Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wasiirka arrimaha dibadda ee Taiwan ayaa ku eedeeyay Shiinaha in ay ku lug leeyihiin qorshaha Honduras ee ah in daacadnimada diblomaasiyadeed ee Taipei looga beddelo Beijing, iyada oo sidoo kale soo jeedinaysa in waddanka Bartamaha Ameerika uu dalbaday “qiimo sare” si uu u sii wado xidhiidhka Taiwan. Faallooyinka Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan Joseph ayaa yimid maalin ka dib markii Honduras ay beenisay in ay Taiwan ka dalbatay $2.5bn oo gargaar ah ka hor inta aanay ku dhawaaqin qorshe ay ku dooneyso in ay xidhiidh ula furto Shiinaha. Beijing waxay u aragta Taiwan oo iyadu iskeed isu xukunta inay tahay dhul ay iyadu leedahay, waxayna xoojisay dadaallada ay ku doonayso inay ku kasbato 14 waddan oo keliya oo sii wada xidhiidh diblomaasiyadeed oo rasmi ah oo ay la leeleyihiin jasiiradda. Isagoo wariyeyaasha kula hadlayay baarlamaanka, wuxuu sheegay in xaaladda Honduras aysan “aad u fiicneyn”. “Calaamadaha ku lug lahaanshaha Shiinaha waa mid aad u muuqda,” ayuu yidhi. Laakiin jasiiradda kama hawlgeli doonto dibloomaasiyadda dollarka Shiinaha, Wu ayaa raaciyay. “Waxaan galnay marxalad aad u adag,” ayuu yidhi. “Laakiin si adag ayaan u shaqeyn doonaa ilaa daqiiqada ugu dambeysa Source
  2. Isu socodka gaadiid Laamiga dheer ee Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa maanta hakad galay kadib roobab mahiiggaan ah oo xalay ka da’ay hawdka degmada Buurtinle. Roobabka oo mir iyo mayay-ba leh ayaa mawjado daadad ah ku fatahay jidka laamiga ah taas oo hakad gelisay isu socodka gaadiidka isaga goosha bari iyo Koonfur. Daadadka ugu xooggan ayaa ku rogmaday degaanka Jalam oo ka tirsan degmada Buurtinle waxaana sida la sheegayo ka dhashay khasaare hantiyeed oo kala duwan. Roobabka gu’ga oo si galgaal-bax ah uga curtay dhulka hawdka ah ayaa weli ka sii da’aya miyiga u dhow magaalada Buurtinle. PUNTLAND POST The post Roobabka gu’ga oo hakad geliyay isu socodka Laamiga Garoowe iyo Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  3. Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada (ICC) ayaa walaac ka muujisay “hanjabaado” uga yimid Ruushka ka dib markii ay soo saartay amar lagu soo xidhayo madaxweyne Vladimir Putin. Hadalka ICC-da ee walaaca ah ayaa yimid ka dib markii madaxweynihii hore ee Ruushka Dmitry Medvedev uu ku hanjabay in uu ku garaaci doono maxkamadda dambiyada dagaalka ee Hague gantaalada hypersonic. Waxa ay sidoo kale daba socotay guddiga sare ee baadhista Ruushka oo furay kiis dambi oo ka dhan ah dacwad oogaha ICC Karim Khan iyo sidoo kale garsoorayaasha soo saaray amarka lagu soo xidhayo madaxweyne Putin. Shirguddoonka Golaha Xisbiyada ICC ayaa sheegay “in ay ka xun yihiin isku dayadan lagu doonayo in lagu carqaladeeyo dadaallada caalamiga ah ee lagu xaqiijinayo isla xisaabtanka falalka ka mamnuuca ah sharciga caalamiga ah”. Goluhu wuxuu sidoo kale dib u xaqiijinayaa taageerada hagar la’aanta ah ee ay u hayaan Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada. Source
  4. Kismayo (HOL) - An outbreak of acute watery diarrhea has killed seventeen people, including children, in Somalia's southern region of Lower Jubba, an official confirmed on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  5. Qatar Charity (QC) has begun implementing its Ramadan projects under the ‘Ramadan: Leave Your Mark’ campaign in 40 countries through its field offices and local partners. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) - The Galmudug regional state has stated that the government-led anti-al Shabab operations to liberate the El Bur District in the Galgadud region of Somalia are at an advanced stage. Source: Hiiraan Online
  7. After the locusts, death. That best explains the scenes that remained after recent anti-locust spraying campaigns in the east Africa region. Birds, beetles, bees name them and you were likely to find them covering tracts of land, or so report researchers in a study. Source: Hiiraan Online
  8. Riyadh, March 23, 2023, SPA -- CEO of the Saudi Fund for Development (SFD) Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad received here today Yusuf Hussein Jimale, the Governor of Benadir Regional Administration and Mayor of Mogadishu Municipality of the Federal Republic of Somalia, and his accompanying delegation. Source: Hiiraan Online
