Al-Miskiin

Nomads
  • Content Count

    295
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Al-Miskiin

  1. Lol I heard ones, inuu Sayid Maxamed Cabdalle xasan u yimid dad afkan(maay maay) ku hadlaya, intuu la yaabay buu yidhi "heedhee barri baan idiin soo noqon, ama afsoomaali baad ku hadli doontiin, ama waad dhamaan doontiin" loool, si dagdag ah bay afsoomaali quman ku barteen, lol sayidku ma nixi jirin. Laakiin inay sax tahay iyo in kale Allaa og.
  2. Jacaylbaro;711800 wrote: ^ ^ Will Yemen be a good place ?? Laynka yemen already waa la qarxiyey sxb(Oday Cabdullahi baa horay meeshaas ka faraxashay)! Ala Shariif nasiib daranaa, carabaha oo ahaa meelaha loo baxsado markuu wakhtigiisii soo dhawaaday rabsho iyo demonstration baa ka bilaabmay lol.
  3. Without a doubt, Sh. Umal xataa hadii xabad lagu qabto muunan yeeli lahayn, but ayadoo saas ah, waxaas meesha ku wada qoran sh. Umal baa aad u dhaama. Hawo Abdi as the president?, I believe that one was a joke.
  4. oba hiloowlow;711766 wrote: looooooool@ ''Murtad madax laga gooyo''.. Al-miskiin UN waxaa controll gareeyo USA iyo EU, xataa mararka qaar resolution-ka ayeey ku xadgudbaan cid lala hadli kartana ma jirto waxa kaliyaa ay doonayaan waa their own interest, marka Soomalia iney nabadii noqoto cid rabta maleh waxaaba rabin dalalka islaamka isku sheega like Saudiarabia, Libya, Egypt,Qatar etc.. Ethiopia iyo Eritrea ayaa ugu horeeyso oo hurineysa dagaalada ka socda soomalia i guess u know why.. wuxuu waa mushruuc, rasaasra,hubka, agabyada etc dad baa ka lacageystaa. Marka Soomaalida waxaa ku haboon iney mideysanaadan, gobanimadoon la noqdo oo wixii dantooda ahi ka shaqeeyaan.. Anaga independed ma nihin UN-ka lacagtooda la'aantiisa meel ma gaari karno runtii marka the AIM should be in la mideysanaado oo subsistence noqonaa like Berisamaadkii with high level of education, high level of medication, well infrastructure etc, Ciidanka ugu xooga badan Africa.. I Agree, well said oba, somalis should strive to become united, instead of this society built on tribalism. The only part I dont agree with you is Anaga independed ma nihin UN-ka lacagtooda la'aantiisa meel ma gaari karno runtii As far as I remember somalia waxay indepnded noqotay 1960. And for the other part "UN-ka lacagtooda la'aantiisa meel ma gaari karno", really if it was like that than the UN are themselfs Gods, beside Allah. Cuz Allah clearly says in the quran "Who is the one who is going to give you rizq if Allah with holds it from you"(Surah Mulk) as Somalis we say "the UN"!, wal 3iyadubillah. Allah said in the quran, "And there is no creature on earth but that upon Allah is its provision"(Surah Hud) and again: "Indeed, it is Allah who is the [continual] Provider, the firm possessor of strength".(Ad-dariyat) Indeed, your Lord is Allah , who created the heavens and earth in six days and then established Himself above the Throne. He covers the night with the day, [another night] chasing it rapidly; and [He created] the sun, the moon, and the stars, subjected by His command. Unquestionably, His is the creation and the command; blessed is Allah , Lord of the worlds. (Surah A'raf) Everyone of us, would say "of course I believe this, cuz I'm a muslim", laakiin wallahi the reality shows something else. We believe in this stuff, but then again we do not believe completely in it. Therefore, one hears our so called president Shariif screaming "Beesha caalamkay dhaqaale Nala soo gaadha" etc. Does he have talow never once asked this Allah? A while ago, there was severe drought in most parts of Somalia. Abaarahaasi waxay keeneen in dad badani dhinteen, biyo la'aan darteed. Wararka maalina ma ka maqasheen Shariif baa tukanaya Salaad roob-doonka, ama dadka Allah u baryaya? Our Sahaba use to do this, when something bad happens, the didn't cried for Rome(oo u dhigantay the US waagaas), or Faaris(oo u dhigantay the UK oo kale), they asked help from Allah, and becuz of that they were the best generation that ever lived. Maanta soomaalideena, siiba dadka Dawladda sheegta marka ugu horaysa ee ay dhib gaadho, beesha caalamka bay u qayliyaan. Ficilkaas caadada Laga dhigtay hadii shareecada loo eego wallahi it is a serious matter, so serious that it can put your aqida astray. For it is fundemental to belief that Allah is He who gives Rizq, if we say this with our mouth, and we dont believe it in the heart, or act uppon this. we should double check our Iman. That was my point with this thread actually, we believe that wothout the UN and the Western Society, we are lost. We forget that Allah aza wajallah is the one above everyone, and everything, He is the one whose permission a society flourishes. He is the one who creates peace and tranquility for the people. All wealth belongs to Allah alone, and without his permission nothing will work for us. Even Allah ka sokow, soomaalidu niyad iyo karti xumaa, wadamada aduunka ugu liita baynu ka daba naagaynaa, sida Itoobiya, Eriteria, kenya etc. Xishoodba iyo dadnimoda ma lihin miyaa. Waxaan hogaanka noo haya way nagu ciyaareen(Allah duf ku bixi kuligood), shacab badanina way iska sacabinayaan.
