Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shalay Ankara ku saxiixday heshiis taariikhi ah oo lagu soo afjarayo khilaafkii labada dal, kaasi oo uu fududeeyey madaxweyne Erdogan. Heshiiskan oo xal looga gaarayo xiisadda muddooyinkii dambe ka dhex aloosneyd labada dal ayaa waxaa durba laga muujinayaa shaki xooggan, ayadoo ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre uu ayaan-darro ku tilmaamay in madaxweyne Xasan Sheekh uu gorgortan la galo Itoobiya. “Waxaa ayaandarro ah in Madaxweyne Xasan Sheekh uu gorgortan la galo Itoobiya oo weli ku adkeysanaysa is afgaradkii halista ku ahaa midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya,” ayuu yiri Kheyre Hoos ka aqriso qoraalka Kheyre 1-dii Jannaayo 2024, Itoobiya waxa ay duullaan qaawan ku soo qaadday dalkeenna, ka dib markii ay heshiis is afgarad ah oo sharcidarro ah la saxiixatay Madaxweynihii hore ee Somaliland. Umadda Soomaaliyeed, shacab iyo dowladba waxa ay ka gilgisheen duullaankaas, waxa ayna madaxda Dowladda Federaalku ballanqaadeen in aaney wadahadal la geli doonin Itoobiya iyadoo aan si rasmi ah uga laaban heshiiskaas xadgudubka ku ah qarannimada Soomaaliyeed. Waxaa ayaandarro ah in Madaxweyne Xasan Sheekh uu gorgortan la galo Itoobiya oo weli ku adkeysanaysa is afgaradkii halista ku ahaa midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya. In Madaxweyne Xasan Sheekh uu wadahadal la galo Itoobiya iyadoo aan la laalin is afgaradkii sharcidarrada ahaa, Itoobiyana u ogolaado baddeenna, waa xadgudub hor leh oo lagula kacay qarannimada Soomaaliya oo Madaxweynaha dalku garwadeen ka yahay. Heshiiskii is afgaradka ahaa ee 1dii Jannaayo 2024 waa folkaano u aasan dadka iyo dalka Soomaaliyeed oo qarxi karta xilli waliba. Si khatartaas looga gaashaanto waa in wadahadal kasta oo Itoobiya lala gelayo ay shardi u ahaataa in ay heshiiskaas si rasmi uga laabato. Waxaana Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqayaa in aanu halistaas u hoosaasin dadka iyo dalka, gorgortan siyaasadeedna ku gelin qarannimada Soomaaliyeed, mudnaanta koowaadna siiyo daminta colaadaha iyo xiisadda siyaasadeed ee ka aloolsan gudaha dalka iyo adkeynta midnimada iyo wadajirka umadda oo maanta kala dhantaalan. Waxaan ummadda Soomaaliyeed, shacab iyo dowladba, ku boorrinayaa in ay ka feejignaadaan halista ku geedaamaan heshiiskaas sharcidarrada ah iyo tallaabooyinka aan laga baaraandegin ee ay qaadeyso dowladda Federaalka oo dhaawac ku noqon doonta madaxbannaanida, midnimada, iyo mustaqbalka Soomaaliya.