  9. The European Union’s foreign policy chief said Tuesday that the bloc will send lethal weapons to other countries besides Ukraine which are "increasingly interested in lethal support." Source: Hiiraan Online
  10. Ten African countries have faced the highest levels of poverty on the continent, a United Nations Economic Commission for Africa (UNECA) official has said. Source: Hiiraan Online
  11. Two women in Somalia's capital, Mogadishu, have been talking to the BBC about how they got drawn into the underground world of sex work in a city living under the threat of violence following years of civil war. We have changed their names to protect their identities. Source: Hiiraan Online
  12. Roobabka gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degsiimada Jalam oo ka tirsan degmada Buurtinle. Roobabka ayaa la soo sheegaya in ay daadad xooggan ku soo rogeen degaankaas Jalam oo ku yaalla dhulka Hawdka ah. Khasaare hantiyeed oo kala duwan ayaa la soo werinaya in uu ka dhashay mawjadaha daadka ah ee ku rogmaday halkaas. Qaar kamid ah dadka degaanka Jalam ayaa sidoo kale noo sheegay in ay ku sugan yihiin xaalad khatar ah oo daadadka sababeen. PUNTLAND POST The post Roobabka gu’ga oo daadad ku soo rogay degaanka Jalam appeared first on Puntland Post.
  13. Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab iyo Nabad sugidda Jubbaland ayaa howlgallo waxaa ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Jubbada hoose,kaas lagu burburiyey xarumo ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab sida ay sheegayaan wararka la helayo. Howlgalkaan oo ajaa qorsheysan ayey ciidanku ka fuliyeen deegaanadad kala ah: Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani, Qudus iyo Yaaq dabayl oo ka tirsan gobolka Jubada hoose oo ay ku sugnaayeen xoogag ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab. Saraakiisha Ciidamada hoggaaminaysa ayaa howlgalka lagu dilay 23 kamid ah Khawaarijta kuwaas oo ay ku jireen laba horjooge oo kala aha Axmed Cali Faarax (Abuu Cabaas) iyo Geedi Warfaa Cali (Abuu Muscab) sida lagu xusay bayaan lagu faafiyayWarbaahinta Dowladda oo looga hadlay howlgalka dhacay. Ciidamada dowladda federalka oo kaashanaya kuwa Jubbalanad ayaa muddooyinkaan waxaa ay howlgallo ka wadeen deegaannada maamulka Jubbalanad,kaas oo ay ku doonayaan in Al-shabaab ay kaga saaraan deegaannada ay kaga sugan yihiin oo ay ku jirto caasimadda rasmiga ah ee maamulka ee Bu’aale. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, Jeneral Maxamed Tahliil Biixi, ayaa sheegay in heer geba-gabo uu marayo gulufka ay damacsan yihiin in lagu xoreeyo dalka, xilli la guda galayo wejiga labaad ee dagaalka.. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamadu ay toddobaadyada soo socda qaadi doonaan hawlgal ballaaran, oo yoolkuna yahay in maleeshiyada Al-Shabaab lagaga sifeeyo dhulka ay maamulaan. Taliyaha ayaa sheegay in hawlgalkan uu daaran yahay, sidii kooxaha argagixisada looga suulin lahaa deegaanada ay gacanta ku hayaan oo idil. “Toddobaadyada soo socda qorsheyaasha u degsan Shabaab, waxaan ugu talagalnay dhammaan inaan uga sifeyno dhulka ay ku jiraan, marar badan baana dhahnay waan ka sifeynaynaa, wayna dhacday oo sidii bay u dhacday oo uga sifeynay,” ayuu yiri Taliyaha. Taliyaha ayaa ku hadalqabsaday “Haddana ciidamada guluf xoog leh, ayagoo garbo siman u socda ayay ku wajahan yihiin meelaha ay haystaan oo dhan.” Jananka ayaa intaasi ku daray “Waxaan bilaabaynaa duulaan iyo guluf colaadeed, waana maqli doontaan, haddii Ilaahay yiraahdo.” Maalmihii ugu dambeysay abaabul iyo diyaargarow ciidan ayaa laga soo sheegayay Gobolada Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya. Wejigii hore ee hawlgalka ayaa Shabaabka lagaga saaray, inta badan deegaanadii ay kaga sugnaayeen Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa geed gaaban iyo mid dheerba u fuulaya, sidii dowladdiisu ay dalka kaga ciribtiri laheyd mintidiinta Al-Shabaab. Shabaabka ayaa wajahaya gulufkii ugu ballaarnaa, ka dib muddo dhowr iyo toban sano ah oo ay dalka ka dagaalamayeen. The post Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB appeared first on Caasimada Online.
