Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,863
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhexaysa dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa militariga Pakistan wuxuu Tijaabiyay gantaal Casri ah oo masaafo fog gaari kara. Milateriga Pakistan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in gantaalkan oo gaaraya 450 kilomitir (279 miles) loo ganay si loo xaqiijiyo diyaargarowga howlgallada ciidamada Daahfurka gantaalkan ayaa timid kadib markii Pakistan ay sameysay dhoolatusyo militari oo xariir taniyo markii ay dib u qaraxday xiisadda kala dhexaysa dalka deriska ah ee Hindiya. War saxaafadeedka uu soo saaray militariga Pakistan ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Pakistan, Ra’iisul Wasaaraha iyo taliyayaasha ciidamadu ay ugu hambalyeeyeen ciidanka sida wanaagsan ee loo soo bandhigay tijaabada gantaalkan casriga ah. Pakistan ayaa horay u sameysatay dhawr gantaal oo casri ah, kuwaas oo ay ugu caansanyihiin gantaalka Shaheen oo gaari kara masaafo dhan 2,750 kilometer, lana soo bandhigay sanadkii 2015-kii, iyo gantaalka ridada gaaban ee Nasr, kaas oo tijaabadiisu guulaysatay 2011-kii, islamarkaana gaari gara 70 kilometer. Source: goobjoog.com
  2. The Somali government is battling a decades-long independence movement in Somaliland, a breakaway territory in the country’s north that in recent years has deepened its ties with Taiwan, causing outrage in both Somalia and China. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 after the collapse of the central government in Mogadishu, but it is not recognized by any government. In a memo, a copy of which was obtained by The New York Times, Somali authorities cited compliance with United Nations Resolution 2758, a measure passed in 1971 recognizing the People’s Republic of China as the only global Chinese authority. The resolution does not mention Taiwan’s sovereignty status, but Beijing has long said the resolution gives it full control over the island. The memo, dated April 22, also called the “unauthorized establishment” of Taiwan’s representative office in Hargeisa, the capital of Somaliland, a “clear violation of Somalia’s sovereignty.” The decision to ban Taiwanese passport holders came five days before Taiwan’s foreign minister was scheduled to visit the territory, said a senior Somaliland official speaking on the condition of anonymity to discuss sensitive matters. Last week, Taiwan’s foreign minister, Lin Chia-lung, visited Eswatini, the tiny southern African kingdom that is the only country on the continent that formally recognizes the island. Taiwan’s foreign ministry called on Somalia to reverse the travel ban “immediately” and urged its nationals not to travel to Somalia or Somaliland until it had. Somaliland’s foreign minister, Abdirahman Dahir Adam, called the ban “unfortunate” and “alarming.” “Air-traffic control should not be politicized in any way,” he said in a phone interview with The Times. China welcomed Somalia’s decision. It was a “legitimate measure” to safeguard the country’s “sovereignty and territorial integrity,” Guo Jiakun, a spokesman for China’s Foreign Ministry, said at a news conference on Wednesday. Mr. Guo added that Taiwan was an “inalienable” part of China. Somalia’s civil aviation authority did not immediately respond to a request for comment. The announcement on Wednesday was not the first time Somalia had imposed similar travel restrictions. Last year, the authorities in Mogadishu refused entry to a plane carrying Ethiopian officials amid tensions over a port deal between Somaliland and Ethiopia. Beijing continues to expand its influence in Africa and isolate Taiwan in the process. Across the continent, China has leveraged its political and economic power to push governments to sever ties with Taipei. Somaliland has recently moved to court the Trump administration after years of developing ties with Republican lawmakers and conservative think tanks. Advertisement SKIP ADVERTISEMENT In 2020, Taiwan opened an office in Hargeisa and appointed an ambassador. Somaliland also sent a representative to Taiwan. A worker at a Taiwanese-funded agricultural program near