Nabad_dadaye

Nomads
  • Content Count

    318
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nabad_dadaye

  1. runti thread yada noocaan ah ayaa comment muta ,inta been iyo reer hebal laysku caayayo waxaa ka fiican inaan ka fakarno sideen iimaankeena ku dhisanaa qoraaga waad ku mahadsantahay soo celinta thread kan . wajagaakallaahu kheyr .
  2. walal nuur aad baad ugu mahadsantahay waanada wacan , waanadana waxaa isku leh walaalaha mu'miniinta , diinteenana hadii qof walba dhankiisa ka qabto wanaaga , kartida iyo xaqnimada diinta il birikhsigeed ayeey dunida dhan uga iftiimilahayd , laakin aad ayaan uga gaabinay , waxaan ka tagnay barashada diinteena waxaan ka leexanay wadadii rasuulka , waxaan qaadanay waxyaalo dhib maahee dheef aan noo keeneynin . Guushana alle laba un buu ku bixiyaa 1: inaan noqono dad mu'miniin dhab ah inteey awoodaan ee aduunna la imaado 2: ama inaan noqono dad maadiyan udhisan oo awoodooda lagu ixtiraamo . hadii labadeaas lawaayana guul daro iska filo.
  3. Taleexi;713079 wrote: Findhicilka maxay diintu ka qabtaa baa mar la is weydiiyey waxaa laysla gartay intaan laga jawaabin su'aashaa sheegsheegisaa ka xun.... Above all else muxuu Islaamku kubadda cagta ka qabaa bay sheeko maraysaa.... walaal inaad diintaada barato ood ogaato axkaamta la xiriirta ficilo ama shaqooyin muslimiinta qabtaan waa muhiim ,kubada cagtana dunida muslimka iyo muslimiinta dunida qaar badan baa ciyaara marka inaan barano diinteena waxeey ka qabto waa sunno . ujeedadana ma ahan ciyaarciyaar sida fandhicil diinta maxeey ka qabtaa ama gaariga midig malagasoo gali karaa mise ? su,aalaha noocaas ayaa haboon in layska dhaafo .
  4. yaa tahay;713077 wrote: arinta waa cadahay marka adiga culumada aad caabudaa anigana Ilaahay(swt) kilmadii Ilaahay baad tii culumo dadka naarka ugu yeedhisa ka dooratay Allahu mustacaan iLaahay hakusoo hadeeyo AMIIN teeda kale: kelmada takfiiri baad tahay, caay baad mooday miyaa waa shardi ka mid ah LAA ILAHA ILA LAAH inuu qofka muslimka ah takfiir ku sameeyo gaalada iyo mushrikiinta anyway may Allah guide u.... amiin Allah ayaan ka magan galay inaan culimo caabado , aayada quraanka ah eed daliilka u keensatay waxaa kuu fasiray waa culimo ,axkaamta aayadaas laxiriirta ee fiqigana waxa kuu sheegay waa culimo , axaadiithta nabiga waxa kuu soo gudbiyay , culimadana iska ma hadashee daliil cad oo quraanka iyo sunada ah ayeey soo bandhigaan . waxyaalaha soo kordha waxaa ijtihaad kasuubiyo waa culimo ee caamo xukun shaqa kuma lahan .waxan aan kuu soo daliiliyayna mahan warkeyga waa ayado Quraan(Nisaa 35) iyo siirada Nabiga (sulxul xudeeybiyah) , culimada in la aflagaadeeyo xukunkeedana inaad soo aqrisato ayan kuugu waaninayaa.
  5. reer soomaliland iyo somalida kililka maxaa ka dhaxeeya waa ayaga mar walba is xagxaganayee, reer hargeysa wexey dhiibeen dad kililka kasoo jeeda ethiopianka ayey na ku wareejiyen ,hadana waa tan la sheegayo in somalilanders badan kililka ku xiran yahiin , runtii labaduba ethiopia un bey dan u tahay ,kan hargeysa laga keenayna xabashida ayaa xiraneyso kii somalilander ahaa xabasha baa xabsi ku gumeysaneyso maxeey faaideyn labadan qolo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! .