  5. Shariif runing, lol same old movie, he better get used to it. And while u are runing, make sure you fine somewhere to hide too.
  6. Jacaylbaro;711749 wrote: Waad su'aal badan tahay niyow ,,, Tanag yuu baraadar. , su'aalaha baa wax lagu bartaa.
  7. Assalamu Alaikum everyone Su'aal baan walaalaha SOL waydiin lahaa, oo siyaasada soomaliya ku saabsan: Maxaa dhacaya hadii Dawladda ku meel gaarku dhahdo "No to Maahiga"? Simply haday dhahaan "no to everything u say, or do", "orad afaarahayaga nooga bax, and we'll call u if we ever need you"!? Maxaa dhacaya if we say that? Su'aasha labaad: Kolay anigu waxaan u fahmay UN iyo beesha caalamka waxay dawladda shariif uga baahantahay waa dhaqaale xag military iyo dhinaca kaleba. Marka lacagtaas la ina siinayo, maxaa dhacaya hadii Shariif uu dawlad Islaami ah ku dhiso? Yacni Dawlad seriously Islami ah, oo xadka la oofinayo, Murtadka madaxa la jarayo, gaaladda la iska fogaynayo, jihaad la abaabulayo etc etc.(waa iska tusaale adag uun, shareecadu intaas uun maaha). Lacagta ay UN nasiiso, miyaa la inaga goosan hadii lagu isticmaalo dabaqida shareecada from bottom to top? Mise lacagta waxaa la inoo siiyaa si UN-tu siyaasadda soomaaliya u xukunto, maadaama ay dhaqaale galisay? Haday maya tahay, does that mean inay gaalada UN-tu khayr inala rabaan? Dawlad Islaami ah inala rabaan etc. Haday haa tahay(lacagta in ay inaga goosan if u use to establish an islamic state), marka miyaysan marka hore qalad ahayn in aynu lacagtaas qaadano? Hope in su'aasha la fahmay.
