-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Axmed Warsame, wuxuu ka mid ahaa howlwadeenadii safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Brussels ee dalka Biljamka, isaga oo safaaradda ka shaqaynayay laga soo billaabo dabayaaqadii 60-meeyadii, kana soo qabtay xilal kala duwan. Axmed Warsame, markii ay dowladdii dhexe burburtay 1991-kii wuxuu diiradda saaray inuu ilaaliyo hantidii Qaranku uu dalkaasi ku lahaa, oo ay ku jireen dhismihii safaaradda Soomaalida & gurigii safiirku daganaa, taas oo ay dad badani ku xasuustaan. Axmed, wuxuu marar badan hor-istaagay shaqsiyaad horor ahaa, oo warqado ka watay dowladihii KMG ahaa ee dalka loo soo dhisay, kuwaas oo doonayay in dhismayaashaasi Qaranku lahaa ay shirkado iyo shaqsiyaad ka iibsadaan, wuxuuna Axmed keligii u babac dhigay inuu meel kasta ka difaaco hantidaas, ilaa maxkamado la isla tegay, waxaanna ugu dambayntii dacwadaasi ku guulaystay Axmed Warsame. Dadkii uu hor-istaagay Axmed oo qaarkood ay gacmaha isula tageen waxaa ka mid ahaa; shaqsiyaad caan ah, oo malaha is lahaa inta uu Qarankani burburka ku jiro ka faa’iideysta, hasse ahaatee waxaa ka dhiidhiyey qorshahaasi Axmed, oo tusay inta ay nool yihiin isaga iyo kuwa la midka ah in ay hantida Qaranka difaaceeda u dhimaayaan. Markii safaaradda loo soo magacaabay Danjire Nuur Xassan Xuseen [Nuur Cadde] Axmed Warsame wuxuu ku soo dhoweeyey Brussels, isaga oo safiirka cusub ugu deeqay baabuurkiisii, wuxuuna qayb wayn ka qaatay sidii loo heli lahaa goob safiirku uu si KMG ah ugu shaqeeyo, maadaama xilligaasi dhismihii safaarada ay daganaayeen dad qaxooti ah. Axmed intii uu xilka hayay danjire Nuur Cadde wuxuu udub dhexaad u ahaa u soo guuritaankii dhismaha safaaradda iyo in safiirku ku shaqo billaabo hal qol oo ka mid ah dhismihii waynaa ee safaaradda, waxaanna Axmed uu jeebkiisa ka bixiyay lacagtii lagu dayactiray qolkii uu safiirku daganaa iyo qabyo yar oo ka mid ah dhismahaasi. Markii la soo magaacay Dr. Cali Siciid Fiqi wuxuu Axmed mar kale garab galay safiirka cusub isaga oo ku deeqay hiil iyo hoo wixii uu kari karay, waxaanna Axmed Warsame ay dad badani ku xasuustaan inuu yahay shaqsi naxariis gaar ah u muujiya dadka da’da iyo dhalinyarada xerooyinka qaxootiga ku jira ee lagu xujeeyo in ay safaaradooda kala yimaadaan warqad caddaynaysa Soomaalinimadooda, iyaga oo qaarkood ka soo safra waddamo fog. Axmed wuxuu ahaa shaqsi qofkii aan awoodin ka bixiya qidmada lagu sameeyo dukumintiyada ay dalbadaan. Axmed, dabeecad ahaan waa nin bulshay ah, Soomaalidu u siman tahay, qof kasta oo Soomaali ah gobolkuu doono ha ka yimaadee fadhiga kaga kaca, wixii uu la qaban karo’na la qabta, waxaanna uu taasi ku mutaystay ammaan iyo duco fara badan. Axmed Warsame mar kale wuxuu jeebkiisa ka bixiyey lacagtii ugu badnayd ee lagu bixiyey dayactirkii ballaarnaa ee lagu sameeyey dhamaan dhismihii safaarada, waxaanna dhacday in madaxda ka tirsan safaarada marka ay ka hadlayaan dhaqaalihii ku baxay dhismaha safaaradda in aysan xusin magaciisa, taas oo xadgudub iyo gef-ba ku ah bini’aadanimada. Axmed Warsame wuxuu maanta la jiifaa xanuunkii uu ka qaaday tacadiyo badan oo loo gaystay, xaaladiisuna ma wanaagsana. Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya oo intooda badan aan hubo in ay garanayaan Axmed Warsame waxaan ka codsanayaa in ay taariikhda baal dahab ah kaga qoraan halyeygaas la xaqiray taariikhdiisa. W/Q: Cabdishakuur Cilmi Xassan – Waxaad kala xiriiri kartaa E-mail: shakuurcadde73@hotmail.com
-