  15. Dalka Imaaraadka ayaa 50 gaadhi oo Nooca Dagaalka loo isticmaalo ah siiyay Ahmed Madoobe oo… Qaran News
  16. Hello and welcome to my Ramadan Series! My name is Safia Said, and I am a freelance researcher. I am passionate about the field of Self-development and growth, Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbad ku aadan dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa farriin culus u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in laga faa’iideysto barakada iyo khayrka bisha Ramadaan, ayada oo Alle SWT loo dhowaanayo. “Ramadaan fursad waayay sanadkii hal mar ayey timaadaa dadka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa inay ka faa’iideystaan oo ay Alle ugu dhowaadaan waxa ay Alle ugu dhowaanayaana ay noqdaan dalka, dadka iyo diinta u hiilinteedam” ayuu yiri Xasan Sheeh. Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku baaqay in la’isku gurmado, si loo caawiyo dadka danta yar ee ku nool gudaha waddanka, isla-markaana aan heysan afurka. “Dadka Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee gacantooda gaaban tahay waxa ay heystaan ay yar yihiin haloo gargaaro, hana laga garab istaago,’ ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Waxa kale oo uu ku baaqay in sidoo kale la’is cafiyo, maadaama la guda galay bishii barakeysan ee Ramadaan. “Bishaan waa bishii barakeysneyd hala is cafiyo waalkaa ay wax kaa soo gaareen cafi, cid kasta oo wax kaa tirsaneysana cafis weydiisyo, adiguna cafi” ayuu madaxweynuhu. Ugu dambeyn Xasan Sheekh Maamuud ayaa soo jeediyay in laga wada shaqeeyo maslxadda, nadda iyo isku soo dhoweynta dadka Soomaaliyeed ee wax kala tirsanaya. The post Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo diray fariin culus + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  18. Ramadaan Mubaarak Qaran News
  19. Laascaanood (Caasimada Online) – Sabtidii la soo dhaafay waxaa baahay war ku saabsan geerida Maxamed Aadan Suleymaan, nin dhalinyaro ahaa oo soo hugaamiyay ciidamado qaas ah oo ka tirsan milatariga Soomaaliya. Maxamed wuxuu mar soo noqday taliyaha ururka afaraad ee guutada kumaandooska ah ee Danab, kuwaas oo saldhigoodu yahay xerada ciidamada Ballidoogle ee Maraykanku gacanta ku hayo. Mar kale wuxuu noqday taliyaha cutub boliis qaas ah, oo shaqadoodu tahay in ay baaritaano ka sameeyaan goobo aan laga fileyn oo kamid ah caasimadda Muqdisho. Inta badan dadku waxay u yaqaanaan ‘Booliska Guurguura’. Ma wuxuu ahaa sarkaal shaqada dawladda ku jira markii uu dhimanayay? Taliyaha Ciidamada Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo lahadlay BBC da wuxuu sheegay in sarkaalkii isaga oo xubin ka ah ciidanka qaranka qayb ka noqda colaadda Laascaanood uu sidaas ku wayn karo xubinamadiisa. Mar aan si qaas wax uga waydiinay arrinta Taliye Maxamed, wuxuu sheegay in uusan xasuusan magaca sarkaalkaas balse uu waayay xubinimadiisii ciidanka marba hadii uu ku biiray dagaalka Laascaanood. Somaliland ayaa dhawr jeer oo hore jeedisay eedeymo la xiriira in ciidamo ka tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya ay ka dagaalamayaan gudaha Laascaanood. Balse taliye Odowaa wuxuu ku adkeystay in aysan jirin askar xubno ka ah ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo ay ku ogyihiin dagaalka Laascaano, askarigii ku biirana uu lumin doono xubinimadiisa ciidanka. Kumuu ahaa Maxamed Suleymaan? Sanadkii 2011 kii Maxamed wuxuu qayb ka ahaa ciidamo dawladda Soomaaliya tababar ugu qaaday dalka Uganda, inkasta oo aan la xaqiijin karin in uu xilligaa ku soo biiray ciidanka iyo in kale. Kadib tababaro kala duwan ayaa Maxamed loogu qaaday qaar kamid ah wadamada Soomaaliya ka caawiya dhismaha ciidamada oo uu kamid yahay Turkigu. Waqtigii dawladii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu noqday taliyaha ururka afaraad ee ciidamada Danab ee saldhigoodu yahay xerada Ballidoogle, Laakiin sanadkii 2021 kii ayuu u wareegay cutub boolis qaas ah kuwaas oo baaritaano ka sameeya wadooyinka caasimadda