  8. I'm voting for whomever is sincere with Allah, and acts according to what Allah has commanded. A man who wants to implemant the sharia even if it costs his life, someone who isn't a puppet of the UN, and Maahiga. And last but not least someone, who when stuff happens turns to Allah, and after that the somali people, the shcolars, and not "Beesha caalamkaay na soo gaadha". Soo koob, "Qod diin leh, kuna dhaqma, oo wadani ah" And it seems to me, those people some of u have mentioned above, waa isla ayagii uun, no change. we are discussing about baarlamaan, and other stuff, Dhibaaatada wadankeena taalaa, way ka wayntahay yaa baarlamaanka fadhiisan, we are thinking like the west wallahi. Muslimiinta baarlamaankooda(The Shura Council) waxaa fadhiista dadka ummadda ugu cilmiga badan, culimadda etc. And not old men without any Islamic knowledge. And our leader have to be qof cilmi fiican leh, and not only qof salaadihiisa ka adag. Ummad dhan buu hogaan u noqon, and some of you want people like faroole and farmaajo as Amiir Al muminiin(cuz that's the real name of the title, and nor Mr. president)! Subxan Allah. In every profession there are some rules on who may hold different seats, eg. a doctor must have some sort of education and knowledge about the subject he is working with. And we would not in our wildest fantasy dream of being checked by an uneducated doctor. Than, what makes us believe that the highest seat in the country can be possessed by anyone? without that we check the person's skills. It is therefore not surprising that one of our former somali presidents ones said"carabtu waxay ku maahmaahdaa Inallaha maca saabiriiin" (maah maah buu u maleeyey, ayadoo ah aayad quraan ah). it shows how little knowledge that person has. Our elections have become like when Obama la dooranayey oo kale. Muslimiintu si kalay wax u doortaan, dad tilmaaman baana Amiir noqon kara, and not everyone in a parliament, or becuz someone is a "famouse siyaasi, with 2ph.d's"! Ph.d dosn't count, if its not followed with proper deen. The foundation of how to create an Islamic government baa inaga qaldan, we are playing a game that muslims aint suppose to, marka as long as we make goverments as the UN taught us, and we have a dastuur that the UN has double checked than wallahi we'll be in the same crazy circle. Why do you think so far this way haven't worked? Always a new parliament, new president, and we haven't achieved the gold yet. Lets get real people. We are a Muslim nation, let us behave like one. Let us look at what our Sharia says about how to make a government. We always look in the Quran and the Prophets sunnah (salallahu alayhi wasalam) when we marry, or wanna divorce, praying salah, performing hajj etc. and that's all good, but making a dawlah is not an exception. Therefor no need to mention names, faarax, jaamac, iyo guuled ha la doorto arintu wayba ka wayntahay. Waa ra'yigayga Wal 3ilmu 3indallah
  9. Aaliyyah;711508 wrote: I don't question the sharia .....but I question who gave alshabab the right to implement it? who chose them to lead the nation?? tan kale I'm wondering if the sharia applies to them also? or just the ppl who reside in hamar ... Every group has the right to implement the sharia ukhti. Koox kastoo awood leh, oo deegaan/meel xukunta khasab bay ku tahay inay dabaqaan shareecada Allah. Maba aha something aad iska dooran kartid, waaba khasab sandule. If there was shari3a already in the nation, than the burden would have been lifted from there shoulderes, but now they(Al-shabaab) are forced to do it, so is Maamul Goboleedada kala duwan ee jira. The scholars even say, if a group by force takes over a village, than starts implementing the sharia, than we have to obey them, even thou ay markii hore xoog nagu qabsadeen. It shows how important the implementing of the sharia is. "walaahay ma adeecayno, waayo markuu hore dagaal bay nagu qabsadeen" xataa lama ogala in lagu calaacalo, waayo hadafku Shareeco buu ahaa. Hadhaw Allah baa ayaga la xisaabtami xoogay dadka ku qabsaday, ama dhibkay u gaysteen, taasi waa sheeko kale. Markay dawlad saroo muslimiintoo dhan ka dhaxaysa la sameeyo, baa khaliif guud la dooran. Laakiin intay bahashu kala daadsan tahay sida maanta, oo Amisom. Maahiga iyo waxaan Muslimiin shaqo ku lahayn wadanka kala dabaraan, siday ku socoto bay ahaan. The Shari3a applies to everyone ukhti, first and foremost dadka meesha xukuma. Even hadaad boqortahay.
  10. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;711447 wrote: This is Nayroobi, duqa. $$$ lee kaa xigto, walaa irid walaa ganjeel walaa albaab waa laguu furaa, xataa Kibaki hadduu gudaha ku jiro. Ha igu qasbin inaa beri aado. Haha is that so, caadi maba aha. Kibaki mushaharkiisu waaba ayuuto la isku daray baan maqlay, maxaa warkaas ka jira. Ninyahow bal bari aad, sawir iyo wax ka soo qaad markay sii galayaan. By the way, xaa meesha kuugu qoran? Ma Barbaartii waalneyd ayaa difaacdaa? Yaahuu. , barbaar waalatay maba aqaani, except kuwo taageera Arsenal oo aan aqaano, cant imagine why they support them lol. BTW yaahuu waynidaa, kursigaanba ka dhici gaadhay.
