-
Content Count
211,104 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Drought and a rain deficit is pushing more than 2.73 million people in Somalia toward the crisis level of acute food insecurity, UN humanitarians said on Thursday. Source: Hiiraan Online
-
Baarlamaanka waddanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya in ay u mustaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan dalkooda, kuwaas oo ka yimid waddamada ka baxsan Yurub. Hay’adaha u dooda dadka qaxoontiga ah iyo kuwa Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay in Copenhagen ay laasho xeerarkaas. Xeerkan waxaa riixayey xisbiga diidan dadaka magangaliyo doonka ah Megen ee ay hoggaamiso Ra’isul Wasaaraha dadlkaas Mette Frederiksen. 70 xildhibaan ayaa sharcigan u codeeyey, halka ay diideen 24 xildhibaan khamiistii. PUNTLAND POST The post Baarlamanka Denmark oo ansixiyay sharci ka dhan ah Mangelyo-doonka appeared first on Puntland Post.
-
Drought and a rain deficit is pushing more than 2.73 million people in Somalia toward the crisis level of acute food insecurity, UN humanitarians said on Thursday. The annual Gu rains of early spring came late in some parts of the country and were mainly below average, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said. Subsiding in mid-May, the critical Gu crop planting season was significantly affected. “Approximately 2.73 million to 2.83 million people across Somalia are expected to face crisis … or worse outcomes between April and September 2021, reflecting the deteriorating food security situation in the country,” the office said. The government, consulting with the United Nations, on April 25 declared a drought. Moderate to severe drought conditions affected more than 80 percent of the country. A few days later, Gu rains started, but only in parts of the country, triggering riverine and flash flooding that affected 400,000 people, of whom 101,300 were displaced, OCHA said. Humanitarian organizations continue to respond in locations with the highest needs, including distributing water and critical sanitation and hygiene material, non-food items, cash and food supplies, the office said. The double climate disaster is in the context of decades of conflict and insecurity in Somalia. A serious gap in relief funding remains for the humanitarian operation in the country, OCHA said. The 2021 Somalia Humanitarian Response Plan requires 1.09 billion U.S. dollars to assist 4 million people but is currently only 20 percent funded. The post More than 2.73M people in Somalia face food crisis: UN appeared first on Caasimada Online.
-
Maalintii Khamiistii May 27, 2021 oo Soomaaliya looga dabaaldegayey heshiiska doorashada ayaa Kenya waxay ku wargelisay dhammaan hay’adaha Qaramada Midoobay, Ururada Caalamiga ah iyo diblomaasiyiinta in hawada Kenya iyo Soomaaliya la xiray. Tillaabadaas waxay argagax gelisay dhammaan dhinacyada ay khusaysay. Soomaaliya waxay maalmo uun ka hor si niyad wanaag ah dib ugu soo celisay xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal. Kenya waxaa u dhaqan ah in wax kastoo lagu heshiiyo ay u rogto sida ay doonto. Tusaale waxaa noogu filan heshiiskii is-afgaradka ahaa “Memorandum of Understanding – MOU,” ee Abril 2009 oo ujeeddadiisu ahayd in labada dal midkoodna midka kale uusan ka hor istaagin gudbinta dalabka qolfoofta badda. Kenya waxay heshiiskaas u rogtay mid “xeerinaya soohdinta badda” ee labada dal. In muddo ah waxay ka wadday Afrika, Yurub, Maraykanka, Bariga Dhexe iyo kuwa kaleba duullaan diblomaasiyadeed, si ay taageero ugu hesho mowqifkeeda dib u soo celinta dacwada badda. Muqdisho diyaar uma ahayn in wadahadal laba-geesood ah amase mid heer gobol ah ka furto qadiyadda badda ilaa ay Maxkamada ICJ go’aan ka gaarto. Balse shirkadda Rational 360 oo ah “lobbyist,” shaqaalaheeduna u badan yihiin kuwii ka tirsanaa maamulladii Bill Clinton iyo Baraka Obama oo ay Kenya u kiraysatay galaangalkeeda ayaa gadaal ka riixaysay dib u heshiisiinta