Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,126
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa xalay ka hadlay suurtagalnimada in Maraykanku aqoonsado Somaliland, kaddib markii la weydiiyey haddii ay Washington diyaar u tahay in ay tallaabadaas qaado. Trump ayaa sheegay in arrintaas ay hadda ku jiraan marxalad qiimayn iyo ka fiirsasho, isla markaana ay socdaan dadaallo lagu eegayo sida labada dhinac ay uga shaqayn karaan iskaashi dheef wadaag ah. Hadalka Trump ayaa imaanaya xilli sii kordhayso hadal haynta ku saabsan in Somaliland hesho aqoonsi caalami ah, iyadoo xogaha la helayo ay muujinayaan in wada hadallo hoose ay ka socdaan dhinacyada labada dhinac. Qaar ka mid ah falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda ayaa sheegay in hadalka Trump uu astaan u noqon karo in maamulka Maraykanka uu ka fiirsanayo xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi ah oo lala yeesho Somaliland, haddii ay dhacdo isbedel siyaasadeed ama mid istiraatiiji ah oo labada dhinac ku qanci karaan. Source: goobjoog.com
  2. Dawladaha nugul sida Soomaaliya oo kale hoggaamintu ma aha awood la hanto ee keli ah, waase in la soo celiyo kalsoonidii dadka u dhexeysay, aaminaddii ay dowladda ku qabeen iyo midaynta qaranka kala qoqoban. Source: Hiiraan Online
  3. Beeruhu waa laf-dhabarta dhaqaalaha Soomaaliyeed, maadaama in ka badan 60% dadka ay ku tiirsan yihiin oo nolol maalmeedkooda ku maareeyaan wax la xariira dalagyadooda, Waxaana ugu badan soo saaridda dalagyada ka soo go’a cuntada, sida badarka, digirta, khudradda iyo miraha, iyo sidoo kale dalagyada ganacsiga sida sisinta, lowska, iyo qudaar dhoofka ah. Meelaha Wax Soo Saar Beeraha ka Socdo Inkastoo dhammaan dhulka Soomaaliya uu beeraha ku habboonyahay, haddana hareeraha webiyada Shabeelle iyo Jubba iyo dhulka hawdka ah ayaa ugu waxtar badan dhanka wax soo saarka, halkaas oo biyaha webiyada lagu waraabiyo dalagyada, halka keymuhu ay soo jiitaan roobabka ka badan kuwa dhulka kale ka da’a. Gobollada Waqooyi Waxaa ka baxa dalagyada abaarta u adkaysta sida galleyda, sisinta, iyo digirta, halka gobollada Xeebuhu ay eax soo saar kalluumaysi iyo mid beereedba leeyihiin, islamarkaana khudaarta iyo miraha soo saara. Dalagyada ugu waaweyn ee ka baxa beeraha Soomaaliya guud ahaan waxaa ugu caansan: Galleyda, masagada, digirta, bariiska, iyo qudaar kala duwan, sida Muuska, cambaha, liinta, babaayga, iyo miro nooc walba leh oo ay ku jiraan sisinta iyo lowska oo si weyn dibedda loogu dhoofiyo. Haddaba haddii ay beeruhu yihiin isha labaad ee uu dhaqaalaha dalku ku tiirsanyahay, islamarkaana Soomaaliya ay leedahay dhul dihan oo dalagyada walba lagu beeri karo maxaa looga faa’iidaysan la’yahay si saboolnimada iyo kaalmada caalamiga ah looga maarmo ? Xeeldheereyaasha dhaqaalaha iyo hannaanka cuntada sugani markay arrintan falanqeynayaan waxay sabab uga dhigaan dhawr qodob oo isugu jira caqabado farsamo iyo kuwo deegaan, waxaana kamid ah: Abaaraha soo noqnoqda iyo isbeddelka cimilada. Biyo yaraanta xilliyada qalalan. Dhul beereedka oo qaar ka mid ah oo noqday carro dhac oo uu saameeyay carro-guur. Adeegyada waraabka oo duugoobay ama aan jirin. Qalab beereed oo casri ah oo aan la heli karin ama qaali ah. Farsamooyinka keydinta iyo kaydinta dalagyada oo liita. Sidoo kale waxaa jira culaysyo dhanka Suuqa ah sida qiimaha suuqa oo is bed beddela, taas oo beeraleyda ka dhigta kuwo aan hubin faa’iidada. Helitaanka waddooyin iyo gaadiid tayo leh oo xaddidan. Tartanka badeecadaha la soo dhoofsado oo qiimo jaban leh. Amaahda beeraha oo aan fududayn Iyo Colaadaha iyo amni darrada oo xaddida in si joogto ah wax loo beerto. Xayiraadaha gaadiidka iyo safarka beeraleyda. Si kastaba ha ahaatee Soomaaliya oo ah dal hodan ah balse aan dadkiisu si feecan kaga faa’iidaysan waxaa haatan la gudboon inay kheyraadkeeda ka faa’iideysto, islamarkaana beeraha iyo kalluumaysiga xoogga la saaro, ayadoo qalabka technology-yada iyo hannaanka wax soo saarka casriga ah lala jaanqaadayo. Source: goobjoog.com
  4. Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo Aqalka cad lagu weydiiyay su’aal ku saabsan Aqoonsiga Somaliland ayaa sheegay in ay su’aal wanaagsan tahay, islamarkaana wakhtigan ay ka shaqaynayaan arrinta Somaliland. Madaxweyne Trump oo markii u horreysay si toos ah loo waydiiyay qorshaha Mareykanka ee ku saabsan Aqoonsiga Somaliland, waxa uu ku jawaabay isagoo muujinaya in mawduucaasi weli miiska saaran yahay oo u baahan xal siyaasadeed iyo mid diblomaasiyadeed “ waa su’aal wanaagsan arrintaasi Somaliland waan ka shaqeyneynaa waa mid kale oo adag.” Dhawaanahan waxaa sii xoogaysanaya hadal-haynta ku aaddan in Maraykanku ay danaynayaan in ay iskaashi oo istaraatiji ah la yeeshaan Somaliland oo ay saldhig ciidan ka samaystaan magaalada Berbera, waxaana xubno ka tirsan labada Aqal ee Maraykanku soo jeediyeen in Madaxweyne Donald Trump uu aqoonsi rasmi ah siiyo Somaliland. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Maraykanka oo Aqalka Cad lagu weydiiyay su’aal ku saabsan Aqoonsiga Somaliland appeared first on Puntland Post.
