Nabad_dadaye

Nomads
  • Content Count

    318
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nabad_dadaye

  1. dagaalka hada wuxuu kasocdaa wadada howlwadaag , tan aadan cade iyo tan laga galo bakaaraha, dhanka tarabuunkana waa laga soo wadaa , ka dib kasapalpulare hadii laga soo galo dhankaas iyo shiirkolana lagaga bilaabo meel eey galayaanba ma jiraan towfiiqna wey kasocotay xalay , suuqa bakaarahana hadii wadada 30 iyo tan wadnaha laga qabsado meel eey ku jiraan ayaanan jiri doonin waa hadey dagaalka sii wadaan lakin hadii eey wadada 30 banaantahay ,wadada warshadahana eey ufurantahay ,bakaaraan dad ka bixineynaa waa shacab leyn un wax faaido ah kama imaanayaan . nabad maba jirtee halmar hala kormaro alshabaab hadii kale shacabkan halaga wareejiyo .
  2. وَفَعَلَ" مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ "أَوْ قَالَ مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ إجْمَاعًا فَـ" هُوَ "كَافِرٌ" وَلَوْ كَانَ مُقِرًّا بِالإِسْلامِ rasuulka PPUH wuxuu yiri xadiis micnihiisu ahaa '' muslimka inuu zineysto waa laga yaabaa ,inuu wax xado waa laga yaabaa laakiin muslimka been masheego'' hadaan xadiithkaan soo daliishado, qaacidan dheheyso ( ama yiraahdo wax guulun kasoo baxo)aan ku dabaqo e een dhaho beenta gaal un beey kasooo baxeysaa warkan ma is qaban karaa . taasna wexey daliil utahay hadii aqwaasha taad jecehshay aad la imaato eedna qariso inta kale .
  3. yaa tahay adigoo xasuusanaya xadiithkii nabiga ee arbiciinka ku yaalay ( inamal acmaalu bin-niyaati) iyo hadalkan "وَمَنْ جَهِلَ وُجُودَهُ تَعَالَى" جَلَّ وَعَزَّ "أَوْ عَلِمَهُ، وَفَعَلَ" مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ "أَوْ قَالَ مَا لا يَصْدُرُ إلاَّ مِنْ كَافِرٍ إجْمَاعًا فَـ" هُوَ "كَافِرٌ" وَلَوْ كَانَ مُقِرًّا بِالإِسْلامِ labadan keebaan qaadanaa , madaama dadka xirta eeysan u xiran gaal ku daysi balse dhar ahaan eey u xirtaan , wan ogahay hadii ku daysi eey u xirtaan axkaam kale eey galeyso , xitaa masjidka nabiga qaar qabo oo gala ayaa jira lama gaaleysiinin adiga gaaleysiintaan halkeed ka keentay .
  4. dastuurka soomaliya miyaa isku daxyaacsan mise meesha awood ayaa leysku maquuninayaa dastuurka wuxuu leeyahay doorashada madaxweynaha waxaa ka horeeya tan baarlamaanka iyo gudoomiyihiisa kadib ayaa madaxweynaha ladooranayaa .dhanka kale madaxweynaha waqtigiisa wuu dhamaaday waa inuu isaga dhagaa ,halka dhanka kale baarlamaanka waqtikororsi uu suubiyay ,khaladka yaa leh hadaba?
  5. Saalax;722283 wrote: Mogadishu ragan oo kale ba walay dee ma wax kale. amiin caamir waa funny runtii , somalidana madax adeeg ayaa wax walbo ka qaribaya , wanaagaba inuu dhibo ayad u maleysaa , alshabaab beentooda ayeey ku dhagan yihiin , somaliland dowlad raadinbey kaga dhagan tahay , sharifyo wey isku dhagan yihiin . dunidana ma taqaan wax layiraahdo puntlad ,somaliland , galmudud ,waxa eey arkaan un waa dowlad layiraahdo somaliya oo bariga afrika dhacda dagaala sokeeyana daashadeen , intaan hoose anaga un baa maqalno lakin ictiraaf masiin karno , UN wuu diidanyahay , gaaladii iyo muslimkiiba wey diideen . kashmiirba muda dheer ayeey wadaaye ha iska dacwoodan ama sidii southern sudan 50 sano in ka badan ha samraan.
