlisa Amni daro” ayuu yiri Madaxweynuhu. Wuxuuna intaas kusii daray “Arrinta Banaadir waxaa ka xumahay mar walba in la iska warsado aakhiru saac, caasimaddaas waa wada leenahay, si aan raalli isaga nahay aan maqaam ugu raadino”. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in dastuurka KMG ah ee lagu heshiiyay inuusan iska hor imaaneyn, qeexayana wax walba, waxaana uu qeexay in la iimaansado wixii uu qeexaya oo ku cad muwaadin kasta wixii uu xaq u leeyahay. “Wadankaan oo xasilooni siyaasadeed helo waxay ku xeran tahay inaan u hoggaansano dastuurka,” ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare oo soo hadal qaaday arrimaha doorashooyinka iyo guddiga ay hoggaamiso Xaliimo Yareey. “Guddigaasi howshiisa waa qabsaday, yaan la dhibin Xaliimo Yarey dhibka ha laga daayo, talada anega tashaneyno, maalinkii talada naga soo baxdo iyagaa ku celineynaa” ayuu yiri Waare oo dul istaagay inaysan jiri karin doorasho dib u dhacdo, loona baahan yahay in waqtigeeda ku dhacdo. Hadalka Waare oo ahaa mid aad ugu duwanaa madaxda kale ayaa farta ku godayay dulduleelaha jira ee dowladda federaalka ka gaabisay.
-
Waa su’aal qofkasta oo la socda xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Africa iyo Guud ahaan siyaasada aduunkuba isweydiinayo ? Qaarada Africa guud ahaan waa qaarad ka ka kooban shan gobol oo kala ah Afrikada Bari , Afrikada waqooyi Afrikada Galbeed , Afrikada koonfureed iyo Afrikada dhexe , shanta gobol ee Afrika dhamaantood waa qaar leh muhiimado waaweyn oo qaarada Afrika iyo aduunkuba aanu ka maarmin. Qaarada Africa waa qaarad guud ahaan dihin oo khayraadkeedu wali aan la fur-furin oo uu duuban yahay amaba u aasan yahay , siyaasada aduunka ka socotaa guud ahaan laba waxa ay ka kooban tahay oo lagu tartamayaa sadex shay oo kala ah 1- Dhaqaale 2- Awood 3- Gudbin aragti iyo mabaadii oo uu dalwaliba xulafo ku raadinayo. Sanadahaa ugu dambeeyey waxaa dhacay in qaarada Africa uu dalka shiinuhu shir u qabtay maadaama oo uu yahay quwadaha maanta aduunka isku haya ee ku tartamaya xaga dhaqaalaha iyo awoodaba , sidaasi oo kale dalka ruushka ayaa isna la shiray guud ahaan Africa oo aad u danaynaya in soo galaangalo tartanka loogu soo jiro qaarada Africa. Waxa aan la yareysan karin dalka Turkiga oo isna ah quwad imika iskala bixinaysa oo guud ahaan Africa ku soo bilaabay galaangal iyo xidhiidh wadamo badan oo galbeedka , Bariga iyo Waqooyiga qaarada Africa ah xidhiidho la saameeyey dhinacyo badan leh . Sadexdan dawladood ee China , Russia iyo Turkey waa qaar hadda saameyntooda laga dareemayo guud ahaan aduunka Africa na waxa ay tahay meelaha lagu tartamayo ee la rabo in midwaliba uu suuq siyaasadeed iyo mid dhaqaaleba ka hello . Waxa iyaduna cusub oo aduunka aad loo qaadaa dhigayaa xidhiidhka dhex maray Jamhuuriyada Somaliland oo aan aduunka aqoonsi caalamiya ka haysan oo ay hore isugu dawlad ahaan jireen Jamhuuriyada federalka Somalia iyo Taiwan oo iyaduna dalal dhawr ahi aqoonsan yihiin laakiin uu dalweynaha shiinuhu aanu ogoleyn in ay madax banaanaato . Dhinaca kale waxa Africa hore u soo maray oo ilaa maanta saameyn siyaasadeed nololeed , cilmiyeedba ku leh dawladaha reer Yurub oo inta badan aanu marnaba ka qoob qaadin ilaa 1884 kii markii qaarada Africa ay Berlin ku qaybsadeen in ay guneystaan , waxa isaguna jira dawlada maraykanka oo ah quwada aduunka ee hadda oo aanay siyaasad ahaan kala fogeyn reer yurub oo leh xulfi siyaasadeed oo Bariga dhexe iyo aduunka guud ahaan wadamo badan ku leh. Qaarada Africa waa qaarada sidaasi loo danaynayo ee ahmiyada intaa leeg ku leh aduunka oo maanta xiliga la joogo loo wada baahan yahay, waa xiligii ay Africa iyaduna ku biiri lahayd quwadaha aduunka hadii ay wax badan ka xorowdo wax badana ku midoobi karto. Hadii aynu u soo noqono Gobolka Geeska Africa waxa ahmiyada gaar ah loo siinayaa dhawr wax oo ay muhiimada u yeelatay oo kala ah; 1- Gobolka Geeska Africa waxa uu ku yaalaa goob istraateji ah oo aduunka oo dhami u baahan yahay, waxaana ka mid marinbiyoodka Badda cas iyo badweynta Hindiya oo gobolku wejahad ku leeyahay gaar ahaan dalalka Somaliland iyo Somalia. 2- Waa Gobol leh kheyraadka dabiiciga ah ee aduunka ka sii gabaabsiga noqonaya ee kala ah , Saliida caydhiin , gaasta dabiiciga ah , dhuxul-dhagaxda , macdanaha kala duwan ee loogu baahida badan yahay, iyo waliba dhul ku haboon wax beerashada , bad dihin oo khayraad ka buuxo iwm. 3- Waa Gobol u ah albaab Africa laga gallo oo aad loo wada danaynayo in dalwaliba badiisa iyo barigiisa yimaado oo uu ka sameysato xarun . DURUUFAHA KU XEERAAN GOBOLKA GEESKA AFRICA Gobolka Geeska Africa waxa ku xeeran duruufo badan oo adag oo aad ula hadhay oo u suurogalin waayey in uu noqdo gobol horumarsan marka loo eego gobolada kale ee qaarada Africa oo uu aad uga dambeeyo kuwaasi oo ay ka mid yihiin; 1- Colaado iyo dagaalo guun ah oo aanu gobolkani madaxaba kor uga qaadin ilaa inta taariikhda la garanayoba kuwaasi oo u dhaxeeyey dadka Gobolkan wada degen iyo dawladihii iyo boqortooyooyinkii ka talinayey wadamada Ethiopia, Somalia, Erateria iyo intii aanay dalalkani magacyadan lahaynba kuwaasi oo ilaa maanta aanay riiqdoodii hadhin. 