  5. Nairobi (HOL) – Police in Isiolo have launched a manhunt for three gunmen who shot and injured Idle Hassan, Secretary General of the Isiolo Somali Council of Elders, on Thursday evening outside Jamia Mosque. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) – Somali National Army (SNA), in collaboration with the Uganda People’s Defence Forces (UPDF) under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), killed more than 100 al-Shabaab fighters and captured several others during a week-long operation in the Lower Shabelle region, the Somali Defense Ministry announced Friday evening. Source: Hiiraan Online
  7. A bus carrying mourners back home from a funeral in southwestern Kenya has overturned and plunged into a ditch, killing at least 25 people, police said. Source: Hiiraan Online
  8. Forty-year-old Maryan Muse Magoye is caring for 28 children – 10 of her own, and 18 of close relatives – without an income or stable living conditions in a displacement camp in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  9. Agriculture Cabinet Secretary Mutahi Kagwe has called upon the Common Market for East and Southern Africa (COMESA) to enforce a ban on hazardous pesticides across its member states. Source: Hiiraan Online
  10. United States President Donald Trump has confirmed he will meet with his Russian counterpart, Vladimir Putin, on August 15 in Alaska to discuss efforts to end the war in Ukraine. Source: Hiiraan Online
  11. Iyada oo mudooyinkii u danbeeyay uu sii xoogaysanaayay xidhiidhka u dhaxeeya Somaliland iyo Maraykanku ayaa dhawaan madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Mohamed Abdullahi Cirro waxa uu sheegay in dawldda Somaliland ay diyaar u tahay in dawladda Maraykanka ay saldhig milatari ka siiso magaalo xeebeedka Berbera oo ka mid ah goobaha ugu mihiimsan caalamka taasi oo dhacda Baabul Mandab, Gacanka Cadmeed iyo iyada oo saaran oo aan ka fogayn Bada cas, halkaasi oo ay maraan ama dhacda isu socodka ganacsiga caalamka ee isugu gudba badaha. Madaxweynaha Somaliland ayaa dawlada Maraykanka u soo jeediyay in ay aqoonsato Somaliland si saldhigaasi milatari ay Somaliland u siiso dalka Maraykanka Hadaba madal su’aalo lagu waydiinaayay Madaxweyne Trump ayaa wax laga weydiiyey soo jeedinta iyo aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu ku jawaabay: “Taasi waa su’aal aad u wanaagsan, waxaan hadda eegaynaa oo ku gudo jirnaa arinkaasi. Hadaba arinkani waa guul dublamaasiyadeed oo u soo hoyatay Somaliland iyo xukuumadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Qaran News
  12. Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland S/Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa sagootiyay Taliyihii hawlgalada gaarka ah ee Maraykanka ee barriga Afrika Colonel ED Norris oo wakhtigiisa shaqo dhamaystay, Sidoo kale Taliye Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa soo dhaweeyay Taliyaha cusub ee hawlgalada gaarka ah ee Maraykanka ee barriga Afrika Col. Benander. Taliye Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa si heer sare ah u sii sagootiyay Taliye Colonel ED Norris oo muddadiisi shaqo dhamaatay , Waxaanu uga mahadnaqay wada shaqayntii ka dhaxaysa muddadii uu xilka hayay. Taliyihii hore ee Ciidamada hawlgalka gaarka ah ee Markaynka ee barriga Afrika Colonel ED Norris ayaa geestiisa si wayn ugu mahadnaqay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland S/Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan doorkiisa xoojinta iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa Ciidamada labbada Dal uu ka qaatay muddadii uu xilka hayay isagoo tilmaamay in xidhiidhka arrimaha difaaca ee ka dhaxeeya labbada Dal uu sii xogaysanayo kuna faraxsan yahay wixii u wada qabsoomay ciidamada labbada Dal Somaliland iyo Maraykanka muddadii uu shaqada ku jiray. Geesta Kalena Taliyaha guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland S/Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan wuxuu soo dhaweeyay Taliyaha cusub ee ciidamada hawlagalka gaar ah ee Maraykanka ee barriga Afrika Col. Benander. Qaran News
  13. President Deni rejected several overtures from SSCK before the formation of the North East State President of Puntland Said Abdullahi Deni. Garowe (PP Editorial) — In July 2025, a few days before the 27th anniversary of Puntland State of Somalia, a new federal member state, North East State, came into existence. The Federal Ministry of Internal Affairs Minister, Ali Hosh, and a committee set up to facilitate discussions on forming the new administration oversaw the federal state formation process. It reflects the extent to which the federal system of Somalia has managed to guide federating regions by forming federal member states in line with the provisional constitution. Historically, Puntland is the only mono-clan, pre-federal federal member state. Its status enabled it to propose the federal system on account of its post-1991 governance track record before Puntland was formed in August 1998. Puntland advocated the end of the transitional period (2004–2012) and the institutionalisation of the federal system. The provisional constitution, whose drafting Puntland influenced during the transitional period, stipulated that two or more regions can form a federal member state. This specification put forward by Puntland is based on the fact that it controls two full regions (Nugaal and Bari). It disadvantaged Puntland in the sense that its vast territories (six regions, four of them shared with other non-Puntland clans) have underperformed in the decentralisation drive Puntland was expected to lead as an ardent advocate of the federal system in Somalia. That Puntland has broken up into two federal member states is not