Al-Miskiin

Nomads
  • Content Count

    295
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Al-Miskiin

  1. The holocaust industry by Norman finkelstein Very short: The book is about how the jews years after years are using the holocaust as an excuse to do what ever they want, especially political and financial gain. They have made the holocaoust as an industry, and the author finkelstein is a jew himself, and is clearly sick of this Hypocrisy . My comments: Very interesting book, that deals with some seriouse issues, like how some people exploits the memory of the Nazi Holocaust, and how we as the masses are fooled by this everyday the whole year. The author writes some interesting books, and this is one of his best.
  2. Masha Allah, aad baan uga masayray dadka qaar siday u yaqaanaan the geography of somalia. I Got a lot of Catching up to do.
  3. Subxan Allah may Allah bless them all, I wonder if somali people have done the same for the last 60 years. Palestine is loved by every muslim in the world, laakiin yaraa dadka wax u taraa walaalaheen Gaza ku nool. Bal Ayagana Insha Allah ducada ha ka ilaawina.
  4. Nabad daydaye, su'aal fiican baad runtii keentay. Anigu shakhsiyan aad baan u jeclaan lahaa hadii xal sadexaad la heli karo, si dhibaato badan looga badbaado. Laakiin uma malaynayo inuu jiro(wallahu tacala aclam). waayo Madaxda maanta muslimiinta xukunta kuligiin waad ka war haysiin, oo waa iska dad la xukumoo reer galbeed iyo shisheeye u taliyaan - Oo aan maxnaba xor ahayn. Mideeda Labaad: Shareeco Islam iyo haba soo qaadin, taas "radical" muslims uun baa daba orda. Ta sadexaad: Shacabka wadamada qaar sidaad sheegtay weeyoo xataa shacaa'irta islaamka baa loo diiday, sida xijabka, aadaanka etc.(kamana hadlayo reer galbeedka, waxaan ka hadlayaa wadama muslimiintu leedahay). Ta afraad: Nimankaan kuraasta ku fadhiyaa ayagu waa wado fusaqo iyo kuwo haday doonaan gaalo ah - Waayo runtii sida Qadafi oo kale meel u ku toobadkeenan Allah baa og, laakiin dhowr sano ka hor Sh. bin baz baa khadka ka saaray. Nimankaasi si yar marnaba isku dhiibayaan, cirku haduu soo dhaco iyo hadii dhulka la muuqsiiyaba, kursigooda ka muhiimsan. Markaa run ahaantii ma arko xal "diplomatic" oo miiska intay soo fadhiistaan wax laga dhaadhiciyo. Waayo hadaynu muslimiin nahay, hal shay uun baynu rabnaa. waa in Shareecada Allah lagu dhaqo wadamadeena, waayo taas bay ku jirtaa liibaanteena aduun iyo aakhiro. Waayo waagii Shareecada lagu dhaqmi jiray, our economic system and everything else was top of the world. Marka anagoo rabna arintaas, nimanka na hor fadhiyaana ay rabaan in wadamadeena looga taliyo qolal ku yaala Washington - Bal maxaa xal ah? I am afraid of dagaal si kastayun u necebnahay asaga uun baa ummadda muslimiinta ah u hadhay. Bal fiiri inta jeer ee "diplomatic" wax lagu dayey, iyo siday u halaysmeen. Ciraq fiiri, Afghnistan fiiri, Falastiin ooba baa'ba'day fiiri, sanadkasta diplomatic talk baa loo fadhiistaa, maalinta ku xigtana xasuuqii uun baa la sii wadaa. Markaa waa sidii nin uu waa yidhi "Colka wadhaf ma lagu dayey"? Marka anigu waxaan odhan lahaa, bal taariikhda aynu dib u fiirino, bal dib u akhrino wadama aduunku intooda badan guumaysi bay ku jiri jireen, sidee bay bal uga baxeen guumaysiga? Ma diplomatic mise si kale. Bal xataa aynu fiirino wadamada gaaladu ay leedahay, ayagu sidee bay uga baxeen? Ogaadana wax aanan loo dhididin meel lagama gaadho. Oo intaynu fitno ka cararayno yaynaan dhamaan - Ama gabigeenaba si toos la inoo qabsan.