labada dal. Shirweynaha QM ee September 24, 2019 ayuu Madaxweyne Cabdifataax Al Siisi ku khasbay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo inuu mar uun si fool-ka-fool ah ula kulmo Uhuru Kenyatta oo xiriir qabow ka dhexeeyay. Mar kale Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxuu u rogay kulankii gaabnaa in muranka xuduudda badda ee dalkiisa kala dhaxeeya Soomaaliya lagu xallin doono wadahadal. Qodobka kale oo xiisaddu ay ka taagan tahay ayaa ah ganacsiga. Soomaaliya waa suuq muhiim u ah qaadka Kenya iyadoo ugu yaraan 148 kun doolar ka soo hooyan jirtay bishiiba. Si ganacsiga uu u noqdo mid dheellitiran oo labada dalba dheef u leh Muqdisho waxay doonaysaa in Kenya dakhliga qaatka ay ku beddelato badeecado Soomaaliyeed. Halka Kenya ay rabto in qaadka uu u ahaado il joogta ah oo kobcisa kaydkeeda lacagta adag. Toddobaadkii dhawaa wargeysyada Kenya ayaa soo qoray in heshiiska ay Qadar ka tahay garwadeen ay Muqdisho ku oggolaatay in kheyraadka la wadaagto deriskeeda. Inkastoo Wasiirka A. Dibedda Soomaaliya uu beeniyay warkaas, haddana warku waxuu siday fartiin aan horay looga maqlin Kenya. Isbeddelka mowqifka wuxuu muujinayaa inaysan gacan ku hayn guul sharciga waafaqsan. Balse ha moogaan in Nairobi ay hayso macluumaadkii sahminta aagaas, baarista ENI iyo Total iyo natiijadii ceelka la qoday. Go’aanka Maxkamdda ICJ waa mid kama dambeys ah, haddana maxkamaddu ma lahan qaab ay ku fuliso xukunka. Garsoore James Richard Crawford oo ka mid ahaa qaalliyadii dhageysatay kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya ayaa May 31, 2021 la soo sheegay geeridiisa. Inkastoo, taas aysan waxba ka beddeli doono garta hortaal Maxkamadda ICJ, haddana hawshu waxay u muuqataa mid hortegi doonto madaxweynaha imaanaya. Su’aal waxay ka taagan tahay, sidee loo aamini doonaa mas’uuliyiinta Kenya! Waxaa dhiillo hor leh dhalinaya in Kenya ay soo bandhigtay naqshad (maab) hor leh oo dheereerka xeebta Soomaaliyeed ka dhigeysa 3,025 kiloomitir halkii uu ka ahaa 3,333 kiloomitir. Nasiib wanaag, waxa lagu muran san yahay ma aha dheereerka xeebta balse waa jihada loo jeediyo marka la dheereeriyo laynka xadka ah. Bedka dhul badeedka lagu muransan yahay kuma xirna dheereerka xeebta. Qiilka Kenya wuxuu u eg yahay: Nin Bad Qaadey Xumbo Cuskay! Hadalka Nairobi ka soo yeeray waxuu halis u yahay inuu sii xumeeyo xiisadda. Dhinaca kale, waxuu marqaati ma doonto u yahay dhaqan xumida Kenya ee aan tixgelin wixii lagu heshiiyo. Kenya waxay u baahan tahay inay Muqdisho kula dhaqanto ixtiraam iyo deris wanaaga maadaama ay dhaqaalaheedu ku tiirsan yahay Soomaaliya. The post Kenya oo yareysay maabka dhererka xeebta Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Banadiri Community on Thursday accused the Somalia’ minister for petroleum Abdirashid Mohamed Ahmed and his close associate Abdullahi Shiikhey Baa-Hassan of masterminding a campaign to grab their parliamentary seats, a time Somalia’s prime minister is currently focused on reviewing the disputed electoral commission. Corruption and power grappling is widely common in Somalia, where marginalized groups like Benadiri community always become victims for powerful politicians, whose aim is to steal their rightful parliamentary representation. Both Minister Ahmed and Baa-Hassan are close clan relatives teamed up to take seats from the Benadiri community by force and with impunity. Activists and political leaders on Thursday accused the minister of petroleum to forcefully and illegally trying to grab extra seats for his Sheekhaal clan, which is already enjoying holding of another Banadiri seat that the minister took by force in 2016. The Banadiri community activists called prime minister Mohamed Hussein Roble to intervene the mater and stop the Petroleum Minister and his clan comrade to stop the power grabbing and abuse subjected towards the Banadiri community. “The petroleum minister, who is a friend of the Somalia prime minister is holding hostage the list of the committee