-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) -Puntland's regional state leader, Said Abdullahi Deni, held a meeting with international donors in Nairobi, Kenya, on Monday. The donors emphasized the importance of Puntland's constructive engagement in Somalia's state-building process, including its participation in the National Consultative Council. Source: Hiiraan Online
-
Gudoomiyaha Barlamaanka S/land Abdirisaaq khaalif Ahmed oo Mudooyinkii u Danbeeyay Kusugnaa Dalka Ethiopia Ayaa galabta Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Buhoodle Wuxuuna Kulamo Laqaatay Odayaasha iyo Ganac,satadda Degaankaas Qaran News
-
Kismayo (HOL) - At least ten fatalities have been reported, and three people are missing in the Bardhere District, Gedo Region, as of March 21, due to flooding caused by heavy rainfall on March 20. The situation is expected to persist as response and recovery operations continue. The region is forecasted to experience isolated thunderstorms that could trigger additional flooding and hamper relief efforts. Source: Hiiraan Online
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Aqalka Sare uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada. Golaha Aqalka sare ayaa Kalfadhigii labaad waxaa ay kusoo ansixiyeen 11 Hindi Sharciyeed iyo xubnaha guddiga madaxbannaan ee dib u eegista Dastuurka, kuwaas oo faahreeb iyo wax kabadel ku sameyn doona Dastuurka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Qaran News
-
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goordhow gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dishay Allah u naxariistee Nabaddoon Muumin Giriig, oo siweyn looga yaqaanay gudaha magaalada . Nabaddoonka ayaa waxaa la sheegayaa in la toogtay xilli uu ku sugnaa afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan, kooxdii dilka geysatay ayaa goobta isaga baxsatay. Ciidamada ammaanka oo gaaray oobta dilka uu ka dhacay ayaa bilaabay baaritaanno ku aadan dadkii falka geystay walow aan la shaacin cid loosoo qabtay dilka Nabaddoon Muumin Giriig. Nabaddoonka ayaa waxaa lagu xasuustaa inuu aad u dhaliilsanaa siyasadda madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo shacabka u bidhaamin jiray qaladaadka. Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca dilal ay geystaan kooxo ku hubeysan Bastoolado, waxaana dhowr jeer Nabadoonno lagu dilay gudaha Muqdisho. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Hayada Dawlada Saudi Arabia u qaabilsan Bilashada Bisha Ramadaan ayaa Saaka rakibay Qalabkii lagu eegi lahaa ama lagu ogaan lahaa Dhalashada Bisha Ramadaan. Barnaamijka Raadinta Bilashada Bisha Ramadaan ayaa Bilaabmay Goordhaweyd,waxaanu socon doontaa ilaa Maqribka “6:30 pm” Waqtiga Magaalada Makka,waqtigaas oo lagu dhawaaqi doono Natiijada soo baxda “inay Berri la soomayo & in Bisha Shacbaan 30 ku dhamaan doonto”. Qaran News
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helay dil askar ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Askarigaan ayaa waxaa la sheegay in howl-gal uu ku jiray xilliga la dilay, ayada oo gacanta lagu soo dhigay ninkii dilka geystay, sida uu shaaciyay taliska Booliska Somaliland. Taliska Booliska ayaa sheegay in askariga la dilay oo lagu magacaabi jiray Cabdillaahi Cali Axmed uu ka tirsanaa qaybta Booliska bariga Hargeysa, ama saldhiga booliska ee Macalin Haaruun. “Askariga eedaysanihii dilay gacanta ayuu kusoo dhigay Booliska, waana xidhan yahay, kiiskiina waa la baadhayaa. Ninka dilka ku eedaysani ma fakan, in badan ayaa la raadiyay saaka waa ku dhawaad kii ayaa la helay CID-da ayuu ku xidhan yahay,” ayuu yiri afhayeenka Booliska Somaliland. Waxa uu intaas sii raaciyay afhayeenka u hadlay ciidanka Booliska Somaliland “Maxkamada ayaa loo gudbinayaa eedeysanaha isla maanta ama berri oo garsoorka ayaa la marinaya.” Afhayeenka Booliska Somaliland ayaa sheegay in baaritaanada hordhaca ah ay meesha ka saarayaan in askarigaas loo dil wax aanooyin qabiil ah, “Waxaa ka digeyna dadka si kale u dhigaya ee leh qabiil ayaa loo aaneeyay oo loo dilay.” Sidoo kale waxa uu sheegay in la hayo markhaatiyo la xiriira dilka askarigaas, islamarkaana ay sida ugu dhaqsaha badan garsoorka horgeyn doonaan eedeysanaha, si loo marsiiyo sharciga oo cadaalad u helo marxuumka oo ka tirsanaa booliska Somaliland. “Dilka askariga waa dil si caadi ah u dhacay, kama muuqato in qabiil loo aaneeyay, ama loo dilay, sida baadhistu muujinayso, waxaanu ka digayna dadka si kale u dhigaya ee leh qabiil ayaa loo aaneeyay oo loo dilay.” Dilkaan ayaa imanaya xilli ay meel sare gaartay xiisadda dagaal ee magaalada Laascaanood, lagana soo warinayo gudaha Somaliland in dagaalka socda uu saameyn ku yeeshay amaanka guud ee magaalooyinka kale, ayada oo Somaliland lagu tiriyo meelaha ugu amaanka wanaagsan ee dalka. The post Faah-faahin laga helayo dil askari loogu gaystay Hargeysa appeared first on Caasimada Online.