a surprise. Puntland’s political system has concentrated power in the presidency. Added to this, both the Farole administration (2009–2014) and the Deni administration (2019–2024, and 2024 –) assumed that the Puntland constitution, which makes no reference to the sovereignty of Somalia, entitles Puntland State to act as an independent state until the referendum on the provisional national constitution is conducted. This interpretation tends to isolate Puntland from state-building initiatives in Somalia and push Puntland towards a break-up. Puntland State has not so far reformed its security apparatus: there are parallel forces: federal member state and paramilitary clan forces. In 2002, Puntland established an intelligence service to align itself with the “War on Terror” agenda. This was a violation of the Puntland constitution, creating an illegal organisation that is not accountable to the Puntland State government. No Puntland president has succeeded in dismantling the intelligence service. The Deni government clashed with the intelligence service but backed down after realising that parallel security organisations are a deplorable feature of Puntland’s political system. That Daesh set up based parts of Puntland before the ongoing counterterrorism operations shows how terror groups exploit parallel security apparatuses. Puntland was largely spared the conflicts that engulfed Mogadishu and Hargeisa during the 1990s, partly because clans in the pre-Puntland territories then known as the North East regions were not as well armed as militias in Hargeisa and Mogadishu. Twenty years of rotating power in Puntland between clans predisposed each incumbent president to arm his sub-clan. In Puntland, some sub-clans are far less armed than others. In places such as North Galkacyo, where a community conference was recently concluded, participants called for the implementation of religiously sanctioned capital punishment (qisas) among clans to combat intra-clan feuding. Puntland State’s government did a good job rooting out Al-Shabaab cells in North Galkacyo only to see them replaced by well-armed, feuding sub-clans that forced many residents to flee Puntland’s once-thriving business city. President of North East State Abdulkadir Aw Ali. Puntland State initially recognised the Sool, Sanaag, Cayn and Khatumo (SSCK) administration before the Laascaanood-based administration gained federal member state status several months ago. Then Puntland claimed that it did not recognise the SSCK administration during the conference to form North East State. Puntland is a federal member state formed by Southern Harti, Leelkase, Awrtable and Northern Harti. Puntland’s founders did not foresee a situation whereby the federal government would have the primacy to facilitate the formation of federal member states, as it did when Jubaland, South West State, and Hirshabelle were being formed, or when Galmudug was being expanded to include Galguduud, which was once controlled by Ximan & Xeeb and Ahlu Sunna Wal Jama’a paramilitaries. The incumbent Puntland administration cut ties with the Federal Government of Somalia in 2023, denying Somali citizens in Puntland a substantial amount of development aid and other financial support. When the SSCK administration, then a part of Puntland before being recognised as a federal member state, deferred to federal authorities and in Laascaanood pledged support for the Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, in the presence of the King of the Darod clan, Burhan, Puntland State’s government felt betrayed. SSCK rectified an epic political mistake made by President Said Abdullahi Deni in 2023 when, in a fit of anger, he described Hamza as a “secretary.” Since then, relations between SSCK and Puntland have soured. Puntland State’s government claimed that SSCK accepted federal member state status without a consultative conference with Puntland, despite Puntland formally recognising the 6 February 2023 declaration in which SSCK was founded in Laascaanood. Earlier this year, President Deni supported the secession claim of Somaliland, a strategy he thought would entice the secessionist administration into a new round of conflict, which he sees as an opportunity to rekindle a pan-Harti alliance similar to the 2023 mobilisation of Harti clansmen against the aggression of Somaliland’s administration against Harti. Puntland was not party to the Laascaanood conflict, but Harti clans fought alongside SSCK forces to defend their Somali citizenship since secessionists consider Southern Harti clans as foreigners in Laascaanood and other parts of North Harti territories in Sanaag, Sool, and Togdheer. The former Puntland State president Abdiweli Mohamed Ali, who was also a former prime minister of Somalia, and Omar Abdirashid Ali Sharmarke, a former prime minister, welcomed the formation of the North East State. Puntland has neither set an example in decentralisation nor has its political class succeeded in addressing political and economic stagnation in Somalia’s first autonomous, pro-union administration. President Deni rejected several overtures from SSCK before the formation of the North East State. He surmised that no new federal member state would come into existence. When SSCK gained federal member state status, he did not welcome it. It is unclear if that was a strategic mistake based on a failed wait-and-see policy or Deni’s version of a “Puntland Perestroika”, an attempt to rejuvenate the politically inefficient Puntland State of Somalia by facilitating its break-up into two federal member states. © Puntland Post, 2025 The post Puntland and North East State’s Coexistence Challenge appeared first on Puntland Post.