Hargeisa. Taiwan has provided economic and military support to Somaliland in recent years.Credit…Joao Silva/The New York Times Taiwan subsequently backed Somaliland’s push for recognition, trained its military, provided scholarships to students, supplied medical equipment and funded roads. Senior Taiwanese officials have also visited Somaliland, including the deputy foreign minister, who attended the presidential inauguration in December. “Our histories and our aspirations have tied us hand in hand,” Ambassador Allen C. Lou of Taiwan said in an interview with The Times in Hargeisa last month. Somalia views the growing relationship between Taiwan and Somaliland as a challenge to its territorial integrity. This month, Somalia’s prime minister made a landmark visit to Las Anod, a city in a disputed region in southeastern Somaliland. Since 2023, Somaliland has been fighting local armed militias for control of the city, leading to widespread displacement and hundreds of deaths and injuries, according to rights groups, aid workers and doctors. Amnesty International has accused Somaliland’s security forces of indiscriminately shelling, killing and injuring civilians in Las Anod. The government has denied deliberately harming civilians. China has provided aid to the disputed region through Somalia, a decision that Taiwanese officials and some experts say is aimed at unsettling Somaliland and weakening its political standing. Beijing has also ratcheted up its messaging against Hargeisa; its ambassador in Mogadishu has met regularly with senior Somali officials. Experts said that Somalia’s decision to block Taiwanese passport holders signals more trouble ahead. “The ban gives one of the Horn of Africa’s most complicated and unresolved issues, that of Somalia and Somaliland, a global geopolitical element,” said Moustafa Ahmad, a researcher on China and Taiwan relations with countries in the Horn of Africa region. Amy Chang Chien contributed reporting from Taipei, Taiwan. Abdi Latif Dahir is the East Africa correspondent for The Times, based in Nairobi, Kenya. He covers a broad range of issues including geopolitics, business, society and arts. A version of this article appears in print on May 1, 2025, Section A, Page 6 of the New York edition with the headline: Somalia Bars Entry for Any With Passport From Taiwan. Order Reprints | Today’s Paper | Subscribe Qaran News
  3. President Hassan Sheikh Mohamud and President Xi Jinping in Beijing last year. Mogadishu (PP News Desk) — The decision by the Federal Government of Somalia to bar holders of Taiwanese passports from entering Somalia has come into effect. Several years ago, Taiwan established an office in Hargeisa, the capital of Somaliland — a self-declared secessionist administration that claims to have unilaterally separated from Somalia in 1991. Under the new policy, airlines flying to Somalia have been instructed not to allow Taiwanese passport holders to board planes bound for Somalia, citing Taiwan’s support for separatist movements within Somalia. Somalia subscribes to the One China Policy and regards Taiwan as an integral part of the People’s Republic of China (PRC). “By rejecting Taiwanese travel documents, Somalia’s government bows to China’s unreasonable demands and claims sovereignty over Somaliland,” misleadingly tweeted Senator Jim Risch, Chairman of the U.S. Senate Foreign Relations Committee. He shared a link to a New York Times report on the new policy concerning Taiwanese passport holders attempting to travel to the Federal Republic of Somalia. The United States of America recognises the political unity and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia. © Puntland Post, 2025 The post Somalia Bars Taiwanese Passport Holders, Citing One China Policy appeared first on Puntland Post.
  4. Ra’iisul wasaaraha dawladda caalamka aqoonsanyahay ee Yemen , Axmed Cawad Bin Mubaarak ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xilkaa iska casilay, isagoo is casilaadiisa ku sababeeyay inuu ka wajahay maamulka inuusan awoodin isticmaalka awoodiisa dastuuriga ah oo uu ku gaari karo go’aamo uu dib u habeyn ku sameeyo maamulka oo ay ugu horreyso isku shaandheynta hay’adaha dawladda, iyadoo hadda is casilaadan iyo khilaafka uu soo baxay xilli Mareykanka iyo xulafada Carabta ee taageerta maamulkan ay isku dayayeen inay ballaariyaan awoodda maamulkan si ay u qaadaan weerarro ay dib ugu qabsanayaan dhulka ay Xuutiyiinta maamullaan ee Yemen. Source