facilitating the election of Banadiri members of the parliament, he rejected the community to nominate its representatives to the list of the SIEIT, and he is keeping the list to make sure to add only individuals who will facilitate for his personal and clan interest” Mohamed Abanur, a Banadiri community leader and human rights activist based in London said. “The minister wants to grab more seats for his nephew and Abdullahi Shikhey Baa-Hassan, who is from his same sub-clan and runs the auctioning deals of the Somalia oil and gas blocks on behalf of the minister and the incumbent president Mohamed Farmaajo. it is illegal, unconstitutional and deliberate violation against the rights of our people, who were victims of the ministers’ political misconducts since 2016” Abanur added. There are calls for the minister to return the seat he illegally grabbed and moved to Baidoa in 2016, since it was rightly belonged to the Banadiri community. Unfortunately minister is still trying to replicate his actions in 2016 and steal more seats from the Banadiri community on his capacity as a minister. However, the traditional elders also called for the prime minister of Somalia H.E. Mohamed Hussein Roble to stop his ministers from unseating the political representations of the minority communities that were subjected to unjust power sharing since the collapse of the central government. “Minister Abdirashid stole our parliamentary seat in 2016, he illegally moved that seat to Baidoa for his individual advantage, that mission succeeded for him, because the government of that time denied listening our voice and complaints, now the minister wants to give other seats from the 5 remaining Banadiri seats to his clan members and that is very unjust” clan chief Sheikh Osman Tadamun said. “We need justice, we need the government to stop the minister and his clan comrade Abdullahi Shiikey Baa-Hassan subjecting the violations to our community” he added. The Banadiri community leaders called the government of Somalia to allow the community to select its SIEIT representatives through the chief elder Omar Dacas and Sheikh Osman Yerow, who are the Banadiri representatives of the 135 national traditional council. Last week, Prime Minister Roble appointed a ministerial-level committee to verify complaints against members of the electoral commissions of both regional and federal levels to ensure transparency in the coming elections and to delist all civil servants and members of the armed forces. however, it might be far from being transparent, since many of the electoral commission members were just added in the lists by the individuals that have agenda to facilitate themselves for the parliament positions. The banadiri community is among the clans that were not given opportunities to nominate their representatives for the election committees nor being consulted to have voice on their representative to the electoral commission, and for that reason their parliamentary seats always fall on the wrong hands. In May 2020, Baa-Hassan, who is the key mastermind of violations against the Banadiri community was the key negotiator of the release of Silvia Romano, an Italian held hostage by alshabab and was released after millions of dollars of ransom were paid to the terror group through Baa-Hassan. Last year, the former district commissioner of Hamarweyne Hon. Omar Sharif Jeeg accused minister Abdirashid and Abdullahi Shiikhey Baa-Hassan to stop unseating the Banadiri communities from the parliament and called the president of Somalia, the prime minister and the international community members to intervene the matter. However, the president and the prime minister didn’t intervene the matter, while the international community turned deaf ears to the calls to convey the voices of the abused minorities to the Somalia leadership to stop the violators from grabbing the seat from the communities that have no power to protect their seats. If the minister