Al-Miskiin

Nomads
  • Content Count

    295
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Al-Miskiin

  1. *ANWAR*;699847 wrote: ^^you live in Galoo country who will rescue you from them ...... THIS IS FAKE NEWS ... A PROPPEGANDA FROM AL-Sababa SUPORTERS lol What? thats just lame, U have no idea of where I live. Ma su'aashaydaa kaa xanaajisay? :confused:, Mida kale why are surprised, there are already Gaalo troops in Somalia, mise Itoobiyaanku waa gaalo nooc kale ah?
  2. Taloow ummadda yaa ka qabanaya Gaaladaas soo badbadatay? (Allah ka sokoow)!
  3. oba hiloowlow;699824 wrote: Suspicions kulaha Anaaba kasaaye qaarkood, nabadoonada caanka ee beesheyda waaye. Markaa ma waxaad joogtay meel loogu caga jugleeyey adoon run sheegaya, oo la yidhi waa la idin gumaadi hadaynin na taageerin? Mida kale as I said before in a earlier answer: Shalay waxaa la lahaa "Al shabaab waa caruur yaryaroo ordaysa, odayaashii way ku gacan saydheen, waa bilaa xikmo", maantana maxaad taloow odhan doontiin markay odayaashii sidaas u yaacayaan? anigu aan idiin sii bilaabo "war waa kuwo awalba la maskax dhaqay, waa hal beel" aahay keep em coming, waynu is naqaanaa e. Markaa sxb ma aragtid miyaa warwareega maantoo dhan socda? it was the same the people was sayi'n when Xizbul Islam joined the shabaab. Markii horena waxaa lagu caayayey "maxaynan isku mid u ahayn", the same with the odayaal. Dee maantoo dhan hadii wixii dhaca khayr ama shar ha noqdee, "Steriotype answer " loo celinayo like "waa la khasbay, waa la maskax dhaqay, waa been" etc. etc. meelna ma gaadhayno. Waa sidii oday la waydiiyey "haye ka warama Shariif maanta, shalay waa idinkii Dawlad Islaami ah lahaaye", markaasuu yidhi "anagu Shariif waxkastuu sameeyo(literally everything) qiil baanu u helaynaa, maadaama aad idinku ku khasabteen wax kasta". Marka waa "Al-shabaab waxkastooy sameeyaan cilad baanu u helaynaa" So I'm say'n odayaasha Beeshaada ayagaa naga og waxa u fiican iyo wax kale, intaasoo sanay bulshada ku dhex jiraan, markaa anigu khayr uun baan ku tuhmayaa and nothing less.
  4. oba hiloowlow;699820 wrote: ^^^As u know Sheikh cumar Faaruq and Sh shariif cabdinuur fatwo ka dhan shabaab ayka so saaren in Mecka 2 years ago................................. I know brother. But I was talking about the word "argagixiso", meel ay ku isticmaaleen ma jirto.
  5. oba hiloowlow;699814 wrote: Qaraxii Shaamow remember?? Ninkii is qarxiyay Denmark ayuu ka yimid... Evidence badan aa taal lama so koobi karo.. Tan kale Odayasha aad arkeysid waa odayashii laga qafaalanayay Degmada Jawhar waana lagu xumeeyna maadama ay diiden iney keenan Ciidamo beeshooda. Inaad qaraxaas soo wadid waan filayey. But as far as I know wax cadayn ah oo toos ah lama hayo, only suspicions. Al-shabaab wayba ku faanaan haday meel qarxiyaan, qaraxanna way iska fogeeyeen. Ta labaad arinta ah yarku DK bay dagan yihiin, faamilka wali wax cadayn cad lama siiniin in wiilkoodu meesha isku qarxiyey, walina dadka ehelka ah maynan rumaysan arintaas. Ani my view is, waxa meesha qarxiyey waxay ahaayeen dad raba inay Bulshadda isku diraan, markaasna si easy ah loo saaro Al-shabaab ficilka. and I see si fiican bay ugu guulaysteen. Al-shabaab mawqifkooda ha qaldanaado ama yuunan qaldanaanin way cadaystaan, and everybody knows that. Hadii si kale loo eegana Siyaasadooda xataa in meeshaas oo kale ay qarxiyaan ma keenayso, cuz they need the new doctores etc. Ta odayaasha ah, sxb again its empty accusations, waayo adigu wax cadayn ah uma haysid oo odayaashaas laftirkooda. Anigu waxaan wax ku xukumayaa waxay indhahaygu arkaan. Odayaashana khayr baan ku tuhmayaa, haday u malaynayaan inay Al-shabaab ummadooda halagayaan maynan soo raaci lahayn, dhimashaa uga fiican, markaa they know what the are doing.