  2. The defending champions Somalia will kick start their campaign against South Sudan in opening match of the TotalEnergies U-17 Africa Cup of Nations – CECAFA qualifiers on Sunday. Source: Hiiraan Online
  3. Mogadishu (HOL) — Ibrahim Ali, a Syrian refugee, has transformed his life in Hargeisa, Somaliland. A year ago, he arrived in the self-declared republic, fleeing war and uncertainty. Today, he owns and operates Ibnu Sham, a bustling restaurant known for its flavorful chicken and kebabs. Source: Hiiraan Online
  4. Dimishiq (Caasimada Online) – Sawirro dayax-gacmeed oo ay BBC-du aragtay ayaa muujinaya in maraakiibta dagaalka ee Ruushku ay si ku-meel-gaar ah uga baxeen dekeddoodii ugu weynayd ee loo qoondeeyey ee Suuriya, iyada oo ay weli jirto hubaal la’aanta mustaqbalka joogitaanka ciidammada Ruushka ee gobolka kadib markii la riday Bashaar Al-Asad oo ay xulafo ahaayeen Moscow. Sawirro ay qaadeen adeegga dayax-gacmeedka Maxar 10-kii bishii December ayaa muujinayay in qaar ka mid ah maraakiibta Ruushka ay ka baxeen saldhigga ciidamada badda ee Tartus Axaddii lasoo dhaafay, haatanna ay ku xiran yihiin xeebta badda Mediterranean-ka. Dhanka kale, sawirro kale oo isla maalintaas la qaaday ayaa muujinaya dhaq-dhaqaaqyada ka socda saldhigga ugu weyn ee Ruushka ee Suuriya, Hmeimim, iyadoo diyaaraduhu ay si cad uga muuqdaan dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan. Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa Isniintii sheegay in Moscow ay wadahadallo la yeelan doonto mas’uuliyiinta cusub kuwaas oo ku saabsan mustaqbalka joogitaanka ciidamada Ruushka ee gobolka, isagoo ku daray faallooyin uu siiyay warbaahinta Ruushka: “Waxaan hadda sameyneynaa wax walba oo aan awoodno si aan ula xiriirno kuwa ku lugta leh xaqiijinta amniga, iyo dabcan ciidankeenu in uu qaadayo dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah.” Peskov ayaa mar sii horeysay ka digay in ay “aad u horeeyso” in laga fikiro mustaqbalka saldhigyada militari ee dalkiisa ee Suuriya ku yaalla. Saldhigga ciidamada badda ee Tartus waa halka mideysa cutubyo ka tirsan Maleeshiyada Badda Madow waana xarunta kaliya ee dayactirka iyo dib-u-habaynta Ruushka ee badda Mediterranean-ka. Midowgii Sofiyeetka ayaa saldhigan sameeyay 1970-meeyadii, Ruushka ayaa ballaariyay oo casriyeeyay sanadkii 2012-kii markii Kremlin-ka uu billaabay inuu kordhiyo taageerada uu siiyo maamulkii Bashaar Al-Asad ee xukunka laga tuuray. Saldhigan ayaa ka caawinaya maraakiibta Ruushka inay ku sii sugnaadaan badda Mediterranean-ka, iyagoo aan dib ugu laaban dekedaha ku yaal badda madow iyagoo sii maraya marinka Turkiga, waana deked biyo qoto dheer, taasoo soo jeedinaysa inay sidoo kale ku habboon tahay maraakiibta quusta ee Nukliyeerka ee Ruushka, sida uu sheegay Maraykanku. Sawirro cusub oo dayax-gacmeedku soo qaaday ayaa muujinaya in Moscow ay ugu yaraan si ku-meel-gaar ah uga rartay maraakiibteeda dekedda, iyadoo laba ka mid ah maraakiibta gantaalaha ah ee hagaya ay ku xirteen meel 13 kiiloomitir u jirta xeebta Suuriya, halka ay ku sugan yihiin inta kale ee maraakiibta Ruushka ee ku sugnaa badda. Aagga