  11. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;711425 wrote: Yee shaqo la'aantaas heysaa. Shir meeshaan kama jiree maaweelin ayaa ka socoto, kuu siyaado ahna hoteelo iyo dadkii lahaa iyo kuwa qabanqaabinaayo lacag beenaad ku cunaayo. hehe true true, anyway waaba shir albaabadu u xidhan yihiin baan filayaa, yaaba shacab u ogal lol. But dhib maleh, soomaalida cant keep secrets, wixii ka soo baxa shirka intaanan laga soo bixin baa garoweonline lagu soo qori, paltalk-na lagu falaanqayn, SOL-na looga hambalyayn.
  12. Hey Macruuf, shirka Nairobi dee ka soo waran, since you are in Nairobi! Bal shariif soo waraysoo shaahna ka dhiib, is he alright ,
  13. Warkani ma saxbaa? Gaandi iyo waxa ka agdhow oo dhan anigu midna ma taageersani, horayna waan u sheegay, laakiin haduu warku been yahay, in la isku xadgudbo ma fiicna oo sidaas la isu ceebeeyo. Hadaan wararka la iska sugin, oo kuwooda beenta ah la iska qaban, barri ka maalin waynu isku dhex yaaci.
  14. Heedhee, markii horeba soo ayagu(Beesha caalamku) maynan keenin Shariif booska uu ku fadhiyo? Dee marka wakhtigay doonaan bay kaa qaadi karaan, ninku nidaamka gaalada inuu si fiican u bartaaan filayey e. Has he learned nothing from all the traveling back and forth from Itobiya, Uganda and the U.S.? Come on now, xataa hadii Balada la galo wax uun baa la soo faa'iidaa e, waa see Shariif. And as Zack said, tie xataa wali sida loo xidho muunan baran.
  15. I am Wholeheartedly sorry for these brothers' behalf. It's really a shame that they are in prison. I wish I could do something for them, but unfortunately I am only a weak person that don't have that kind of power. I would say to anyone in SOL that those of you who know these brothers, plz help them with everything you can; guide them to the right path, for they are without doubt in the wrong direction, and shaytan have not made it easy for them. The people who thinks that these people are losers, should take a look at themselves. We humans are weak, thus it is very easy to get distracted. These brothers have no need for us talking bad about them, they have probably heard the same trash from more than hundren thousand other people in their local communities, and they are also use to people looking bad at them. So just for a change, help them instead. any of us would wish that we had help if we were in the same situation, it's really heartbreaking when people do not feel the slightest love for others muslims and also in this case fellow Somalis. it's so easy for people to get distracted in this world, and end up in the wrong place! it is only with Allah's permission we are on the right path, and not because we are "wise", or becuz we got something that these brothers dont have. It is only through Allah's blessing, remember that. Allah can very easily turn upside down on your life during a night to test you, so ya ikhwah be grateful if Allah has given you a good life. I pray with all my heart that Allah realeses these boys and girls as soon as possible from the jail and out of this terrible environment. May Allah guide them to the right path, may he be exalted ease the prison life for them, and may this be a lesson they learn from. Make dua for them dear brothers and sisters, as the The Messenger of Allah (saw) said, "The believers, in their love, mutual kindness, and close ties, are like one body; when any part complains, the whole body responds to it with wakefulness and fever." [Muslim] Wallahu a3la wa a3lam
