Fisher man

Nomads
  • Content Count

    46
  • Joined

  • Last visited

  1. U need quraan saar abaayo thatz da joke to laugh lolzzzz
  2. My mom used 2 say '' sac gusle yahow naga aamus, ure facaa waa shaqeystaan adigane intaa gar iyo kanfur noogu deesatay'
  3. Sxb datz a dream 4rm sheikh sharif ma is weydiisay,
  4. Kkkkkkk war sxb anigoo gaal ley dhahayo inaa dhimto maad rabtaa dowlada gal kulahaa so dadkaas malin kasta la bur bursado ayagoo waa ridoweyn la dhahaayo seewaa kkkk
  5. Ebow temme aan ku duceeyee alshapap maan cafin lahaa hadan wax aan uga arsado heysan lahaa specially that kid oo madaxa weyn leh siduu igu fag fagaday lee and he z abt 14yrs old ii qab qabta kulahaa abahaa was dheh sxb to cut a long story short, ebow do u ave any kind of gig (job) ? Caseeye xitaa wan rabaa nacamleeye na qibrad baan u lee yahay
  6. Lolz @maskiin macruuf nin maqan sxb bollywood iga ilaali hollywo0d aa laga hadloyaa sxb @wyre sxb actor nim0 wax ka fican hadad heyso adaa gali lahaa ebow yaa gaa dee lolzz lakin tu tikiin waxad u egtihin ciyalka xafada aka shibis ilaa cabdi casis ila aka karaan aka madina waxa la dhahay maskin mac filimada hindi ka ayu badsatay mitum xalwada ma firsatay sxb
  7. Sxb al-alshapap laguma kaftam0 bro kuwaas ma qoslaan ha iso xasusin sxb fooda jar inee i dhehen aan hadal kor saaray wlh tooreyda leyku qali rabay aa la waayay mahinee hada makula hadli leheen aaqiro aan jogi lahaa
  8. Lolzzz showqi tnx marka hore lakin sxb capo ladir uultim0 markii la gaaro wuu dhintaa sidi loo tumaayo lakin aniga waxan raba capo aan dhimaneynin horar cml dad lee cunaa dadlee qalaa even actor ka waa laqaa cn i get that order sxb?
  9. @wyre dad qaloow ka aan ka helaa sxb actor dhimanaayo ne ma jecli @maskiin macruuf ebow xamar waa kuso gubanay transformer 5 aan ku jilay sxb but nw dad fiigtaalsan aa yimideen ciyaaw ee gaal kaa dhigayaan maka aqbashay markee igu dambeysay waxa la dhihi jiray hooyo alshapap aan ku biiraa ama dibada haley diro marka sxb hada hollywood wax qaraabada ah kuma jiraan miyaa!!!!
  10. Guyz in xamar haleeys ku mashquulo aa ka jirtay, yaa xasuusto bisha markee madowaato maxaa la dhihi jiray? Wax yaabo kaloo badana waa jiraan as I think so horaa loo soo sheegay ileen mesha dad yaabanaa ka buxee, aniga waxan sameyn jiray ilaah ha iga cafiyee markan lacag shanemo aan ku galo wayo inaa masjidka dacas kaso xado baan shanemada dacaskaa so xaday dhigin jiray qofaa kaso firsanaa cml mana so n0qon jirin wan iska fadhisan jiray, xafadana dheera dheere dhuuni waaye digsi *****lan dhaafi maayo aa leyka dhihi jiray aka shibis aka seylani ilaa bar fiat aka salaxa banoonika xaaran aa ku heysan jirnay maka heshay, dadkaa qabano bulac aa afka ka gelin jirnay maka sii qeylisay, warka aa idinku badiyaan filaa, 9 apgaal ma jirto been waaye habar gidir aa lagu cabsin jiray joking iga dheh
  11. Lolzz sxb dadaa dhumis0 ilaah hakuu sahlo
  12. Sxb am tired of sm0kin dat sh1t, bal isug baziin iyo calaq baan isku tijaabinaa if it works out
  13. Fisher man

    Salaamna

    Sum1 help guyz bcoz I need 2 be hollywo0d Actor
  14. Hhhhhhmmm g0od idea somalia.. macalin dugsi aa ku fican in madaxweyne laga dhigo but they r addicted dadka in la karbaasho amuu shacabka mareer baaba kaga dhigaa.....
  15. Waryaa maskiin macruf xamar waa kala dhig dhigtee school saqawadiin maa kaso baratayne waxaan jidka bar fiat kulaa km0 hawar qadiijo kasoo horjeedka new press ama macbacada lacagta false da eh aa lagu samen jiray xamar weyne ilaa maanaboliyo caan aa ka ahaa lacagtas baan wax uga gadan jiray, seylaani aga gaarka beexaani suuq yaraha gadaal kaso gal ee bada geel laq too u aad cinema xatar muud maxaa shuud ku galay adigo qoob dooro karaan banoni u aaday qush waye amaa lagu dhahayne oo hadane lagu so bursaday qabtaay annagane schol salman al faris ba u fadhisan jirnay immigrationka, jubo, shangaani ilaa boondhere, aa xaraan ku hestay oday barow nin la dhahaayo mataqanaa oo bilyaardiga bar fiat lahaa maxaa dhibnay odaygas xasid ayu ahaa darbaaxsho ayu kugu xadaa n0oh unugane balilaha bilyardiga iyo iskaako aa ka xadi jirnay war maa wadeenaa hee walah somali anoo u n0qonin ciil ma i deenaayo gabdhaha xafada sidee kuso dhaweynayan lee hadaa dhahdid dibada aa ka imaaday kor aa lagu qaada n0oh miss xamar cadey hospital soos xudundey daa ku duganee