Abaadir

Nomads
  • Content Count

    193
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abaadir

  1. Waxaa jira gabay aan aad uga helo oo uu Sayid Maxamed tiriyey. waxaan ka xasuustaa: musuqmaasuq soomali waa meheradeediiye. Hadba Midab hor ley kuula iman maalin iyo leyle Malah malahda iyo baanahaa mawdku ka adeegi Masala gaab wadaad ihi wuxuu macabiyaystaaba Madiidaan aqrinayaa wuxuu malab ku daaqaaba goortii muftiga loo tagaa mawdku ka adeegi
  2. Saaxiibkey Idaajaa waa nin cajiib ah. Barnaamijkii fanka iyo suugaanta ee uu BBC-da ka sheegi jiray horta maxaa ku dhacay? I will for sure ask him that question during my visit in UK next two weeks. hadii aad gurigiisa tagtid waad la yaabaysaa waxa uu ninkaasu taariikh hayo. nin qaali ah weeye.
  3. Justice said: They think that the government can pay for everything and still live happily ever after. Well they don't , they don't I wish if i can see one somali couple who don't depend on benefits. that will prove that am wrong about men. In today’s world both parents have to work just to get by, (at least in the United States). Each family has to evaluate their situation and has to decide what is best for them as individual and as family (I am talking first hand experience here). Here in the United States, guy’s actual work and they work hard to make ends meet. There are also a lot of good working Somali men in the UK. The idea that Somali man is lazy and ****** is just ridiculous. Come on JUSTICE… who do you seriously think buy all these Guggi bags and all the BlingBiling you all wearing……
  4. MM iyo Wiilo yaa raba in aan af soomali ka dhagasto!!!!
  5. Thanks Ngong... That was good advice...
  6. Break Up??? Yaa idin yiri markii hore saaxiiba idinkoon is qabin.....
  7. MM... You never miss an oppurtunity to bad-mouth Aabo siyaad eeeh... You still need to put forward any contribution that ISmaciil Jimcale made to Somali lives. I really have nothing against him but just to remind folks that he never did any thing good for the country. as for where was barried... He was burried SOS not Qabuuraha qaranka as you said. you right.. I love Siyad Barre and his regime because I have not seen anything better after him. and I believe he did something good for the country. atleast he never invite our Euthopian emeny to the country for help.
  8. Addiga korontada maa kaa maqan inna Sheekh Muqtaar? MM... No wonder in aad Siyaad Barre iska saaran tahay saaxiib... Ileen ragii laga ciideeyey baa wax kuu galeen. Waryaaya.. Sedex Oday baad tihiin
  9. Xiin Posted: ^^Horn, Doofaar ma daahiro haddaad wabi dabaalsiiso Dubka iyo lafaha hoose baa dixiri jiifaayee'e Xiin Gabaygaasu waa aflagaado. Gabayo kale oo ku haboonaa baa jira sheekada meesha ka socota
  10. A good man,I have never heard anyone say any bad things about his person. There are a lot of good man in Somalia. I still don't know what Ismacil Jimcaale did for Somalia that he earned to be remembered. was't he member of the USC? He past away just before the civil war does not mean that he did not share Aydid and Ali mahdi' visions in the 1990s
  11. I am glad to say I am an Ajuuraan man, So many new tribes lately... and when did they rule somalia.
  12. Wiilo, Gabadh baad tahaye xishood. dadka lama caayo. si quman aragtidaada u dhiibo.