  6. Saali qaali ah iga gudoon Kornaylka, khayr fara badan baan kuu rajayn adiga iyo ehelkaadaba. Kornaylka;699776 wrote: Waa runtaa USA waxyaabo badan bay nabartay laakiin, at the same time there has to be an apropriate word/name for the use of people like al-shabab. Maxaan kalee ugu wacnaa aan argagixiso aheyn sxb? Waa maxay argagixiso marka hore? Qof muslim ah anigu ma aaminsani in magacaas loogu waco, gaalka kaliya uun. Mida kale ma arag culimadda ka soo horjeeda ee soomaaliyeed kuwooda waa wayn sida Sh. Cumar faaruuq, Sharif Cabdi nuur, Sh. Umal etc. etc- etc. oo kalmado noocaas ah isticmaalaya. USA iyo xulufadeeda baa ka dambeeyey inay magacaas ugu wacaan, anaguna in aynu ku dayano ma haboona. USA haday dano khaas(amnigooda) ah dartood u necebyihiin Al-shabaab waa shaqo ayaga u taal. Laakiin inay anaga nagu waalaan "argagixiso weeye", dan inooma aha, waayo haday argagixiso jirto maanta ayadaa number one ka ah. Ayadaana istaahisha in maantoo dhan laga hadlo. Laakiin u fiirso forumka iyo generally fadhi ku dirir kasta Al-shabaab that and this uun baa laga hadlayaa, mujrimka wax kasta ka wayna(The US) oo aduunka meel kasta halaysay kalmad lagama dhaho. That means USA waxay noo caydo baynu caynaa, waxay noo faanisona waynu ka dambaynaa, anagoo conscious, iyo unconscious ahba. All I'm sayi'n is u dont need to support Al-Shabaad muhiimad ma laha taasi, cuz Al-shabaab oo dhan shalay bay soo baxeen. The important thing is, inaynu ka fiirsano kalmadaha and the phrases we use meeshay ka yimaadeen, and in Generally maxay dan inoogu jirtaa, and last but not least yaa danteena ka shaqeeya, yaanan ka shaqayn. sorry waan ku dheeraaday e sxb, sometimes hadalkaa ila fakada.
  7. Somalina;699773 wrote: Ma i gaaleysiisey durbadiiba? Waa ayaan daro in Al Shabaab halkan ku soo bataan wallee. Waxa keliya aan rabo inaan kuu sheego ayaa waxay tahay in hadalka aad soo qoreyso si fiican uga fiirsato oo aad ku dhaqanto waxaad ku qudbeyneyso yacni practice what you preach. Haddii aad cusubtahayna dadka aadan aqoonin "muslinimadooda" afka halaga gelin, personal-na haka dhigin sheekada. Adiga ma lihid power aad diinteyda wax kaga bedeli karto, marka taada lee ka soo bax oo ka hadal, teydana aniga ayey ii taalaa. Waan is fahamney ayaan u maleynaayaa. Salaama. Subxan Allah, bal fiiri sidaad sheekada ka dhigtay. Walaale anigu waxaan ku idhi "I just assumed inaad muslimad ahayd" therefor I wrote (maadaama aan khayr kugu tuhmayo"), bal dib ugu noqo jumladaan soo qoray hal mar oo kale. Hal Jumloo yar baad soo goysay, the whole point, iyo su'aashaan ku waydiiyeyna waad ka leexatay, mana aha eedaabta dooda iyo cadaaladda. Waxa kalaad soo qortay wax badan kama dhahayo, maadaama aynan dooda khusaynin. Cafwan hadaan khalad kaa galay. Salam
  8. akhi ciyaaristeeda kubbada cagta just for fun marmar, adoo jidhkaada ku dhisaya, wax dhib ah kuma jirto, sidaas waxaa qaba Shaykh Muhammad ibn Ibraaheem, oo ah muftigii sucuudiga Sh. Bin baz ka hor. Ibn Taymiyah iyo culimadoo dhanina waxay leeyihiin qofka muslimka ahi jidhkiisa ha dhiso, sidaa darteed tababrkiisu ha noqdo isu diyaarin JIhaadka la isu diyaariyo. Yacni ha ahaado qof dhisan oo diintiisa iyo naftiisa difaaci kara. Football hadii la eegana wax badan ma so kordhiso, xaga difaaca. Mida kale, ta ah inuu qofku professionel noqdo, culimadda