ayaan la garanayn marka la barbar dhigo waxa sawiradii hore ay muujinayaan. Sidoo kale ma cadda in bixitaanka maraakiibtan ciidamada badda ay tahay ka bixitaanka dekedda Tartus oo rasmi ah ama xaalad ku meel gaar ah. Dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay, sawirada dayax-gacmeedka ayaa muujinaya maraakiib dagaal oo dhowr jeer ka soo degaya dekedda. Mike Plunkett, oo ah falanqeeye sirdoon, difaaca iyo isha furan ee Jane, ayaa soo jeediyay in dhaqdhaqaaqyada Ruushku ay noqon karaan “si loo hubiyo in maraakiibta aan la weerarin.” “Lama oga inay ka walaacsan yihiin weerar suurtagal ah oo ay geystaan xoogaga mucaaradka Suuriya ama in ay ka walaacsan yihiin khasaaraha ka dhalan kara weerar kasta oo Israa’iil ku qaado bartilmaameedyada Suuriya ee Tartus,” ayuu yiri Plunkett. Falanqeeyayaasha ayaa soo jeediyay in haddii Ruushka lagu qasbo inuu xiro saldhigga ciidamada badda ee Tartus, laga yaabo inuu dib u celiyo hantidiisa badda Tobruk ee Liibiya, oo ah aagga ay maamusho Kremlin-ka ee Khalifa Haftar oo horey u martigeliyay qaar ka mid ah saldhigyada cirka ee Ruushka. Laakin ka bixitaanka Tartus waxay noqon doontaa mid aad u sarreysa, Van Lokeren ayaa xusay in tallaabadan oo kale ay sidoo kale keeni doonto in maraakiibta Ruushka ay ku dhawaadaan saldhigyada NATO, taasoo sahlaysa in si fudud loola socdo. Tan iyo 2015, saldhigga hawada ee Hmeimim wuxuu ahaa qayb muhiim ah oo ka mid ah hawlgallada Ruushka ee Bariga Dhexe iyo Afrika, oo loo isticmaali jiray in ay duqeymo ba’an ku qaadaan magaalooyin ku yaal Suuriya si ay u taageeraan nidaamka Asad iyo in lagu qaado qandaraaslayaasha militariga ee Afrika. Inkastoo xaaladda la filayo in ciidamada Ruushku ay u badan tahay in ay ku nool yihiin, dhicitaanka nidaamka Assad ayaa ka dhigan dharbaaxo weyn oo ku wajahan hamiga Kremlin ee gobolka. Intii lagu guda jiray booqasho uu ku tagay saldhigga hawada ee Hmeimim ee 2017, Madaxweyne Vladimir Putin wuxuu caddeeyay inuu damacsanaa joogitaanka Moscow inuu noqdo mashruuc waqti dheer ah. Isaga oo ka faalloonaya xaaladda, blogger-ka militariga ee Kremlin-ka Rebar ayaa uga digay Telegram in muujinta awoodda Ruushka ee gobolka ay halis weyn ku jirto, isagoo soo jeediyay in “joogitaanka militariga Ruushka ee Bariga Dhexe uu dun ka laadlaadsan yahay.” Isha: BBC
  5. TAIPEI (Taiwan News) – Somaliland’s new president, Abdirahi Mohamed Abdullahi, favors the continued development of close ties to Taiwan, the Ministry of Foreign Affairs said Friday. While the two countries did not maintain official diplomatic relations, they opened representative offices in each other’s capital in 2020. Deputy Foreign Minister Francois Wu (吳志中) attended the presidential inauguration Thursday as Taiwan President Lai Ching-te’s (賴清德) special envoy. Since both sides faced regional challenges including pressure from China, the new government would maintain close and mutually beneficial relations, Abdellahi said. He expressed the hope that more Taiwanese businesses would invest in the East African country, per CNA. During his meeting with Wu, Abdellahi described Taiwan as a key partner. He emphasized their collaboration in fields including telecom, education, and public health, adding the projects had helped raise the living standards of the people of Somaliland. Wu also met with outgoing President Muse Bihi Abdi and discussed the priorities of the new administration with senior government members, MOFA said. Qaran News
