Nabad_dadaye

Nomads
  • Content Count

    318
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nabad_dadaye

  1. somali heesteeda calanka waa tee ma soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsada ee hadba kiina taagdaranee taageera waligiineeeeeee mise waa qolabaa calankeed duu-waa ceynoo inagaaa kenu-waaaa cirkoo kalayee aan caadna lahayn marka somali heesteeda calanka taa tee?
  2. secular qofka ah wa qasab inuu kasoo horjeesto diinta alle wax ka mid ah, qofkii aanan fahamsaneeyn secularism ama si qalad loogu sharxay ayaa yiraahdo secular muslim baan ahay , taasina waa baadi cad .
  3. jazaakallaah kheyr yaa akhii nuur . waxaana fiican si looga fogaado ribada walaalaha muslimiinta ah ee ku nool meel sidaas oo kale ah waa iney isku dayaan suubinta bank islaami ah eeyna lacagahooda dhigtaan , dadka badankood wexey ku ashtakoodaan daruuro ayaa ii geysay , hadaba hadii la helo bunuuk islaam ah daruurada meesha ayeey ka bixeysaa. , F.G hadii aad dhigatay lacagtaada banki ribawi(interest) ah , faaida badan na eey fuushay , marki horana daruura kuu geysay dhigasha halkaas kasoo qaad lacagtaas una qeybi dadka muslimiinta ah ee tabaalaysan hana cunin adiga , sababtoo ah hadaad u deyso lacagtaas bangiga faaida ayaad ukordhisay un so kaso qaad masaakiintana sii .
  4. muqdisho ayaan saan uga baqayaa iney ku habsato , tsunamigan waa ciqaab dhanka alle ah hadii adoomadiisa dulmi lagu laayo maxaa diidaya iney bada soo fakato.
  5. nuune;706019 wrote: ^^ Val , apart from xildhibaanada(550 of them), there are up to 23 wasiiro, here is a quick glance of their salary 550 MPs, each receives 13 thousand Dollars a month(correct as of December 2010), their expenses such as travel(they all travel a lot), hotel(they all live in hotels), food(they all eat at big restaurants), and other expenses are not included in the salary. One more time: 550 X 13,000 = $7,150,000, yes, that is $7 Million Doollarka Mareekanka ayey 550 xildhibaano qurquriyaan bil kasta. if I made a wild calculation of their expenses, each MP's expenses will reach $2,000 dollars a month, that is $1,100,000, YES, One Million doollarka Mareekanka each month.Wasiiradaa kuu soo harey, their salary is 2 times what the Xildhibaano earns, and sometimes even more, yes, that is half a million dollars for the 23 wasiiro for each month. The Parliment speaker and prime minister, plus the madaxweynaha all earn a monthly staggering 2 million dollars, this is not an exaggeration, we knew before Riyaale was earning half a million dollars and was the highest paid African leadr lacagta cadadkaan qabto qof ka qaato goormuu jagada ka dagayaa ,ileyn sh sharif waxa wareeriyay waa lacagtaan from macalin school to lacagtaan ,runtii waa waali. lacagtaan hadey u adeegsan lahaayeen sidii ciidanka loogu meelgalin lahaa si amniga loo sugo mar hore ayaa alshabaab magaalada laga saari lahaa , goboladana laga qabsan lahaa . ciidanka TFG waxa eey badanaa ka gurtaan goobaha dagaalka maxaa yeelay lacag ku filan ma helaan ,qof an dhiira gelin helinna ma dagaalami karo.
  6. maxamed dheere waxa soo dhaweynaya waa ina adeeradis iyo qaraabadiisa sokeeya , soomaalina qabiilka iney dinta ka hormariyaan waa wax la ogyahay , wadaadka xitaa hadaad qabiilkiisa ka taabato meel kale ayuu qabiilkaada uga aar gudanayaa marka somaliya qabiilkaan intuu lafaha kaga jiro wax horu mar ah ama midnimo ma gaarayaan , madax hadii laga dhigo maxamed dheerana hadalkiisa comedy ah ayaa maalin walba dadka ku qaxweyn lahaayeen .