  5. Saraakiisha sare ee Iran , ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters, inay la socdaan qorshaha Israa’iil ay ku doonayso inay ku weerarto Iran, haddii xataa heshiis la xiriira barnaamijka nukliyeerka ay gaaran Mareykanka iyo Iran. Source
  6. Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa dhowr gantaal ku weerarray bartilmaameedyo kala duwan oo ku yaalla gudaha Israa’iil, iyadoo ciidanka Israa’iil ay ku andacoonayaan in dhammaan laga hortagay gantaallada Xuutiga. Source
  7. Wasiirka arrimaha dibadda Cumaan, Badr Hamad Al Busaidi ayaa shaaca ka qaaday inuu baaqday wareegga saddexaad ee wadahadallada Iran iyo Mareykanka oo lagu ballansanaa in la qabto 3 bishan May, isagoo sheegay inaysan wali dhinacyado isla qaadan qabsoomida waqtiga uu dhacayo wada-hadallada ay Cumaan dhex dhexaadinayso. Labadii wareeg ee hore ma jirin, wax natiijo ah oo lagu gaaray, wuxuu Mareykanku ku adkaysanayaa burburinta xarumaha nukliyeerka, halka ay Iran doonaysa kaliya inay hoos u dhigto horumarinta nukliyeerka! Burbur kasta oo ku yimaada wada-hadalkan waxaa sugaya Netanyahu oo horey Trump uga heysta ballanqaad la xiriira haddii waddada diblomaasiyadeed ay burburto inay si wadajir ah u weerarri doonaan xarumaha nukliyeerka Iran. Source
  8. MUSTAQBALKA SIYAASIYIINTII IYO GARAADDADII Sool clan EE LAASCAANOOD DAGAALKA KA RIDAY. Laascaanood oo nabad ah dhismaysa oo uu ka jiro nidaam dhamaystirani ayay shir ku qabsadeen laascaanood oo ay u soo daayeen maamulkii dawladdu iyagoo filayay shirka intaas leeg inay nabadi ka soo baxayso nasiib darro waxa ka soo baxday GALA DAGAALKA iyo laascaanood oo uu dhiig badani ku daatay qormadan waxaan ku soo qaadanayaa mustaqbalka madoaw ee INA KHALIIF kaas oo ah mid if iyo aakhiroba seegay, C/khaliif waa dadkan la yidhaahdo AMUUMAHA aqoon badan ma laha maanta wuu godobaysanayay maaha nin ku noolaankaraya s/Land oo waxa ku xeeran dunuubtii uu geystay sidaas awgeed isagiyo intii laascaanood gubtay waxa dul taal xisaabtii ilaahay oo dhamaystiran ifka murugo aakhirona xisaab, garaaddada dhulbahte iyo siyaasiyiintan xasan shiikh miiciin biday waa nin qaawani biyo iskama dhawro, waa halka keliya ee ay is leeyihiin waad ku noolaan kartaan XAMAR Waayo waxay galeen jariimad weyn iyo guul darro taariikhiya oo ay ku baabi’iyeden dhulkoodii. S/land itaalkeeda dadka reer laascaanood waxba ka hagranmaysi nasiibdarrose waxay tahay meeye waxgaradkii Sool clan reerku miyaanuu cid kale lahayn MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News
  9. AQOnp-Xsq-oyDHFSLVPiVljV49kY6hz4iJJ_gAypw-V1Ypf77vIlZSV1CiLEx0sDQ2x5CcB3L35LdGGmqZEAKhxU Qaran News
  10. Xafiiska ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta soo saaray warqad rasmi ah oo dib loogu fasaxayo qaar kamid ah xildhibaanada golaha ee dhowaan laga hakiyay ka qeybgalka fadhiyada golaha. Warqadda ayaa lagu cadeeyay in xildhibaanadaasi hadda dib uga qeybgali karaan fadhiyada golaha, kaddib markii la tixgeliyay duruufaha jira iyo dib u eegis lagu sameeyay go’aankii hore ee hakinta. Golaha shacabka ayaa maalmahan waxaa ka taagnaa xiisad u dhaxaysa xildhibaano ka tirsan golaha iyo guddoomiye Aadan Madoobe, taas oo saameyn ku yeelatay shaqada golaha, waxayna sababtay in uu maanta oo sabti ahayd uu baaqdo kulan ay la haayeen golaha. Kulankii u dambeeyay ee golaha shacabka oo dhacay arbacadii la soo dhaafay ayaa buuq iyo fowdo ku dhammaaday, waxaana kaddib xigtay in qaar kamid ah xildhibaannada laga joojiyay fadhiyada baarlamaanka, kadib go’aan uu soo saaray guddoomiye Aadan Madoobe. Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa khamiistii u baxay dalka Aljeeriya, halkaas oo uu maanta uga qaybgalay shirka guddoomiyeyaasha baarlamaannada Carabta oo ka furmay magaalada caasimada Algiers. PUNTLAND POST The post Muqdisho: Go’aan ka soo baxay ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka appeared first on Puntland Post.