Muqdisho, oo uu taliye u noqday. Markii uu bilowday dagaalka Laascaanood, waxaa baraha bulshada ku baahay muuqaal isaga oo ku sugan furimaha dagaalka, kana hadlaya dagaallo ay la galeen Somaliland iyo khibradda ay kala kulmeen dagaalka. Ciwaan Facebook oo uu ku qoran yahay magaca Haybe Shire ayuu ku soo daabacay sawiro isaga qori boobe ah garaarsan marna qoriga wax lagu shiisho wata. Qof ay qaraabo yihiin ayaa noo xaqiijiayay in Maxamed uu ku geeriyooday dagaal sabtidii la soo dhaafay ciidamada deegaanka iyo kuwa Somaliland ku dhexmaray banaanka magaalada Laascaanood. Ku dhawaad laba bilood ayaa magaalada Laascaanood waxaa ka socda dagaal sababay dhimasho iyo dhawaac badan. Warbixinno ay soo saareen hay’adaha xuquuda aadanaha ayaa sheegay in tobanaan kun oo shacab ay ka barakaceen magaalada. Banaanbaxyo ay dhigeen dad shacab ah oo ka gadooday dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada ayaa isu badalay dagaal fool ka fool ah oo dhexmaray dadka deegaanka iyo ciidanka Somaliland. The post Muxuu Laascaanood ka qabanyay taliye hore ee Danab kahor inta aan la dilin? appeared first on Caasimada Online.
  20. Jowhar (Caasimada Online) – Axmed Canshuur Xasan Shiiqoow oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howl-gala galbeedka Jowhar. Axmed Canshuur oo magaciisa afgarashada ee kooxda uu ahaa Jacfar ayaa waxa uu Al-Shabaab ka tirsanaa muddo 8 sano ah, sida uu ku sheegay wareysi uu siiyay warbaahinta dowladda. Ninkan ayaa waxa uu sheegay in kooxda Al-Shabaab uu jab xooggan kasoo gaaray dagaalka socda, “Markii ay maqlaan erayga Macaawisley deegaanka ay joogaan ayay usii go’aan meel u jirto dhowr iyo soddan kiloomitir.” Jacfar ayaa ka qeyb-galay dagaalo badan oo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Shabaab ay markii hore ku maran-habaabiyeen Diinta, oo uu sheegay inay ka dhiganayaan marmarsiyo ay kusoo gambanayaan, sida uu hadalka u dhigay. “Marka hore waxay ku sheegayaan in waxa ay wadaan ee u dagaalamayaan inay yihiin wax xaq ah oo Diin ah. Markii aad gudahooda tagto waxa ku arke waxyaabo kale oo badalan oo diinba aheyn oo meel kala imaadeen la kaseyn,” ayuu yiri ninkaan sanadaha badan ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu ka tirsanaan jiray Jabhaadka ee gobolka Hiiraan, oo uu sheegay in uu amiir ka yahay nin lagu magacaabo Cabaas, “waxay deganaan jireen buurta Hiya-sooman oo ciidanka ka kiciyeen.” “Anigoo fahansaneyn waxyaabaha dadka ku qaldayaan ayay igu duufsadeen oo waxay igu yiraahdeen Jihaad ayaa jiree kusoo biir, waxaa ka qeyb qaatay dhowr dagaal oo kala duwan, kuwa ugu waaweyn waxaa kamid ahaa gobolka Mudug, Bacaadweyne iyo Wisil.” Masuuliyiin ka tirsan maamulka Shabeellaha Dhexe oo ka hadlay goobta lagu soo bandhigayay Axmed Canshuur ayaa waxay ugu baaqeen in dhalinyarada weli ka barbar dagaalameysa kooxda ay isa-soo dhiibaan ayna kusoo dhaweynayaan gacmo furan. “Axmed Canshuur Xasan Shiiqoow waxaa lagu wareejin doona hay’adda Nabad-sugida si loo soo marsiiyo dhaqan-celin.” Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe soo bandhigaysay xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay, xilli uu dalka ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda, kaasi oo deegaano horleh looga qabsaday. The post Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
  21. Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo ciidanka Nabad-sugida maamulka Jubbaland ayaa howl-gal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ciidamada iskaashanaya ayaa howl-galkaan xooggan ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, kuwaasi oo kala ah Biibi, Maalka dhaqajo, Beerxaani, Qudus, Yaaq-dabayl. Howl-galkan ayaa lagu dilay shan xubnood oo kamid ah dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab, sida uu warbaahinta dowladda u sheegay taliyaha ururka 5-aad guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab. Taliye Carab Dheeg Axmed ayaa sidoo kale waxa uu shaaciyay inay nolosha kusoo qabteen xubno