  16. Aniga waxaa ka hadlayaa dadka dhaco lacag ama cunto, waxaan xasuusta kismaayo in nin gacmaha laga gooyay asigo ''dhacay'' 10 dollar. Dadka xadka oofiyey waa shabaab, shabaab neh dadkey gaaleeysiiyaan, culimaddana war kama maqlaan waad ogtahay. Sidaan horay u sheegay qofkii dhaca cunto, ama lacag gaajo darteed xukunkeeda iskuma haysano taas, waana in la cadeeyaa inay gaajo u gaysay, ninkastaa intuu boqol kun oo dollar xado "gaajaa ii gaysay" buu hadii kale odhan. Kismaayo ninka aad sheegaysid, allow muu dhaco 3dollar wuxuu u dhacay baa la eegi. Gaajo iyo rafaad haday u gaysay waa meesheeda, hadii kale waxay diintu ka qabtaa la marsiin. Arinta shabaab too many times baynu ku soo noqnoqonay u and I, marka waynu isku daali, I'll leave that one for now. oba hiloowlow;711192 wrote: Horta dowladdu waa dad Islaama ha dambaabin, arinta kale waxa waaye Dowladda wey tiri iney Shareecada islaamka ku dhaqeeso waxeyna yiraahdeen dalka waa in ugu horreyn gacanta ku dhigno ileen shareeco islaam oo sax waaye, arinta kale dowladda iyo maamulka Banaadir waxey yiraahden in goobaha ganacsiga la xiro xiliga salaadaha, iyo Qudbada Jimcada. Gaal neh inaad la hadashid wax diinta kaso horjeedo maahan. Waad ogeyd Shariif inuu rabay ciidamo nabad ilaalin oo islaam ahi balse waa laga waayay muslimiinta Jabuuti mooye. Marka al-maskiinow walaalow threadka yaanan ku dheelin maadama wax kale laga hadlaayo. Wabilahi towfiq Gaal muslimiin nabad u ilaalinaya maba jiro, horayna looma maqlin walaal, marnana diintu ma ogala. Kuguma raacsani waxaas walaal, laakiin waan kugu raaci in aynu joojino maadaama uu threadku wax kale ka hadlayo. Wasalamu 3alikum
  17. oba hiloowlow;711183 wrote: Al-maskiin, hade dadkaan wax xadaaya maxaa ku kalifaayo hadii aysan aheyn dhaqaalo yari? Inaad fikirtid ayaa lagaa rabaa qof ma jiro oo alaab iska dhacaaya for fun wax aa ku kalifaayo= Daruuf.. marka xukunaddan ma haboona xiligaan waa say ila tahay. Walaale, dadka shuftada ah, ee dadka isbaarooyinka jidadka u dhigtaa kumaynan kalifin gaajo iwm. Gaajo ninkay ku kalifto wuxuu xadaa cunto, iyo khudaar, ma dhaco dad bas dhan saaran, waliba asagoo hubaysan, waxaan kuwaas la dhahaa Qudaacu dariiq. In lala dagaalamo bay xataa Shareecadu banaysay, si aynan ummadda u fasahaadin. Haday daacad ka tahay gaajo iwm. qoryo bay wataan, qoryahaas baa kumanaan lacag ah la gadaa. Mida kale, dadka xadkan oofiyey uma malaynaysid miyaa inay inyarna diinta ka yaqaaniin? just like u know about Cumar bin khattab iyo xaaladda qofka gaajo u gaysay? Hadaadba adigu taqaanid, ayana maxaa u diiday? Mise waxa deegaankaas xukuma, ee maxkadda joogoo dhan waad ka cilmi badantahay? Dad badan baa ciyaala suuqnimo wax ku xada, oo dadka ku dhaca that means "for fun"! it not always duruuf darteed. Adigu let me ask you, sidee ku ogaatay inay gaajo u gaysay, oo ay cunto waxay ku gataan darteed ficilkan u sameeyeen? It doesn't make sense sxb, when there is solid proofs for this baynu odhan karnaa way qaldanayaan, but hadeer wax cilad ah anigu ma arko.