qarnigeenu waxay kuligood qabaan in aynan haboonayn, waayo qofka muslimka ah looma abuurin inuu kubbad cayrsado wakhtigiisoo dhan. Sidaynu ognahay professionel footballers wakhtigoodoo dhan waa kubad(allmost) Mida kale, waxyaabo xaraam ah oo badan baa ku jira, sida cawradoon asturnayno, salaadu haday kugu soo dhex gasho game-ka iskama bixi kartid. Maantoo dhan gaalaad ku dhex jirtaa, waxaaba dhici karta in club wadan gaal ah ku yaal ku gadato, markaasna aad sanado dhan halkaas iska joogtid, Iyo waxyaabo aad u badan oo qof muslim ah loogu tala galin. Faahfaahin ku sahabsan kubbada cagta iyo waxay diintu ka qabto ka fiiriya Fataawa Ibn Ibraaheem (8/116, 117, 118, 119) Mid baa markaa sii raacaysa, ka waran daawashadda kubadda? fiiriya videogan oo uu Sh. Abu Ishaq Al xuwayni ka hadlayo daawashadda kubadda, Sheekhu waa one of the biggest(if not the biggest) Muxadith qarnigan hadeer aynu nool nahay.
  9. Somalina;699760 wrote: Adiga waa ka hartey miyaa jihaadka laguugu wacay?. ---- Miskin: Xabad haddey ku dhacdo odayashaan MAC iyo NUS ayey ku tahay ama Burindi ha soo rido ama Soomali ha soo rido . Markey isku qarxinaayaan meel walba oo dadka rayidka oo muslimka ah naftooda ku waayaayaan maxaa laga dhihi karaa taasna? mise Burindi ayaad ku mashquulsan tahay. Oo odayaashu ma gaalaa markay mac ku tahay? Ileen gaalka kaliyaa dilkiisu banaan yahay e?(ka dagaalka lagula jiro). Mar dhawaydna waxaad lahayd Al-shabaab culimaday gaalaysiiyaan, hadeerna adaaba ka daray oo leh Gaaladu ha la layso odayaal diiday Burundi iyo Ugaandhiis inay wadankooda joogaan. haye markaa adigu ka sug Burundi iyo Amisom inay wadankaadii kuu hagaajiyaan. Iska Sug uun. Anaaba kaa qaldanaa, meesha(forumka) maadaama aan ku cusbahay waxaan mooday inaad tahay dadka xoogaa fayoow, laakiin waxaad soo qoraysid hadal laga fiirsaday maaha. Qof ku farxa dhimasha qof muslim ah horay looma arag. Dee waa hadaad Muslim tahay, anigu kuma aqaani e, I just assumed madaama aan khayr kugu tuhmayo.(qalad ha ka fahmin yaa, ileen isma naqaanee)
  10. oba hiloowlow;699754 wrote: ^^ Haa ileen mujahdiintu Gaalada uun ay dilaan sow maha, Ardayda soomaliyeed iskuma qarxiyaan, Haweenka miino kuma qarxiyaan mahano Al-maskiin....... Hadalkaada waan qaadan karaa, dhib maleh, laakiin aniga bal cadayn ii keen al shabaab oo isku qarxiyey arday soomaali ah? CADAYN KAMA WADO HOMEPAGE AWALBA KA SOO HORJEEDAY AL-SHABAAB! Mida kale, Al-shabaab meesha doodu maba aha, madfaca iyo xabadda ay odayaashu u dhiganayaan taloow yaa soo tuuraya? Anigu sxb waxkasta waan kaa qaadan, hadaad facts ii keentid. Mida kale, su'aasha aan kor ku waydiiyey miyaad ka baqday inaad ka jawaabtid? Waxba ha leexan e bal ka jawaab, adoo raali ah. Somalina Waan filayey inaad Al-shabaab is that or that soo qori doontid, bal fiiri waxaan ku idhi Note: Please answer su'aasha, and dontt talk about Al-shabaab is that, or that. su'aashaydana wali kamaadan jawaabin, why is it so hard? Burundi ama Ugaandhiis haduu xabad soo rido oo uu odayaashan meesha ku sawiran mid ka mid ah wadnaha kaga dhufto odaygaasi xaguu aadi? Mise mac bay ku tahay odayga, waayo asagaa xabbadda ku riday Burundiga daamanka waawayn? Waxaa isaga kaa qasan waxyaabo badan, ee walaalow ka qudbeey meelaha laga dhageysto Haye bal wax ii kala saar anigu waan isku dhex qasanahay e lol.