  6. Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxtooyada Jubaland ayaa mar kale war-saxaafadeed ka soo saartay dagaalkii Arbacada ka dhacay deegaanka Raas Kaambooni ee dhex-maray ciidamada maamulkaas iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Jubaland ayaa ku eedeysay dagaalka inuu soo abaabulay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa, oo ay sheegtay in ay u arkayeen inay ku gaari karaan dano siyaasadeed oo gurracan iyadoo la adeegsanayo Ciidanka Xoogga Dalka (CXD), sida hadalka loo dhigay. Hoos ka aqriso qoraalka Jubaland WAR-SAXAAFADEED Dowladda Jubaland waxay si aad ah uga xuntahay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Raas-Kambooni ee gobolka Jubada Hoose halkaas oo si nasiib darro ah ay isku dileen wiilal Soomaaliyeed, Waa dhacdo laga baaqsan karay iyadoo ay ahayd in lagu xalliyo wada-hadal iyo isku tanaasul. Sida marar badan aan Caddeeynay, dagaalkan waxaa soo abaabulay Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa kuwaas oo u arkayay inay ku gaari karaan dano siyaasadeed oo gurracan iyadoo la adeegsanayo Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) si ka baxsan waajibaadka sharci ee ciidanku leeyahay. Falalkan sharci-darrada ah awgood, Xasan Sheekh iyo kooxdiisu waxay ciidamo u soo daabuleen deegaanka Raas-Kambooni halkaas oo dabka lagu shiday dhalinyaro Soomaaliyeed si loo gaaro ahdaaf siyaasadeed oo baal-marsan dastuurka iyo shuruucda dalka. Waa muhiim in la xuso in deegaanka Raas-Kambooni uu ahaa deegaan nabdoon oo aysan ka jirin wax amni-darro ah 13-kii sano ee la soo dhaafay Sidoo kalana ayna qeyb ka ahayn deegaanada ay joogeen Ciidamada ATMIS ee dalka ka baxaya. Nasiib darro halkii dowladdu u adeegsan lahayd CXD deegaannada weli ku jira gacanta Khawaariijta ayaa loo isticmaalay deegaan nabdoon oo ka xoroobay Khawaariijta sanadkii 2011ka. Waxaa tusaale muuqda ah in deegaannada ku hareeraysan Muqdisho ay weli ka taliyaan Khawaariijta iyadoo Xasan Sheekh uu CXD diyaarad ku keenay Raas-Kambooni si uu u fuliyo dano siyaasadeed oo aan waafaqsaneyn maslaxadda guud ee dalka. Dowladda Jubaland waxay aaminsan tahay in qorshayaasha CXD lagu dhex gelinayo arrimaha siyaasadda ay yihiin kuwo dhabar-jab ku ah dib-u-dhiska dowladnimada gaar ahaan hay’adaha amniga iyo CXD oo ah laf-dhabarta qaranimada dalkeenna. Maanta qaar ka mid ah dhaawacyadii CXD ee ku waxyeeloobay dagaalka Raas-Kambooni ayaan u dirnay magaalada Muqdisho si ay u helaan adeegyo caafimaad oo dheeraad ah. Sidoo kale dhammaan ciidamada ku jira gacanta Jubaland waa wiilal Soomaaliyeed oo dhulkoodii jooga waxaana loola dhaqmayaa si sharaf leh, dhaawacyada waxaa la siinayaa daryeel caafimaad oo dhammeystiran, waxaana markii ay bogsadaan lagu celin doonaa guryahooda iyagoo nabad qaba. Ugu dambeyn Dowladda Jubaland waxay Caddeeynaysa mowqifkeeda ah in xalka khilaafaadka siyaasadeed uusan ku jirin xabad. Jubaland mar walba diyaar ayay u tahay wada-hadal iyo in wixii kala aragti duwanaansho ah lagu xalliyo miiska wada-tashiga iyo isku tanaasulka. DHAMMAAD