  18. Taleexi;711180 wrote: Al-Miskiin: Aad baad horta u mahadsantahay balse Xamar oo boqolkii guriba qof maamulo sidee baa jawaabta aad halkan ku soo dhejisay xal ugu noqonaysaa? ka waran haddii sheekhan wiilkiisa berito koox kale qisaas xaq amaba xaq daro ah ku soo oogaan sheekadu miyaanay ahayn iska warlord-garayntii? Mise adigu weli waxaad ka gilgilanaysaa haddaynu Soomaali nahay inaynu ku fashilanay inaynu xitaa diinta isku xukuno? Walaal Taleexi marka Hore Salaan qaali ah iga gudoon, Assalamu Alaikum Runtii su'aal adag baad i waydiisay, sidaynu ognahayna xamar maaha magaalo hal koox kaliya haysato. Laakiin culimaddu kutubtooda intaan ka arkay waxay dhahaan, deegaankasta kooxdii haysata baa laga rabaa inay xuduuda Allah ilaaliyaan oo oofiyaan. Kooxaha kala duwan ee xamar haystaa haday heshiin waayaan, oo sinaba ku midoobi waayaan, koox kastaa meesheeda ayadoo joogta xuduuda Allah waa inay oofisaa, oo dadkeeda ku dhaqdaa shareecada. Dadka inteena kalena, markasta in aynu waanino inay midoobaan baa waajib inagu ah, oo ku boorino inay Allah ka cabsadaan oo ummadda mideeyaan! Laakiin ilaa intay ka midoobayaan midkastaa shareecada inuu ilaaliyo asagaa laga rabaa. Kooda ka tagaa markastaa lala dagaalami, waayo ka tagista shareecada Allah gaalnimay gaadhaa. Markaa anigu waxaanba aaminsanahay Xamar labo koox baa jooga, koox shareeco raadis ah(qaladoba ha ku dhaceen e), iyo koox aan ilaa maanta wax Diin u egba laga arkin, kaliya uun inay gaalo wadanka ku soo kordhiyeen. Su'aashaadu waxay si fiican ugu haboonaan lahayd waagii ay Xizbul Islam iyo Shabaabku labo koox kala ahaayeen, markaas baa la is waydiin kari lahaa "labo koox oo mid kastaa shareeco rabta, laakiin aan isku mid ahayn, xaalkooda maxaa laga yeeli"! Laakiin maanta intaan anigu kolay arko, Dawladda ku meel gaarku maaha dad diin u taagan , shirar badan, beesha caalamka, safaro badan iwm uun baan ku arkaa. Afaaraha Muslimiintana uma taagna, waliba wakhti ay abaarihii ugu darnaa wadanka hayaan, Shareecada Allah ma adka in la fuliyo haday qofka daacad ka tahay, intaas oo dad diinta yaqaana baa muqdisho dagan, hal maxkamad baa ku filnayd, wakhti ka yar waagii maxaakiimta baa wax lagu xalin kari lahaa. Anigu aad baan ugu qanacsanahay meelaha xadka Allah laga oofiyo, dhibku wuxuu yimaadaa, maadaama aynu soomaali nahay, waligeen meel gacan iyo lug lugu gooyo maynaan arag, media-hana intay arintii buunbuuniyaan bayba ka dhigaan sidii dad bahalo ah inay fuliyeen arinkan. Hadii xadka la oofinayo la ii keeno cadayn cad, ooo sheegaysa inay tahay qalad iyo xadgudub si duuduuban baan uga noqon, laakiin ilaa hada ma arag. Cafwan waan ku dheeraaday e.
  19. Waxaa xukunka leh dadka meesha ficilku ka dhacay xukuma. The only shardi is, in Quraanka iyo Sunnaha nabiga lagu saleeyo xukunka dhacaya. Marka xataa hadii 50 qof magaalo wada joogaan, amiir iyo maxakamad iyo qaadi bay samaysan, ayagaana xuduudoo dhan fulin! Waxayna culimadu dhahaan inayba ayagu dawlad isu yihiin, wax alle wixii ay dawladda Islaamku fulin lahayd ayagaa dabari. Waa marka aynan jirin Dawlad saroo muslimiintoo dhan ka dhaxaysa, haday timaado Dawlad Islaami ah, khaliifna la helo, Khaliifka baa markaa hawshan la wareegi, asagaana dad qaadiyaal ah u diri magaalooyinka kala duwan.
  20. This was expected indeed! every person with a little brain, and fair mind could figure out that this would end like this. And the story does not end here, lets see who the next puppet will be in the chair, wich many sharif supporters as always will support, cuz as we know the wheel gotta spin. I hope deep down that somali people wakes up and realises where this game is heading, and that these enemies in disguise called Beesha caalamka etc. wishes nothing but evil for ourselves, and most important for our deen. May Allah the exalted be pleased with us fi dunya wal akhira and may he grant us the Tawfiq.