2- Gobolka Geeska Africa oo xarun dagaal u noqday aduunka ka dib markii uu gabaad u noqday argagixisada caalamiga ah iyo wadamada la dagaalama oo isla soo gallay Gobolka Geeska Africa isla markaana dagaalkoogaasi gobolkii ka dhigey garoon dagaal ( battle ground ) taasi oo saameyn nololeed , dhaqaale iyo dib u dhac ku keentay bulshada ku nool gobolkani. 3- Siyaasada Bariga dhexe iyo wadamada khaleejka oo saameyn xoogan ku yeelatay arimaha siyaasadeed iyo hogaamineed gobolkani iyo waliba wadamada Turkey iyo dawlado badan oo kale oo ku cusub oo iyaguna raba in ay gobolkani gacanta ku dhigaan . 4- Badda Somalia oo ay ka dilaacday budhcad badeed ka dib markii ay burburtay Jamhuuriyada Somalia isla markaana ay u kala jabtay Somaliland iyo Somalia oo midina nidaam dawladnimo dhisatay midna intaasiba aduunku isku dayayey in uu wax u dhiso oo hadda aad moodo in ay cagaha dhulka la soo helayso. SIDEE AY AFRICA IYO GEESKU UGA FAAIIDEYSAN KARAAN ADUUNKA KU SOO WEJAHAN ? 1- Africa waa ay ka faaiideysan kartaa dhamaan wadamadaa danaynaya ee qaarada u soo ooman , hadii midowga Africa ka soo saaro siyaasad guud oo aan qaaradana dib loogu qabsan dalwalibana uga faaiideysto cidii horumar wadda. 2- Africa waxa ay tahay suuqa ugu weyn ee aduunku wax keeno , taasi waxa ay u baahan tahay gorgortan iyo in Africa waxa ay iibsanayso cida ka iibinaysa ay kula shuruutanto mashaariic maalgashi oo siyaasad ka madax banaan oo dadka Africa oo aduunka ka dambeeyaa ka faaiideystaan. 3- Africa in ay abuurto walaalnimadii iyo wadaniyadii isjacaylka Africa ee xiligii gobanimo doonka jirtay , oo wax badan la fududeeyo isla markaana go’aanada midowga Africa iyo hawshooda la dardar galiyo iyada oo lagu soo bislaynayo urur goboleedyada qaarada. 4- Africa waxa ay u baahan tahay hogaamiyeyaal hami fog iyo himilo sare leh oo ay ku dheer tahay in ay qaaradani noqoto mid aduunka hogaamisa kana baxda dib u dhaca , dagaalada , faqriga , gaajada iyo horumar la’aanta oo ka midho dhaliya fursadaha . Waxa aduunka la isla yaqaanaa in marba meel aduunku ku ururo oo lagu tartamo imika waxa la saadaalinayaa qarnigan socda in Africa aduunka oo dhami dabaynayo meelaha ugu mudan ee la wada rabo waxa ka mid ah Gobolka Geeska Africa iyo Marin biyoodka aduunka u muhiimka ah ee Badda Cas oo labadaasiba ay Somaliland tahay dalka ugu haboon albaabka u ah Gobolka Geeska Africa, Isla markaana Badda cas ay tahay dalka ugu dheer ee xuduud la leh 900 km ku dhow. Fursado badan ayaa ugu jira dalka Jamhuuriyada Somaliland oo aan isagu aqoonsi caalamiya haysan laakiin xidhiidho wanaagsan la leh dawlado badan oo aduunka ah , kuwaasi oo u sahli kara in uu sii sameeyo xidhiidhi diblomaasiyadeed iyo qaar ganacsi iyo horumarineed oo ay Somaliland dadkeeda ugu abuurto nolol wanaagsan iyo horumar la taaban karo hadii ay ka faaiideysato tartanadaa ! Mohamed Abdi Jama Hogaamiyaha Ururka Dadweynaha Somaliland Qaran News
-
Qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada Dalka oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay suurtagalnimada in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla ogol -yahay,iyagoo sidoo kale taageeray shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ugu socdka magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug. Halkan Ka Daawo Baaqii Ka Soo Baxay Madaxda Xisbiyada Dalka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-pp-xisbiyada.mp4 Source: goobjoog.com
-
Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha, waxaana idin soo gudbineynaa nuxurka qodobadii ay soo hadal qaadeen. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-Qoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo furay ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay isaga oo intaa raaciyey inuu yahay mid wadatashi ah, una mahadceliyey Soomaalida iyo beesha caalamka. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in shirkan uu yahay wadatashi, oo xoogga lagu saarayo dib u dhiska dalka Waxaa uu madaxweynaha Galmudug uga mahadceliyey soo dhowynta isaga oo sheegay “Dad la dhisay ayaa jooga oo awood u yeeshay in maareeyaan arrimaha muhiimka ah”. Shirka waxaa uu ka yiri “Waxaa sheegayaa sida aan raalli uga nahay ka soo qeyb galka, oo iney ka soo baxaan wax shacabka raali ka yihiin”. Mar uu ka hadlayey federaalka ah waxaa uu yiri “Ferdaal ma aha wax dadka kala geynaya, ama horumarkiisa, waa shaqada oo la kala qeybsaday, kala qeysanaan waa wax is kabaya. Madaxweyne Deni waxaa uu leeyahay weyn fiicneyd doorasho qof iyo cod ah isaga oo intaa raaciyey “Wixii aan ka badi weyno aan qabsanno, aanna iimaansanno”. Waxaa uu kusoo gabagabeeyey inuu shirka noqdo mid taariikhi ah, isaga oo sheegay in shirkan uu yahay shaqo loo qabanayo dowladda federaalka ah. Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Lafta Gareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka looga gudbi lahaa, oo ah wax ku xiran mustaqbalka umadda Soomaaliyeed. Dhanka doorashada waxaa uu sheegay in Soomaalida oo dhan heshiis ku tahay in waqtiga doorashada marka la gaaro ay waqtigeeda dhacdo, isaga oo soojeediyey in laga wada shaqeeyo. Ujeedka shirka waxaa uu ku sheegay iney tahay wada shaqeynta dowlad goboleedyada isaga oo intaa raaciyey in sidaasi loo baahanyahay in dowladda federaalka ah lala yeesho wada shaqeyn, isku xirnaan iyo wada shaqeyn iney jirto. Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in guddiga doorashada dhismihiisa iyo kahorba laga hadlayey qof iyo doorasho, haddii la gaari waayo aan loo fariisan-doonin, oo horay loo socda. Shirkan ayuu ku sheegay ineysan aheyn kuwa qaadanaya kaalinta aan tooda aheyn ee dowladda federaalka ah, isaga oo soojeediyey iney ka soo baxaan arrimo saameyn ku yeelan-doonna, dalka oo dhan horumar iyo guul gaarsiin kareyso. Ugu dameyntii waxaa uu kusoo gabagabeeyey inuu soo dhoweynayo wax walba oo dalka isku heynaya iyo xisiloonida iyo in shirka uu dhali-doonno, oo ay soo wada saaraan federaalka iyo dowlad goboleedyadaba wax dalka wax u tari-doonna. Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo isna goobta ka hadlay dastuurka isaga oo sheegay inuu yahay shey ka dhashay colaadda iyo kala shakiga dalka ka dhacday isaga oo intaa raaciyey in ay tahay in il naxariis ah, niyo wanaag ah lagu fiiryo, oo il hooyo lagu fiiriyo oo aan il eeddo lagu fiirin. Waxaa uu beesha caalamka ugu baaqay iney taageero la duljoogto waxa lagu heshiiyo, waxaa uu taageeray in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo. View the full article
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha, waxaana idin soo gudbineynaa nuxurka qodobadii ay soo hadal qaadeen. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo furay shirka ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay isaga oo intaa raaciyey inuu yahay mid wadatashi ah, una mahadceliyey Soomaalida iyo beesha caalamka. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in shirkan uu yahay wadatashi, oo xoogga lagu saarayo dib u dhiska dalka Waxaa uu madaxweynaha Galmudug uga mahadceliyey soo dhowynta isaga oo sheegay “Dad la dhisay ayaa jooga oo awood u yeeshay in maareeyaan arrimaha muhiimka ah”. Shirka waxaa uu ka yiri “Waxaa sheegayaa sida aan raalli uga nahay ka soo qeyb galka, oo iney ka soo baxaan wax shacabka raali ka yihiin”. Mar uu ka hadlayey federaalka ah waxaa uu yiri “Ferdaal ma aha wax dadka kala geynaya, ama horumarkiisa, waa shaqada oo la kala qeybsaday, kala qeysanaan waa wax is kabaya. Madaxweyne Deni waxaa uu leeyahay weyn fiicneyd doorasho qof iyo cod ah isaga oo intaa raaciyey “Wixii aan ka badi weyno aan qabsanno, aanna iimaansanno”. Waxaa uu kusoo gabagabeeyey inuu shirka noqdo mid taariikhi ah, isaga oo sheegay in shirkan uu yahay shaqo loo qabanayo dowladda federaalka ah. Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka looga gudbi lahaa, oo ah wax ku xiran mustaqbalka umadda Soomaaliyeed. Dhanka doorashada waxaa uu sheegay in Soomaalida oo dhan heshiis ku tahay in waqtiga doorashada marka la gaaro ay waqtigeeda dhacdo, isaga oo soojeediyey in laga wada shaqeeyo. Ujeedka shirka waxaa uu ku sheegay iney tahay wada shaqeynta dowlad goboleedyada isaga oo intaa raaciyey in sidaasi loo baahanyahay in dowladda federaalka ah lala yeesho wada shaqeyn, isku xirnaan iyo wada shaqeyn iney jirto. Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in guddiga doorashada dhismihiisa iyo kahorba laga hadlayey qof iyo doorasho, haddii la gaari waayo aan loo fariisan-doonin, oo horay loo socda. Shirkan ayuu ku sheegay ineysan aheyn kuwa qaadanaya kaalinta aan tooda aheyn ee dowladda federaalka ah, isaga oo soojeediyey iney ka soo baxaan arrimo saameyn ku yeelan-doonna, dalka oo dhan horumar iyo guul gaarsiin kareyso. Ugu dameyntii waxaa uu kusoo gabagabeeyey inuu soo dhoweynayo wax walba oo dalka isku heynaya iyo xisiloonida iyo in shirka uu dhali-doonno, oo ay soo wada saaraan federaalka iyo dowlad goboleedyadaba wax dalka wax u tari-doonna. Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo isna goobta ka hadlay dastuurka isaga oo sheegay inuu yahay shey ka dhashay colaadda iyo kala shakiga dalka ka dhacday isaga oo intaa raaciyey in ay tahay in il naxariis ah, niyo wanaag ah lagu fiiryo, oo il hooyo lagu fiiriyo oo aan il eeddo lagu fiirin. Waxaa uu beesha caalamka ugu baaqay iney taageero la duljoogto waxa lagu heshiiyo, waxaa uu taageeray in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo.