  11. Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa si rasmi ah uga furmay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria, waxaana shirka sanadkan looga hadli doonaa arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan wadanka Algeria ayaa Soomaaliya ku matalaya shirkaas oo maanta si rasmi ah u furmay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka ka jeedin doona khudbad dhinacyo taabaneysa oo uu kaga hadli doono muhiimadda shirkaasi uu dalkeena u leeyahay iyo kaalinta firifircoon ee ay Soomaaliya ku leedahay shirka iyo guud ahaan baarlamaanadda Carabta. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa inta uu ku suganyahay wadanka Algeria waxaa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda ugu sareysa wadanka shirka martigelinaya ee Algeria, sidoo kalena waxa uu kulamo gaar gaar ah oo lagu xoojinayo xiriirka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo kan baarlamaanada carabta la qaadan doonaa Guddoomiyaasha Baarlamaanadda ee ka qeybgalaya shirka. Source: goobjoog.com
  12. AQPaoLXbhPYq7JjEY9UWGM1Jpmo0Ik5-4oOBeUXFQq9Zw61JS4GJKu3gYsJQfdsmV1UqZUVdiX7Uozt3_ltXnERx Qaran News
  13. Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Soo dhaweynta hoggaamiyaha waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mas’uuliyiin sare oo dowladda ka tirsan, xildhibaanno, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah. Imaanshaha Mudane Firdhiye ee Muqdisho ayaa salka ku haya ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu wado inuu ka dhaco xarunta Villa Soomaaliya 5-ta bishan May. Shirkan muhiimka ah waxaa casuumaddiisa bixiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana la filayaa in laga wada hadlo arrimo qaran oo ay ka mid yihiin dib-u-heshiisiinta, dowlad-dhiska, iyo arrimaha doorashooyinka. Mas’uuliyiinta soo dhaweysay Hoggaamiye Firdhiye ayaa muujiyay sida ay muhiim u tahay ka qeybgalka SSC-Khaatumo ee madasha Wadatashiga Qaranka, taasoo lagu doonayo in lagu xoojiyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed iyo xaqiijinta matalaadda gobollada dalka oo dhan. Source: goobjoog.com
  14. Colaada deegaanka Ceel-Afweyn oo soo taagnayd mudo dheer ayaa suurto gashay in si nabad ah oo walaaltinimo ah lagu soo afjaro iyada oo xukuumadda uu hogaaniyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro in ay maanta nadiib u yeelato in ay goob joog ka noqoto in colaadaasi la soo afjaray oo si nabadgalyo ah maabta gacmaha la iskugu qabsday. Qaran News
  15. AQO3W5x3BX9x9n2tPVJkZ1FdhLHRw9h4hkGnOA6ifvFgc_i9qZ-NZjPb-vDGw44S-5Q14xJgqf7D3fGalEOcVQcO Qaran News
  16. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha, iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada ayaa kulan Muhiim ah la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda. Guddiga oo ka duulaya Waajibaadkiisa shaqo ee ku cad qodobada Dastuurka Dawladda Puntland iyo Xeerhoosaadka Golaha Wakiillada ayaa soo qaban-qaabiyey kulanka oo ujeedadiisu ahayd dabagalka Miisaaniyadda 2025. Guddiga ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda wax ka waydiiyey su’aalo la xiriira dhaqangalka Miisaaniyadda 2025, faah-faahinta dakhliga iyo kharashka muddada lagu jiray Miisaaniyadda 2025, xuquuqda shaqaalaha iyo Ciidamada ee Miisaaniyadda ku jirta iyo cabashooyin ka yimi dadweyanaha oo la xiriira cashuuro. Gaba-gabadii kulanka waxaa Guddigu kula dardaarmeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda in ay dardargeliyaan dakhli ururinta, ayna joogteeyaan bixinta xuquuqda Shaqaalaha iyo Ciidamada. PUNTLAND POST The post Baarlamaanka iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka wada-hadlay Miisaaniyadda dowladda ee 2025 appeared first on Puntland Post.