  6. somaliya insha allah wey dageysaa , imtixaankan aan hada ku jirno danbi dhaaf Allaha nooga dhigo . culeys walbana fudeyd ayaa ka danbeeya ''فان مع العسر يسرا 0 ان مع العسر يسرا
  7. "qof kasta oo layimaada waxa aan amarkeena waalagu celinayaa'' micnaha xadiiska nabiga . bidcada hadey tahay wax cibaado ah ama caqiidada kularan waa xaaraam lakin haduu yahay shey asalkiisa lahayo sida arrinka uu khaliifat cumar suubiya ,seyidina cumar wuxuu latuktay rasuulka taraawiixda , wuuna ogaa maslaxada ka danbeeysay in rasuulka uusan masaajid soo xaadirin ee ah in aanan umada lagu farad leenin . taas oo kale waa banaantahay , lakin bidcooyinka eey dadka mudooyinkaan danbe layimaadaa waa xaaraam . badca kastoo caqiidada laxiriirta asal cadna loo heynen waa mamnuuc wixii kasoo harana waa banaantahay . sawaabtana Rabi ayaa haya.
  8. shakiga ugu badan ee somaliland laga qaaday waa markii wikileaks uusoo bandhigay warbixintii dahabshiil ,inkastoon warbixintaas aan ku qanacsaneyn eeyna u egtahay in larabo in lagu dhaco xoolaha dahabshil sidii barakat loo dhacay , lakin waxyaalo weey jiraan haba labuunbuuniyee . siyaasiyiinta qaar iney saas ufakaraan waa macquul maadaama qaar koonfurta aad uneceb eey jiraan lakin waa war ubaahan in layska hubiyo . alshabab kalama jeclo soomalida koonfur iyo waqooyi waa isugu mid . dowlaadoodana iney daakhuut tahay ayeey aaminsanyihiin .sideeybeey ku taageeri karaan dad nocaas ah
  9. shacab muda 20 ah ku jiray dagaal maxaa laga filanayaa waa waxyaalo cajiib ah . dad wareeray sidaan ayaa lagu yaqaanaa A+ land , A-l and ,B land ,B+ land . B- land . waa waali cad
  10. runti lama dhihi somaliland ayaa alshabaab taageerto lakin waa macquul saqsiyaad kasoo jeeda soomaliland iney taageeraan alshabaab . xukuumada soomaliland runtii aad beey uga soo horjeedaa dhaqdhaqaaqa alshabab xita waxaa laga qarxiyay madaxtooyada ,taas ayaana cadeyn u ah iney xukuumadooda taageerin .laakiin xaqiiqda dhabta ah Allaa og.
  11. walaalaha soomaaliland wey ku xanuunsadeen sideey ugu qeylinayeen war ina aqoonsada , laakin waan ka xumahay in lagu daadiyo oo fara marnaan lasoo diro kadib qeyla dhaan dheer iyo ku xabeebid wax aan laga aqbalin . waxaa u fiican in horu markooda iska wataan dhulka si fiican udhistaan hargeysa laamiyo fiican ka sameeyaan , dowladana khatka iney mamnuucdo ,fadhibaan rabnaandan joogtada ah ee xiliga maharka ,xafladaha waa weyn in lajoojiyaa . dhalinta khatku dilooday waa in dhaqan celis loo suubiyaa kadib aqoonsigooda iney helaan waa ila macquul.
  12. reer khaat waa in laxirxiraa hadi lagu helo ayagoo shaqada wado ama cadeyn lagu helo ,qaadka waa cudur soomaalida duleeyay ,mashaqeystayaal ka wada dhigay , mas'uuliyad darada u sababay , waa drug qatar ah maadaama dhibkiisa uusan durba usoo bandhigmeynin dadka wexey maleyeen in uu fiican yahay lakin mudo ka dib ayeey arkaan dhabtiisa bisad baa igashay , burhaanta samada mareyso , gawaarida ayaa ijiidheysa iyo waxyaala aan loo joogin beey daldalaan . with cadeyn xarig bey istaahilaan.