  14. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris oo wakhtigiisa shaqo dhameystay isagoo sidoo kale soo dhoweeyay Taliyaha cusub Col. Benander oo qayb ka ahaa wafdiga maanta uu qaabilay Madaxweynuhu. Madaxweynaha ayaa hadyad dhaqameed ku sagootiyey Taliye ED Norris, isagoo Dowladda Maraykanka uga mahadceliyay garab istaagooda Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad, wuxuuna rajeeyay in Taliyaha cusub Col. Benander uu isna halkaasi kasii wado wadashaqeynta Dowladda Puntland iyo Dowladda Maraykanka gaar ahaan Amniga iyo ciribtirka Argagixisada. Taliyaha xafiiska baneynaya ee Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris, ayaa Madaxweyne Deni iyo Dowladda Puntland uga mahadceliyay wadashaqeyntii iyo sidii ay isaga kaashadeen la-dagaalanka Argagixisada oo Soomaaliya iyo Adduunka oo dhan khatar ku ah, wuxuuna xusuus reeb ahaan ugu wareejiyay Puntland Fuuqa-gantaal ka mid ah Kuwii Maraykanku ku garaacay Argagixisadii laga sifeeyay deegaanka Alleelo-yar ee buuralayda Calmiskaad. Maraykanku wuxuu Dowladda Puntland ku boggaadiyay sida ay uga go’antahay in ay deegaannadeeda ka ciribtirto Argagixisada Daacish iyo Alshabaab, wuxuuna Taliye ED Norris uu billado guddoonsiiyey Agaasimaha Guud ee PMPF Gen. CabdulRabi Cabdisamed iyo Saraakiisha Ciidan ee ay wada shaqeynta dhow lahaayeen inta uu socday hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee ka socda Calmiskaad. Halkaan ka eeg Sawirada PUNTLAND POST The post Mareykanka oo Madaxweyne Deni ku wareejiyay fuuqa gantaalkii uu ku fuqeeyay Daacish appeared first on Puntland Post.
  15. Key Takeaways « A U.S. partnership with the breakaway region of Somaliland would be beneficial for both U.S. national security and economic goals. « The prior U.S. “One Somalia” policy has failed to protect U.S. interests in Somalia and Somaliland « Somaliland is a willing partner of the U.S., having shunned adversarial approaches in hopes of a potential partnership. « There is pre-existing support for Somaliland as a partner both within the current Trump administration and within Congress. Download Overview Somaliland—the breakaway region in northern Somalia along its border with Ethiopia and Djibouti—is unfamiliar to most Americans, yet this territory could be an anchor for a robust America First approach to Africa. Located in the Horn of Africa, the geography of Somaliland makes it central to addressing conflicts and protecting world trade, particularly in its Port of Berbera which has strategic importance on one of the world’s busiest trade routes. Also, given its location on the Gulf of Aden, removed from the war-torn areas just outside of Mogadishu, it is within range of striking both the Houthis in Yemen to the north and al-Shabaab to the East. With the region having declared itself a breakaway region from the larger Somalia in 1991, it has faced a persistent terror threat in al-Shabaab. However, unlike Somalia, Somaliland has seen success in keeping asl-Shabaab at bay, with the last major attack in Somaliland occurring in 2008 (ACLED, 2024). With the Trump Administration’s increased focus on drone strikes against ISIS and al-Shabaab as well as its new strategic mantra of “trade not aid,” the current situation may be prime for a closer look at Somaliland (Vandiver, 2025; Goko, 2025). Following the November 2024 election of new president Abdirahman Mohamed Abdullahi, there has been a willingness on the part of Somaliland for increased engagement with the United States. As the threats of malign actors in the Horn of Africa grow, a partnership with Somaliland could bring economic benefits to the United States while also securing a key strategic site on the continent, thereby preventing threats from materializing. Ambitions of Russia and China vis-a-vis Somaliland U.S. adversaries, namely Russia and China, understand the value of Somaliland’s geographic area. In previous years, China and Russia have aggressively made advances to court the Somaliland government. However, Somaliland has, for the most part, rebuffed these efforts, with a rejection of Russia’s inquiry to build a naval base on the Port of Berbera (Le Grange, 2025). The Somaliland government has in recent years deepened its ties to Taiwan–a direct snub of China and evidence of the Chinese Communist Party’s (CCP) failure to leverage its economic largesse to advance its agenda (Askar, 2020). However, these initial failures have not stopped the CCP from continuing to pursue Somaliland. The CCP views Somaliland as a pivotal piece of its Belt and Road Initiative (BRI) due to its coastal access and potential opportunities for CCP-led infrastructure development. The continued exertion of effort by the CCP towards Somaliland can also be seen through an increase in CCP investment within Somalia. Somalia, which due to its constant political uncertainty and weak governance has historically not engaged in international financial agreements, recently entered into a ~$1.2 billion deal with China to develop its infrastructure, energy and agriculture sectors (FTL Somalia, 2024). While none of these investments look set to be in Somaliland, these investments in Somaliland’s immediate neighborhood represent a real source of pressure for it to join China’s BRI. The Russian government has engaged directly with Somaliland, including sending a delegation led by the Chairman of the Russian Trade Association to the region late February of 2025 (Eurafrica, 2025). While no formal military agreements have yet been made, from Russia’s standpoint, this visit could set the stage for future engagements to build towards such arrangements (Rodrigues, 2025). The Russian interest in Somaliland is less overt in nature and lies in the military opportunities presented by Somaliland and seem urgent to Russia, given its regional footprint. Having previously held a heavy military presence in the Gulf of Aden-Red Sea region (GARS) in the 