Al-Miskiin

Nomads
  • Content Count

    295
  • Joined

  • Last visited

  1. https://www.youtube.com/watch?v=uBElrxi4nrA
  2. The first video waxaa ku qoran "its privat" waa sidee? Jacphers video, loool truly funny, ala beerka. I've always said it, somali comedy looma gali karo.
  3. Last week These three brothers died while they where defending a mosque, and thier property. May Allah grant them Jannah, they indeed died for a great cause, and are Insha Allah shuhada. Here is the father of one of the boys speaking about the situation, so calm and full of iman. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=JJv92ZXVQjs" frameborder="0" allowfullscreen> Here is another one: " frameborder="0" allowfullscreen> "Brothers, there is no march," he said. "We don't want a march. Why, what's the march for? Where in the name of Islam (is there a call to march for the dead)? I'm not going nowhere. If you guys want to walk, go hiking. Don't do it in the name of our sons, no." the whole news: http://www.channel4.com/news/dont-march-for-my-son-urges-father-of-hit-and-run-victim May Allah ease his pain. Even in such difficult situation as losing one's beloved son, he is worried about the proper Islamic Manner of behaving in these a situation. Truly a great man. Most people would cry thier eyes out. A channel4 reporter writes: have covered many awful stories in my time as a reporter and have often been moved when interviewing victims or their relatives. But I have never heard anybody speak as Tariq Jahan did in the early hours of this morning. read the full article here: http://www.channel4.com/news/dont-march-for-my-son-urges-father-of-hit-and-run-victim
  4. Abdirashid Muhyidiin waaba caan, wuxuu sanado ka hor ka qayb galay tartan lagu qabtay carbaha wadanka Emiraadka, waxay ahayd 2007. Laakiin muusan rayn tartanka. Waakan nasheedkuu ku soo caan baxay tartarnka: Yarku waaba more Carab than somali lol.
  5. Dabrow;740953 wrote: Du kan gärna ta upp det i den här diskussionen, eller om du startar en ny tråd så kommer jag skriva i den. Amisoms roll i Somalia behöver utredas Ok bror, det vil jeg gøre imorgen, lige nu er jeg for træt heh. Og ja uden tvivl ska' motivet til AMISOM's hjælp undersøges. Kun en tåbe vil tro at man i politik hjælper nogen uden at få noget tilbage. I politik gælder det om altid at få noget tilgengæld for den hjælp man yder.
  6. Boondheere Linkiga aad soo dhigtay waxaa ku qoran sidaan sheegay: Death He died at the age of 54 on the 30th of Rajab in 204 AH (820 AD). He was buried in al-Fustat, Egypt. Markaa bal adigu waxaad aragtay dhinaca midig waxaa ku qoran: Born 767 CE/135 AH Died 820 CE/188 AH (aged 52-53) Waa akhbaar qalad ah! 820 hadii hijri loo badalo waxay noqonaysaa 204! Marka ma noqonayso 188Ah sida meesha ku qoran. Waa xisaab qalad ah! Sidoo kale hadii 767 loo badalo hijri waxay noqonaysaa: 150, mana noqonayso 135 AH. Marka way iska cadahay akhbaarta ay meesha ku qoreen artikel-ka way ku saxeen, laakiin dhinaca midigta way ku qaldameen. Waayo xisaab ahaan waaba qalad. dad caadi ah baana qora wikipedia, adaaba hadeer gali karoo sixi kara hadaad rabtid, meesha "Edit" taaboo eeg. Hadaad rabtid homepage-kan isticmaal si aad u aragtid hijriga: http://www.assiddiq.org/hijra_date_converter.asp Adigu markaa ku qor bal 820 sanadkay tahay xaga hijriga, iyo 767 waxay tahay sanadka hijriga. Mida labaad suaashu waa whos who ayaa is influence gareyey?? doodeenu ma waxay ahayd "yaa influence gareeyey who", mise waxay ahayd "ismaba yaqaanan, ismaynan arag, waxba iskam qaataan"! Halkana waxaa ku cad inuu Imam shafici INfluence gareeyey Imam Ahmed, waayo arday buuba u ahaa, oo fiqiga ka barta. Waana intaan maantoo dhan lahaa. Daliiladii hore aan kuu keenayna waad diiday. Bal hadaad marba wikipedia u aragtid daliil, halkan fiiri: http://en.wikipedia.org/wiki/Ahmad_ibn_Hanbal waxaa ku qoran: His travels lasted several years. Upon returning home, he studied under Imam Shafi on Islamic law.[11][12] This and the fact that he was a scholar of hadith, were responsible for his deep devotion to the textual views on Islam, and his opposition to innovation of any kind.[13] Imam Shafi, who was a scholarly giant in his own right, stated: "I left Baghdad, and I did not leave behind me a man better, having more knowledge, or greater fiqh (understanding), nor having greater taqwa (piety) than Ahmad Ibn Hanbal."[10] Akhi bes hadaba dee.