  7. faladan su,aalaha ka jawaab lagu weydiinayo , hadaan kugu raaco fikirkaada sidee baad yeeleysey schoolka/jaamacad aad dhigato hadaad arday isku dhacdaan ama qof buugaagtaada iyo kutubadaada kaa qaato ,inkirana eedeyntas sow maamulaha lays kulama tagayo ( maamulaha waa gaal ) , inuu nii kala xukmiyana waa gaalnimo sidaad aaminsantahaye , ma iska dhaafeysaa mise dulmigaas waad ka doodeysaa , fadlan su,aashan iiga jawaab , maadamaa ALLAH caqli ku siiyay aayad ama xadiis ka hadlay arinta nin gaal ah inuu xaq idinku kala dhaxdhaxaadin karo iyo in kala aadan hayn ( shey kastana asalkiisa xalaal yahay) . ka fikir arinkan . culimada dhanna markey kubada ka hadlayaan iney xalaal tahay ayeey ka hadlaane hadii dambiyada kale layska ilaaliyee , wax refka ka hadlayana maan hayee daliil ama sheekh ref ka ka hadlaya ma haysaa .
  8. hadaad ogolaatay iney kubadu xaaraam ahayn waa hagaag , diinta wax kasto oo qofka muslimka xoojinayo jirkiisana dhisayo wey baneysay , hadii munkar kale lagu darin sida ,raga iyo dumarka oo isku qasma , dagaal iyo naceeb dadka muslimiinta dhaxdooda ah . arinta xakamka ,wax walaa ama baraa oo soogalayo maba jiran sababtoo ah walaagu waa inaad qofka jeclaato aad ku raacdo fikirkiisa lakin ref ka wixii qalad ayuu dhigayaa ee hab ciyaareedka kubada qilaafsan waana wax laysku raacay oo cibaado ku dhisneyn danbina ma ahan, ciyaar kastana nidaam ayeey leedahay refkuna qofkii nidaamka ciyaarta jibiyo ayuu qaladkiisa ku qaadaa , wexey lamid tahay adiga iyo qof walaalkaa ah oo baratamaya qof xakamna suubsada si uu sheego kiina badayey ,hadaba inta la baratamayo haduu midkiin kii kale lugta udhigo ,dhaxdhaxaadiyuhu waa inuu sheegaa qaladka , kubaduna waa saas
  9. Bashiir;704600 wrote: Nabad raadiye, Idam Alle dowlad gobaleedka Cowl ayaa ku qasbi doonta... dowlada cowl ma dhisan tahay mise hadaa lagu fakarayaa in la dhiso ,dowladaha tiradeey ka bateene , wax weyn ma ahan in aan quwada koowaad ee dunida noqono waa hadaan ka rumeyno waxaan aaminsan nahay ee diinta islaamka , horeyba waan u noqonay, dunidan dad badan baa soo maray sida Romans , Greece , Faraacinada , Britian, islam taasna waa sunnada alle ee dunida '' watilkal ayaamu nudaawiluhaa beynan naas '' , arimahan dhacay waxoogaa rajo ah ayeey igaliyeen in isbadal dhanka positive ah ,in kastoo negative laga dhigo dad eey ku dadaalayaan . reer libiya laba daran mid dooro ayeey u tahay lakin waa iney raadsadaan xal shacabka iyo dhulkiisaba ,dhaqaalahiisa u roon .
  10. war duqa actor nimo iyo waxyaala yaryar oon sumcad lahayn layskuma wareeriyo isa soo sharax madaxweynaha soomaliya reer somaliaonliners ayaa kuu codeynayee , mise hoobiye iyo nfuuriye siduu kaaga kor dhacaayay ayaad yara dabaqsantay
  11. amiir alshabab ee fu,aad shongole ma qaba miyaa style ka cusub ee magacyada qarniga 21 ee abuu abuuda
  12. weerar milatry inuu wax xalin karin wey caddahay , banaanbaxayaasha markey bilaabayen sidi masar ayeey rabeen lakin waxaa lagu dhax qasay dad arbushaad rabay odagana wuu isa soo daadiyay ,fursadii lala rabayna waa lagu helay ,dhulka ayaana lala jari rabaa si aan mar danbe loo sheegin wax libya la yiraahdo ayaa jiray , runtii reer galbeedka halkeey ka fakarayaan waa meel dheer , malaga yaabaa in aan aragno dowlada islam ah oo USA ku qasbayo in ey shacabka dhibka ka dhaafo ( wixii shalay dhacay layaab malahan iney biri dhacaan).