Dowladda Sacuudiga oo war cusub ka soo saartay xaaladda caafimaad ee boqor Salmaan boqor Salmaan Wakaalada wararka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in lagu guulaystay qalliin lagu sameeyay boqor Salman. Wakaalada ayaa intaa ku dartay in qalliinka looga sameeyay Kaadi-haysta islamarkana uu muddo isbataalka uu ku sii jiri ddono. Toddobaadkan ayaa ahayd markii isbataalka la dhigay boqor Salmaan. Saraakiisha Sacuudiga ayaa waxay sheegeen in dhakhaatiirta ay ku taliyeen in boqor Salmaan uu isbataalka ku sii jiro. Boqor Salmaan oo 82 jir ah ayaa boqortooyada Sacuudiga xukumayay tan 2015. Taariikh kooban Boqor Salmaan Binu Cabdul Casiis waxaa uu dhashay 31 bishii December sanadkii 1935. Waxaa uu mar noqday barasaab ku xigeenka magaalada Riyaad. Balse markii dambe waxaa laga dhigay Barasaabka magaalada Riyaad xilkaasi oo uu hayay muddo 48 sano ah. Boqor Salmaan ayaa waxaa uu sidoo kale mar soo noqday wasiirka gaashaandhiga Sacuudiga. Xilka dhaxal-sugaha ayaa loo magacaabay sanaddii 2012 ka dib markii uu walaalkii Naayif Binu Cabdul Casiis geeriyooday. Boqor Salmaan ayaa xilka boqortooyada la wareegay sanaddii 2015 markaasi oo uu geeriyooday walaalkii boqor Cabddala. Qaran News
-
Egalement disponible en Français The Mauritius Commercial Bank Ltd (MCB) PRESS RELEASE Euromoney Awards for Excellence: Best Bank in Mauritius Seven in a row for Mauritius Commercial Bank (MCB) PORT LOUIS, Mauritius, July 23, 2020/ — For the seventh consecutive year, MCB (https://www.MCB.mu/en/) has won the title of Best Bank in Mauritius awarded by Euromoney magazine. The “Awards for Excellence” are the prizes that are valued by important banks and bankers. They were established in 1992 and were the first of their kind in the banking industry. Commenting on this award, Louise Bowman, Editor, Euromoney Magazine, explained : “MCB is this year’s best bank in Mauritius. As well as onshore banking, MCB has been able to expand its operations in Africa and retains a sound capital and funding position having last year raised $800m with a syndicated term loan in the international debt markets. The bank is implementing a digital transformation programme and has improved its JuicebyMCB mobile banking service which saw an additional 85,000 users in the bank’s reporting period.” Alain Law Min, Chief Executive – MCB Ltd commented: “For the seventh consecutive year, MCB has received the Euromoney Awards for Excellence: Best Bank in Mauritius. This international recognition is a significant testimony of our solid financial fundamentals and our continuous commitment to offer quality products and services to our customers and to support them, in a difficult context created by the Covid-19 pandemic. This award also demonstrates that we are an institution recognized and respected regionally and internationally. I dedicate this distinction to all our customers as well as to our employees, without whom this success would not have been possible year after year. “ Distributed by APO Group on behalf of The Mauritius Commercial Bank Ltd (MCB). View multimedia content SOURCE The Mauritius Commercial Bank Ltd (MCB) Qaran News