1960s and 1970s, Russia today has a new need to look to the Horn of Africa, given its loss of a naval base in Tartus, Syria–Russia’s only formal military installation in the Mediterranean. Russia’s loss of Tartus coincides with its overall diminished influence in the Syria in light of the fall of Bashar al-Assad (Sutton, 2024). The Port of Berbera, which was under Soviet control from 1972-1977 (Hanhimaki, 2012), therefore presents Russia with an opportunity to maintain and potentially expand its military presence in the Mediterranean. Further pursuing its maritime goals on the continent, in February of 2025, Moscow finalized an agreement with Sudan allowing for the construction of a naval base in Port Sudan (Sudan Tribune, 2025). Coupled with a potential presence in Somaliland, this arrangement would also provide Russia with dominant influence over economic and military activity along the Red Sea. Somaliland’s New Challenges Somaliland has effectively been functioning as an autonomous region–including for five days June 1960 as an independent nation with international recognition from 35 nations–following the conclusion of its status as a British protectorate. Despite attempts to unify the former British protectorate with its Italian protectorate counterpart, Somaliland–which redeclared its independence in 1991–has consistently maintained its own form of government throughout this period. There is moreover precedent for direct U.S. engagement with Somaliland, including in 1960 when the United States conveyed its official congratulations to Somaliland on its independence (Republic of Somaliland, 2025). Given these circumstances and history, U.S. policy does not need to be constrained by the challenges facing re-unification. This is especially the case when the U.S. has a rare opportunity for partnership in a strategically significant region in the crosshairs of our top adversaries. And today, Somaliland may face new threats, particularly as Iran increasing looks to pivot to Africa in its weakened state (Tan, 2025). The recent emergence of the Houthi-Al-Shabaab alliance in Somalia and terrorist networks within Sudan amid its civil war point to new threats in the Horn of Africa, and therefore new vulnerabilities for those who seek a better future for the continent through partnership with the United States. Alongside on-going conflicts in neighboring Ethiopia and Sudan, these vulnerabilities have the potential to place the entire region at risk. Lacking any form of international recognition, Somaliland has few tools on its own to face these new security risks. Despite its achievements, real political, economic, and military obstacles for the region remain. For example, a lack of formal international status prevents Somaliland from being able to access international aid resources, such as those from the United Nations, and limits its ability to make formal trade agreements with other countries. A New U.S. Engagement with Somaliland Deepening U.S. engagement with Somaliland requires addressing the region’s fraught conditions – specifically the fragile state of Somalia’s governance outside of the capital of Mogadishu and the U.S.’s antiquated “One-Somalia” policy that only recognizes official engagement through the government in the capital city. As part of this policy, from 2002 to -2022. the U.S. provided Somalia with $2.91 billion in peacekeeping operations assistance—a stark contrast to the entirety of Sub-Saharan Africa, which within same time frame only received $183.39 million—while conditions both in the country and across the continent have deteriorated (Yousif, 2023). A new approach to partnership, therefore, remains necessary. A starting point could be the Somaliland Partnership Act (S. 3861, 2022). The Act called for the Secretaries of State and Defense to assess the feasibility of a U.S. partnership with Somaliland. Furthermore, on June 12, 2025, Rep. Scott Perry (PA-10) introduced the “Republic of Somaliland Independence Act” (H.R. 3992, 2025), which, if passed, would authorize the president to officially recognize Somaliland as an independent nation. The notion of potential statehood has received bi-cameral support, with Sen. Ted Cruz (R-TX) calling for continued discussion and next steps on the matter (Brest, 2025). Towards the end of its first term, the Trump Administration openly praised Somaliland, particularly for its partnership with Taiwan, as a positive sign of the region’s alignment (Somaliland Chronicle, 2025). The Biden Administration, however, not only ignored this appreciation of Somaliland but reverted to the One-Somalia policy, particularly through the efforts of its champion in the House Foreign Affairs Committee, Rep. Ilhan Omar. With her removal from the Committee in 2023 and the return of the Trump Administration, there is a renewed hope for more effective engagement (Nahmias, 2023). The case of Somaliland—a small region that, despite clear material opportunities and a dangerous neighborhood, rejects our adversaries’ advances—represents an opportunity to form a new coalition in the African region, with partners committed to mutual prosperity and to a better future for the region. With Somaliland, that partnership could begin by focusing on counterterrorism and commercial efforts. On the counterterrorism side, targeted attacks against Al-Shabaab militants in Somalia were among the first actions taken by the Trump Administration (Copp et al., 2025). With suppressing the group being a priority for both the administration and Somaliland, the U.S. could work with both Mogadishu and Hargeisa—the capital of Somaliland—vis-à-vis joint trainings and increased intelligence sharing. Also, with the U.S. Navy having an installation in neighboring Camp Lemonnier, Djibouti, support for a better developed Mogadishu-Hargeisa security force would further deter malign actors in the Red Sea. Economically, the U.S. could