  13. dad ayaa waxey ku wareereen maxaa kale ayaan suubinaa maadaama gadafi uu shacabka laaynayo ,wax kaloo naga celin karo majirto ,waxan layaabanahay wexey tahay ma wexey umaleyeen in NATO u imaatay shacab muslim ah oo dhibaateysan iney u gargaaraan (bani aadamnimo) ,aaway qaraarka UN ee no-fly gone ee israel lagu soo oogi lahaa shacabka falastiin waa tan maalin walbo diyaarado lagu duqeynayee meey NO-FLY GONE ku qaadaan ,wey iska cadahay qofka aaminsan NATO ayaa libya shacabkeeda caawineyso inuu qaldan yahay , cunaqabateenka hawada ma in goobaha shidaalka laduqeeyaa , shalay iyaga ayaa heerkan gaarsiiyay oo gaddafi kursiga ku hayay illaa uu shacabka caburka u adkeysan waayay markey kacen shacabkana ayagaa hadana dowladii la burburinayo, somaha arintu in la tirtiro dowladaha oilka leh ee islamka , libya marki sidi somali oo kale noqoto waxa xiga yeman ,syria ,bahrain,sucuudiga ayagana shacabka ayuu NATO taageerayaa maad taagnaaneysaan.
  14. hadalkaani meel aan somaliweyn aheyn uu ku qoran yahay ma jirtaa si aan urumeysano inuu sax yahay iyo inkale beenta maalmahan waa leyska faafinayaa ayadoo laga firsanine
  15. yaa tahay;703021 wrote: kubada cagta arbitarka dhex dhexaadinaya ee xukumka heesta waa kaafir, hadana kubada cagta maxkamado yio qawaaniin gooni u ah baa jira oo diinta Islaamka waxba kaga jirin saas darteed waa kufri qofkii ciyaara iyo kii dawadaba . wax yaalaha lagu gaaloobo eey diinta cadeysay maku jirtaa daawashada kubada cagta? hade aad aragto 10 qof oo muslim ah oo nin uu dilayo dhul gaalana aad joogto hadii ninkaas lasoo qabto maxkamada maka cedeyneysaa inuu ahaa ninkii dilay dadkaas ( maxkamada waa mid gaalo) mise waad iska joogeysaa oo waad qarineysaa dilkaas? 22 dhalin yaro muslim ah ayaa kala baxay si eey kubad ugu jimicsadaan wiil gaal ah od daristihiin idinna soo raacay ayaa banaanka joogo xakamkii ayaad u dhiibateen ,daqiiqadaas kuli 22 qof miyeey gaaloobayaan ? culimada waweyn sida ibnu katir ,qurdhubi , sh cumar faruq madhageysatay /aqrisay ayadaas wexey ku fasireen?.........