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo hadal ka jeediyey gaba-gabada shirkii Dhuusamareeb ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa sheegay in qabsoomidaas shirkaas uu sabab u ahaa madaxweyne Farmaajo, sida uu hadalka u dhigay. “Markaan hadlayo dadku aadbey iisoo fiirinayaan oo waxay rabaan in aan wax kale sheeg-sheego, waxaa la yiri gacmo Geel-jire hoos haloo dhaqo, marka hoos ayaan wax u dhaqnay, waxanaguna way noo hagaagsanyihiin,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in hadii danta guud ay hagaagto ay hahaayaan waxkasta oo gooni ah, isla markaana uu aad ugu faraxsanyahay aragtida ay madaxdu ka wada qaateen xaaladda guud ee dalka. “Shirkan mar hore ayey aheyd in la isugu yimaado, sababtoo ah wax badan oo mar hore aan qaban laheyn ayaa dib u dhacay, in la isla shaqeeyo oo wax la isla fiiriyo waxay saldhig u tahay is-fahamka, wadashaqeynta, iyo horumarka wadanka, Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo madaxda kale ee dowlad goboleedyada, waxaan leeyahay habateen wadahadallada iyo kulamaduba,” ayuu yiri. Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa ka mideysnaa soo hadal qaadidda in warar loo kala qaadi jiray madaxda, “Hadii la kala baado, warka aan arkeynana dadka aad loogu kala qaado, xumaan iyo waxyaabo badanbaa soo baxaya” ayuu yiri. Tan iyo markii Axmed Madoobe bishii Agoosto ee sanadkii hore uu markii seddaxaad ku soo baxay doorashadii ka dhacday Kismaayo, khilaaf adag ayaa kala dhexeeyay madaxda dowladda federaalka, gaar ahaan madaxweynaha, taas oo sababtay in maamulka Axmed Madoobe laga fara-maroojiyo guud ahaanba gobolka Gedo. Axmed Madoobe oo meel kasta oo hadal uu ka jeedinayo eedeymo ugu soo jeedi jiray madaxda federaalka, ayaa haatan gaba-gabada shirkii Dhuusamareeb ku shaaciyey in wax kasta oo jiray hoos loo dhaqay. Waxaa xusid mudan in dagaal ay muddo dheer madaxtooyadu kula jirtay Axmed Madoobe uu bartamihii bishii hore ee June uu ku soo biya shubtay, in laba sano madaxweyne ku meel gaar ah loogu aqoonsado Axmed Madoobe, wallow Madaxweyne Axmed Madoobe uu si cad uga biya diiday in laga jaro labada sano ee kale. Hoos ka Daawo hadal jeedintiisii.
-
Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Bar___Qubanaha-23072020.mp3 View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Itoobiya, Axmed Shide ayaa shalay ka degay magaalada Hargeysa, iyada oo si weyn loogu soo dhaweeyay madaarka Hargeysa ee Cigaal. Wafdigaasi ayaa xiligaasi loo sii gudbiyey qasriga madaxtooyada Somaliland, isagoona kulamo kala duwan la qaatay madaxda sarre ee Somaliland, gaar ahaan Madaxweyne Muuse Biixi. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Wasiir Axmed Shide ayaa madaxweyne Muuse Biixi kala hadlay xiriirka cusub ee ay Somaliland la sameysatay Masar, kaasi oo ay walaac ka qabto Itoobiya, isla markaana ay ka dalbatay inay dib u eegis ku sameyso dalabaadka uga imanaya dowladda Masaarida. Wafdiga Axmed Shide ayaa madaxweyne Muuse Biixi la wadaagay wal-walka ay dowladda Itoobiya ka qabto xiriirkaasi oo horseedi kara in dowladda Masar ay saldhiga millateri ka sameysato deegaanada Somaliland. Sidoo kale madaxweyne Biixi iyo Wafdigaasi ayaa ka wada-hadlay dar-dar gelinta xiriirka labada dhinac oo muddooyinkii dambe u muuqday mid hoos u dhacay meeqaamkiisu iyo sidii ay labada dhinac iskaga kaashan lahaayen arrimaha ganacsiga. Wafdiga ayaa isla shalay ku laabtay dalka Itoobiya, iyada oo ujeedka u weyn ee ay u socdeena uu ahaa inay madaxweyne Muuse Biixi soo gaarsiiyan fariinta ka dhanka ah Masar, sida ay ogaatay Caasimada Online. Socdaalka Wafdiga Axmed Shide ayaa ku soo aadaya xili ay dhawaan magaalada Hargeysa ay tageen saraakiil Masaari ah oo xukuumada Biixi ka dalbatay inay siiso saldhig millateri. Xiriirka cusub ee Somaliland iyo Masar ayaa u muuqda mid xiisad xoogan dhaliyey, iyada oo Itoobiyana walaac badan ka qabto dhaq-dhaqaaqa Masar ee geeska, xili ay kala dhaxeyso xiisada dabada dheeratay ee webiga Nile-ka.