  21. Assalamu Alaikum xaaji walaal first u said, Xaaji Xunjuf;711152 wrote: was there evidence they were the robbers or were they just accused. and than u said: Hada cadayni jirto dhab ah oo maxkamad islaami ah la so hor keeno oo lugu cadeyo sharcigu wuxu leeyahay hala jaro gacan iyo lug is dhaaf ah . but i dont think cadayn ba jirta oo walugu deg degey How did u come up with that conclusion? Oba Hilowlow, si qalad ah baad u fahantay arinkan sxb, siiba arinka ah inuu cumar xuduuda mar joojiyey. Its a typical issue ay isticmaalaan dad badani, and the scholars have talked about this many times. Umar ibn al-Khattab(radiaAllahu anhu) set aside the hadd for as-saraqa(penalty for stealing) during the year of the famine because people were STEALING to EAT and they had no means of provisions whatsoever. Cumar bin khattab marna muunan xuduuda Allah ka tagin, halka mar ee wax u dhow ahna sameeyey wuxuu u sameeyey duruuf keentay darteed, dadkii wax xadayey waxay wax u xadeen gaajo daraadeed. Walibana dadkii wax xaday intuu yidhi gacanta ha la gooyo, buu ka noqday markuu arkay waxay ku sugnaayeen. Waana qaacido usuul fiqhiga ka mid ah, in aanan la xukumin waxa laga shakisan yahay. Qofku hadii lagu qabto inay gaajo u gaysay wuxuu xadayna, oo uu meel kale quud ka waayey gacan iyo xuduud laguma oogo. Marka Cumar wax ka badalan muunan samayn intaas. Loomana ogala Cumar bin khattab(ra) ama qof kale, in xad Allah uu xukumay la joojiyo ama si kale loo daayo, intuu nabiga(salallahu alayhi wasalam) na faray mooyee. Dadkaan warkani ka hadlayo waa dad ciyaala suuqiin ahaa, jiri dadka jidadka u istaagta, dhacdana. Isbaaro iyo balo daran baa lagu yaqaanay, and actually some times dad aan waxba galabsan bay gacmo ula tageen. Business bayba u ahayd. Gaajo iyo waxba umaynan geenin. Wakhti aad u dheerna bay samaynayeen hawshan, shalay iyo abaarihii maynan bilaabin. Xataa hadii la dhaho Gaajaa u gaysay, inay cunto iyo wax la mid ah xadaan bay ahayd, but not stopping a whole bus etc. hadii la dhaho abaar baa jirtee, ninkastaa wuxuu doono ha sameeyo, arladoo dhan fowday noqon lahayd. Marka ikhwaani, koox la necebyahay yaynan keenin in diinta lagu xadgudbo. Hadeer warkan meesha uu walaalku soo dhigay, meelna kuma qorna inay gaajo u gaysay iyo wixii la mid ah, ama in wiilashan lagu xadgudbay in any way. Inaga uun baa shaki iyo waxyaabo aynaan ogayn madaxa ka saarnay dadkii fuliyey xadka. Hadii cadayn cad la helo inay ku qaldanaayeen arintan, markaa inagoo dhan baa cambaaraynayna ficilkan. Marka my opinion is dadkii maxakamad qaadi ka ahaa baa hawshan inaga og, waana dad muslimiin ah, ayaga iyo Allah bay u taal markaas. Haday khaldameen, Allah baa la xisaabtami, hadii saxnaayeena Allah ajar ha ka siiyo, maadaama ay dadka deegaankaas fitno ka qabteen.
  22. The one who insultes the prophet(by cay/joke or anything else), than unanimously he becomes a kaafir and an apostate who is to be executed. The scholars are agreed upon that if such person repentance sincerely, than hes repentance will benefit him in akhira, and Allah will forgive him. But they differed as to whether his repentance should be accepted in this world and whether that means he is no longer subject to the sentence of execution Two of the madhabs Maalik and Ahmad were of the view that it should not be accepted, and that he should be killed even if he has repented. Yacni aduunka waa la dhaafin, laakiin tawbadiisii aakhiray anfici. For more info about this subject read the book of ibn Taymiyah: al-Saarim al-Maslool ‘ala Shaatim al-Rasool As for the one who claims to be a prophet, he also becomes a kafir an apostate, and he is to be killed, just like The big liar from the time of the sahaba Musaylamatul kadab. The most famous of our time must be the Indian Mirza Ghulam Ahmad, who claimed to be a prophet, and started the Ahmiyyah movement. A movement which obviously has nothing to do with Islam, they have a great deal of mistakes in their believe! for example; they believe that Allah, fasts, sleeps, wakes up, and even have intercourse; exalted be Allaah far above all that they say. But if it turns out that this somali guy is insane, than he is excused, As craziness is an excuse. Laakiin ha la yaabina haduunan waalnayn, he isn't the first one to claim this. Waana fitno wayn, and not something that we should laugh about, or take lightly, diinteenii oo dhan buu meel uga dhacay, darajadii nabigeena(salallahu alayhi wasalam) as the sealed if the prophethood buu ka been sheegay! Hadaan dadka laga qaban oo aduunka la dhaafina, dad masaakiin ah buu duufsan, hadhawna sidaas diintoodii ku waayaya. Just like the Indian guy did in India, dad badan oo masaakiin ah, oon wax badan kala ogayn buu duufsaday, maantana intaas oo kumaanan qof ah weeye. Allow soo hanuuni before its too late. Inuu Zino iyo khamri, iyo dunuub badan oo waawayn isla dhaco baa loo qaatay qofka, intuu nabinimo sheegan lahaa. Cuz khamriga iyo zinada diinta loogama baxo, waa dunuub waa wayn uun.