-
Ciidanka Puntland & maleeshiyo hubaysan oo saaka Mar kale dagaal ka dhex qarxay+Khasaaraha ka dhashay Iska hor imaad u dhexeeya ciidanka amniga Puntland iyo Maleeshiyaad is-aruursaday ayaa mar kale saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo Wararka aan helayno waxay sheegayaan in kooxda maleyshiyaadka ay saaka waaberigii weerar ku qaadeen xarunta madaxtooyada Gaalkacyo, halkaas oo fadhiisin u ah ciidanka madaxtooyada Puntland Waxaa la soo sheegayaa in Dad rayid ah ku dhinteen rasaasta ay iswaydaarsanayeen labada dhinac. Waxaa sidoo kale gubtay qeybo kamid ah Suuqa Gaalkacyo. Iska hor imaadkan ayaa dabo socday dagaal xalay dhexmaray ciiddanka booliiska Gaalkacyo iyo dabley hubaysan oo lagu tilmaamay inay ka cadhaysan yihiin khasaarihii ka dhashay dagaalkii xalay. Masuuliyiinta amniga iyo mamaulka gobolka weli kama aysan hadlin dhacdooyinkaan isdaba socda. Qaran News
-
Aamina Maxamed ma noqon doontaa haweenaydii u horraysay ee hogaanka u qabata Ururka Gagacsiga Adduunka Madaxweyne Kenyatta oo shaacinaya musharraxnimada danjire Aamina Maxamed Todobaaddo uun ka dib markii agaasimaha guud ee ururka ganacsiga adduunka ee WTO, Roberto Azevedo, sida lama filaanka ah u shaaciyey is casilaaddiisa, ayaa waxa soo baxay in diblomaasiyadda reer Kenya ee wasiirkana ah, Aamina Maxamed ay ka mid tahay musharaxiinta ugu cadcad kuwa u tartamaya in ay bedelaan. Go’aanka Azevedo kaga tagayo jagadaa heerka caalami ah bishan Ogost ee foodda inagu soo haysa, iyada oo mudado-xileedkiisu ku ekayd Ogost 2021, ayaa dhaliyey tartan adag oo loo galo jagadaas, xataa iyada oo ay taagan yihiin dhibaatooyin adag oo ah dagaal ganacsi iyo cudur saf mar ahi. Bishan Juulaay 7 deedii ayaa Jamhuuriyadda Kenya gudbisay warqadda musharaxnimada danjire Aamina Maxamed oo ah in tartamayso jagada agaasimaha guud ee ururka WTO. Ururka WTO shaqadiisu waxa weeyi inuu kobciyo ganacsiga dunida si ay uga wada faa’iidaystaan dalalka dunida oo dhami. Waa ururka keliya ee fidiya gogol gaar ah oo lagaga wada xaajoodo ganacsiga sidoo kalena lagu xaliyo khilaafaadka ganacsi ee soo dhex gala dalalka xubnaha ka ah. “Maadaama oo Kenya tahay dal si dhab ah u rumaysan xoojinta ururada caalamiga ah, waxaan aaminsannahay in ay jirto baahi degdeg ah oo loo qabo in boodhka laga tumo ururka WTO si uu dhamaan qaramada oo dhan baahiyahooda uga shaqeeyo, ha yaraadeen ama ha weynaadeene. Waxaanu sidoo kale rumaysannahay in haatan ay tahay goortii ay Afriki qaadan lahayd masuuliyadda ay mudantahay ee ah in ay hogaanka u qabato WTO” ayaa lagu yidhi warbixin ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Kenya. Danjire Aamina Maxamed Aamina qudheeda oo ka hadashay damaca ha kaya jagadaas oo dhawaan waraysi siisay wargeyska Financial Times ee dalka Ingiriiska ka soo baxa, ayaa waxay tidhi “waxa loo baahanyahay qof leh waayo aragnimo ku haboon shaqadan, qof u heellan hirgelinta waxa dunidu wada leedahay, laakiin sidoo kalena leh maqaam siyaasadeed si uu u noqdo qof wax isku duma oo suurto geliya in la isku tanaasulo.” “Hadii qofka tilmaamahaa lihi noqdo qof Afrikaan ah ama haweenay, waxay ila tahay inuu miisaan gaar ah sii yeelanayo. Waa lagama maarmaan in ururku noqdo mid xubnaha oo dhami ka wada muuqdaan oo ay cadaato in dalalka xubnaha ka ahi garawsadaan in qayb kasta oo dunida ka mid ahi ay wax tar togan u yeelan karto hadii ay hogaanka u qabato WTO”, ayay intaa ku dartay. Aamina waxay ka dhalatay qoys Soomaalida-Kenya ah oo waxa ay ku dhalatay magaalada Kakamega Oktoobar 1961, waxaanay muddo dheer ka soo shaqaysay diblomaasiyadda dalkaas markii dambena waxa ay xukuumadda Madaxweyne Uhuru Kenyatta tan iyo sannadkii 2013-kii ka haysay xilalka wasiirka arimaha dibadda, ka waxbarashada iyo haatan oo ay tahay wasiirka ciyaaraha. Kenya oo ganaaxeysa dadka faafiya wararka beenta ah ee ku saabsan Corona Madaxweynaha Kenya oo ka jawaabay codsi uga yimid ilma yar oo xanuunsan Markii ay ka qalin jabisay Jaamacadda Kiev oo ay ku baratay sharciga, ayaa Aamini waxa ay ka mid noqotay shaqaalaha dawladda Kenya oo ay ka bilawday sarkaal dhanka sharciga ah sannadkii 1985. Shan iyo tobankii sano ee xigay waxa ay ka shaqaynaysay waaxda diblomaasiyadda Kenya oo waxay xilal door ah ka soo qabatay kana soo shaqaysay Geneva iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Intii u dhaxaysay 2000 ilaa 2006 waxay danjire Aamina Maxamed soo qabatay xilal kala ah safiir, madaxa ergada diblomaasiyadeed ee Kenya ee Geneva waxaanay sidoo kale gudoomiye ka noqotay waaxda Afrika ee xuquuqda aadanaha ee WTO. Waxa ay sidoo kale noqotay haweenaydii ugu horraysay ee gudoomisa shirweynaha guud ee WTO sannadkii 2005. Ka dib markii ay muddo gaaban ka shaqaynaysay xukuumaddii labaad ee Madaxweyne Mwai Kibaki, ayaa waxa Aamina loo magacaabay ku xigeenka agaasimaha guud ee hay’adda deegaanka Qaramada Midoobay ee UNEP. . “Kenya waxay soo sharaxaysaa Aamina Maxamed oo ah qof si gaar ah ugu qalma in ay hogaamiso WTO xilligan adag ee lagu jiro. Hadii la doortona waxay noqon doontaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaan ah iyo run ahaantii haweenaydii ugu horraysay ee hogaanka u qabata ururka ganacsiga adduunka WTO. Wasiir Aamina way garanaysaa WTO waxaanay fahamsantahay sida uu u shaqeeyo, maadaama oo ay hore u guddoomisay shirarka heerka sare ah ee go’aannada lagu gaadho ee ururka sida shirka wasiirrada, shirweynaha guud, waaxda xallinta khilaafaadka iyo sidoo kale waaxda dib u eegidda siyaasadda ururka.” Ayaa lagu sheegay warbixinta uu soo saaray Madaxweyne Kenyatta. Ma aha markii ugu horraysay ee Kenya u ololayso in ay Aamina xil ka qabato ururka WTO. Sannadkii 2013 waxa ay ka mid ahayd musharaxiintii la tartamay ee uu ka guulaystay Azevedo. Sannadkii 2017 ayaa hadana maamulka Kenyatta waxa uu sidoo kale Aamina u sharaxay in ay noqoto gudoomiyaha ururka Midowga Afrika si ay u bedesho gudoomiyihii xilka ka degayey ee reer Koonfur Afrika, Nkosazana Dlamini Zuma, laakiin waxa ka guulaystay Moussa Faki Mahamat oo reer Chad ah. Ka hor is casilaadda agaasimaha guud ee ururka, Azevedo waxa soo baxayey warar sheegayey in dawladda Ingiriisku u ololaynaysey in Aamini bedesho xog-hayaha guud ee ururka Patricia Scotland. Qaran News