-
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia announced Wednesday $500,000 to help thousands of victims affected by floods. Source: Hiiraan Online
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo hadal ka jeediyey shirkii Dhuusamareeb ayaa muujiyey debacsanaan aad uga weyn markii loo eego hadalladiisii hore. Deni ayaa sheegay in markii ay la fariisteen madaxda federaalka ay wax badan oo horay u jiray meesha ka baxeen. “Kala taagnaan badan ayaa horay u jirtay ‘guura-raac iyo caruur waa loo kala sheekeeyaahe’ markii la wada fariistay runtii wax badan ayaa meesha ka baxay” ayuu yiri. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay kulamadii uu la yeeshay madaxda dowladda federaalka, isla markaana si niyad sami leh loo wada dareensanaa marxaladaha uu haatan dalku marayo. “Waxaa la wada dareensanaa in marxaladan dalku uu marayo loo baahanyahay midnimo qaran, dooda dheer kadib arintaasna waxaan uga mahad celinayaa madaxweynaha dowladda federaalka oo runtii muujiyey dulqaad iyo odaynimo, oo aan dhihi karo wanaaga gogoshan isagaa iska leh” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in xildhibaanada federaalka ay ka mid ahaayeen dhicanyada ay siyaasadda isku hayeen, balse hadda ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan. “Kursigu waa iska macaanyehee xildhibaanadu hadey rabaan inay sii joogaan, waan kala shaqeyneynaa, laakiin waxaan rajeynaa in aysan doorashada ka baqin” ayuu yiri madaxweyne Saciid Deni. Deni ayaa carabka ku adkeeyey in danta dalka ay doorashada ku jirto “Galmudug hadeysan doorasho ka dhici laheyn dhawr bilood ka hor, quruxda ay maanta leedahay ma aysan yeelateen, waxaan rajeynayaa in doorashada aan laga baqin waxaase muhiim ah talaabo kasta oo la qaadayo inay wada ogol ahaato” ayuu yiri. Deni ayaa ku kaftamay “Waxaan rajeyneynaa in madaxweynuhu uu kursiga noo sii joogo oo tartanka uusan ka baqin, anaguna aan hareeraha qabano.” Hoos ka Daawo
-
Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeybgaly munaasabad tababar loogu soo xerayay Saraakiil, Saraakiil xigeeno iyo Dablayaal kuwaas oo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Islamarkana ka qalin jibiyay dugsiga tababarka Turkisom ee Muqdisho . Guddomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u mahadceliyey Dowladda Turkiga dadaalka weyn ay ku bixiso dib u dhiska ciidamada kala duwan ee dalkal. Guddomiyaha Mursal ayaa Ciidamada ka qalin jibiyay dugsiga tababarka Turkisom kula dar daarmay in ay si buuxda ugu qeyb qaataa horomarka dalkoooda kana soo baxaan wixii la baray Halkan Ka Daawo Sawridaa Xeritaanka Tababarka Uu Ka Qeyb Galay Mudane Mursal Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Urururada Bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saaray, heshiiskii hordhaca ahaa ee magalaada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay ku gaareen madaxda dowaladda federaalka iyo kuwa xubnaha ka ah dowladda dhexe. Halkaan K a Akhriso qoraalka War Saxaafaded Hishiiska Dhusamareb Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Geeddiga dowlad dhiska Soomaaliya waxuugaarayhorumar la taabankaromarka la eegodhinacyada kala ah dhidibba utaagiddaqeybaha Kala duwaneeuu ka sameysmilahaa Dal feedaraal ah, qaangaarnimadafikirkanidaam-dooneemaanta ka muuqatabulshadaSoomaalida, dhilinyarada wax baratayeesoogalaysasiyaasaddaiyohorumarkakoobanamniiyoadeegeeuguyaraan ka Jira Sal dhigyadaDowladGobaleedyadaiyocaasimadda. Dhismahadowladgobaleedyadawaxeyadeegmaamuliyo mid bulsho ka abuurtayuguyaraanmagaalooyinka ay kudhasheeninkastoo ay dowladahaasiqaarkoodcurdanyihiin. Inkastaooguulahaasi la