Al-Shabaab ah, ayna sidoo kale howl-galadaasi ku furteen 5 qori oo ah nooca Soomaalida u taqaan AK-47. “Howl-galada lagu ciribtirayo Khawaarijta Al-Shabaab waa sii wadeyna illaa inta dhulkeena ka xoreynayno Khawaarijta,” ayuu yiri taliyaha ururka 5-aad guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab. Howl-galada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ayaa ka billowday deegaanada dowlad-goboleedka Jubbaland, ayada oo kooxda Al-Shabaab ay weli xoogan yihiin deegaano kamid ah maamulkaasi. Dowladda ayaa guulo horleh ka sheegatay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxayna shaacisay in tan iyo markii uu billowday wajiga koowaad ee howl-galada socda in lagu dilay illaa 3,000 oo ka tirsanaa Al-Shabaab, laguna dhaawacay 3,700 oo kale. “Khasaarihii loo geystay cadowga inta lagu guda jiray howlgallada guuleystay waxaa ay kala yihiin waxaa ka geeriyooday 3,000 oo maleeshiyo ah, dhaawacyada gaarana waa 3,700 oo qaarkood dhibaatada gaartay la daala dhacaya” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). The post Shabaab badan oo lagu dilay howlgal ka dhacay 5 deegaan appeared first on Caasimada Online.
  22. MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia announced a significant shift in the nation’s electoral process during a meeting with legislators at his palace in the capital, Mogadishu. The president committed to conducting the next national elections through universal suffrage, moving away from the indirect voting system that has consistently led to crises. “God willing, the next election will be one-person-one-vote, based on a political party system,” Mohamud declared. He emphasized the importance of party platforms as the “market for selling political ideas.” Half a century of indirect voting The Horn of Africa nation has not experienced a one-person, one-vote election in over 50 years. Traditionally, Somali elections have utilized an intricate indirect model. Under this system, state legislatures and clan delegates elect members of the national parliament, who then select the president. Clans have long been the central organizing principle in Somali politics, with influential roles like a speaker, prime minister, and president divided among the primary clans. However, clan rivalries have repeatedly fueled strife and political disputes, creating opportunities for the Al-Qaeda-linked Al-Shabab militants to exploit. Challenging clan dominance and militant groups President Mohamud addressed the issue of clan-based politics, stating, “Politics is not about dominance, it is about the organization of ideas, and therefore, clan politics is not relevant to Somali national politics.” He expressed optimism about the country’s future, saying, “I can see a bright future for this country.” Since regaining office, Mohamud has pledged to tackle various issues, from violence by Al-Shabab militants to rising inflation and an intensifying drought that could force millions into famine. The president has launched an “all-out war” against the militants, urging Somalis to help eliminate the extremist group, which he likened to “bedbugs.” A second term amidst challenges Last year, Mohamud emerged victorious from a field of 36 candidates, securing the presidency for a second term. His re-election followed a prolonged political crisis resulting from the federal government and regional states’ failure to agree on a presidential selection mechanism. Mohamud’s first term (2012-2017) was marred by corruption and internal strife allegations. Despite progress by pro-government forces, Al-Shabab militants have demonstrated their capacity for lethal attacks against civilian and military targets. As Somalia prepares for its next polls in May 2026, President Mohamud’s commitment to universal suffrage represents a potential turning point in the nation’s political landscape. The post From clans to ballots: Somalia pledges universal suffrage appeared first on Caasimada Online.