Al-Miskiin

Nomads
  • Content Count

    295
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Al-Miskiin

  1. Xaaji Xunjuf;731747 wrote: What did Xaaji Xunjuf do? Lol dee waad ogtahay xaaji Al-miskiin and Xaaji xunjuf is the same person, according to mr. Liibaan kolay, ma far ka waawayn baa jirta. And he sure did fail on answering Jacphers questions. Caydarus haha, iyaa? Al-shabaab thread kale ka samee ninyhahow, waa ku see, xoogaa waad dib dhacday e, step your game up.
  2. Hmm maybe the guys should open a thread called "how to make u'r gadh(gar, dee timaha gafuurka ka soo baxa) look pretty" Kolay reer SOL wax gar leh, Oba oo naga maqan aayamahan uun baa leh baan is idhi, nevertheless waa arin fadhigeeda leh.
  3. oo soo anigu daraawiish ma ihi? lol kidding, haye habeen wacan. Cafis, Salamun 3ala Aaliyyah.
  4. Heh, Saado waxba maysan iga galabsan, laakiin waano uun bay iga ahayd. Meesha aad ka soo qortay "ala khayr ha ka siiyo waxa wacan ee ay ummadda u qabatay", ana waxaan sheegay uun inay khayr ka badan heli lahayd haday is asturto. And actually haday message-ka aan qoray gaadho, oo ay ku dhaqanto, Janno waanba ku gali karaa(fadliga ilaahay ka bacdi) And nope wax kale ma jiraan. Nothing wrong with u'r salaan. Imtixaanka ma ku baasay? can I sit down now? , dhidid baadba naga keentay e.
  5. Daal aa, Jihaad bay raggu(daraawiishtu) ka hadli, adna intaanan la is gaarinba baad daal tidhi. I just can't imagine someone would be soomaali diid. Waligay ma arag kolay anigu mid
  6. ^^^ why did u delete the ther comment, halkaas baan ku xidhi lahaa e. It was sincere, why wouldn't it be? Salam = peace Peace ma wadide gantaalaad soo gami
  7. kolay agtaada jawaab ka waayey miss Aaliyyah, meelo kalaan jawaab u raadin marka, tanag yuu feero armaajo. I see Xaaji baa soo jawaabay, laakiin bal xoogaa sii jilci wax badan kama fahmin e. Sowta meel kasta "soomaaliya ha noolaato" la leeyahay.
  8. lol, mayee dad igaga cilmi badan baan ogahay this field. Soomaali diid markaan maqlo, dad gaar ah baa la sheegaa, laakiin inaan qofna ka xaanjiyoo ku qaldamo ma rabo, hence the question. I just wanna know this terrible cadow that needs Jihaad (dhab bay iga tahay yuunan smiley-gu ku sirin)
  9. Su'aashan bal iga jahli bixiya, Soomaali diida iyo cadawga lagu jihaadayo waayo? warka kuma qorna.
  10. I agree with you he is nothing, but tell that to masaakiinta xajka u aada, like it was cibaado waajib ah.
  11. The truth, bal ha xanaaqina oo ha i xagxaganina Well the first thing she should do for the somali people, is to cover her hair, actually that's the first thing she should do for her self. Waa naag wayn, waaxay sidani. Salam
  12. Haha may walee Duke, waa afrikaan liita zenawi. Laakiin waxaan ka hadlayaa xaqiiq musiibo ah oo na haysata, hadaynu indhaha ka xidhno iyo hadii kaleba. I wish that I was only joking, but sadly it's the reality.