  11. Somalina;699746 wrote: Odayada sawirka ku jira 20 ma gaaraayaan haddii la tiriyo. Haddeyba xabada ka ordi karaan oo yaqanaan sida loo dagaalamo waala arki doonaa. Cilaankooda hore ha usoo marsadaan familkoodana ha soo macsalaameeyaan inteysan xabada iyo madfaca xabadka ugu dhicin! Su'aal: Qofka muslimka ah ee wadankiisii jooga oo xabad uu gaal soo riday xabadka kaaga dhacdo xaguu aadi? yacni xagee buu dambayn? Bal iiga jawaab fadlan? Mise gaalka Amisom xabad laguma ridi karo? Note: Please answer su'aasha, and dontt talk about Al-shabaab is that, or that.
  12. Idinku xagee ku aragteen Odayaal sidaas hal meel isugu yimid(except fadhi ku dirirka). Waligeedba maanaan arag e, naga taga. Odayaaashaan shalay waxaa laga yaabaa inay suldaano/garaado/ugaasyo iyo ehlul khayr idiin ahayeen, maantoo ay leeyihiin "wadanka gaalo uma rabno" "gaal intuu na guumaysan lahaa dhimashaanu ka dooranay", waad aflagaadaynaysaan. Bal haye, xagee la idiin raacaa. Shalay waxaa la lahaa "Al shabaab waa caruur yaryaroo ordaysa, odayaashii way ku gacan saydheen, waa bilaa xikmo", maantana maxaad taloow odhan doontiin markay odayaashii sidaas u yaacayaan? anigu aan idiin sii bilaabo "war waa kuwo awalba la maskax dhaqay, waa hal beel" aahay keep em coming, waynu is naqaanaa e. Shalay waxaa la lahaa "Al-shabaab iyo Xizbul Islaam waa khiyaamiin, haday jihaad wadaan maxay isu laayaan, waa beentood, dano gaar ah bay u socdaan", Hadeer markay midoobeena maxaad taloow leedihiin? Walee cudurdaarku wuu sii dhamaan doonaa, laakiin hadaynu soomaali nahay ma wayno waxaynu ku andacoono. Note: Waxba qabiil meesha ha soo hoos galinina.
  13. waxaa oo sawir ah and not even a singel picture of the bridge? :confused: The Cameraman did a bad job. Mise the new suit baa nala tusayey, I hate somalis with suits, oo wayn. Waligay ma arag soomaali suudh ku qurux badan, kuli mid gacmaha ka wayn yahay, iyo mid garbaha ka wayn yahay uun weeye lol. Just keep the Khamiis(Paakistaani) like Al-shabaab
  14. Kornaylka;699634 wrote: Tuugo iyo argagixiso wax u dhexeeya maleh miyaa meeshu? Hah tuuga garanay e, argagixisada ma tii America na bartay oo casharada culculus nooga dhigtay baa? I mean the definition? Dorraato kalmada argagixiso(terrorist) maynaan isticmaali jirin, laakiin Al Mucalim wal calaamah wal Sheikhul dunyaa wal soomaal USA baa ina bartay bana is idhi. Ala maxay wax na bartay.