-
Maxay maalqabeennada Yuhuudda lacag badan ugu bixinayaan Ilhaan Cumar? Kooxaha garabka midige u janjeera ee gacansaarka la leh Israa’iil ayaa waxa ay bartilmaameedsanayaan xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga kana soo gasha gobolka Minnesota, sida uu daabacay wargeyska Huffpost. Ilhaan Cumar ayaa meelaha fagaaraha waxa ay kaga dhaleecaysaa dowladda Israa’iil, waxa ayna ka mid tahay xubnaha magaca leh ee horumarka sameynaya ee Koongareeska. Antone Melton-Meaux, oo 47-jir ah, waa xeer ilaaliyaha magaalada Minneapolis, waxa uu doonayaa inuu booska ka riixdo Ilhaan Cumar, oo waxa ay isreebreebka doorashada Xisbiga Dimuqraadiga ee xilka koongareeska ku tartami doonaan Ilhaan. Ninkan ayaa bishii May oo kaliya waxa loo uruuriyay in ka badan $1.5 oo doolar. Inta badan lacagtaasi waxa ay ka imanaysaa guddiyada siyaasadeed ee ka soo horjeeda in cadaadis dheeraad ah uu Mareykanka uga yimaado dowladda Israa’iil. Laba kooxood oo noocaas oo kale ah, sida kooxaha gacansaarka la leh Israa’iil iyo Mareykanka iyo NORPAC, ayaa waxa ay ilaa waqtigan la joogo Melton-Meaux siiyeen $450,000. Antone Melton, ninka Ilhaan kula tartamaya doorashada isreebreebka dimuqraadiga Sida uu daabacay wargeyska The Times of Israel, Xildhibaan Ilhaan Cumar, ayaa saameynta Sucuudi Carabiya ee maamulka Trump waxa ay ku xiriirisay Israa’iil, iyadoo sheegtay buu wargeysku leeyahay in labada dal ay dhaqaale ku bixinayaan sidii ay u gaari lahaayeen waxa ay iyagu doonayaan. Wareysi ay siisay wargeyska Sunday Times ee UK ka soo baxa ka hor inta aanan la daabicin buugeeda “Taasi waa sida ay Ameerika u eg tahay: Safarkeygii qaxootiga ilaa xildhibaannimada Kongareeska” ayaa waxa ay u badan tahay inuu sii kicin doono xiisadda u dhaxaysa Ilhaan Cumar iyo taageerayaasha Israa’iil. Rashiida Dhaalib iyo Ilhaan Cumar Tartanka Ilhaan Cumar ay ugu jirto sidii dib loogu soo dooran lahaa ayaa waxaa walwal badan uu ku hayaa kooxaha gacansaarka la leh Israa’iil iyo maalgeliyayaashaba kuwaas oo fursad cusub u arka tartankan, kaas oo ay doonayaan inay ku soo bandhigaan awooddooda kaddib markii dhabarka loo saariyay guuldarro layaab leh. Sanadkii hore ayaa xukuumada Israa’iil waxay ku dhawaaqday inay joojisey Socdaalkii Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Rashida Taib Ay ku tegi lahaayeen Falastiin iyo Israa’iil. Waxa tani ay ka dambeysya kadib la tashiyo uu sameeyey Ra’iisal Wasaaraha Israa’iil Ben Yamin Netanyahu kaas oo amray in la joojiyo Socdaalkaasi. Hore Madaxweynaha Mareykanka ayaa udalbaday is hortaag lagu sameeyo Ilhaan Cumar socdaalkeeda sidaa awgeedna waxay warbaahinta qaar sheegayaan in codsigaasi la tixgeliyey. Qoraal uu Trump soo dhigay Twitter-kiisa ayuu ku sheegay in Labada Gabdhood ay yihiin kuwo wax ka sheega oo Neceb Dadka Israa’iil. Rashida Taib ayaa asal ahaan kasoo jeeda Dalka Falastiin waxaana Golaha Congress-ka Mareykanka ay kasoo gashay Gobolka Michigan,halka Ilhan Cumar oo Soomaaliya ka tagtay ay Minesotta Kasoo gashay. Qaran News
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ayaa maanta ka hadashay safar la filayo inuu Danjiraha dalka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian uu ku tago caasimada Somaliland ee Hargeysa. Safarka danjiraha ee Somaliland ayaa daba socda xiriirka iyo heshiiska cusub ee kala saxiixdeen Somaliland iyo Taiwan, kaasi oo dowladda Shiinuhu ay si weyn uga carootay. Shiinaha ayaa si adag uga hor-yimid xiriirka labadaasi dhinac, isagoona ku tilmaamay wax aan la aqbali kareyn, isla markaana xad-gudub ku ah Jamhuuriyada dadka ee Shiinaha. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Yaasiin Faratoon oo arrinkaasi ka hadlayey ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan safarkaasi, isagoona xusay in wax saameyn ah uusan ku yeelan doonin xiriirka cusub ee Taiwan. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in markii u horeysay aysan aheyn ee Qin Jian uu safar ku tago Hargeysa, balse uu marar hore booqasho ku tagay. Faratoon ayaa ka dhawaajiyey in danjiruhu uusan ilaa hadda la soo sameyn xiriir toos ah oo ku aadan safarkiisa, sida uu markii hore safaradiisa ula soo socodsiin jiray, midaasi oo la filayo inay ka dhalatay xiisada uu utagayo Hargeysa. Amb. Qin Jian ayaa kulamo la yeelan doona madaxda ugu sareysa Somaliland, gaar ahaan madaxweyne Muuse Biixi, oo uu kala hadli doono mowqifkooda ku aadan xiriirka Taiwan, sida ay hore u baahisay Caasimada Online. Xiriirka iyo heshiiska cusub ee Somaliland iyo Taiwan ayaa waxa si weyn uga horyimid Soomaaliya iyo Shiinaha oo u arka xad-gudub ka dhan ah, maadama ay labada maamul haysan aqoonsi buuxa oo caalami ah.