  7. Kismayo (HOL) — Jubaland's Deputy Minister of Security has vehemently denied the Federal Government's allegations of collaborating with Al-Shabaab militants in recent clashes in Raas Kambooni. The contested border town's capture by Jubaland forces has further exposed the fragile relationship between Somalia's central government and its semi-autonomous states. Source: Hiiraan Online
  8. MOGADISHU, Somalia - Türkiye has "reshaped" dynamics in the Horn of Africa region by ending tensions between Somalia and Ethiopia after Turkish President Recep Tayyip Erdogan’s mediation talks on Wednesday, one of Somalia’s biggest news websites reported. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) — Al-Shabaab could radically shift its strategy and destabilize Somalia in a manner similar to the Syrian opposition forces that dismantled Bashar al-Assad’s government, a former Somali intelligence official has warned. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) — The Somali National Women's Organization (SNWO) has issued a 24-hour ultimatum to the Ministry of Women and Human Rights Development to vacate the Women's House in Mogadishu, alleging improper seizure of the premises by its Minister, Bashir Goobe. Source: Hiiraan Online
  11. Dowladda Jubaland ayaa sheegtay in ay si aad ah uga xuntahay dagaalkii ka dhacay degaanka Raas-Kambooni ee gobolka Jubada Hoose, waxaana ay ku tilmaantay dhacdo nasiib-darro ah oo laga baaqsan karay, si loogu xalliyo wada-hadal iyo isku tanaasul. “Sida marar badan aan Caddeeynay, dagaalkan waxaa soo abaabulay Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa kuwaas oo u arkayay inay ku gaari karaan dano siyaasadeed oo gurracan iyadoo la adeegsanayo Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) si ka baxsan waajibaadka sharci ee ciidanku leeyahay.” “Falalkan sharci-darrada ah awgood, Xasan Sheekh iyo kooxdiisu waxay ciidamo u soo daabuleen deegaanka Raas-Kambooni halkaas oo dabka lagu shiday dhalinyaro Soomaaliyeed si loo gaaro ahdaaf siyaasadeed oo baal-marsan dastuurka iyo shuruucda dalka” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland. “Dowladda Jubaland waxay aaminsan tahay in qorshayaasha CXD lagu dhex gelinayo arrimaha siyaasadda ay yihiin kuwo dhabar-jab ku ah dib-u-dhiska dowladnimada gaar ahaan hay’adaha amniga iyo CXD oo ah laf-dhabarta qaranimada dalkeenna” ayuu intaasi sii raaciyay Warsaxaafadeedka. Dowladda Jubaland ayaa sidoo kale Caddaysay in mowqifkeedu yahay in xalka khilaafaadka siyaasadeed uusan ku jirin xabad, islamarkaana wada-hadal diyaar u tahay in wixii kala aragti duwanaansho ah lagu xalliyo miiska wada-tashiga iyo isku tanaasul. Halkan ka akhriso Warsaxaafadeedka Jubaland PUNTLAND POST The post Dowladda Jubaland oo mowqif Rasmi ah ka qaadatay Colaadda Siyaasadeed ee kala dhexaysa Villa Somalia appeared first on Puntland Post.