leverage a partnership for presence on Somaliland’s ports while also helping to develop Somaliland’s critical mineral resources. A deal would not only keep malign actors at bay militarily but would also bolster U.S. supply chains. In line with the Trump Administration’s goal of increased bi-lateral investments—such as the deals struck during the President’s visit to the Middle East and the proposition for a securities agreement with the Democratic Republic of the Congo (DRC)—the framework already exists (Baskaran, 2025). With Somaliland having already agreed to trade deals with Ethiopia (Webb, 2024) and the United Arab Emirates (Hiiraan, 2025), economic engagement could further complement recent U.S. investments in the Lobito Corridor (360Angola, 2025) and the India-Middle East-Europe Economic corridor (Pravda, 2025), in addition to access to DRC mineral deposits as part of the U.S. brokered peace agreement between the DRC and Rwanda (U.S. Department of State, 2025). Conclusion With bad actors and our foreign adversaries looking to exploit key parts of Africa, Somaliland’s future partnerships with the U.S. will play a role in setting that stage for creating the conditions for prosperity and stability in the continent. With direct access to the Red Sea and the Gulf of Aden vis-à-vis the Bab-el-Mandeb Strait, whoever can gain access to the Port of Berbera will obtain a strategic advantage in the region. Furthermore, in alignment with the Trump Administration’s Africa strategy of “trade not aid,” the U.S. could leverage a deeper partnership with Somaliland while striking bi-lateral deals with the Somaliland government, thus developing their critical mineral’s infrastructure and reinforcing U.S. supply chains. Very rarely in Africa is a state so willing to forgo what are most likely lucrative deals in hopes of a partnership with the U.S. The Trump Administration could take advantage of such a rare opportunity, further advancing U.S. interests both domestically and abroad Qaran News
  16. Aden (HOL) – President of the Southern Transitional Council (STC) and Vice Chairman of Yemen’s Presidential Leadership Council (PLC), Aidarous Qassem Al-Zubaidi, met on Thursday with Somali Ambassador to Yemen, Abdulhakim Mohamed Ahmed, at Ma'ashiq Palace in Aden to discuss strengthening bilateral ties and enhancing regional security cooperation. Source: Hiiraan Online
  17. As the world accelerates its shift towards clean energy and electric mobility, lithium—the silvery-white metal powering the heart of the energy transition—is becoming a global commodity of strategic importance. Africa holds about 5% of the world’s lithium reserves, and several African nations are already capitalizing on this opportunity. Now, Somaliland—a region rich in untapped mineral wealth—is stepping into the spotlight, poised to benefit from the global lithium rush. Lithium: The Metal of the Future Lithium is a critical component in lithium-ion batteries, which are widely used in smartphones, laptops, electric vehicles (EVs), solar energy storage, medical equipment, and even in power backup systems. These batteries are prized for their high energy density, lightweight design, and rechargeability, making them ideal for today’s mobile, connected, and increasingly electrified world. As nations commit to reducing carbon emissions, the demand for electric vehicles and renewable energy storage is projected to skyrocket, pushing lithium demand through the roof. China, for instance, currently absorbs about 70% of global lithium compounds, mainly to power its vast battery manufacturing industry. Africa’s Rising Lithium Stars African countries are becoming key players in this global supply chain: Zimbabwe is Africa’s largest lithium producer and one of the top producers globally. It is actively developing its reserves to boost economic returns. Namibia has several lithium projects underway and is emerging as a major player. Mali, with its Goulamina lithium project, is attracting international attention. Democratic Republic of Congo (DRC), already rich in cobalt, is now seeing increased investment in lithium mining, especially at the Manono mine. Ghana has projects like Ewoyaa that highlight its lithium potential. Nigeria is encouraging lithium investment, despite challenges around illegal mining. South Africa, though having smaller lithium reserves, contributes through mines in the Northern Cape and KwaZulu-Natal. These countries are not just extracting lithium—they are building strategic partnerships with global tech firms, attracting foreign direct investment, and creating thousands of jobs. Somaliland’s Emerging Opportunity Although still in the exploration phase, Somaliland has confirmed lithium resources, placing it in a favorable position alongside other African nations. With the right policies, infrastructure, and investor partnerships, Somaliland can harness this valuable resource to: Diversify its economy away from traditional sectors like livestock and remittances. Attract foreign investment, especially from countries like China, the US, and EU nations eager to secure lithium supply chains. Create skilled jobs in mining, refining, logistics, and battery manufacturing. Develop infrastructure, including roads, energy, and water systems around mining zones. Improve energy access, as local lithium could support domestic battery production and energy storage, reducing reliance on unstable power grids. A Strategic Path Forward The global lithium supply is currently dominated by Australia, Chile, and China, but Africa’s role is rapidly growing. As exploration accelerates, Somaliland must act strategically. This includes: Establishing transparent mining laws and environmental safeguards. Partnering with responsible investors who bring in technology transfer and capacity building. Ensuring that communities near lithium sites benefit from revenue sharing, employment, and social services. Conclusion: From Ground to Grid Lithium is not just a mineral—it is the gateway to a cleaner, more electrified future. As countries race to secure this “white gold,” Somaliland stands at the cusp of an energy revolution. Following the footsteps of Zimbabwe, Namibia, and others, Somaliland has the opportunity to power not only global industries but also its own economic transformation. With the right vision and execution, lithium could be the key that lights up Somaliland’s future. Source Somaliland.com Qaran News