  5. Libaax-Sankataabte;738147 wrote: I hear Sabayad for suxuur is pretty good because it kinda keeps you full all day (heavy carbs). I shall pass on that request to lovely wife tonight. I don't mind experimenting new routines. Libaax, I hear the opposite. Sabaayad will make u extra thirsty. Got it from some old somali lady in a store - She looked professionel bro. Take her advice. The sareen advice is the most common in the somali community , always go with the flow. Ragga Bariis iyo dooro(digaaag) ku suxuuranaya ayagaa cirka roob ku og.
  6. I Just wanna remind my fellow nomads, that suxur is quite good. Not only so we dont get hungry during the day, but also because the prophet(salallahu alayhi wasalam) said in a hadith ""Eat Suhur (predawn meal). Surely, there is a blessing in Suhur.'(Bukhari) BTW remember to do a lot of 3ibada, cuz that's the biggest reason and goal for Ramadan, the big shayatins are locked up, and the doors of hell are closed, where the gates of Jannah are wide open. PS. Masha Allah some of you went to Taraawiix last night, I couldn't last night for some reason, May Allah reward u for your effort.
  7. Aaliyah true ukhti But what I meant was, hadii gabar ama wiil uu qofku ka helay arko, inuu mar ama labo jeer la hadloo bal hubsado if this person is interesting in getting to know you. Dee bahasha sida aynu ka dhignay maaha, ee aad arki two people oo isla "socday" "isla sheekaysanayey" labo sano iyo huu haa. Bal maxya all that time isku gurayaan? Qofka hadii mar ama labo jeer afka la isku yara dhuftoo la is fahmo, wiilku waa inuu haduu sheekada rabo inuu sii wado u tagaa ehelka gabadha. Markaa bal waxaad arki labo isla socda dhowr sano, hadhowna kala taga. Wiil kastoo kaloo is dhaha gabadhaas la sheekayso, waxaa daba taagan inay la socotay wiil hore sano. Suuqoo dhan baaba xidhmi dhaqankaas dartiis. Wiil aan aqaano baan ka yaabay arin uu sameeyey. INtuu gabadh inyar la hadlay, markuu ogaaday gabadhu inay guurdoon tahay, oo interesting tahay, wuxuu u tagay ehelkeeda, wuxuuna ku yidhi "gabadhiina inaan la sheeko la bilaabay baan idinla socodsiin, haday calaf noqotana Insha Allah guur"! The dad aad buu ugu farxay inuu wiilku si sharaf leh ula socodsiiyey aabaha inuu wiilka gabadhooda wax ka damcay. Markay xoogaa yar isla sheekaysanayeen wiilkii iyo gabadhii, bay isku raaceen that they weren't made for each other. Markaa si sharaf leh bay ku kala tageen. Aabihiina wuu la socday hawsha, no harm done. Gabadhii she mooved on, ayadoon waxba dhibaato ah la kulmin, "ala aabe iga qari" "yaanan la arkin adoo wiil meel la taagan" iyo all that stuff maysan arkin, cuz the family new inay isla sheekaystaan. Markaa dhinacaas in la badiyaan anigu jeclaan lahaa, inkastoow adagtahay runtii, not all parents are that understanding. Laakiin sidaas baa u fiican - INtuu wiil gabadhooda meelahaas ka dafi lahaa hehe, and BTW guys do lie walee, markay timaado shukaansi iyo hawlahaas waliba, Siiba midka aan rabin inuu aabe iyo hooyo la socdaan hawsha, it's because "baashaal" uun bay ka tahay, and not someone who really is seriouse about getting married. Wiilal badan baa shukaansiga it self iska jecel without no goal - Girls too. Marka bal wiilaloow ragg iska dhigoo gurga albaabka ka soo gala, intaydaan daaqadda u soo dhicin. Gabdhuhuna keep u'r starndard high, wiilku inuu soo yara silco weeye intuusan idinku soo dagdagin. Aahey ka baxay hadaba, Ramadan mubaarak everyone, shukaansigu waa inoo Ramadanka ka bacdi, ama afurka ka bacdi lol.