  6. gadafi maalmihiisi ugu danbeeyay ayuu ku jiraa , ee tripole si fiican ha usoo dhax wareego , saddam xuseen madaxda carabta ninka ugu libaaxsan ayuu ahaa sidan qadaafi oo kale ayaa maalmihii ugu danbeysay loo arkay isgaoo cunug yar xambaarsan hadii libaaxii saas ku dhacday dooli maxaa u yaal ? ashshacbu yuriiiiiid isqaadhan nidaaaaaaaaaam hal ku dhig inabo caadi ahayn
  7. dhalintii yaryareed maalmahan waa la hayaaye , maxaa is badalay xaalku sidii hore ma ahane , Alshabaab guuldaro isdaba joog ah ayaa maalmahan daba dhigatay . mapkana waa qatar mar dhaw gabigoodu balcad ayaa lagu shubi doonaa . shariif sakiina ninkaas waxanba xaqiiqsaday inuu ka mid yahay lugooyada ugu weyn ee soomaliya .
  8. ninka intaan la maxkamadeen ma labaaray inuu maskaxda ka fayowyahay mise waa layska xukumay , hadii labaarayna result dhaqtarku muxuu soo sheegay ninka waa macquul inuu maskaxiyan u fiyooben, lakin taas ma cadeyn karee ,yaa war bixin dheeri ka haya intaan la maxkamadeyn in la baaray iyo in kale ?
  9. bidca micneheedu waa ku soo darid diinta Alle waxaan horay ugu jirin , rasuulkana wuxuu yiri ''qofkii wax kusoo dara amarkeena kan waxaanan ku jirin ( arin diineyd ) waa lagu celinaa ''( man axdatha fii amrinaa hada maa leysa minhu fahuwa raddun ) , arinta mowliidkana cibaado ayaa laga dhigay in laysku soo baxo laciido taasna waa diinta oo cibaada cusub lagusoo daro . xiligii asxaabtana ma jirin arinkaan . culimada waxa eey usoo daliishato inuu mowliidku bidca yahay waa 1: kitaabka kuma qorna 2: sunada nabiga kuma soo aroorin xafladan ciida ah 3 : ficilkaana asxaabta meeysan aqoonin 4 : iney banaan tahayna culimada afarta ee madaahibta qof baneeyay ma jirto 5: waxaa la bilaabay dabaal dagan xiligii boqortooyadii mamaaliikta oo layaqiinay cilmi yaridooda dhanka fiqiga
  10. culumada wexey isku waafaqsanyihiin hadii qofka uu jooga dhul gaalo xukun islaamina haysan inuu xukun nin gaal ah oo caadil ah qaadan karo siduu nabegeena ugu qiray madaxii xabashi ka talinayay inuu yahay xaakim caadil ah walow waqtigaas uu kirishtan ahaa najaashi . qaacida kaloo fiqi ayaa jirto oo leh ( waxaan laheli karin kuligiiga looma dhaafayo barkiisa )( maalam yudrak kuluhu ,laa yutrak julluhu) . inil xukmu ilaa lilaahi waa qaacida guud ee qof katoo muslim raacaya , in qof gaal ah uu xun muslimin gali karana waxaa kasoo saaranaynaa ayada 35 Nisaa.