  13. Sayid Maxamamed waxaa uu noosheegay markii uu noolaa ayaa taagan maanta. Following is a few lines of his Famous Dardaaran: Doodna waxaan u leeyahay dadkeer hadalka deyn waayey Nimanyahoow damiinimada waa lagu duloobaaye Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan duxi ka raacayne Dagaalkii Nasaarada anaa daalib ku ahaaye Dalka ma lihid anigaa ku idhi doora weynaha e Daliilkii Rasuulkii anaa doonayoo rabaye (scw) Anaa diiday maantuu lahaa deeqan iga hooye Diinkayga anigaan ku gadan dabaqii naareede Anaan labada ******* tan hore darajo moodaynin Markay duushay gaaladu anaan daabbaddu rarine Goortay dareeraan anaan diiradduu qabane Anigaan dariiqiyo waddada dowga sii marine Anaan doora-weynoo kufriga daacadnuu geline Ferenjiga dirayska leh anaan diiradduu qabane?? Sida doxorka ****** anaan duud-xamaal noqone Doofaarka eyga ah anaan daarihiis geline Anigaan dilaalkiyo ardiga duubigoow xidhane Anigaan dariiqada Alliyo diinta caasiyine ******* Ismaaciil ma oga dowga loo qodiye Waa wixii durbaan tumay markaan dowga sii maraye Waa wixii dayooy yidhi intuu soo dabaaldegaye Dadow maqal dabuubtaan ku idhi ama dan haw yeelan Ama dhaha darooryiba jiryaye doxorku yeelkiisa Nin rageey dardaaran u tahaye doqoni waa mooge Marka horre dabkuu idinka dhigi dumar sidiisiiye Marka xigana daabaqada yuu idin dareensiine Marka xiga dalkuu idinku odhan duunya dhaafsada e Marka xiga dushuu idinka rari sida dameeraha e Mar haddaan dushii Adari iyo Iimeey dacal dhaafay Maxaad igaga digataan berruu siin lasoo degiye
  14. You still did not post your pic... Just curious how beautifull you are?
  15. Libaax.. waa runtaa Dalsan waxaa bilaabay nimankii Amal ka soo tagay. Dhibaatada dalsan ku dhacday waxaa ugu wacan maamul xumo. iyo nimankii dadku aaminay oo dadkii qiyaamay. Hantida ay Dalsan lahay sida Guryaha waxaa ku qoran niman ay labada nin oo dadka dhacay qaraabo yihiin. Waxaa midaas oo dhan ka sii daran... labda nin mid ka mid ah oo dadku ku xantaan in uu asagu masuul ka yahay dhibaatada dhacday waxaa lagu daray Golaha Shuurada ee ay wadaadadu xamar uga dhawaaqeey ( the 88 shoura council)... Cajiib.... wadaad tali tiisana ku waday
  16. Guhad posted: my favorite Sol people are those that I feel fit that description, just to name a few; JLee, sheikh Nur, Xiinfiniin, MMA, Shaah, and I Believe I Can Fly (FBI-IC). How come Bishaaro is not included.....
  17. Wiilo posted: Tiisa hagaagsadaa tukalena kudara".... Maah maaheey xaal qaado....
  18. We all work or encounter not-so-good looking people, but we do not go around and post how they look on the forums….I am speechless, do yourself a favor and delete what you just posted….. ala midaan yaa uleeya….. Ugly bay ku lee dahay…
  19. Bishaaro posted: PS: Man, I have not yet gotten over the fact that Anderson Cooper was gay. That really broke my heart. Is he really?...wajigaa gubay dheh....
  20. Originally posted by Xulaxu I myself would never do it, for obvious reasons, What are the obvious reasons?
  21. Abaadir

    Dar-Daaran.

    Nice Buraanbur!!!
  22. Sayid Mahamed was a somali hero. Hadaan waayay calan la ii nashiro tan iyo nairobi. Miyaan wayay nuurkii aliyo nabiga Jaahiisa Ilaahay Janadii ha geeyo
  23. Originaly posted by Modesty Something wrong with somali parenting Why worry how somalis parent their kids. I thought you will not get marry, therefor will not have kids. but thanks for the concern.
  24. I don't know him personally, but I have seen him couple times in Minneapolis. I believe He was a security guad in one of the somali Malls in Mineapolis.