-
Xog:Somalia oo diiday inay muqdisho ka degto Diyaarad Hub & Agab kale oo Ciidan siday oo Masar siisay Diyaarad ka timid Masar oo sidda xirmo hub ah ayaa la doonayay in ay ka degto Soomaaliya bishii May. Lakiin laba kun oo AK47 ah, qoryaha madaafiicda rida, qoryaha kunjiyadda leh, bastoolado iyo hoobiyeyaal diyaaradda saarnaa lama dejin. Waa la joojiyey, ayuu sarkaal Soomaali ah u sheegay Wargeyska The Sunday Telegraph ee UK, sababtoo ah waxa laga baqay ayuu yiri in dowladda Soomaaliya ay lugaha la gasho muranka u dhexeeya labada dal ee Africa ugu awooda weyn ee Masar iyo Itoobiya. Wargeyska Sunday Telegraph waxa uu sheegay inuu arkay dokumentiyo muujinaya diidmada dowladda Soomaaliya ee hubka uga imanayey, balse ma bixin faah-faahin intaas dheer. Waxay u muuqataa in dowladda Soomaaliya ka baqday in Ethiopia ay u aragto inay ku dhowdahay Qaahira, sidaasna ku diiday hubka Masar. Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay inay dhex-dhexaad ka tahay xiisadda labada dal, waxayna diiday qaraaro kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta, oo ay xubin ka tahay, kuwaas oo dhalleeceyn lahaa Addis-Ababa. Masar ayaa ahayd awoodda heysta Nile muddo kumanaan sano ah. Laakiin awoodda oo lala ekaaday ayaa keentay in qul-qulka biyuhu fogaadaan. Todobaadyadda soo socda marka xilli roobaadka la gaaro, Ethiopia waxay bilaabeeysa in ay buuxiso biyo xireenka ay dhowaan dhistay. Biyo xireenka oo ka mid ah kaabeyaasha ugu waa-weyn ee Africa ayaa Ethiopia siin doona awood ay ku demiso tubooyinka biyaha ee Masar waxayna dalalka deriska ah ku qasbi kartaa in ay tageeraan. Muddo ku dhow toban sano, Ethiopia waxay dhiseysay derbi dhererkiisu yahay hal mile kaasi oo laba jeer ka culus taaladooda xoriyadda. Wax yar ayuuna u jiraa xuduudda Sudan. Mashruuca biyo-xireenka oo loo yaqaan GERD waa dhammaad. Waxaa uu noqon doonaa biyo-xireen koronto laga dhaliyo kii ugu weynaa ee qaaradda Africa, wuxuuna qaadaa 72 billion oo cubic meters oo biyo ah, wuxuuna laba-laabayaa quwadda korontada aan xasilooneyn ee waddanka. Biyo xireenku waxaa uu Ethiopia u yahay xamaasad qaran – waa hadal dad xaasidnimo loola dhaqmayay qarnigii lasoo dhaafay iyo talaabo ay horay ugu qaadeen warshadeynta. Laakiin Masar oo dadkeedu yahay boqol million waxay ku dhawaad dhamaantood ku tiirsanyihiin biyaha nadiifka ah ee webiga Nile. Biyo xireenku waa “khatar muuqata” sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Masar Sameh Shoukry. Saraakiil Masar u dhashay ayaa sheegay in biyaha wabiga Nile oo yaraada ay uga sii dari karaan abaaraha waddanka, islamarkaana uu wiiqi karo beeraha iyo biyaha. Hadda Ethiopia waxay qorsheyneysaa in ay buuxiso biyo xireenka heshiis la’aan. Todobaadyaddii u dambeeyay, diblomaasiyiinta iyo taxliiliyeyaasha waxay soo saareen digniin ah in si deg deg ah loo helo qaraar nabadeed. Walaacooda si fiican ayuu u muuqdaa. Markii hore, Masaaridu waxay soo jeediyeen hanjabaad ah talaabo militari, iyagoo sheegay in Masar ay adeegsan doonto wax walba oo ay heli karto si ay u difaacdo amniga biyaheeda. Dad awood leh oo Dowladda u dhow ayaa kusii daray in dadka Masar ay dagaal ku baaqi doonaan haddii Ethiopia ay isku daydo in ay wadanka gaajo ka dhigto. Raiisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa ka jawaabay. Sanadkii lasoo dhaafay waxaa uu yiri “ma jirto awood Ethiopia ka joojin karta dhismaha biyo-xireenka”, dalkiisana waxaa uu soo safi doonaa ayuu yiri malaayiin rag derajo sare leh si ay u difaacaan. Ka sokoow isu goodinta, fursadda uu dagaal ku dhex mari karo Ethiopia iyo Masar waa ay yar tahay. In ka badan 1000 mile oo saxaraha Sudan ayaa kala qaybiya labada awoodood, Ethiopia ayaana u nugley weerar dhulka ah. In cirka ay ka duqeyso biyo xireenka waa talaabo militari oo aad suurtagal ugu ah Masar. Si kastaba, taasi waxay saameyn baahsan ku yeelan doontaa amniga Gobolka, Qaahira ayaana ka heli doonta faa’iido muddo gaaban oo kaliya ah. “Haddii Masar ay qaado duqaymo ka dhan ah biyo xireenka, Maxay noqon kartaa faa’iidada mudada dheer? Xitaa haddii ay duqaymuhu noqdaan kuwo aad wax u burburiya, Ethiopia waxay billaabi doontaa in ay biyo-xireen kale ka dhisto Nile. Kadibna Toban sano ka dib Masar waxay mar kale wajahi doontaa dhibaatadii oo kale, laakiin markaan xittaa lalama tashan doono,” ayuu yiri William Davidson oo ka tirsan ururka Xasaradaha Caalamiga ah. Wareeg labaad oo wadahadal ah oo ay dhex-dhexaadinayaan Midowga Europe ayaa hadda socda. Ma cadda cidda marka hore ka bixi doonta. Haddii aan heshiis la helin, xiisadda gobolka waa ay sii socon doontaa. Diyaaradda hubka u siday Soomaaliya, oo lagu faah-faahiyay qoraallo dhowr ah oo ay heshay The Sunday Telegraph, hadda Masar ayey kusii negaan doontaa. Qaran News
-
Odayaal iyo waxgarad si adag uga hadlay Dagaalkii Gaalkacyo