  13. assalaamu caleykum , walaalaha igu dhaamo dhanka diinta waxaan rabay ineen su,aalahan jawaab iga siisaan 1: funaanada kubada lagu cayaaro qaarkood calaamada saliibiga ayaa ku dhagan , salaadana wey ku tugtaan ,arinkaas salaada wax ma udhibaysaa , masoo celinayaa salaada mise waa aqbal . 2: wiil aan sxb nahay oo u ciyaari jiray koox yar ayaa waxa u bogay coach koox weyn willkii waxaa gadatay kooxda kale xoogaa lacag ah wey kasoo gaartay ma xalaal baa mise? .
  14. dadkii soomaaliyeed wey dhiban yihiin runtii , hada wixii ka danbeysa masar iney soomalida aad u ilaaliso cadaadisna saarto ayuu ninkaas qasbay , garoonkasta ood rabto inaad ka dagto yacni sidii criminal oo kale ayaa laguula dhaqmayaa , dadka marka passborkooda lasiiyo soomaalida waa lala haraa ,qol gooni ayaa lala tagayaa . saacado ayaana lagu haysan ,soomalida in dunida laga mamnuuci doona ayaan umaleynayaa.
  15. wadadama muslimiinta qaasatan soomaliya waxaa uroon in eey 10jeer ka fikiraan dagaalka socdo yuu dan uyahay ,ma alqaeda ayaa faaidada badan helaysa , mise mareykanka .dunidoo dhan wexey farta ku fiiqee alshabaab iyo xiriirkeeda alqaeda , dan kala ma ahan waa in loosoo jeesto qeyraadka yar ee hada ku haray laxaalufiyo ,xasuuqna laga geysto si toos ah ama si dadban , soomali badan oo gaalo ahna la arko sida somalida west tagay markaan inta ugu badan iska leyno ayey dunidana dhameystiri rabtaa inta hartay. meel dhaxoo leysugu yimaado lama weynine waa dad umada kale fikirkooda ku socda , islaamnimo iyo soomalinimo hadi loo fakaro dhibka wuu joogsan . khuraafaadka dadka qaar ee osama CIA ayuu ahaa , ma waxaa jira nin naftiisa halistaas ugalinaya ogna haduu wadadaas ku dhinto naarta toos ineey tahay kuna soconaya wadadaas.
  16. 0sama bin ladin USA ha dilo ama dabiici ha udhinto lakin hada ma noola , sadax xaas ayuu meesha ku heystay waa US warkooda .malinki kowaad halnaag ayaa dhimatay ,maalinkii ku xigay wey dhaawacantay ,kadib 3naag ayaa meesha lakeenay !!!!!!! ujeedada ugu weyn ee laga leeyahay dhacdadan waa in dunida muslimka la tuso in muslimiinta eey isbadal nabadeed suubin karaan sida masaarida iyo tuunis. sida uu walaalkeen nuur sheegay hada marka Osma la dilayna masaarida in dagal laga dhax bilaabo ayaa bilaabatay dad muslima sheeganayana eey qarxiyaan kaniisad waxaan oo dhan waa barnaamij lasoo diyaariyay muslimiin badan ayaana daliil ahaan uqaatay oo dhahaya osama filmkiisa guuldaro ayu ku dhamaaday ,banaanbaxayaashana wey guuleysteen ,waa dhab ,lakin ujeedada taas , alqaeda markey burburtana banaanbaxyo fowda wataan laga abuuro dunida muslimka si eey uburburaan .
  17. Somalina;717952 wrote: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka C/shakuur Sheekh Xasan Faarax ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta loo diiday inay dalka ka dhoofaan ay doonayeen inay si sharci daro dalka uga baxaan.. shaqada wad dadka soomaali diidka ah ha u istaajin
  18. aad beeyba uhubeysan yihiin halkey ka keeneen hubkan oo dhan
  19. maxaa hada loo celinayaa waligood ayeey nairobi dhax fadhin jireene , mise sh shariif tookadan lafihiisa ayuu u baqay . nairobi ayeey marwalba aadaan sida ayadoo xamar loo wareejiyay nairobi , sheekh shariif maalmahan murqaha ayuu lakala baxayaa , alshabaabka uu mudooyinkan garaacay ee gado uu kasoo buriyay maa ugu wacan ,madaxweynaha runtii burhaantiisa ayaa kacsan ,sharif sakin na wuu dardaraa.