  16. Johnny B;703047 wrote: ^So those Muslims who obey the verdict and judgement of any un-islamic court, worship the "kufar" ? walaal waxaa jira labo fikir oo ku saabsan dhanka xukunka ,mid waa kan eey aaminsantahay jamaacatu takfiir ee sida qaladkana ufahmay ayadaha quraanka asxaabtiina wey ladagaalamen fikirkaas mida labaad waa arinta dowladaha muslimka heysto , taasna wexey ubaahan tahay culimada waweyn iney ka fatwoodaan weyna ka fatwoden wadamada badan kooda ayadoo la eegaya fahamka guud ee diinta iyo usuushiisha fiqiga iyo siyaasada sharciga iyo arimaha sideey ukala culusyihiin ayeey fahamkooda ku saleeyeen, dowladaha qaar sida lubnaan muslimiinta iyo gaalada tiradooda saa uma kala badno sidaa darteed diinta islaamka ayaan isku xukmineynaa maku qasbi kartid ,ileyn wexey keneysaa dagaal inuu dhaco dilkii alle xarimay iyo nabadii diinta eey ku socon lahayd fidideeda ayaa joogsanaya wuxuuna noqonayaa meel muslimiinta lagu xasuuqo ,gaal gaalkiisuu uhiilanayaa'e '' nabada ayeeyna diinta ku faafta ,lakin hadii wax kuu diidaya uusan jirin dadkana kuli muslimiin yihiin awood aad diintaada ku difaacdana heysato markaa hadaad diido xukunka ayaa kugu dhacaya , lakin hada lama hayo dowlad sidaas ah . diintana markeey imaato arima sidaan oo kala ah waxaa loo celshaa dadka ahalka u ah ee qof walba oo quraanka xifdiyay ama tafsiir hal sheekh ka aqristay inuu iska fatwoodo waa xaaraam culimada wey isku raacday arinkaas .ee fadlan aqri culimada islaamka arinkaan wexey ka qoreen . dadbaana ku marmarsiyoonaya arinkaas sida USA ugu marmarsiyooto democracy ayaan dunida kusoo dabaalayaa.
  17. kalshaale waan baranay tuulooyinka kalana waan sugeynaa
  18. ethiopia wadanka wey joogtaa ,somalina dhaxdooda markeey isleynayaan dhib uma arkaan gaalada kala markey wadanka soo gasho ayaa marmarsiiyo laga dhigtaa gaalaa joogto , shacabkana maadaama eey iska necebyihin ethiopianka ayaa larabaa in laga faaideysto soo galkooda , war dhiig muslim waa xaaraan dilkiisa gaal haku dilo mise soomaaliya , gaal inuu ku dilo iyo muslim inuu ku dilo waa isku kaa mid . dadkana mar walba waxa eey lajiraan qofka u tura ama dhibka ka yareeya ,meelaha eey hada ethiopia lagu sheegaya dadkooda alshabaab xitaa kuma raali ahayn ee xoog ayeey ku qabsadeen xabashidana xoog ayeey ku qabsatay . xabashina kalama jeclo soomalida waa isugu mid , shacabkan meesha ku dhamaaday alle ha ugargaaro.
  19. Why is the eating of pork forbidden in Islam? PORK FORBIDDE The fact that consumption of pork is prohibited in Islam is well known. The following points explain various aspects of this prohibi 1. Pork prohibited in Qur’an The Qur’an prohibits the consumption of pork in no less than 4 different places. It is prohibited in 2:173, 5:3, 6:145 and 16:115. "Forbidden to you (for food) are: dead meat, blood, the flesh of swine, and that on which hath been invoked the name of other than Allah." [Al-Qur’an 5:3] The above verses of the Holy Qur’an are sufficient to satisfy a Muslim as to why pork is forbidden 2. Pork prohibited in the Bible The Christian is likely to be convinced by his religious scriptures. The Bible prohibits the consumption of pork, in the book of Leviticu "And the swine, though he divide the hoof, and be cloven footed, yet he cheweth not the cud; he is unclean to you". "Of their flesh shall ye not eat, and their carcass shall ye not touch, they are unclean to yo [Leviticus 11:7-8] Pork is also prohibited in the Bible in the book of Deuteronom "And the swine, because it divideth the hoof, yet cheweth not the cud, it is unclean unto you. Ye shall not eat of their flesh, nor touch their dead carcass." [Deuteronomy 14:8] A similar prohibition is repeated in the Bible in the book of Isaiah chapter 65 verse 2-5. 