  13. Assalamu Alaikum akhil karim nabad_dadaye, nabad baan kuu rajayn adiga iyo ehelkaadaba sheekh sharif bixitaankii uu ku aaday asmara fikirkeyga ilama qaldano maxaa yeelay wexey keentay in uu bixitaanka xabashada uu fududeeyay Anigu akhi arinkaan fakar kalaan ka haystaa, Sh. Sharif dadkii uu safka kula jiray, bwuu khiyaamay, mida labaadna Itoobiya wadanka ilaa maanta way ku jirtaa. Oo magaalooyin ka mid ah wadanka ciidamo soo uma fadhiyaan? oo marar duqayn soo ma sameeyaan? Mida labaad, Itoobiya yaa wadanka keenay waagaas? Miyuusan ahayn Cabdullahi yuusuf? Shariif markuu muxaadaraynayo muxuu odhan jiray? Miyuusan odhan jirin, Cabdullahi gaaluu wadanka keenay? Waa gaal, "waa in lagu jihaadaa"?? Muxuu asagoo sidaas u hadli jiray, maanta AMISOM iyo Ugandis san waawayn wadankii u keenay? Akhi meesha aynu isla dhaafi la'nahay waa meeshan: About Amisom waxaad tidhi: ,wexey u yimaadeen amni sugid goobo kooban oo wadanka ka tirsan Anigu arintaan baanan aaminsanayn. In ay wadanka u joogaan in ay aaminka sugaan waa sheeko baraleey dadka caamada ah lagu sirayo. Uganda iyo Burundi danahooda gaarka ah bay u joogaan. Siyaasadda aduunkaa sidaas ah, inaga masaakiinta soomaalida ah baa nalagu siraa uun. AMISOM iyo wixii la hal maala, Itoobiya ka kow tahay, iyo wixii shirkii Kampala, iyo kii Nairobi kuligood waa cadawgeena. Wallahay ilaa intaynu shirkasta soo fadhiisinayno Maraykan, AMISOM, reer yurub iyo Melez zenawi meelna a gaadhi doono. Arinta Al shabaab ku saabsan aningu horaan u idhi akhi, Al-shabaab qalado inay galaan iyo in kale doodu maba taagna. Jamaaco aan qalad galin maba jirto. Laakiin waxba waxbay ka daran yihiin. Anigu boqolkiiba boqol waxaa iiga daran inay joogaan AMISOM wadanka, walibana inay siyaasada soomaaliya gacmaha ugu jirta USA iyo Zenawi iyo wixii la halmaala. Taas baa anigu boqolkiiba boqol iiga daran. Marka labaad: Akhi Arinta culimadda Sh. Umal Iyo shible, anaa dhagahayga ku dhagaystay. Sh. Shible anaa kuu soo diri audio-ga uu kaga hadlaya Dawladda. Sh. Umalna isla maalinkii la doortay Sh. Shariif jimcihii ku xigay buu khudbadda kaga hadlay. Su'aashaada ugu dambaysa waxay ahayd: rasuulkeena muxamed (Pbuh) wuxuu heshiis la galay yuhuud ,marka arinta taagan waxaa la rabaa in lagu xaliyo sida ku haboon , hadii Amisom oo joogto TFG lala hadlo ma danbibaa ii sheeg . Akhi horta sidaad isu barbardhigtay ma aha. Nabigu(salallahu alayhi wasalam) wuxuu yuhuuda balan la galay, markuu Medina ugu yimid. Waxaa la odhan karaa, ayagaa Medina nabiga(salallahu alayhi wasalam) kaga soo horeeyey, oo meesha iskaba lahaa. Nabiguna maadaama ay meesha ku yaraayeen buu balan la galay, hadhowna waaba tii la caydhiyey. Soomaaliya - Soomaali muslimiin ah baa iska leh. AMISOM inay timaado oo dhahdo AMNI baanu idin sugi, siirada nabiga waxaas oo kale kama halaysid. Siirada khulafada kuma arkaysid, ayadoo Amiir la dooranayo oo la isugu yeedhayo gaaladii quraysh, faaris, iyo yuhuud. Muslimiintu xataa ayagoo awood yar maynan u yeedhi jirin gaalada siday danahooda iyo siyaasadooda ula falanqeeyaan. Maxaynu heshiis ula gali, soo Soomaalidu wadanka iskama laha? Hadii la dhaho AMISOM baxoo taga, miyey diidi? anigu waa sidaan aaminsanahay, uma malaynayo AMISOM inuu Shariif iyo baarlamaan xukumo. Waa la arki inay baxaan iyo in kale. Shacabka soomaalidu inay AMISOM baxdo bay rabtaa, laakiin nasiib darro Shacabku awood malaha, wixii madax ku sheega haana meelahaas bay suudh ku taagan yihiin. Mida labaad, Gaalo AMNI inay muslimiin u sugto meelna kuma jirto, Shareecadana wayba ka soo horjeedaa. Allah baana quraanka ku yidhi " Maanta Soomaaliya, farkastoo la qaadayo, xafiiska Zenawi, iyo ka maraykanka asagoon laga soo ogalaan ma soconayso. Tusaale: Doorashada soomaaliya wakhtigay dhacayso Mahiga baa yeedhiya. Shirkii Kampala waad arkaysay. Farmaajo uu wadani u ekaa wixii ku dhacay waa la wada ogaa? Bal ma waxaas ama wax uu eg baa la odhan karaa "Nabigu yuhuud buu heshiis la galay, markaa anaguna sidoo kale?"