and his clan friend Baa-Hassan succeed to submit their own list of SIEIT members facilitating the elections of the Banadiri seats of the parliament, it will facilitate them to grab more parliament seats, which reduces the Banadiri community to have very reduced representation in the parliament. Source: Horn Observer The post Minister of petroleum and his clan associate accused of grabbing parliamentary seats from minority clans in Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Doha (Caasimada Online) – Qatar waxay diyaar u tahay inay dhex-dhexaadiso quwadaha gobolka si loogu guuleysto ammaan iyo xasillooni, waxaa sidaas sheegtay afhayeenka wasaaradda arrimaha Dibedda Qatar Lolwah Al-Khater. Lolwah Al-Khater oo wareysi siisay wakaaladda wararka Ruushka ee Sputnik ayaa sheegay n dhex-dhexaadintan ay qeyb ka tahay dowladda Mareykanka iyo ururka muqaawamada Falastiin ee Xamas. Lolwah ayaa ka jawaabeysay su’aal ku saabsaneyd suurta-galnimada ah in Doha ay dhex-dhexaadiso kooxda wax iska caabinta reer Falastiin ee Xamas iyo Washington. Mareykanka ayaa Xamas ugu yeera urur argagixiso, wuxuuna si aad ah u taageeraa dowladda Yahuudda ee gumaadka ku haysa Falastiiniyiinta. Qatar ayaa iyana dhankeeda taageerta Xamas, ayada oo siisa dhaqaale, sidoo kalena hoggaamiyayaasheeda ku marti-gelisa Doha. Ma cadda haddii Mareykanka ay ogolaan doonaan wada-hadal ay la galaan Xamas, maadaama ay saameyn badan ku leedahay Israel. Afhayeenka wasaaradda arrimaha Dibedda Qatar Lolwah Al-Khater, waxaa sidoo kale wax laga weydiiyey haddii dhex-dhexaadin loo sameeyo quwadaha gobolka ee Iran iyo Saudi Arabia ay suurta-gal tahay. “Tani weli la iskuma soo qaadin hase yeeshee qatar waxay soo dhoweyneysaa suurta-galnimada arrintan,” ayey tiri, ayada oo carabka ku adkeysay muhiimadda wada-hadal lala yeesho Iran oo ku saabsan “in sida nabad ah loogu wada noolaado gobolka.” Lolwah ayaa sidoo kale sheegtay in casuumada ay Qatar u dirtay madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi si uu usoo booqdo Doha ay weli furan tahay, ayna taariikhda booqashadan kala shaqeyn doonaan Qaahira. The post Xamas iyo Mareykanka oo la dhex-dhexaadinayo appeared first on Caasimada Online.
-
Lasanod (PP News Desk) — Abdirisaq Khalif Ahmed, a Waddani party MP who is also a candidate for Somaliland Parliamentary Speakership has accused local militias in Sool of making difficult for voters to cast their votes during Somaliland parliamentary and local government elections. “Local militias have prevented many voters from voting. Opposition parties have shown restraint in the face of electoral infringements by local soldiers” Abdirisaq said. Abdirisaq Khalif Ahmed implied that local militias on Somaliland government’s payroll had resorted to electoral infringement to give Yasin Hagi Mohamud an edge on him during elections. Abdirisaq lauded Somaliland electoral commission staff for dealing with several incidents of electoral infringement in Sool constituencies. “Parliamentary and local government elections have been a landmark in the sense that we will have our elected MPs in Somaliland Parliament. The practice to appoint some local MPs on discretionary basis has come to an end” he added. Abdirisaq had been a Commerce Minister before he resigned in 2015 in protest of Kulmiye party policies. His rival, Yasin Hagi Mohamud, is seeking the parliamentary speakership on a Kulmiye ticket. Yasin and Saleebaan Yusuf Ali Kore, the Information Minister, lobbied against recalibration of constituency seats on the basis of the number of voters. The current power-sharing arrangement in Somaliland was conceived before Puntland lost control of Lasanod in 2007. Since 2010 the number of voters in key Sool constituencies has been increasing without commensurate rectification of the lopsided constituency representation in Sool. © Puntland Post, 2021 The post Prospective Somaliland Parliamentary Speaker Alleges Electoral Infringement in Sool appeared first on Puntland Post.