3. Consumption of pork causes several diseases The other non-Muslims and atheists will agree only if convinced through reason, logic and science. Eating of pork can cause no less than seventy different types of diseases. A person can have various helminthes like roundworm, pinworm, hookworm, etc. One of the most dangerous is Taenia Solium, which is in lay man’s terminology called tapeworm. It harbours in the intestine and is very long. Its ova i.e. eggs, enter the blood stream and can reach almost all the organs of the body. If it enters the brain it can cause memory loss. If it enters the heart it can cause heart attack, if it enters the eye it can cause blindness, if it enters the liver it can cause liver damage. It can damage almost all the organs of the body. Another dangerous helminthes is Trichura Tichurasis. A common misconception about pork is that if it is cooked well, these ova die. In a research project undertaken in America, it was found that out of twenty-four people suffering from Trichura Tichurasis, twenty two had cooked the pork very well. This indicates that the ova present in the pork do not die under normal cooking temperature. 4. Pork has fat building material Pork has very little muscle building material and contains excess of fat. This fat gets deposited in the vessels and can cause hypertension and heart attack. It is not surprising that over 50% of Americans suffer from hypertension. 5. Pig is one of the filthiest animals on earth The pig is one of the filthiest animals on earth. It lives and thrives on muck, faeces and dirt. It is the best scavenger that I know that God has produced. In the villages they don’t have modern toilets and the villagers excrete in the open air. Very often excreta is cleared by pigs. Some may argue that in advanced countries like Australia, pigs are bred in very clean and hygienic conditions. Even in these hygienic conditions the pigs are kept together in sties. No matter how hard you try to keep them clean they are filthy by nature. They eat and enjoy their own as well as their neighbour’s excreta. 6. Pig is the most shameless animal The pig is the most shameless animal on the face of the earth. It is the only animal that invites its friends to have sex with its mate. In America, most people consume pork. Many times after dance parties, they have swapping of wives; i.e. many say "you sleep with my wife and I will sleep with your wife." If you eat pigs then you behave like pigs. We Indians look upon America to be very advanced and sophisticated. Whatever they do, we follow after a few years. According to an article in Island magazine, this practice of swapping wives has become common in the affluent circles of Bombay.
  20. Abwaan;699429 wrote: Because it is not or never was a country on its own! lol walaal wey noqon karaan hadeey UN aqoonsado dunidan idil waa dowlado kala gogo'ay india/pakistan/bangladesh/nepal kuligood hal wadan beey isku ahayen waana isku dad , labada korea waxey ka go'en chine ,so meysan go'i karin ,hadey go'aana sow dowlad islaami ah oo soo korortay ma ahan tira un baan ku badsaneynaa moyee taya markii horaba lama heynin . lakin inaan halwadan ahaano ee kii xamar ka tagay uu hargeysa ku raaxeyso xiley yara diiran tahay ee aan visa iyo wax lamid ah eeysan jirin ayaan jeclahay ,waase hadaan nabadgalyo koonfur ka dhacdo ,intase balaayadan ka aloosan tahay meeshooda ha inoo joogaan walaalehen reer somaliland , maadan maqal inta reer koonfur ah ee uqaxday somali land xiliyadan danbe war afkii reer xamar ayaa hudheelada looga qaxweeyaa hargeysa.