  11. hey'ada culumada fiqiga muslimiinta dunida kal fadhi eey ku qabteen dalka arab emirate sanadka markuu ahaa 1/4/1995 kalfadhigii 9aad ,qo,aanka lambarkiisu ahaa 91/8/9 waxeey isku raaceen in hey,ado dowli loo dacwad tagi karo maadaama eeysan jirin heyda dacwo islaami caalami ah . culimadii hadeey sidaa isku raacday adiga maxaad shegeysaa caalim ma tihid faqiih ma tihid fikir takfiiri ah khawaarij lagula dagaalamay ayaad wadaa . rasuulka alle markuu reer makka la galayay xabad joojinta wey ka diideen in diinta islaamka lagu xukmiyo rasuulkana wuu aqbalay . hadii aad traffic accident gasho waxaa loo tagayaa dowlada hoose xukunkeedana waad ogtahay waxaana filayaa inaad gaariga ka samri lahayd maadaama ad muslimin dhiigooda uga leexatay arinka . mida kaloo layaabka leh waa : waxaad diiday hey'ada garsoorka wadan gaalo hey'ado wexey hoos tagtaa dowlada lakin waxaad aqbashay wazaarado kale oo ka halisan tan garsoorka sida wazaarada bulshada sow maahan waxa caqli gal hayn . wadamada gaalada qaasatan yurub awood furiinka waxaa leh garsoorka waana caado wadanka ,sow markad gabar mehersaneyso saxiixi maysid arinkaas inaad fulineyso . qaacidada fiqigana waa ( almacruufu curfan kal mashruudhi shardhan )
  12. yaa tahay;711309 wrote: aayada iyo su'aasha aad iweeydiisay wax weey iska galeen oo ah 'inal xukma li Laah' ninkii tan aan aaminsaneen oo meelo kale xukmi u doonta waa mushrik hadeey noqoto inaan kala doorto: markhaati fur xukmiga gaalka iyo iska aamus,,, waan iska aamusayaa ayaada waa lawada aaminsanyahay qof diidan ma jiro lakin hadalkaada wuxuu u dhacayaa muslimiinta kubada cayaarto ee ref gaal ah hayo kuligood waa gaalo , qof kastoo muslim ah ee dhul gaalo ama dhul muslim jooga oo maxkamad 100% xukunka alle ku xukminin waa gaalo micnaheedu waa muslmiinta dhunada 90% waa gaalo maad cadeysatid inaad takfiiri tahay (tuqyada) iska dhaaf waxaada banaanka la imow . quraanka kariimka ah alle wuxuu leeyahay (( if ye fear a breach between them twain, appoint (two) arbiters ,one from his family ,and from hers ,if they wish peace ,Allah will cause their reconciliation :for Allah hath full knowledge ,and is acquainted with all things )) Nisa 35 . ayadan alle wuxuu ku cadeey in qof kasocdo gabadha iyo mid wiilka ee xukaam ka noqdaan , qofka raga ah ee muslimka waxaa loo ogol yahay inuu guursado gabadh galo so wexey noqoneysaa qof dhanka gaalada ( gabadha ) ka socdo iyo dhanka wiilka , culimadana xakamkaas dhanka gabadha kumeysan shardhinin muslinimo so qof gaal ah wuu xukmin karaa . hadaba hadii uu nin iyo naagtiis xukmin karo kubad maxeey tahay .
  13. waxaa fiican dadka in loo cadeeyo waxa mowliidku yahay goorta uu bilaawday habkuu ku bilaawday , wax yaalaha badan ee diinta qilaafsan sida raga iyo dumarka oo is dhax boodo sidaan ku aragnay xusas badan oo soomaali ka dhaca , ayadoo ciid laga dhigtay oo maalin goni ah loo suubiyay , ayadoo meelaha qaar aan xitaa dadka loo aqrin siirada rasuulka, iyo culimada sideey iskugu qilaaftay maalintuu dhashay nabiga laysuguna waafaqsan yahay maalintuu dhintay , arimahaas oo dhan qofka markuu ogaado uma baahno inuu muran galo . NB : hadii arin branch ah keneyso in gaaladuna ku farxaan muslimiintana walaaltinimadooda meesha ka baxdo waxaa ajar badan in laga joogsado. Allah knows the best.
  14. subxaana llah runtii hidaayada haduu alla ku waafajin rabo wado yar ayuu kugu tusaa , diintana islaamkana si aan caadi ahayn ayeey u fideysaa ayadoo dhankasta laga moosayo.