-
Abaaraha iyo roob yarida ka jirta meela kamid ah Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof in ay soo wajahan dhibaatooyin dhanka nolosha ah,sidaasi waxaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd ka dhawaajiyay xafiiska UN-ka ee Isku-duwidda Hawlaha Bani’aadamnimada (OCHA) . UN (OCHA) ayaa sheegtay in roobabkii sannadlaha ahaa ee horaantii gu’ga ay xilli dambe ka da’een qaybo ka mid ah dalka oo inta badan ka hooseeya celcelis ahaan sidii la doonaayey,taasina ay dhalisay in ay saameeyaan dalaggii la filaayey in ay soo go’aan. Xafiiska ayaa sheegay in illaa bisha Setembar ee soo socota ay suurtagal tahay in dad gaaraya 2.73 milyan illaa 2.83 milyan oo qof oo ku baahsan Soomaaliya inay la kulmaan dhibaatooyin xagga nolosha ah ama natiijooyin ka sii xun oo ay sab u yihiin xaaladaha kasii daraya ee sugnaanta cuntada . Xafiiska UN-ka ee Isku-duwidda Hawlaha Bani’aadamnimada (OCHA),ayaa sheegay in ka jawaabidda bani’aadanimada Soomaaliya ee 2021-ka ay u baahan Tahay 1.09 bilyan oo doolarka Mareykanka ah si loogu caawiyo 4 milyan oo qof ,waxaana intaa la raaciyay in hadda oo kaliya la maalgaliyay 20 boqolkiiba. PUNTLAND POST The post Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xaaladda Banii’adanimo ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd. Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar Kontorool oo isku xirta Magaallooyinka Islamabaad iyo RUWALABINDI. Dabley la socotay mooto nooca Laba Lugaaleyda ayaa la sheegay in ay toogteen Ciiddankaasi, xilli la doonayey in Mootada la baaro. Dableyda weerarka geysatay waxaa la sheegay in ay ka baxsadeen goobta, wxaana socda baaritaan lagu raadinayo kooxdii dishay Askarta. PUNTLAND POST The post Askar lagu dilay dalka Pakistan appeared first on Puntland Post.
-
Qardho (PP News Desk) — Puntland State President Said Abdullahi Deni today launched the electoral campaign of Kaah, a political association, in Qardho ahead pilot local elections. President Deni said that some stakeholders had opposed the democratisation process. “They think they are better off with the traditional political process where citizens do not exercise their right to vote” said President Deni. President Deni expects Kaan to become a national political party. Puntland State will conduct pilot local elections at three designated districts. President Deni commended Transitional Puntland Electoral Commission for putting efforts into the preparation and oversight of the electoral process. “Casting your vote is a democratic right. Ilhan Omar is a Congresswoman because of the democratic institutions in the United States. Her subclan here in Qardho would object to be represented by a woman” said Deni in a lighthearted political joke. “There will be tougher local elections in Puntland but I am confident that Kaah will win” Deni added. He described the last two and half years as challenging due to such government initiatives as security reform and pay hike for security forces and civil servants. “Some people have opposed security reforms but we persevered” said President Deni. Ten political associations will contest pilot local elections. Three of them will graduate to political parties. “We aspire to make Kaah a national party in the long run” President Deni said. © Puntland Post, 2021 The post Puntland President Predicts Tougher Local Election Competition appeared first on Puntland Post.
-
Denmark passes law to process asylum seekers outside Europe
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Rights advocates critical as UNHCR denounces move as ‘frightening race to the bottom’ Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa hakad galay isku socodkii Soomaaliya iyo Kenya, tan iyo markii ay dowladda Kenya xayiraad ku soo rogtay duulimaadyadii iskaga kala gooshi jirey labad dal. Go’aanka Kenya ay ku xayirtay duulimaadyada ayaa waxa uu go’doon geliyay dad badan oo ku kala sugnaa magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, oo rabay inay u kala safraan, balse maalmo kadib waxaa soo baxday xeelad cusub oo looga gudbay xayiraadaas. Sida ay ogaatay Caasimada Online, qaar kamid ah dadkii ku xayirnaa magaalada Muqdisho ee u socday Nairobi ayaa ka dhoofay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Mid kamid ah dadka ku baxay xeelada wareega dheer ayaa u sheegay Caasimada Online in markii uu muddo ku xayirmay magaalada Muqdisho, islamarkaana uu ku qasbanaa inuu tago Nairobi uu go’aansaday inuu ka duulo Addis Ababa. “Waxaa maalmo u xayirnaa go’aanka Kenya anoo ka dhoofi rabay Muqdisho, qolada diyaaradaha ayaa iisoo jeediyay in aan ka baxo Addis Ababa, Run ahaantii wey ka qarash badan tahay arrintaan midda markii hore oo aan toos uga bixi jirnay Muqdisho,” ayuu yiri. Arrintaan ayaa u muuqata mid dadka qaar uga gudbayaan xayiraada Kenya, ayada oo suuq cusub oo dhanka duulimaadyada Nairobi u furtay madaarka Addis Ababa, maadama xiligan ay shaqaalaha diyaaradaha dalka kula talinayaan inay aadan Itoobiya si ay uga sii gudbaan Kenya. Go’aanka ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii iskaga kala gooshi jirey labada dal ayaa timid kadib markii ay dowladda federaalka ku adkeysatay xayiraadii ay saartay qaadka Miirooga, xili la xaliyay khilaafkii diblumaasiyadeed ee labada dal. Dowladda Kenya ayaa wajaheysa culeys xoogan oo uga imaanaya ganacsatada Jaadlayaasha oo suuqooda u weyn ahaa Soomaaliya, lamana oga xiliga ay dowladda Kenya wax ka badeli doonto go’aankeeda. The post Xog: Duulimaadyadii ay xayirtay Kenya ee Soomaaliya oo xeelad cusub looga wareegay appeared first on Caasimada Online.