! Isku meelba ma joogno. Bal horta the fundamentals aynu saxno, hadhow aynu heshiiskii Nabiga(salallahu alayhi wasalam) oo kale aynu galnee. Akhi waa haziima meeshii ugu dambaysay waxa soomaaliya haysta. Siyaasadeena inagu ma xukuno, waa la inoo yeedhiyaa, waana arintaas darteed waxa shacabku u dagi la'yahay. Why do u think, inaynan marnaba dawlad fiican helin? Sababtu waxaa weeye, meel qalad ah baynu marka horeba ka duulaynaa. Mid kastoo la doorto waxaa laga dhaadhiciyey Zenawi soo booq, halaasaa maskaxda lagaga soo saaro, asagoo puppet ahna wuu soo noqdaa. Niyad jabka maanta na haysta waxaa ka mid ah, - in nagala dhaadhiciyey inay AMISOM daneheena u joogto, - In horumarkeenu ku jira KALIYA in Zenawi iyo reer galbeedka amar ka qaadano - In dhibaatadeenoo DHAN ay tahay dhalinyaro 4 sano ka hor timid wadanka - In aynu inagu wadankeena xukuno(when the truth is guumaysi baynu ku jirnaa) - IN Maamul goboleedyo horumarku ku jiro, qofkii "soomaali wayn ku dhawaaqana" uu yahay mid maangaab ah, oo siyaasada waxba kala socon - IN aynaan is dabari karin, sidaa daraadeed waxkastoo la inoo soo yeedhiyo yeelno. Munhazimiin(niyad jabayaal) baynu wada noqonay. - IN diinteenii la inugu diray, AL Shabaab uun baynu naqaanaa markaynu Shareeco soo xasuusano. Al-shabaab ka sokoow, maxay dawladdu shareecada wadanka ugu dhaqi la'dahay? and please dont tell me in ay dawladdu shareeco wadanka ku dhaqdo, arintaas waa khalad, dadkaa lagu siro. Hadii shareeco wadanka lagu dhaqo, maxaa markaa loo arkaa shariif oo naag meelahaas xabadka saaraya? Walina ma maqal, xad la oofiyey, ama qof qaadi la hor keenay? Mise dambiba wadanka kama dhacoo, awliyaa la wada yahay? Ilaa intaynu this mental slavery ku jirnoo, oo wakhtigeenoo dhan ku dhamaynayno - "ala waa 1 july", -"ala maamul goboleed kalaa dhismay" soomaaliya horumar ha ka sugin. Állow duliga naga qaad. Ps. Sorry aad baan kuugu dheereeyey e, insha allah intaan ka bacdi waan ka gaabin, sidan waaba lagu xiiqayaa e.
  14. Sida la idinku siri karaa yaraa. one publicity stunt and everyone is sold. Ala soomaalidu waligeed wax ma garato miyaa, dhowr sawir oo tusayo lacago is gacan dhaafay, that's it. Ninkaan la doortay inuu daacad yahay waa suurtagal, laakiin Dawladda corruption in laga dhameeyo kuma filna intaas. Bal ciyaari waa galin dambe, markuu Zenawi aadoo soo barakoobo, baynu isku soo noqon.
  15. Hahaha Aaliyah, analysing baad gashay e, been qayaxan dee lalama so shir tagi karo(noh). Reer Xamar maaymaah are sooo funny, mainly because waa maalaayacni.com! They are so simple. I thought Maahmaahyo suppose to be full of wisdom, laakiin bal allaan idinku dhaarshee what's this suppose to mean: Intii baal qabto waa biibtee dooro mexee ubiibi weesi? Nin dhuusi xaar aa ka soo dhaw La seexdo sariirta, la tago aa ka horeyso nin geed fuulay asiga lee kaso degi Khamro hadaas cabtid, marqaan aas noqohee haha all of them soo simple, and obvious. other somali maahmaahyo use to be so hard to understand, and only the older Faaraxs knew them. Laakiin sii wado, waaba shactiro miiran e,
  16. Haa sax, xajkii Adis Ababa madaxda soomaali u aadi jirtay baa soo dhow. Abdiwali inuu Zenawi soo yara barakaysto waa khasab.
  17. Look how this brother converts to Islam, after asking Yusuf estes a question. Really beautiful momment, heartbreaking, makes you cry. " frameborder="0" allowfullscreen> And after this brother several people converts.
  18. Wa iyyaki ukhti Manahel.fatima Here is one in English, I usually dont listen to Sh. Zahir Mahmoud, laakiin Masha Allah this one is incredible.
  19. G.O.E.T.I.A Radical religion? I see that there is no reason for me to answer you, when u are calling my religion and millions of somalis religion for "radical"! Surely SOL is for people who wish a good future for the somali people in this world but also in the hereafter. Making that kind og statement of people's religion does not lead to a constructive debate. If u want somalis to apostate from Islam, and start worshipping the france flag, than u are in for a big disapointment.
  20. None of them, they are both peace of crap! No offense, I love somalia, but these "celebrations" haven't made us any good, rather than taking us away from our religion.
  21. "why dont America bomb somalia" bay hawshu maraysay, hadeerna waxay maraysaa "Israel is a fantastic country"! Ismaba laha lol. Lol I think London some feelings oo wakhti dheer meel ku xidhnaa baa soo baxay, just let it all out. And when u'r done, ilmada iska tir, and than open the window and jump.
  22. Nice ones Aaliyyah, thanks for sharing, wa jzk khair. Four of My favorite Zain Bhikha anasheed: Forgive me when I Whine- Zain Bhikha Although Zain Bhikha is not my kind of cup tea, I enjoyed this Nasheed, it makes you think about every time we complain(whine) about little things in life. : Last one