  15. yaa tahay;704651 wrote: al kawtariy is a kafir mushrik waxna kama qaato anigu walaal ma inoo cadeyn kartaa gaalnimada dabta ah ee aad ku eedeyneyso al kowthariya , ma isagaa qirtay mise .... ma lasocotaa danbiga gaaleysiinta qof muslim ah weynigiisa .
  16. walaal ayyadan wexey soo dagtay markii sariyadii( sahankii dagaaleed ee) cabdullahi bin jaxsi hogaaminayay eey dileen nin la oran jiray camar bin alxadrami oo gaal ahaa walaalahana eey ahaayeen saxaabiga weyn walllaa alxadrami , dilkana wuxuu dhacay maalmihii ugu danbeeyay ee bisha rajab taasoo qureysh ku eedeysay in nabi muxamed ash'hurul xurumka (bilaha barakeysan , SIDATAAL,CARAFO ,ZAKO IYO RAJAB )dadka dilo alle ayaana ayadan soo dajiyay والفتنة أشد من القتل. fitnada halkanna waxaa laga wadaa shirki ( gaaleynta muslimiinta iyo diinta xooga looga bixinaayo ayaa ka daran dilka ), su,aasheydana wexey ahayd ma marqaati kici lahayd , ayadana meeshaad usoo daliishatay booskeeda ma ahan ayadana wexey ka hadleyso waa dadka oo diintooda qasab looga saaro loo ca***** ayaa ka xun qof la dilay, anna waxaan ku weydiiyay shaahidnimo (marqaatinimo) marka wax calaaqa ka dhexeeyay labada mowduuc maba jira . jawaabna imaadan siinin su,aasheyda ku aadan
  17. walaal ayadan wexey soo dagtay markii sariyadii cabdullahi bin jaxsi eey dileen nin la oran jiray camar bin alxadrami oo gaal ahaa walaalka saxaabiga weyn walllaa alxadrami , dilkana wuxuu dhacay maalmihii ugu danbeeyay ee bisha rajab taasoo qureysh ku eedeysay in nabi muxamed ash'hurul xurumka dadka dilo alle ayaana ayadan soo dajiyay والفتنة أشد من القتل. fitnada halkanna waxaa laga wadaa shirki ( shirkiga ayaa ka daran dilka ), su,aasheydana wexey ahayd ma marqaati kici lahayd , ayadana meeshaad usoo daliishatay booskeeda ma ahan ayadana wexey ka hadleyso waa dadka oo diintooda qasab looga saaro loo ca***** ayaa ka xun qof la dilay meeshan waxaan ku weydiiyay shaahidnimo (marqaatinimo) marka wax calaaqa ka dhexeeyay labada mowduuc maba jira .
  18. Transition the south to alshabaab hands (Mogadishu included) Taasi faaido uguma jirto UN,SOL,PUNT, ETHIOPIA, AMISON,iyo soomali inteeda kale , waxa loo socdaba waa in alshabaab dhulka laga xaaqo . What if Amiir godane just builds his own Villa Somalia some where in daynile or Merca i mean Villa Somalia is not Villa Somalia any more awoow it's now Villa Amisom. villa soomalia ayuu dhax fariisan karaa haduu nin caaqil yahay , xisbi siyaasadeed ayey noqon lahaayeen ,doorashada ayuu gali lahaa kadib reaction shacabka ayuu ku qanci lahaa , taasna waa raganimo iyo maslaxada soomaali ka shaqeyn lakin ma filaayo inuu suubinayo sidaas oo kale , wuuna ogyahay soomali oo dhan inuusan qaabkan ku qabsan karin ee waa hasii waalato un , Addis Ababa Conference ,, Djibouti Conference ,, Mbagati conference ,,,, Cairo conference ,,,, and now Nairobi conference somali meesha wax lagu qaban lahaa ayaanan jirin ,ama cida meeshaas dagan ayaa sideey rabto ka suubsaneyso There is no doubt that Alshabaab enjoy considerable local support. Perhaps you need to read how Hisbullah got where it is today. It was after painful realization from the stakeholders that the movement was there to stay maadaama xizbullah eey gaartay booskaas rafaad dheer ka dib ma waxaad leedahay alshabab 30 sanoo kale ka dib ayey somali la qabsan doonaan? taasi ma faaido baa mise waa qasaaro .