  17. Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horresay si rasmi ah uga hadashay sababta loo mamnuucday baasaboorka Taiwan, oo dhowaan Wasaaradda arrimaha dibadda maamulkaasi ay xaqiijisay. Wasiirka gaashasndhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi oo maanta wareejiyay xilka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa sheegay in sababaha baasaboorka Taiwan loo joojiyay ay kamid in Wasiirka arrimaha dibadda maamulkaasi uu doonayay inuu Hargeysa safar ku yimaado, taas oo dhiirigelin lahayd gooni u goosadka Soomaaliland. Sidoo kale Wasiirka Fiqi wuxuu sheegay in xaafiiska Taiwan ee Soomaaliland uu tababaray ciidamado ku lug lahaa dagaallo ka dhacay deegaanadaas, taas oo keentay la mamnuuco baasaboorka jasiiradda Taiwan in lagu yimaado guud ahaan Soomaaliya. Maamulka Taiwan ayaa horay loogu eedeyn jirey ku lug lahaanshaha kalluumeysi sharci-darro oo ay maraakiibtoodu ka sameyn jireen Xeebaha Soomaaliya, sidoo kalena shantii sanoo la soo dhaafay waxay xariir xoogan la yeeshan Soomaaliland, ayagoo ka furtay xaafiis dublumaasiyadeed. Source: goobjoog.com
  18. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa sheegay in la gaaray xilligii meesha laga saari lahaa lacagaha uu dalkiisu dibedda u diro si loo maalgeliyo waxa uu ku tilmaamay barnaamijyo aan ameerikaanka dani ugu jirin. “Lacagaha Maraykanka ee dibadda loo diri jiray muddo dheer si loogu maalgeliyo barnaamijyada aan ka shaqaynayn danaha qarankeena waa dhammaaday xilligii aan canshuureheena u diri lahayn Ururada aan masuulka ahayn ee dibadaha”ayuu yiri Marco Rubio. Taniyo markii uu xaafiiska yimid Donald Trump waxaa meesha laga saaray barnaamijyo badan oo Mareykanka dhaqaale ku bixin jirey, ayadoo Washington ay shuruud ku xirtay taageerada maaliyadeed ee ay siiso dalalka qaar. Source: goobjoog.com
  19. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay dagaal xooggan oo ay Ciidanka deegaanku uga hortageen weerarro ay Alshabaab ku soo qaaday deegaannada Muqliga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, iyo Garas-Magan oo dhammaantood ka tirsan gobolka Hiiraan. Warka ay dowladdu soo saartay ayaa lagu sheegay in ciidanku ay si weyn uga hortagedn duullaan ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday, islamarkaana ay jabiyeen oo ugu yaraan 25 xubnood ka dileen dagaalameyaashii soo weeraray. Ciidanka deegaanka ayaa sidoo kale nolosha ku qabtay afar xubnood oo ka tirsanaa kooxda, kuwaas oo 3 kamid ahi ay qabaan dhaawacyo culus, ayadoo hub iyo saanad badanna gacanta ku dhigey sida lagu xusay War saxaafadeedka. Dowladda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqday inay ka go’antahay inay si dhab ah ula dagaallanto kooxda Alshabaab, ayadoo tilmaamtay in dadka reer Hiiraan ay tusaale u yihiin geesinimada dadweynaha Soomaaliyeed ee la dagaallamaya kooxdaas. Source: goobjoog.com
  20. Guutada labaad ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ee ku sugan degaanka Dhasaan ayaa xalay fashiliyay weerar ay ciidamada ku soo qaadeen koox ka tirsan firxadka mileeshiyaadka ISIS. Tiro kamid ah mileeshiyaadkii weerarka soo qaaday ayaa is qarxiyay ka hor inta aysan soo gaarin difaaca hore ee ciidanka, halka dhammaan intii kale ay ciidamadu toogasho ku dileen, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland oo fashiliyay weerkaasi. “Tiro kamid ah argagixisada ayaa is qarxiyay ka hor inta aysan soo gaarin difaacyadii hore ee ciidamada, waxaana ciidamadu toogasho ku dileen dhammaan intii soo hartay oo isku dayay in ay weerar toosa fuliyaan, kuwaasi oo meydadkooda la soo bandhigay markii waagu baryo” sida uu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan Dhasaan. Sarkaalka ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada dowladda uu weerarkaasi kaga dhaawacmay hal askari oo dhaawaciisu fudud yahay, kaasi oo firirro yar yar soo gaareen, balse shaqadiisi difaaca sii wata, waxaana uu ciidanka ku bogaadiyay siday mar kasta u fashiliyaan isku day kasta oo argagixisadu samayso. PUNTLAND POST The post Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo xalay fashiliyay weerar ay soo qaadeen mileeshiyaadka argagixisada ah ee ISIS appeared first on Puntland Post.