  15. lool, qariib(strange) bay ila tahay in Gaalo la laayey dad ka xumaadaan. Lol people, turn u'r hate to the obviouse enemy. Ugu yaraan ma isku raaci la'nahay inay Burundi, iyo Ugaandhiis urayaa ay gaalo iyo cadow noo yihiin? Walee maalinkasta soomaali war cusub bay keentaa, meel la inoo raaco, iyo meel aynu ku socono Allah baa og. Mar dhawayd baan homepage-ka Calanka akhriyayey war ay ka soo qoreen Al-shabaab oo qabsaday Gaalo nool nool, markaasaan akhriyey "commentiga" mise dad baaba ka xanaaqsan in gaalo la qabto, waaba lagu faraxsanyahay inuu Burundi iyo balo darani Xamar warwareegaan. Diin ka sokoow xataa wadanimadii meeday? Bal qof kastoo ka yara damqada ama farxad ku dareemi waaya Gaalo soo duushay oo soo xadgudubtay gumaadkooda, dib ha isugu noqdo, walee qof fayow maaha.(Qof muslim ah baan ka hadlaa yaah, gaal kaba cad sheekadiisa kuma jiro). Bal Dooda Al-shabaab ma saxan yihiin iyo in kale ha inoo dambaysee, Gaalada habaara oo caaya, markaas ka bacdi qofkaad ku daraysiin(Al-shabaab baad kolay ku kacsantihiin e) waa idinka iyo Allah. Fadhi ku diriradda soomaalida hadaad aragtid 90% waxaa laga hadli, la caayi, la habaari Al-shabaab iyo mid uun soomaali Muslim iska ah. Laakiin yaraa inaad aragtid Amisom iyo gaal cad oonan la isku haysan qof caayaya, something to think about soo maaha? sorry dheereeryay qoraalka e, bal xal qaata. note: By the way, User cusub baan ahay e bal isoo dhaweeya dee, aaway shaahii iyo gambadhkii? marti sharaf xumidanaa bahdiina Somaliaonline.com?? inta dambe waa kaftan. Salaan qaali ah iga gudooma.
  16. Cawaale;699632 wrote: Just recently, after the H.Islam crises, one of Dahir's sons who was influenced by some hardcore Fadhi-ku- Jihaade decided to do something and go back to Somalia to join his father's caravan. Before he left to Mogadishu he made a phone call to his farther and this is how it went. Son. Aabo waan imaanayaa, Jihaadka ayaan rabaa. Dahir. Aabo waad yartahay, Jihaadna kuguma waajibin. Son. Aabo Hebel ayaa Shahiiday, Internet-ka yaana ka arkay!, anigaana 2 sano ka weyn Hebel. Dahir. Aabo wax baro, waxbarashada yaa jihaad kuugu filan. Shahaado soo qaado, Shahiid waad noqoneysaaye! Son. Laakin Aa... Dahir. Warkayga maqal. Dami taleefanka. Sheekada kore mid u dhow aa ka dhacday Qaahira oo ay reerka Daahir si nabad galyo leh ugu nool yihiin, Dowladda uu la dagaalayo iyo Wasiirkeedii waxbarasha ee ay qarxiyeen saxiixiisa ku heystaan deeq waxbarasho. Run ahaantii, Haddii aysan ahaan lahayn dareenka familka masaakiinta ah, anshaxa guud ee bulshada iyo ilmaha yar ee mustaqbal doonka ah, Xasan Daahir Aweys waa hore yaaa sharaftiisa dhulka la gili lahaa. Muwaadin Soomaaliyeed. lol its easy in la iska caayo qof shakhsi ah, wax kale ma haysaa oo nuxur leh? no offense mate.
  17. oba hiloowlow;698659 wrote: ^^ 2004 ayaa lagu qiyaasay toban kun soomali gaalo ah iney joogeen Somalia iyo kenya kuwa dibedda ku galoobay iska daaye. Soomalida gaalo kama dhamaato, anaga uun baa chock ka helnay, markaynu maqalno "soomaali gaal ah baa jira". Markaa ani i think wayba ka badan yihiin inta la ogyahay. Mida kale "where the muslims are the majority" waxba inooma tarayso hadaynu xuunsho nahay. Muslimiinta intoo badan wax tar ma laha, gaal iyo balo daran bay biyaha ka daba wadaan, Nabad_dadaye fiiri, 5 qof oo ridoobay hadaan kuu soo tiriyo amaad xanaaqdaa? AKhi(walaal, inaadeer, abti) waxba ha ka yaabin in la gaalooboo. Sida waysaduba u leedahay waxyaalo buriya, bay gaalnimaduna u leedahay. Marka waxba ha argagixin.