  23. Acuudubillah, kuwaasna soomaaliya ma soo gaadheen, qaaradda Asia bay ku badnaayeen dadka nabinimo sheegtee.
  24. Oba hehe, akhi, anigu shabaab taageer kuma lihi, amba ma taageeroo! Maadaama aynu muslimiin nahay xaqa taageeraa baa la ina yidhi, and not a singel group or something like that. Meesha uu xaqu galo uun in laga daba galo weeye, ayadoon shakhsi iyo kooxna ku qornayn. Marka anigu uma arko marnaba ninkan(Shariif) inuu soo wado guul, ama uu yahay Madaxwaynaha muslimiinta. Madaxwaynaha muslimiinta waxaa doorta dadka Ehlul-xal wal-caqd ah, and not baarlamaan meel uu ka yimid la garan. Gacanta naagta siyaasad buu u siiyey, iyo inay qalad u fahmana baad tidhi, who cares sxb. He should fear Allah instead, muxuu marka hore ku falayaa USA? Asagoo shacab dhan madaxwayne u ah, and have there love buu ka doortay to please what the US thinks? bro Zack, sax there are always exceptions in the deen, for example, haday dantu kuu keento u can eat pork, and drink wine in some circumstances. Laakiin the thing about Shariif is, there are severel things wrong with him! 1: He chose to go the meeting by him self, without him being captured or that he was under compulsion 2: He should't have been to the meeting with the U.S at all, as they are Muslims' enemy No. 1 around the world. 3: You can not be allied with a country that daily kills thousands of Muslims, and supports the Zionist state Isra'el with both weapons and money. 4: Because he is a Muslim leader, he should act like one. He is not just any leader, he is the "Amir Al muminiin" of somalia. Many people look up to him, and by doing such and act he does not represent Islam, or its people. Our salafu Salih who sometimes had some very very difficult situations than the one Sharif are in, they've never violated the Sharia law. And I dont know meel diintu ku banaynayso inuu ficilkaas ku dhaqaaqi karo, exept hadii xabad madaxa lagaga qabto, ama si kale loo khasbo, naftiisana uu u baqo. Something shariif was fare from. And last but not least the mistakes of Sharif are soo great that wallahi u can write a book about it. When he was "elected" he was loved by everyone, bal muxuu dadkiisa ugu tashan waayey alone, instead of runing to USA and the west? Haduu siyaasad lahaan lahaa, markii la doortay wuxuu isla markiiba habayn kari lahaa wadankoo dhan, just as he did when there was the Maxakiim. Dadku shareeco uun bay rabaan, the somalis hope buu burburiyey wallahi, markuu gaalada safkooda ka soo jeestay, isla gaaladii intaas oo bilood maxaakiimtu la soo dagaalamaysay. Marka ninkan khayr badan ma soo wado, Allah sharkiisa iyo khiyaanaduu ummadda ka galay si dhakhsaa ha inoo dhaafiyo.
  25. Oba lol, if u think he wears the same suit every time uu safrayo, dib ugu noqaan odhan lahaa arintaas. Wali ilaa maanta ma fahmin waxaad u difaacdid ninkan, asagaa isku ciyaaray, ceeb badanaa. Gabdhaheenii muslimiinta ahaa ee sharafta lahaa baa la ina yidhi gacan ha u dhiibina, bal ka waran mid gaalad ah oo uraysa, oon xataa aqoon sida loo istijoodo? akhas! Walee calling him a leader over the muslims is a mockery of the word "leader"! Shaydaan buu madaxwayne u yahay that's for sure. Zack lol, maba u fiirsan that he doesn't wear tie, dee shalay nin macawis iyo bakoorad watay, maxaad ka sugi adigu. Asagoon u baran surwaalka caadiga ah bay ku dadajiyeen dharkaan casriga ah I guess.