gaaray, hadanageeddiganabadeyniyodowlad-dhiseeSoomaaliyawaxaa ka jiraculeysyo u baahan in la bixiyodadaalsaf-mid ah iyoisla-shaqeynjoogta ah oo ay yeeshaanlabadheerdowladeedee Kala ah dowladgobaleediyodowladdadhexeoosiikaashanayakooxda la iskudhahobeeshacaalamka. Furimaha ay culeysyadaasi ka jiraanwaxaa ka mid aharimahamaamulka, mowduucyadaaan la meelsaarineekuhareereysaawoodahatalinee ay kala yeelanayaanlabadaheerdowladeediyoqeybsigaqeyraadka. Mugdikushaqeyntaiyomusuqaayaaiyana ka mid ah iimaharagaadinayaqeybaha Kala duwaneehey’adahadowladda. Cilladahanaansoosheegnaywaxeycaqabadkunoqdeen ka faa’iideysigaduunyadakoobanee la haystosi loo dhisonidaamshaqadiisakufilan. Si kastaba, Dowladduwaxeyqaadayol-oleyaalloolajeeday in la xoojiyohufnaantadhinacamaamulka, waxaa la sameeyaysiyaasadoiyoshuruucqoranoo ah tallaabo loo qaadayjihada saran. Dib u eegistadastuurkaayaasidoo kale la rajeynayaa in ay turxaanbixsoarrimo badan ooiskuqasan. Dib u habeyntagaabisaeedhinacaamnigaiyo dib u heshiisiinla’aantawaxeyqeyb ka tahaycaqabadahakuhorgudban in la xaqiijiyoqarandegganooSoomaaliya ah. Maqnaashahaisla-xisaabtanqeybtaamnigaeeDowladdaiyohubkafududeesuuqyada loo dusiyoayaasababtay in aanayrayidkuhelindamaanad bad-qabeeamnigooda la xiriirta. Si kastaba, dowladduwaxeymeelmarisayheshiisyoshaqoooamnigakusaabsankuwaasoolagusaxiixayshirki London, heshiisyadaaswaxey u dhidibdhigeen dib u heybeynnodhowr ah oolagasameeyayqeybtaamnigaiyo la dagaalankaAlshabaab. WaxaakalooSoomaaliyaculeysballaarankuhayasaameyntatabaneeisbaddelkaiyodiiqoowgacimiladataasioomarkasta ka abuurtadalkaxaaladobani’aadannimo. Waxaadhacabarakac, cudurradafaafaiyomacluul. Fursadahadaqliabuurooyaroo ay wehlisokobacabulshoeedalkaayaadhalinyaro badan u nugleysay in loo jiidodhinacacolaadahahalkaqeybKalana ay kuqasabtay in ay galaansafarro hails ah iyagoofilaya in ay nolol tan ay kujiraandhaanta ka helaandibadaha. Waxaa Qoray- Axmed Cabdiraxmaan. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan Si, Goobjoog News u soo daabacdo qoraalkaaga…..fadlan ku soo dir; info@goobjoog.com Source: goobjoog.com
-
Gudoomiyii hore Gobolka Banaadir ahnaa duqii Magaalada muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog waxa uu sheegay in Dowladda amni xumo darteed ay Waddooyinka caasimada ku kala xertay dhagaxaan iyo ganjeelo dhibna badan ay ku qabaan shacabka dena Banaadir. Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysi Uu Guudoomiye Yuusuf Siiyay Goobjoog Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Somalia is set to benefit from new UK funding to tackle this year’s unprecedented locust outbreaks across Africa and Asia. The UK’s International Development Secretary Anne-Marie Trevelyan today announced a further £18 million in response to the crisis. She made the announcement during a visit to British company Micron Group, which supplies pesticide sprayers to the United Nation’s Food & Agriculture Organization (FAO). Locust swarms have grown 20 times larger since March 2020. In Somalia, new swarms of the desert locusts from current breeding have coincided with the start of the Gu rains. The FAO predict a 15-25% decrease in the upcoming Gu harvest. The UK International Development Secretary, Anne-Marie Trevelyan, said: Vulnerable communities are on the brink of starvation because of the biggest locust outbreak in decades, made worse by the coronavirus pandemic. But unless other countries also step up and act now, this crisis will spread and cause even more devastation. Of the new funding announced today, £17 million will go to the FAO’s emergency appeal to help to control the increase of