-
The Horn of Africa region is facing one of its worst droughts in almost a half century with crops failing, livestock dying and children being treated for malnutrition. Worst affected are in the Somali regions and Ethiopia where families, especially women and children have to walk long distances in search of food, water and medical help. While much of the focus is on aid provided by foreign donors, the local community and the diaspora is engaged in huge efforts to help those in need. The business community is no exception. A leading corporate in the region Dahabshiil Group has donated millions towards the drought effort and via remittances and other money transfer services has enabled the diaspora and those with resources at home to send life-saving assistance to those in need. Over the weekend, Dahabshiil held a sporting event to support and help raise awareness about those affected in the Somali regions. Through a football tournament in Hargeisa, Dahabshiil, Africa’s leading remittance company held an inter departmental tournament that it hopes will spur both local and diaspora communities to come together to help those worse affected. Twelve teams participated in the knock-out inter-departmental tournament. Among the departments were Dahabshiil Service, Dahabshiil Bank, Somtel, eDahab, Dahabshiil Money Transfer, Dahabshiil Motors, Microdahb among others. Dahabshiil Group Chief Executive Officer Abdirashid Duale said the aim of the tournament was about more than sports. “We realise that sport brings people together and through this tournament we aim to draw support to raise funds for those who are suffering,” stated Duale. “We are proud of our colleagues who took their time to play in the tournament to support those suffering and enduring the ravaging drought, climate change and displacement. It is not about winning or losing, it’s the spirit to help the suffering in the society that matters,” said Duale. “We cannot sit back and watch as people especially women and children die or suffer because of the current drought situation, we must join hands and help. We must be united,” Duale added. The drought in the Horn of Africa has been emotionally and financially draining but Duale said he admired the fighting spirit. “The Somali people and those in the region are very strong people, very resilient.” That said, displacement continues to climb as millions across the region struggle to survive amid scarce water sources, hunger, insecurity, climate change and conflict. With no immediate end in sight to one of the longest and most severe droughts on record, UNHCR, the UN Refugee Agency, is appealing for US$ 137 million to provide life-saving aid to 3.3 million refugees and internally displaced people who have been forced to flee their homes in search of safety and assistance, as well as affected local host communities. Duale said the football tournament Dahabshiil Group is holding is just one of the many ideas that can be used to raise awareness to help those affected. Caption: Part of the action during the Dahabshiil inter departmental football tournament that was used to help raise funds for victims of drought Capital news Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga tartanka adeegga Xajka sanadka 1444/2023 ayaa weli wada hubinta iyo kala xulista shirkadaha sida saxda ah usoo buuxiyay shuruudihii ay hore u shaaciyeen, ee laga rabay shirkadaha doonaya u tartamida u adeegga Xujeyda Soomaaliyeed. Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa shaacisay in shirkadaha qaar ee soo xareystay tartanka adeegga Xujeyda Soomaaliyeed ay codsigooda kusoo gudbiyeen dukumtiyo been abuur ah, sida shati been abuur ah, sida ay xaqiijisay wasaaradda Ganacsiga. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo wasaradda Diinta iyo Awqaafta kala shaqeynayay hubinta iyo sugnaashaha dukumtiyada ganacsi ee shirkadaha soo gudbiyeen ayaa waxa uu sheegay in markii ay baaris ku sameeyeen shatiyada kadib ay usoo baxday in qaarkood yihiin been abuur, loo eekeysiiyay shati shaqeynaya. “Waxaa u nimid Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo ku howlan shaqo aad u muhiim ah shacabka Soomaaliyeed, oo waxaa la hubineynay shatiyada ay shirkadaha kusoo dalbadeen adeeggaasi, waxaa isdul-taagnay shatiyadaas oo qaar kamid ah ay sax yihiin, qaarna been abuur yihiin,” ayuu yiri. Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Waxaa uga digeyna shirkadaha been abuurka keena meelahan oo kale, waxaa uga digeyna in aysan markale kusoo qaldamin. Ha ogaadan in wasaaradaha ay isla wad shaqeeyaan oo hadda kadib halkaan la keeni doonin wax been abuur oo wax lagu soo dalban doonin.” Wasiirka ayaa shirkadahaas uga digay arrinta ay ku kaceen iyo kuwa kale ee isku-daya in dukumentiyo been abuur ah kusoo xareystaan tartan muhiim ah oo noocaan oo kale ah, “Wixii ay muteysan doonaan gadaal ayaa ka sheegi doona shirkadaha been abuurka kusoo dalbaday.” Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023 ayaa kal hore soo bandhigay shuruudaha laga rabo shirkadaha soo xareysanaya tartanka adeegga Xujeyda Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka koobna dhowr iyo toban qodob oo ay ugu horeyso in Milkiilayaasha shirkaddaha ay yihiin muwaadiniin Soomaaliyeed. Shuruudahaas ayaa waxaa ugu muhiimsana in shirkadaha soo xareysanaya tartankaan ay yihiin kuwa ka diiwaan-gashan wasaaradda ganacsiga iyo wasaaradaha oo haysta shatiga wasaaradda oo aan dhacsaneyn iyo diiwaankooda hay’adda IATA. The post DF oo sheegtay arrin yaab leh oo ay sameeyeen shirkado xareystay tartanka adeegga Xajka appeared first on Caasimada Online.
-
Hoggaanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay qabteen ninka ku eedaysan in uu dilay Cabdilaahi Cali Axmed, oo ka tirsanaa Booliska Somaliland kaas oo xalay lagu dilay Hargeysa. Booliska ayaa sheegay in ay maxkamad soo taagi doonaan eedaysanaha loo haysto in uu dilay Askariga oo la sheegay in marka la dilay uu ku jiray hawl-gal Ciidan. Booliska ayaa sheegay in baadhista hordhaca ah sheegayso in aan Askarigaasi loo dilin Aano Qabiil. Source
-
London (HOL) - A female director of the Bristol-based home service care provider Happy Care, Nura Aabe, has won a £73,474.70 payout after successfully suing the company, along with its two male directors, Axmed Carab and Ahmed Ibrahim. The employment tribunal heard that Mrs. Aabe, who was the only female director, had been subject to harassment and discrimination by her male bosses. They had called her a "stupid b****" and told her to "obey" after she refused to hug and kiss Mr. Carab, her manager. Source: Hiiraan Online
-
London (HOL) - A female director of the Bristol-based home service care provider Happy Care, Nura Aabe, has won a £73,474.70 payout after successfully suing the company, along with its two male directors, Axmed Carab and Ahmed Ibrahim. The employment tribunal heard that Mrs. Aabe, who was the only female director, had been subject to harassment and discrimination by her male bosses. They had called her a "stupid b****" and told her to "obey" after she refused to hug and kiss Mr. Carab, her manager. Source: Hiiraan Online
-
Aadan Yabaal (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay weerar qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Daarunimca oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. General Biixi ayaa ayaa qiray in Al-Shabaab ay mar dambe u suuragashay inay gudaha u galaan qayb ka mid ah magaalada, waxaana uu tilmaamay inay kadib dileen dad shacab ah. Taliyaha ayaa sidoo kale xusay in xerada la weeraray ay ku sugnaayeen ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda, balse ay gurmad ka heleen ciidanka Xoogga dalka. “Xabaddu markii ay muddo hal saac ah socotay khasaare badana loo geystay waxaa u suuroobay iyaga inay magaalada dhinac gees ah kasoo galaan oo halkaas dad shacab ah oo guryahooda jooga ku laayaan, laakiin nasiib wanaag waxaa ku soo gaaray ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gurmad ah,” ayuu yiri Taliye Maxamed Tahliil Biixi. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in markii dambe dagaalka lagu jabiyay xoogagii Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday, ayna ka tageen meydad, hubna laga qabsaday. “Intaas kadib ciidamada Xoogga dalka iyo ciidamadii deegaanka oo isla socda ayaa baacsaday, halkaas meydad ayey uga tageen, hubna waa looga qabsaday khawaarijta, aadbaana loo xasuuqay, loona baabi’iyay,” ayuu markale hadalkiisa sii raaciyay. Dhimashada ayuu xaqiijiyay inay gaareyso illaa 27 dagaalyahan, dhaawacana uu intaasi ka badan yahay, sida uu hadalka u dhigay. Xaaladda ayaa haatan degan, waxaana Daarunimca haatan gacanta ku haya ciidamada huwanta, sida uu shaaca ka qaaday taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka. “Hadda waxaa magaalada Daarunimca gacanta ku hayo ciidanka deegaanka iyo ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed” ayuu markale yiri taliyaha ciidanka dhulka. Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkan ayaa dhankeeda shaaca ka qaaday inay ku dishay ugu yaraan illaa 20 askari, isla-markaana ay ku dhaawacday 10 kale. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa intaasi kusii dartay inay gudaha u gashay xerada, isla-markaana ay gubtay laba gaari oo ay lahaayeen ciidamada dowladda Si kastaba, mudooyinkii u dambeeyay ayaa kooxda Al-Shabaab waxay kordhisay weerarada ay ku beegsaneyso saldhigyada ciidamada dowladda ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha waddanka Soomaaliya, kuwaas oo inta badan dhaca hal xilli oo ah aroortii hore ee subax. The post DF Soomaaliya oo faah-faahisay weerarkii Al-Shabaab ee Daarunimca appeared first on Caasimada Online.
-
Abiy Ahmed likened Somalia to Italy during the Adwa War Mogadishu (Comment)—During 198s when Somali opposition groups set up bases in Ethiopia, a protectorate mindset had taken root in their political consciousness. Opposition groups relying on communist Ethiopia were fighting an opportunistic socialist Somali regime. Since the Ethiopian regime of Mengistu Haile Mariam did not want a democratic regime in its backyard, he, acting on the advice of Soviet advisers, chose a strategy to use opposition forces as a buffer zone to pressure Somalia into accepting a peace deal from the position of weakness. Mengistu did not attain that goal but he stayed a bit longer in power to see the disintegration of Somalia into clan fiefdoms. The speech of Abiy Ahmed in Amharic. In Ethiopia the Somali opposition groups developed a protectorate minded characterised by inability to see beyond narrow clan interests. This outlook tends to instil in the minds of politicians the belief that through Addis Ababa streets run a path to power in Somalia. That is why Mogadishu has set the unenviable example to valuing a clan’s proximity to the capital city above property rights and civic values after the collapse of the state in 1991. The new Somali generation (75% of the population) has no a sound grasp of the national sovereignty. The m protectorate mindset began when Somali clans signed with the British Empire Protectorate Agreements, a process through which they legitimised and imposed colonialism on themselves. Ethiopia cites Adwa war to contrast itself with Somalis whose territories Britain gave to Ethiopia in violation of the “Protectorate Agreement”. Three weeks ago the Foreign Minister of Somaliland Administration Essa Kayd claimed that Somaliland “is a buffer zone for Ethiopia”. Kayd unwittingly defended the 2018 essay by Seyoum Mesfin, the late Ethiopian Foreign Minister, in which he proposed buffer zones in Somalia since the Federal Government of Somalia cannot guarantee security in its sovereign territories. His remarks was followed by the deployment of Ethiopian troops to fight Al-Shabaab in Somalia. Can anyone believe that Ethiopia, whose Prime Minister Abiy Ahmed last week reminded Ethiopians that Somalia was the aggressor and that “Karamardha”’ like Adwa war, is a symbol of resistance, will serve the national interest of Somalia when its troops are in Somalia? Somalia needs a political therapist to enable the new generation to throw the shackles of the protectorate mindset. The post The Protectorate Mindset of Somali Politicians appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) - The International Monetary Fund (IMF) has announced that Somali authorities have reached a staff-level agreement for the fifth review of Somalia's Extended Credit Facility (ECF) arrangement. Led by Laura Jaramillo, the IMF team stated in a press release that Somalia still faces acute food insecurity in some areas due to persistent drought. Despite this, Somalia has made progress under the ECF-supported program and towards the HIPC Completion Point triggers, which appears achievable by the end of 2023. Source: Hiiraan Online