  21. miskin-macruf meesha qaqabashadii laga sheegayi jiray ma socotaa mise soomalida waa laga warejiyay ,meeshaas soomalida wexey ku jeclatay ayaan la yaabay gabar kasta nairobi ayaa xiligisaas u socdaa ayeey leedahay , sheekh umal kawaran wadaadkaas ayaan muxaadaraadkiisa ka helaaye
  22. When Islam is against idol worship why do the Muslims worship, and bow down to the Kaaba in their prayer? "MUSLIMS WORSHIP THE KAABA" Kaaba is the Qibla i.e. the direction Muslims face during their prayers. It is important to note that though Muslims face the Kaaba during prayers, they do not worship the Kaaba. Muslims worship and bow to none but Allah. It is mentioned in Surah Baqarah: "We see the turning of thy face (for guidance) to the heavens: now shall We turn thee to a Qiblah that shall please thee. Turn then thy face in the direction of the Sacred Mosque: wherever ye are, turn your faces in that direction." [Al-Qur’an 2:144] 1. Islam believes in fostering unity For instance, if Muslims want to offer Salaah (Prayer), it is possible that some may wish to face north, while some may wish to face south. In order to unite Muslims in their worship of the One True God, Muslims, wherever they may be, are asked to face in only one direction i.e. towards the Kaaba. If some Muslims live towards the west of the Kaaba they face the east. Similarly if they live towards the east of the Kaaba they face the west. 2. Kaaba is at the Centre of the World Map The Muslims were the first people to draw the map of the world. They drew the map with the south facing upwards and north downwards. The Kaaba was at the centre. Later, western cartographers drew the map upside down with the north facing upwards and south downwards. Yet, Alhamdullilah the Kaaba is at the centre of the world map. 3. Tawaaf around Kaaba for indicating one God When the Muslims go to Masjid-e-Haram in Makkah, they perform tawaaf or circumambulation round the Kaaba. This act symbolizes the belief and worship of One God, since, just as every circle has one centre, so also there is only one Allah (swt) worthy of worship. 4. Hadith of Umar (may Allah be pleased with him) Regarding the black stone, hajr-e-aswad, there is a hadith (tradition), attributed to the illustrious companion of the Prophet Muhammed (pbuh), Umar (may Allah be pleased with him). According to Sahih Bukhari, Volume 2, book of Hajj, chapter 56, H.No. 675. Umar (may Allah be pleased with him) said, "I know that you are a stone and can neither benefit nor harm. Had I not seen the Prophet (pbuh) touching (and kissing) you, I would never have touched (and kissed) you". 5. People stood on Kaaba and gave the adhaan At the time of the Prophet, people even stood on the Kaaba and gave the ‘adhaan’ or the call to prayer. One may ask those who allege that Muslims worship the Kaaba; which idol worshipper stands on the idol he worships
  23. Misconception: Islam and The Quran promotes fighting, war and terrorism Background: Some think that Islam, Muslims and The Quran promote fighting, killing, war and terrorism, especially for reasons of differing faith or in order to establish Muslim rule. The idea of fighting people only because of a difference in faith does not exist in The Quran. In fact, it warns about accusing other people of being misguided in order to seek worldly gains: O you who believe, if you go forth in the cause of God, you shall investigate carefully. And do not say to those who greet you with peace: “You are not a believer!” You are seeking the vanity of this world; but with God are many riches. That is how you were before, but God favoured you, so investigate carefully. God is expert over what you do." [4:94] O you who acknowledge, let not a people ridicule other people, for they may be better than them. Nor shall any women ridicule other women, for they may be better than them. Nor shall you mock one another, or call each other names. Evil indeed is the reversion to wickedness after attaining acknowledgement. Anyone who does not repent, then these are the transgressors. [49:11] The Quran clearly states fight those who fight you, not non-combatants or civilians: Fight in the cause of God those who fight you, but do not transgress limits; for God loves not aggressors. [2:190] Allah forbids you not, with regard to those who fight you not for (your) Faith nor drive you out of your homes, from dealing kindly and justly with them: for Allah loveth those who are just. [60:8] O believers! Stand out firmly for God, as witnesses for the sake of justice, and let not the hatred of a people cause you to turn away from justice. Do justice, for that is akin to piety... [5:8] All examples of fighting in The Quran are related to self-defence of oneself or in defence of others who are clearly oppressed, never as aggressors, for example Except for those who reach a people between whom you have a covenant, or if they come to you with a reluctance in their chests to fight you or to fight their