locusts across East Africa including Somalia, Yemen and South West Asia, as well as reduce the risk of swarms spreading into the Sahel. £1million will go towards improving early warning and forecasting systems for desert locusts, so that countries can prepare for their arrival. The British Ambassador to Somalia, Ben Fender, said: The outbreaks of desert locusts in Somalia and Somaliland are affecting some of the most vulnerable communities in the country, who are already having a very difficult year as a result of floods and COVID. We are working with FAO and Somali government to scale up surveillance and control operations to combat the locusts and protect the harvests. The new funding follows £8 million provided by the UK earlier this year to the FAO locust appeal, supporting Kenya, Somalia, Ethiopia, Sudan, South Sudan, Eritrea, Djibouti, Tanzania and Pakistan. A supercomputer funded by UK aid is also helping countries in East Africa to track locust movements around the continent. Since January this year, the FAO has successfully controlled over 600,000 hectares of land, saved 1.2m tons crops with a value of $372 million, and eradicated over 400 million locusts in 10 countries in East Africa. View the full article
-
(SLT-Riyadh)-Wakaalada wararka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in lagu guulleystay qalliin lagu sameeyay boqor Salman. Wakaalada ayaa intaa ku dartay in qalliinka lagaga sameeyay Kaadi-haysta islamarkana uu muddo cisbataalka uu ku sii jiri ddono. Toddobaadkan ayaa ahayd markii cisbataalka la dhigay boqor Salmaan. Saraakiisha Sacuudiga ayaa waxay sheegeen in dhakhaatiirta ay ku taliyeen in boqor Salmaan uu cisbataalka ku sii jiro. Boqor Salmaan oo 82 jir ah ayaa boqortooyada Sacuudiga xukumayay tan 2015. Taariikh kooban Boqor Salmaan Binu Cabdul Casiis waxaa uu dhashay 31 bishii December sanadkii 1935. Waxaa uu mar noqday badhasaab ku xigeenka magaalada Riyaad. Balse markii dambe waxaa laga dhigay Badhasaabka magaalada Riyaad xilkaasi oo uu hayay muddo 48 sanno ah. Boqor Salmaan ayaa waxaa uu sidoo kale mar soo noqday wasiirka gaashaandhiga Sacuudiga. Xilka dhaxal-sugaha ayaa loo magacaabay sannadii 2012 ka dib markii uu walaalkii Naayif Binu Cabdul Casiis geeriyooday. Boqor Salmaan ayaa xilka boqortooyada la wareegay sanaddii 2015 markaasi oo uu geeriyooday walaalkii boqor Cabddala. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa waxay deegaanada ay gacanta ku hayso ku gubtay gawaari badan oo siday qaad kuwaasi oo qaarkood ay sii gudbayeen deegaanadooda, sida ay dad deegaanka ah u xaqiijiyeen Caasimada Online. Al-Shabaab ayaa howl-gal ay kaga hortagayaan mukhaadaradka ayaa waxay gacanta kusoo dhigeen gawaaridaasi siday qaadka, iyaga oo isla markiiba dab qabadsiiyay gawaaridii iyo qaadkii saarnba. Sida ay ogaatay Caasimada Online, raggii lagu soo qabtay gawaaridaasi ayaa waxa loo taxaabay xabsiyada Al-Shabaab ee deeganadooda, kuwaasi oo maxkamadda kooxdaasi ay go’aan ka gaari doonto. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa gowracday nin ay ku eedeysay tuuganimo, iyada oo meel duleed ahna ku tuurtay meydkiisa, sida ay dad deegaanka ah u xaqiijiyen Caasimada Online. Ninkan ay gowraceen ayaa waxa lagu soo waramayaa inuu xili habeenimo ah isku dayay inuu wax xado, iyada oo isla markaasina ay gacanta ku dhigeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab, oo la sheegay in habeenkii ay sugaan amniga deegaanada ay gacanta ku hayaan kooxdaasi. Mana jiro ilaa hadda faah-faahin dheeriya oo ay Al-Shabaab kasoo saartay howl-galadaasi, inkasta oo xogaha aan helayno ay sidaasi tibaaxayaan.
