Al-Miskiin

Nomads
  • Content Count

    295
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Al-Miskiin

  1. https://www.youtube.com/watch?v=uBElrxi4nrA
  2. The first video waxaa ku qoran "its privat" waa sidee? Jacphers video, loool truly funny, ala beerka. I've always said it, somali comedy looma gali karo.
  3. Last week These three brothers died while they where defending a mosque, and thier property. May Allah grant them Jannah, they indeed died for a great cause, and are Insha Allah shuhada. Here is the father of one of the boys speaking about the situation, so calm and full of iman. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=JJv92ZXVQjs" frameborder="0" allowfullscreen> Here is another one: " frameborder="0" allowfullscreen> "Brothers, there is no march," he said. "We don't want a march. Why, what's the march for? Where in the name of Islam (is there a call to march for the dead)? I'm not going nowhere. If you guys want to walk, go hiking. Don't do it in the name of our sons, no." the whole news: http://www.channel4.com/news/dont-march-for-my-son-urges-father-of-hit-and-run-victim May Allah ease his pain. Even in such difficult situation as losing one's beloved son, he is worried about the proper Islamic Manner of behaving in these a situation. Truly a great man. Most people would cry thier eyes out. A channel4 reporter writes: have covered many awful stories in my time as a reporter and have often been moved when interviewing victims or their relatives. But I have never heard anybody speak as Tariq Jahan did in the early hours of this morning. read the full article here: http://www.channel4.com/news/dont-march-for-my-son-urges-father-of-hit-and-run-victim
  4. Abdirashid Muhyidiin waaba caan, wuxuu sanado ka hor ka qayb galay tartan lagu qabtay carbaha wadanka Emiraadka, waxay ahayd 2007. Laakiin muusan rayn tartanka. Waakan nasheedkuu ku soo caan baxay tartarnka: Yarku waaba more Carab than somali lol.
  5. Dabrow;740953 wrote: Du kan gärna ta upp det i den här diskussionen, eller om du startar en ny tråd så kommer jag skriva i den. Amisoms roll i Somalia behöver utredas Ok bror, det vil jeg gøre imorgen, lige nu er jeg for træt heh. Og ja uden tvivl ska' motivet til AMISOM's hjælp undersøges. Kun en tåbe vil tro at man i politik hjælper nogen uden at få noget tilbage. I politik gælder det om altid at få noget tilgengæld for den hjælp man yder.
  6. Boondheere Linkiga aad soo dhigtay waxaa ku qoran sidaan sheegay: Death He died at the age of 54 on the 30th of Rajab in 204 AH (820 AD). He was buried in al-Fustat, Egypt. Markaa bal adigu waxaad aragtay dhinaca midig waxaa ku qoran: Born 767 CE/135 AH Died 820 CE/188 AH (aged 52-53) Waa akhbaar qalad ah! 820 hadii hijri loo badalo waxay noqonaysaa 204! Marka ma noqonayso 188Ah sida meesha ku qoran. Waa xisaab qalad ah! Sidoo kale hadii 767 loo badalo hijri waxay noqonaysaa: 150, mana noqonayso 135 AH. Marka way iska cadahay akhbaarta ay meesha ku qoreen artikel-ka way ku saxeen, laakiin dhinaca midigta way ku qaldameen. Waayo xisaab ahaan waaba qalad. dad caadi ah baana qora wikipedia, adaaba hadeer gali karoo sixi kara hadaad rabtid, meesha "Edit" taaboo eeg. Hadaad rabtid homepage-kan isticmaal si aad u aragtid hijriga: http://www.assiddiq.org/hijra_date_converter.asp Adigu markaa ku qor bal 820 sanadkay tahay xaga hijriga, iyo 767 waxay tahay sanadka hijriga. Mida labaad suaashu waa whos who ayaa is influence gareyey?? doodeenu ma waxay ahayd "yaa influence gareeyey who", mise waxay ahayd "ismaba yaqaanan, ismaynan arag, waxba iskam qaataan"! Halkana waxaa ku cad inuu Imam shafici INfluence gareeyey Imam Ahmed, waayo arday buuba u ahaa, oo fiqiga ka barta. Waana intaan maantoo dhan lahaa. Daliiladii hore aan kuu keenayna waad diiday. Bal hadaad marba wikipedia u aragtid daliil, halkan fiiri: http://en.wikipedia.org/wiki/Ahmad_ibn_Hanbal waxaa ku qoran: His travels lasted several years. Upon returning home, he studied under Imam Shafi on Islamic law.[11][12] This and the fact that he was a scholar of hadith, were responsible for his deep devotion to the textual views on Islam, and his opposition to innovation of any kind.[13] Imam Shafi, who was a scholarly giant in his own right, stated: "I left Baghdad, and I did not leave behind me a man better, having more knowledge, or greater fiqh (understanding), nor having greater taqwa (piety) than Ahmad Ibn Hanbal."[10] Akhi bes hadaba dee.