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Odyaal iyo waxgarad ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo warbaahinta la hadlay ayaa si adag u cambaareeyay Dagaalkii Xalay iyo saaka ka dhacay Gaalkacyo oo sida ay sheegeen cid gaar ah lagu beegsaday. Odayaashu waxay sheegeen in iska hor-imaadka ka dhacay xaafadda Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo uu ahaa mid lagu beegsaday dad Rayid ah oo halkaas degganaa kuwaas oo sida ay tilmaameen loo adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan islamarkaana khasaare naf iyo maal la gaarsiiyay. Sidoo kale waxay beeniyeen in Kooxo Khamriga ka ganacsada ay ku jireen Xaafadda la weeraray iyagoo xusay in dadka iska hor-imaadkii xalay ku dhintay ay ahaayeen Culimo iyo Aqoon-yahanno Xaafadda ku noolaa. Odayaasha iyo waxgaradka ayaa sidoo kale Dowladda Puntland ugu baaqay in ay jawaab iyo Raalli-gelin deg deg ah ka bixiso wixii halkaas ka dhacay si loo dejiyo Dadkii Eheladooda dhibku gaaray loona xaqiijiyo Nabadda iyo Xasiloonida. Halkaan ka daawo Muuqaalka PUNTLAND POST The post Odayaal iyo waxgarad si adag uga hadlay Dagaalkii Gaalkacyo appeared first on Puntland Post. -
Garowe (PP News Desk) — Puntland Authorities have taken into custody two police officers for staging a minor mutiny. Major Osman Mohamud Burale, the Deputy Commander of Nugal Police Force and Captain Mohamud Muse Bile, Commander of Garowe Central Police Station, have been accused of disobeying their superiors in Qardho district, where the two police officers are endergoing an advanced policing training as a part of the security reform initiated by Puntland State Government. Major Osman Burale (left ) and Captain Mohamud Bile (right) were arrested for disobedience while undergoing a policing training in Qardho. The Puntland Security Reform has not commented on the failed mutiny. The Security reform involves biometric registration to weed out phantom soldiers on the payroll. Soldiers in Galka’yo yesterday staged a short-lived mutiny in opposition to the measures put in place to establish the correct number of soldiers in Puntland security forces. In 2015 Puntland Government introduced security reform initiative that senior police force leaders opposed. Puntland State Government had to put reforms on hold until consensus on how to go about it is reached. The administration of President Said Abdullahi Deni has reintroduced the security reform based on biometric technology to deal with a security problem from which unscrupulous senior offcers allegedly stand to benefit. Salaries of security forces are now paid on biometric identification basis. There has been a substantial decrease in salaries paid to phantom Puntland security officers, a risk that contributes to Puntland’s susceptibility to periodic mutinies and planned attacks by Al-shabaab and ISIS. © Puntland Post, 2020 The post TWO PUNTLAND POLICE OFFICERS ARRESTED FOR DISOBEDIENCE appeared first on Puntland Post.
-
Furitaanka Shirka Dhuusamareeb oo ay Khudbado ka jeediyeen Shanta Madaxweyne ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ayaa waxaa laga dareemay in Maamulada iyo Madaxda [...] The post Furitaanka Shirka Dhuusamareeb oo aan marna laga maqal Magacyada Madaxda are ee Dowlada Federaalka appeared first on . Source
-
The leaders of the regional states convene in Dusamareb, capital of the Galmudug regional state, for talks that will focus on the upcoming election in Somalia. The leaders from Puntland, Southwest, Galmudug, HirShabelle, and Jubbaland boycotted a conference called by the Somali president in Mogadishu between 5 and 8 July. This meeting comes after the country’s electoral body proposed a delay in the timetable of the upcoming presidential and parliamentary elections in Somalia by 9 more months. The recent request by the National Electoral Commission for a 9-month extension of its mandate has been opposed by the regional leaders and opposition in the country. The stakeholders expressed concern about the postponement of the polls. View the full article
-
Waxaa lasoo afjaray khudvadihii Shanta ahaa ee Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay ka jeediyeen Furitaanka Shirka Wadatashiga ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya. Madaxda [...] The post Dhuusamareeb .. Nuxurka Khudbadihii furitaanka Shirka, iyo Wajigii labaad oo bilaabanaya appeared first on . Source
-
Dad isku soo baxay islamarkaana ka cabanaya dhul boob ay ku hayaan askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dibadbax ay arrinkaasi uga soo horjeedaan ku dhigeen qeybo ka mid ah xaafadaha degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir. Dadkaan oo warbaahinta la hadlay ayaa wax aay sheegeen in guryaha laga burburiyay oo hooy u ahaa inay daganaayeen muddo fog waxa ayna soo bandhigeen dukumentiyo muujinaya inay guryahaasi leeyihiin waxa ayna intaas ku dareen haatan boob weyn lagu hayo dhulkoodii. Dhankan kale waxa ay madaxda ugu sareysa dowladda faderaalka ah ugu baaqeeyn inay arrintaan soo farageliyaan islamarkana ay cabashooda sida ugu dhaqsiyaha badan wax ugu qabtaan. Halkan Ka Daawo Dadkan Cabanay Oo Qaarkooda La Hadlay Goobjoog https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/Whats-cbasho.mp4 Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo furay shirka ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay isaga oo intaa raaciyey inuu yahay mid wadatashi ah, una mahadceliyey Soomaalida iyo beesha caalamka. