Nabad_dadaye

Nomads
  • Content Count

    318
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nabad_dadaye

  1. ar maxaa meeshay lacag lagu baashaalay qaarna gaajey udhimanayaan
  2. bal eeg sida qurbaha lacagta loogu ciyaaraayo iyo sida kuwan gaajada ugu dhamaanayaan waa cajiib
  3. sool iyo sanaag waan aqaan waa labo gobol oo 18 gobol ee soomaali ka mid ah laakin © mexey u taagan tahay ,sababtoo ah gobol soomaaliyeed oo xarafka © ka bilowdo ma jiree
  4. waxaan maqlay sheeko kale xamar ka dhacday oo ka tarjumeysa sida dadka cabsi badan uga qaadeen dagaalada dhacaaya sheekadana waa tan : kuwa ayaa taksi ijaartay si eey maalintaas ugu howl gutaan tagsiga qalab badan ayeey saarteen , (waxyaalaha qarxa) mudo markey wareegayeen oo eysan helin meel qarxin ku haboon oo dhib weyn gaarsinaya dadka kasoo horjeeda ayeey taxi istaajiyen ,darawalkii ayeey ku dheheen runtii waad ayaan daran tahay maanta janada ayaan kuwada baashaalileheen lakin biti(nasiib) malihid , taxsiilihii intuu yaabay oo uu is yiri maanta dhan waxad u wareegeysay ma qaraxaas ayaa ku sugaay , ayuu yiri waad mahadsantihiina lacagteyda isiiya ,gaarigiina subixii ku xigay beec ayuu geeyay . waa sheeko dadka wada gaartay lakin xaqiiqdeeda alla og
  5. "Freedom of speech. Freedom of worship. Democracy. this is chance for muslims to spread and propagate their religion ,so let us work hard to spread islam
  6. walaalka maqaalka in baan ka aqriyay wuu fiican yahay laakin aadbuu udheer yahay oo lamaba wada aqrin karee ,hab gaaban inaad ka soo dhogto ayeey aheyd ,lakin waad ku mahadsan tahay dadaalkaada
  7. caydarus;694056 wrote: British Muslims are travelling to Somalia for "jihadi tourism" to train for tourist attacks in Britain. The source is from wikileaks. Is this are true guys? i think its propaganda ,and we cant blieve every thing which is writen in wikileaks , we wont blieve until we get evidance
  8. nuune;693329 wrote: ^^ Halkan ayaad ka heleysaa buugaagta badankood ayagoo digital ah, halkan qumaati u riix walaal waad mahadsan tahay
  9. @ herer sxb madax xanuun hadaad arsenal ka qaaday ka wareego meeshaas caruurtaa lagu tababaraa ee club guul rabo ma ahan dadka guusha ku xisaabtamo aad .
  10. asxaabta aniga waxaan jeclahay hees waqtigii c/laahi yuusuf la dooranayay eey qaadeen ee jambo ,jambo saana ,habari gaani,muzuuri saana
  11. walaahi waa erayo adag physics ama biology dugsiga sare soomali lagu dhigi jiray markaad aqri maagto waxaad isleedahay tollow ma af soomaaligaad eber ka tahay runtii luqadeena iney hodon tahay waxad garaneysaa markaad aqriso buugaagtii iskuulada soomali lagu dhigi jiray xiligaan dowlada aheyn codsi: qofkii heli karo buugaagtaas ama ku og meel laga heli karo link geeda hasoo qoro ,waa muhiim inaan taariikhdeena iyo afkeena wax ka barano ereyada dhinac kale ee social ama economic ama religion xitaa qofkii haya hasoo bandhigo
  12. rag dumar garaacay waan maqalnay lakin waxaa la arkay dumar inta carate soo barteen ragii dhagaha ka garaacaya
  13. xusni mubaarak iyo cidiisa oo diyaarad saaran xilli mudaaharaadka uu socday ayu madaxweynaha wuxuu yiri hadaan 100 pound tuuro waxaa laga yaabaa in cid masar ah oo faqri ilaah ku anfaco ,xaaskiisa ayaa tiri war 2 konton ka dhig si 2 cid u anfacdo ,wiilkiisa ayaa yiri bal afar u qeybi (25) si afar cid u anfacdo , pilot kii ayaa intuu gadaal soo fiiriyay yiri war madaxweyne adiga qudhaada is tuur si 80 million oo masaar ah eey u nastaas
  14. runtii ma hubbo lakkin waxaan maqlay in meesha dagaal uu ku dhaxmari jiray daraawiishta iyo ciidamada british ka marka waxaa filaa in darwiish land loo yaqaanay .
  15. it was amazing week in premier league , man utd 1:2 wolves oo herka labaad gali rabto arsenal 4:4 new casttle 60min arsenal had 4goals with in 20 min new casttle scored 4 goals chelsea 0:1 liverpool guriga chelsea waa isbuuc layaab leh unpredictable season