  7. Insha Allah, ja bror ved det godt, men de er desværre en minoritet. Og de er der heller ikke fordi de er muslimer, men mere fordi de blev sendt derhen til en opgave. Men ja, lad os håbe det bedste for vores nation.
  8. Ja det tænkte jeg nok! nårh så i er en del herinde kan jeg se. Iindtil videre tre, Zack, Dabrow og dig. Men tilbage til emnet. Hvis tingene kommer til at gå som du skriver, ville det være en drøm og et stort succes for Somalia og dets folk. Men jeg tror desværre ikke det kommer til at gå sådan, her tænker jeg især på AMISOM og deres optræden i Somalia. Jeg er og vil altid være mistroisk i forhold til deres agenda i Somalia, men det er en helt anden diskussion, som vi må gemme til en mere passende tid. Men jeg håber og tror på det bedste bi'ithnillah. Ps. hvis du ikke kan læse sproget, så sæt det ind på google/translate lol!, selvom i svenskere burde ku læse det
  9. Haha nice tråd! Er det norsk, eller svensk? Kan aldrig huske forskellen på de to
  10. http://en.wikipedia.org/wiki/Al-Shafi%E2%80%98i Boondheere, it says in your own link: Death He died at the age of 54 on the 30th of Rajab in 204 AH (820 AD). He was buried in al-Fustat, Egypt. Bal akhri mar labaad, linkiga aad adigu meesha soo dhigtay! And even look at the wiki link u posted, dhinaca midigta, meeshay ay ku qorantahay dadka uu saamaynta ku lahaa Imam shafi3i: Imam Ahmed!
  11. Boondheere waxaad i soo xasuusisay maahmaah caan ah! Man Dakhala Fii Qhayri Fannihi Ataa Bil Cajaaib - Ruuxii Fanigiisa Fanni aan aheyn galaa Cajaaib buu la yimaadaa! Imaam shaafici wxuu dhashey 135 Hijra ma uusan dhalay 150 hijra mana uusan geeriyoon sida aad ku andacootay ee ah 204 h ee imaam shaafici wuxuu geeriyooday 188 hijra Daliil? waa kan culimadda Ashaaciradda aad u nisba sheeganaysid waxay ku qoreen homepagekooda caanka: Date-ka uu dhintay fiiri! http://qa.sunnipath.com/issue_view.asp?ID=1582 first waxaa tiri caliphates dhaxaltooyo ma aheyn waa BEEN ABUUR CAD.- waan kuu cadeeyey inay arintaa sidaa aheyn. waadna qiratay inay xukun dhaxaltooyo aheeyd marka laga reebo less then 5% of caliphates time BEEN waxaad kaloo qiratay in madaxdaada la doorto ay tahay wax fiican, haba ahaatee ninka aad dooraneysid NIN MADOOW. taana waad qiratay waa elections doorasho. taasoo ah saldhiga dimuqraadiyada. Been, hadalka aad sidaas u dhigtay "waa qiratay" waa been cad, meel aan ku diiday ma jirto in muslimiintu doortaan amiirkooda. Soo qor meesha aan ku diiday in muslimiintu amiir dooran karaan? of course aniga as ahlusunnah waljamaaca waa adag tahay inaan non somali madhab from saudi arabia wax aan ka badneeyn last 30 years qof wax ay ku soo shubteen inaan isku si wax u aragno. waa habeenkii xalay tagay. Ahlu Sunnah wal jamaca ma tihid! Laguma noqdo sheegashee, camal iyo fahan diin baa lagu noqdaa. Adna waxaad la soo tagantahay inaad xataa been ka sheegtid wakhtigii Imam shaafici dhashay! Waligiisna Imam Ahmed ismaynan arkin baad leedahay! Xataa gaalada Wikipedia samaysay baa og inuu Imam Shafici dhashay 150 dhintayna 204! Imam Ahmedna ay aad isugu dhawaayeen.