  21. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya toogasho loo gaystay xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Kenya oo xalay ka dhacday gudaha magaalada Nairobi ee caasimada dalkaasi. Xildhibaan Charles Ong’ondo ayaa lagu dhex dilay bartamaha magaalada, isaga oo ku dhex jiray baabuurkiisa, isla markaana marayay waddo mashquul badan oo ku taalla Nairobi. Charles ayaa xilliga la dilay waxyar uun kahor ka baxay xarunta baarlamaanka, waxaana weeraray laba nin oo hubeysan, kadibna ku baxsaday mooto Fekon ah. Labada nin ayaa eryaday xildhibaanka, iyaga oo rasaas ku furay, taas oo keentay inuu meesha kuu geeriyoodo, sida ay ay sheegeen laamaha ammaanka ee dalka Kenya. Sidoo kale, waxaa toogashada ka bad-baaday darawalka xildhibaanka, waxaana haatan socda baaris ay wadaan ciidamada booliska, si loo soo qabto dambiilayaasha. Illaa iyo hadda si rasmi ah looma oga sababta ka dambeysa dilka xildhibaanka iyo waxa ay ahaayeen ragga toogtay ee cararay, kuwaas oo ay baadi goobayaan booliska Kenya. Xildhibaanka la dilay ee Charles Ong’ondo ayaa ka tirsanaa xisbiga siyaasiga ruug cadaaga ah ee muddada dheer mucaaradka ah ee Raila Odinga oo si weyn u cambaareeyay dilkaasi. Source
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyey guusha geesiyaasha Deegaanka iyo Ciidanka Qaranka ay maanta ka gaareen dagaalladii maanta ka dhacay gobolka Hiiraan oo lagu laayey Al-Shabaab. Kooxda Al-Shabaab ayaa weerarro seddax jiho ah ku soo qaaday galinkii dambe ee maanta kooxda ayaa weerarradaas ku soo qaaday deegaannada Muqliga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, iyo Garas-Magan oo dhammaantood ka tirsan gobolka Hiiraan. “Geesiyaasha halkaas ka dagaalamay waxay soo ururiyeen maydadka 25 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta, sidoo kale waxay nolosha ku qabteen afar maleeshiyaad ah, iyadoo saddex ka mid ah ay qabaan dhaawacyo culus. Waxaa sidoo kale la rumeysan yahay in tiro kale oo maydad iyo dhaawac ah ay horay usii qaateen Khawaarijtu,” ayaa lagu yiri warkaan ka soo baxay dowladda. Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, “Guushan weyn waa tii labaad oo muddo kooban gudahood lagu jabiyo Khawaarijta, iyadoo la xusuusto jabkii xoogganaa ee Khawaarijta lagula beegsaday deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay guulo la taaban karo ka gaareen Ciidanka Qalabka Sida iyo dadka deegaanka.” Intii uu socday howlgalka baacsiga ah, geesiyaasha degaanka iyo Ciidanka Qalabka Sida waxay ka furteen Khawaarijta hub aad u badan. Geesiyaasha reer Hiiraan waxay tusaale u yihiin halganka iyo geesinimada shacabka Soomaaliyeed ee ka dhiidhinaya Khawaarijta duulaanka ku ah qaranimadeena iyo diinteenna. “Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka, waxaa ka go’an in dalka laga ciribtiro Khawaarijta meel kasta oo ay kaga sugan yihiin dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda.