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in shirkan uu yahay wadatashi, oo xoogga lagu saarayo dib u dhiska dalka Waxaa uu madaxweynaha Galmudug uga mahadceliyey soo dhowynta isaga oo sheegay “Dad la dhisay ayaa jooga oo awood u yeeshay in maareeyaan arrimaha muhiimka ah”. Shirka waxaa uu ka yiri “Waxaa sheegayaa sida aan raalli uga nahay ka soo qeyb galka, oo iney ka soo baxaan wax shacabka raali ka yihiin”. Mar uu ka hadlayey federaalka ah waxaa uu yiri “Ferdaal ma aha wax dadka kala geynaya, ama horumarkiisa, waa shaqada oo la kala qeybsaday, kala qeysanaan waa wax is kabaya. Madaxweyne Deni waxaa uu leeyahay weyn fiicneyd doorasho qof iyo cod ah isaga oo intaa raaciyey “Wixii aan ka badi weyno aan qabsanno, aanna iimaansanno”. Waxaa uu kusoo gabagabeeyey inuu shirka noqdo mid taariikhi ah, isaga oo sheegay in shirkan uu yahay shaqo loo qabanayo dowladda federaalka ah. Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka looga gudbi lahaa, oo ah wax ku xiran mustaqbalka umadda Soomaaliyeed. Dhanka doorashada waxaa uu sheegay in Soomaalida oo dhan heshiis ku tahay in waqtiga doorashada marka la gaaro ay waqtigeeda dhacdo, isaga oo soojeediyey in laga wada shaqeeyo. Ujeedka shirka waxaa uu ku sheegay iney tahay wada shaqeynta dowlad goboleedyada isaga oo intaa raaciyey in sidaasi loo baahanyahay in dowladda federaalka ah lala yeesho wada shaqeyn, isku xirnaan iyo wada shaqeyn iney jirto. Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in guddiga doorashada dhismihiisa iyo kahorba laga hadlayey qof iyo doorasho, haddii la gaari waayo aan loo fariisan-doonin, oo horay loo socda. Shirkan ayuu ku sheegay ineysan aheyn kuwa qaadanaya kaalinta aan tooda aheyn ee dowladda federaalka ah, isaga oo soojeediyey iney ka soo baxaan arrimo saameyn ku yeelan-doonna, dalka oo dhan horumar iyo guul gaarsiin kareyso. Ugu dameyntii waxaa uu kusoo gabagabeeyey inuu soo dhoweynayo wax walba oo dalka isku heynaya iyo xisiloonida iyo in shirka uu dhali-doonno, oo ay soo wada saaraan federaalka iyo dowlad goboleedyadaba wax dalka wax u tari-doonna. Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare oo isna goobta ka hadlay dastuurka isaga oo sheegay inuu yahay shey ka dhashay colaadda iyo kala shakiga dalka ka dhacday isaga oo intaa raaciyey in ay tahay in il naxariis ah, niyo wanaag ah lagu fiiryo, oo il hooyo lagu fiiriyo oo aan il eeddo lagu fiirin. Waxaa uu beesha caalamka ugu baaqay iney taageero la duljoogto waxa lagu heshiiyo, waxaa uu taageeray in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug shirka wadatashiga madaxda dowlad goboleedyada Dalka. Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo ka hadlayay furitaanka shirka ayaa sheegay in ujeeddada gogosha ay u dhigeen ay tahay in madaxweynayaasha dowlad Goboleedyadu ay uga wadatashadaan hannnaan doorasho ee dalka oo xor iyo xalaal ah. Qoor-Qoor ayaa sidoo kale tilmaamay in aysan talada dalku iyaga keliya ku koobnayn balse ay tahay mid baahsan loona baahan yahay wadatashi. View the full article
-
Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa sheegay in shaqaalaha wasaaradda waxbarashada iyo masuuliyiintoodu ay waqti geliyeen sidii loo qaadi lahaa imtixaan mideysan oo dugsiga dhexe ah guulna u rajeeyay ardayda ka qeyb galaysa. Halkan Ka Daawo Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/07/whats-upp-1.mp4 Goobjoog News Source: goobjoog.com -
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka istaagay shirka wadatashiga madaxda maamullada xubnaha ka ah dowladda Federaalka. Axmed Madoobe wuxuu ku khudbeeyay iney ka go’an badbaadinta dadka, loona qaban lahaa doorasho ku dhacda wakhtigii loogu talagalay. Madaxweynaha wuxuu siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu baaqay iney noqdaan kuwa xal doon ah, wuxuuna tilmaamay in maamullada isku yimid aysan wax walba awood u laheyn balse ay ka qaban doonaan howsha dhanka ay kaga aadan tahay. “Dowlad Goboleedyada waa qaab dhismeed ka tirsan nidaamka Federaalka, xaqna u leh inay tashadaan, dowladda federaalka mas’uuliyiintoodana talada ayaa ka dhaxeysa oo u baahan qaraarada siyaasiga ee la gaarayo mid laga wada tasho oo la isu yimaado oo la isla qaato meesha la is leeyahay wey gaari kartaa” ayuu yiri Axmed Madoobe. Hogaamiyaha Jubbaland sidoo kale wuxuu ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo hadii ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo. “Shirkaan muhiimadiisa waxaa rasmi ah oo doorashooyinka iyo siyaasadda waxa dowlad goboleedyada ka dhaxeeya intaba saameyn ku leh, malaha dowlad goboleedyada go’aan ka gaarista arrimo badan, laakiin tashi ayay ku leeyihiin mana doonayaan shaqo aysan iyaga laheyn inay qabtaan, inta ay xaqa u leeyihiin inay ku darsadaan taladooda waaye”