  12. kkk, xaaji qosol baad iga keentay walee, "Collects baseball cards" hahah, what a mental picture.
  13. In doorasho la galiyo wuxuu Allah nagu adoonsaday adigu ma aragtid dhibaatada ku jirta miyaa akhi? Muslimiintu waxay kaga duwan yihiin gaalada, diinta Allah "dood iyo vote" ma galiyaan! Ka waran nabiga(salallahu alayhi wasalam) haduu Saxaabadiisa waydiin lahaa ma isku dhaqnaa shareecadda mise waynu iska daynaa? Shareecadda Allah in la isku dhaqo waa khasab waajib ah, ma aha shay "vote la galiyo", that means "no or yes" baa ka soo bixi karta. Qofka diida Shareecada Allah, oo dhaha "war waxa naga leexi" waa gaal uun! Markaa maaha dadka in la kala doorsiiyo "Islam iyo Gaalnimo"!
  14. imaam shaafici saaxiib lama aheeyn ahmed hanbali waayo waxaa u dhaxeeya da' ahaan ilaa 35 sanadood. waxaa weeynaa imaam shaafici AUN. Waa been cad hadalkani, Allah ha kuu dambi dhaafo. Inay da' ahaan wax u dhaxeeyeen kuguma haysto. Laakiin inaynan saaxiibo ahayn waa been cad, macalin iyo arday bay ahaayeen. Qof cilmiga dhex galay oo aanan ogayn ma jiro. Laakiin adigu hawadaadaad ka hadashay. Imam Shafici wuu dhashay: 150 dhintayna 204 Imam Ahmed: 164 dhintayna 241 marka ma intaas baa 35 sano ah? Imam Shafici sidaan horay u soo sheegay, Imam Ahmed macalin buu u ahaa, marna arday. Wakhtiyadii ugu horaysay Imam Ahmed Imam shafici fiqiga buu ka dhagaysan jiray, hadhowna markuu cilmul xadiithka sii dhex galay Imam Ahmed buu fanigaas uga dambayn jiray. Axaadiith daciif ah inay jiraan cid diidaysaa ma jirto! Laakiin adigu af cad waxaad ku tidhi "axaadiith waxaan ahayn inta ku jirta Bukhari, Muslim, iyo Abi daud waa wada daciif"! Hadal been ah oo kale weeye. Boqol xadiith oo kaloo, Tirmithi, Ibn Majah, Musnad Imam Ahmed, Al-Nasa'i ku jiraa saxiix ah. Kumana lihi waxa kutubtaas ku jiroo dhan waa saxiix. Anigu Madhabkaygu maaha Hanabila, waa been aad iska soo tuurtay. Aniga Afarta madaahibba way ii siman yihiin, culimo aan la gaari karin bay ahaayeen, diintana wax badan u soo qabtay. Masaa'il yaryar uun bay fiqigoodu isku hayaan, laakiin asaladoo dhan way isku raacsan yihiin. Sidaas weeyana rayiga ehlul cilmiga, Ilaa masar ilaa aduunka geeskiisa kale. Ninka leh Imam Ahmed shaaficiyadu waxba kama qaadato asagaa daliil laga rabaa meeshuu ka keenay. Sidoo kale markaad leedahay saaxiibo maysan ahayn, waa been cad. Hadal badani haan ma buuxsho, ilaa intaad daliil cad keenaysid doodaydu halkan bay ku xidhan tahay. Waxba igama galin inaad labo sano soo dhigatay Azhar, waad ku khasaartay labadaas sano haday marba kaa taagan tahay Imam Ahmed waa wahaabiyo, ayagana uma dhawaano. Jaamacadda Azhar runtii waad ceebaysay, Jaamacadu sidaas maaha, way ka fiicantahay waxaad ka sheegtay.