  7. Insha Allah, ja bror ved det godt, men de er desværre en minoritet. Og de er der heller ikke fordi de er muslimer, men mere fordi de blev sendt derhen til en opgave. Men ja, lad os håbe det bedste for vores nation.
  8. Ja det tænkte jeg nok! nårh så i er en del herinde kan jeg se. Iindtil videre tre, Zack, Dabrow og dig. Men tilbage til emnet. Hvis tingene kommer til at gå som du skriver, ville det være en drøm og et stort succes for Somalia og dets folk. Men jeg tror desværre ikke det kommer til at gå sådan, her tænker jeg især på AMISOM og deres optræden i Somalia. Jeg er og vil altid være mistroisk i forhold til deres agenda i Somalia, men det er en helt anden diskussion, som vi må gemme til en mere passende tid. Men jeg håber og tror på det bedste bi'ithnillah. Ps. hvis du ikke kan læse sproget, så sæt det ind på google/translate lol!, selvom i svenskere burde ku læse det
  9. Haha nice tråd! Er det norsk, eller svensk? Kan aldrig huske forskellen på de to
  10. http://en.wikipedia.org/wiki/Al-Shafi%E2%80%98i Boondheere, it says in your own link: Death He died at the age of 54 on the 30th of Rajab in 204 AH (820 AD). He was buried in al-Fustat, Egypt. Bal akhri mar labaad, linkiga aad adigu meesha soo dhigtay! And even look at the wiki link u posted, dhinaca midigta, meeshay ay ku qorantahay dadka uu saamaynta ku lahaa Imam shafi3i: Imam Ahmed!
  11. Boondheere waxaad i soo xasuusisay maahmaah caan ah! Man Dakhala Fii Qhayri Fannihi Ataa Bil Cajaaib - Ruuxii Fanigiisa Fanni aan aheyn galaa Cajaaib buu la yimaadaa! Imaam shaafici wxuu dhashey 135 Hijra ma uusan dhalay 150 hijra mana uusan geeriyoon sida aad ku andacootay ee ah 204 h ee imaam shaafici wuxuu geeriyooday 188 hijra Daliil? waa kan culimadda Ashaaciradda aad u nisba sheeganaysid waxay ku qoreen homepagekooda caanka: Date-ka uu dhintay fiiri! http://qa.sunnipath.com/issue_view.asp?ID=1582 first waxaa tiri caliphates dhaxaltooyo ma aheyn waa BEEN ABUUR CAD.- waan kuu cadeeyey inay arintaa sidaa aheyn. waadna qiratay inay xukun dhaxaltooyo aheeyd marka laga reebo less then 5% of caliphates time BEEN waxaad kaloo qiratay in madaxdaada la doorto ay tahay wax fiican, haba ahaatee ninka aad dooraneysid NIN MADOOW. taana waad qiratay waa elections doorasho. taasoo ah saldhiga dimuqraadiyada. Been, hadalka aad sidaas u dhigtay "waa qiratay" waa been cad, meel aan ku diiday ma jirto in muslimiintu doortaan amiirkooda. Soo qor meesha aan ku diiday in muslimiintu amiir dooran karaan? of course aniga as ahlusunnah waljamaaca waa adag tahay inaan non somali madhab from saudi arabia wax aan ka badneeyn last 30 years qof wax ay ku soo shubteen inaan isku si wax u aragno. waa habeenkii xalay tagay. Ahlu Sunnah wal jamaca ma tihid! Laguma noqdo sheegashee, camal iyo fahan diin baa lagu noqdaa. Adna waxaad la soo tagantahay inaad xataa been ka sheegtid wakhtigii Imam shaafici dhashay! Waligiisna Imam Ahmed ismaynan arkin baad leedahay! Xataa gaalada Wikipedia samaysay baa og inuu Imam Shafici dhashay 150 dhintayna 204! Imam Ahmedna ay aad isugu dhawaayeen.