  12. President Recep Tayyip Erdogan (C) said the agreement was “the first step towards a new beginning” Ethiopia and Somalia have agreed to end their bitter dispute over Addis Ababa’s plans to build a port in the breakaway republic of Somaliland following talks in Turkey. Turkish President Recep Tayyip Erdogan welcomed the “historic agreement”, which he said would eventually ensure landlocked Ethiopia’s access to the sea. At the press conference he held hands with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who both agreed to respect one another’s “sovereignty”. The two neighbours have been at loggerheads since January when Ethiopia signed a maritime deal with Somaliland – which Somalia considers as part of its territory. It prompted fears of a wider regional conflict as Egypt has been backing Somalia – largely due to its anger with Ethiopia for building a dam on the River Nile. Turkey has in recent years become an important geopolitical player in the Horn of Africa as it has close economic ties with Addis Ababa and security deals with Mogadishu. Erdogan said the agreement – announced on Wednesday night in the Turkish capital, Ankara – was “the first step towards a new beginning”. “I congratulate both my brothers for reaching to this historic reconciliation with devotion and thank them for their constructive attitude,” he said. President Mohamud said his country was “ready to work with the Ethiopian leadership and the Ethiopian people”. While Prime Minister Abiy insisted Ethiopia’s efforts to secure and reliable access to the sea did not threaten Somalia and the two had “addressed the misunderstandings that have occurred over the past year”. The feud began on New Year’s Day, when Abiy signed a controversial deal with Somaliland to lease a 20km (12-mile) section of its coastline for 50 years to set up a naval base. In exchange, Ethiopia – the world’s most-populous landlocked nation – was to reportedly recognise Somaliland as an independent country, although Addis Ababa never explicitly confirmed this. Somaliland, which broke away from Somalia more than 30 years ago, has long been pushing for recognition – but Mogadishu described the move as an act of “aggression”. According to the Ankara joint declaration, the two Horn of Africa neighbours are to reconvene in February to hold “technical talks”. In the interim they will strive to reach “mutually beneficial commercial arrangements” to ensure Ethiopia gains access to the sea “under Somalia’s sovereignty”. It is not clear if Ethiopia has discarded the deal it signed with Somaliland – something demanded by Somalia at earlier mediation efforts. Last month, Somaliland elected a new president – former opposition leader Abdirahman Mohamed Abdullahi – who promised to “review” the maritime deal. During his inauguration speech on Thursday morning he made no mention of it. Somaliland is located in a strategic part of the world, and is seen as a gateway to the Gulf of Aden and the Red Sea. Source: BBC The post Ethiopia and Somalia agree to end bitter Somaliland port feud appeared first on Puntland Post.
  13. Mogadishu (HOL) — Somali opposition leader Abdirahman Abdishakur Warsame has called for transparency regarding an agreement reached between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed in Ankara, Turkey. The deal, mediated by Turkey, has sparked concerns over its lack of clarity and potential implications for Somalia’s sovereignty. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) — Jubaland State has condemned Thursday’s clashes in Raas-Kambooni, accusing the Somali federal government of politicizing the Somali National Army (SNA) to suppress regional autonomy. The administration labelled the violence as “avoidable” and urged peaceful dialogue to address the growing tensions between Mogadishu and Somalia’s semi-autonomous states. Source: Hiiraan Online
  15. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa wadahadallo ku saabsan sidii xasilooni looga soo dabaali lahaa dalka Suuriya dalka Turkiga kula yeeshay madaxweyne Erdogan. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay, in labada mas’uul ay taageereen isbedel siyaasadeed oo ay Suuriya hormuud ka tahay oo horseedaya dowlad la xisaabtan iyo mid loo dhan yahay. Booqashada Blinken ee Turkiga, ayaa qeyb ka ah safar uu ku marayay qaar kamid ah dalalka deriska la ah Suuriya. Waxaa sidoo kale la filayaa inay ka wada hadlaan sii socoshada dagaallada ka socda waqooyiga Suuriya, ee u dhaxeeya ciidamada Kurdiyiinta oo taageero ka helaya Mareykanka iyo jabhado uu Turkigu taageero, kuwaas oo la safan kooxda Hayat Tahriir al-sham HTS ee xukunka ka tuurtay madaxweynihii dalkaas Suuriya, Bashaar Al-Asad. Source: goobjoog.com