-
Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa natiijadda doorashadii golaha deegaanka ee sannadkii 2012-ka iyo qaabkii ay u kala heleen ururadii tartamayay Degmada Ceel Afweyne Kulmiye – 8 Xidhibaan Wadani – 3 Xildhibaan Rays – 3 Xildhibaan Dalsan – 1 Xildhibaan Ummada -1 Xildhibaan UCID – 1 Xildhibaan Xaqsoor – 0 Degmada Sheekh Kulmiye – 4 Xildhibaan Wadani – 4 Xildhibaan UCID – 3 Xidhibaan Dalsan – 1 Xildhibaan Xaqsoor – 1 Xildhibaan Ummada – 0 Rays – 0 Degmada Baki Kulmiye – 4 Xildhibaan Wadani – 3 Xildhibaan Ummada – 2 Xildhibaan Dalsan – 1 Xildhibaan Xaqsoor – 1 Xildhibaan Rays – 0 UCID – 0 Degmada Saylac Kulmiye – 6 Xildhibaan Wadani – 4 Xildhibaan Xaqsoor – 3 Xildhibaan UCID – 1 Xildhibaan Dalsan – 1 Xildhibaan Ummada – 1 Xildhibaan Rays – 0 Degmada Beligubadle ayaa waxa ka codeeyay 17043 qof, waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan soo socota, iyadoo urur siyaaasadeedka Xaqsoor sidii la filayey uu ka galay kaalinta koobaad. Kaalinta 1aad – Xaqsoor wuxuu helay 9161 cod wuxuu helay 7 xildhibaan. Kaalinta 2aad – Kulmiye wuxuu helay 2826 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan. Kaalinta 3aad – Wadani wuxuu helay 2519 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan Kaalinta 4aad – UCID wuxuu helay 961 cod waxaanu helay 1 xildhibaan Kaalinta 5aad – Dalsan wuxuu helay 766 cod waxaanu helay 1 xildhibaan Kaalinta 6aad – Ummada wuxuu 567 cod Kaalinta 7aad – Rays oo helay 69 cod Degmada Oodweyne waxa kaalinta koobaad ka galay ururka Ummada, waxaana codadka loo kala helay sidan: Kaalinta 1aad – Ummada 7 xildhibaan Kaalinta 2aad – Wadan 6 xildhibaan Kaalinta 3aad – Ucid 2 xildhibaan Kaalinta 4aad – Kulmiye 1 xildhibaan Kaalinta 5aad – Xaqsoor 1- xildhibaan Degmada Lughaya ayaa waxa ka codeeyay 10386, waxaan kaalinta kobaad galay xisbiga Kulmiye, waxaanan codadka loo kala helay sidan: Kaalinta 1aad – Kulmiye – 6 xildhibaan Kaalinta 2aad – Xaqsoor – 3 Xildhibaan Kaalinta 3aad – UCID – 2 Xildhibaan Kaalinta 4aad – Wadani – 2 Xildhibaan Sida ururaddu u kala heleena degmada Hargeysa KULMIYE Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474 C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455 Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151 Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793 Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625 Axmed Daahir Axmed Magan 3484 Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265 UCID Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477 Khadar Ibraahim Axmed 3544 Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003 Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266 WADDANI Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315 C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969 C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902 