  12. kkk, xaaji qosol baad iga keentay walee, "Collects baseball cards" hahah, what a mental picture.
  13. In doorasho la galiyo wuxuu Allah nagu adoonsaday adigu ma aragtid dhibaatada ku jirta miyaa akhi? Muslimiintu waxay kaga duwan yihiin gaalada, diinta Allah "dood iyo vote" ma galiyaan! Ka waran nabiga(salallahu alayhi wasalam) haduu Saxaabadiisa waydiin lahaa ma isku dhaqnaa shareecadda mise waynu iska daynaa? Shareecadda Allah in la isku dhaqo waa khasab waajib ah, ma aha shay "vote la galiyo", that means "no or yes" baa ka soo bixi karta. Qofka diida Shareecada Allah, oo dhaha "war waxa naga leexi" waa gaal uun! Markaa maaha dadka in la kala doorsiiyo "Islam iyo Gaalnimo"!
  14. imaam shaafici saaxiib lama aheeyn ahmed hanbali waayo waxaa u dhaxeeya da' ahaan ilaa 35 sanadood. waxaa weeynaa imaam shaafici AUN. Waa been cad hadalkani, Allah ha kuu dambi dhaafo. Inay da' ahaan wax u dhaxeeyeen kuguma haysto. Laakiin inaynan saaxiibo ahayn waa been cad, macalin iyo arday bay ahaayeen. Qof cilmiga dhex galay oo aanan ogayn ma jiro. Laakiin adigu hawadaadaad ka hadashay. Imam Shafici wuu dhashay: 150 dhintayna 204 Imam Ahmed: 164 dhintayna 241 marka ma intaas baa 35 sano ah? Imam Shafici sidaan horay u soo sheegay, Imam Ahmed macalin buu u ahaa, marna arday. Wakhtiyadii ugu horaysay Imam Ahmed Imam shafici fiqiga buu ka dhagaysan jiray, hadhowna markuu cilmul xadiithka sii dhex galay Imam Ahmed buu fanigaas uga dambayn jiray. Axaadiith daciif ah inay jiraan cid diidaysaa ma jirto! Laakiin adigu af cad waxaad ku tidhi "axaadiith waxaan ahayn inta ku jirta Bukhari, Muslim, iyo Abi daud waa wada daciif"! Hadal been ah oo kale weeye. Boqol xadiith oo kaloo, Tirmithi, Ibn Majah, Musnad Imam Ahmed, Al-Nasa'i ku jiraa saxiix ah. Kumana lihi waxa kutubtaas ku jiroo dhan waa saxiix. Anigu Madhabkaygu maaha Hanabila, waa been aad iska soo tuurtay. Aniga Afarta madaahibba way ii siman yihiin, culimo aan la gaari karin bay ahaayeen, diintana wax badan u soo qabtay. Masaa'il yaryar uun bay fiqigoodu isku hayaan, laakiin asaladoo dhan way isku raacsan yihiin. Sidaas weeyana rayiga ehlul cilmiga, Ilaa masar ilaa aduunka geeskiisa kale. Ninka leh Imam Ahmed shaaficiyadu waxba kama qaadato asagaa daliil laga rabaa meeshuu ka keenay. Sidoo kale markaad leedahay saaxiibo maysan ahayn, waa been cad. Hadal badani haan ma buuxsho, ilaa intaad daliil cad keenaysid doodaydu halkan bay ku xidhan tahay. Waxba igama galin inaad labo sano soo dhigatay Azhar, waad ku khasaartay labadaas sano haday marba kaa taagan tahay Imam Ahmed waa wahaabiyo, ayagana uma dhawaano. Jaamacadda Azhar runtii waad ceebaysay, Jaamacadu sidaas maaha, way ka fiicantahay waxaad ka sheegtay.