own people. Had God willed He would have given them strength and they would have fought you. But if they retire from you, and did not fight you, and they offer you peace; then God does not make for you a way against them. [4:90] And why should you not fight in the cause of God and the weak and oppressed among men, women and children who say, "Our Lord rescue us from this town whose people are oppressors. And give us from You, a protector. And give us from You, a helper" [4:75] Retaliate with equivalence: And if you take your turn, then retaliate with the like of that with which you were afflicted; but if you are patient, it will certainly be best for those who are patient. [16:126] The sanctity of life: For this reason did We prescribe to the children of Israel that whoever kills a soul, unless it be for murder or for corruption in the land, it is as though he killed all men; and whoever keeps it alive, it is as though he kept alive all men; and certainly Our messengers came to them with clear arguments... [5:32] If we take the above verse into account with The Quran's very strong condemnation of oppression below, it is surely a poignant message to reflect upon: ...oppression is worse than murder... [2:191, 2:217] Even during open war, believers are ordered to be compassionate and offer protection if requested: And if anyone from the polytheists seeks your protection, then you may protect him so that he may hear the word of The God, then deliver him to his safety/security. This is because they are a people who do not know. [9:6] Emphasis on opting for forgiveness, peace and that which is good/righteous: But if the enemy incline towards peace, then you also incline towards peace, and trust in Allah: for He is One that hears and knows (all things). [8:61] And those who, when gross injustice befalls them, they seek justice. The recompense for a crime shall be its equivalence, but whoever forgives and makes right, then his reward is upon God. He does not like the wrongdoers. And for any who demand action after being wronged, those are not committing any error. The error is upon those who oppress the people, and they aggress in the land without cause. For these will be a painful retribution. And for he who is patient and forgives, then that is an indication of strength. [42:39-43] God guides with it (The Quran) whoever follows His acceptance, to the ways of peace; and He brings them out of the darkness and into the light by His leave; and He guides them to a Straight Path. [5:16] The true servants of the Beneficent are those who walk upon the earth humbly, and when the ignorant ones address them, they say, "Peace!" [25:63] Not equal are the good and the bad response. You shall resort to the one which is better. Thus, the one who used to be your enemy may become your best friend. [41:34] To these We grant twice the reward for that they have been patient. And they counter evil with good, and from Our provisions to them, they give. [28:54] To each is a direction that he will take, so you shall race towards good deeds. Wherever you may be, God will bring you all together. God is capable of all things. [2:148] O you who believe, if you go forth in the cause of God, you shall investigate carefully. And do not say to those who greet you with peace: “You are not a believer!” You are seeking the vanity of this world; but with God are many riches. That is how you were before, but God favoured you, so investigate carefully. God is expert over what you do. [4:94]
  24. dowladaa siideysay ee shacabka dhiigiisey cabi lahaayeen , somaliland xitaa gabdhahooda hadii sidaa lagu suubiyay ma iney fasaxdo ayey ku raali noqotay , gabdha badan oo cajalada laga duubo waa la arki doonaa kadibna layska sii daayo danbiilaha isagoo marmarsiiyo loo suubinaayo , waxaan hubaa haduu ficilkaas nin soomaali ah suubin lahaa dagaal beeleed ayaa ka dhici lahaa somaliland lakin ninka wa GERMANY . somali jirkooda ka ganacsata waa jiiraan dibad hajoogaan ama dalka inta eey fowdada ka jirto lakin meel nidaam leh sida somaliland oo wax ka qaban karta dhacdada noocaas ah ma aheyn ineey sidaas isu duleyso . kuwa yeman jooga hadii lagu qasbay dowlad laxisaabtanta oo xaqeeda dhacsan karta somali kama jirto ,waana meel somali ka baxsan lakin case somaliland waa ka duwan yahay sidaas.
  25. culimadii webka halkeey ka baxday arintaan wexeey muhiim utahay dhalinta soomalida ee kubada ciyaarta'e,ciyaariyahanka markuu dhaco ama gool dhaliyo badanaa waad aragteen cowradiisa weey fedantaa, xitaa xiliga salaada marka laga hadlayo badanaa waxaa la dheelaa galab ama subax inta aan ogahay markuu aadaanka dhaco ayeey wadadama muslimiinta badankood ciyaarta joojiyaan ,lakin xili uu qofka ku qabeysto mahelayo saa darteed jamaacada ayaa ka tagta , xitaa diinta maxeey ka qabtaa gabdhaha usoo daawasho tagaya ciyaaraha . iyo gabdhaha kubada ciyaaro ee la daawado . suaala badan oo ku saabsan dhankan kubada cagta ayaa jira oon ubaahan nahay jawaabo.