  15. The zack jzk khair akhi, I'll remember that next time.
  16. Ka daroo dibi dhal! Meeshan waxaad ku tustay inaadan culuumta diinta waxba ka aqoon, walibana aad ku sii dhaga adkaysanaysid. Hadeerna ma waxaad leedahay that Imam Ahmed wasn't Imam Bukharis teacher? Bal ku noqo the teachers of Imam Bukhari. akhi adoo raali ah waxaad ka hadlaysaa waxyaalo aadan cilmi u lahayn. And say'n that becouse we are Shaficiyah we dont take ahadith from Imam Ahmed or the other Madaahib waa been qayaxan. Adigu uun baa waxaas qaba. Mida kale madaahibtu waxay ka hadashaa fiqi, xadiithkan aan soo wariyeyna wax uu fiqi ku leeyahay ma jirto. Mida kale, xagaad ka soo akhrisay in aysan axaadiith ka qaadan Imam Ahmed? What about Malikiyah, and Hanafiyah? ayagana waxba kama qaadatid miyaa? And also, Imam Shaifici rahimahullah wuxuuba caan ku ahaa inuu ku dhaho Imam Ahmed "Cilmiga xadiithka adaa igaga cilmi badan, markaa hadaad xadiith saxiix ah heshid ii soo sheeg, meeshuu doono ha ka yimaado, kufah, basrah, ama syria" ka fiiri kitaabka adab Al shafici. Labada Imaam aaad leedhaya iskama qaataan cilmi saaxiibo dhab ah bay ahaayeen. sidoo kale, Bukhari, Muslim iyo abi daud kuligood Imam Ahmed axadiith bay ka soo wariyeen. Muslim wuxuu ka soo wariyey 22 xadiith, Abi daud'na 254 xadiith. Kuligood ka fiiri kutubtooda. Markaa been ka wayn SOL laguma qorin ilaa maanta. Imam ahmed wuxuu qoray kitaab aad u caan ah, oo culimadoo dhani isticmaasho oo la dhaho Musnad Imam Ahmed. Ilaa hadeer u'r lies and claims wax daliil ah maadan u keenin. Bal hal daliil ii keen. Waxaad tidhi Azhar waxay dhaheen xadiithkaan keenay waa daciif Waxaad tidhi Imam Ahmed Shaficiyadu waxba kama qaadato, Waxaad tidhi wax kastoon ku qornayn Bukhari, Muslim, iyo Abi daud waa wada daciif. Ugu dambayn xadiithkii aan kor ku soo qoray, waxaad isla sidiisa ka heli kartaa Abu Dawud (2/264)! Haye marka ma la noqon beentaadii ahayd waa forgery? and will you make tawbah of slandering Imam Ahmed bin hanbal? And lying about the scholars of Azhar? Walaalkay qaaliga ahow you have made a great mistake, Allah dartii uga laabo, khasab maaha inaad meeshan ku soo qortid, adigu kaligaa toobad keen.
  17. Boondheere akhi, waxaa kaa dhaadhacsan waxyaabo aad u khaldan runtii. Meel an ka bilaabo maba garanayo. democracy aad baad qalad uga fahantay. Waxaad u malaynaysaa kaliya "doorasho qofka madaxwayne noqonaya" uun! Basically democrazy means inay banii aadamku xukumaan waxkastay isku raacaan. Tusaale haday isku raacan like in some of the countries in the west that "gay marriage is ok" waa siday dadku isku raaceen, sharci baana laga dhigi. Diinteenu ma ogala in "vote" la galiyo waxyaabaha diinta aasaas u ah, sida caqiidad dadka, shareecada etc. Laakiin hadii doorasho laga dhigo "red and blue light" waxaas waa something minor, and not important. Laakiin waxkastoo diinta ka hadlaya, doorasho lama galin karo. Qawaacidda diinta baad ku tumanaysaa sxb. Reer galbeedkan aad la dhacsantahay yaysan ku indha tirin. Bal wax iskula hadh. Su'aal: Ka waran hadii wadan Islamic ahi, "vote" la galiyo "in shareecada la isku xukumo iyo in kale"?? Ka waran ra'yigaas? ma ra'yi fiican baa? Bal iiga jawaab su'aashaas. mida kale, Democrazy rules kaliya maaha "trafic law" waa gabigeeduba maamul nooleed, iyo hab lagu maamulo wadan dhan. Wax badan baadan fahmin sxb. secondly, I will not even mention what u said about Imam Ahmed and Tabarani. Did u know that Imam ahmed was the teacher of Imam Bukhari? You