  18. Siraad Initiatives held a debate focused on “Breaking Barriers: Women’s Struggles and Strength in Parliamentary Politics” in Somaliland. The primary goal of the event was to emphasize the vital role women play in the country’s parliamentary landscape. Despite facing systemic challenges, women have shown remarkable resilience and leadership, often advocating for the interests of their communities. The discussion sought to recognize these contributions and stress the need for greater visibility and representation of women in legislative roles. Unfortunately, their participation in formal political processes has frequently been overlooked or marginalized. By underscoring the significant impact of women in parliamentary leadership, the event aimed to enhance their visibility and push for their meaningful inclusion in legislative decision-making and political frameworks that influence Somaliland’s future. Building upon the insights and discussions from the event, several recommendations emerge for enhancing women’s participation in democratic processes in Somaliland: 1. Enhancing Women’s Economic Access: Develop programs that expand women’s access to financial resources, business development opportunities, and targeted funding support, empowering them to overcome economic hurdles and participate confidently in electoral and political activities. 2. Challenging Socio-Cultural Constraints: Tackle harmful gender stereotypes and traditional roles that inhibit women’s political engagement by promoting inclusive narratives, advancing gender equity, and fostering environments where women can freely express their political agency. 3. Investing in Leadership and Skills Development: Offer training, mentorship, and leadership development initiatives that equip women with the tools, knowledge, and confidence necessary to run for office, campaign effectively, and contribute meaningfully to decision-making structures. Golewatch Qaran News
  19. Israeli military plans to occupy #Gaza City in major escalation of war Israel’s security cabinet has approved a plan by Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu for the military occupation of Gaza City, located in the north of the Palestinian enclave. “The [Israeli military] will prepare to take control of Gaza City while providing humanitarian aid to the civilian population outside the combat zones,” Netanyahu’s office said in a statement early on Friday announcing the takeover plan. Two Israeli government sources told the Reuters news agency that any resolution by the security cabinet would now need to be approved by the full government cabinet, which may not meet until Sunday. Occupying Gaza City marks a major escalation by Israel in its war on the Palestinian territory and will likely result in the forced displacement of tens of thousands of exhausted and starving residents who are experiencing famine conditions as Israel continues to block humanitarian aid from entering the territory. “A siege will be imposed on the Hamas militants who remain in Gaza City, and at the same time, a ground offensive will be carried out in Gaza City,” Ravid wrote on X, citing the official. On Thursday, in advance of the security cabinet meeting, Netanyahu said Israel would “take control of all Gaza”. https://www.aljazeera.com/news/2025/8/8/israeli-security-cabinet-approves-plan-to-occupy-gaza-city-report Qaran News
  20. Qabashada 189 baakad oo daroogo ah iyo kiniinno sharci-darro ah oo lagu soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waa dhacdo muujinaysa dhowr arrimood oo muhiim ah oo ku saabsan ammaanka dalka, caafimaadka bulshada, iyo dagaalka ka dhanka ah ka ganacsiga maandooriyaha. 1. Caddeyn u ah in Soomaaliya ay weli bartilmaameed u tahay shabakadaha daroogada Soo gelinta tiro intan la eg oo daroogo ah waxay muujinaysaa in shabakado caalami ah ama kuwo gudaha ah ay u arkaan Soomaaliya meel sahlan oo lagu soo galiyo maandooriye, laga yaabo in loo qaybiyo gudaha ama loo gudbiyo dalal kale oo gobolka ka tirsan. Tani waxay tusinaysaa baahida loo qabo in si joogto ah loo xoojiyo ilaalinta xuduudaha iyo baraha laga soo galo dalka. 2. Khatar caafimaad iyo bulsho Daroogadu waxay leedahay saameyn ba’an oo caafimaad, gaar ahaan marka ay bulshada ku faafto si sharci-darro ah. Waxay keeni kartaa: Dhibaatooyin caafimaad oo jireed iyo maskaxeed Kordhinta dambiyada la xiriira isticmaalka iyo iibinta maandooriyaha Halis ku timaadda jiilka da’da yar oo u nugul marin-habaabinta Qaybta caafimaadka bulshada ayaa si gaar ah uga walaacsan, maadaama daroogadu aysan kaliya dhaawicin qofka isticmaala, balse ay saamayn ku yeelato qoysas iyo bulshada guud ahaan. 3. Dadaallada dowladdu wado Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud iyo hay’adaha amniga waxay muujiyeen in howlgalka lagu qabtay daroogadan uu ka mid yahay olole ballaaran oo lagu ciribtirayo ka ganacsiga maandooriyaha. Qabashadan waxay noqon kartaa fariin cad oo digniin ah oo loo dirayo kuwa isku daya inay dalka soo geliyaan maandooriye, iyadoo la tusayo in tallaabo sharci adag laga qaadi doono. 4. Baahida iskaashi heer qaran iyo caalami Ka ganacsiga daroogadu waa shabakad isku xidhan oo ka shaqaysa xuduudaha ka baxsan hal dal. Sidaa darteed, Soomaaliya waxay u baahan tahay: Iskaashi ka dhexeeya hay’adaha gudaha sida ciidamada amniga iyo maxkamadaha Wada-shaqeyn la leh hay’adaha caalamiga ah ee ka hortaga daroogada (sida INTERPOL iyo UNODC) Adeegsiga qalab casri ah oo lagu baaro shixnadaha iyo rakaabka 5. Saameynta siyaasadeed iyo amni Haddii dowladda ay si joogto ah u qabato shixnadaha daroogada, waxay kor u qaadaysaa kalsoonida shacabka iyo tan caalamka ee ku aaddan awoodda dowladnimo iyo ilaalinta xuduudaha. Laakiin haddii arrintan lagu guuldarreysto, waxay sii xoojin kartaa fikirka ah in dalka uu yahay meel uu dambigu si sahlan uga dhaco. Source: goobjoog.com