C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621 XAQSOOR Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558 C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899 C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719 Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364 Rays Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877 Dalsan C/casiis Adan Habane 3589 Fu’aad Saxardiid Caabi 2499 UMADDA Cali Axmed Haybe Nuur 3786 khaalid cabdi cawad abyan 2949 mustafe cismaan daahir 2861. Sida ururaddu u kala heleena degmada Burco KULMIYE 42,561 COD oo u dhiganta 7 Kursi WADANI 29,633 COD oo u dhiganta 5 Kursi RAYS 24,685 COD oo u dhiganta 4 Kursi UMADA 18,458 COD oo u dhiganta 3 Kursi UCID 7,587 COD oo u dhiganta 1 Kursi XAQSOOR 4,212 COD oo u dhiganta 1 Kursi iyo Urursiyaasadeedka DALSAN oo aan wax xildhibaano ama kuraas ah ka helin degmada Burco. Xildhibaanada u soo baxay golaha deegaanka Degmada Burco ayaa iyaguna kala ah: 1. Xildhibaan NUUX MAXMED XUSEEN ADAN oo helay 5915 cod 2. Xildhibaan C/RASHIID FAARAX CALI GACANLOW oo helay 5474 cod 3. Xildhibaan AXMED MAXAMED CALI AFYARE oo helay 5140 cod 4. Xildhibaan IBRAAHIN JAAMAC BASAALE GABOOBE oo helay 4581 cod 5. Xildhibaan C/RAXMAN XASAN NUUR IBRAHIN (C/Laki) oo helay 4360 cod 6. Xildhibaan MAXAMUD AXMED XASAN (DHEGOLAB) oo helay 4354 cod 7. Xildhibaan MUBARIK YUSUF CILMI DUCALE (BIDHA) oo helay 4292 cod 8. Xildhibaan MUXUMED XASAN JAAMAC MIXILLE(XODAY) oo helay 4197 cod 9. Xildhibaan KHADAR NUUX SICIID DIIRIYE oo helay 3483 cod 10. Xildhibaan SICIID AXMED MAXAMED RAAGE oo helay 3440 cod 11. Xildhibaan MAXAMED AXMED MAXAMUD XASAN(DIIGOL) oo helay 3316 cod 12. Xildhibaan AXMED CABDI DHINBIIL CABDI oo helay 3195 cod 13. Xildhibaan C/RISAAQ XUSEN OBSIYE (SHINE FALLIIDH) oo helay 3081 cod 14. Xildhibaan MAXMED YUSUF CABDI BURALE(MURAAD) oo helay 2838 cod 15. Xildhibaan C/KARIN MAXAMUD C/LAAHI SHIRE oo helay 2720 cod 16. Xildhibaan C/RISAAQ MAXMUD JAMAC DABAY(C/ Aar) oo helay 2541 cod 17. Xildhibaan FARXAN CABDI AW XIRSI DUCALE oo helay 2364 cod 18. Xildhibaan C/RISAAQ XUSEEN FAARAX JANAALE oo helay 2178 cod 19. Xildhibaan MAXMED ADAN X.CALI TUURTUUR oo helay 2134 cod 20. Xildhibaan XIRSI JAAMAC CABDI CAYNASHE oo helay 2087 cod 21. Xildhibaan KAYSE CABDI RAAGE CALI oo helay 1479 cod KULMIYE 244,795 30.19 99 WADDANI 163,789 20.20 68 UCID 105,105 12.96 40 Umadda 94,689 11.68 37 Rays 83,596 10.31 32 Xaqsoor 74,204 9.15 31 Dalsan 44,680 5.51 16 Total 810,858 100.00 323 Source
-
Two months ago, Sahan Journal’s education reporter, Becky Dernbach, broke the news on the closing of Cedar Riverside Community School—a landmark charter school that largely serves Somali families in Minneapolis. At the time, she thought the greatest challenge she’d face would be navigating the school bureaucracy to figure out a definitive answer on the school’s future. Source: Hiiraan Online