obviously dont know what the science of hadith is, say'n that the hadith I quoted is forgery, subhan Allah. Ka toobad keen hadalkaas, cuz it's one of the most famouse ahadith from the prophet(salallahu alayhi wasalam). ask your shuyukh if you dont believe me. I my self have been to Azhar and its a lie what u just said, never have I heard anyone of the shuyukh saying that the hadith is forgery, acudubillah. Just becomes it doesn't fit u'r debate inaad ku gaftid maaha xadiithka nabiga(salallahu alayhi wasalam)
  18. Boondheere dhowr wax aynu kala saarno horta. 1: Shaki kuma jiro qofkastoo Amiirnimada muslimiinta ka dhiga "dhaxaltooyo" wuu qaldamay, waayo taas nabigeenii(salallahu alayhi wasalam) kamaynan soo gaadhin 2: Boqortooyadii ummayadda iyo Cabaasiyiintii, iyo cuthmaaniyiintii kuligood qalado badan way lahaayeen. Laakiin waxyaabo badan oo sax ah way lahaayeen. Diintana aad bay ugu soo shaqeeyeen. Boqolkiiba boqolna waxay ka fiicnaayeen waxa maanta dunida jira. Waana ayagoo khalado lahaa. 3: Waxan aad leedahay Islamic democrazy wax jira maaha, that's only u, anigu kuguma raacsani. Diinta Islamku uma baahno anything att all, democrazy lagam keenin arinta ah in la doorto qofka wadanka xukumaya. Waxaas yaa kuugu sheekeeyey? Muslimiintii nabiga(salallahu alayhi wasalam) wakhtigiisii noolaa ma democrazy wax la dhaho bay yaqaanaan? Ayadoo saas ah ayagaa doortay dadkii xukumi lahaa. Markaa ha u malayn in la doorto qofka amiirka kaliya inay ku xidhantahay democrazy. 4: Muslimiintu inay doorato qofka madaxwayne u noqonaya qof kugu haystaa ma jiro, waayo adigu ma waxaad sawiranaysay in uu qofka na xukumayaa cirka ka soo dhacayo? The only people oo uu Allah doorto si toos ah waa nabiyadiisa. Laakiin ayadoo sidaas ah, waxaa la inaga rabaa inaynu doorana qof diin iyo aqoon leh. Ee aysan bahasha 4.5 sida soomaalida lagu qaybinin. 5: Nabiga(salallahu alayhi wasalam) baa sheegay mar hore siday arimaha muslimiintu noqon doonaan, tusaale sidii xadiithkii caanka ahaa: "The prophet-hood will last as long as Allah is willing, then he will lift it. Then, a rightly guided Khilafah will be according to the prophet’s way and will last as long as Allah is willing, then Allah will lift it. Then, there will be a hereditary power that will last as long as Allah is willing, then Allah will lift it. Then, there will be dictatorships that will last as long as Allah is willing, then Allah will lift it. Then, there will be a Khilafah according to the prophet’s way. The prophet, then fell silent." Imam Ahmed, iyo Tabarani Markaa in "dictatorship" iyo "hereditary"(dhaxaltooyo) isku badali doonto hawshu sida maanta nabigaa mar hore noo sheegay akhi. culimadda wahaabiyada aad ku sheegtidna iskuma haystaan. IN ay khulafadii ka dambeeyey afartii ugu horaysay qalado badan galeena kutubtooda bay ka buuxdaa, wax la is waydiiyo maba aha. Tusaale arinta ah in dhaxaltooyo laga dhigay, culimadii wakkhtigaas noolayd, iyo kuwii ka dambeeyey bal adigu ka keen mid faaniyey? Waxaas waa cilmi yarid akhi. Tusaale waxaa laga hadlaa mucaawiya wiilkii Yazid, iyo dhibaataduu waday. Xajaj bin yusuf iyo dhibaatadiisii, ilaa uu culimadii waawaynayd qaar dilay. Markaa inay qalado galeen shaki kuma jiro. Ayadoo saas ah, walee maanta waxa jira boqol jeer bay ka fiicnaayeen. Adigu markaa iskaga hadh "Islamic democracy baan rabaa" Ugu dambayn maadan fahmin waxay democracy tahay sxb. Maaha kaliya "the freedom to choose who you want to be the leader"!