  20. gooni;717767 wrote: Mudane ismaaciil somaalidu waxay tiraahdaa waa dadaalay Waa dalkii aan walaalaha ahayn oo noo aasaasay 4.5 ceelkii ugu dheeraa noo qoday markaan salka tagnayna tacsida noo soo diray waa dalkii aan walaalaha ahayn oo qaxootigeena iska fogeeyay ganacsatadeenana soo dhaweeyay waa dalkii aan walaalaha ahayn oo markaan transit ka nahay meel kulul nagu xareeyay af faransiisna nagula hadlay Somaalidu waa bukaan jiif doonaya ayadoon gloves gacmaha la gashana in laga taabto meesha xanuunkoodu u badan yahay. soomalida ayadaa dooratay iney 4.5 wax ku qeybsato kadib markeey is mari weyday oo cid walba wax badso istiri ee Geelle maku qasbin, xalba la mooday . qaxooti soomaliyeed meel uu geeyo maba hayo ma dayacnaantooda ayuu daawdaa mida kale qaxootiga badankood wexey uqaxeen kenya qaarkii wadamada carabta aadi karay ,iyo xabashida in u gashay . wadanka jabuuti waad ogtahay inuu wadan kulul yahay marka in meel kulul aad tagto wa caadi , mana jiraan soomali kasoo cabatay si xun ula dhaqan marka eey transit ku yihiin dj , maxey ka faaiday jabuuti marka eey xoolahoodii iyo maalkoodii oo dhan eey shir soomaali ku bixineysay , wadanka saa u yar inuu soomaali tira badan nolosha ugu fiican uu muda ku hayo dhulkisa waa maxay faaidada ugu jirta . Geelle wuxuu istaahilaa in bilad sharaf lagu siiyo taageeridiisa .
  21. Osama bin ladin waxaan filayaa inaan la dilin 2001 maxa yeelay cododkiisa iyo dad reer afghanistan ah oo cadeeyay inuu nool yahay ayaa jira lakin arinta dilka xiligan iyo ujeedooyinka siyaasadeed ee laga leeyahay sheegigaanka dilkiisa waqtigan ayaan filaa iney ka badan tahay dilka/sheegashada Osama .
  22. ismacil cumar geelle waa nin qiima badan istaahilana inuu mida xigta xitaa qabto ,anaga hadaan heysan laheyn nin ismaaciil oo kala ah xaaladeena iney halka aan hada taaganahay ka fiicnaan lahayd ayaan filayaa , Geelle waxa uu isku dayay in uu soomali nabadeeyo shirkii carta ayuu u qabtay ,reer jabuuti oo dhan ayaa ku xoola beelay lakin markeey muqdisho kusoo laabteen hogaamiya kooxeed oo dhan ayaaa abaalkiisii diidma ugu badalay . runti somalida mararka qaar hadaad eegto waxaad is leedahay waa dad meel xun loo wado . viva mr Geelle
  23. fuaad shongole waa wadaad ku wareeray siyaasada soomaliya ,dhanka militry na wax saa u weyn kama hayo . bas inuu dhalinyarada u wacdiyo mooyee wax kala ma hayo ,dhalintana duruufa kale ayaa ku celineyso mooyee meesha in wax lagu heynin wey ogyihiin .
  24. Why is it that AS never threatens Ethiopia? they never send their suicide bombers to Adis? It is very interesting soo maha waa su'aal runtii u baahan in lays weydiiyo sababta eey mar walba dowladaha kale ugu dhaaranayaan laakin ethiopia eeysan usoo hadal qaadeynin . mise xabashada wey ka cabsanayaan .mise qaar katirsan madaxda sarsare ayaa ethiopia la shaqeyso,Allaa og. Alshabaab waxa eey ka faaideysteen nabad darida ka jirtay soomaaliya mudada 1990-2006 ,fursadna wexey u heleen dad eey kaga faaideysan karaan duruuftooda dhaqaale , iyo dadkii laga tabarta badnaa( looma ooyaan) , isku darka labdaas iyo arima kale ayaa keentay iney ka faaideystaan . lakin guulasha eey gaareen TFG dhanka gobolka Gedo hadey cadaalad suubiyaan tusaan in xiligii Alshabab eey dhibanaayeen hadase eey heleen freedom ,si dagdag ah ayeey gobolada dhiman udalban doonaan dowlada iskana saari doonaan Alshabaab .