  8. Gabdhaha miyeysan ku hadhin gabdhihii sharafta lahaa ee dhihi jiray "gurgayga soo mar intaadan aniga i soo aadin"! Ma waxay ka maraysaa, aroos shukaansi u soo doonta wiilaloow? Nin aroos lagu bartay walee, sharaf ma laha, anoo nin ah baanba saas leeyahay. Waayo muxuu ka samaynayaa aroos dumar iyo ragg is dhex boodayaan. Bal dadow ka fakara, it might be funny first, laakiin is it really some one u wanna spend the rest of u'r life with? Imagine talow imisa aroos buu tagaa? Imisa "festivals" buu tagaa? Imisa gabdhood buu sidaadoo kale "ula soo baashaalay"? OO maxay ku dambeeyeen taloow? Gabar dirac jirkeeda loo jeedo boqol nin ka dhex boodaysa? Wiilaloow miyaad rabtiin? Ummadoo dhan baaba jirkeedii sharafta badnaa aragtay e. Talow imisa wiil baa "jidhkeedan quruxda badan, soo arkay"? I'll much rather want gabadh si sharaf leh aan ku bartay, meel darana ku baran e, gurgeeda iyo ehelkeeduna ka war hayaan inaaan sheeko isla galnay, Haday hadhow is fahmi waynana si sharaf leh ku kala tagno, laakiin mid aroos, ama festival lagu bartay, oo ishu markay qabato qurux la googa'aysa, bal quruxda iyo damaca inyar dib u cesha oo, ka fakara ma qof lala noolaan karaa. Waayo barina mid ka qurux badan uun baad arki, oo ka "shidan"! Waa hadii seriouse la yahay, hadii laakiin "shukaansii baashaal" ay iska tahay, ogaada Jahannama baashaal ma leh, shukaansi aroosna haba soo qaadin.
  9. Ala maxaa reer galbeedka lagu raagay.
  10. Ina Lillahi wa ina ileyhi Rajicun, anyone with the slicest Iman, and Somalinimo are dying inside when confronted with whats going on in somalia, those poor kids. Ya Rabb ease they're pain. Allahuma sahil ummurahum. Insha Allah, kuligood shuhadaa weeyey, dambi dhaaf iyo Janno bay u tahay dhibaatadaas ay marayaan. Indeed waxaa laga yaabaa, inay qaarkeen naga nasiib badan yihiin hadii loo eego booskooda Janada. Nabigun(salallahu alayhi wasalam) wuxuu xadiith ku yidhi Janada waxaa ku badan dadka fuqarada ah, therefor nabigu(salallahu alayhi wasalam) ayaguu ka ag dhawaan jiray. Markaa because some of us have bread and water, ha u malaynina inaynu nasiib badanahay, walee waa imtixaan uun. Qofkastow waxaad ummaddaas u tari kartid u tar, Allah ha laga cabsadoo fadhiga ha laga kaco. I'm sure, boqol jeer baa hadalkaas lagu soo celiyey, but dhibaatadu waxaa weeye, dadkii wali way dhamaanayaan, abaartiina maysan joogsan, markaa Ilaa dhibaatadani joogsan waa la wadi, marnaba lagama daalayo. Qofkii muslim iyo soomaali ahow maantay ummadaadii kuu baahantahay, booskaada ummadda yaanan laga soo galin. Bal bil Ramadaana way soo socotaa e ka fakar dadkii masaakiinta ahaa ee soon ku jiray bilihii la soo dhaafay oo dhan, oo waliba gaajo u dhintay. cuntada yareeya bishanoo, lacagaha cuntada faraha ka badatay lagu soo gado, bal masaakiinta u dira. Walaahay noloshiina aduun iyo aakhiraba waxaad dareemi doontaan inuu Allah isku toosiyoo habeeyo. Just try', And u'll see the different. General Duke, waad ku mahadsantahay qiirada aad muujisay, walaahay waa wax laga naxoo qalbiga dhaqaajiya.