  19. Boondheere akhi, hadana meel kalaad isku gashay, Anigu ma odhan caliphate maysan ahayn Othmaniyiinta iyo Ummayyad! Ee waxaan ku idhi, asalku wuxuu ahaa siday u wadeen hawsha Khulafadii ka horaysay, abu bakr(ra) cumar(ra), Cuthman wa cali. Wixii ka dambeeyey khalad ay galeen bay ahayd in bahasha laga dhigo dhaxaltooyo. Islaamku maaha sida boqortooyada wadamada gaalo ee reerkooda bahasha ku wareejiya. Islaamku waxaa weeye in khalif loo doorto ninka ummadda ugu diin fiican, uguna aqoon fiican, haduu doono ha ahaado Afrikaan madow. Marka Islaamku waa sidaas, markaa hadaad aragtay sucuudiga oo ka dhigay bahashii shay ay ayagu iska leeyihiin, waa arin ay ku khaldan yihiin, waxaasina diin maaha. Adigu kala saar asalka diinta iyo Qaladaadka banii aadamka.
  20. Boondheere so what? Does that mean, that's what Islam teaches us? The way to choose a khalif is the way the khulafa'u rashidin did. And not the way these fake khilafahs do it today. They the four(khulafa'u rashidin" are the source, and not the later ones. So by say'n that the muslim Caliphate is build upon dhaxaltooyo is a blatant lie. You need to understand that people and Islam aren't the same. Islam is pure.
  21. U guys cannot have an intellectual debate with Boondheere. You will see that sooner or later. You will see him talk about soo many things that doesn't have to do with anything. Bal hadeer look how many mawduuc uu meesha soo bandhigay! The topic was about "Gaal waa gaal" And he has so far comed up with: Democrazy Wahaabiyo Al-shabaab more wahaabiyo Man made laws( A.K.A Trafic law) Wuxuu kaloo in severel occasions been ka sheegay diinta Allah, as say'n that the muslim caliphate is bulild upon "Dhaxaltooyo"! And that's a lie and a bold statement. Intuu arkay Saudi Arabia iyo dhowr wadanoon diinta Allah sidii la rabay u raacin buu leeyahay "that's Islam"! Markaasna uu ku soo xidhay "Democrazy is better"! Iska qiro sxb, u'r problem is not wahaabiyo, and their likes, iska dheh Gaaladaan iyo dimuqaradiyadooda baan la dhacsanahay.
  22. Meeshan waxaan ka qabanayaa inaan walaalkay waaniyo.
  23. Boondheere, sxb adi wax kastoo lagula soo hadal qaado mawduucyo aanan laga hadlayn baad gashaa. Aad bay u adagtahay in wax la isla meel dhigo, bal hada waxaad nala gashay fiiri "wahaabiyo, Al-shabaab - soomaali ha la dhiso - Wadankaada horta ka fakar"! Nin iska xanaaqsan baad tahay akhi, bal nacaybkaada wahaabiyada meel yara dhig, oo mawduuca si saani ah uu dhex gal, ka jawaabna su'aalaha aan kor kugu waydiiyey. Tafadal.
  24. Boondheere, I think waxyaalad isku qaldi akhi. First u said: xaqiiqdii a person have to know the different between love and respect. I Agree and u choose to respect as u said: i respect and suddenly appreciate the life and equality under law which somali refugees who found shelter in western countres. but than u refuted your own statement by saying: our religion islam is about forgiving and loving eachother The statement is correct, but we are talking about gaalo, respecting them no problem! but are u say'n that we should love them too? And than u Said something strange: there are plenty of quran verses which command you to love and respect your neighbours and your community no matter which religion they belong . I would like to see the verse that said love gaalo! I understand that everyone should be respected, but u said yourself love and respect aint the same. Marka do u love Gaalo, or do u respect them? By the way bro, u have the wrong impression of what Munafiqnimo means. The same gaalo u are loving so much are the same ones that are raping and killing fellow muslim brethren many places in the world. Countries like UK, USA and Denmark. Unless u are being selfish, and only caring about u'r own well being. You'r logic is; becouse they have done some good for you, u should love and obey them, and not critesize them and their behavior.