  23. Moqokori (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta qorsheysay inay cagta-mariyaan macawiisleyda reer Hiiraan, balse waxay kala kulmeen jabkii ugu culsaa ee waayahaan soo gaara, waxaana seddax goobood lagu soo bandhigay meydadka Al-Shabaab oo tirabeel ah. Ciidamada Qaranka iyo kuwa Difaaca Deegaanka ee Macawiisleyda Gobolka Hiiraan ayaa maanta jilibka u dhigay weerarro ay Al-Shabaab ka soo qaadeen seddax jiho oo gobolka Hiiraan ah, waxaana guuleystay Ciidamada Xoogga iyo xaq u dirirka deegaanka. Waxaa lasoo bandhigay meydadka ku dhowaad 30 Shabaab ah oo ajaanib ay ku jiraan, sidoo kale waxaa muuqaalada laga soo duubay lagu dhex arkayaa horjoogayaal madaxda laga gooyey. Dagaalka ugu culus wuxuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Hararta oo u dhaxeeya degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyo deegaanka Ceel-hareeri ee gobolka Hiiraan, halkaas oo looga hortegay weerar ay Shabaab ka soo abaabuleen degmada Aadan-yabaal oo gacantooda ku jirta. Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada ayaa warbaahinta u sheegay in Khawaarijta ay ka dileen ku dhowaad 30 Shabaab ah oo meydadkooda ay dul istaageen, iyagoo kasoo furtay hub iyo saanadihii kale ee ciidanka ee ay ku soo weerar tageen. Taliyaha Guutada 26-aad, qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Cabdiraxmaan Xujaale oo SNTV la hadlay ayaa yiri. “25 ka tirsan meydadkii Khawaarijta ay ka carareen ayaan gacanta ku haynaa, Saddex aag oo ay ka soo weerar tageena waan ku jabinay.” Meydad kale iyo dhaawacyo tiro beel ah ayaa la sheegay in Shabaab ay horay u qaateen, kadib markii dhamac aysan filaneyn ay kala kulmeen ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanayey. Taliyaha Guutada 21-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gashaanle Maxamed Cali Hilowle ayaa yiri, “Khawaarij tababar maleh, waxaana ka dhignay kuwa aan dilno iyo kuwa aan nolasha ku qabanay cadowgii maanta nagu soo duulay”.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Kulan raali-gelin ah ayaa galabta Muqdisho loogu sameeyey Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo kulankii ugu dambeeyey ee Golaha Shacabka lagu aflagaadeeyey. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo saaxiibo dhow la ah mucaaradkana ay iskala tirsan yihiin Xildhibaan Caananuug ayaa ka xaalmariyey aflagaadadii uu u geystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe. Kulankii ugu dambeeyey ee Arbacadii ay yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka oo buuq iyo gacan qaad ku soo dhamaaday ayuu Guddoomiye Aadan Madoobe ku dhex caayey xildhibaanada qaar. Inkastoo dhowr xildhibaan oo mucaarad ah, buuqa iyo xasilooni daradana bilaabay uu mid mid u caayey Aadan Madoobe, hadana Xildhibaan Caananuug ayaa ugu daraa, wuxuuna yiri “Naga fariiso waxaa tahay Jiis daalane.” XIldhibaan Caananuug waxaa qarax ay gaarigiisa ugu xireen lug uga jaray Khawaarijta, wuxuuna ku suntan yahay halgan iyo dhabar adeyg dalkaan looga xoreeyey Khawaarijta oo muddo dheer soo socday. Wuxuu kamid yahay saaxiibada madaxweynihii hore Sheekh Shariif, wuxuuna xili ku jira ragg ay Shabaab ugu neceb yihiin, ilaa heer ay gaareen inay gaarigiisa qarax ugu xiraan. Sheekh Aadan Madoobe ayaa aad loogu dhaliilay hadalkiisii ka dhanka ahaa xildhibaankaan dhibanaha u noqday beegsiga Al-Shabaab ee dalka ka socda, taasi oo mudan in mar kasta looga garaabo. Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa galabta Xildhibaan Caananuug dusha ka saaray Go’ shaal ah, kaas oo ka turjumaya in habdhaqanka raali gelinta Soomaalida. Dhamaan Xildhibaanada mucaaradka ah ayaa isugu yimid kulanka raali-gelinta xildhibaan Caananuug, waxayna soo qaateen ulaha Baakoorta ah ee dadka lugaha la’ ay cuskadaan.