  21. Lix qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad nooca fudud ah oo ay leedahay hay’ad samafal oo caafimaad ay ku burburtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, sida uu sheegay mas’uul hadlay. Hay’adda Amref Flying Doctors ayaa sheegtay in diyaaradda oo nooceedu ahaa Cessna ay ka kacday garoonka diyaaradaha ee Wilson galabnimadii Khamiista, ayadoo ku sii jeedday magaalada Hargeysa. Diyaaradda ayaa burburka ka dib waxaa qabsaday dab, waxa ayna ku dul-dhacday dhismo ku xaafadda Githurai ee magaalada Nairobi. Guddoomiyaha ismaamulka Kiambu Henry Wafula ayaa sheegay in afar qof oo diyaaradda la socday ay dhinteen, oo ay ku jiraan dhakhaatiir, kalkaaliyayaal iyo duuliyihii diyaarada. Waxaa shilkan sidoo kale ku dhintay labo qof oo kale oo goobta ku sugnaa, halka labo kalena ay dhaawacyo halis ah soo gaareen. Baarayaal ayaa loo diray goobta shilku ka dhacay si ay u ogaadaan waxa sababay shilka. Diyaaradda ayaa lumisay xiriirkii raadaarka ee hagidda hawada saddex daqiiqo uun ka dib markii ay duushay, sida ay sheegtay hay’adda duulista rayidka ee Kenya. Waxaa saarnaa afar shaqaalihii diyaaradda ah iyo shaqaalaha Amref, sida ay sheegtay hay’adda samafalka. “Waqti xaadirkan, waxaan si buuxda ula shaqaynaynaa maamulka duulista ee ay khusayso iyo kooxaha wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah si aan u ogaano xaqiiqooyinka ku xeeran xaaladda,” waxaa sidaasi sheegay maamulaha Amref Stephen Gitau. Ciidamada Kenya iyo kuwa Booliska Qaranka ayaa la geeyay goobta uu shilka ka dhacay si ay u sameeyaan howlgalo baaritaan iyo soo uruurinta haraadiga diyaaradda. Patricia Kombo, oo ah goobjooge, ayaa BBC-da u sheegtay in iyada iyo saaxiibadeed ay ku sii jeedeen Githurai, ayna la socdeen taksi, markii ay maqleen jug weyn iyo bir cas oo hortooda ku soo dhacday. “Kahor intaanan qaadin taleefoonkaygii si aan u duubo iftiin ayaa meesha ka baxay, qiiquna waa is qabsaday, ka dib waxaan maqalnay dad qeylinaya oo ordaya, sidaas ayaan ku soo gabagabeynay safarkayagii. “Waxaan ka dib ogaanay inuu ahaa shil diyaaradeed, waxaana aragnay godka duleela ee ah meeshii shilka ka dhacay,” ayay tiri. Shilalka ay ku lug leeyihiin diyaaradaha fudud ayaa ku badan bariga Afrika, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters. Hawlaha Amref ee Somaliland Meelaha ay ka howlgasho hay’adda samafalka ee Amref waxay ka mid ah jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Waxay ka qaybqaataan mashaariic iyo qorshayaal caafimaad oo kala duwan oo la xiriira gobolka, oo ay ku jiraan wax ka qabashada arrimaha sida Gudniinka Fircooniga ah iyo xoojinta adeegyada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah. Shaqada Amref ee Somaliland waxay inta badan la xiriirtaa hadafkooda ballaaran ee horumarinta Afrika. Tan waxaa ku jira hindiseyaal diiradda lagu saaray arrimaha caafimaadka. Amref waxa ay wada shaqayn la leedahay hay’ado kala duwan oo Somaliland ka jira, oo ay ku jiraan hay’adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah, si ay u fuliyaan mashaariicdooda. Hay’adda ayaa sheegtay in aaminsan tahay in caafimaadku yahay xuquuq bini’aadmi ah, “waxaanan ognahay in isbeddel waara uu suurtagal yahay oo keliya marka ay bulshadu horseeddo”. Hay’adda Amref ayaa iskaashi la leh bulshooyinka ku nool 35 dal oo Afrikaan ah si ay u tababaraan shaqaalaha caafimaadka, u bixiyaan adeegyada muhiimka ah iyo xoojinta nidaamyada caafimaadka si loo hubiyo in dadku ay heli karaan daryeel caafimaad oo tayo leh. Shaqadoodu waxay ka kooban tahay qaybo kala duwan, oo ay ku jiraan ka hortagga iyo daaweynta cudurrada, biyaha iyo fayadhowrka, iyo wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah. Qaran News
  22. Dowladda Puntland ayaa baaris ku bilowday baabuur laga shakiyay in uu raashin iyo sahay kale u siday firxadkii mileeshiyaadka Daacish oo weli degaanno kooban kaga go’doonsan Calmiskaad. Ururka Gantaal ee ciidamada difaaca Puntland oo kaashanaya ciidanka Booliska degmada Qandala ayaa baabuurkan ku qabtay degaanka Unuun, kaddib markii looga shakiyay in uu raashinka iyo sahayda kale u siday degaannadii aan weli laga saarin firxadkii Daacish ee la rumaysan yahay in ay ku dhuumanayaan. Baabuurkan oo nooca loo yaqaan BROBOX aya siday raashin, soollar iyo agab isgaarsiin, sida uu shaaciyay Hawlgalka Calmiskaad oo warkan soo saaray “Ciidanku waxay Turmasaale Keeneen gaari iyo ninkii watay oo lagu soo qabtay isagoo Raashin , Solar iyo Agab isgaarsiin u wada dhulka laga sifeynayo Firxadka Argagixisada Daacish.” PUNTLAND POST The post Puntland oo baaris ku bilowday baabuur looga shakiyay in uu sahay u siday Daacish appeared first on Puntland Post.
  23. Mogadishu (HOL) – Somali police on Thursday seized 189 cartons containing a wide range of narcotics and illicit pills at Aden Adde International Airport in Mogadishu, in an operation conducted in coordination with the Office of the Attorney General. Source: Hiiraan Online
  24. Beled Hawo (HOL) – Jubbaland regional administration has alleged that the recent escalation of conflict in Somalia’s Gedo region is fueled by external geopolitical agendas, specifically tied to the Nile River dispute between Ethiopia and Egypt. Source: Hiiraan Online
  25. President William Ruto on Thursday ordered the immediate release of over 9,000 motorcycles impounded by police but not tied to any criminal investigations in what is seen as handing a political olive branch to the country’s expansive boda boda sector. Source: Hiiraan Online