  11. loooooooooooooooooooool, funny thread indeed. Somalicentric u didn't finish the story what happend after u Noticed Salid Macsaro on the side of her face? Btw I totally understand u, nothing is better than canjeero, especially when u study in some random tuulo. Kama faa'iidaysan when I had the chance to eat canjeero every morning, markaan ka tagay baan fahmay nicmadaan ku noolaa. Now it's bread and Cereal
  12. Waligay ma fahmayo qof leh, even if somalia becomes the worlds greatest country with peace and everything else, wali gobolkayaga anagaa iska leh,and we dont want to be a part of a greater Somalia, soomaali wayn. War dadku ra'yi xumaa qaar, hadii la leeyahay dhibaato intay jirto ma rabno inaanu ka mid noqono somali wayn waxa la dhaho, maxaa lagu diidayaa xaaa haday nabad timaado. Cadaawo horaa laga fuqi la'yahay baan is leeyahay anigu. Let it go people. Dadka noocaas ah baa the main reason for somalia dhibaatadeeda ah. Waayo xataa hadii nabad la helo, ma rabaan inay dadka isku wada keenaan. Let me be one of the naive people oo wali tamaninaya oo sugaya Somalia as one country, and not sadex qayboo is arki karin.
  13. Wa Alaikum As-salam Gacmo furan ku soo dhawoow walaal. Allah adiga iyo anagaba ha naga dhigo kuwo khayrka is fara - xumaantana iska reeba - kala faa'iidaysta - Allena uu ka raali yahay.
  14. As-salamu Alaikum ukhti, Insha Allah I will make it short. We as Muslims, are ordered to follow the steps of the prophet nothing more, nothing less. And the part that says, read surah Yasin for different "niyyah", isn't something from the prophets life. Surah Yasin can be read anytime, but not as these people make it, in a speciel time, in a speciel day. Waliba ayagoo leh "niyado kala duwan u akhri"! Ileen wuxu waa cibaado e, cibaadadana proof bay u baahantahay. Hadii kale qofkalaa bari ku odhan, suurah al-shams 6 jeer akhri maalinta arbacada ah, hadhawna u niyeyso inaad lacag heshid. Yacni, markay arintu cibaado tahay, iyo Alle caabud, daliil baa loo baahanyahay. Markaa qofka qoray oo leh: On the Holy Night of 15th Shaban, after Maghrib or Isha prayer it is traditional practice to read Surah Yasin three times, and after each time, read a special du`a with the following intentions: 1st reading the niyyat (intention) for should be for Long Life. 2nd reading the niyyat (intention) should be for Protection from Calamities. 3rd Reading the niyyat (intention) should be for not being needy to anyone except Allah Xaguu ka keenay ficilkan? Mida kale, why is it surah yaasin? And not other surahs? It's because they believe waxani inay cibaado gaar ah tahay, mana aha. Everything in the religion specially 3ibada needs proof form the prophet. Celeberating, nabiga(salallahu alayi wasalam) kamaynan soo aroorin inuu dabaaldag, ama dad intuu casuumo habeenkan cunto siiyo. Muslimiintu nabigu(salallahu alayhi wasalam) wuxuu ku yidhi, sadex maalmood kaliyaad ciid leedihiin, oo speciel ah. waa labada ciid, iyo maalinka jimcaha ah. Markaa maalin sadexaad oo gaar ha ma jirtoo la isku yimaado la dabaaldago, Allahna la xuso in a group. waa la ogalyhay haday randomly isaga dhacdo, laakiin arintaan joogtada ah, sanadkii habeenkan gaarka ah baa la diidan yahay. Quraanka Allah markastaa la akhrisan karaa, laakiin in maalmo gaar ah u gaaryeeshid suurado, hadhowna cibaado ka dhigtid(ayadoon daliil loo haynin), sida "surah yaasin habeenka sha'ban" wax jira maaha. Tusaale, maalinta jimcaha ah, suuratu kahf baa la akhriyaa, ayada daliil baa loo hayaa iyo xadiith nabiga(salallahu alayhi wasalam) ka yimid. Laakin habeekan bisha Sha'ban ku jira in Surah yaasiin sadex jeer la akhriyo meelna kamaynan iman, therefor waa bid3a iyo wax diinta lagu soo daray. Wal 3ilmi 3indallah