-
About 5.2 million Somalis including three million children are in need of humanitarian assistance due to the triple threat of floods, locusts and COVID-19, the UN children’s fund (UNICEF) said on Thursday. Jesper Moller, deputy representative of UNICEF Somalia said the Horn of Africa nation is one of the most fragile nations in the world, a country that has experienced decades of conflict, cyclical drought and floods and he called on the international community to act swiftly to avert the crisis. “Now, to compound the situation, the impact of the locust invasion and the COVID-19 pandemic means the international community has to act fast to help save the lives of millions of Somali families, especially the most vulnerable – the children,” Moller said in a statement issued in Mogadishu. According to UNICEF, children are often the hidden victims of any emergency and are more susceptible to waterborne diseases as a result of the flooding and severe malnutrition due to food shortages. Moller said there has been an upsurge in cases of acute watery diarrhea/cholera in recent months. “To further exacerbate the situation, while the immediate impact of the locust invasion is on crop production, which is projected to be 10 to 15 percent lower than the long-term average, the secondary impact will be on children with an anticipated increase of being severely malnourished due to food shortages,” he added. The UN agency said it is working tirelessly in close coordination with the government and local partners to not only prevent and mitigate the spread of COVID-19 but also to continue to provide life-saving assistance to those desperately in need. As part of the ongoing efforts, said UNICEF, nearly one million vulnerable people have received critical hygiene items and more than 500,000 women and children have been provided with basic health and nutritional services in flood-impacted communities and camps for the internally displaced. View the full article
-
Madasha Xisbiyada Qoran ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay soo dhaweeyeen Go’aamadii Shalay (Arbaco 22/7,2029) kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya. [...] The post Warsaxaafadeed “Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweeyey Go’aamadii Shirkii Dhuusamareeb appeared first on . Source
-
Mustaf Mohamed Hussein known as [Abu Abdalla] has been slapped with life imprisonment on Thursday by a Somali military court in Mogadishu for being Al-Shabaab element. The court said the militant has already served five years in jail for bomb attacks in Mogadishu, the Somali capital before he was arrested by police last year. Abu Abdalla was released from custody in 2018 but he returned to Al-Shabaab and restarted operation by attaching IEDs to eight vehicles. He was re-arrested in 2019 after his phone number has been found fitted into a bomb. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Habeen-23072020.mp3 View the full article
-
Decision in Montsion manslaughter trial expected in October
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Const. Daniel Montsion's punches to Abdirahman Abdi's head during a violent arrest caused the Somali-Canadian man's death, according to the Crown's closing arguments, which wrapped up Wednesday. Source: Hiiraan Online -
Somalia’s federal government and leaders across the federal member states, FMS, on Wednesday agreed to hold timely national elections as the tenure of the incumbent president and parliaments run out later this year. A technical committee will be nominated to iron out details for the nature of the elections whiles the leaders are expected to reconvene at the same venue to complete modalities for the electoral process. President Mohamed Abdullahi Farmaajo had been in the central town of Dhusamareb in the Galmudug region, where he joined leaders from the five-member states for a consultative forum on the political and security aspects of the national government. The president’s press secretary said the leaders had also committed to nominating a technical working group to deliver recommendations on how the elections will be held. Two weeks ago, they reiterated the fact that the country was not ready to hold ‘one person – one vote’ elections. Other issues the leaders discussed included strengthening unity and solidarity for citizens, enhancing federal and state cooperation to sustain stability and fight terrorism; boost economic development, and intensify the debt relief process for the country. View the full article