  19. The Zack;707435 wrote: Madaxda Dawlada Oo Si Deg Deg Ah Loogu Yeerey Magaalada Nayroobi Kulan Wadatashi Ah: Mahiga Oo Maanta Markale Ku Si Toos Ah U Sheegay Inay Doorashadii Madaxweyanaha Ay Dhacayso Xilligii Loogu Talogalay... Mahiga waxaa uu si cad u sheegey inay doorashadu dhaceyso xilligi loogu tallo galay,waxaana uu sheegey in Madaxweynaha ,Raisalwasaaraha & gudoonka baarlamaanka si deg deg ah looga doonayo inay yimaadaan magaalada Nayroobi oo lagu martiqaadey kulan wada tashi ah oo halkaas lagu qaban doono. xogtan mahiiga waxey igu dhalisay suaaalahan . mahiga ma isagaa soomaali madax ka ah mise shariff waaba yaabe ? waa maxay sababta dhabta ah ee ka danbeeysay dadajinta doorashadan ? . halkee loo qorsheeyey iney ka dhacdo doorashada ? .
  20. Johnny B;705045 wrote: ^Annelka & co, next time the refree blows for offside, ask the Refree if he is Muslim, if he's not , tell him it's a legitimate goal according to Islamic-Sharia. !! anelka intuu qaranka france u cayaarayay ciraaytooy badan aya islaamnimadooda uu sabab u ahaa ,xitaa marka uu garoonka ku dhax sujuudo daawadayaasha wey is weydiinayaa sababta uu sujuudayo maadama dad badan oo reer yurub ama caalamka eey islaamka wax ka fahamsanayn saa darteed iney baaraan ayaa laga yaabaa waxa eey tahay diinta islaamka ,badanaana marka eey baaraan diintan xaniifka ah wey islaamaan .ayada wa arin kaloo muhiim ah .
  21. Somalina;706934 wrote: Raysalwasaare Farmaajo oo la taagan Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini. farmaajo horumar fiican ayuu suubiyay dhawaanahan , halsanana waa ku darsaday , alshabaabna ninkaan oo kala ayaa ku fiican dhagaha haka garaaco ,somalina in wadada toosan lasaaro mudo ayeey u baahan tahay . dad 20sano ayeey qasantahay habeen iyo dharaarteed laguma sixi karo si ficanna wey ushaqeynayaan maalmahan ,alshabaab na dadkooda ayey dhan ka raacayaan mar dhaw . ama wadanka gaalo ayaa kusoo duuleyso markey alshabab(alqaeda) qabsato wadanka ciraaqna waan aragnay siduu mareykanka ugalay . walee wadan islaam oo ku caawin doona xitaa majiro .
  22. globalisation runtii wuxuu anfacaa wadamada dhaqaalahooda koray sida turky iyo indonesia marka laga hadlayo wadamada muslimka ah maxaa yeelay hadii adigoon basic need haysan aad tiraahdo globalisation ayaan ku biirayaa mudu yar ayaa lagu xaalufin madama shaqaalaha laysu farayaa bangiyadaa laysku furayaa maalgashi laysku furaya intaas oo dhanna wexey faaido utahay wadamada hormaray ee goob maalgashi ubaahan. the rise of information and communication technology. company yadeenu lama tartami karaan kuwa dunida 1 , sow dhankasta laga qabsanmaayo wadanka hadaan Globalisation ku biirno .
  23. axmed ina-jaad walaal heesta calaka soomaali land soo qor aanu aragnee ,reer xamar na heesta calanka soomaliya ayaga malahan soomaaliyoo dhan ayeey ka dhaxeysaa .
  24. labadaas hees qiiro ayeey galiyaan dadka wadaniyiinta ah ee soomaalia jecel dal iyo dadba