  15. Alow noo dambi dhaaf, towbadeenana aqbal. Ala maxay quluubteenu qalashay oo engagtay, subxan Allah.
  16. Assalamu Alaikum, jzk khair for sharing this. Ukhti some of the stuff written in the article is false. Tusaale: What should be done in this night? On the Holy Night of 15th Shaban, after Maghrib or Isha prayer it is traditional practice to read Surah Yasin three times, and after each time, read a special du`a with the following intentions: 1st reading the niyyat (intention) for should be for Long Life. 2nd reading the niyyat (intention) should be for Protection from Calamities. 3rd Reading the niyyat (intention) should be for not being needy to anyone except Allah . Wax ku soo arooray maaha axaadiith saxiix ah. Everything about "Laylat al-Nusf min Sha’baan" and celebreting it, is unfortunately from weak and fabricated ahadith. There isn't one sahih hadith about this. The prophet did use to fast a lot in the month of Sha'ban, that part is correct. Wal 3ilmu 3indallah
  17. Assalamu alaikum akhi nuur akhil karim, anigu wax badan SOL ma joogin, qoraaladaada laakiin in badan dib baan ka akhriyey, wax badan ka faa'iiday In kastoon ka yara xumahay inaynan mawduucyada qaar hakad ku yimid, laakiin waxaan u fahmay wakhti yarid iyo mashquul inaad ahayd. Runtii waxaan intaan meeshan joogay kugu bartay qof khayr doon ah, walaalihiisna khayr la jecel, aadna u xiiseeya culumta diinta, xag siyaasad iyo xag kaleba, siiba dhinaca dacwo gudbinta. (Wala Nuzaki Ala'Allahi Ahada.) Akhi waxaan kuu rajaynayaa inuu Allah acmaashaada xassanaad fara badan kaa siiyo, waxaana Allah ka baryayaa inuu acmaashaada kuwooda, ama kiisa ugu fiican uu khaatimadaada ka dhigo. Aakhirana kaa dhigo kuwa uu Janooyinkiisa waawayn ku casuumo. Akhi, waxaan kuu dardaarmayaa siduu nabigu(salallahu alayhi wasalam) u dardaarmay mucaad markuu yemen u dirayey, inaad Allah ka cabsatid meel kastaad joogtid, waxaana sidoo kale kugu boorinayaa, inaad Allah diintiisa u gargaartid si kastood kartid, hadayba ugu yaraato inaad qoraal qortid. waayo qofba Allah waxbuu u fududeeyey, markaa Insha Allah hawshaas marnaba ha ka seexan. Insha Allah xataa waxa ugu yar baa aakhiro badbaadaada noqon kara. Ugu Dambyan waxaan Allah ka baryi inuu adiga iyo inteena kalee reer SOL ka dhigo kuwuu quraankiisa ku yidhi "Ikhwaanan 3ala sururin mutaqaabilin" Jzk khair Wasalamu 3alaykum
  18. ElPunto I agree with you, and thanks for the advice, may Allah bless you.
  19. Allahu akbar, you misunderstood my entire post dear ukhti, I do not disagree with anything of that which you mentioned, nor was my previous post. May Allah forgive, and guide us all.
  20. Assalamu Alaikum ElPunto why dont u'r argument also include people who keep on posting these kind of behavior, and than praising it, and calling everyone else that mentions Islam "backward people, whos trying to keep the sister down"? As for why mention it everytime, it's because, Islam forbids to be silent about fawahish, and impermissible behavior. - Of course with hikmah. Instead of praising the sister, and saying "well done, kudos to you, she is a role model" and making dua for her work. Make instead dua that Allah guides her. Cuz at the end "professional life" dont matter! Nothing matters except u'r deen, and our relashinship with Allah(swt). As somali people say "waxba waxbay ka wayn yihiin", and right now her covering her awrah is bigger than everything else". I'm sure in the day of judgement she would love the dua that Allah guides her and gives her Jannah more than the dua to her work. And I find it strange when some people mentions "why dont u guys say the same, when somali men do the same"! this is only an excuse, and blatant statement! People who are sincere with they're lord wouldn't differ between a man or a woman, a sin is a sin, and a naseeha is a naseeha. We will, as I can speak for my self only, when a somali man do the same, say the same. If there are some people that think somali men can do whatever they want, and at the same time being harsh at somali girls, that's wrong, and hipocrazy . But that's not a reason for others not to speak the haqq. @A.Khadar this is not something "somali people" invented, its from Islam. And if u think that view is"looking negativ at it" akhi it's on you'r on bill. As praising her, many people have already done it in this thread, therefor there is no reason for every singel one doing the same, rather mentioning the Islamic view about awrah is something that is important. I have no doubt that the sister is clever and very much talented regarding her work, I Just wish the best for her in the hereafter, not only in this world. Last but not least lets drop the personal attack on each other, I see people writing that they wouldn't take an advice from certain peope cuz they believe that the person doesn't deserve to speak about Islam, this is a wrong way of thinking. A muslim takes an advice even from a non muslim, if it's a sound advice. If John that is christian tells you not to drink alcohol cuz Islam says so, would we replay "yh u the guy that believe Jesus is the son of God, run a way u freak"! May Allah guide the sister to the rigth path, and may he help her defeat the shaydan, and may Allah unite us All under the shade of His throne on the day which one will find no shade except under His throne.