  16. New President Sworn in as Somaliland Pushes for Global Recognition Somaliland’s newly elected President, Abdirahman Mohamed Abdullahi, pledges to bolster foreign policy and pursue international recognition in his inaugural address. Despite its 30-year push for sovereignty, Somaliland remains unrecognized globally. The new administration criticizes and plans to review the recent contentious Ethiopia land deal. Abdullahi was sworn in as the region’s sixth president, amid heightened aspirations for global acknowledgment. Abdullahi, the former opposition leader, triumphed in last month’s election and is determined to solidify Somaliland’s standing on the world stage. In his first official address in the capital, Hargeisa, Abdullahi vowed to invigorate Somaliland’s foreign policy and amplified efforts toward its pursuit of international recognition. Somaliland declared its independence more than three decades ago but remains unrecognized by global bodies and nations alike. It has, however, maintained a stable governance system in stark contrast to Somalia’s security challenges. One of Abdullahi’s initial challenges is managing Somaliland’s controversial agreement with Ethiopia. This deal, promising Ethiopian recognition in exchange for a marine force base, has been criticized for its opacity. The new president aims to review such agreements to ensure they adhere to Somaliland’s strategic and recognition goals. Qaran News
  17. Mogadishu (HOL) — The United Nations Security Council is set to vote on Friday, December 13, on a resolution to renew sanctions targeting Al-Shabaab, Somalia’s most dangerous militant group. The proposed measures aim to disrupt the group’s financing and arms supply chains while addressing emerging threats, including piracy and the expansion of rival militant factions. Source: Hiiraan Online
  18. Mogadishu (HOL) — Somalia faces an escalating political and military crisis as the Somali National Army (SNA) suffered a decisive defeat in the southern town of Ras Kamboni on Wednesday. Intense clashes with Jubaland's regional forces highlighted the growing schism between Somalia's federal government and its semi-autonomous states, jeopardizing efforts to combat the militant group Al-Shabaab. Source: Hiiraan Online
  19. Mogadishu (HOL) — China has once again drawn a diplomatic red line, urging Somalia to hold firm to the one-China principle in the face of Taiwan's deepening relationship with Somaliland. The statement, delivered Thursday, follows Taiwan's attendance at the inauguration of Somaliland's new president—a symbolic move that has reignited geopolitical tensions in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  20. Mogadishu (HOL) — A landmark deal between Somalia and Ethiopia, brokered on December 11, 2024, by Turkish President Recep Tayyip Erdoğan, has drawn international accolades for its potential to stabilize the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  21. Madaxweyne Ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aaden oo maalmahan ku sugnaa magaala madaxda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya Janaraal Birhanu Jula. Madaxweyne ku xigeen Maxamuud Sayid iyo Taliyaha Ciidamada Itoobiya ayaa ka wada-hadlay arimo ay kamid yihiin amniga, dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee degaannada Jubaland. Arimaha kale ee laga wadahadlay waxa kamid ah isu socodka xuduudda gobolka Gedo iyo Itoobiya, sida ay baahisay warbaahinta Jubaland. “kulanka ayaana looga hadlay xaaladda Amniga, sidii la isaga kaashan lahaa la dagaalanka kooxaha Khawaarijta ee kusugan Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Dowladda Jubaland iyo isu socodka bulshada Kunool xuduudaha iyo nabad kuwada noolaanshaha bulshada labada Dal” ayay sheegtay Warbaahinta Jubaland. Kulankaan waxaa Madaxweyne ku xigeenka koowaad Ku wehliyay Wasiirka Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Jubaland Axmed Baraaki (Zubeyr) iyo Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Jubaland Mascuud Cabdulaahi Axmed. PUNTLAND POST The post Jubaland iyo Itoobiya oo ka wada-hadlay Amniga guud iyo La-dagaallanka Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  22. When Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed met in Ankara on Wednesday, expectations from their Turkish hosts were high. Source: Hiiraan Online
  23. MOGADISHU, Somalia - The Turkish-mediated pact between Somalia and Ethiopia was an "icebreaker" move as well as a three-way win for all sides, regional experts told Anadolu on Thursday. Source: Hiiraan Online
  24. Somalia’s breakaway region of Somaliland has sworn in its new president after last month’s election that gave a boost for its push for international recognition Source: Hiiraan Online
  25. ADDIS ABABA - The African Union on Thursday urged Ethiopia and Somalia to implement "without delay" an agreement aimed at ending tensions between the neighbours over Ethiopia's access to the sea, calling the deal an "important act". Source: Hiiraan Online