  21. he was an Arab born in Zaylac Where do you get this conclusion from? He was born in Zaylac true, but that he was an arab?
  22. Without no doubt, Soomaaliya sidii Andalus bay ku socotaa, or even worse. Andalus iyo soomaaliya la ismaba barbardhigi karo runtii. Waayo Andalus waxay ahayd meelaha muslimiintu aad ugu faanaan, sidoo kale cilmi diin iyo mid maadi ahba loo tagi jiray. Cilmiga diinta hadaynu is dhahno tiriya culimadii waagaas noolayd caawoo dhan baynu tirin karnaa. Maadigana sidoo kale. Khilafa Islaami ah oo aad u wayna way ka samaysnayd. Markaa Andalus qiimaha ay dunida u lahayd iyo ta soomaaliya u leedahay maba isku dhawa. Laakiin Ayadoo sidaas ah, oo muslimiinta qiime sidaas u wayn ugu fadhiya, culimadii aduunka ugu waawaynaydna xag maadi iyo diinba ay Andalus ka yimaadeen, bal arka siday ku dambaysay. Waxaa cibro noogu filan, Andalus oo sidaas u waynayd, oo qiime saas wayn ugu fadhiday caalamka muslimiinta iyo reer yuruba hadii sidaas loo burburiyey, oo maanta aamba la aqoon, soomaaliya talow yaa Garantii siiyey inay sii jiri doonto for ever? The only way ay soomaaliya ku sii jiri karto waa ayadoo Andalus casharkii ka dhacay wax laga bartoo, la is daba qabto intay goori goor tahay. Dee waa hadii aynu wax fahmayno, laakiin hadii aynu "Maamul goboleed iyo Madaxwayne bay doorteen" ku jirno, jidkii Andalus uun baynu ku soconaa. Waayo Andalus waxaa lagu burburiyey maxay ahayd? Divide and conquer uun bay ahayd. Khilafah jirtoo wayn baa, mid kastaa magaalo yar intuu qabsaday oo boqortooyo ka dhistay Gaalana soo kaxaystaa si uu magaalada ku xigta khadka uga saaro. Ilaa markii dambe Andalus ay ka jirtay intaas oo boqoro, oo aanba la tiri karin. Midkastana gaaladu waxaa ku odhan jirtay uun waxa maanta soomaalida maanta lagu sasabo "Idinkaanu idinla jirnaa, kuwaan kale gumaada, magaaladana qabsada"! Aahey, walee Soomalida Andalus tusaale ka fiican looma heli karo. Waana waxa Sh,. Mustafe muxaadaradan ku kaliftay inuu qabto, bal dadku inay is daba qabtaan. Laakiin ma soomaali indho iyo dhago qofilin, oo indhihiisa qabiilkiisa/gobolkiisa kaliya arkaan. Dhagihiisuna Sheekha/Ugaaska/Garaadka/Caaqilka/Boqofka/Beeldaajiyaha/Suldaanka reerkiisa kaliya maqlaan, oo calooshiis/kaligiis u fakaraa cibro qaata. Alle ha naga dhigo kuwuu quraankiisa ku yidhi: لَقَدكَانَ فِي قَصَصِهِم عِبْرَة ٌ لِأولِي الأَلبَابِ There was certainly in their stories a lesson for those of understanding.
  23. Lol all that just to watch this, naah I'm gonna wait for the youtube video , maybe u could uploade it on youtube huh, that's sound easier than the zombie computer.